Ma idinku diidani inu wariyuhu yahay nin aqon leh lkn wariyuhu wa tuug dadka hal il ka dabolaya sorry sxb wariye lkn shekada dhinaca kale naga tus madaxda sare ee dowlada ino wareso
Wariyahaan runtii wuxuu ka mid yahay wariyaasha fara ku tiriska ah ee fahamsan saxaafada runtii markaan daawado waraysiyaashiisa waxaan soo xasuustaa wariyaashii hore ee waawaynaa szb keep going ❤❤
Kitaabka quraanka cid diidani ma jirto lkn adigoo ku gabanaya kitaabka ahna urur diimeed ku salaysan wahaabiya cid kaa yeeleysaa taas ma jirto. Kalmadda muslim ma taqaana afkay kasoo jeeddo horta haddii adan garanayn kitaabka ha ku afgobaadsane iimaankiinu waa lacag kursi doon ilaahayna dadka kama xigtide adigu naftaada iyo aakhiradaada ka fikir taas ayaa kaaga muhimsan wax kasta.
@@AhmadNouh-h8d bal maxaad la caraysan tahay ninkan wuxuu yiri kitaabka aan isku xukunno. Adigu maxaa qalbigiisa u dhex Galaysaa oo wax uusan oran iyo urur diimeed uusan sheegan ugu saaraysaa? Waa yaab! Maxaad la gubatay? Mise waxaa tahay kuwii islaamka ku dhex dhuuman jiray ee markii shareecada iyo quraanka laga hadlo isku dayi jiray kala qaybinta ummada iyo xoqoshada kaarka tafaraaruqa si ay uga dhex faaidaystaan. Dabcan kuwa aan u jeedo waa munaafiqiinta (calmaani) , gaal, iyo mulxid iyo shayaadiin kale oo badan.
Wariye abdijaliil iyo ex agasime NISA asalamucalaykuma Magacaygu waa abdullahi mohmad Wariye waxan ka codsanaya inad iwaydiso agasimaha 1.maxad noga sheegi karataa dhibatada ay ku hayan cidamada Ethiopia dalkena, somalia, mana jirtaa in alashabab ay gacan siyan dowaladaha isku shega inay sugan aminigena mudne (qacada ma qashi waxan ha uqaban oo kale) 2.sidee loga sari karaa cidamada shisheye ee dalka jooga, intena qadan karta in lala warego masuliyada ay hayeen, suratagalnimo inate ah ayana haysanaa. Thank for sharing information @Abdijaliil
Wadaadada haday dhaheen muslim kasto wax la qeybsaneyna xuduud ma naqaano diin fikir ah waan wadanaa ani ilama xumo gaalada ayay dhibee waa iskala noolaanaa ul wax iga dhibi meyso iyo hadi wax xado gacan la iga jaro waa fikirkeyga.
@@adedchannel884 xoriyad hadaba ma heysatid xasan shikh ma adi hada dan kugu maqan muse bixi warkisa iska dhaf axmad madobe haso hadal qaadin kenyati wadanka jogo iyo shababmaxe isu ka dhaman wa lagu talina mid a taqanid o dad iska celinm kara haku taliyo.
Mesha ikraan ey martay Laga yabo inee dadkle mariyaan kulahaa yacni xukumadena ayee aqabad ku eheed Wana isdhafinay mrka xukumadaan qfki laf dhungashay ku noqdo wey isdhafine like Farhan qarole cml isku Soo wada doob ikran io Farhan waxee aqabad ku ahaayee 2xukumad Wana la dilay😭😭😭 Allah ya raxma 2 ifahan cabdijaliil sxp
Iska barta Cabdi salan wa agent ushaqeeya mi6 mida kale wuxu kahadlay waxyabo badan aya run lakn run aan dhamaystirneyn run ma aha, siyasada uk iyo reer galbeedka ee ah dowlad maqaarsarka 2 sano hore ka aamusa 2da danbe na mucaarad kufura ayu fulinaya, waxan rajayna caamada halkan kujirta e weriyaha shaqadiisa kumashquulsan ine fahmaan waxan kahadlayo.
Abdisalaan hadii woxoo shegaya dhab yihin ama run Shegaya meshii madaxdi maxaakimta magaceeda moxoo u shegi wayy tan kale Dowladii Timaado hadii oo shaqa ka wayo moxoo mucaarad ugu noqdaa ? Tan kale madaxda Inoo aflagaadeyo kaliya miyaa hadalkisa?
Asc magacaygu waa abdirahim Abdilahi Ahmed waxaad jeclaaan lahaa inaad ii waydiiso agaasimaha qaybta 5aad xaguu ku dambeeyay kiisii c/nasir muse wiilkii reer somaliland ee u shaqynjiray haayada duullista madaarada ee lagu dilaal shirqoolka farsamaysan iyo wixii uu ko ogyahay
Nio dib qodob kaaga ugu laawao 2 qodob oon is laheen ayaad ka hadleeysaa muslim ka xuduud makala leh waa sax laakin Qofka Somaliga ah waa soomali Qof kenyanka ah ee muslinka ah na waa kenyaan bas
Wariyaha wuu dadaley lkn hal dhinac ayuu wax ka fiirinayaa waayo jawabtu ay martidu bixiso sual ka Dhalatey muuna wey diin sabab????????🤔 Tusaale bixintanka ATMs waxuu ku jawabey hadey baxdo dowlada wey baxee suashu waxey tahay madaxtoyo wey ka baxeen ATMs waxana jogaa ciidanka somalia nabad waye sided ku dhihi karta ATMs la an ted dowlada majiri karto
Waa indho sarcaad Xassan gurgurte u dadka ku seexinrabo markii u dagaalkooda ku guuldareystay. Shir Qadar lagu qabanayo way jirtaa lakiin waa shir qurbo joog
Wariye Abdijaliil show iyo ex agaasimihii hore Nisa Asc Wariye waxaa ii weydiine hadey ithopia bada xoog ku qaaadato caqabda ma ka imaane qaxootiyiinta ayagoo laga soo maraayo bada Somalia dhibaatana ma ka dhici kartaa halkaas I.a jawaab
ninkan waaa munaafaq mana aaminsana in dadku alle dartii u walalyihiin muslimiinta dadka muslimka ah wadanka kama xigno qofkasta oo muslim sax ah waa walaalkeen qofkaska oo gaala somali xattaa ha ahaadee wadanka uma ogolin wayna iman doontaa insha allh
Muslimku dhulkiisii ha ii ogolaado .sacudiga iyo masar dhulkoda markaan free ku jooga bn ana kyga free lgu jogayaa.inta kle sharci baa lgu iman.loma iman karo in fidno iyo colaad la galiyo dadkyga qofkii dawlad islam samynya dhulka kle islma hka bilabo anaga yeysn ngu tijaabin awoododa. Ma qaadikarno dagaalo
Taa macnaheedu waa in Somalia file qudha ay tahay shaqada qudha ee loo dirsadayna ay tahay in ay bulshada sawir kura oo madaxnimo u galaan halka maamulka aanay shaqo ku lahayn xasan sheekhna waxba laga waydiinen ay uga dhaw yihiin in wax laga waydiiyo Ruto iyo abiy.
Asc dhaman waxan rabnaa in an ogaano xisbiga N&N Malaga in siyasadoda ka weeciyan rer galbedka oo ey la shaqeyan sida Russian ka iyo Chinese si somalia loga hor tago in somalia kusii jirto chapter 7 UN security council
Jaajus ayuu u egyahay, markii u ciidamada Itobiya ka hadlayo jiljileec badan baa ka muuqato nacam haddii ay ciidamada Itobiya baxaan AS baa la waregayo goboledada ay ka baxaan isagoo ka xun camal
Somalia dowlad ku sheegu dad aad uu liita ba ka buuxa qof dadka ka naxaya ma jiro, kan hadlaya na kulay Iran Tehran ba bilisa siday iila muuqto meeshu wa bahalo galeen😮 turkey arabta iyo Iran ma umadan iisku tur turta
Wariye aqlaaaq leh qofka aw wareysanaa udeynaaa hadalka wax dhageysiga kufiican
Run ahantii waan kahelay shaqada abdijaliil guul ban kuleyahay
walee wariye aad ufiican waaye
Marqati aya kaga ahay wariye misan leh waye si saxan ayey ugogosanayan wareysiga
Ma idinku diidani inu wariyuhu yahay nin aqon leh lkn wariyuhu wa tuug dadka hal il ka dabolaya sorry sxb wariye lkn shekada dhinaca kale naga tus madaxda sare ee dowlada ino wareso
Wariyahaan runtii wuxuu ka mid yahay wariyaasha fara ku tiriska ah ee fahamsan saxaafada runtii markaan daawado waraysiyaashiisa waxaan soo xasuustaa wariyaashii hore ee waawaynaa szb keep going ❤❤
Hadalka ah passpor kenu waa الا الله الله محمد رسول الله qofkii dhahay Afkiisa caano laguqabay cimrigiisana Allaha dheereeyo
Waa war xaq ah laakiin ujeedo baadil ah oo gurracan laga leeyahay.
Xaramkii ilaahay kama dhaxeeyo islaamkoo idil oo iska gal ma'aha adoon sharci iyo visa wadanin. Sidee dalkeena jaanta Rogan, hidi hoobeey, waa shilaaboo waa Shan xarigee nin walbow shubo, unoqon karaa?!
Soomaaliyeey hadaan Rabno Nabad io Barwaaqo, Aan Isku Dhaqno Kitaabka Quraanka Kariimka iyo Sunnaha Nabiga scw.
لا أمان بلا اسلام . لا سلام بلا أيمان
Kitaabka quraanka cid diidani ma jirto lkn adigoo ku gabanaya kitaabka ahna urur diimeed ku salaysan wahaabiya cid kaa yeeleysaa taas ma jirto. Kalmadda muslim ma taqaana afkay kasoo jeeddo horta haddii adan garanayn kitaabka ha ku afgobaadsane iimaankiinu waa lacag kursi doon ilaahayna dadka kama xigtide adigu naftaada iyo aakhiradaada ka fikir taas ayaa kaaga muhimsan wax kasta.
@@AhmadNouh-h8d kitaabka waa rabnaa lkn....... lkntaa baa lesku haysta oo lkntaa waxay sheegesa inadan rabin
@@zakariyemohamed4100 kitaabka kaligaa laguuma soo dajin waan kula wadaagnaa naqaanaana lkn waligayo kaa aqbalimayno inaad adigoon ujeedin kitaaab aad nagu xukunto waxan ahayn kitaab oo ah wahaabiyo.
@@AhmadNouh-h8d bal maxaad la caraysan tahay ninkan wuxuu yiri kitaabka aan isku xukunno. Adigu maxaa qalbigiisa u dhex Galaysaa oo wax uusan oran iyo urur diimeed uusan sheegan ugu saaraysaa? Waa yaab! Maxaad la gubatay?
Mise waxaa tahay kuwii islaamka ku dhex dhuuman jiray ee markii shareecada iyo quraanka laga hadlo isku dayi jiray kala qaybinta ummada iyo xoqoshada kaarka tafaraaruqa si ay uga dhex faaidaystaan. Dabcan kuwa aan u jeedo waa munaafiqiinta (calmaani) , gaal, iyo mulxid iyo shayaadiin kale oo badan.
المسلم أخوا المسلم
Sidaas wuxuu yiri nabigeena Mohamed scw ❤❤
Magacaygu c/maalik c/raxmaan marka hore waan idin salaamay adiga iyo agaasimaha waxaan qabaa hal su'aal," muxuu agaasimuhu ka leeyahay xarigii loo gaystay suufiyaan taakeeye iyo fikirkii uu aaminsanaa".
Agaasime Cabdisalaan Waa nin wax badan og oo xogogaal ah. Saxafi Cabdijaliilna waa saxafi diyaarsan oo su'aalo muhiim ah hor dhigay martidiisa. Highly informed gentlemen!
Masha Allah waa Nin Aad Aqoontoodu u dhisan tahay ❤❤
Xog badan on ogeyn ayaan ka fahmay Allow kudaa walal cabdisalan Guuled.
Mahadsanid Wariye abdijaliil osman shaqo wacan ayaad qabatay ❤❤❤
Qaybta 5aaad kasoo samee xalane iyo xidhiidhka ka dhexeeeya somliya
Cabdijaliil Mr guleed ii weydii waxuu ka ogaas kiiskii Farhan qarole tanks sxp
Abdijaliil osman samow walalkey ina aabo guuleyso
Abdijaliil Show Shaqo Wanagsan ayaad qabatay Abdisaan Guuleed na waan ka helay siduu u qiimeeyay Xasan Sheikh iyo Dawladii sa ❤
Very intellectual analysis
Abdijaliil you are Topnotch reporter. Guul baan kuu rajeynayaa
Waa falayan waxbadan ka iftiimisay xalad AS
I love the journalist.
Dowladani ma fahmayso shabab waa sax, dowladi shaqalaysisay aya fahmaysa, 👋🏼👋🏼👋🏼👋🏼👋🏼
Hambalyo ustd guur wacan
Abdi jaliil wariye sare keep going
Weriye abdi jaliilow su aal ii weydii professorka dalka soomalia qof noocee ah ayaa hogaaminka weliba tafaasiil dheer naga siii 🫡🫡🫡🫡
Waa arin muhiim ah lkn aniga waxaa u arkaa wadanka waxow ubahanyahay madaxweyne dagaal yaqaan ah iyo Ra'isulwasaare aqoonyahan ah Ra'isulwasaaraha waxow la macaamilaa dhanka beesha caalamka halka madaxweynaha laga rabo xureynta dalka iyo ciidan awood leh oo Itoobiya ay ka baqdo
Waa Suaasha Ugu Mihiimsan In La Waadiyo Masuul Soomaaliya ama African Ah Waana Garan Karaa Jawaabteeda Lakiin Waxay U Baahanthy Qof Saxa Waxa Khaldan
Odeyga la garaacayey Aabahey ayu ahaa wlhi murugo iyo xanuun ayey nagu reebtey
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Run sheeg
ilaahey ha,udanbidhaafo aabahaadi kuwaasi waxey kusameyeen Alle kulaxisaabtamaayo
Wlhi, hadaad rabto Aabe Number-kis ayan ku siin karaa
See ku ogaatay In aw Aabahaa ahaay
Security expert ❤❤
Wax badan ayaan ka faaiday wareesigaan ina guuleed cimrigiisa allaha dheereyo
Wariyaraha waanku amaanayaa sida quruxda badan ee u Dhageysanaayo qofkuu wareesanaayo
Magacagu waa abdullahi abdisalam Andijaliiow waa kusalamay adiga iyo agasime abdisalam gulled waan aragnay dhibka somalia hadaba muxuu yahay xalka somaliya ay dhibtaan uga bixi karto yaasa hortaagan
MAhadsanid wariye Abdijaliiiil 👋
waad ku mahdsanthay sida quruxda badan nooga soo tabineysay waraysiga edita kusii wad bro horey usoco
i cant wait partbbbbbbbbbbbbbb 2
Wariye abdijaliil iyo ex agasime NISA asalamucalaykuma
Magacaygu waa abdullahi mohmad
Wariye waxan ka codsanaya inad iwaydiso agasimaha
1.maxad noga sheegi karataa dhibatada ay ku hayan cidamada Ethiopia dalkena, somalia, mana jirtaa in alashabab ay gacan siyan dowaladaha isku shega inay sugan aminigena mudne (qacada ma qashi waxan ha uqaban oo kale)
2.sidee loga sari karaa cidamada shisheye ee dalka jooga, intena qadan karta in lala warego masuliyada ay hayeen, suratagalnimo inate ah ayana haysanaa. Thank for sharing information @Abdijaliil
Godane Allah unaxariisto
Cabdi salam wu mahadsanyhy
Wadaadada haday dhaheen muslim kasto wax la qeybsaneyna xuduud ma naqaano diin fikir ah waan wadanaa ani ilama xumo gaalada ayay dhibee waa iskala noolaanaa ul wax iga dhibi meyso iyo hadi wax xado gacan la iga jaro waa fikirkeyga.
Wax xuriyad ma heleysid bro
@@adedchannel884 xoriyad hadaba ma heysatid xasan shikh ma adi hada dan kugu maqan muse bixi warkisa iska dhaf axmad madobe haso hadal qaadin kenyati wadanka jogo iyo shababmaxe isu ka dhaman wa lagu talina mid a taqanid o dad iska celinm kara haku taliyo.
Haa waa fikirkaaga lkn maanta in arinkaas dhaco sababo diidayo ayaa jira bal taana kafakar.
Ani waxay ilatahay alshapap in diin uunlaguhaysto gala rac tihiiin
Magaceygu wa abdiaziz joogo refugee camp 17 years 😢
Kenya mita zhp
So badi sxb
First
Nin wx bdn og abdisalam
Mesha ikraan ey martay Laga yabo inee dadkle mariyaan kulahaa yacni xukumadena ayee aqabad ku eheed Wana isdhafinay mrka xukumadaan qfki laf dhungashay ku noqdo wey isdhafine like Farhan qarole cml isku Soo wada doob ikran io Farhan waxee aqabad ku ahaayee 2xukumad Wana la dilay😭😭😭 Allah ya raxma 2 ifahan cabdijaliil sxp
Hadii qaybkale barnaamijku leeyahay suaal waydii walal ma noosheegi kara Background kiisa hore iyo halka uu sirdoonka kaso bartay?
Abdijaliil show zxp no weydii Maxa keeno karo in ciidanka Somalia bis la wareero vedio lga dubo kuwa Atmis aan La weririn
xabashibaa idin ilaaliso aamus
waxa uu ka hadlayo masuulkan waa wax inta badan ka jira wadan weyna ogyihiin dadka lakiin dadku ma rabaan inay ka sheekeyaan masiirka wadan iyo meesha uu ku jihaysanyahay sababta ugu weyna waxay tahay waa ninjeclaysiga iyo qabyaaladda
Duni aakhiri saman lama daayo warkeeda dhagna war kama daasho ilna deymo kama daasho😮
M.a
Somalia waa wadan dadka muslimka dhan laga xoreyn doono aniga ku dhahaayo taas inshallah
Riyadaas alla ha kuu rumeeyo wll
❤❤❤
Abdi Jalil adig & abdi zalam guleed aad baan idin salamy magacaygu waa Yusuf adan deerow gobolka gedo idinka soo salmay waraysiga xiga somalilnd & Ethiopia heshiskoda sidee loga hortagi karaa
Abdijalil zxp wxn ka codsen hddn nahay bahda wax barashada in aa keento farah abdi qaadir waziirkq wax barashada dalka
Ani waxa dhihila dowladu waa in ay la hashiisa shabab si looga saaro bulshada cabsida ay kaqaban shabab dagaalka ethobia logu midobo ❤
War zxp waa fekir fcn lkin iyaga la karayn oo wxba laga dhadhcin karin mxaa xal ?😊
Waxaan Ka mid ah Dadka Aadka ugu xiran Tixanaha Amniga qaranka Ee page Abdijaliil
Agaasime Abdisalaan Guuledna waxaan rabaaa inaad iga garsiiso Su,aasha aan wato
Agaasime Abdisalaan Guuled Xiligii Uu joogay Heyada Nabad sugida Ee NISA Waxqabadkii U hirgalay Io Guulihiisa Asigoo ino sokoobayo haino gawaramo ?
Ramla Ximbil
Mahadsanid
Cabdi salam waxaan waydinayaaa
Qabka ugu fudud e wadankan lo bad badin karo
😂😂😂😂
Kitaabka alle iyo sunnada nebiga scw dastuur laga dhigo
Basaasiin beeigaas Midowgii Maxaakiimta lagu soo darsaday oo markii dambana fashilmay
Iska barta Cabdi salan wa agent ushaqeeya mi6 mida kale wuxu kahadlay waxyabo badan aya run lakn run aan dhamaystirneyn run ma aha, siyasada uk iyo reer galbeedka ee ah dowlad maqaarsarka 2 sano hore ka aamusa 2da danbe na mucaarad kufura ayu fulinaya, waxan rajayna caamada halkan kujirta e weriyaha shaqadiisa kumashquulsan ine fahmaan waxan kahadlayo.
Ustaad wan kufahmy 🙏
Cabdijaliilow adiguna mawaxaad noqotay hanoolato oo kale waayo ayaanle waa basaas fadlan kajoog arimahan fashilinta ah
Cabdi raxiim cali muuday xoghayihii warfaafinta
😂😂xita shbaab somartay😢
xta adi shbaabkle ahan jtay
@@MohamedSalaad-d8e maxkamadaha ma shabaab u taqaan
Warkaada waan fahamnay waa eed uun wax xal ah na nooma sheegin waxaad u hadashay qof aqoonta ku yartahay
So Badi waresiyadan cml
in ATMIS fasahaad wado wuu ka leexday
Maxaa kuu baxay 😂😂😂
Micnihiisu waa xildoon wax uu sheegaayana waa niyad jebin dowlada somaliyed hadii maanta loo magacaabo gudoomiye xaafad galmudug ku taala ammaan ayuu lasoo istaagayaa waadna arki doontaad hadii la noolyahay insha allah..
Xaqiiqda in la sheego miyaa xil raadis ah .
Teeda kale ninkaan waa qabiir amni arimaha amniga oo kaliya ayuu ka hadlaa intaas fahan .
Wariye Adna wili miyaa Waa iskeene😮
Abdisalaan hadii woxoo shegaya dhab yihin ama run Shegaya meshii madaxdi maxaakimta magaceeda moxoo u shegi wayy tan kale Dowladii Timaado hadii oo shaqa ka wayo moxoo mucaarad ugu noqdaa ? Tan kale madaxda Inoo aflagaadeyo kaliya miyaa hadalkisa?
ani magacayu yahy jabrti dabshid waxan dhagaystay barnaamijka amniga qaran 4 parta waiyaha taliye c/salan aad mhada san yahy
su aal waa jiilka hadda nool somaliay mustabalkoda amniga maxaad ku qis kartaa ?
Waxu qeyb ka ahaay shirqolkii ikran alah ya raxma
Asc magacaygu waa abdirahim Abdilahi Ahmed waxaad jeclaaan lahaa inaad ii waydiiso agaasimaha qaybta 5aad xaguu ku dambeeyay kiisii c/nasir muse wiilkii reer somaliland ee u shaqynjiray haayada duullista madaarada ee lagu dilaal shirqoolka farsamaysan iyo wixii uu ko ogyahay
Hadalka ninkan waxaa ka dhadhansanayaa inuu yahay Mukhaabarad shisheeye.
Mukhabaradka shisheye waxyabaha eey abuuran waxaa ugu xoog badan;
Shaki abuur iyo rajo beel.
Hadaladisa labadas ayaa ugu badan.
Wallahu aclam.
mujrimkan wuxuu dhib u arkaa in muslimiinta ay mid yihiin xuduudna eysan udhaxeynin waxuuna inoo xayeysiinayaa afkaarta gaalada lacnad kugu dhacday allaa kaaga baryee
Nio dib qodob kaaga ugu laawao 2 qodob oon is laheen ayaad ka hadleeysaa muslim ka xuduud makala leh waa sax laakin Qofka Somaliga ah waa soomali Qof kenyanka ah ee muslinka ah na waa kenyaan bas
Muslim waa muslim arab ama cajami ahow @@mocaato
Waxaa waa wax aan suurta galayn maanta
lacnada wajigiis ayyba ka muuqataa
Ninkani waa khabiir amni runtii waxan jecelhy siduu wax u faahfahinayo
Wariyaha wuu dadaley lkn hal dhinac ayuu wax ka fiirinayaa waayo jawabtu ay martidu bixiso sual ka Dhalatey muuna wey diin sabab????????🤔
Tusaale bixintanka ATMs waxuu ku jawabey hadey baxdo dowlada wey baxee suashu waxey tahay madaxtoyo wey ka baxeen ATMs waxana jogaa ciidanka somalia nabad waye sided ku dhihi karta ATMs la an ted dowlada majiri karto
Wariye cabdijLil adoo mahadsa kilib 5aad waxaa ii waydiine dhalinyarada hada sirdooka laku biiroyey oo jamacad dhigtay waxay ku leeyihiin sirdoon ayaan ahay ayey ku Lee yihiin balse of sirdoon ah sirdoon ayaan ahay ayaa ku leeyahay bilaa training wye marka dhalinyaradaas sirdoon waaye maladhikaraa ii waydii agaasimHa
Waad mahadsanthay.
Ciyaalka xamar jooga wadoyinka taag taagan sirdoon ma ahan wa ilaalada shacabka 😂sirdoon lama ogaado
Hey oo iney dhamaatey baan moodayaye waa la daahdaye ma qeybo Klaa harey wali
Abdisalaam guuleda waxa iiweydiisa hishiiska al-Shabaab iyo dowlada ee lasheegaya in uu qadar ka socodo iiweydii waa Mahadsantahya sxb
Waa indho sarcaad Xassan gurgurte u dadka ku seexinrabo markii u dagaalkooda ku guuldareystay. Shir Qadar lagu qabanayo way jirtaa lakiin waa shir qurbo joog
Wariye Abdijaliil show iyo ex agaasimihii hore Nisa Asc
Wariye waxaa ii weydiine hadey ithopia bada xoog ku qaaadato caqabda ma ka imaane qaxootiyiinta ayagoo laga soo maraayo bada Somalia dhibaatana ma ka dhici kartaa halkaas I.a jawaab
Kusoodar prta 5
Nio horta jaah wareerkani xagebu inaga haystaa imka waan layabanay anigu imka sidan macnu usocdo wale wayab
ninkan waaa munaafaq mana aaminsana in dadku alle dartii u walalyihiin muslimiinta dadka muslimka ah wadanka kama xigno qofkasta oo muslim sax ah waa walaalkeen qofkaska oo gaala somali xattaa ha ahaadee wadanka uma ogolin wayna iman doontaa insha allh
waa sidaas gaal iyo gaal raac dhulka muslimiinta boos kuma laha
Muslimku dhulkiisii ha ii ogolaado .sacudiga iyo masar dhulkoda markaan free ku jooga bn ana kyga free lgu jogayaa.inta kle sharci baa lgu iman.loma iman karo in fidno iyo colaad la galiyo dadkyga qofkii dawlad islam samynya dhulka kle islma hka bilabo anaga yeysn ngu tijaabin awoododa. Ma qaadikarno dagaalo
inshaaa Allah
Ilaa barta 7waad
Taa macnaheedu waa in Somalia file qudha ay tahay shaqada qudha ee loo dirsadayna ay tahay in ay bulshada sawir kura oo madaxnimo u galaan halka maamulka aanay shaqo ku lahayn xasan sheekhna waxba laga waydiinen ay uga dhaw yihiin in wax laga waydiiyo Ruto iyo abiy.
Magaceygu waa( yahye ismaciil xaashi )
Waxaan weydiinayaa agasiime c/ salaan
hadii al-shabaab alqaacida yihiin oon Lala heshiin karin mudo 20 sana ahna laga aadkaan la yahey maxuu yahey xalku lagu keeni karo somalia xor ka ah alshabaab iyo dhamaan ururdiidmayo kasoo horjeedo dowlada somalia 🇸🇴 mahadsanid
Yaab
Inuu arko ceeb in soomaliya qof kasta oo muslim lagu soo dhaweeyo
Maxaa siya ninkan
Ninkaan far ayaa ku godan haleela fiiriyo 2006 ayuu qurbaha kaso labty fahan arintaas waqtigii qaxa ayuu so labty maxuu ahaa mrka
Asc dhaman waxan rabnaa in an ogaano xisbiga N&N Malaga in siyasadoda ka weeciyan rer galbedka oo ey la shaqeyan sida Russian ka iyo Chinese si somalia loga hor tago in somalia kusii jirto chapter 7 UN security council
Lagamayaabo maxaa yeeley hugaamiyaha n&n waxa uu aaminsanyahay reer galbeedka
Teeda kale siyaasiyiinta somalida mayaqaanaan aasaaska siyaasadda waxa ayna inta badan kushaqeeyaan waxa ay dowladaha rer galbeedka umeeriyaan lkn waa laga bixi doonaa I.a
ALshabab waa shiico
Good idea ❤
Nisa alshabab waaye xafiiskaas qfkle ma maamulikaro why 😭😭😭😭😭😭
Waryaada caacda naga la taga huutiyiinta Afhayeen uhadlo bey leeyihiin
Second
Jaajus ayuu u egyahay, markii u ciidamada Itobiya ka hadlayo jiljileec badan baa ka muuqato nacam haddii ay ciidamada Itobiya baxaan AS baa la waregayo goboledada ay ka baxaan isagoo ka xun camal
Xaqiiqo jirta alshabaab maalin isma wadi karaan Alqaacida la,aanteed.
Ninkaan waa nin demoqraadiya ah waaye
Ayaanle Hanoolatop dadka ka booba haddalka mana fahansana wariye-nimada
3000 oo ciidan xabashi ah kulahaa.......50000 konton kun iyo kabadan oo xabashi ah ayaa joogo
Somalia dowlad ku sheegu dad aad uu liita ba ka buuxa qof dadka ka naxaya ma jiro, kan hadlaya na kulay Iran Tehran ba bilisa siday iila muuqto meeshu wa bahalo galeen😮 turkey arabta iyo Iran ma umadan iisku tur turta
Abeenlow weye kani oo mucaarad ah sxp adiga soxor istaag madax weynahaxa hadalkiisa
There are all ex alshabab hdaa maqasho waxan kaso shaqeyay nissa i aamina somaliyey
C.salan guled , ii wey dii maxaa ka jira in hishiis dhexmari rabo dowlada somaliya iyo Alshabaab , macquul matahy iney hishiiyan .....?🤔
Ninkaan beenbuu noo sheegiyaa 😂😂😂 waxuu ka hadlaayan wax kajira maleh
Abdijaliilow barnaamijtan noosoo kordhi inader.
Waxad usocotin wa qawiil gooni ah oo iskudayey siin inaad shababeysin lkn hawiye futo madobe ciil udhinta sida udhantihin
Dowladeena wey jiiftaa walhi maxay xuutiyiinta heshiis ula gali waayeen 😢