MA GUURSAN KARO XIRIRNA MA SAMAYN KARO CIQAABTAAN AYAA I HAYSATO SABABTOO AH WIIL AYAAN ...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @M.okocha4
    @M.okocha4 8 หลายเดือนก่อน +452

    inta tiktok kaso aragtay👋

    • @sadaamxussen9004
      @sadaamxussen9004 8 หลายเดือนก่อน +1

      Waaikan😂😂😂

    • @Upthulahi
      @Upthulahi 8 หลายเดือนก่อน +7

      Tiktok fican sbbto ah music qiiro leh 😂😂

    • @saadaq.abdule2918
      @saadaq.abdule2918 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@Upthulahiyou tube fiican 😂😂😂

    • @AnasJojo27
      @AnasJojo27 8 หลายเดือนก่อน

      Waa ka qaaday😂

    • @shiineyare8661
      @shiineyare8661 8 หลายเดือนก่อน

      Hh

  • @abdikaniomar374
    @abdikaniomar374 8 หลายเดือนก่อน +30

    Dabeecadada iyo calafkaa dhiman mooyee waxaas ha aaminin huuno illaaheey talo saaro ❤ tiirabina aamin

  • @Mohaziano
    @Mohaziano 8 หลายเดือนก่อน +206

    biniaadamka qalad wuu ka dhacaa .marka wiilka qisadan ku dhacday hadduu daawanaayo muuqaalkan ha iska cafiyo waa gabar iyadoo yar caruurnimada qaaday ❤

    • @CabdiraxmaanAbduqaadir
      @CabdiraxmaanAbduqaadir 8 หลายเดือนก่อน +1

      WAXA Wiilkaas lagu sameeyey kula Fududaa 😖

    • @abdullahianwar8453
      @abdullahianwar8453 8 หลายเดือนก่อน

      Cafiska kahadleyso mamaqlin 😂

    • @naciimo_cabdisahal1625
      @naciimo_cabdisahal1625 8 หลายเดือนก่อน +1

      Sorry wllky Cafi walashaa

    • @saidqalawe5408
      @saidqalawe5408 8 หลายเดือนก่อน

      I aamin wiilka waa aniga ...😅😅😅😅 waana ka noolahay😅😅

    • @HodanAhmed-hs1we
      @HodanAhmed-hs1we 8 หลายเดือนก่อน +1

      Waa tan aniga haysta illaahow nacafi

  • @AragzanUpdirahman-cj2jf
    @AragzanUpdirahman-cj2jf 8 หลายเดือนก่อน +24

    Qisadan qisadeyda oo kle waaye 🥹🥹qofkii shaleyy aan ku jees jeesi jirey aaa maanta marku tagey jecladey yaa allah qalpiyada alle hano qapoojiyo❤hada xiriir kale sameestay qof kaazna wxn rajeena inuu alle iigu daro calaf🥺🫶❤️

    • @mascudfarax2162
      @mascudfarax2162 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂adinka dhan ma sidan ah

    • @143-k1d
      @143-k1d 7 หลายเดือนก่อน

      kii aaku jees jeeseyse aa kuugu ducey heynaa 🤣

    • @sumayaMaxamad-b8z
      @sumayaMaxamad-b8z 22 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤❤​@@mascudfarax2162

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille 8 หลายเดือนก่อน +457

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂😂

  • @SIDRAOmer-e9z
    @SIDRAOmer-e9z 8 หลายเดือนก่อน +14

    Dhibka ku haysta hadii uu qof kastaaa kula dareemi lahaa dhibdhan mabuu jireen. Ee muhumiyada ayaa ah inuu qofna ku daremeeyn....😢😢

  • @AishaMahad-du3vw
    @AishaMahad-du3vw 8 หลายเดือนก่อน +114

    Waligaa qof kujecel haku jees jeesin bikaws qalbigiisa dhan kusiiyay😢😢

  • @aminomohamed8480
    @aminomohamed8480 8 หลายเดือนก่อน +68

    Quran saar kuma hayo nafsi aya kuhyo ee Allaha ka bixiyo😢

    • @amancrn8715
      @amancrn8715 8 หลายเดือนก่อน

      Waa sax

    • @Axmadmaxamed-u3z
      @Axmadmaxamed-u3z 8 หลายเดือนก่อน +1

      Waxas waxa saway inay is cajibisay lkn ma aynan fiirinin dhibaatada ay geesaneeso

    • @amancrn8715
      @amancrn8715 8 หลายเดือนก่อน

      @@Axmadmaxamed-u3z wili dhiba u Dhiman yaa is gaaray

    • @xawomaxamed1531
      @xawomaxamed1531 8 หลายเดือนก่อน

      ءامين يارب العالمين ❤

  • @DUNIDACUSUB155
    @DUNIDACUSUB155 8 หลายเดือนก่อน +87

    Qalbiyada in lagu ciyaaro in Aysan wanaagsanen ayey na tuseysaa

  • @Umuhudheifa
    @Umuhudheifa 8 หลายเดือนก่อน +38

    Wan ogahay wa dawan doonta muqaaalkan
    Waxad kufikiri doonto ama aad is oran doonto sidokle wan ogaahay
    Balse ogow kumanicin xoog na wan kujclhy lkn kagamatagin jacaylkaga dartiis balse waad I dhawacday in badaan waliba wankujclhy sas aythayna goaan aad I xanunjinaya in aan qaaato ada igu kalifay lakiin waxba maku qabo. Wan kucafiyay balse ma awoodo in aaan Mardale agtaada imado igaralinoqo💔👏

    • @Hadari10
      @Hadari10 8 หลายเดือนก่อน

      Wan ku rajaynayaa inu ku cafin doono

  • @tawaneahmed0
    @tawaneahmed0 8 หลายเดือนก่อน +29

    jikaarta Barnaamij Qurux bdn ayad soo bandhigtay soo badi Pro✋🏽🙄

  • @AminaAbdimohamed-f3q
    @AminaAbdimohamed-f3q 7 หลายเดือนก่อน +5

    Abaayo alle haku caafiyo waan ku farxay inaa dambigaa qiratey asagana kii ku cafiyo alle haka dhigo qalbigiisa alle hakuu soo jeediyo abaayo iska ilaali wxaas cml

  • @jacfarjarujacfarjaru3779
    @jacfarjarujacfarjaru3779 8 หลายเดือนก่อน +36

    Waa qisada aniga igu dhacday unn nabsigu ma guuro abaayayaal iyo aboowayaal nabsi waligaa hagalin qofkujecelna haku dheeldheelin

  • @ifraaxileys
    @ifraaxileys 7 หลายเดือนก่อน +5

    inow ku cafiyo allaha ku kaso allahana kucaafiyo abaayo

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 8 หลายเดือนก่อน +126

    Waligaa Qof Nabsi Haka Galin Qof ween iyo Qof Yarbo Haku Jees Jeesin Xiirir beena Niyada Ha Ugu Dhidhisin

    • @Soniyaa1242
      @Soniyaa1242 8 หลายเดือนก่อน +2

      Dhibkas aniga ayeey iheesadaa guurna ma ogoli wiil ijecel ayaa nabsi kagaley wlhi qof lama heshiinkaro dadka waxey idhahaan intaad yartahy guurso😢

    • @warfajamal
      @warfajamal 8 หลายเดือนก่อน

      Ax😭

    • @AhmedYasiin-z3d
      @AhmedYasiin-z3d 8 หลายเดือนก่อน

      @@Soniyaa1242dumarka markii qalbiga laga jabiyana dhaha ragga wa cadow waxad aaminsantihiin ragga ineysan qalbi laheyn soomaaha😊

    • @AbdiyareMaxamuud
      @AbdiyareMaxamuud 8 หลายเดือนก่อน

      🤲🤲🤲🤲

    • @Soniyaa1242
      @Soniyaa1242 8 หลายเดือนก่อน

      @@AhmedYasiin-z3d raga qaar ayaa qalbi leh jaceelka dhab kayahy sida midka ijeclaa oo kale aniga neh wnku ciyaaraaye jaceel dhanba imaheen hada isoo duceeya inuu alle ishiisa iga badbadiyo

  • @hanihassan5954
    @hanihassan5954 8 หลายเดือนก่อน +11

    Cafisku waa shey muhiim ah wlhi anoo leyximeeyay oo qalbiga layga jabiyay aan hdana qofkii sidaa igu sameyay aan cafis weydiistay icaf ana waxba kuuma qabo alxm alle qalbiga wui ii dajiyay inkasto xasiuso iska jiraan😢😢

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 8 หลายเดือนก่อน +1

      Aaaad u weyn😢

  • @fanaxlayissack4630
    @fanaxlayissack4630 8 หลายเดือนก่อน +6

    Insha allah wuu kucafin doona mrka fiicanatid soo gadhiiso apayo asna laxarir

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 8 หลายเดือนก่อน +20

    Ax Allah ku cafiyo habo macan caruurnimo ayaku qaaday dhib maha 😢😢😢
    Waa rajeyna inku cafindono wiilkasina.

  • @Qaali786
    @Qaali786 8 หลายเดือนก่อน +53

    Abyo allaha ku caafiyo wiilkaasne waxaa rajeynaa inuu ku cafiyo jakaartane waxaan leenahay ridhwaan isack ayaad noo badashay qisada meeshaada kasii wad

  • @adeshkumaar0318
    @adeshkumaar0318 8 หลายเดือนก่อน +12

    Jakartaa shekafaa haaa hordicin sxp barnamishkaa wuu ficnyhy lkn wad hordici heysa sxp thank you

  • @aliosman6055
    @aliosman6055 8 หลายเดือนก่อน +30

    Qofkaaas guurso iskale kama haraayo😂😂🤝

  • @Somalianews1
    @Somalianews1 7 หลายเดือนก่อน

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam

  • @somaliboy9874
    @somaliboy9874 8 หลายเดือนก่อน +19

    Iskudey inaad diyaar unoqoto inuukuguursado waayo jini ninkiikeena baxsha weyga talo waayeel ishalah kheyr

    • @Abdirahman-jw6tm
      @Abdirahman-jw6tm 8 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid wafikir wanaagsan aankaafaidney

  • @MahadMohamud-me3kp
    @MahadMohamud-me3kp 8 หลายเดือนก่อน +14

    Waxan waa aduyow walakey qali anakaray nikas waa walalkey unakucafe ana ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @ahmedmahamud-im4ko
    @ahmedmahamud-im4ko 8 หลายเดือนก่อน +9

    inkastoo qalbiyada dadka odhawantan laga dhigtay albaab lagalo lagana soobaxo marka gabadhaa si qalbiyana ayey udhibatay codsigeda inuu ka aqbalo warajaynayna anagoo dhan insh allah💔😭

  • @xamdagaap0579
    @xamdagaap0579 8 หลายเดือนก่อน +2

    Alle swt haku caafiyo wllshey wiilkas asigana waxn rajaynayaa inu iska cafiyo 😢❤

  • @Abshir-c5m
    @Abshir-c5m 8 หลายเดือนก่อน +7

    😮jakaarta in zha allh Qisadayda wa ku soo gari Donta

  • @Siyaasafoorka
    @Siyaasafoorka 8 หลายเดือนก่อน +14

    Gabarkasta waxay lumisaa qof jecel wayo waxa talao khaldan sisa saxiibtees oo aan ayadu haysan qof kecel 😢😢

  • @somalimediaaction7553
    @somalimediaaction7553 8 หลายเดือนก่อน +41

    Dulmi ma fiicno waligiiin qof ha dulmin dulmi ma duugmaayo waa soo daahiraa

  • @NuuraSalad-o2c
    @NuuraSalad-o2c 8 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢 allah ku cafiyo wallo inu ku cafiyo rajenaya asnah

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 8 หลายเดือนก่อน +6

    Walaashey samirka badi insha,allah

  • @deeqTurki7854
    @deeqTurki7854 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wey yuotupka jakarta wan so dhawynaya from waqoyi

  • @AftanoAhmed
    @AftanoAhmed 7 หลายเดือนก่อน +8

    😅😅😅😅 waxan aminsanyahay inad asxab aad uxun haysatay bcz malinka ad hadiyada kusowaday maqahida uga imaday hadi asxabtadha mesha ad kuarki lahen wilkad gobta kuma qaracden bcz asxabtadha ayad tuseysi inad wilkan ubahnen lakin maficnen inad gobta kuqaracdho Mel bulshadha dahdedha ah 😢😢 midi kale waxan aminsanyahay hadi asxabtad xun aad haysani lahen wilkad waxa lagayabi laha in aad jaceyl uqadi lahed haba yarada ee lakin qeyrka waxa kareebay waxad ehed gabad kibir badan, gabad istatus badan mana uficno raga waxad fadiga kakac Oo soradi wilka aad sidhad ugashay haday ehen cudurkan waa kii aad udimata hadi aad udiman waysidna ilmahaga Aya udiman dono wax baa kudiman adunyadha dehdhedha marhore ayan maqli jiray Nabsi ama guntiga kuwadha ama ged kusojir mar qof kujesjeseysi lakin asagana Nabsiga Aya u abal Marin dona I.A❤❤❤❤❤

  • @HudaMaxamed35
    @HudaMaxamed35 6 วันที่ผ่านมา +1

    Horta marka hore magacaygu waa huda waxaan ku noolahay magaalada kenya qisadayda wllhi waa xanuu lakin halkan waaxaan ugu soo qoryaa inan ku nafiso at least in aan iska nadiifiyo oon dagaan xataa aan dareemo
    Marka hore anoo yar oo form three ah schoolka oo dhigta school la odhan jiray sheekh cali jawhar oo borama ku yaal wxaa dhacday 2007 mar ay ahayd ayaa wxa dhacday inuu aabahay geeriyoodo ama uu qaato Allah lahaa allha kuu naxatiisto aabo😢😢
    Markuu aabahy dhintay ka bacdi wxaa dhacday in ay hooyaday bilawday inay shaqo bilawdo ama ay si aanan dad ugu baahan yacni iyada ay noo buuxiso booska aabahy si kasto oo iskugu daydo hooyaday wxay ahayd qof karti badan m.a ❤
    marka wxay saas ahaatapa waxaa dhcday in ay maalin maalmaha ka mid ah noo imaadaan laba oday oo adeeraday ahaa wx ay ahaayeena ma jirtee hada labadooda ba wxaa noogu danbaysay maalintii aabahy la soo aasay saasay tahy markay ogaadeen inan baahanay oo taageero kuga baahaynay ayay damceen gabdhayga mid inaa la siiyo si ay noocaawiyaan horta wxaan ahayn 7 gabdhood iyo 3wiil m.a lkn gabdha wxaan ahaa 4 ee gabdhaha wiilashana 3 way yar yaraanee dhaaantood oo gabdhahaygaa waayana markaa hoyay bilaa been in ay rikaateeyaan oo ay baahida kaga faa'iidaystaan hooyaday si kastooy isku adkayso 😢 markay eegto inayna ka maarmin caawimaday u fidiyeen maalintaas oo waayo wxay hooyaday fuushay dhamaan wixii 10 cuni lahayeen ,cabi lahaayee oo mayara biihida madaaman markaa agoomo noqonay hadana si walpoy ahaatay hooyo way aqbasho iyadoo ka shalaynaysaa maalintaa go'aankay qadatay maadaamay iibisay midka mida gabdheheedii oo aabahy kaga ma tagin wax dhaxala oon ka ahayn10 qof wallhi maalin walpa hooyaday way ooyi jiratay iyadoo qoomamaynaysa wxa ay samaysa warkii horeba war soo dhaafa hadaba hooyaday yeeshee wuxuu war ka jiraa waatee la larapo inanaa lasiiyo wiilkaa taasi cidkale maahee waa ani hoyaday wxay go'aansatay inay siiso walashayda noogu wayn se way diiday madaamay ahay gabdh weyn oo marakaa waxa laga yaapa in ay lahay xidhiidho kale tiikale2 iyadana way diiday tii sadexaad 3 iyadu markaa wxay ahyd fasalka4 ee dugsiga sare oo may qaydiinba hooyaday wx la soo socdaba anay isoo gaadhay markaa malintaa hooyaday oo caga jiidaysa ayaa igu tidhi hooyo: ma raptaa inaad raacdo wiilkaa adeerkaa rapo inuu kugu daro marakasaan idhi : maya hooyo iga daa waayo ani markaas waan yaraa oo maan hayn da'a lagu guursado 😢
    hooyo: markasay tidhi hooyo waad arag taa manta baahida taala gurigeena ee isku day hooyo inaad ifahanto ood xataa ani iga furato shqadaas markaasaan idhi : hooyo wllhi malintaa intaan ooyay waligay m ooyin hooyo hadaad adu go'aansaty hye markaas tidhi hooyo: wllhi ma filayo inaad dhibaato kala kulmaysid ana hyaa idhi anoo rapaa inan dhamayto dugsi sare laakiin qadarta Allhe halkee laga marki maalintaas wixii ka danbeeyay ilaa inta laga gaadhay arooska waan ooyi jiray 😢😢😢
    malitii la bilaabay inaa wilaka aan inaadeerka nahay lay baro wuu dareensanaa dhibaatada jirta isgoo is dhaadhaafinayaa ayuu mar walba qalbiga ii dajinay lkn sidaan filayay iyo sidaan la kulamay waa kaaf iyo kala dheeri wllhi .
    Wiilkii waa laygu daray gabdhii iga waynay ani ee markaa form 4 ka baxaysay iyadoo qarshasatay ina ay marka ay dhamayso schoolkaa ay noqom doonto sida wllahayga kale ayaa m.a isagu ku yidhi jaamacadaad raptid tag wxay noqotana anaa bixiya m.a maalintaa sidaan u farxay wxana dareemay dareen aanan waligay aanan suuraysan xataa iyada uun maahe xataa reerka yagii wuxuu galiyay nolo aan inama caadi ahayn xtaa mararka qaar wxay iloobi jireen noloshii agoonimadii ee aadka u foosha xumahday m.a wxba yanan hadal nigu daaline hada xaafadaydu gabdhii aniga iga waynaa way wad guursadee ana m.a 4 caruuraan haystaa hoyadayna 2 ayuu xajka geeyay Allah ka jasaa id siyee maratka qaar waxaan idhadaa bal maxaad malintii la ooyaysay oo anaa dib iskugula yaapa ❤❤❤

  • @cabdillahifaataxmaxamed1768
    @cabdillahifaataxmaxamed1768 8 หลายเดือนก่อน +4

    Waxaa xanuun ah qof sidaas dhan kuu jeclaa qof lamid ah ma helay sid waxa ka farxad bad nan lahayd in aad dhah do wiilka waan jeclahay ha iisoo laabto

  • @abdillahimukhtar9070
    @abdillahimukhtar9070 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dawadada wa inaad ninka gursatid

  • @ErickJuma-sm6yc
    @ErickJuma-sm6yc 8 หลายเดือนก่อน +11

    wan ku cafiyay wax na kuuma qabo Allah hakucafiyo

  • @amiinsiidow9290
    @amiinsiidow9290 7 หลายเดือนก่อน +2

    Gabdhow nabsiga iskailaaliya wallhi noloshinuu caqawad kuboqonah i.a wiilkasna waa nin rag waxan rajenah inuu iskacafiyo waalsheyn madama biniaadanka uuqaldamo😊

  • @xasansamaanaadan2378
    @xasansamaanaadan2378 8 หลายเดือนก่อน +8

    Ani waxaan kulagu talin lahaa inaad raadisid wiilkaas oo dib aad u midowdaan

  • @khadijosamarar1330
    @khadijosamarar1330 8 หลายเดือนก่อน +1

    Jakaarta ❤noo soo badi qisonyinka❤😊

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 8 หลายเดือนก่อน +3

    mid baan oghy waxa laga yaaba in nafsiga ay thy lkn qofka ku jecel marna xumaan uma qaadi kartid wax kastoo aad ku samayso ,lkn waxaan kula talinlahaa hadii ay hada jeceshay ,wiilkii hore in uu usoo laabto hadii uu nolol samaysan

  • @rumanosman3156
    @rumanosman3156 8 หลายเดือนก่อน

    Allah ku cafiyo abyo waxaan rajeen inuu muuqalkaan daawan doono kuna cafiyo insha allah

  • @AnasMoha-ds7st
    @AnasMoha-ds7st 8 หลายเดือนก่อน +5

    Allaha u qabajiyo wlhi Arin adag hayso

  • @SakariyeMustaphe-i2h
    @SakariyeMustaphe-i2h 8 หลายเดือนก่อน +2

    M.sh Allah.noloshaa saas ah jacylkaygii waan ku cafiyet😢

  • @abdihamidhared4712
    @abdihamidhared4712 8 หลายเดือนก่อน +6

    Wlhi wa sax ini lacafiyo wa cadii oo wa dumar lkn sidhey ugishe nin rag lomaa galoo yac💔

  • @Salmaismacil-l4x
    @Salmaismacil-l4x 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alleha ku caafiyo isna inuku caafiyo ban ku rajaynaya wll

  • @MaxamedAxmed-ez3jh
    @MaxamedAxmed-ez3jh 8 หลายเดือนก่อน +37

    Ramadan waye ilahy usoomanahay macafin doono inta noolahy inta xanuun aan maray iyociqabta aan sariir ugu soo uruure welipo ayadana midas udanbeysa😢

    • @UpaxMohamuud
      @UpaxMohamuud 8 หลายเดือนก่อน +1

      Adi miya abwe run sheg hady adi tahy ilahy dartis I cafi 😢

    • @ShukriAbdimhd
      @ShukriAbdimhd 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂​@@UpaxMohamuud

    • @AbdullahiAbdisalanIbrahi-yi8wq
      @AbdullahiAbdisalanIbrahi-yi8wq 8 หลายเดือนก่อน +3

      Hadaa legend tahay ha cafin👀

    • @cusmaananas5
      @cusmaananas5 8 หลายเดือนก่อน +1

      Inta runta umaleenaayaan😊😊

    • @updy_khayreaaqilkaynan
      @updy_khayreaaqilkaynan 8 หลายเดือนก่อน

      Aar wLl izka cafi ahhh😂😂😂😅

  • @MushtaaqBintucaatey
    @MushtaaqBintucaatey 8 หลายเดือนก่อน +1

    Inta pilaa Samirka Ah ee Daqiiqadaa yar ku farxsan..😂😂

  • @khadar_shariif
    @khadar_shariif 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waa sababta kaliye ee anan u jeclayn in aan gabar xiriir lasameeyo Waa sidan oo kale 😢 malihi Qalbi Ladhaawaco 💔

  • @SaabiriinAxmed-bs1zx
    @SaabiriinAxmed-bs1zx 7 หลายเดือนก่อน

    I.a Abaayo. Wuuu arki donaa cafiskaga😢😢😢

  • @ahadinabdi13
    @ahadinabdi13 8 หลายเดือนก่อน +3

    Jakaarta mxa calol nugeylka ,gabadaha markii oyan barnamishka dan wasogabgabeyni ee😂

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 7 หลายเดือนก่อน

    Allahayoow na cafi😢😢😢😢😢 iyadana danbigeeda dhaaf.

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 8 หลายเดือนก่อน +4

    Marki hore Rabi Cafis waydiso

  • @LuulshaMohamed-qm9nv27
    @LuulshaMohamed-qm9nv27 8 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢😢Allha kucafiyo in sha allha 😢😢😢

  • @IqlaasIbrahim
    @IqlaasIbrahim 8 หลายเดือนก่อน +8

    Ala Wan ooyay😢😢😢😢😢😢 9:32

    • @wlluma8wlluma856
      @wlluma8wlluma856 7 หลายเดือนก่อน

      Kkkk caadi ayapa u qiiirootoy😂😅miya😊😂

  • @IqraAbshir-y9j
    @IqraAbshir-y9j 8 หลายเดือนก่อน +1

    Walashey mcn ilahey hakufududeyo

  • @iam.legendar
    @iam.legendar 8 หลายเดือนก่อน +10

    Waxan diyaar u ahay ina gabadhan guursado😭😭

  • @abdihakimbashirustadh6139
    @abdihakimbashirustadh6139 8 หลายเดือนก่อน +1

    Walalayaal marwaliba an iska ilalina nafsiga Bini Adamka an kagaleyna wayo ciqabta dhulmiga way soo dag dag taa Adunkan. Gibidan walashena wahan rajeynaa ina cafiska ay dalbati laga aqbali dona inshaa Allah🙏

  • @NastexoAxmed-fn2gn
    @NastexoAxmed-fn2gn 8 หลายเดือนก่อน +50

    Jakaarta Adi dadkan xage ka kentaa

    • @dajiyamaxamed9185
      @dajiyamaxamed9185 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂

    • @Mari-ny1cw
      @Mari-ny1cw 8 หลายเดือนก่อน

      🤣🤣

    • @NajmaMuhydinhassan
      @NajmaMuhydinhassan 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

    • @anabanab1581
      @anabanab1581 8 หลายเดือนก่อน +3

      Asaga ma kene ayaka laa soo xariro 😅😅

    • @eddumahir1368
      @eddumahir1368 8 หลายเดือนก่อน +1

      Flimanta hindinda qisoyinkan laga keenay😂

  • @MascuudCali-gk3hh
    @MascuudCali-gk3hh 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay ha ku cafiyo waalaashey

  • @naciimo_cabdisahal1625
    @naciimo_cabdisahal1625 8 หลายเดือนก่อน +10

    aad iyo aad madame uu ka weynaa wakht horana ay ahayd waxan leyahay plz ka roonow Cafi walashaa mature may ahayne
    yacni wofku hadduu
    yaryahy maskaxdiisu kuma filla misna mustaqbal qof ka fakaraya maaha maadaama ay caruur xisabsanayd
    Sorry wllky Cafi walashaa

  • @dholaminahmed636
    @dholaminahmed636 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalah Wa Qof qalbi qurxoon

  • @Abukaate
    @Abukaate 8 หลายเดือนก่อน +12

    Maryan allah haku caafiyo.. salaada ku dedaal waqtigeeda tuko. Salaad subax soo kac.. heesaha dhageysigooda jooji.. markasta weyso seyso oo weyso qab.. maalinkasto juz quaan ah aqri... insha allah waad caafimaadeysa...

    • @qosoliyoqaraaxo6129
      @qosoliyoqaraaxo6129 8 หลายเดือนก่อน

      waligaa same mar walibo nabsigu wuu jiraa haduusan cafin wiilka ay qaladka kagashay iyadaana laga rabaa iney raadiso inshallah

    • @Abukaate
      @Abukaate 8 หลายเดือนก่อน

      @@qosoliyoqaraaxo6129 cafiska waa muhiim.. qaladkeeda wey qirsan tahay cafisna wey ka dalbatey.. aan u duceyno ayada iyo intii muslim ah ee hiran bo in illahay caafiyo amiin amiin amiin yaarabi

  • @Wehelsame
    @Wehelsame 8 หลายเดือนก่อน +1

    Haku cafiyee maxumee abaalmarin uga dhig naftaada❤

  • @xuseenbuqaari1706
    @xuseenbuqaari1706 8 หลายเดือนก่อน +34

    Cafiska waxaa ka horeeyo guurso isiga😂😂

    • @MaxamedAxmed-ez3jh
      @MaxamedAxmed-ez3jh 8 หลายเดือนก่อน +2

      Walahi aniga midas ila fcn qof walpana wuu dremi kara hadee ineedagto guur uu rago hade rabto.asaga haradiso

    • @mohamedabdi4520
      @mohamedabdi4520 8 หลายเดือนก่อน +1

      Ar kanaaa😂😂

    • @usaameIbraahin-o2p
      @usaameIbraahin-o2p 8 หลายเดือนก่อน

      Waad la gaadhy

  • @AhmedAbdikadirA.K.L
    @AhmedAbdikadirA.K.L 8 หลายเดือนก่อน +1

    Be close to Quran ❤❤❤❤❤

  • @hassandaudjimale8671
    @hassandaudjimale8671 8 หลายเดือนก่อน +3

    Duba dahyar wahadan laheyn haku istimin... Jaceyl farah marnaba hadidin,,habibin😂😢

  • @sowdamohamed4662
    @sowdamohamed4662 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wll izka cafi plz wabil Ramadan allh khyr hkuziiyeh

  • @RahmoHassan-xc8yo
    @RahmoHassan-xc8yo 8 หลายเดือนก่อน +5

    Jakarta abwe inte jogta qisadeyda ina ku so gudbiyaa rabaa 💔😭😢

    • @mohatifoow
      @mohatifoow 8 หลายเดือนก่อน

      Wll aniga iishego plz ❤

  • @FatumaHassan-z4v
    @FatumaHassan-z4v 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waliga qof hda wicin swabto ah barito ada lagudwicidona qofka her hagarsinin u laanta Nolosha ju dibatodo o naf tisa hita ilowo😢😢😭😓

  • @abdinaasir9315
    @abdinaasir9315 8 หลายเดือนก่อน +23

    War dhalinyaro Nabsi iska ilaaliya Qof ha qalbi jabin

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahey hakufudadeyo abaayo

  • @HalimaAli-m2n
    @HalimaAli-m2n 8 หลายเดือนก่อน +6

    Jakaata horay usoco 100k come soon

  • @ibracarabeto1923
    @ibracarabeto1923 7 หลายเดือนก่อน

    Aniga kudawanayo waa iga xanajisy sas ay thy waan ku cafiyey gbrey anaba wiilka isku maleeyey

  • @NadiiraAhmed-tx8nk
    @NadiiraAhmed-tx8nk 8 หลายเดือนก่อน +4

    ❤❤ 2:18

  • @LadanQurux-bk6on
    @LadanQurux-bk6on 7 หลายเดือนก่อน +1

    Cafis iga tahyy😢😂😂😂

  • @AbdiShiikh-mh5pr
    @AbdiShiikh-mh5pr 8 หลายเดือนก่อน +4

    Qalbiga Allaha kuu qaboojiyo Maryan abuukar
    Wiilkas raadi sitoos ah cafis weeydiiso
    Inaa wareesigaan Nafis ku dareemeesid waa ogahay

  • @AbsamoFilmsVlogs
    @AbsamoFilmsVlogs 8 หลายเดือนก่อน +2

    Sad love story

  • @cabdiraqiibahmed6123
    @cabdiraqiibahmed6123 8 หลายเดือนก่อน +3

    2015 kulaha 20 sana jiraa aa😂 Markee qisada kudhacaysay 8 sano meejirtay marka anage waxas noosheege😂😂😂

    • @DalqoXundubey
      @DalqoXundubey 8 หลายเดือนก่อน

      Ben 20 wey gabanthy 26jiryaa😂😢

    • @cabdiraqiibahmed6123
      @cabdiraqiibahmed6123 8 หลายเดือนก่อน

      @@DalqoXundubey Haa sas waye🤣🤣

  • @mrtaataa7545
    @mrtaataa7545 7 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢 waxaan rajeeniinaa inuu kucafiyo abaayo😢😢😢

  • @AweysAhmedGass60
    @AweysAhmedGass60 8 หลายเดือนก่อน +26

    Wlhi qalbiga igariiray
    Arintaan mid lamid ah ayaa igu dhacday qof ayaa jecladay sidaan ayuu igalay 😢😢

    • @faadumomataan5104
      @faadumomataan5104 8 หลายเดือนก่อน +3

      sorry iska cafi wll

    • @AweysAhmedGass60
      @AweysAhmedGass60 8 หลายเดือนก่อน

      @@faadumomataan5104 waan cafiyay wlhi lkn qof idacad allaah isiiyo xitaa adi Allah ka dhigo qof naxariis leh tahay

    • @UmzakiUm
      @UmzakiUm 8 หลายเดือนก่อน +1

      Sorry iska cafi

    • @cabdiraxmanDalxe
      @cabdiraxmanDalxe 8 หลายเดือนก่อน

      ǫɪsᴀᴅᴀᴀᴅᴀ ɴᴏɢᴀ sʜᴇᴋᴇᴇ ᴍᴀᴀ ᴋᴜᴅʜᴀʜɴᴀʏ ɴᴀᴄᴀʟᴀᴅʏᴀʜᴇʏ

  • @kadaradansuldaan164
    @kadaradansuldaan164 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sideed Qalbi aad ubalqaaday inaad wehelin doonto ugula kacdaa fal khayaano ah 😢💔

  • @Boss_man34
    @Boss_man34 8 หลายเดือนก่อน +3

    Nowhere ❤

  • @WllSayid
    @WllSayid 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaaheyo ruux I jecel ii sahal❤

  • @Osmanjr2114
    @Osmanjr2114 8 หลายเดือนก่อน +3

    Program kaan anaa imaan doono insha allah 💔💔😓😓

  • @HiboMaxamad-l5r
    @HiboMaxamad-l5r 8 หลายเดือนก่อน

    Abyo mcn maarkuu yaryaryahy way dhacdaa wllhi kaliga ma sameeyaayn wiilkanh wu ku dareemi doona insha allh inuu si dag dag ah kugu sojawabo❤❤❤

  • @Aahilaahil1234-x8p
    @Aahilaahil1234-x8p 8 หลายเดือนก่อน +4

    Waku baryaa wllkeyy cafi abayo wayo dhibkeyda markii yareed ee gashe hadee.ka shalanesaa waku baryaa hda muqalkan dawanesid cafi abyo😢

  • @Janagale-o8p
    @Janagale-o8p 8 หลายเดือนก่อน

    Waan ku cafiyay walashey noloshaadana hormar aan u rajaynaa 😢

  • @samsamegeh9795
    @samsamegeh9795 8 หลายเดือนก่อน +9

    Jakarta hore u soco maa sha alah ❤❤

  • @ifiye__new_Design
    @ifiye__new_Design 7 หลายเดือนก่อน

    Horta runtii dhalin yarnimo iyo kibir badan iyo qalad badan gashay haddane waxaan dhihi lahaa inii iska cafiyo sxb meel walba Aad joogto iska cafi waliba qalbi saafi ah❤

  • @MohamedOmar-jx9ym
    @MohamedOmar-jx9ym 8 หลายเดือนก่อน +14

    Gabar walbo waxay lumisaa wiil jacel sabbtana waxaa waye waxaa talo qaldan siiso saxibteed oo aan hysan qof jecel 😮😢

    • @FardowsaCudoon
      @FardowsaCudoon 7 หลายเดือนก่อน

      Hada ka hor ano aad u dhalin yar
      Baanu is barany wiil kadib sxbty ila fac ahyd baan uga shekeyy ayana wilka ayayba isla jeclyd asna anu igu dakhrana kadib warkedi ban qaaty wana ka hary wilki walipa aad ayan uxumeyy lkn hal su aal baa igu darnyd u iweydin jiry ana hal jwb siin jiry wuxu i oran jiry mxa ku badaly o sidan igu galysa miya leygu kaa diry ana waxa u ugu jwbi jiry shaly hada ku rabay maanta waanku nacay kadib wuxu idaba socdy 2sano o raali glin io inu ogaado waxa iga waday wana igaga quusty ilaa hada lkn wan iscafiny
      Hada alxm naagna wan barty ineysa asxn lahyd danbena nin aan shuknsado naag ma baro 😢😢😢

    • @FalastiinCraxmaan-l9t
      @FalastiinCraxmaan-l9t 7 หลายเดือนก่อน

      A​@@FardowsaCudoonala apyoy wiligaa naag xun sxp haka dhign😢

  • @HiboCabdi-m7v
    @HiboCabdi-m7v 8 หลายเดือนก่อน

    Shiiq aawaxsheegay aa subxaanalaa Alqeybuillalaah

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 8 หลายเดือนก่อน +9

    sheekdn ma jirtaaa😂😂😂

    • @jibrilabdiahmed3610
      @jibrilabdiahmed3610 8 หลายเดือนก่อน

      Jiliinada jeebka lagala soo baxay ayey u egtahay. Intaan qofkastaa argo qisana ma noqoto.

  • @NaskaMahamud
    @NaskaMahamud 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi Tan oo kale wli ma arkin
    This is human😮

  • @ILEYSOFFCIAL
    @ILEYSOFFCIAL 8 หลายเดือนก่อน +4

    Maa fiicno qiiyanada

  • @BoQoradasamiirka
    @BoQoradasamiirka 8 หลายเดือนก่อน +1

    alle ha ku caafiyo

  • @cqaadirYare-q6u
    @cqaadirYare-q6u 8 หลายเดือนก่อน +3

    Caloosha ay uhurisay 😢😢😢

  • @XussenAbukar
    @XussenAbukar 8 หลายเดือนก่อน

    Bini Adam ka khlad wu ka dhacaaa waayo qof kasta wu ka dhacyaa waayo Bini Adam bthy allh subaxanaha watacalaa tala saro salada iyo allg bariga badi wiilkaas Somaliyet hadoo nolyhy raadi xitaa waalidkisa raadi o icafi ku dheh khlad na wuu dhacaaa teda klae wiilkaas Hadoo arkyo qoralkega gabartas ha waco hana cafiyo bini aadam khlad wu dhacaaa inshalah waxan rajenayaa inaa arkyo codsigega musl sare 10 ka danbe Ramadanka raxmada badaa o ajirka badna oo is cafiska badnaa ajirka badnaa ayaa lagu jiraa iska cafi wallky thanks 💯💯 god morning 🌄 allh Muslim people

  • @Waxbaro-mw8lb
    @Waxbaro-mw8lb 8 หลายเดือนก่อน +5

    Aloo ba,ay wiilkaas cml Allah noo sahlo anaa ilaalsanlahaaaye😢

    • @drgarad
      @drgarad 8 หลายเดือนก่อน

      Ma jiree ha isku daalin, kaas mid sac ah uu ahaa. Nin rag ah ma ahyn.

    • @Waxbaro-mw8lb
      @Waxbaro-mw8lb 8 หลายเดือนก่อน

      @@drgarad raganimada qalad ka fahantay

    • @lailaismail1317
      @lailaismail1317 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂2 boqor bay iska dayacday

    • @lailaismail1317
      @lailaismail1317 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@drgaradnin rag ah wa ki an qaladka dumarka xisaabin ilaahow kaso kale no sahal

    • @drgarad
      @drgarad 8 หลายเดือนก่อน

      @@lailaismail1317 Qalad lagama hadal, gabadhan sida ay u hadshyna maku qaldaneen, ee ninka baa nafsadiisa xuhmeyneyn oo qof aa rabin daba socde, qof sidaana habayaraate cid xishmeyneysa ma jirto.

  • @k-gofficial5661
    @k-gofficial5661 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ragu Waa Goop Wlhi❤