Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukuno ku riday qoys ku eedeysnaa in ay maalgalinayeen Khawaarijta.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 82

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 หลายเดือนก่อน +2

    Naga xareeya iyaga iyo kuwa la midka ah Guuleysta waligiin Maxkamadaay🇸🇴👍✌️

  • @SharmanBeek-ej1uz
    @SharmanBeek-ej1uz หลายเดือนก่อน +29

    Meesha kaliye si hufan ushaqaysa somalia wa maxkamadaha

    • @MohamudAadan
      @MohamudAadan หลายเดือนก่อน

      War jiro moog 👋

  • @xidigahaofficial8281
    @xidigahaofficial8281 หลายเดือนก่อน +5

    Bilaasha afka la qabsanee
    Waa lagu yaqaan khawaarijtiyeey

  • @ahmedmohamedabdi5249
    @ahmedmohamedabdi5249 หลายเดือนก่อน +3

    Gabadha sidaan u qurux bdn odayga inkaar ku dhacdee muxuu baxar u galiyey💔😅

  • @SuldaanFahad-u4x
    @SuldaanFahad-u4x หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @FY-Editzz
    @FY-Editzz หลายเดือนก่อน +11

    Soomaali waxay wada dhalsheen 1da bisha🤣

    • @Seynep-ahmed
      @Seynep-ahmed หลายเดือนก่อน +2

      Ani maku jiri lkn , lkn dad bdna aqano aya uqoran tahy 1/1aad wallhi😅

    • @NadiifoXasan-r1x
      @NadiifoXasan-r1x หลายเดือนก่อน

      Maya allow maa tiraadid 4 afarad ayagaa sas ah oo uqoro

  • @maxamudmuriidi2656
    @maxamudmuriidi2656 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا

  • @143-k1d
    @143-k1d หลายเดือนก่อน +5

    waa famil wada khawaarij ah oo tuugo ah hala toogto dhamana tood diin malaha

  • @FjrjrAsr
    @FjrjrAsr หลายเดือนก่อน +1

    Good jobb

  • @Somali12222
    @Somali12222 หลายเดือนก่อน +7

    Waxaan xukun ma ahan 40 sano xabsi aan sugaaye 13 sano maxa wye 😂😂😂😂

    • @farduusmohmud975
      @farduusmohmud975 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaasi xikun ku filan maaha waan ka xumahy

    • @Somali12222
      @Somali12222 หลายเดือนก่อน

      @@farduusmohmud975 qof walbo hada waxuu ku fikiraa howshan gal lacagtaada aruurso 10 sano lee lagugu xakumaa hadii lagu soo ogaado 😂😂😂😂

    • @farduusmohmud975
      @farduusmohmud975 หลายเดือนก่อน

      @@Somali12222 waa runta wall walhy

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII หลายเดือนก่อน

      200 Sano xabsi

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 หลายเดือนก่อน +3

    XUKUNKA KASOO BAXO MAXKAMADAHA SOOMAALIYA WAXUUW QABTAA AMA LAGU RIDAA BEELLÑAHA SHANAAD OO KALIYA

    • @MA-uz3qe
      @MA-uz3qe หลายเดือนก่อน

      Xoolo aan xishonayn ayad tahay, inta tiirka lageyay dib u eeg, uur ku dhiigluhu waa xunyahay gacan ku dhiiglaha sida munaafaqu uga xunyahay gaalka.

    • @AliAbdiZahid
      @AliAbdiZahid หลายเดือนก่อน

      Sayd Cali ma beelaha shanad ba 😂

    • @wardoonacademy
      @wardoonacademy หลายเดือนก่อน

      Waad iska hadashey.

  • @MowlidcaliSiidow
    @MowlidcaliSiidow หลายเดือนก่อน

    Dhamaantoo 1da bisha miyey dhashteen😮

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 หลายเดือนก่อน

    Dowlada Somaaliyeed waxaan ka codsaneynaa inay xabsiyo cusub dhisaano oo waa weyn badiyaano xabsiyada si loo xer xero dadka wadanka qasaayo oo nabada iyo horumarka kasoo horjeedo oo cadawga u shaqeeyo magac kasto oo ay leeyihiino maxkamadeeya oo xerxera nagana xareeyo inta xun .

  • @Arabduur
    @Arabduur หลายเดือนก่อน +1

    01/01/2000 baa u badan😂

  • @deeqonuur6697
    @deeqonuur6697 หลายเดือนก่อน

    Kuligood 1 bisha ayey dhasheen

  • @jamaabdi-ym6dr
    @jamaabdi-ym6dr หลายเดือนก่อน

    waxaa dhici doonta kan wax maxkamdeenaya in asaga maalin la maxkamadeen doono

  • @143-k1d
    @143-k1d หลายเดือนก่อน +1

    somalida dhan 01-01 mee dhahseen kuwa qurbaha jooga lee u heyste, kuma somalia joogana saas miyaa 🤣🤣🤣🤣

  • @maryamabdiguide
    @maryamabdiguide หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @thegreatnormad3424
    @thegreatnormad3424 หลายเดือนก่อน

    Reer kan argagixisada ah xabsi yanan lagasodeyn

  • @MaxmedDaahir-y3h
    @MaxmedDaahir-y3h หลายเดือนก่อน

    Marhadii hoyadaa lugugu magacabo wadil

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v หลายเดือนก่อน +1

    Said Cali tiirka geey

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi หลายเดือนก่อน

    Argagixisadda khawaarijta halala xisaabtamo sida ugu adag.
    Waa khawaarij maanta haddii uu dib usio noolaado cali cusmaan.
    U haysta gaalo xukunkoodana dil utaqaana

  • @mohamedomar610
    @mohamedomar610 หลายเดือนก่อน +1

    QABIILADA HIBEYSAN LAGUMA ADKEEYO BALSE REER YAANYOW BEERKAA SHARCIGA LOOGA GARAACAA

    • @waqtilumis4094
      @waqtilumis4094 หลายเดือนก่อน +1

      Ninkii sacadka ahaa sargaalka ahaa la toogatay markii uu shabaab la shaqeeyay. In sayid cali dil lagu xukumay . Ma ogi qabiilada waaween ingariis mise faransiis ayaad ka wadaa.

  • @aarenuur
    @aarenuur หลายเดือนก่อน +1

    13 sanno Oo u dhiganta 6.5 sanno iyo $20,000

    • @143-k1d
      @143-k1d หลายเดือนก่อน

      somalia waala dhameysanaa half majiro

  • @caaishaibraahim3247
    @caaishaibraahim3247 หลายเดือนก่อน

    Ninki dhamaay oo kontooyinka in lawada furo masuul ka ahaay 7 sano bis waa ku yareeysay mudane 20 sano ayuu mudnaaay oo bilaa racfaan ah .

  • @mohamedmohamed-tq7ft
    @mohamedmohamed-tq7ft หลายเดือนก่อน

    Ganaaxa intaad dollar dhahaysaan shilling somali sheega(10000) dollar

    • @Abahmoh
      @Abahmoh หลายเดือนก่อน

      Adu soo sheeg waa meeqa

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 หลายเดือนก่อน +1

    ninkan. ad 20 sano ku xuguntay ilmihisa o bahan ayaa tiktok ka onayo waxena shekanayan bahi wax barasho la an dayac dowlada. ilmahaas ad waridkoda ad xukunten wa inaa musuliyada ilmaha qadan wayo dowlad ayaa sidaa laku yaqan

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas หลายเดือนก่อน +1

      Aaad u weyn dunida waa saas somalina haba ka sugin wax wanaagsan dadkaan waa dad maskiin ah waa lagu kor shaqeysanaayey igana ma fahansana waxaan dad wax fahansan uma eka haday wax fahansanan lahayeen lacagta inay xadaanay ka faa,ideysan lahayeen

  • @Anisa-i9y
    @Anisa-i9y หลายเดือนก่อน

    Maamooyinka ma lagu waayey odaga waaba lagu halee gabadhiisana ma badbaadey toloow😮

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 หลายเดือนก่อน

    Rer ba ow ya kuleh bal arag dhinka ow guregeaa u geystay, sharciga ha sareyo mahad sanid mudane 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 หลายเดือนก่อน

    waaar dumarka iska siiii daaa odeyga ayaaaaa galaafteyyyyyyyy duamrka odeygaa ahh argagixiso ee iyaga iska hubso

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂ma mid baxsaday oo familkaa ah ayaad tahayna 😂
      Ilahayba dumarka dambigooda ma dayn waa xisaabinaya
      Maxaa loo dayn

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂ma mid baxsaday oo familkaa ah ayaad tahayna 😂
      Ilahayba dumarka dambigooda ma dayn waa xisaabinaya
      Maxaa loo dayn

    • @engsayidmohamed7527
      @engsayidmohamed7527 หลายเดือนก่อน

      @@Aliinaliiban1780 dhibta ninkaaa galiyeyyyyy isagana masuuuuliyada lehhhhhhhh

    • @engsayidmohamed7527
      @engsayidmohamed7527 หลายเดือนก่อน

      dumarka waa inn loo naxarista waxmagartada dabinka lagaliyeyy maha mar hadi lahayo kii waxanab galiyeyyy

  • @NimcaanMuxumed-p4b
    @NimcaanMuxumed-p4b หลายเดือนก่อน

    Halawada toogto kuligod

  • @saciidraagehassan2257
    @saciidraagehassan2257 หลายเดือนก่อน

    Beelaha 5 aad unley la xukuma ar Somalia 😂😅😅

  • @ahlamahmed2724
    @ahlamahmed2724 หลายเดือนก่อน

    hadii aynay raali ka ahain in la duubo, maxaa Kamerada logu jiidenayaa oo loo duubaya?!!!

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII หลายเดือนก่อน

      xushmad ma mudna waxay ka litan qashinka

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 หลายเดือนก่อน

    labaatan sano middiiba halugu xukumo naaga haan

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 หลายเดือนก่อน

    lacagta maraykannka lacagtiisa maxaa kaagalay maad lacagtaada ku shegatiddddddd intaaaaad iska dayso wax aanad lahaynnnnnn

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas หลายเดือนก่อน +1

      Soomalida waxay iiga leheenay ku faanayaan 90ka lacagta shilika somaliyeed meel lagu isticmaal somaliya suuqa khudarta ka jirto inta kale lagama ogolo way diidaan dowlada dollar ahaney canshuurta ku qaataan meel kastana ganacsi iyo waxbarasho ah luqada ingiriiska ku qoran wa dad lacagtodi iyo afkodi bedeshtay iyo dhaqankoda diintana badankooda kuma dhaqmaan ALLAH na mootiyo Insha ALLAH🤲

  • @faadumozahra94
    @faadumozahra94 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂😂 13sano basaa

    • @maryamabdiguide
      @maryamabdiguide หลายเดือนก่อน

      Hay kula yara 13 sano 😂cunugii dhasho qankaar u dhawanaayo

    • @faadumozahra94
      @faadumozahra94 หลายเดือนก่อน

      @@maryamabdiguide 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 ma badantahay.. intu qasaaya laga reysanaa

    • @shaqalecabdikariim9233
      @shaqalecabdikariim9233 หลายเดือนก่อน

      Adi waliga hal malin malagu xidhay😂😂😂​@@faadumozahra94

    • @cismaanmaxamed9766
      @cismaanmaxamed9766 หลายเดือนก่อน

      ​@@faadumozahra94xasid sanida 13 sano magula yar 2036 ma inta ku daalo 😂

    • @faadumozahra94
      @faadumozahra94 หลายเดือนก่อน

      @@cismaanmaxamed9766 🤣🤣🤣🤣🤣 waa badantahay lkn dambile uma baddna nooh 😅😅

  • @abdirisaqmohamedhagy8643
    @abdirisaqmohamedhagy8643 หลายเดือนก่อน +1

    Tanu waxeey ka markhati cad ka tahay inaanay jirin wax islaaminmo sheeganaaya...xeerka ciqaabta somaliyeed ku ye...bal car kamaqla Shareecada ayaan wax ku xaku meeynaa....Islaamnimo majirto....Alle idinku rog xumaantaas iyo gaalnimadaas. Tuugo kaa xoog badni...Alle ayaa idinka jaraay gaal nimadaas.

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 หลายเดือนก่อน

      dadka galee xoolahooda xalaalste, diintya ciyaarta kadaa,

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII หลายเดือนก่อน

      kk, doqon

  • @theonlyman1405
    @theonlyman1405 หลายเดือนก่อน

    Malin walba wax aya la xukoma lamana dilo mana la dhayo yab inte la geya dadkan ama lagu haya wah

  • @HajiMasa-j2d
    @HajiMasa-j2d หลายเดือนก่อน

    Haaano laato Somali

  • @Thestrongestbattleground_pro
    @Thestrongestbattleground_pro หลายเดือนก่อน

    Mac sokor😅😅😅😅😅😅

  • @abdiaziiz1486
    @abdiaziiz1486 หลายเดือนก่อน

    Allaaheey waxoow nagu amray inaan isku xukunno diinkiisa hal aayad quraan ma maqal kaliye xeer lleen maqllaayay quraanka moow ka weyn yahy xeerkaan iyo farqadaha la shee gaayay ? Waxaan ka mawllaa baar lamaanka iyagoo dhahaaya wax diin teena kasoo hor jeedo ma ogo la a neeyno saan kawarama bal ; rabiyoow hawaban maalinta la kulan kaada adigaan kaa magan galay

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 หลายเดือนก่อน

    Laaya nacalada nacaladu dhashay

  • @abu-ff8ws
    @abu-ff8ws หลายเดือนก่อน

    Ewelbaba masaakiin mooyee cid kale maadinkaa xukumi kara. Dumarkaan masaakiintaana horta waa qalad in laxiraa dhaqankeenana maogola waxaas

    • @Salaahudiinayuub34
      @Salaahudiinayuub34 หลายเดือนก่อน

      Adiga halista tahay are you ansari😊

    • @AylaSulayman
      @AylaSulayman หลายเดือนก่อน

      Danger ba thy adi naftada waxba ku xanujinya pandol cab 😂

    • @abu-ff8ws
      @abu-ff8ws หลายเดือนก่อน

      @@Salaahudiinayuub34 adi are you ayyubi 😎

    • @abu-ff8ws
      @abu-ff8ws หลายเดือนก่อน

      @@AylaSulayman alx cafimaad alle wuu isiiye

    • @AylaSulayman
      @AylaSulayman หลายเดือนก่อน

      @@abu-ff8ws هههiLa hada imadn fahmin

  • @Haleema03u-jh1fh
    @Haleema03u-jh1fh หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤

  • @theonlyman1405
    @theonlyman1405 หลายเดือนก่อน

    Malin walba wax aya la xukoma lamana dilo mana la dhayo yab inte la geya dadkan ama lagu haya wah