QISADII BOOSTEEYO PART2 GABADHAYDA CURADKA WAXAY I DHAHDAY AABE……

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 มี.ค. 2024

ความคิดเห็น • 799

  • @mohagamingofficial8427
    @mohagamingofficial8427 3 หลายเดือนก่อน +209

    Gabadhan hala caawiyo shaqa abuur haloo sameeyo Jakarta 😢

    • @MsKeyf
      @MsKeyf 3 หลายเดือนก่อน +2

      Diyaar❤

    • @user-fz4gb7gu5x
      @user-fz4gb7gu5x 3 หลายเดือนก่อน +1

      huno runtaa wey😢😢😢😢😢

    • @ifkamohamud2237
      @ifkamohamud2237 3 หลายเดือนก่อน +6

      Haa walalahaye wahooyo adag Lakin gabdhow iska ilaaliya cida aad ushaqeeysan haguursan

    • @drsmiliza289
      @drsmiliza289 3 หลายเดือนก่อน

      Haa walhi hala caawiyi

    • @samiirsomaliss7636
      @samiirsomaliss7636 3 หลายเดือนก่อน +1

      Allah dartiis haloo Caawiyo Gabadhaan idinku dhex jirto wa idinku ceeb wlh inad ku Fiirsataan.

  • @nemomohamoudathem9733
    @nemomohamoudathem9733 3 หลายเดือนก่อน +12

    Wllhi inantan qalpiga uga duceeyy ilahyy faraj khayr qaba hasiiyo I.a😭😭

  • @shukrimohamud5596
    @shukrimohamud5596 3 หลายเดือนก่อน +56

    Abaayo macaan illaah haku caawiyo aniga ahaan waxan kudhihilahaay aqri wax badan astaaqfarta io saliga nabiga wax badan ayaa heleeysaa insha allaah illaah haku xafido adiga io familkaga allaahumaa aamiin ❤

  • @xiiswanaagsan355
    @xiiswanaagsan355 3 หลายเดือนก่อน +45

    Albaabada arsaaqda Raxmaanku hakuu furo wll Awlaadana hakuu koriyo bariyiin ku anfacdana hakasga dhigo😢😢😢😢😢

  • @happyofficiall
    @happyofficiall 3 หลายเดือนก่อน +32

    Gabarta an caawino plz 😢😢😢 😭😭😭😭 fadlan

  • @BenPawson-hn2bm
    @BenPawson-hn2bm 2 หลายเดือนก่อน +4

    Wlhi gabadhaan miskiinta ah dacadnimo ayaa ka muuqata apayo waxaa jeceahay illah ha ku siiyo amiin

  • @abdirahmanabdullahihussein4272
    @abdirahmanabdullahihussein4272 3 หลายเดือนก่อน +58

    Wan ka xumahay walashey hadii an manta awoda in an ku cawiiyo walahi sii wllnimo ah kugo cawiini lahaa blse Allah ku fododeeyo nolasha ad ku jirto

    • @ubaxabdullah8864
      @ubaxabdullah8864 3 หลายเดือนก่อน +2

      Amin amin amin aamin illahy haw aqbalo

    • @ubahisse9427
      @ubahisse9427 3 หลายเดือนก่อน +4

      Gabarta lamber male miya? Xagee kala xarirna plz

    • @fartunmohamed4642
      @fartunmohamed4642 3 หลายเดือนก่อน

      Anaa hayo labrkeda hada dacad u cawinesid ​@@ubahisse9427

    • @user-zr2vg5bp1h
      @user-zr2vg5bp1h 3 หลายเดือนก่อน

      Ana haayo ​@@ubahisse9427

  • @Falastiin-rs2ed
    @Falastiin-rs2ed 3 หลายเดือนก่อน +31

    In sha Allah abaayo hooyo ilmeheeda korsatey
    Mustaqbal fcn gaareen Allah ha kula koriyo

  • @daahirxasan7675
    @daahirxasan7675 2 หลายเดือนก่อน +4

    Qisadan wa dhab lakin gabdhihi kale jiliin eey wadeen

  • @ahmedmoh5341
    @ahmedmoh5341 3 หลายเดือนก่อน +18

    Teamkaa ay wax la duubto gabadhaa caawiya wixii aad awoodaan oo uu ugu horeeyo Yaxye Hunter oo youtube wayn leh gabadhaa aad haloo caawiyo waa hooyo karti badan

  • @abdifatahabdulahihassan2428
    @abdifatahabdulahihassan2428 3 หลายเดือนก่อน +10

    Gawar maskin ah waayo guuleso apayo😢😢

  • @ubahabdukadir3974
    @ubahabdukadir3974 3 หลายเดือนก่อน +8

    sida wx wlpa ugu sabrte xanun iyo dhib ah inu alle kaga abaal maryo ku barya abyo😥🤲😭😔

  • @hooyomaryan-of8fn
    @hooyomaryan-of8fn 3 หลายเดือนก่อน +26

    Guuleyso mar walpa 😢 ninkii tan hantiyoh walee dumar wax ayuu dheereysii karaa kii hore waa ku qasaartay allaha kuu sahro noloshu 🎉😊

  • @NasriFarah20
    @NasriFarah20 3 หลายเดือนก่อน +8

    Aaax qalpiga😢 xadiis baa wuxu ahaa Aduunka waaa xabsiga mu,minka iyo janada kalada
    Mu,minad samir badan batahay nolosha allaha ku wanajiyo 🤲

  • @maxamedabdimaxamed3183
    @maxamedabdimaxamed3183 3 หลายเดือนก่อน +22

    Allh ku dayo carurdada ayaka ku anfacayo🤲😭😭

  • @mohamoudahmed3223
    @mohamoudahmed3223 3 หลายเดือนก่อน +13

    Gabadha hala caawiyee walaal, Lambar lagala xidhiidho mad soo qortid

  • @kaamiljaamac4473
    @kaamiljaamac4473 3 หลายเดือนก่อน +12

    Qisada gabadha aad bay uxanuunbadnthy gabadha hala icaawiyo madhihin lkn zhaqo abuur halosameyoh😢😢

  • @mahadmaxaxmad4870
    @mahadmaxaxmad4870 3 หลายเดือนก่อน +16

    Hubaal noloshada wey isbadelee samirka badi Allah tala saro abayo. Sidaa dhibatoyinya ugu soo samirtay aduunka Allah waxaan kaga baryaa akhiro in janada Allah guri kaga dhiso. 😢 yaa rabi 🤲 😢

  • @ZafiaAhmed-wf4dp
    @ZafiaAhmed-wf4dp 3 หลายเดือนก่อน +27

    Wllhy waa noloshii nalasoo marey hooyo mcn ilaahey dambigeeda ha dhaafee🥺😭🤲

  • @ikraanomar8262
    @ikraanomar8262 3 หลายเดือนก่อน +30

    Ducaa kuu awoodaa abyo Allah kaga dhigo ubadkaga dhaawacyadii aad soo martay oo idil kuwo kuu dhaya insha allah dunidaan waa imtixaan ku samir maalin waad dhoola cadayn qalbigaaguna wuu dagin i😂😂

    • @maahiraadan
      @maahiraadan 3 หลายเดือนก่อน

      xolo mxa ku qosleysa mrka😮

  • @jamacdheereofficial
    @jamacdheereofficial 3 หลายเดือนก่อน +5

    I wish u success abayo alle farxad badan hakugu badalo murugada iyo dhibatada ad somarte

  • @user-le8kt3ss3j
    @user-le8kt3ss3j 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ax Ax Ax Allah yaa waduud aduunyo bal gabadhayar ee quruxdaa leh sida bahalnimada iyo dugaagnimada leh loola dhaqmay kawrn waar kolay waad dawanaysan reerka sidas ugalayowe duli alle idinbadye caruurtiina kawrdoona iyadu kolay idinma bahne waad cadaabtene waa bil ramadane😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abshiroxasan9499
    @abshiroxasan9499 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allh gabar adag aya tahay allh kuxafido carurtada alle hakaga dhigo kuwi aadku cil baxilahed

  • @user-xb7wl7ck5n
    @user-xb7wl7ck5n 3 หลายเดือนก่อน +6

    Boosteeyo abayo illahay haku garab galo qof Allah isku xiro waxba ka halaabi mayaan. Hooyo qaaliya taha guul baan kuu rajaynayaa adiyo ilmahaaga.

  • @user-eo1gk3tk1u
    @user-eo1gk3tk1u 3 หลายเดือนก่อน +7

    Alle qalbiga haku qabojiyo ilmaha nh Alle haku lakoriyo😢😢

  • @Zakariyemaxamedxasan-ey5fr
    @Zakariyemaxamedxasan-ey5fr 27 วันที่ผ่านมา

    M.a wlshy boosteeyo cimri dheer cibaado suubana allha ku siiyo nolol farxad leh allha ku siiyo ilaaheey faraj qeer qaba haku furo caruurta waxbarashadooda iyo noloshooda Alle hakuu Fududeeyo guul kuu rajeynaa

  • @Naturrally-xu7ge
    @Naturrally-xu7ge 3 หลายเดือนก่อน +5

    Allah ku sahlo amuuraha , dadka ma ahan wax lala xidido yaa allah gabdhaha somaliyed u gaar gaar rag bahalo ah ayaa ku dhex nool

  • @SaacidBashiir-sh4pc
    @SaacidBashiir-sh4pc 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo waxa dawo kuu ah in aad dhagesato qisadii ( nabi ibraahim) iyo xaskisi maryama waqti kasta falkasta rabi wasubxana watacala ku shaqo leh إن الله معا اطبرین ku ikahye dhahye allaha kadhigo xanuun kasta natiju leyahye wad arki tonta natijo aad ku faraxdo .
    Hal mid tusale m.a aniga illahye aya wax isiiyay a.x manta xaskeyga hda ahani lahed wllhi shaqo kuri xitaa mad qawan laheen adiga dhan frxad iyo jacg ka wda dhigi laha (abaayo marna hooyo rabigii ku uuntay wu ku imtaxamey wana ku guleysatay bakankisu wa aqira aduun ha isracsiin aqiraa janada kuu ifi dontaye) ❤❤❤❤❤ 😢😢

  • @bilanahmettjama
    @bilanahmettjama 3 หลายเดือนก่อน +29

    Hooyo alle hakula koroyo ilmaha hooyo farxad ii gu noolooe😢😢😢😢

  • @gaarad-deeqsi7655
    @gaarad-deeqsi7655 3 หลายเดือนก่อน +3

    Allahayoow hooyooyinka Soomaaliyeed kor uu qaad waa sida lago raboo hooyo kasto somaliyeed ❤❤❤❤

  • @happyofficiall
    @happyofficiall 3 หลายเดือนก่อน +18

    Somaliyay Qofki Diyaar ah ha caawiyo Aniga Diyaar ban ahay 😭😭😭😭😭. Plz number keeda so raaciya

    • @drsmiliza289
      @drsmiliza289 3 หลายเดือนก่อน

      Wll caawi walhi waa qof dhibtysan

  • @zakariyeabdrisaaq3156
    @zakariyeabdrisaaq3156 3 หลายเดือนก่อน +4

    Bosteeyo Walal Alle Haka Fagayo fikirka iyo Cabsida Badan Alle Hku Arsaaqo Xasuloonida Qalbiga iyo Maskaxda Sido kale Alle Hku rumeeyo Waxad usamirtey alle haku Rumeeyo sido kale Alle arsaaqo Farxad waarta haday Tahay mid aduunyo iyo mid Akhiro

  • @user-xl8kr6it8w
    @user-xl8kr6it8w 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahow raxmanow ada raxiim ah bil barakeysan wyo ilaah waxan kaga tuuga inu shaqa wngzn ku siiya ilahey garabkga ha qabta i.a aad ban u ilmeyay wlhi abyo ilahey haku garab qbto😭😭😭😭

  • @CawaaleMuuse-gx4ht
    @CawaaleMuuse-gx4ht 3 หลายเดือนก่อน +2

    Boosteeyo wllshy allaha kugarabgalo wallahi qisadaada waanla ooyay Jakarta gabadha ha ilaawina sigaara uladhaqma inshaa Allah guul wallashy inshaa Allah

  • @AbdirahmanmahamedAbdirahmanmah
    @AbdirahmanmahamedAbdirahmanmah 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wslal Jakarta gabadhan waa ubahanahy ina guursd0 diyar u ahay 3 caruurana waa ku biilinayaa wixi xaaskayga iyo caruurtayda aidodo kle ula dhaqmaya diyar u ahy😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @sacdiyosiman374
    @sacdiyosiman374 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi inan tan qalbigoda uga duceeya ilahey faraj khayr hasiyo 😢😢😢 allaha ha kula koriyo ilmeheeda kuwi mustaqbal fcn gaaro allaha dhiga inshallah imataxan aduunka wllhi aniga abaayo qisada mid ka xun badn somaraya 😢

  • @Rayaandarwiish
    @Rayaandarwiish 3 หลายเดือนก่อน +2

    Qisadaan aniga ayey igu dhacday😭🥲

    • @ameliarotina141
      @ameliarotina141 3 หลายเดือนก่อน

      Oh sorry paayo 😢😢

  • @nasraqaali4285
    @nasraqaali4285 3 หลายเดือนก่อน +1

    Reer dhan oo kuligood gun ah aya ku helay xaqagu ifku kagaso bixi Inshallah adigana allah hakula koriyo ilmahaga oo nolol qurux badan allah haku siiyo iyo irsaaqad wasica

  • @adammanur9012
    @adammanur9012 3 หลายเดือนก่อน +3

    Runtii culays walba fudaydbaa kadambeyaa wax alle kuqorayna cid kahor istaagi maleh
    Kusaliya nabiga inbadan💯

  • @khayrewayeel
    @khayrewayeel หลายเดือนก่อน

    Boosteeyo Allah ha ku caaawiyo waan ku ducaynay 😢😢😢 GABADHA lambarkeeda hadii la heli karo hala sooo dhigo

  • @user-sy9yb7ti8v
    @user-sy9yb7ti8v 3 หลายเดือนก่อน +7

    😢😢😢
    Riyadaada allaha kuu rumeeyo apyo 😢 I,a dhip walpa aad soo mardo dheef fiican allaha kuugu badalo apyo 😢

  • @hamzamohamedoffical1601
    @hamzamohamedoffical1601 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sii niyaad aah baan kugu duceyaay wll illah Nolol aa kufaraxdo haa kusiiyo i.a

  • @asiyamohamed4896
    @asiyamohamed4896 3 หลายเดือนก่อน +12

    Tolow raga somaliyeed Akhiro Hlke lgu xisaabina gabadhn Qurux karti Dagnan akhlaq ka muuqato intas o dhib ah marsiisay

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 3 หลายเดือนก่อน +1

      Wax walba fudeedka keenayo wlshy waxad fudeed ku hesho ma qiimeyneysid gabadhaan fudeedka uku helay buu u dayacay wlh gabar saan u qurux badan o si fudud ku heshay ilma ku dhaleyso reerka un inuu ka ceshto ii daaya islaanta dhaho meeley ka arkeyso u joogo ayaa fcneyd nasiib badana hadana nasiib daranaa duliga reer wanso yeeshe ilmana wanso dhalay mu dhihi rabaa kaas hada

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 3 หลายเดือนก่อน +1

      akhiro waa laga jaraa runtii qofki qof danbi galay walina ku indho adag wuu ma jizadiisa RABIGAYGA xagiisay cadaalad jirtaa

    • @saadosuleiman3887
      @saadosuleiman3887 หลายเดือนก่อน

      Raga soomaidaw jid siraad ku raaga o muruug laydinaka siii

  • @Siciid-z7f
    @Siciid-z7f 3 หลายเดือนก่อน +3

    Strong women batahay bosteyo wllshy gacaloy Alle Hakula garabgalo Nolosha farxad iyo cafimad kunolada adiga iyo carurtadaba😢🎉❤insha Allah wadka baxaysa 😢

  • @abdifatahh.mahmoud5943
    @abdifatahh.mahmoud5943 3 หลายเดือนก่อน +1

    Insha ALLAH walal bosteeyo waxad noqonaysa idinka ALLE hooyo kufilan ubadkeeda waliba guul lataaban karo gaadha mustaqbalka dhae

  • @user-ms1wz3sl1j
    @user-ms1wz3sl1j 3 หลายเดือนก่อน +3

    Abaayo alle haku caawiyo insha allah

  • @Xamda-wp9pz
    @Xamda-wp9pz 3 หลายเดือนก่อน +6

    Ilahay riyadada haku rumeyo🎉😢😢😢

  • @Abukaate
    @Abukaate 3 หลายเดือนก่อน

    Boosteeyo waxa tahay hooyo adag masha allah illahay hakula garab galo dadaal kaaga.. anaga dhan ilaahay culeeska hana kor qaado waa bil ramadaan amiin yaarabi

  • @user-hb3kk9mw4x
    @user-hb3kk9mw4x 3 หลายเดือนก่อน +1

    Reer muqdisho plz halkaa kuwada nafisa😢😢😢😢gabadhaana alle hala garab galo nolosha😢

  • @soccuraward11
    @soccuraward11 3 หลายเดือนก่อน

    allah gargaaro sis qisadan geesida gabadh caajib runtii jikaarta sxb gabdh in qisada sii wado rabtay waa naga dhax gashay guul ku rajeenyaa booosteeyo ah

  • @user-cl6gw7qr3s
    @user-cl6gw7qr3s 3 หลายเดือนก่อน +1

    Illaahey ilmaha hakula koriyo waa qiso xanun bdn wlhi 😢😢😢😢😢😢

  • @aminacosmaan1993
    @aminacosmaan1993 2 หลายเดือนก่อน

    Macaan hooyo waliba wey so oysey karti aya ka muqato inshallah wad gulesanesa macaa ❤❤❤

  • @Najoum-yr4of
    @Najoum-yr4of 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah waa inan karti badan abaayo mcn alle hakula kuriyo ubadkaga ayagana alle hakaga dhigo kuwii ku an faca hana kugu asturo korintooda mcney samir aduunku waa iska imtixaane nolasha iyo mustaqbalka alle hakuu iftiimiyo cimriga iyo caafimadka hakuu dheereyo❤

  • @saynababdi6226
    @saynababdi6226 3 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤ maasha allh walasheen garab iyo gashaan dadka somaliyed ilahaa kuu gargaaro😢

  • @AdnaAbdirahman-qe3jr
    @AdnaAbdirahman-qe3jr 3 หลายเดือนก่อน

    Inshalaha wlllo ilhy miid farxdleh hakuguu badllo waxan ku rajaynayna in ilhy noolol farxdleh kuguu badllo waad usamiirtaay noolosha ee guul guul baan ku rajaynayan wlllo

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 3 หลายเดือนก่อน +4

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw please asxabta jakaarta one like sher

  • @nimcojamac5229
    @nimcojamac5229 3 หลายเดือนก่อน

    Boosteeyo waxa tahay hooyo adag Masha Allah ilaahay culeeska hana kor qaado waa bil ramadaan😢😢😢😢😢

  • @warsancali4
    @warsancali4 3 หลายเดือนก่อน +6

    Walaashay mcn alle haku asturo Maasha allah

  • @Bahjoabdirizakxussen-ls7nz
    @Bahjoabdirizakxussen-ls7nz 3 หลายเดือนก่อน +2

    Alle swt 🤲hamigaaga hakuu rumeeyo abyo 😢😢😢😢

  • @abdirahmansulubsheikh5932
    @abdirahmansulubsheikh5932 3 หลายเดือนก่อน +2

    Abaayo ilahay umuurahaaga hakuu sahlo bosteeyo gulayso horay u soco

  • @user-yh2gg4ym1p
    @user-yh2gg4ym1p 3 หลายเดือนก่อน +3

    abayo mcn boosteyo illah haku garab galo inshllah guul ayaan kuu rajeeyna inshllah

  • @IbraahimMohamud
    @IbraahimMohamud 3 หลายเดือนก่อน

    Hooyoo yinkeena dhan soomareen xanuun kaan Illhey waxaa kabarya in uu igadhigin dadkas camal naxariista qalbigeeena allha kushubo❤

  • @asmanuur9365
    @asmanuur9365 3 หลายเดือนก่อน +2

    Alhamdulilah xalaad kasta shaqalanimada dadku ceeb ayay modan lkin waa geesinimo aad dheertahy dadka kale

  • @qweenamish8222
    @qweenamish8222 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qisa walba an firsada waan kuilmeeyaa wlh lkn taan saaid ayey iitabata😢😢😢maskin abya ilmaha alaha kula kooriii 😢wlh aqiira sual ayaaa tashaa ragoo gabdhaha ad xumanta kadaaya😢🙏😭😭😭😭wlh this lady made me cry 😢😭😭😭

  • @RaadAhmedAl-Naham
    @RaadAhmedAl-Naham 3 หลายเดือนก่อน

    ilaahay uga baryayaa inuu ku nuriyo noloshada adigaa iyo ubadkana ilaahay haka siiyo meel ay ka filanan risiikh barakaysan an dhaman abaayo nolow i tey nolol jirto yax fadak allah adiga iyo ubadkaga 🤲❤

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 3 หลายเดือนก่อน

    Waadka bixidonta abaayo masha Allah hooyo adag aya tahay e guuleso xabibati❤❤❤

  • @AbasomarHassan
    @AbasomarHassan 3 หลายเดือนก่อน +2

    Allah hamigaada haku rumeyo

  • @roodarugux4761
    @roodarugux4761 3 หลายเดือนก่อน

    Anigu naaxarista jikarta ayan ku haysta Masha Allah
    Abayona ilahay xalada adak mid fudud ha ugu bedelo

  • @idmanxaji4227
    @idmanxaji4227 3 หลายเดือนก่อน +2

    Manta Duco ku awodaa Abaayo Caruurta Allha kula gursho Hooyo kasto xanuun somartay weyna ka baxday

  • @IkranCabdi-mf8qt
    @IkranCabdi-mf8qt 3 หลายเดือนก่อน

    Yaa rabii garab qabo boosteeyo 😢😢🤲nolol varxad bdn sii cayaalkeeda ubarakeee cimrigoodana u raaji wllshei mcn cadowgaga illlahy dib kuuma bado pyo mcn😢😢😢🤲👸❤️

  • @FalisIbrahim-ln3ef
    @FalisIbrahim-ln3ef 3 หลายเดือนก่อน

    M.a hooyo adiga ka fican maa jiirto mcnto inasha allah waa ka bixi doonto inta badan alle ku dhafiya inta dhiman adiga iyo ilamag faraxad ku dhameesta xabiibti

  • @KifaaxSiciid-jo2no
    @KifaaxSiciid-jo2no 3 หลายเดือนก่อน

    Qof Alle Ku xidhan ma guuldarraysanayo , Alle ha Ku guuleeyo wll, kartiyo gabadhnimo dhabaad leedahay.❤

  • @AsliMohamed-hm2br
    @AsliMohamed-hm2br 3 หลายเดือนก่อน

    Insha Allah wadi kabaxi doonta if Allah say Insha Allah keep Going my sister will one day u change life

  • @NadiiroAbdi-qe8hl
    @NadiiroAbdi-qe8hl 3 หลายเดือนก่อน

    Ilhow wxy ku farxdo sii o albaabada khayrka ufur caruurtana baari uga dhig iyo kuwii bari nasin laha
    ya rabbi ilhow tacabkeeda ha khasaarin abyo adina hore usoco hooyo karti badan baathy ilhy wxa ku farxdo hakusiyo Insha allh❤

  • @abdiqanijamacofficialyoutu2479
    @abdiqanijamacofficialyoutu2479 3 หลายเดือนก่อน

    Alle haku caawiyo wllo
    Dhibkana alle farxad hakugu bedelo

  • @MARSHAALBOY
    @MARSHAALBOY 3 หลายเดือนก่อน

    Qiso lama oran karo wlhy waa qisooyin. Insha allh wllo mcn. Waad guulaysan ee. Marna hasoo laaban ee horay u soco

  • @YaamiinCadey
    @YaamiinCadey 2 หลายเดือนก่อน

    Alle caruurtada akula garab gaalo abyo mcn isha allh dhiibatada waat ka biixi doonta

  • @Nalka_744
    @Nalka_744 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allah kula garab galo iish allah waa laga baxaa waa aduunyo waxaan la arkeyn malahan
    Ilamhaaga abahooda allah soo hanuuniyo xaqa allah tuso

  • @xoormaxamed-tx7gq
    @xoormaxamed-tx7gq 3 หลายเดือนก่อน +5

    Guuleyso abyo
    Hooyo wax soo aragtay ayaa taheee😢

  • @FarahAwed-jw9hf
    @FarahAwed-jw9hf 3 หลายเดือนก่อน

    Allah haku garab galo wllsheyda
    Ilmahaganah hakaa dhigo kuwiii Aakhiro io Adunba ku anfaca

  • @abdirahmangarad2622
    @abdirahmangarad2622 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allah haku sahlo abayo

  • @Dulqaad.badan.
    @Dulqaad.badan. 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ax walahi waa qiso xanuun badan 😢jakaarta wll gabadhaas lambarkeeda iso dir blz

  • @cabiirhaadi1456
    @cabiirhaadi1456 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahey ha ku xifdiyo abayo qalbiga ilahey ha ku qawojiyo quruxey😢

  • @user-cn8ws3yl2r
    @user-cn8ws3yl2r 3 หลายเดือนก่อน

    gabhad kartileh ayad tahay wallale.inchq allah iilahay aya ku kargaraya... sirta wa la qhabestayey qhabeyso sidi horey...agtada ayad ka helii wallale incha allah...Djibouti

  • @amiirayuusuf5771
    @amiirayuusuf5771 3 หลายเดือนก่อน +4

    Masha alh waa hooyo adag❤❤

  • @siciidcabdixakiincalicigaa2321
    @siciidcabdixakiincalicigaa2321 3 หลายเดือนก่อน

    Illaahay ha guuleyo gabadhas walashen waa qof iiman badan dhibkii ay soo madhay illaahay badal kheyr badan ha ugu badalo aamiin

  • @user-ps7gn1rx6w
    @user-ps7gn1rx6w 2 หลายเดือนก่อน

    Alla hakulagarab garabgalo korinta ciyaalka wllhy jab waa soo aragty alle ku xifdiyo

  • @YussufAbdi-ne6yj
    @YussufAbdi-ne6yj 3 หลายเดือนก่อน

    Abayo illah nolol aa kufaraxdho hakuasiyo team yahye shaqo abur halosameyo walashena bosteyo

  • @user-dj1tk9ic8r
    @user-dj1tk9ic8r 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hbo mcn horo u soco waa guuleysanee hyo qaaliyaa thy korso kaas nin ma ah adigaa iska dhaadhiciyey

  • @XalimosacdiyoQabatur
    @XalimosacdiyoQabatur 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wallkey gabadha darufaheda ayey ka hadashay iyo in ay nolosha carurta kali ku tahay ay cid shaqalo u tahay ee wali waxbarasha aysan awodin naxarista iyo fahanka maxa ka qaday adiga lambar laga cawiyo maledahay ku dheh dadka somali aya cawinese hadana hoyadan lambar kaso qor wlh lambar hadi ad karebi lahed wixi an awodo wan u diri laha dad ila midana wey jiran

  • @iqraaden8514
    @iqraaden8514 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ilmaha alaha baari kagadhigo alaha kulakoriyo abaayo

  • @hoodofarxaan8384
    @hoodofarxaan8384 3 หลายเดือนก่อน

    MshaALAAH waa gabadh karti badan awladeedana korsaty meel sare waad gaadhi doonta ALE ayaa kula jira wllshy😢😢😢

  • @anisoladan4251
    @anisoladan4251 3 หลายเดือนก่อน

    Boosteeyo abayo mcn niyadda allah hakuqabojiyo❤❤

  • @jawaahirmohamed4299
    @jawaahirmohamed4299 3 หลายเดือนก่อน +5

    sorry wllshy 😢😢
    alle hakula koriyo ubadka

  • @user-sl8sz7cu9l
    @user-sl8sz7cu9l 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allan Abayo

  • @awadomar3743
    @awadomar3743 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mash Allah abaayo waxaa tahay gawar boqorad ah adiga cml waa tii lagu duceysto. Royal model baa tahay..waxaan jeclaan la Haa inaan abaayo cawiyo 😢

  • @roodaismai-dm8kb
    @roodaismai-dm8kb 3 หลายเดือนก่อน

    Waa qof alle qadartiisa kuqanacsan alle haku caawiyo abayo

  • @israatosh8053
    @israatosh8053 3 หลายเดือนก่อน

    M a wllshey allaha ku dhawrto nolol waarta ku rajaynayaa wlshey

  • @LuulAweys-oc6iu
    @LuulAweys-oc6iu 2 หลายเดือนก่อน

    Haa laa caawiyo waa hooyo soomaaliyeed inshaa allah wax xun arkiimeyso raga waa iska noocas ok haa loo sabro weynoladhashteen waana dhalnay waana u dhaxna ok mstr jakaarta

  • @user-ld4vl3kp2x
    @user-ld4vl3kp2x 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallah guuleyso.walaashey.qaali❤❤❤❤❤