SADEX MAR AYUU II QIYAAMAY ...ILAA AY GAARTO IN ASAGA HOYADII AY ...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 เม.ย. 2024

ความคิดเห็น • 527

  • @Cismaanmaxmuud
    @Cismaanmaxmuud 3 หลายเดือนก่อน +144

    ku sali xabibkena maxmed scw scw
    one like🎉❤

    • @ruquyoamuse4584
      @ruquyoamuse4584 3 หลายเดือนก่อน +3

      SCW❤❤❤❤

    • @abdihakimsheikhyarow7264
      @abdihakimsheikhyarow7264 3 หลายเดือนก่อน +3

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️ ♥ ❤ 💖

    • @user-pz4ep7fg3c
      @user-pz4ep7fg3c 3 หลายเดือนก่อน +2

      Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤

    • @warsameabeywarsame
      @warsameabeywarsame 3 หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @warsameabeywarsame
      @warsameabeywarsame 3 หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @issacksheikh4
    @issacksheikh4 3 หลายเดือนก่อน +71

    Kuslia nabbigenax Muhammad scw ❤❤❤

    • @warsameabeywarsame
      @warsameabeywarsame 3 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

    • @hajjigulled8710
      @hajjigulled8710 3 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @yuusufismaaciil6178
      @yuusufismaaciil6178 3 หลายเดือนก่อน

      scw scw scw scw

    • @caishahaji8839
      @caishahaji8839 2 หลายเดือนก่อน

      Scw❤❤❤

  • @MaxamedsiciidJamac-si9dw
    @MaxamedsiciidJamac-si9dw 3 หลายเดือนก่อน +62

    Kusali nabiga scw scw scw scw ❤❤

    • @warsameabeywarsame
      @warsameabeywarsame 3 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

    • @caishahaji8839
      @caishahaji8839 2 หลายเดือนก่อน

      Scw❤❤❤

  • @rabiileMowuliid
    @rabiileMowuliid 3 หลายเดือนก่อน +35

    Hablaha soomaliyed alle hayidin dhawuro in badan guulayista

  • @Najhero
    @Najhero 3 หลายเดือนก่อน +46

    Qu sali nabiyo Allah Mohamed ASC❤❤

  • @user-th7kd5bl7c
    @user-th7kd5bl7c 3 หลายเดือนก่อน +21

    Aniga waxaa igu dhacday qiso an wali ka soo kapsan wali xitaa an xariir in an sameyo an awwoodi la'ahy waxa iga lunty kalsoni kasta o an gabar ku qabi karo dumar ka wa naxaris bdn yihin ayaa la sheegaa hdana naxaristas aniga holac ayay igu noqoty marki an arko dad jaceyl ka sheekeynayo wxa I hor yimaada waxkasta oo isoo mary hda gabadhaas intaas oo xanun ah I marsiisay wan cafiyay lkn wan ka soo kapsan la'ahy dhawacii isoo garay......
    😭😭😭😭😭 asxbta hlkan ku jirto isoo duceeyaa wa aakhirka bisha ramadaane in alle qalbigeyga ka saaro wax kasta oo isoo maray dadka xariir ka lehna wxan ka codsanayaa in ay runta isku sheegaan qfka been inta ad u sheegi lahyd runta iskaga sheeg thnks dhaman😢😢😢😢

    • @baxsanbeelo9024
      @baxsanbeelo9024 3 หลายเดือนก่อน +3

      No sheg abowe qisadada inta kuso qor 😢

    • @zakiazonda648
      @zakiazonda648 3 หลายเดือนก่อน +1

      Nin raga iska dhig bro naag xun ha u calaacalin ado nin ah oo alle 4 ku baneyey

    • @caaishacali7144
      @caaishacali7144 3 หลายเดือนก่อน +1

      sory wllkei waa qiso xanuun lkn adunka iska ah wlh ha u qaban dheer uun ka sii qaad😥🙏😭

    • @user-zc2fc3lz9j
      @user-zc2fc3lz9j 3 หลายเดือนก่อน +1

      Sory sxb wan daremi karaa xanuunka ❤

    • @user-th7kd5bl7c
      @user-th7kd5bl7c 3 หลายเดือนก่อน

      Sxb thnks ma u calaalayo dhowrs sano ayaa ka soo wareegty hdana noloshyda wa ka wataa balse waxn usoo qoray gabadhan la wareysanayay e dhahday wiilasha wa qiyaamo bdn yihin ayan tusayay in dumarka qaarna laga helo noocaas oo kale

  • @AbdirahmanHobal
    @AbdirahmanHobal 3 หลายเดือนก่อน +22

    Asxbey iisoo duceeya 2024 inaan guursadaan rabaaye😂😂😂

    • @XamdiCabdi-vs5tm
      @XamdiCabdi-vs5tm 3 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂tuqetqabto😂

    • @user-zo2yr5uc1x
      @user-zo2yr5uc1x 3 หลายเดือนก่อน +1

      In sha allaah ❤❤❤❤ guuro wacan

    • @xaawaxassan9593
      @xaawaxassan9593 3 หลายเดือนก่อน +1

      Insha allaah mid kheyr leh

  • @maryanruun6642
    @maryanruun6642 3 หลายเดือนก่อน +32

    Xaqiiq telphone aan baray waxa ku wayey jeceylkeygi 1aad
    Aad ban ujeclaa ma imalenenin qofa asiga ehenba inuu dunida jiro hadan 24h wu ila hadli jiray kalsooni,naxariis,farxad waxwalba wu isiiye marwalba hada is dgalno wuu irali galin jiray waxkasta wu i ahaa ana madama qofki ugu horeye aa jecladay u ahaa saaid xad ka bax ujecladay wiilki malin malmaha ka madi ah ano f4 exam ku mashqulsan qad iska dhafay week examka ku jiray bis malin tii danbe qadka so galay marku exam idhamaday anoo faraxsan asiga uxiisay codkiisa iyo sheekadisa because naf wax jecel ahaa waxa arkay marka qadka daray sawiro uu iso diray sawiradaas wa kuweyga wuxu iso raciyay ereyo uu ku mujinyo inu ixisay kadib waxa ku dhax arkay sawiradii sawir gabar kle an aniga eheen wa weydiyay wuxu idhahy adiga wye bbe waxa dhahy ani ma is aqoonin mxa ka qaldan yawye gabadhan isheeg mxe ku tahy dagaal dher kadib wuxu dhar igu maray inuu aqonin uu telka ku dhax arkay 😢kadib wa iska aminay ilen naf wax jecel ahaa 😢mudo kadib markle isku dhacnay waxa dhahy password facebooka isii wuu isiiye waa baray😢😢😢kadib waxa ku arkay waa amini wayay 😢fajac igu noqotay layaab ano examka dowlada gali rabo iyo qofki an jeclaa on waxa ka filenin ku arkay fikir iyo murugo badan kadib examki galay marku iso dhamaday waxa go.ansaday inaa weydiyo an ka harin hadana shib ka dhahy ilen jeceylba ihaye haben habenada kamida waxa ku riyooday asigo nag qudba siresanyo ana wa cudu bilestay huradadi kulabtay galabtii danbe iso wacay wuxu idhahy qalbi madaxa saaid ixanunyo cwada hada kuso wici wayo wa xanusanhy ogow hye dhahy ilahy ha ika cafio bis ani wali shaki xta maqadin bis waba nin nag mehersanoyo ana madaxa xanun liga maqanyahy adi nagti wuso mehersaday arimihisa so dhamestay habenki danbe caadi lila hadlaye marke 1wek kaso waregatay aa riyadi usheegay markasu igu qoslay waa kaftanay wakala sexany ugu danbeen haben ano facebookisa iska kiciye markas farin so dhacday asi iyo saxibkis ku shekesteen aygo ka hadlayo nagti afareheda iyo asoo dhahyo wa fura meherkedana wa sina ani qalbiga igubtay wa amini wye hadan screen ka qaday wa udiray wuu inkiray dagal dher kadib wuu qirtay wuxu ishegay inuu furay si kasto ani waxan xal u arkay inaa ka haro because mustaqbalkeyga ka fikiray go.aan ka qatay 😢waxa murug iyo oohin ku seexdaba malin ano hospital joogo iso wacay wuxu idhahy facebooka geyga password kisa isheeg markasa dhahy wa jloobe markasu idhahy gabadhii aa sawirkeeda kuso diri jiray aa ku dhihi jiray ma aqaani qofkan aa facebooka geyga siiye adina wa ku siiye hada waxa raba ina facebooka password iska badalo ana waxa dhahy why usiisay wuxu ishegay inu xirir kala dhexey ani mesha jogo wa aqon waye hospital awalba xanun u imaday baritan guud li marsiye negative lidhahy xita paracetamol lima so qorin xfadayda iska imaday waa iska samray any hada wa iska iloobay kadibna wax xirir masamenin asna ilahy qalbigayga wa iga rebay alx😢

    • @bashirahmedahmed6475
      @bashirahmedahmed6475 3 หลายเดือนก่อน +6

      Qof wax jeclel markaad tahay sheekoyin dhan oo jacayl ah waad dhamyn kartaa akhriskoda waxaan ku rajaynayaa will khyr qaba

    • @user-ek6fo6pr4c
      @user-ek6fo6pr4c 3 หลายเดือนก่อน +4

      Waa xanuun abaayo alx hadu illahey qalbiga kaaga saaray hada kahor Ani telephone baari fariin ka la kulmay mar dambe ma baarin amàan iska siiyay qalbi jab kale maxaa iiso arkay

    • @ikraamali7645
      @ikraamali7645 3 หลายเดือนก่อน +2

      Wlhi waa qiso xanuun bdn qoraaal dheer ano jeclyn ayan hda dhamystay aad ugu xumahy runtii gbr qalbi wngsn thy badal qayr qabo kurajeynaa abayo mcn kaas qofkagi mahayn qalbi wngsn kufahmo allaha haku siiyo 😢

    • @HaidarAli-fp4yg
      @HaidarAli-fp4yg 3 หลายเดือนก่อน +3

      Keep going sister calafkaaga wali wye iska sug insha allah

    • @rakia143
      @rakia143 3 หลายเดือนก่อน +3

      Barabiyo sidaa cml laba mar igu dhacdy mar intaa kucafiyey ayuu hadanna marlabaad sameeyey ciil iga qabty 3 Sano wada soconey ramaadankaan dhaxdiisa kala harnay naago maaro uga waayey 😢

  • @saidohayle8694
    @saidohayle8694 3 หลายเดือนก่อน +15

    Wlhi blhi tlhi mid xun oo saaid iiqalbi jabiyay ayaan somaray illahow mid wanagsan oo qalbi wanagsan oonaxariisbadan oodhibkan somaray ku iloobo ii dooq yaarabi

    • @nafidias273
      @nafidias273 3 หลายเดือนก่อน

      Amin

    • @42325
      @42325 3 หลายเดือนก่อน

      Welcome sister anba sidoo😂kle hada waxan ilaahay😂ka baryayaa mid aan qalbigeeda ilaaliyo iyana i ilaalisa soodhawaw wll ila soo xidhiidh

    • @CabdiCiiltire
      @CabdiCiiltire 3 หลายเดือนก่อน

      Ani. Waaye. Hadii aan is fahano. Jecyl. Naxariis. Iyo. Wax walba oo aan awoodo kuu sameynaa

  • @user-oy3fi9yo4i
    @user-oy3fi9yo4i 3 หลายเดือนก่อน +22

    Asc asxabta Walalkey Jakarta

  • @Muztapha
    @Muztapha 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wuu ku qayaamaay balse wxn kuugu duceeynaa inaad hesho mid aad isku faraxsantihiin quruxeey❤❤

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 3 หลายเดือนก่อน +10

    Anigu jaceylka aan naftayda ka helin qof ayaa ku siin maan aaminsani kan qof ila yimaadan waxaan u aqaaan aan waada socono barina hadaan isfahmiweynana aan kale harno wax xasuus la dhahana majirto dee kumana aqaan ayaan oran hadaan kale harnana macsalamo 👏👏

  • @user-rl1hp7jp9f
    @user-rl1hp7jp9f 3 หลายเดือนก่อน +7

    Runtii. Nasteexo. Waa Gabar. Wanaagsan. Mashaa alaaah

  • @user-zx9uq1zy2t
    @user-zx9uq1zy2t 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha allaah waa qiso xanuun badan inta isjecel ilaah ha isku barakeeyo dhexdoodana khilaafka ilaah uma keeno aamiin❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasrayasin1378
    @nasrayasin1378 3 หลายเดือนก่อน +11

    Jakartow qisadaada sugeena😅😂❤

  • @cayshacuud2437
    @cayshacuud2437 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allh wll qaali ah ninkarmeed qalbi furan my bro jakerta Alle hano kaa xifdiyo adiga iyo kuwa kula mid ka ah tankla aad ayey u mahadsan tahay my sister nasteexo queen dumar wllhy aniga qisadaan si dhab ah ayaan u dareemay iyo waliba waannada dhaxal kalka ah❤

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo 3 หลายเดือนก่อน +7

    Amrda an jeclhay mcn guul ❤❤❤❤ iyo gwnimo

  • @adeshali-qv9tu
    @adeshali-qv9tu 3 หลายเดือนก่อน +5

    Jakarta ninka kali qabdah fahamu yatahay wlhi marka wellkey mcn hurmar wacan ayan kurajanaya sitha athi camel ina samayo iko sodocaya wellkey ❤

  • @user-xh3pd4il3l
    @user-xh3pd4il3l 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Abyo mcn ku xafido ❤❤

  • @user-go8wt4ri3n
    @user-go8wt4ri3n 3 หลายเดือนก่อน +14

    Midoo la oydan anaa haayo lkn wareysi ma jecli 😢😢

  • @Niama-nalka.871
    @Niama-nalka.871 3 หลายเดือนก่อน +30

    Wlhi wll jakarta legend aa tahey hore u soco ilaa million ka inta ka gaareyso iyo in ka badan waa ku wadana❤

    • @abdirizakjakaarta
      @abdirizakjakaarta  3 หลายเดือนก่อน +7

      Thanks ❤❤

    • @cabdallacagey2632
      @cabdallacagey2632 3 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@abdirizakjakaarta afka soomaliga waa mahadsanid adeer😂😂😂

  • @user-od3xp7jz9u
    @user-od3xp7jz9u 3 หลายเดือนก่อน

    Jiileeca intaas leeg ma yaqanan isaaqu dumaroow hays jabinina o is adkeeya ❤❤

  • @AbdulqaniMohammed-ve5vn
    @AbdulqaniMohammed-ve5vn 3 หลายเดือนก่อน +12

    Wlhi rag hada nahay ben iyo iyo qayano nala gama wayo gabdow is ilaliya plz🙏

    • @MushtaqMohamud
      @MushtaqMohamud 3 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂 ma isa shegeysiin marka😂😂😂

    • @AbdulqaniMohammed-ve5vn
      @AbdulqaniMohammed-ve5vn 3 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@MushtaqMohamudHaa wlhi xaqiiqatan illahay ishoda dinac ha naga mariyo malin walbo gbr oyneso ba naga hor imatana waxan qayamane wa un rag

    • @xafsocabdi7902
      @xafsocabdi7902 3 หลายเดือนก่อน

      Runbdanaa😂

    • @AbdulqaniMohammed-ve5vn
      @AbdulqaniMohammed-ve5vn 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@xafsocabdi7902 godka hada ku dacdo adiga isku kenay😂😂

  • @user-eh3nk3yg6l
    @user-eh3nk3yg6l 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ala queeneey hora uu soco guuleyso xabibti waxa tahay ruun ahàti gabar aqil badn naxaris leh m.a karati badna ❤ I.a waxan ku rajena Ina is hashan jeclkaga guuleyso mcnto ❤😢

  • @user-mc5po9fs9g
    @user-mc5po9fs9g 3 หลายเดือนก่อน +12

    Scw

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 3 หลายเดือนก่อน +4

    Kala xaNuun badan qisooyinku Dhuubo Buldhuq Boosteeyo io nasteexo in kastoo Buldhuq Aan aad uga Naxay😢😢 Badanaa waan ooyaa in ay aniga igu dhaceen cml Qisooyinka😢 Is adkeeya Abaayayaal waad Guulaysanaysaan😢❤

    • @user-ii3iy1jr6x
      @user-ii3iy1jr6x 3 หลายเดือนก่อน

      Sheeko kasto run maaha

  • @user-hi7jc6wf9x
    @user-hi7jc6wf9x 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi jakarta waxan u hesan jiray rux ad u xun astan ayan ku bartay inankan lkn hada ad ayan ubjcladay wllkey jcl wllnimo jakarta ❤❤❤❤lov you wll sare barasho horteda dadka lama naco hada ayan ogaday horay usoco jaaw jaaaw

  • @hassannoorbuule3196
    @hassannoorbuule3196 3 หลายเดือนก่อน +12

    Nasteexa indho igeyaaaaau🎉 war igeyaaaay❤ from wajeer.

    • @user-bn8zk7xs6h
      @user-bn8zk7xs6h 3 หลายเดือนก่อน +1

      Mxaa ka rabtaa qofta

    • @hassannoorbuule3196
      @hassannoorbuule3196 3 หลายเดือนก่อน

      Waa jeclahay i love you so much nasteexp

    • @user-in8qu2rm7o
      @user-in8qu2rm7o 3 หลายเดือนก่อน

      Sorry 😢😢😢😢😢

  • @sadiasadia19191m
    @sadiasadia19191m 3 หลายเดือนก่อน +1

    2020 waaa sanadka an jecleyn OO nafis dareemin wllhi waxan xasuusta ayeeyadey dhimatey wax xun iyo wax fcn aqoon Wlhi 🥲🥲🥲🥲

  • @MohamedAbdiladiif-su7zv
    @MohamedAbdiladiif-su7zv 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi wllshei nasteexo wxaa leeyahy ilaahy haku amaansado wllshei mcn

  • @AyaanabdiAyaanqurux
    @AyaanabdiAyaanqurux 3 หลายเดือนก่อน +6

    Wllhi waa sasx waa kuku racsanahy wllhi siid baa uilmenaa runti balse weyba noqorantahy inaa raga u ilmeeno 😢😢😢

  • @abdirasakidris2114
    @abdirasakidris2114 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa allaah gabdho qurquruxbadan uunbaa nosoo qaqabataa❤

  • @user-cc7oy9iw3o
    @user-cc7oy9iw3o 3 หลายเดือนก่อน +1

    Salaam sare Jakarta legend.. Sido kale nisteho my sorry yqay umaqalantit wlhi inlugu qiyama❤❤

  • @-Y95
    @-Y95 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ramadan Karim ☪️🇩🇯🕌🌙 Nastexo😢🎉

  • @XamseMaxamud-do9qy
    @XamseMaxamud-do9qy 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asc zxp jikaarto adiga iyo nasteexaba waan idin salaamay ee waxaan kaa codsanaayaa in aad sii wado barnaamijkan oo aad habla kalena aad waraysato waxaad kahelaysaa cisooyin dhab ah sida dhuubo dhexyar iyo boosteeyo iyo waliba marwo buldhq waan ubogay zxp dhamaan hablahaana mid walba waxay jeceshay ilaahay hasiiyo

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 3 หลายเดือนก่อน

    Xaliimo faarax kaligaa in uu kula hadlo haku riyoon dreamka kabax

  • @nasriitaclsalaan
    @nasriitaclsalaan 3 หลายเดือนก่อน

    Qof mar ku khiyaamay laba iyo sadexba wy fududay in uu ku celiyo haku noqon khiyaanoolaha👏🏻

  • @user-db8ny6ei9q
    @user-db8ny6ei9q 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa baara saaid ubaara abow heelow biyo intey kuso gaarin a layska moosaa

  • @user-si7wg8zu3v
    @user-si7wg8zu3v 3 หลายเดือนก่อน +9

    Scw❤

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wax kastaaba kalsonida ayaa ka muhimsan.
    Nasteexo hal qodob ayaan kgu taageersanahy waana midaas ah Ninka inaan mobelkiisa la baadhin. Sabbtuna wax kale maahee waxa dhici karta qof iska so salaamay inay keento inuu qoys dhan ku burburo. Waan jeclaa cidnaba kuma doorsan balse waxa na kala kexeeyay mobelkaa

  • @deeqTurki7854
    @deeqTurki7854 3 หลายเดือนก่อน +1

    Alla waa gabadhan ka heli jiray❤ from waqoyi

  • @amednuur3490
    @amednuur3490 3 หลายเดือนก่อน

    Hoyoy hoyoy tan i dhaxaday tan ila dhalatay tan i dhashay Allah idin xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mustafeabdi5501
    @mustafeabdi5501 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaallh gabar qurxon oo qalbi wngsan

  • @mohaamohaa7723
    @mohaamohaa7723 3 หลายเดือนก่อน +3

    War nyw Qisa jacel moogii qiso kale majirta miyana😂

  • @InnocentBlueMackerel-su8cl
    @InnocentBlueMackerel-su8cl 3 หลายเดือนก่อน +35

    War nio gbda max loqiyam nasteh sorry abyo ❤

    • @hananhassan5363
      @hananhassan5363 3 หลายเดือนก่อน +1

      Yaa qiyama ayad nin aye 6 carura u dhashay kaso tagatya ciylkeed wabiga bulo burto ku dhacen alle aduun maxa Naga walib nolosh ka dhacaday😢

    • @qweenamish8222
      @qweenamish8222 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@hananhassan5363magabartaan yaar ayaa 6cunug dhashaay😮😊

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaana Allah. Allahayoow nabad iyo Nasteexo ummadda Somaliyeed dhamaantood

  • @user-sl8ug9nh5l
    @user-sl8ug9nh5l 3 หลายเดือนก่อน +4

    Jakarta❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-yd4pb6oe8t
    @user-yd4pb6oe8t 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hoorii uu Socon wll Jakarta 🤴🥺

  • @user-qj2kv5fr5d
    @user-qj2kv5fr5d 3 หลายเดือนก่อน +1

    ALLA gawadhan Run badana masha allah xaqiiq waye wllhi hadalkeeda😢💔

  • @BarkhaD_MUkHtarr
    @BarkhaD_MUkHtarr 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jakaarta hOrimar wacaN inaderr🎉❤

  • @user-ji9df9lz4b
    @user-ji9df9lz4b 3 หลายเดือนก่อน

    Agaha gabdha maxya ku hayiisata asaga maa qayamaya wllo jikarta horaya u soco waad Dulu qada badantahya maasha Allah 🎉🎉

  • @mataanyare7582
    @mataanyare7582 3 หลายเดือนก่อน +2

    Jakaarta waxey ka marosa allow qoftan iga hor kici 😂😂 feer aa u duuban atarishadan teda kle naag xiriir leh hano keenin, mar ee na caaysay ay ledahay suldaan heystaa😂😂

  • @ogaalkadayarta1066
    @ogaalkadayarta1066 3 หลายเดือนก่อน +2

    Nasteexoy ani iyo adi isku midbaa nanoo galey ilaahey ha inoo dhibdhaamo😢😮

  • @albertoyahya
    @albertoyahya 3 หลายเดือนก่อน +3

    anoo og in ay beentahay waan iska daawada somalida really walaahi

    • @user-jh5mc1ih8v
      @user-jh5mc1ih8v 2 หลายเดือนก่อน

      Sidee ku ogaatay in ay beentay .
      Your comment have no attention 😂😂😂

  • @mohamedsalat1896
    @mohamedsalat1896 3 หลายเดือนก่อน +2

    Illahow iga dhaaf inta dumar aan mobilka kudhageyste 😢

  • @Haleeye
    @Haleeye 3 หลายเดือนก่อน +1

    JAKARTA qosola igu dhishe niyow😅😅 anyway keep on rocking bro

  • @OmariSharif
    @OmariSharif 3 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga aya kamid ah wilisha qalbika kaonayo jakarta 😢

  • @ZakiyaAbdi
    @ZakiyaAbdi 3 หลายเดือนก่อน

    ما شا ء اللہ 💞❤️💯💯

  • @user-xt2xv4gx3c
    @user-xt2xv4gx3c 3 หลายเดือนก่อน

    Horey usoco wll intaan iyo inkabadan wad uqalantaa

  • @ikraammohamed5717
    @ikraammohamed5717 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wllhi naagahan waa caan raadis all nagahan dad ma dhalin miya media ka qaylinaya qisoyinka naso maray xita maradayda uma sheego

  • @AmirMohamedNuur
    @AmirMohamedNuur 3 หลายเดือนก่อน +2

    Jakarta yahye hunter❤🎉

  • @Sheikhadan-rn2ck
    @Sheikhadan-rn2ck 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nastexo qurux is not easy ❤

  • @user-xr3wq9yh6i
    @user-xr3wq9yh6i 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jakarta shaqa ficanahay sa zxp❤

  • @user-kf8rm8lh2r
    @user-kf8rm8lh2r 3 หลายเดือนก่อน +2

    Gabdhaha wallhey ah horta qalbiga alle ha idin qaboojiyo lkn wlhi idin isku keentaan waayo qofkaan ka aantiid waa nooleed hda neh wa noolaaneysaa mrka go aan ka qaado qofka ee ku dheh albaabka ku furan dheh

  • @CabdiQadar-zp2xe
    @CabdiQadar-zp2xe 3 หลายเดือนก่อน

    Wlhi gabar aaan hasaawno ayaa saas ah kaligeed ayaa shugaan sadaa ayadana sidoo kale❤

  • @user-hp6sz5xj8o
    @user-hp6sz5xj8o 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jakarta keep going talantigan wuu shaqeena❤

  • @ikraamali7645
    @ikraamali7645 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sax raga waa qiyaano badanyihiin ilahay kamagan galy mid iqiyaamo waa igu ogtahy inan telkisa baarin 😢

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 3 หลายเดือนก่อน

    Jakarta the one and only brother nolosha kuma xumayso iyo anagaba i.a jawjaw

  • @marushmanka710
    @marushmanka710 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ani qisaaa maliihii Mxa idaree😢😢

  • @user-fo3ok2bm5f
    @user-fo3ok2bm5f 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asxabay jacal ayah layahay waxan rbah inan xalal gu laloh ayan rbah isodocayah

  • @user-xi3se7qg1d
    @user-xi3se7qg1d 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jikarta keep going

  • @updullahihajihassan-wn7do
    @updullahihajihassan-wn7do 3 หลายเดือนก่อน +2

    Jakarta gulleyzo proder❤

  • @AmirMohamedNuur
    @AmirMohamedNuur 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nastexo indho wan ku tagera wan ku wata sorry 😢lkn walshey keep going my dear sister ❤😊

  • @AbuubakrCumar
    @AbuubakrCumar 3 หลายเดือนก่อน

    Mid hadii Ku xumeeyo mid Ka fcn helaysaa😢Isha allah ❤

  • @OSMANKEIR
    @OSMANKEIR 3 หลายเดือนก่อน +1

    Exactly nestaxa it's very true

  • @maryansharif9464
    @maryansharif9464 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi warunteda taleefanada habarina

  • @IssackMohamedsSheikh-ji4yu
    @IssackMohamedsSheikh-ji4yu 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah gabadhan wa qof qeyma leh, raga waxan leyahay wa nagala sheegtay ee wa side xarfaney an istoosino kkkkk

  • @farxiyocali3609
    @farxiyocali3609 3 หลายเดือนก่อน

    Aan ku salina xabiibkena maxamed scw scw é

  • @user-du8ph1mo6i
    @user-du8ph1mo6i 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waraa nagahaan waxan ma jilaan mid kasto oo raga lugooy so Yutubka hor imahee 😅😅😅😅😅😅😅

    • @YahyeFarah-kx7zx
      @YahyeFarah-kx7zx 3 หลายเดือนก่อน

      Xaqiiqta saxda noma shegin qoftan balse sheekada ayy isku camiirtay wye

  • @AliSiyat-gv3if
    @AliSiyat-gv3if 3 หลายเดือนก่อน +1

    Boys are same in terms of relationship within teenage level😊. Farahs are not easy 😅

  • @HamdiQurux-ob4zv
    @HamdiQurux-ob4zv 3 หลายเดือนก่อน +1

    Anbe sas😢aya liga onsiyay😢wana sugaa ilaa io hada mid idhorta❤benetada ma aho ninmka waa qayanolayal😢

  • @cabdimahad46
    @cabdimahad46 3 หลายเดือนก่อน +1

    رمضان مبارك❤last day of ramadaan ❤

  • @abdishakura
    @abdishakura 3 หลายเดือนก่อน +6

    Ruuntii gbdhaha ayagana ma jeclo nin an lacag lahayn mxa diidey kuwa shiidka ah ine wax dhawacaan😂🥺💔

    • @sihamcabdulahi1057
      @sihamcabdulahi1057 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 yaab kle

    • @sihamcabdulahi1057
      @sihamcabdulahi1057 3 หลายเดือนก่อน

      War iyo gaba gabadiisa shaqeyso 😂

    • @abdishakura
      @abdishakura 3 หลายเดือนก่อน

      @@sihamcabdulahi1057 adaan ku qubeyna bishiina lcag kma rapo shqeyso ceeb mha🤣💔

  • @user-xl7wn2ye6o
    @user-xl7wn2ye6o 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ooo keyalahan indho fiiq miyaad gashay midke kuxumeyana waan garali galinaa suldankan aad shage haduu xumado nosoosheg waan xeraynaa shuute ayaan udhiibaynaa midke hore naga fakadaa

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qisada wan lasoo cada ❤

  • @user-bb3us4zt1b
    @user-bb3us4zt1b 3 หลายเดือนก่อน +4

    Jikarta muqdisho meel lagu nafiso ka furey 😢😂lkn Exkeyga goorma so hadlayaa eyga😭🥲🥹💔😂😂

  • @user-cc9cv3rq5i
    @user-cc9cv3rq5i 3 หลายเดือนก่อน +1

    War Nio waxan wax meel lala soo fadhiisto maahan😊

  • @SabiriinDahir
    @SabiriinDahir 3 หลายเดือนก่อน

    Masha.alaaha.abaayo❤❤

  • @ayanelmi2023
    @ayanelmi2023 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mar hada qayaano ku atagtid why ugu laab laabaneysa marba qof kugu soo diraya go.an yeesga dumarrow nin ama hakuvqabi ama la soco hadu ku qayaano ka tag haku laaban joojiya daciifnimada marka hore haka tagin ooy cakaacal laakiin hadad katagto haku laaban oo ha raadsanin qalbijab kale ooka weyn ha raadsan horey u socda dumarow😢😢

  • @yussufhassan486
    @yussufhassan486 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nastexo farin muhim ah ayay dirtay hala qato every one of us

  • @kingmhassan
    @kingmhassan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nasteho Indhoo ii raadhiyaa😂❤

  • @xafsamaxamed2934
    @xafsamaxamed2934 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waaa xaqiiiq waliga mobile ha isku baarin kalsonida kaa dhumee qofnimaadadana hoos u dhacee halaga waantobo

  • @cabdallacagey2632
    @cabdallacagey2632 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan markii hore ayn layabaanaa (Dumarland) adeer mustaqbal ayaa kusugaaya taada kafikir
    Mashruuca cusub ee tik tok kasocon waayay ayaa podcast wax lagu magalada losoo warejiyaya adeer shaqaa sharaf leh orodoo shaqo yeelo waxaan haku kadsoomin
    Adigana yarta mustaqbal haysaga ciyaarin wallhi waad fashilmi dontaan wallahi

  • @user-rz9jd3ku9e
    @user-rz9jd3ku9e 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wey kusaxan thy dhanka talefanka👍👍

  • @CismaanCismaan-fg4bn
    @CismaanCismaan-fg4bn 3 หลายเดือนก่อน +2

    Kusali nabiga❤❤❤❤

  • @saynababdi6226
    @saynababdi6226 3 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂 nastexo indho wllhyi talo ficn bay soo jedisay lkn ragu yay na khiyaamin dumaroowna aynu jojino khiyamoda

  • @Somalibarbie1
    @Somalibarbie1 3 หลายเดือนก่อน +7

    walahi adoonka qofkasto qiso ugaar ah ayuu layahay thanks for sharing your story nastexo indho.

  • @Mudysaransoor
    @Mudysaransoor 3 หลายเดือนก่อน +2

    Nastexoo walal waxaa kuhayaaa jacayl mahaan ee waa qooq eee gursooo walal

  • @kaltumaibrahim2405
    @kaltumaibrahim2405 3 หลายเดือนก่อน +1

    Really 😢bentada ma ahn wilasha xanuunkas iney qalbiga kadareman wye😢😢

  • @ogaalkadayarta1066
    @ogaalkadayarta1066 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hablihii meel ay kunafisaan baa loo furey😢😂