HAGALIN JAAMACADA CAAFIMAADKA l Hadii aad tahay qofkaan
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
- HOW TO STUDY MEDICINE l SIDEE LOOBARTAA KULIYADA CAAFIMAAD,
Barashada kuliyada caafimaadka & Qaliinka iyo sida loo noqdo dhaqtar wanaagsan, waa muuqaalo tixana ah oo aan ugu talagalnay qof walba oo daneynaayo in uu noqdo Dhaqtar.
Weydiin, Talo ama Tusaaleyn fadlan igala soo xiriir:
Facebook: Dr. Adnan Abdallah
Instagram: Adnan_dr2
4yeras ago ana hada ayan dawanaya 😂thank you 😊 dr adnan
Shalay imtixanka wan ku bassy vedio gaan waxan dawanaya 28 August 2024 vedio nacan ah waa dhaxal thanks Dr
Iskumid nhy
Masha Allah.
Guuleyso.
Same
@IksmaeraamMohamed-n8s
@@DrAdnanAbdallahsalaam Alaikum Business Administration ka warn English waa iska bilaw my teacher
sandki 4aad medicine aa ii socdo. taloyinka dr adnan 💯💯💯 wa ku racsanhy. luqada englishka si fcn u barta waayo mcln in uu wax ku baro haka sugin.
Mo Qeys.
Mahadsanid.
Masha Allah aad ayaan uga faa idaysane vedeio gaaga 😍my lovely husband 😍 Allaha kula garab galo dadaalkaaga iyo sida quruxda badan aad cinawada aan xiisaynayno nogu sodiyaariso Allah iika xafido
Mahadsanid Xabiibti Dr Mariya ❤.
Jazaakallahu kheyran, Garab istaagaaga ayey shaqa walbaa iigu fududaata.
@@DrAdnanAbdallah mashallah allah ha isku kiin barakeeyo dr may allah keep you long life
Asc dr adnan wa wil somaliyed ad ba umhdsnthy Dr allha ku nabad yelo waxn kuwedina sual 10 bil kadib an kuso boqday waxan ahay arday ad ujecel barashada kuliyadan Waxan Ku ficanahy xifdinta 100 lkn xisabta kuma ficni wayo markan dugsiga sare waxn muhimada sari jiray Biology Iyo chemistry o Qab ahan ka duwan xisabta cadiga iyo physicska marka maxa igula talin lahed 2 bil kadib jamacada wan ku biraya i.a.
@@DrAdnanAbdallah mash Allh
@@DrAdnanAbdallah wxn jecelahay inaan barto dhakhtarka caruurta
thnkz duma Adnan Wxan ardayad rajeyneyso inaan noqdo dhaqtarad mustaqbal inshallh ❤️
Sanadkan bilabay jamacada sheybar ayaana bartaa hooyo darteed ubaranoyaa waxaa rajeynaa inaa riyada hooyo mcn rumeeyo insha Allah🥺
Insha allah😃❤❤❤❤
Manshallah
Adi marabtaa he mise wad isku qasbesaa dr horuu kugu shegay sis
Keep going 🥺
Mahadsanid Dr waxbdn waan raadiyay alot of information inan ka helo kulyadan weligayna waan jecla alx caqabado bdn oo isoo wajahay waanka soo gudbay sanadka wxn isku diyaarinaya inan ku biiro alle haigu guuleeyo it's my dream perfect waanku ahay faculty gan
Masha Allah Broh Wax Badan Ayaa Ka Faaiday Aad Iyo Aad Ayaad Umahadsantahay Waxaana Rajeynaa In Vedioyada Kale Aad Noosoo Badisid Allah Ku Xafido Aduun Iyo Aaqiraba Dadaal Wacan Jazakalahu Qeyran
Mahadsanid brother Abdirahiin.
Thank you dear doctor Adna
Waa go aankayga waana jecel aan u qabo wayna ila rabaan waalidku
Thank you doctor Adnan ApdaLLaH keep going
Mahadsanid Maclin wlh Wax badan Ban ka faidey❤ilahay Janatul firdowsa hakugu abal mariyo AdiGa iyo familygaaga❤🤝
maasha allah
Maasha Allah Thanks Dr Adnan mstqbal wngsan ayaan kuu rjeynayaaa i.a
Walaal aad ayaad umahad santay 4qodob ee aad sheegtayba diyaar ayaan uahaa markayga hore na dadka waan jeclaa inaan caawiyo waad mahad santay walaal ani waan doonaya thanks
Guul baan kuu rajeynayaa Naciima
M.a Dr aad ayaan ugu faaiiday wllhi raja dayda weeye Dr thnk you ❤
MashaAllh aad ban ugu farxay wlhi muuqalkan in badan ban sugaayay muuqaal nuucan ah thank you very much walal .
Am medical student 🙏😍
Hamdi Mohamud, U welcome.
Guuleyso.
Masha'allah Dr Adnan aad iyo aad wax baddan waan kaa faa'iidey,
Waxaan ahay ardayad Medicine barata year1 ayaa gabogabo ii ah.
Muuqalkan iyo kuwo baddan oo la mid ah aad baan ugu baahnaa inoo soo dadeji Dre qof ku dayasho muddan ayaa tahay💯🙏
Mariam Mohamed Tawakal, Allah kuu fududeeyo waxbarashada.
Insha Allah muuqaalo badan ayaan soo gelindoona oo kusaabsan Kuliyada Caafimaadka.
M.a ustaad wax badan Aya ka faa iiday Allah haku sharfo ❤️😘
Aamiiin 🙏🏽
Thanks dr adnaaan 2030 inoo balan sxb iyo guul faeo badan❤
Guuleyso
Masha allah Dr aad iyo aad ayad u mahad santahay alle haka abaal mariyo sidad wanaga noola jecshhy wax barashada
Aamiin walal, Dr Fardowsa.
Guul ayaan kuu rajeynayaa.
Dr adnan wali mabilaabin jamacada oo kuma biirin lkn waan jecelahay inan kubiiro sanadkan cusub dhii alle idmo.
Cashar badan ayaan ka faaida iyo taloyin wanaagsan mahadsanid in badan Dr❤💪🙏
Adigaa mudan Guuleyso
Thanks macalin❤❤❤
thanks Dr i'm medicine students and i really can't wait the next vidios
just Go ahead and let us know U about some more experience.
Ok, Insha Allah.
Thanks for your feedback Abdirahman HaLac.
Absolutlly
Waxaan Nasiib u yeeshayinaan video gan daawado waxaan ahay ardayd ku jirta barashada caafimadka kuuliyada Nursing and midwife
Wxaan Rajeynaya inaan ku GuuLaysto ❤
Aad iyo aad guul iyo hormar weyn ayaankuu rajeynayaa walaashey.
Dr nursing ka waan jclhy lkn tuhun ayaa iga jiro marka asxaab bdn io dad bartay an kala hadlay qaarna wey fcn thy igu dhaheen qaarna ma fiicna ayey igu dhahen marka talo ayn kaga bahanahay waqti bdna ma hysto jawab kaa suga dr i.a
Jazakallahu kheyran
@@boqoradahaji2336 anigu walashay waxan kugula talin lahaa dadka ha dhageysan waayo wey kala hadaf duwan yihiin wax adiga kula xunba dadka la fiican marka waxan ku odhan lahaa wllo qali waxad adigu jeclhy baro adoon cidna weydin kaliya ilahy la tasho lkn qofkle fakarkii iska delete aniga hada waxan ku guda jiraa nursing and midwifery one year idhahey insha Allah guul rajeynayaa
mashalah xbi ale hakuxafido❤
Thankz your advice dear doctor
M.a doctor👍 wan jeclahy inn barto dhaqtarnimo hadanah sanadkii labaad Allhayow riyoyinkena inoo rumeeh dhaman intii barato👍🏻👊
Masha Allah Dr Adnan talooyinkaada waa kuwo dhaxal gal ah jiilka dambane waxtari doona insha Allah
Mahadsanid walaalkey Abuukar.
Well done, Dr Adnan.
Thanks Dr Walid Jama.
Thanks alot
Maasha Allah aad iyo aad ayad umahadsan tahay wax badan ayan ka faa ideystay
Alx intaba mahi waxana rajeynaya i.a drs surgery Insha Allah Allah irumeyo🤲🥺
Dr adnan tageero weyn kuu ahay broh ...madama inta bdn waxaad kasoohadashaa mawdhucyo muhiim ah ....sidaas kuwad broh 🙏❤🇸🇴
Runtii dre waxaan ku xiranahay bartaada yutube,ka mudo kooban
Waxaana ka faa idey wax badan
Thanks dre mar kele
U r welcome horay usoco walaal Burhan.
Thank you dear doctor
You are welcome Rayaan
Thanks dear doctor wax badan ayaa ii faaidey dhankeyga thanks 😊
Semester three public health ana dortu
Dr Specialist Miyaa Xirfadada Medicine and Surgery 😊
Mahadsanid Dr adnaan abadallah
Dr 4ta Astaanba Waan AhaY Welina Waan Bartaa Medicine and Surgery 🤦♂️
MAHADSANID SXB ALLE HAKU SHARFO WAAN DADAALI DOONNAA INSHA ALLAH
Thank you DR adnaan wax badana kaa faa iid nay
Aad baan u jeclhy inaan noqdo drs waana rajeynaa🌺 dr wax bdn baan ka FAA iidey jasakallah
Masha allah anigu laman socon kanaalkan balse imika ayan arakay run ahaantiina waanka helay sida fcn aad udhiirigalinayso umada soomaliyeed Kuliyadaana aad ayaan uxiiseeya wanan bartaa aad ayaad umahadsantahy wll
Insha Allah, Allah kuu rumeeyo riyadaada walal Mukhtar, kusoo biir kanaalkeena.
Waligay waankufikirijiray lkin hada kubiiray isoducee🥰🥰🥰🥰🥰
Mahadsanid dr waan kaa faa'iidnay,insha allah sannadkaan baan bilaabaya medicine Eebbe ha ii fududeeyo.
Inte jogta byo
Waan jeclhy inaan barto aabahyna wuu ila jecelyhy alx in sha Allah waxan rajenayaa inaan doctor aad u fican inaan noqdo
Ma sha alh dr adnaan aad baa u mahadsantahay talo io tusaale aan u baahnay baa noo soo gudbisay
Ani waqtigu waxba iguma leh yacnii dhib iguma aha shaqada qallinku may adag tahay bal iiga soo jawaab walaal
Thnsk dr , wx bdn ayu iga caawiye video ga ,
Wxaan ahy arday bilaabi raba jamacad ,
Fikrado badna waanka qaaty 😊
Thank you❤❤❤❤❤
Thanks dr adna video yada soo socdo sugena
Dabka ayey soo saaranyihiin zaki Adem.
Bil ka dib ayaan rabaa inaan bilaabo I.a
Ilahey ha ii fuddeeyo
Thanks wax badan kaa faidey wll
Thanks Dr shaqo kale in anaan lagu wadi Karin aa benta eheen runtii Allah Ku xifdiyo dr muqaalada kalana wa ka sugeynaa I.a
You Welcome walal Hafsa.
Masallah
Ani halsanaa ii dhimn walidkaa ii dooray mana wadi weynin wlhi hhh but i love it right now.
Dr mahadsanid waxna wan kaa faiday❤
Mahad said macalin😊😊
Thanks Dr alle haku sharfo
talada ardayda 4 Ka baxady iyo coursoyinka ay qadan Karan fadlan so same wllo
Wll laboratory kasoohadad wax baden naga fahansii Dr
Fadlan kasoo Hadla Kuliyada Clinical nursing .. Mahadsanidiin❤👏
Masha allah aad ayaad iigu faaidaysay
WAAAN JECLAA IN AAN BARTO QALIINKA LAKIIN XAALADO JIRA AWGEED AYAAN IGU SUURTA GALI WAYDAY WAAYO QALIIN IN AAAD BARATO WAXAA KAHORAYSA IN AAAN DHAQAALO LEDAHAY AMA CID KADANBAYSO DHAQAALAHA KABIXIZA SIDAAS DARTEED WAXAAN JECLAYSTAY IN AAN BARTO NURSING AMA NUTRITION PLEASE DR HADDAA QORALKAYGA ARGTO WIXII KIFIR AH IGU DARSO....🤍🌸🙏
mashllah
Shukrn Dr never give up
Thanks walal Amaal.
Wandhikta wanakufaraxsanahay walal❤❤❤❤
Wllo mxd kala kulantay
Aniga itaba waan leeyahay sidhab ah ayaan iiga go antahay lkin lah dhibaato ayaa ihaysata aad baan ujilcanahay cabsideyda ayaa badan ma u adkeysan karo inaan qof dhacay ah daweeyo
Thanks Dr💯
You welcome brother Suleyman.
Asc dr aniga aad ban urawa inan noqdo drs lks wn caajis badanahy dadka badan majecli hadana wxn raba inan ku biiro kuliyada cafimadka lks wxn ku wareer sanahy inan uqalmo cafimadka plz ila tali
M.a MacaLinkaygii🥺💗
M.a wllky dr adnan
Thanks
Medicine ayaa sanadkii 2aad ahay waxyaabo badan oo aanan fillanayan markii aan bilaabayay ayaa immika kala kulmay
Lakiin alxam waxkasta waan dhaafayaa waayo
Kulliyada aad iyo aad ayaa ujeclahay
Mahadsanid dr cadnaan
Insha Allah adkeysi iyo dadaal badan ayaa lagaaga baahanyahay.
Guul ayaan kuu rajeynayaa insha Allah.
Thanks Dr adnaan
U r welcome bro.
Mash lh
My dream a doctor woman 👨⚕️ ❤❤
Ihankx for your advices Dr🙏kuliyadan wan jeclaa ilà yarantydi hdana alx dugsi sare wnka baxay wxnan rajaynaaa inan sideda uga so baxo insha allah✋
Thnk Dr 🙏
asc Dr wxn aHy wiil dhalin yaro ah kunol boorama
Dr wxn hada dhameYey first year medicine
marka Dr waxa igu adkaatey in aan sii wado lkn mid kaliya aya iga hortaagan wa hadaf aanka leeyaHy mana daynkarayo oo wa chil dream marka mushkilada ugu weyn wa in aan secondry and primary cashorada ayan arabic ayn kuso qaatey . inshlH wxn rajaynaya in aan talo ilagarab istaagto❤
Taas dhib mleh abwe hajoojin hadaa jeceshahy
Englishka iska dhis siiba erayada caafimaadka ku saabsan saa'id ubaro eraygii kugu cusub ba meel ku qoroo xifdi
Ogsoonow ardadaa kula dhigatoo dhan luuqada Englishka taf kuma aha
Mahadsanid wll
Thank you 🎉🎉❤❤
You are welcome
mahadsanid dr adnan🙏🙏🙏
Halkee kaala soo xiriira WLL?
Dr. Waa kuliyada aan waligay ku haminijiray imikana waa maraya
Ma i bari kartaa walaal macaan
Tnx my prother😍 keep going
DR. WAXAN KUWEYDINAA WAXAN AHAY ARDAY CUSUB OO SANADKAN RAWO MARKA ANIGA AHAAN WAXAN KU FICANAHAY XIFDINTA IYO WAX AQRISKA MARKA BARASHADA HADII AAN ADO MAKU FASHILMIKARAA
MAHADSANID
Go ahead never give up Dr adnaan
Thanks Dr Cerrow.
Pero thanks
Ok DrbCadnaan Niyow marwaliba Eraydada Waa ku Cimri Qaataa
Mhdzanid Dr Adnan waxbdn ooo iga dhinaa Ayn ka faaidey wxn ahy ardeyd form four ah hamigayga ugu wayn waa barashda cilmiga qliinka wadnaha insha'Allah wxan kmid noqondoona ddka zida dhow kuugu xiran mhdzanid in bdn dr
Moha Nuur, Hami wanaagsan ayaad leedahay dadaal kudar Allah ku waafajiyo Insha Allah.
maku biirty wll
Thank you so much my brother
🙏🏽
Abti labortary noo gasheeg inaan barta rabaa i,a
Ada umhdsanthy drre😭♥️
Sanadkan usocdaan wlhi 8jirkey ilaahada riyadeyda xta plane B malihe wll Ma isheeki Jartaa jamacadaha Banaadir ku yaal oo leh Baraatiko fcn
Mansha Allah
Wnjeclhy shaqada badan sido kle qofku Hadan wax uqabto ama an cawiyo anaba jecel inan isaga umahceliyo Wayna iga go,aanthy inan Barto cafimadka illhow irume
Dabeecadaha aad sheegtay waan leeyy badankooda imikana waxan bilaabay cafimadka gaar ahan kalkaaliso.
Ms iska deysay hada
Aniga waa ka wareeray labadan medicine surgery and midwifery waa jeclahay waxa doorto la ahay
Wll waxan uu bahany ina barto qaybta nervaha ama dhakhtarka dhimirka aad baan uu jeclahy wax information ah kama hayto dugsi sare ayan dhigta form 4 ayan hada ahay maxa talo isin lahy wllo waxan rajeynaya inaad commenti gaygan aad argto 🙏
Doctor Kalkalinta io howlaha caafimad ka ee fudud kasoo hadal❤
Thanks wll
🙏🏽
Dr ugu horayn aad u mahadsnthy wll dhiri gelintada iyo war bixintada qurxon jasklhu kyr wll waxn ku tala jira in an barto cfmdka oo uu hubigyga ah siba in an barto dentel plse information iga si wlo