MEHER QUDBO SIRO AYAAN KA OGAALADAY KADIB UUR AYA IGU SOO BAXAY XANUUN AAN KA QAA…

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 มี.ค. 2024

ความคิดเห็น • 778

  • @SurprisedArmadillo-sl4mo
    @SurprisedArmadillo-sl4mo 3 หลายเดือนก่อน +32

    Haday caawin u aahntahay tifanka iso qor thanks wallalo

  • @salmaanlaki5123
    @salmaanlaki5123 3 หลายเดือนก่อน +8

    Waxan kuu rajeynayaa adiga iyo caruurtaadaba Sadexdaa nolol farxad leh bash bash iyo barwaqo insha allaah wax kastoo adag waa laga gudbaa alle ha kaa gudbiyo farxadna ha kuu danbeyso insha allah🎉🎉🎉

  • @JabraCade-cj6lt
    @JabraCade-cj6lt 3 หลายเดือนก่อน +101

    qof walba nolol qarsoon oo qaraar uu leeyhy🔕🥹 lkn waayaha ku heyso laabta sida anoo kle iyo inta ila mid ah isoo raaca😢

    • @maxamefnuura7540
      @maxamefnuura7540 3 หลายเดือนก่อน +1

      Sax walahi😢

    • @queentacadalefaadumoladan4122
      @queentacadalefaadumoladan4122 3 หลายเดือนก่อน +1

      Sax walle

    • @umuabubakar12
      @umuabubakar12 3 หลายเดือนก่อน +2

      😢😢

    • @ifrahismail1110
      @ifrahismail1110 3 หลายเดือนก่อน +1

      Haa wll waa in alle loo dacwodaa asoona og in waxaas kugu DHAceyn lkn. Waa nafisaa wax la yiraahdo ma fahmin

    • @salmanura5109
      @salmanura5109 3 หลายเดือนก่อน +1

      anba tasaa raacsanahay wayahaga laabta ku hayso

  • @shadowonyt669
    @shadowonyt669 3 หลายเดือนก่อน +30

    Gabadhay hadii ilmaha kugu horeeya uu ku dareemi waayo ninka ga kaa dhalay ,haku laaban markale go aan ka qaado noloshiisa, silic kunoo sodon guurtasaa dhaanta

  • @CabdooAadami
    @CabdooAadami 3 หลายเดือนก่อน +128

    Gabdhaha Soomaalida qisadooda ayaana dhammaantood sidan oo kale ubadan, shalay godkii madobaa ee laga qaniinay ayay hadana mar kale gacanta galinee, Alloow dumarkena barakee ragana soo hanuuni.

    • @shukrinuur2512
      @shukrinuur2512 3 หลายเดือนก่อน +3

      😢😢😢😢

    • @salmoabukar
      @salmoabukar 3 หลายเดือนก่อน

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @queentacadalefaadumoladan4122
      @queentacadalefaadumoladan4122 3 หลายเดือนก่อน +2

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @suuraaleydaa5193
      @suuraaleydaa5193 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ayad qur an uba rabi ku shegay ina nhy kuwa xilya qurux lagu sureyy hadana dood u saxiib dododina an cadesan karin godkey is geliyan an iska bixin karin cajiib dabecad rabani bal firi qisada marka sidhagesato bilowguba wuxu aha inkasto ay qoral ahayt hadana marba hada shaqale thy qof ka lifer sareyo in ad gursata wayo qof ad u shaqenesay sibu kuyasa xita gurso mid anan aqon noloshada dhabta

    • @YuslimJeylaani-bc2ch
      @YuslimJeylaani-bc2ch 3 หลายเดือนก่อน

      😭😭😭😭

  • @user-bx1ro5ur2f
    @user-bx1ro5ur2f 3 หลายเดือนก่อน +20

    😢😢😢😢Allah xanun badana wlhi qofki hooyo_mcn ka dhimati daremikaro 😢😢😢Axxx allaha unaxaristo hooyo 😢😢

    • @MssDheemaan
      @MssDheemaan หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @MssDheemaan
      @MssDheemaan หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 3 หลายเดือนก่อน +23

    Mashallah Allah hakuu gargaaro imaan kaada ayaad meel ku gaaraysaa awlaadaa dana ubad saciid ah hakaaga dhigo

  • @user-ue7mz3yr1j
    @user-ue7mz3yr1j 3 หลายเดือนก่อน +12

    Abaayo illhy ha kaaa saaro. Aniga qisadan wan rumaysahay gabadhaha aad ayaa ilmaha loogu dhibaa. Oo loo silciyaaa. Wa Ramadan illhy ayaan ku baryay inadan u baahan bini aadan

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 3 หลายเดือนก่อน +13

    Illaah umadan ha uu gargaaro xaqa iyo xaquuqda nolosha saxda iney fahman ale haku dugo.
    Qudbo siro waa ado naftada qayaano iyo dhibaato lugahada ku doona tay ee gabdhow is ogada.

  • @omardiria
    @omardiria 3 หลายเดือนก่อน +31

    Waa bil ramadaan alle wax khayrle haku siiyo wll

  • @umuabadi
    @umuabadi 3 หลายเดือนก่อน +8

    Tan labaad. Waxaan. Kaa. Codsanaa. In. Somalia. Ay gabadha. Garab qabtaan. Si waxbarashada awlaadeeda ay gesso. Waa. Codsi kahooyo ayaan kasoomaali. Ayaan. Jakaartoow. Habo. Arintaas. Aan codsaday. Ugu gargaar. Walaashaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdicasiisjr2746
    @cabdicasiisjr2746 3 หลายเดือนก่อน +6

    Waa hablihi caynada wacnaa waayo hada waykadhamadeen dunida aynu jokgno wall0 allhe nolosha danbe haku wanajiyo yaa ❤❤❤❤❤😢😢

  • @Hawaale-media
    @Hawaale-media 3 หลายเดือนก่อน +39

    Ilaahayow waxaan kaa baryaayaa inaanan dumar saa ula dhaqmin. War xagee buu gali doonaa maalinta aakhiro markii la waydiiyo "aaway xaqii ay kugu leheed, nafaqadii, biilkii" -- maalinkaas baa sugi. I.a abaayo niyadda allaha kuu wanaajiyo❤

    • @Zahrasahra709
      @Zahrasahra709 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ma kaligi baa waa majority ga raga somalida waa dulmiga somali u dagi laadahay. walee aakhiray xisaabi taalaa

  • @niciimaismacil8786
    @niciimaismacil8786 3 หลายเดือนก่อน +10

    Ax waa qiso xanuun badan wlhi😢😢 Alle haku gargaaro wllo mcn😢😢

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 3 หลายเดือนก่อน +15

    Gabadh gurigooda wax u dhaama majiraan waayo guryaha kale waa wada xin ,xasarad, iyo xaasidnimo kama dhamaato dumarow ił mihiina haysta cidna haku aaminina

    • @AxmedCabdiraxmaan-jh2ul
      @AxmedCabdiraxmaan-jh2ul 3 หลายเดือนก่อน +2

      Wallahi 2 gabdho habaryartee dhashay noola joogaan xitaa iyakaa jikada galaan ani gabar dhan ilama dhalan iyakaa wexey rabaan noo kariya

  • @safarle9284
    @safarle9284 3 หลายเดือนก่อน +7

    ilaahoow gabdhaheena barakeey walaahi waa Gabdho gob ah,

  • @nasromohammed4202
    @nasromohammed4202 3 หลายเดือนก่อน +9

    Masha allah wllhi gabar karri leh aad eheyd ilahay adoomadisa ma mogaa

  • @user-sy9gr8fg3l
    @user-sy9gr8fg3l 3 หลายเดือนก่อน +20

    Jacyl wax ladhaha majiran sis markii uhorysey in ad go an ka qadato bey ahyd lkiin alxm carurtada alle haku koriyo sorry 😢😢😢

    • @FatimaMohamed233
      @FatimaMohamed233 3 หลายเดือนก่อน +1

      Of course saas bn kula qaba wll horey ba inay guur ugasho maahyn madama rajo noqty ba inay nolosheda meel sarto ahyd lkn qadarallahu masha’aa facal weye wax ilahy qory ahyd ilamahas hadan haku ilowdo

    • @yurubjiiqale1936
      @yurubjiiqale1936 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@FatimaMohamed233 aad iyo aad

    • @wadanisomali9675
      @wadanisomali9675 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@FatimaMohamed233lkn sabbta wey shegtay sw maahan

  • @user-yy6ow5ps6c
    @user-yy6ow5ps6c 3 หลายเดือนก่อน +4

    Alla mexeya dhiba maren dumarkena somaliyed sorry apayo macanto ilhay haku barakeyo aqaro io adunbo in sha allah ilhay haku xiifdiyo apayo 😭😭😭😭😭😭😭

  • @mohamedamiin5554
    @mohamedamiin5554 3 หลายเดือนก่อน +12

    Keep going sister 💯❤️❤️

  • @SiciidXalaysOfficial
    @SiciidXalaysOfficial 3 หลายเดือนก่อน +32

    Waa qiso murug leh wllhy waa la qiiroday wll illahay garabkaaga ha galo

  • @user-fo3tc9xi5r
    @user-fo3tc9xi5r 3 หลายเดือนก่อน +5

    Aduunkan qariban ninba qisadi
    Oma qalantid wlshy lkn waji badan aduunyoy mar bey ku wanajiin inshallah

  • @hajiihassan4803
    @hajiihassan4803 3 หลายเดือนก่อน +7

    I'm sorry for you, Bosteya, for whatever you undergone through, but thank God you have 3 beautiful kids with you. Waxa kaa hanun badnan lahayd inad athigo carur haysanin aad martid marhaladhan😢😢😢. You're a strong 💪 woman, indeed. You have the Almighty with you and insha'Allah, you get over this hardship with blessings 🙌

  • @user-cr6gp6kt5r
    @user-cr6gp6kt5r 3 หลายเดือนก่อน +11

    First born qalad kumad leheen but 2nd born inaad kadigtonato eheed......sorry sistar😢😢.

  • @adnaaxmed2434
    @adnaaxmed2434 3 หลายเดือนก่อน +4

    Stronge girl wlhi keep going sister😊

  • @OumaymaOmar-nk9tv
    @OumaymaOmar-nk9tv 3 หลายเดือนก่อน +22

    Miskin 😢 jakarta wa bil ramadan allh ku xafidoo wan ku .... ❤

    • @xaawoabdillahi8569
      @xaawoabdillahi8569 3 หลายเดือนก่อน

      R4trdw1eqsqseeq❤🎉😢7😅😊😂

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 3 หลายเดือนก่อน +9

    Gabdhan guun baa heshy walhi 😢😢😢

  • @hanishofficial2690
    @hanishofficial2690 3 หลายเดือนก่อน +6

    😢😢😢 yarabi walhi wan la ilmayey allh u dhip yareeyo😢😢😢

  • @MsKeyf
    @MsKeyf 3 หลายเดือนก่อน +4

    Rabbi haku caawiyo eedo mcn insha alah qeyr❤❤❤❤❤❤

  • @user-xj9ys4uq1b
    @user-xj9ys4uq1b 3 หลายเดือนก่อน +3

    Aad bay hooyo laantu uxanuunbadanthy wlhi alleh ha ku naxariisto hooyo mcn😭😭😭😭

  • @_faatax
    @_faatax 3 หลายเดือนก่อน +8

    Qisada waxaan ka baranay calool nugaylka dumarka
    Halka ilmo ee ugu horeeyey haa fal dhici kara lkn saddex iyo cabasho qisadani waxay u baahan tahay in geestii kale la dhagaysto oo aynasn la ooyin gabadh saddex daood dhashay oo raali intaa ahayd
    Qisadan si fiican baan u dhagaystay waxaa ii muuqata maskiin

    • @felisabdi3794
      @felisabdi3794 3 หลายเดือนก่อน

      Wacyiga fiiri iyadoo ilma ah ayuu sasantey 14jir hooyaded dhimatey, weliba agoon soo aheyd! Bal ka waran xldas uur ku yeelatey dagaalo iyo shido waa xiligii Itoobiuanka ee laga qaxey muqdisho, wey dhici kartaa waayo meel ay aado ma heysan cid caawinta ma heysan, koley wey I baahantahey in la hubiyo lkn wey ka muuqataa hadalkeeda qof murugo soomarey, reeraha qaarna manqiimeeyan gabdhaha wiilashooda qabaan oo wey hiifan, marka marna maaha wax qariib ah wadankeena arinkaan iyo qofka daciifka ah in lagu tunto, Allaahu aclam

  • @user-hp6sz5xj8o
    @user-hp6sz5xj8o 3 หลายเดือนก่อน +4

    Jakarta wllhi fikradaada mafiican keep going❤

  • @AbdullahiShafat-lv3rv
    @AbdullahiShafat-lv3rv 3 หลายเดือนก่อน +7

    A s c wanin mareykanka joga oo layidhahdo Cabdullahi ee gabadha noba kusodir waqiso xanuubadane

    • @user-mi8es1ci4h
      @user-mi8es1ci4h 3 หลายเดือนก่อน

      Wll caawi wllsha waye

  • @abdirahmanmohamed1373
    @abdirahmanmohamed1373 3 หลายเดือนก่อน +3

    Allaha dhibta kayr iyo farxad kugu badhalo wll Inshaallah

  • @mohagamingofficial8427
    @mohagamingofficial8427 3 หลายเดือนก่อน +5

    Walashey boosteyo qalbiga allah Haku qabojiyo runtii qisadada way itaabatay😢

  • @ubxmohamed1570
    @ubxmohamed1570 3 หลายเดือนก่อน +7

    manta wa kanoshahay masha allah

  • @hal-abuurawlabdulaahiahmed4297
    @hal-abuurawlabdulaahiahmed4297 3 หลายเดือนก่อน +3

    Illaahay cimrigaaga habarakeeyo, nolol wanaagsan ilaahay haku siiyo wlh waa sheeko xanuunbadan. Kaasi waa arxanlaawe 😢😭

  • @safiyamahamed7720
    @safiyamahamed7720 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mnshallah imanka qanjaha joga rabi haku gargaro wll inshallah wad kabixi rabiga kuxidhnow

  • @faadumo7646
    @faadumo7646 3 หลายเดือนก่อน +7

    Subxanllah wllhi gabdhaha somaliyed ayaga isku kenayo bahadilka iyo silica qof nocas ah side ugu samirta 😢

    • @felisabdi3794
      @felisabdi3794 3 หลายเดือนก่อน +8

      Ha dhihin saas wll, iyadoo ima Yar ah ayay hooyo iyo aabo weydey, weyna ogeyd ineysan heysan meel ay ku noolaato marka isaga bey u arkeysey inuu nolol u yahey caqli badan maysan leheyn, ka duceyso musiibo yin ka qaar, iyada Allaah ka saaro aamiin

    • @rosemarie6347
      @rosemarie6347 3 หลายเดือนก่อน +6

      15 jir aan hooyo iyo aaba lahayn wax sahlan ma ahan walaal haku digin gabadhan masaakiinta ah

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 3 หลายเดือนก่อน +3

      Danta qoftey qabato ayaa dareemi karto hala yaabin wey kuu sheegtay iney agoon iyo hooyo la.aan haysay

    • @SadaamAXMED-
      @SadaamAXMED- 3 หลายเดือนก่อน

      Ax😢😢😢😢​@@hawohosh9198

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 3 หลายเดือนก่อน +4

    Sorry Sister insha,allah khyr

  • @idilhirsi940
    @idilhirsi940 19 วันที่ผ่านมา +1

    Runti qisad aad iiga ilmeysaay😭😭😭😭😭😭 abaayo guuleyso

  • @quensaabirin
    @quensaabirin 3 หลายเดือนก่อน +7

    Sorry sister ilahay haku gargaaro 😢

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch 3 หลายเดือนก่อน +16

    illahow Gabdhaheena Soomaaliyeed Dhibastooyinka Kadhowr Yaarabi 😭😭😭

  • @amiirayuusuf5771
    @amiirayuusuf5771 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ax wlhi murigo bay kadashay❤Ale haku gar garo❤

    • @fa12176
      @fa12176 3 หลายเดือนก่อน

      Hi

  • @fatimadagan-dt6wq
    @fatimadagan-dt6wq 3 หลายเดือนก่อน +6

    😢😢😢😢 sorry abayo badal khayr badan Allah haku siiyo

  • @user-to8bd6yy2m
    @user-to8bd6yy2m 3 หลายเดือนก่อน +7

    Walaashay aduun waaye ha udangalin❤❤❤❤🎉😢😮😅😊

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 3 หลายเดือนก่อน +18

    ilhy wax aan kaag baryayaaa in uu ilhy ku galiyo nolota ugu sarysa wllhy mcneeeey ilhyw waa bil rabdaane dhipaatat ka dul qaad😭😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @SihaamCabdi-zq4gf
    @SihaamCabdi-zq4gf 3 หลายเดือนก่อน +2

    hooyo qalpi wanaagsan tahay alle haku sharfo❤

  • @Ramas21
    @Ramas21 3 หลายเดือนก่อน +5

    Wlhi wan la ilmeyey miskinta abyo garabkaga alle hagalo😭

    • @fa12176
      @fa12176 3 หลายเดือนก่อน

      Hi

  • @aaminoibraahim5781
    @aaminoibraahim5781 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha allh

  • @farxiyomuqtaar7192
    @farxiyomuqtaar7192 3 หลายเดือนก่อน +2

    Allaha ku cawiyo adi iyo carur taada abyo 😢😢😢

  • @sadam1318
    @sadam1318 3 หลายเดือนก่อน +2

    ilaahay ku daa xaqaaga allaha ka soo saaro

  • @SeynabcumarJaamac-gq2md
    @SeynabcumarJaamac-gq2md 3 หลายเดือนก่อน +4

    Jakarta wllo bayjkaaga qisooyin bas soogalai plaese😢

  • @fartunadam3511
    @fartunadam3511 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allah kula koriyo ilmaha hooyo fiican tahay horo usoco

  • @Starcabduu96Starcabduu96
    @Starcabduu96Starcabduu96 3 หลายเดือนก่อน +23

    abaayo allaah waxan kaga barya in kuilowsiyo dhiba tada atsobartey
    farxat aya idin rajeyna adiga iyo ciyalkagaba ilaahey ha idin xafido❤❤

    • @user-ht6eu2oz1n
      @user-ht6eu2oz1n 3 หลายเดือนก่อน +1

      Amiiiiiin yaarpi🤲🏻

  • @user-sr9em8lj7c
    @user-sr9em8lj7c 3 หลายเดือนก่อน +5

    😢😢😢😢😢😢😢😢 yaarabi walhi gabdhaha soomaliyeed waxyaba dhibayo waxaa ubadan fiirsi xumo wixii kugu dhici lahaa waa qoraal dadaalne waajiraa nimankune waa cadaw daruuf kaste way kaga faa iideysan abyo kafiirso guurdanbe

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 3 หลายเดือนก่อน +1

      aad u weyn gabdhaha way qalbi jilacsanyihiin wayna naxriis badan yihiin marka guursadana waxay is leeyihiin gurigaada iska dhiqo markay xamar imatay o cunuga kowaad dhashay ma ahayn in ay u laabato marka o in badan lagu dhibateeyay😢

  • @user-xq5zy1dw5u
    @user-xq5zy1dw5u 3 หลายเดือนก่อน +3

    sori abayo allaah hakucawiyo

  • @ayaanfaysal5952
    @ayaanfaysal5952 3 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢ax alle badel khayr qaba ha ku siiyo wllo wlhi waa qiso xanuun kulul

  • @shamsaakshan8603
    @shamsaakshan8603 3 หลายเดือนก่อน +1

    Alla allaah hakuu dhibdhaamo aaamiin❤❤❤

  • @user-nx8ok6hw4v
    @user-nx8ok6hw4v 3 หลายเดือนก่อน +3

    Alx manta wadka noshahay sis keep going

  • @user-yg8wn7zc2p
    @user-yg8wn7zc2p 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wllahi qisadaan calosha iga tabatey xanuun waaye😢😭😭

  • @ilhaanmohamed5054
    @ilhaanmohamed5054 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ax xanun waaye nolasha wllhi waan la ilmeyay 😢😢

  • @user-qj2kv5fr5d
    @user-qj2kv5fr5d 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wa dareemi karaa noloshaada Abyo😢😢😢😢💔💔💔💔🤲🤲illhay faraj kheer qawo alle hano sahlo insha allah 🤲🙏

  • @sahroashir3979
    @sahroashir3979 3 หลายเดือนก่อน +2

    Qisadaaan wey i damaqday sorry abyo nololo wacan alle haku siiyo😢❤❤❤

  • @user-fj9fu4cr7s
    @user-fj9fu4cr7s 3 หลายเดือนก่อน +1

    Am very sorry things will be ok I.a

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 3 หลายเดือนก่อน +4

    Yaa Allah alahayow gabdhihii somaliyeed wey dul man yihiine u gar gaar ragana naga qabo dulmigooda naga qabo

    • @2daysago_
      @2daysago_ 3 หลายเดือนก่อน

      Gabdhaha ayaga caqli malahan miyaa mxa xawayaan ka wada dhigay. Waxbo yaan ragga lagu soo gaban eeda dumarka ayey qeyb ka yihiin.
      ninka xun iyo ninka fiican si fudud ayaa lagu kala gartaa lkn dumarka wixi ay ku dhagaan ama ay jeclaadaan lagama karo dhib walbo oo kudhaco. Waa caadifad iyo emotions miiraan oo caqli ma isticmaalaan hadow markey caadifada ama emotionska ka tago ayey soo miirsanee oo caqliga usoo laabaana...markaas ayey oohiin meelaha lasoo fariisanaayaan.

  • @CabdirashidDiiriye-lb1zj
    @CabdirashidDiiriye-lb1zj 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ax abyo Alle hakula garab galo noloshada hada wa qiso xanuun badan runti

  • @sukhranasir
    @sukhranasir 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waa qiso aad uxanuun badan😭💔

  • @asmoabdi3349
    @asmoabdi3349 3 หลายเดือนก่อน +1

    Srry wllqli guulso aaabid 😢😢😢😢Alle nolol fiican haku siiyo xanuun waye shegdadu runtii Alle intii dhiban dhibka kaqaad ya Raabi 😢🤲🤲🤲

  • @salaadmohamed2506
    @salaadmohamed2506 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wax ka Khayr badn ilaahy haku siyo abyo😢😢

  • @bashirahmedahmed6475
    @bashirahmedahmed6475 3 หลายเดือนก่อน +1

    Illahayow qof bini adaam ah yanaan dulmin

  • @RehemaNamaganda
    @RehemaNamaganda หลายเดือนก่อน

    My sister you will be successful ❤❤❤

  • @user-nx8ok6hw4v
    @user-nx8ok6hw4v 3 หลายเดือนก่อน +2

    Abayo no more silic keep going

  • @user-ui5dr5qz1r
    @user-ui5dr5qz1r 3 หลายเดือนก่อน +5

    Gabadhaan jacayl aan uqaaday lkn meel aan Kala xariiro ma aqaano walaalayaalow

    • @rooneyadan480
      @rooneyadan480 3 หลายเดือนก่อน +1

      Anaa kusii naye beeso maka diyara

  • @noorcademohamedmohamed8622
    @noorcademohamedmohamed8622 3 หลายเดือนก่อน +1

    I'm very sorry

  • @fartun9503
    @fartun9503 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs welcome Brother iyo Abaayo ❤

  • @hamzamohammed8770
    @hamzamohammed8770 3 หลายเดือนก่อน +1

    i soo jawaaab walal

  • @user-dz1ix9xc6m
    @user-dz1ix9xc6m 3 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢YA ALLAH 🤲🤲🤲

  • @abdosh6100
    @abdosh6100 3 หลายเดือนก่อน +4

    Insha Allah waad ka bexe

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 3 หลายเดือนก่อน +2

    Subxana Allah wlahi waa qiso murug badan

  • @user-nf6ij4sz3r
    @user-nf6ij4sz3r 3 หลายเดือนก่อน

    Wa benti ridwan

  • @cabidwasacdeefka3732
    @cabidwasacdeefka3732 3 หลายเดือนก่อน +2

    hooyo waaa lama huraan allhydaayo hooyda mcn

  • @kartibadan33
    @kartibadan33 3 หลายเดือนก่อน +2

    😢😢😢😢😢😢sory wallahi

  • @user-kb6tc1mc2
    @user-kb6tc1mc2 3 หลายเดือนก่อน +5

    Ala nolOzha InTa daMbe ha kU fududeYo walasheY iNtI hoRe wa waX qorNaa e inzha alH GuuleySO 😢❤

  • @XaawaxussincabdiXaawaxus-jd4qn
    @XaawaxussincabdiXaawaxus-jd4qn 3 หลายเดือนก่อน +7

    Maxkamada ilaahay ayaa cadaalad kaheli doontaa

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 3 หลายเดือนก่อน +1

      ان شاء الله☝️
      RABIGAYGA xagiisay cadaalad jirtaa waana heli doontaa gabdhaha somaliyeed badanaa way dulmiyaan nimanka somaliyeed iyo reerkiisa o ugu horeyo hoyadi iyo abihi iyo gabdhaha la dhashay RABIGAYGA xaqooda ha uso daahiriyo oo igana xaqa ha tuso danbiyaday galeen haka jaaziyo o intay marsiyeen RABIGAYGA ha marsiiyo Insha ALLAH☝️🤲😢💔💯

  • @aarahmed1456
    @aarahmed1456 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah abayo mcnto Alle haku xafido adun iyo aqiro nolol farxad leh aya ku rajenaya. walasheyda inan caawiyo aya raba hadi ay macqul tahay… Numberkeda????

  • @user-op9zv9ow4i
    @user-op9zv9ow4i 3 หลายเดือนก่อน +3

    Alaha kulagarabgalo caruurtaada

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waan ka xumahay sister wixii kugu dhacay wallalyaal GABA dhaan waa wax dad Ku. Dhacay horteeda abayo. Waad ka guuleysan ha u bixin

  • @user-oc5cq4mv4t
    @user-oc5cq4mv4t 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay haw gargaaro 🤲🏻

  • @xuseencabdule9146
    @xuseencabdule9146 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wllo alle haku caawiyo ansgana diyaar baan unshay in aan ku caawino😢😢😢

  • @user-fe2tz5vo6m
    @user-fe2tz5vo6m 3 หลายเดือนก่อน +25

    😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @mariyamaxamed7324
      @mariyamaxamed7324 3 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @Cristianoronaldo-gt1234
      @Cristianoronaldo-gt1234 3 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂😅😂🤟

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha ku caawiyo abaayo dhib maha waa aduun waaka bixidota. Insha Allahu😢

  • @iqrahassanmohamoud6461
    @iqrahassanmohamoud6461 3 หลายเดือนก่อน +3

    Jakarta wll talefonkeda gabadha xage ka helna

  • @aaliyayarey2136
    @aaliyayarey2136 3 หลายเดือนก่อน +1

    Very sad

  • @user-ky1dx4me8h
    @user-ky1dx4me8h 3 หลายเดือนก่อน

    Illaahey hakugargaro

  • @SurprisedArmadillo-sl4mo
    @SurprisedArmadillo-sl4mo 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subaxan gabadha ha la caawiyo wallalo tifankeeka xagee ka helaykaraa wallalo

    • @Nawaal12
      @Nawaal12 3 หลายเดือนก่อน

      Aniga ku shegayo hadad caawineso😢

  • @user-nx8ok6hw4v
    @user-nx8ok6hw4v 3 หลายเดือนก่อน +1

    😢abayo mcn dunida waa Imtixaan wax walbo waa qoraal xbbti
    Waxan ku rajaynaa Nolol farxad badan

  • @mohamedrashid5164
    @mohamedrashid5164 3 หลายเดือนก่อน +4

    2008 14years 2008_2024=16 14+16 she is 30 years old now abayo allah hako saqiro qiso xanonbadan waye wlhi

  • @fartun9503
    @fartun9503 3 หลายเดือนก่อน +2

    Amiiiiiin

  • @user-cq9vo3ez8k
    @user-cq9vo3ez8k 3 หลายเดือนก่อน +31

    Ila how ina ta bini adam abajoogta kasar sida anookale😢😢😢😢😢

    • @abdiwalimaxamud2078
      @abdiwalimaxamud2078 3 หลายเดือนก่อน +2

      Amiin inakulahadla rapaa side kulasoxariri karaa

    • @EBYAN5
      @EBYAN5 3 หลายเดือนก่อน

      Gabarta iskadaa Kaliya daruufta inaad UGA faaiidayso rabtaa walalow laqdamo mafiicnee gabdhaha iskadaya​@@abdiwalimaxamud2078

    • @AdeshKhan-df3sk
      @AdeshKhan-df3sk 3 หลายเดือนก่อน

      Ameen

    • @asmacabdi1145
      @asmacabdi1145 3 หลายเดือนก่อน

      Ciwaankaaga Isheek aniga diyaar kuu ah wall mcn mana ku dhibsanaayo

    • @user-fo4uk1bt4j
      @user-fo4uk1bt4j 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@AdeshKhan-df3skf