GAROOB IGA WEEN QUDBISIRO IGILISAY KADIB SIR UQARSANED OGADAY

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 755

  • @nuurcool
    @nuurcool หลายเดือนก่อน +140

    Inta jecla nabiga aynu ku wada salino scw scw scw ❤❤❤

  • @jackc.adnaan
    @jackc.adnaan หลายเดือนก่อน +49

    Caawa Wad Seexaneysaa Ma ogid in aad soo
    kici doontid ee ku Sali Nabigeena Muxamed scw

  • @user-st7vy8tt2i
    @user-st7vy8tt2i หลายเดือนก่อน +94

    Maya maya maya ridwaanoow waxaan inaad soo gudbiso ma aha wll irsaaqada meel kale oo kaaga qeyr badan wax ka doon .sidaan si ma ahee.

    • @winner9970
      @winner9970 หลายเดือนก่อน +1

      Dadka ku xidhan ma ixtiramayo😢

    • @MaryanCali-ts6vb
      @MaryanCali-ts6vb หลายเดือนก่อน

      𝚜𝚊𝚊𝚜 𝚠𝚢𝚎😢

  • @siyadhassan6391
    @siyadhassan6391 หลายเดือนก่อน +64

    Midaan hadaan aaminaa dameer naag u tagaaayo anaga xoolo maad noo maleeseen

    • @Lucky207y
      @Lucky207y หลายเดือนก่อน +2

      Lkn inee run thy lga ypaa qisada lkn tan run ma aha umlyna 😅

    • @Amiinze7
      @Amiinze7 หลายเดือนก่อน +1

      😂

    • @missmudug
      @missmudug หลายเดือนก่อน

      😅

    • @rahmamhassan8302
      @rahmamhassan8302 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

  • @AbdiMuxumed-tm3mz
    @AbdiMuxumed-tm3mz หลายเดือนก่อน +54

    Ninkaan isaga armuu yahay dameer sheekadiisa dhan dameer ayuu ku bilaabay wuuna ku dhameeyay😳

    • @farhiyohashi236
      @farhiyohashi236 หลายเดือนก่อน +1

      Walahi iskuwaxbanu kafakaray

    • @QaniYusuf
      @QaniYusuf หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @mohamedAbdillahiElmi-ni7md
      @mohamedAbdillahiElmi-ni7md หลายเดือนก่อน

      Meeaha dameerku maray miyaanay waynaanin

    • @edebsanmohamed5036
      @edebsanmohamed5036 หลายเดือนก่อน

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @Imanx602
      @Imanx602 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sucaadmaxamed8401
    @sucaadmaxamed8401 หลายเดือนก่อน +48

    Beentii oo qof ah 😮😂😂

  • @Maftuuxmahdi
    @Maftuuxmahdi หลายเดือนก่อน +50

    أللهم أنصر إخواننا المستضعفين في غزة وارحم شهداء هم واشوف جر يحهم واظعم جانعهم واسق عاطشهم وفرج كربهم واسترعور اتهم وآمن روعاتهم وانتقم من الصهاينة ومن والا هم.🇵🇸🤲

    • @Kaafiya_25
      @Kaafiya_25 หลายเดือนก่อน +4

      الهم امين يا رب العالمين 😢🤲🏾🤲🏾

    • @MukhtaarAxmed-xe7rq
      @MukhtaarAxmed-xe7rq หลายเดือนก่อน +1

      Allahayowgulaystawalaleheengasakudulmanunaunanaxarisoshuhadadadhawocodanaaragonkodanauhilionkodanakawarabidhibkodanakadulqadedantodanakadulqada

    • @khaalidyare4252
      @khaalidyare4252 หลายเดือนก่อน +2

      اللهم آمين يارب العالمين

    • @user-ch5oe2ql4d
      @user-ch5oe2ql4d หลายเดือนก่อน +1

      😢❤❤🤲

    • @QotofUmmuSaad
      @QotofUmmuSaad หลายเดือนก่อน +1

      Amin thumb amiin

  • @aaryanali9355
    @aaryanali9355 หลายเดือนก่อน +21

    Canugaan qof xanaaqsan oo maseersan waaye ama qof caqli ahaa u caafimaad qabo ma aha

  • @kawtharmahmod2799
    @kawtharmahmod2799 หลายเดือนก่อน +11

    Wlhi dadka dhaqanka xun weso badonoyan bal arag hada cunugaan dhaqan xumada oo mesha laso fadhiste gabar dad sharaf leh dhaleen buu ugafaayaa Subhanallah

  • @umucabdirixmaanxawaa4899
    @umucabdirixmaanxawaa4899 หลายเดือนก่อน +13

    Naag baa dameer u tagay
    Caqligu ma yeelaya waad waa lantahay adiga iyo asagaba waad habaaran tahay Ridwaan xaqiiqdii

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 หลายเดือนก่อน +19

    Qisadan qiso waalan waaye waana wiil xaaskisa la isku dirayo u arka

  • @sulejamito8968
    @sulejamito8968 หลายเดือนก่อน +22

    Subhannalah waar Umada benta kadaafa

  • @yooniscali1488
    @yooniscali1488 หลายเดือนก่อน +33

    Ridwaanoow waxwalbo bulshada halawadaagin, dad aqyaar ah baa kudaawadee waxaan waa qiyaali.

  • @fartunxaalifaraax5694
    @fartunxaalifaraax5694 หลายเดือนก่อน +18

    Waxan mafahamin dalqa daama ayaan udulqadanay wamaxay dameerkuna dhibka naagadaya

    • @CR7HD-YT-2025
      @CR7HD-YT-2025 หลายเดือนก่อน +1

      Ma ila yaabtey 😂😂

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 หลายเดือนก่อน +17

    Subhana Allah
    War dadkaaan iska Wada khayaaama maxaaa waaye?❤️❤️ciyaaal miyaaan nahay wax maqcuuq ah noo sheeeg??❤️❤️

    • @kadradahir7287
      @kadradahir7287 หลายเดือนก่อน

      Kani waa xaga xiska yaan la isku daalin

  • @zulluufahimagabu6050
    @zulluufahimagabu6050 หลายเดือนก่อน +14

    Ridwan this is the worst story i have ever watched waallahi....it has no interest and no meaning 💯💯💯

  • @user-wh4cv8hh2w
    @user-wh4cv8hh2w หลายเดือนก่อน +7

    Subxanallah war ridwanow waxan somcada yey ka haleyn dadka nocan ah qofkan wuxu ku hadla weligey ma maqlin

    • @user-vz9qv8zw2r
      @user-vz9qv8zw2r หลายเดือนก่อน

      Sumado muurabaa xaraamiga

  • @abdifatahmahamud6289
    @abdifatahmahamud6289 หลายเดือนก่อน +20

    Subxanallah benale waye kaan

  • @seed3966
    @seed3966 หลายเดือนก่อน +11

    Asc dameer. Ciyey muxuu sheegi ? waa yaab yaabkiii dheh kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @ABDIRAHMAN5558
    @ABDIRAHMAN5558 หลายเดือนก่อน +6

    Ninkan Ridwaan Wuu Ka Waaley
    Is not impossible Ku lahaa 😂

  • @NasteexoCabdiraxmaan-wl2ef
    @NasteexoCabdiraxmaan-wl2ef หลายเดือนก่อน +32

    Love isaar hadaa single thy

    • @Kaafiya_25
      @Kaafiya_25 หลายเดือนก่อน

      Dhexda taganahay like masri karaa😂

    • @Cristianoronaldo-gt1234
      @Cristianoronaldo-gt1234 หลายเดือนก่อน

      ​@@Kaafiya_25weykufurabtahay ani hata😂😂

  • @farhiyohashi236
    @farhiyohashi236 หลายเดือนก่อน +10

    Ninkan lahjad rer somali galbeed xatamale Tikale cunugan yar Bismilahi sku aha maxawaye

  • @user-ry8fp4ze2z
    @user-ry8fp4ze2z หลายเดือนก่อน +11

    800k coming soon l.a ❤❤❤

  • @ismahanmohamedismahanmoham3054
    @ismahanmohamedismahanmoham3054 หลายเดือนก่อน +6

    800K coming soon 🎉🎉🎉🎉keep going 👏🏾👏🏾👏🏾

    • @awilfarah6375
      @awilfarah6375 หลายเดือนก่อน

      So what so special about k800???

  • @faadumomaxamed6904
    @faadumomaxamed6904 หลายเดือนก่อน +1

    Ridwaanow waxani waa been cad ee umada haw soo gudbin wll khayr Alle haku siiyee

  • @roda9968
    @roda9968 หลายเดือนก่อน +4

    Sc ridwan barnamigkan caruraha iyo dadka wax magarata ah wax kasta umalaynaya in ay qisa tahay waxa fican in ad dadka ka joojiso because dadka badidoda waxa ay ka shekaynayan ma aha wax Qiso lagu tilmamikaro wa malaayacni iyo wax yaalo ceeb ah subxaana llaah

  • @ahmedsade9314
    @ahmedsade9314 หลายเดือนก่อน +2

    The legend ridhwan isack🔥👍

  • @AbukarBulbul
    @AbukarBulbul หลายเดือนก่อน +2

    Waa iska qiyaali aan wada aragno gabdhaha soomaaliyeedna loogu gafaaya sxbyaal
    Isaga ayaa ah dameer maseersan waana iska cadahay

  • @DekoOmarIbrahim
    @DekoOmarIbrahim 23 วันที่ผ่านมา +1

    Subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah
    War alle kabaqa kan halagaqabto muslimiinta
    Nin aduun joogoow maxaa aragti kuulaaban beenta bulshada kalatag alle hakusoo hadyeeyo😢😢😢😢

  • @shamsoshaqlandesign4934
    @shamsoshaqlandesign4934 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkkkkkkkk sxb waa sheeko igu cusub kkkkkkkkk war kale ha noo keeno

  • @DeeqaQurux-bp7jl
    @DeeqaQurux-bp7jl หลายเดือนก่อน +17

    Waxa noqday qofta ugu horeso ay aragty❤

  • @HodanApdi-nk7gh
    @HodanApdi-nk7gh หลายเดือนก่อน +2

    Illhow ceebahena astur nio Rudwan wax walba bulshada ha horkenin ee qofku marku kuso waco hubso ma wax aqliga galayu wada mise waxan jirin😊😊

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 หลายเดือนก่อน +3

    Oo Nio Naag Dameer Baratay adi See Kuugu Qanci Jirtay 😂teeda kale qaabkee ooga xaajoonayay ma istaag ma jiif qaabkee taloow😂😂😂

  • @Cristianoronaldo-gt1234
    @Cristianoronaldo-gt1234 หลายเดือนก่อน +2

    Damerkas ana leeh iiamin ridhwan 😮😂😅

  • @Qaali786
    @Qaali786 หลายเดือนก่อน +3

    Ridhwaan waxaan kula talinaa inuusan bulshada ku xiran waxwalba ula imaan shalay waxaan fiirsanay dalaq dam mantane dameer iyo naag kulmay wll waxaas foolxumadaa iskadaa dadka kuula imaanayana ha wareysanin

  • @siyadgedi8852
    @siyadgedi8852 หลายเดือนก่อน +1

    800k coming soon I:a brother ❤

  • @user-te4jk5hp4l
    @user-te4jk5hp4l หลายเดือนก่อน +4

    Qofki ugu horey o arka😮😊😊

  • @Ahmadkhadar9
    @Ahmadkhadar9 หลายเดือนก่อน +3

    Wa Beentiis😂 💯😂

  • @fatimaabdi2702
    @fatimaabdi2702 หลายเดือนก่อน +2

    Acuudka bilaahi wax yaalaha qaar Ha so gudbin ridwan wxna lagama faidayo

  • @ashonero6293
    @ashonero6293 หลายเดือนก่อน

    Subxaaanaha lallaaaah ridwan wiilka caaadi maba aheee hala baaaro o dhaqtar ha la geeeyo😂😂😂

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkaan Waa Fahmeenaa Sheekadiisa Caanimada wada Kale Ha Lagu raadiyo Naag dameer U Tagay Meeshaasaa lagu aasi Lahaa wlhy 😂

  • @MariamAhmed-st9tz
    @MariamAhmed-st9tz หลายเดือนก่อน +8

    Subhanallah

  • @zainabluul6331
    @zainabluul6331 หลายเดือนก่อน +1

    Cunugan waaxa ka muqda cadho sababto ah marki ay gaxanwayday inay Canada kayso bu uso fadhistay waa cadho Canada ka kacday buu inandhan sharaftedi ku dheelaya Larkin Ridwan inu soosidayo may ahayn waad xiqnaad Malayan caymoyaane itaqulallaha

  • @nastehcabdullahi850
    @nastehcabdullahi850 หลายเดือนก่อน +5

    Legend kii ugu horeeyey oo dameer kamaseeray😅😅

    • @user-kb6ye5ki3p
      @user-kb6ye5ki3p หลายเดือนก่อน

      Wxs ma wx ka yeellaBaa wllowww😂

  • @yasminabdirahman4706
    @yasminabdirahman4706 หลายเดือนก่อน +6

    It alie subhanaAllah

  • @samatarabdulahi8154
    @samatarabdulahi8154 หลายเดือนก่อน +1

    Ridwaan intaada soo gudbinin sxb ciyaarta naga soo baandhee takale dadka dhimirka la na hasoo waraysanin waalida dhaqantaa way badantahay kkkkk

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekadiisa dhan dameer dameer.
    Dameer naagta iga tagay.
    Nin baa hada kahor dameer utagay.
    Kaadi dameer baan ku istaagay.
    Dameer dad ladhaqan ah waaye.
    There is some thing b/w this man and the donkey.

  • @user-ys9tf3mo6t
    @user-ys9tf3mo6t หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallh waxan been miyaa mise wa run

  • @issamuhumed
    @issamuhumed หลายเดือนก่อน

    Subxanallah 😳 waaa beeeeeen weyn

  • @mohammadjelle
    @mohammadjelle หลายเดือนก่อน +11

    Kan been weyna🙆🏾‍♂️😂😂😂😂😂

    • @Cristianoronaldo-gt1234
      @Cristianoronaldo-gt1234 หลายเดือนก่อน +2

      Mohamedow damerkas adi maleh😂😂

    • @mohammadjelle
      @mohammadjelle หลายเดือนก่อน

      Yaaah😂😂😂😂ani maigukekente😂

    • @Cristianoronaldo-gt1234
      @Cristianoronaldo-gt1234 หลายเดือนก่อน

      @@mohammadjelle wilka saas deehe😁😂😂

  • @abdulkadiryusuf8483
    @abdulkadiryusuf8483 หลายเดือนก่อน

    Ridwaan Bro Dameer iyo Beni Aadam Weligeed Bey Xiriir Lahaayeen. Waxaaba Jira Qaar Ka Mid Ah Filimada Xunxun oo Ay Sameeyaan Atariishooyin iyo Dameer.

  • @abdullahishariff9174
    @abdullahishariff9174 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah...... Can't believe it .

  • @user-bi7yf6dy5s
    @user-bi7yf6dy5s หลายเดือนก่อน

    Anaa ugu horeeyo 😅

  • @AbdullahiUmarhusein
    @AbdullahiUmarhusein หลายเดือนก่อน +4

    Hi guys ashraf waye aaa dhamey wallhi
    kan waa doqon dameer naag ila wasi jirey kullha 😂😂😂

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq หลายเดือนก่อน

    Amuu nin aha wuxu uusan dameer ahyn hhhhhhh mr dameer soo dhawaw

  • @maslahdais1576
    @maslahdais1576 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb ridwaan, before you post such broadcast, investigate wel,bcz you have integrity to the society

  • @Nin.xaasle.wa.wllkey.
    @Nin.xaasle.wa.wllkey. หลายเดือนก่อน +1

    Manta ma waxad no kenten naag iyo dameer aya isku tagay wale ten amini mayo wilkan iyo ridhwan hadn dumar nahay wa no keften 😢😢

  • @Hodanaadan-ou1rr
    @Hodanaadan-ou1rr หลายเดือนก่อน +1

    Wa ninki ugu horeyay dameer ka sheegya😅

  • @ShukriAsadjiirow
    @ShukriAsadjiirow 21 วันที่ผ่านมา

    Waxan wax laso daayo ma aheee wll dhaha ha naga dhusuqeeen wll ridwaan waxan oo kle hanoso deeen qalad waye dameer aa🤣🤣🤣🤣😅😅😅

  • @user-ry8fp4ze2z
    @user-ry8fp4ze2z หลายเดือนก่อน

    Fist comment 😊

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 หลายเดือนก่อน +1

    wlhi malmahan ridwan issak wuu sii xumanayaa wax ana la qadan karin buu keena bisinka

  • @qadrohalane9133
    @qadrohalane9133 หลายเดือนก่อน +1

    Wawareey aduun macan kii k dhamaday dheh yaah dameer aah subxanallaah war waxan wax dhici karo ma ah malah wiil ku wa xanuun san yahay bisink

  • @nimcomohamud1609
    @nimcomohamud1609 หลายเดือนก่อน +1

    Kani wa iska hadlaa inta dad ah aad soo wareysaday wiilkaan waqtiga aad siisay wa qasaaro caan raadis

  • @samiraelmi7581
    @samiraelmi7581 หลายเดือนก่อน

    Oh my goodness he made me laugh 😃 😂

  • @Abdallahmohamed59127
    @Abdallahmohamed59127 หลายเดือนก่อน +2

    Ridwaan malinba waxbaa kentaa dalaq dam iyo dameer iyo nagteyda wax ka dhaxeeyan hadane keentay xagee noo wadaa😂😂😂😂

  • @jahaazipoy7757
    @jahaazipoy7757 หลายเดือนก่อน +1

    Waryaa ridwan ninwalba waxa uu rabto unbuu iskaaka sheekeynaa
    Meeyshan
    Ridwan sxb maqaayada yaalaga ciyaarin

  • @nadiirbakaal2109
    @nadiirbakaal2109 หลายเดือนก่อน +3

    Subaxan Allha dameer miya naaga utaga ayan rumeesa marka

  • @AyaanSacid-yv3fn
    @AyaanSacid-yv3fn หลายเดือนก่อน

    ridwaan qofkan shardata yuhaleeynin

  • @yahyoosgym9726
    @yahyoosgym9726 หลายเดือนก่อน +1

    Ridwan waxan waa been ee dadka halawadagin waxyabaha qaar naag aya dameer ugalmuuta wax caqliga bini aadamka galaya subhanalah

  • @saadiamaalimmohamed
    @saadiamaalimmohamed หลายเดือนก่อน +2

    He is bitter because she left him😂

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 หลายเดือนก่อน +3

    Nin xanaaqsan,
    Aa u fahmay waa sey Ila tahy.

    • @BintiAbdi-en7hj
      @BintiAbdi-en7hj หลายเดือนก่อน

      Qaybta qaraarka waye wll

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallaah maantana ma dameer baa la keenay walee ragii waa waasheen war dhaqtar aad ilmahan meesha la keenayo waxay doonaan bay keenan aan caqliga gali karin yaab

  • @abdullahiibrahim2674
    @abdullahiibrahim2674 หลายเดือนก่อน +2

    Subhanallaah allaahu akbar..ridhwaan isaaq itaqillaah..aakhiro xasuuso please iyo godka yar ee cidhiidhiga...waxan beenta ah oo kale bulshada muslimiinta hausoo gudbin...hadii kale habaarkii culumada nairobi ayaa kugu dhicidoonta

  • @abdomaye
    @abdomaye หลายเดือนก่อน +3

    Qudbo siro waaa xaaraam

  • @dawodaacad7173
    @dawodaacad7173 หลายเดือนก่อน +3

    Unprofessional if you want to talk to someone, you’ll have to talk to without Camera after that, give it to us the story

  • @najmohaashi788
    @najmohaashi788 หลายเดือนก่อน

    Waa warey waxaas makentay ridwaan naga xishoo

  • @user-fu9sb5zp5i
    @user-fu9sb5zp5i หลายเดือนก่อน +1

    subhaanalah waa beenti udaraneeda aduunka maqalo😂😂😂😂

  • @user-sr9em8lj7c
    @user-sr9em8lj7c หลายเดือนก่อน

    Subxaan alh run ilama ekA qarkaasu xaqiiqda allAA OG

  • @hanidualle
    @hanidualle หลายเดือนก่อน +1

    😂😂 Ninkii Ogu doqonsanaa Maseerkii Dameerka ka galay Qaraar iga dheh Gabadha Canada markey Aaday ayee xiriirkii ujartay Markaad Tarabiyo fiican helin saan lee waaye Yaaab

  • @nasrayasin1378
    @nasrayasin1378 หลายเดือนก่อน +1

    Ridwaan dad waa weyn kuugu xrn wxn cml hso deyn Acuudu bilaah wa caan rdis wxn

  • @filsanahmed5395
    @filsanahmed5395 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah waxan suura gal aheyn ayuu kana layimid

  • @istaahilbarre410
    @istaahilbarre410 8 วันที่ผ่านมา

    Ridwaan qofkasta wakeeni naga hubi dadkaad keeni dameerkulaa😂😂😂😂

  • @FatmaAhmed-mb4je
    @FatmaAhmed-mb4je หลายเดือนก่อน +1

    Wax wanagsan in aa so gudbiso ayaa lagu yaqanay walalo irsaqadu mel xun yaya ka galin ilahay kabaqa subxan allah

  • @yumna4675
    @yumna4675 หลายเดือนก่อน +1

    21:23 Jelousey ile waye nagti wa tagte she is o
    In canada kale cebey camal tedikal asa damer utagi jire kadi damer kuostage io nin utaga arkey io maxa damer kudab dig jini damer kudaxnol 😂😂😂😂

  • @1FunNyVideoS555
    @1FunNyVideoS555 หลายเดือนก่อน +2

    Mudi anakaa ka walnay😂😂 ma wixibu ruun moday😂sxb hada qoralkan aragto wa ninki maxamed dhunkal aaha wlhi wa iga qoslisay😄😄😄

    • @user-ls9ey3sx5q
      @user-ls9ey3sx5q หลายเดือนก่อน

      War Nio Maxamud Sheq bashiir maho Oo rer Dollo ah

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah waxaan ookale lamasoogudbiyo gabdhaha yaan loogafin

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 หลายเดือนก่อน +1

    Ridwaanow meeshu way kaa halowday la soco hadaba waxaan keentay

  • @RabacoSheikh
    @RabacoSheikh หลายเดือนก่อน

    Yaaahuu ridwaanw anshax xumaada bulshada sameyn.beey kuleedahay sikadaa niyow

  • @user-xw5iq9en4q
    @user-xw5iq9en4q หลายเดือนก่อน

    Ridwaan Issack wll talO aannKu siiYo hdad waraYsigaN so daYnayso bariis ku GalY kalIya Samee Hubi intaadan so gudbin🫡🙏

  • @kiat987
    @kiat987 หลายเดือนก่อน +1

    Sheeko sheeko sheeka xariir 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan waan kayaabay subxaan allah dameer kaan muxuu kawadaa wale somali waxkataa kuarkasaa

  • @user-hv4mh3ji7k
    @user-hv4mh3ji7k หลายเดือนก่อน

    Ridhwanow umada somaliyed allah hakaaa soo qabto inshallah very soon

    • @AminaAbdulahi-ni1dh
      @AminaAbdulahi-ni1dh 8 วันที่ผ่านมา

      hah😂😂😂hahaa😂😂😂ahahaha😂😂ah

  • @hibojamaosman5781
    @hibojamaosman5781 หลายเดือนก่อน

    Aqas bal hada arag niinkaan ween waxa uu bulshada usoogudbinaayo ee subxaanalaah 😢

  • @shamsafarah2174
    @shamsafarah2174 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk riidhwaan walhi qosol

  • @lushapaecali2722
    @lushapaecali2722 หลายเดือนก่อน

    Ridwanow wllo alh kabaqee ilmaha yar beente mesha keeynayaan nagadaay na ixtiraam wlli😢

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah koley wey iskudirayaane meydhahaan ninka dameerkaa kudabamara

  • @simansiciid4842
    @simansiciid4842 หลายเดือนก่อน

    Ilhow na astuur subxaanallah

  • @NabadoonXarago-wt4qk
    @NabadoonXarago-wt4qk หลายเดือนก่อน

    Acudu bilaah waa been lugo leeh😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ABDULLAHIABDISHAKUR-by2nl
    @ABDULLAHIABDISHAKUR-by2nl หลายเดือนก่อน +3

    Kan waa funny 🤣

  • @omarmohamed-oq2if
    @omarmohamed-oq2if หลายเดือนก่อน

    Ridwan sheekadan waa drama iyo qosol 😊