CV-ga Sidda Loo Sameeyo ee Ugu Sahlan | Diblomaasi.com

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
  • www.diblomaasi...
    Waa muhiim inaan fahano ama aan barano sidda loo sameeyo CV-ga. Dabcan wax badan waxaad maqashay CV. Uma maleynaayo inaadan waxbo ka aqqoonin sidda loo sameeyo CV-ga, balse waxaan isku dayayaa inaan bixiyo tusaalle wanaagsan oo aad ku fahmi karto sidda ugu wanaagsan ee loo sameeyo CV-ga. Halkaan ka akhriso qoraalkaan oo dhammeystiran: www.diblomaasi...

ความคิดเห็น • 60

  • @garaadciisemediaproduction6294
    @garaadciisemediaproduction6294 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allaaah ustaad abdjabar sh.ahmed mahadsanid imbadan

  • @maandeqcllaahi4392
    @maandeqcllaahi4392 5 ปีที่แล้ว

    Masha alaah thnks wllkey waxa badn baad noo faaideysay cv aad ayuu uqurux badnaa

  • @hoodosadiiq842
    @hoodosadiiq842 3 ปีที่แล้ว +4

    Hada waan fahmay ismalihi qof ayaad odhan isoo qor cv

  • @husseinmataan8275
    @husseinmataan8275 8 ปีที่แล้ว +25

    CV qaabka aad usoo jeedisay waxbadan ayaa dhaliilo ka muuqdaan, marka kowaadee 1) Work Experience, lama soo hor marineyo shaqadii kuugu horeysa ee waxa list kowaad ah shaqada aad imika hayso ama kuugu dambeysay. adna taasi maad samayn oo waxaad kala horeysiisey shaqada 2009 iyo 2010, oo ta 2009 ayaa list-ga hor qortey. 2) Mida kali waa Aqoonta (Education) marka shaqo aad dooneyso loo shaqeeyuhu ama dadka hawsha xulashada ku jiraa aad waxay u doorbidaan qofka heerka jamacadeed ama aqoneed ee uu gaadhsiisan yahay, indhahoodu inay ku dhacaana ay jecelyahiin, halkan waxaad kala horeysiisey Master degree iyo Bachelor degree, waxana horeyn lahayd Master Degree.. 3) CV waxyaabo badan oo aan muhiim ahayn oo aad tidhi ka buuxiya ayaa jira, inaad tidhi sheega shakhsiga akhlaaqadiisa, inuu jecelyahay shaqobadan qabashadeed, inuu dhaqano badan yaqaano . hadaba waxaas oodhami kama dhigayaan CV Qof macquula oo professional ah. mid ogow female iyo male inaad sheegto loma baahna waxa ka muhiimsan inaad Title name samayso sida (Mr. iyo Mrs). Mahadsanid

    • @diblomaasi
      @diblomaasi  8 ปีที่แล้ว +6

      Waad ku mahadsantahay Hussein Mataan aragtidaada. Haddii aan waxyar ka tilmaamo qodobada aan sheegtay sidda Work Experience. Xirfadda shaqo ee aad soo qabatay waa muhiim. Haddii aad kala hor mariso taariikhda waa caadi balse balse qaabka aan u qoray waxaan ka tixraacay raaiikhda.
      2. Heerka waxbarasho, waa muhiim in Masterka lasoo horumarsiiyo hadana waxaad ogataa taariikh ahaan marka loo fiiriyo waxaa wanaagsan in Bachelor lasoo horumarsiiyo.
      3. Profile-ka asigana sidoo kale waa muhiim inaad wax badan ka tilmaamto sawabtoo ah, qofka is iibinaayo waa adiga. Waa in qofka uu sameeyo suuqgayn "Personal marketing"
      Mr. Mrs xittaa waad ka dhigi kartaa ama female iyo male labada dhinac waa la isticmaali karaa.
      Dabcan aragtidaada ma xumo, waad ku mahadsantahay inaad noo faa'ideyso.

  • @hoygaluuqaddaspanish-ka
    @hoygaluuqaddaspanish-ka 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah runtii wa badan baan ka faa'iiday hore u soco mudane Allena ha kaa abaal mariyo sxb

  • @ahmedabdullahi6699
    @ahmedabdullahi6699 6 ปีที่แล้ว

    ustaad khaalid masha allah si wcn baad nogu sharaxday jazaka allah

  • @keyfmacalin1537
    @keyfmacalin1537 5 ปีที่แล้ว

    Thanks wlaalo
    Jazaakalahu khayran waa jazaa
    Aad ayaan oga helay sifiicana waan u fahmay

  • @abdulaziizmohamed2541
    @abdulaziizmohamed2541 4 ปีที่แล้ว +1

    waad mahdsanthy qabkad u soo bandhigty

  • @kayfomar8939
    @kayfomar8939 5 ปีที่แล้ว

    masha allah bro wax badan baan kaa faiday thanks

  • @mohamudclaahi3366
    @mohamudclaahi3366 7 ปีที่แล้ว +6

    good job masuul sre

  • @iidawmuusegeele2204
    @iidawmuusegeele2204 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wax badan baan ka famay

  • @faysal3573
    @faysal3573 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansha ALLAH si wanaagsan agaad noogu sharaxday

    • @nadiracishqi1338
      @nadiracishqi1338 3 ปีที่แล้ว +1

      I a abdallahi

    • @faysal3573
      @faysal3573 3 ปีที่แล้ว

      @@nadiracishqi1338 hhhh 3 years ago

  • @Abdirahman-Koronto
    @Abdirahman-Koronto 2 ปีที่แล้ว

    Thaks dear teacher

  • @ruunfamilyvlogs176
    @ruunfamilyvlogs176 2 ปีที่แล้ว

    Thankz wll wan kaa faidnay

  • @hoodosadiiq842
    @hoodosadiiq842 3 ปีที่แล้ว

    Waad maahdsantay wll alleh hakaa abaal mariyo waxaad ibartay cilmi iga dhiman tasoon marka hore uhaystaye in cvga kaliya laqoro magacaaga iyo waxaad soo baraty ookliya sehada aan waxbadan kaa fahmay
    Marlaab waxaan kuleyy waad mahadsanty

  • @walaalsd2937
    @walaalsd2937 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin

  • @Hakiimishorts14
    @Hakiimishorts14 5 ปีที่แล้ว

    M.a halke kl so xiriira

  • @ayaanfarah887
    @ayaanfarah887 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid macallin

  • @hajisacad9880
    @hajisacad9880 6 ปีที่แล้ว +4

    Many thanks for your education

  • @sahraahmed4712
    @sahraahmed4712 6 ปีที่แล้ว

    Jazaka Allah khyr wllo

  • @maankamahrez
    @maankamahrez 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah Ustad Mahadsanid

  • @abdalajamaal
    @abdalajamaal 7 ปีที่แล้ว +3

    nice woooow

    • @xamsecabdilaahi4980
      @xamsecabdilaahi4980 4 ปีที่แล้ว

      War abdle jamal markan ma cv baat xaraysanysay inader

  • @abdirahmanabukarhussein8782
    @abdirahmanabukarhussein8782 2 ปีที่แล้ว

    Good cv

  • @macsaro1524
    @macsaro1524 4 ปีที่แล้ว +2

    waxan jec laalahaa inaa noso bandhigto sida losamesto cv ekisbirance only wyo qof wxaa jiro kasheqo isbitaal 4 years cml si uu umijiyo shaqadan inuu kudhaxjiry cml

  • @mubarikjama992
    @mubarikjama992 5 ปีที่แล้ว

    mahadsaniid wll

  • @hamidasaeed4171
    @hamidasaeed4171 5 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll

  • @amaaldaahir5936
    @amaaldaahir5936 5 ปีที่แล้ว +4

    Ustaad waad mahadsantahay sida wacan oo aad noogu sharaxday cashirka suaal ayaan raba in aad igaga jawabto stepka working experience malihi ey meeshaas maxaan ku quraa arday ayan ahay mhdsnid

    • @diblomaasi
      @diblomaasi  5 ปีที่แล้ว +2

      Waxaad ku qori kartaa shaqooyinka 'tabaruc-nimada aad kusoo qabatay. Tabaruc waa shaqooyinka lacag la'aanta ah (Volunteer) maxaa yeelay wax badan ayay kaa caawinaysaa, waana wax wanaagsan inaad si tabaruc-nimo kusoo shaqeysay. Haddii aadan kusoo shaqeynin waad ka gudbi kartaa meeshaas. Mahadsanid

    • @cabdaladaahir8539
      @cabdaladaahir8539 3 ปีที่แล้ว

      Ustaad waxa layga dalbaday cv waxana iga dalbatay qoloyin immigration ka ah o yacni qoloyinka qaada dadka marka sidan o qoraa

  • @mounaali175
    @mounaali175 5 ปีที่แล้ว +2

    Mahadzanid Ustaad
    Suaal ayn kuwaydiin lahaa
    ✏ markaad qoraysid CV gaar ahan Experience waxa jira website laga sooqaato Experience layidhaah Main Task , Hadii aad maqashy website Adigoo raaliya noo faaidee ?
    جزاك الله خيرا
    بارك الله فيك
    الله يحفظك

  • @omarmohamedmohamud1392
    @omarmohamedmohamud1392 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal

  • @caafiyonahiir6316
    @caafiyonahiir6316 6 ปีที่แล้ว

    Thnkx wll wd noo faa idyzy

  • @Awale252
    @Awale252 5 ปีที่แล้ว

    lecturer, 100% thanks

  • @mohamedabdijama5683
    @mohamedabdijama5683 7 ปีที่แล้ว

    maasha allah sxb

  • @iqraabdi520
    @iqraabdi520 4 ปีที่แล้ว

    Thenks

  • @ikraan.khadar5491
    @ikraan.khadar5491 6 ปีที่แล้ว

    Wooow mansha allah

  • @samiyoxasan984
    @samiyoxasan984 8 ปีที่แล้ว +2

    amazing 👏👏👏

  • @Hadiamohmed-w4o
    @Hadiamohmed-w4o ปีที่แล้ว

    Cv gaagu markad sidan u buuxiso maan lagaaga baahnayn sawirkaga

  • @abwaanmawliid9578
    @abwaanmawliid9578 4 ปีที่แล้ว

    Maansh.allah

  • @zuuzuumahad3118
    @zuuzuumahad3118 3 ปีที่แล้ว

    Wll Af somali malagu qori karaq

  • @goreytech5573
    @goreytech5573 4 ปีที่แล้ว

    thank you

  • @khadarmaxamuud7929
    @khadarmaxamuud7929 7 ปีที่แล้ว

    Good done

  • @somalione8434
    @somalione8434 3 ปีที่แล้ว

    Asc ustaad waad mahadsantahay xageen kaala sooxariirikaraa sida wanaagsan cv usharaxeysa isoojidata ee isooqaba adiga mahadsan istaad

  • @libanalijamamohamed266
    @libanalijamamohamed266 5 ปีที่แล้ว

    Asc ustaad waxaa kuweediin rabay waxaa jiro training farabadan kaqeyb galay oo aan kaqaatay shahaadooyinkii qeybtee kuqoraaa

  • @cabdisalaanfaajac851
    @cabdisalaanfaajac851 2 ปีที่แล้ว

    Ustad qabka lo qara wa fahmy lkn xariqinta iyo qaabka word ku yhy se loga dhiga

  • @idriisyasin6920
    @idriisyasin6920 6 ปีที่แล้ว

    Mashalah

  • @Ram-iw4cv
    @Ram-iw4cv 6 ปีที่แล้ว +1

    Very good

  • @ayaancali82
    @ayaancali82 8 ปีที่แล้ว +1

    woow

  • @badraali3814
    @badraali3814 3 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @idriisyasin6920
    @idriisyasin6920 6 ปีที่แล้ว

    Madax baa tahay walal.

  • @nuuro8336
    @nuuro8336 6 ปีที่แล้ว +1

    Cv maxay tahay maxuu kawadaa

    • @hoodofaisal6709
      @hoodofaisal6709 6 ปีที่แล้ว

      nuuro wa warqad la qoro marka qofku shaqo raadsanayo aya laiyidha cv

  • @cabdallebiljam7196
    @cabdallebiljam7196 2 ปีที่แล้ว

    Rghj

  • @Farketi
    @Farketi 2 ปีที่แล้ว

    Contact gmail ama phone ma leedahay.

  • @yaasircararafad2041
    @yaasircararafad2041 4 ปีที่แล้ว

    Thanks