Sida loo qoro CV

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Qaabka loo qoro CV bilic wanaagsan leh.

ความคิดเห็น • 38

  • @sukhra3585
    @sukhra3585 2 ปีที่แล้ว +5

    Mcalin wax shaqo waligay kama soo shaqayn haddaan four ka baxay waxanan rabaa inan xaraysto macalimad kg haddaba sidee u qori karaa cv adoo mahadsan

  • @abdirahmanomar8008
    @abdirahmanomar8008 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid macalin. Ardayda iminka jaamacadaha kasoo baxay ama qof walba oo shaqa raaadis ahi way caawin doontaa waradani. Cilmiga, cimriga, caqliga & caafimaadkaba alle hakuusiyaadiyo.

  • @ehelcaashaq2372
    @ehelcaashaq2372 2 ปีที่แล้ว +4

    ugu horeyn waan kusalaamay TEACHER FARHAN salaan kadib wlhi aad baan ugu farxay caawa markaan tixraac sameeyay cv qurxoon baan gacanteyda kusameyay saan kaaga fiirsanayay alx wana kuguleystay isla maanta ayaa shaqa laiisoo sheegay ilaa 28ka bishan oct. isla caawana waan dirayaa CV adna mahadsanid TEACHER many thank

  • @farxaanindhojacaylchannal8188
    @farxaanindhojacaylchannal8188 5 หลายเดือนก่อน

    Maasha alllah macalin rabi haku xafido wax badan baanu kaa faa iidnaye

  • @Farhan27723
    @Farhan27723 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid ustaad Farxaan, Hal su'aal ayaan qabaa midaas oo ah References ka iyo hobbies waa laga tagi karaa sow maaha Cvga? mise waa lagu daraa. Mahadsanid ustaad.

  • @husseinhassan3768
    @husseinhassan3768 8 หลายเดือนก่อน

    Laakin macalin adigoo mahadsan ka waran hadii aan Waligeey meel aan ka soo shaqeynin sidee work experience ugu qori karaa

  • @farxaanindhojacaylchannal8188
    @farxaanindhojacaylchannal8188 5 หลายเดือนก่อน

    Macalin xagee lagaala soo xidhiidhi karaaa inaad icaawisaan rabaaye

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed2149 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walahi hawl ayaad iga furatay wayn

  • @ayaancadaani4864
    @ayaancadaani4864 4 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah Teacherkaygii

  • @sagalindho8128
    @sagalindho8128 2 ปีที่แล้ว +1

    Thnks ustaad

  • @abdullahiyusufhassan6435
    @abdullahiyusufhassan6435 3 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid ustaad, waxaan qabaa laba su'aal oo kala ah:
    1) marar badan waxaan daawadey habka loo diyaariyo CV-ga, waxaan inta badan arkayey kala duwanaanshiyo xaga diyaarinta, hadaba keebaa ii wanaagsan in aan xogteyda kumuujiyo tables iyo in aan cinwaan uyeelo deedna aan list gareeyo hoowlaheeyga?
    eg,
    work experience
    -............
    -..............
    2) CV-ga markii aan qoro qeebta reference-ga maka tegikaraa?
    MAHADSANID

  • @ismaaciilcilmi5190
    @ismaaciilcilmi5190 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah hore u soco

  • @dream-girl143
    @dream-girl143 9 หลายเดือนก่อน

    Macalin seed u aragtaa hadaad igu cawisid please 😢

  • @ismo_official
    @ismo_official 4 ปีที่แล้ว +3

    MANCHAA ALLLAH MACALINKAYGII

  • @MaowADDe
    @MaowADDe ปีที่แล้ว

    M.a waxbadan ayaan ka fahmay

  • @ayaanahmed3711
    @ayaanahmed3711 4 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha Allah my dear teacher

  • @cumarmaxamed4204
    @cumarmaxamed4204 2 ปีที่แล้ว

    Thnks ustaad🙏🙏🙏

  • @m.d.t-series2704
    @m.d.t-series2704 2 ปีที่แล้ว

    Shukran walal

  • @cabdifitaax783
    @cabdifitaax783 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad waxaan kaa codsaneynaa application letter sida looqoro iyo shurudaha looga baahanyahy

  • @sacdiaabdimigane9228
    @sacdiaabdimigane9228 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going farhan

  • @nagwaanmohamed6583
    @nagwaanmohamed6583 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllo wax shaqo ah oon kaso shaqeyay maba jirane mxn ku qora work experienceka

    • @farhana.muhumed581
      @farhana.muhumed581  3 ปีที่แล้ว

      +252 63 44 63 055 WhatsApp . For more information.

  • @fosiasaed4825
    @fosiasaed4825 10 หลายเดือนก่อน

    Good

  • @luqmancarab4328
    @luqmancarab4328 3 ปีที่แล้ว

    Thanks teach

  • @nimcocabdijirde5655
    @nimcocabdijirde5655 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah macalin hore usoco

  • @hamdamuhumed2524
    @hamdamuhumed2524 3 ปีที่แล้ว

    cover letter sida loo qoro soo gali

  • @jamaalshide4081
    @jamaalshide4081 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahad sanid macalin farxaan casharo kale no §ò ďùùb

  • @nuur3850
    @nuur3850 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc farhasn

  • @saidmohamudabdihilowle915
    @saidmohamudabdihilowle915 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaaah

  • @hamdamuhumed2524
    @hamdamuhumed2524 4 ปีที่แล้ว

    ka wrn hadanan work experiance anan lahen mcalin

    • @farhana.muhumed581
      @farhana.muhumed581  4 ปีที่แล้ว

      Waad leedahay sidaan filayo. Work experience, waxaad ku qori kartaa tukaan xaafadeed aad marmar ka shaqayn jirtay. Qasab ma aha in goobo waaweyn aad ka soo shaqaysay. Ku qor goob aad ka shaqaysay mar uun. Mahadsanid

    • @khalilabdirahman3734
      @khalilabdirahman3734 2 ปีที่แล้ว

      @@farhana.muhumed581 mansha Allah allaha ku cizeeyo macalin ka waran ardayga hada qalin jabiyay kawarn haduu experience uu ahaa macalin quran ma ku qoran karaa macalinamadisa

    • @farhana.muhumed581
      @farhana.muhumed581  2 ปีที่แล้ว

      @@khalilabdirahman3734 Haa. Ku qor