Eng Saalah Sh Osman Wareysi 1/3 - Xuddunta Mushkiladda Soomaaliya I LONDON 18.05.24

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ค. 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

ความคิดเห็น • 96

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน +4

    Qarnigii 13aad ayuu ka sheekenaa 740Sano Mudo laga Joogo Masha Allah taariikh Fog Waaye Boqortoyadii Galadi

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i หลายเดือนก่อน +3

    Sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @abdullahihussein5159
    @abdullahihussein5159 หลายเดือนก่อน +1

    Eng. Salax, waa ku salaamay walaal. Xayaaka Allah. Ayaanle, adna mahadsanid

  • @fnw8688
    @fnw8688 หลายเดือนก่อน

    Hanoolaato ❤

  • @awoowalio1702
    @awoowalio1702 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah engineer 🙏 nin wax bartey

  • @MuhammadMohamoud-io6kr
    @MuhammadMohamoud-io6kr หลายเดือนก่อน

    It is fantastic story in the southern Somalia

  • @adeerkaqarniga1-7-54
    @adeerkaqarniga1-7-54 หลายเดือนก่อน

    Ayaanlow caadi maaha runtii barnaamijkaaga e, sidaa usoo bandhig taariikhaha dhacay, ee aan si waadax ah looga hadlin.
    Mahadsanid saaxiib qaali.

  • @mohamedhassanduale6347
    @mohamedhassanduale6347 หลายเดือนก่อน

    Ha Noolaato dib u qiimeyn halagu sameeyo.

  • @abdurahmandahir2441
    @abdurahmandahir2441 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah engineer wadsaxan tahay

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila หลายเดือนก่อน +1

    Qowmiyada soomaaliyeed ee jiritaankeedu uu yahay malaayiin sano xadaaradeeda qoran ee hada lahayo ey gaarayso 10KUN oo sano baa qof weliba rabaa in uu kadhigo Qowmiyad aanan lahayn wax taariikh iyo asal ah.

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it หลายเดือนก่อน +2

    Taarikh waa in lahelo waxba laga barta waana lagu ilbaxa.

  • @rashidyusuf9801
    @rashidyusuf9801 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah Eng saalax waa aqoon yahan dalkaana u baahan

  • @kafally741
    @kafally741 หลายเดือนก่อน

    Histori Haas WAXAA ii sheegay waalidiintayda wax badan uu sheegay waa sax

  • @zola2487
    @zola2487 หลายเดือนก่อน +1

    Faqrudinka ninkan usheegayo waxan ka aqriyey buug carabi oo taariikhda muqdisho kawaramayo

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila หลายเดือนก่อน +1

    Islaamni madu waa Nicmad Allaah uu ina siistay laa,kin ma aha in aan taariikhdeenii dafirnaa,
    Abuu jahal carab buu kadhashay
    Xabiibkeena muxamad scw carab buu ka dhashay,
    Hadana Taariikhda carbeed wey kuwada qoran yihiin,
    Abuu jahal Taariikhda lacnad baa uraacayso,
    Xabiibkeenuna markii Taariikhdiisa laga hadlaayo waxaa uraacayso SCW..

  • @user-xo6ft4gg8j
    @user-xo6ft4gg8j หลายเดือนก่อน

    salahu caleehi wasalam

  • @abdiqani5753
    @abdiqani5753 หลายเดือนก่อน +2

    Hogamiyihi ciidanka talyaniga waxa lagu dilay wareekh dagalki ugu horayay ee konfirta somaliya kadhaco in kasto marki danbe wada hadal lagalen

  • @Naafac-Shiikh19
    @Naafac-Shiikh19 หลายเดือนก่อน

    M.a waa nin cajiib ah

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila หลายเดือนก่อน

    Islaamka kahor carabtu maxay ahaayeen markii aad weydiisaa dadkeenu wey kaaga jawaabi,
    Laa,kin markii aad weydiisaa Islaamka kahor soomaali maxay ahayd? Jawaabtu waa maba jirin annaga ama soomaali asalkeedu waa carab iyo bararaq

  • @abdihakimrage4932
    @abdihakimrage4932 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdi maxamuud qalac aa ku arkay

  • @cabdinaasirxiiray5347
    @cabdinaasirxiiray5347 หลายเดือนก่อน

    Laakiin haka dhexgelin dadka hadalka marka ay taariikhda ka sheekaynaayaan

  • @user-xi9to3mm9e
    @user-xi9to3mm9e หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed ibnu cabdi wahaab waxow dhintay 1792
    Ninkaana waxow yiri 1848 ayow lakulmay ninka majerteeniya maxaa qaldan

  • @ArdayBile
    @ArdayBile หลายเดือนก่อน

    Nin cuqdad heyso ayu u egyahay. Wuxuu qarinaya boqortooyada xamar ka talineysay ee Yacquub sultanate iyo waxyaaabo badan oo qoran saxna ah.

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 หลายเดือนก่อน

    Cuqdad u dhimo ha Noollaato Xassan sheekh maxamud dal Xaraashe wax kama sheegtid waaka dhuumataa halka farmajo Ciidanka Eretaria dacaayed kasamaysay Ciidanka Eretaria iyo kuwa kale waala dhameeyey kama hadashid

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 หลายเดือนก่อน

    Ayaanle ninkaan wuxuu sheegayaa malaha reference waanu iska hor imaanayaa

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg หลายเดือนก่อน

    Magaca afgoye sidee ku baxay?

    • @yuusufSiyad-yc7qy
      @yuusufSiyad-yc7qy หลายเดือนก่อน +1

      Afgooyo: afmeer. Waxaad ka soo baxaysaa dhulkii hoodka ahaa, waxaanad soo galaysaa dhul dhirtiisu teelteel tahay.

    • @MohamedBarrrow-mh5gg
      @MohamedBarrrow-mh5gg หลายเดือนก่อน

      Maya, soo baro taariikhda.

    • @MohamedBarrrow-mh5gg
      @MohamedBarrrow-mh5gg หลายเดือนก่อน

      Maya, taariiikhda soo baro soona saxo.

    • @yuusufSiyad-yc7qy
      @yuusufSiyad-yc7qy หลายเดือนก่อน

      @@MohamedBarrrow-mh5gg aragtida haddaan beeninayso nala wadaag bal aan taada aragnee?

    • @MohamedBarrrow-mh5gg
      @MohamedBarrrow-mh5gg หลายเดือนก่อน

      Ugaaskii Silcis gabartiisa ayaa dadka biyaha ka iibsan jirtay, markaa wadaadkii
      Sh.abdiraxman ee (Goob roon) u yimid beesha Galadi, sh.Abdirahman ayaa u wardiyey kadibna dagaal ayaa dhacay, kadibna gabartii ugaaska Silcis, ayaa lagu kufsaday, markaa kadib ayaa ugaaskii nin u yimid uguna aheekeynaaya wixii meesha ka dhacay isla markaana gabartiisii lagu kufsaday, markaas ayuu inta uu carooday ku afka ku go'ye iga aamus. Magaca afgooye sidaas ayuu ku baxay, Sh.Abdirahmaan (Goob roon) waa nin masarre saransoor ah, ixlaafna la leh, Beesha Galadi. Shaqo wanaagsan

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 หลายเดือนก่อน

    Warsheikh gaallo wa lagu laayy ebidkeedna ma qabsan
    Taariikhda naga sax eng

    • @abdullqaadir8409
      @abdullqaadir8409 หลายเดือนก่อน

      @@user-bz9sf3mt8w
      Sxb taariikhda so aqri
      Somalia weligeed lagma dhoofin dad

  • @mahamudjama4758
    @mahamudjama4758 หลายเดือนก่อน

    Waa koonfurta soomaaliya oo dagaalkii sokeeye illaa hadda ka socdo oo uusan ka dhammaan dhibaatada soomaali haysta, maalinka ay dhamaato xalna loo helo, soomaali way hagaagaysaa.

  • @AliAhmed-pu8pk
    @AliAhmed-pu8pk หลายเดือนก่อน +2

    Unproven stories without corraporation.

    • @abdallaahmedshire8421
      @abdallaahmedshire8421 หลายเดือนก่อน

    • @abdallaahmedshire8421
      @abdallaahmedshire8421 หลายเดือนก่อน

    • @zikibaaba1541
      @zikibaaba1541 หลายเดือนก่อน +2

      Did you make any research which shows that this history could not be proven, Or is it your own hysterical rejection just like your typical mistake writing of the word ‘’corroboration’’.?
      Tell us some thing Logic before you blame the educator eng Salah!

  • @mosylonmedia7746
    @mosylonmedia7746 17 วันที่ผ่านมา

    Ajuuran iyo geladi waxaa boqortoyo horeyey ajuuraan.
    galadi waxay samaysmeen markii ay bur burtay ajuuraan

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 หลายเดือนก่อน

    Kani Engineer maba ahan badaaryalka ayuu raashinka ka cunijirey ITALIA xayawaankani afka balaaran oo wareysanya nin aan aqoon laheen

  • @Sunwukong101
    @Sunwukong101 หลายเดือนก่อน

    Aarkan waxba kama oga taariiq mucaawiye iyo xajaj bin yuusuf isku xili ma eysan aheeyn all afartan sano ayaa udhexeysay

  • @cabdinaasirxiiray5347
    @cabdinaasirxiiray5347 หลายเดือนก่อน

    Ayaanle xuseenow anigu waa dhegaystaa barnaamijyadaada

  • @mohamedahmedmohamed54
    @mohamedahmedmohamed54 หลายเดือนก่อน

    Eng. Kan aad wax u
    sharxeyso waa Moryaan ILJEX OO AAN TARIQ LAHEYN HA ISKU DAALIN WAA NIN RABA INU DHULKAGI MANTA KULA SHEGANAYO

    • @ilovemywife1504
      @ilovemywife1504 หลายเดือนก่อน

      Soo nin somali ma ahan, dhulkaad leedahay oo kula sheegtayse waa kee,

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg หลายเดือนก่อน

    Ninkaan meesha taariikh kuma haayee yuusan ku wareerin.

  • @huudbinali4852
    @huudbinali4852 หลายเดือนก่อน

    Asc reer warmooley farta sootaaga

  • @Darmaan994
    @Darmaan994 หลายเดือนก่อน

    Qof walba Wuxuu rabo sheegayaa

  • @MusTafa-wp1nt
    @MusTafa-wp1nt หลายเดือนก่อน

    Waa berigii h.gidirta wadanka la Keeney. Waa jareertii Kongo Laga keeney😂😂😂😂😂😂😂

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila หลายเดือนก่อน

    Muhaajiriintii maka katimid ee ubadnaa ilmihii sayidinaa Cali ayaa aa Saastay Baraawe iyo Marka iyo Xamar,
    لا حول ولا قوة الا بالله
    Uma kala Saarno soomaali badankeedu Carab nimo iyo Islaam nimo😢

  • @artist_marwa01
    @artist_marwa01 หลายเดือนก่อน

    Hobyo ayuu talyaani ka soo galay...ilaa maanta cidda somali dhabar jabka u horseedaa waa kuwii uun...

  • @abdirahiimalimohamed2732
    @abdirahiimalimohamed2732 หลายเดือนก่อน

    Ayaaanle barnaamijkaan waad ku fashilantsy kan wax ma oga walaaho

  • @mosylonmedia7746
    @mosylonmedia7746 17 วันที่ผ่านมา

    Taariikh jacbur ah oo aan isku toosnayn buu isku qasayaa odayga

  • @user-wt2kd4np6z
    @user-wt2kd4np6z หลายเดือนก่อน +2

    Wariye imaaraad baa noo sheekeenaya

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 ma wariye Emirates Baa waan ka yaabanaa hanoolato Shaki weeynaa ka qabay lakin Cida uu ushaqeeyaa Garan waayey thanks bro

  • @user-iu4sj9ed4m
    @user-iu4sj9ed4m หลายเดือนก่อน

    Waar ninkan wax ayuu isku qasayaa mida kale wax wahaabiya layidhaa ma jirto mala waa sufi ninkani

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 หลายเดือนก่อน

    Eeleygani Qashinka ah BUUR Eeylo asagoo qaawan ku dhashey ayaad wareysanya

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila หลายเดือนก่อน

    Waraysi fashil ah iyo shakhsi jaahil ka ah Mowduuca uu kahadlaayo,
    Shakhsigan Xataa uma kala saarna Saxaaba iyo Taabiciyiin..

  • @barrehassan88
    @barrehassan88 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan ha noolaato been ayuu kaaga sheekeeyey

  • @hugdheh
    @hugdheh หลายเดือนก่อน +2

    hhh filinkaa taarikhda sanadka ha weydiin kkk waa ku tuuga hadi kale beenta managu soconeeso kk

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 หลายเดือนก่อน

    Soomaali si la isku maamulo mayaqaanaan, lakiin taariikhiyan waxaa lagu amaani karaa kaliya, diinta faa finteeda in ay ku faahty Nabad galyo.
    Lkiin is maamulkii, ayaa ay ka aradanyihiin.
    Ayagana waa ay is dul miyaan.

    • @user-qe9pd9zk8v
      @user-qe9pd9zk8v หลายเดือนก่อน

      Maxaa yeelay somaalida dimoqradiiyo iyo gaalnimo kale umabaran islamnimada ayaa deeqdo taas bey kukalabadbaadi karaan

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj หลายเดือนก่อน

      ​@@user-qe9pd9zk8v argigixiso thy orod na dhaaf

    • @user-qe9pd9zk8v
      @user-qe9pd9zk8v หลายเดือนก่อน

      @@dilara-jj5yj iam aproud muslim...they have democracy we have islam and sharia

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj หลายเดือนก่อน

      @@user-qe9pd9zk8v islaamka aad raadinaysid waa kee ma kan sunniga masayrsan baaa o isku xafiis lga biilo adiga iyo alshabaab

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr หลายเดือนก่อน

      ​@@dilara-jj5yjdiinta islaamka wa mida sxda dadka dhn ku nolyhin hadii adga aminsan thy dimoqordiyad wxa tahy qaf iman ku yaryahy

  • @mctech9639
    @mctech9639 หลายเดือนก่อน

    Sheekh Cali Majeerteen ma aheen nin hubeysan ee wuxuu ahaa wadaad Diinta faafiya. Taariikhdaas iska soo sax Ayaanlow.

  • @barrehassan88
    @barrehassan88 หลายเดือนก่อน +1

    Gelledi boqortooyo ma yeelan

    • @UywgwIsuege
      @UywgwIsuege หลายเดือนก่อน

      Boqortoyada Galadi waa taariiq run ah, ugu danbeentiina waxaa jabiyay Biyomaal. Somali waa walaalo

  • @abdullahimaow7741
    @abdullahimaow7741 หลายเดือนก่อน

    Waa benaale

    • @saidaabukar4937
      @saidaabukar4937 หลายเดือนก่อน

      TAARIIKH MA LIHIDIIN MOORYAANTA, FAQASHTA, JEEGAANTA LAMAGOODLE.

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 หลายเดือนก่อน

    Yaa ii sheegi kara luquda soomaaligan ku hadlayo

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr หลายเดือนก่อน

      luuqad somali ladhaho dunida ka sheqeysa miyaa jrta is weydii

  • @barrehassan88
    @barrehassan88 หลายเดือนก่อน

    Lafoole dadkii ku dagaalamay maxaad u qarinaysaa

  • @The_Observer0000
    @The_Observer0000 หลายเดือนก่อน

    Somalidu shalay waxii dhacay waa iloosan yahiin. Ninkan waxa uu Ka sheekeenaayo wax badan as Ka qaldan.

  • @mohamudismailmohamed4699
    @mohamudismailmohamed4699 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan nin taariikh haya mahan ee xoogaa boogaag buu wax kasoo akhriyey ama waxa looyaqaan sheeko Somali.

  • @user-xp2ll2fs5s
    @user-xp2ll2fs5s หลายเดือนก่อน

    Carab wa cadaw

  • @HassanMohamed-jl8ou
    @HassanMohamed-jl8ou หลายเดือนก่อน +1

    Boqortooyada gelediga sheydaamo ayey ahaayeen

  • @adenhassan4254
    @adenhassan4254 หลายเดือนก่อน

    Taariq been ah...Galaadi waa burbuurtay. Boqortooyadi majeerteenia baa Dawlada awoodeeda yeeladay....ila iyo hadan waa taakan tahaay...Galaadi Daad been ku dhiisna

  • @barrehassan88
    @barrehassan88 หลายเดือนก่อน +1

    Waa beentii

    • @UywgwIsuege
      @UywgwIsuege หลายเดือนก่อน

      Celeb. Xishood iyo ixtiraam

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd หลายเดือนก่อน +2

    Kan waa jaahil taariikh ma yaqaano. Mogadishu 3000 kohor ayey jirtay..

    • @knowyourhistory6242
      @knowyourhistory6242 หลายเดือนก่อน

      Himyar ayaa ka talinayay 3000kun ka hor.

    • @aliahmedyacin721
      @aliahmedyacin721 หลายเดือนก่อน

      Halkeed la soo xigatay in ay 3000 sano ka hor jirtay?
      Reference baa loo baahan yahay.

    • @knowyourhistory6242
      @knowyourhistory6242 หลายเดือนก่อน +1

      @@aliahmedyacin721 Periplus of the Erythraean Sea

  • @ibraahinmaxamedfaarax8444
    @ibraahinmaxamedfaarax8444 หลายเดือนก่อน

    Barta faafinta, Beenta , Hawihe😅😅😅😂😂😂😂