Hakabeen sheegin Ilaahey wuxuu noo baneeyey in an sameysano qawaaniin qeexaya oo dhowraya siinaya wajibaadka iyo xuquuqda uu leeyahay qofkasta oo ka mid ah mujtamaca dalka (muadin iyo min aan aheynba) Dowladu waxa aysan ka hadlikarin (xaaran iyo xalaal) kitaabka ay ku cadahay cid waxkudarikarta ama kabedelikartaa male Dowladu waxey a wood u leedahay in wax (mamnuucdo iyo in ay ogolaato)
@@halimaahmed2179Allah ma bananeyn qunuun kasoo horjeeda kitaabka Allah oo lagu xukuntamo sidoo kle ninka sharciga Alle qilaafa wa mid halaaleyey wixii xaaranta ahaa ee intaadan masaladaan ka Hadlin cilmigeeda baro
ilaahayba igu ogee waa laydin dili donaa waanaan idinku dhex qarxin donaa halkaad fadhidaan, bal dadka dhex fadhiya day ee aan xaqa qof ka hadliyaa jirin ee la gumaysaniyo, isku mid ayaad tihiin taakeeyana wuu idin birayni donaa idinkoo dulaysan insha Allah
Muslimka kitabka Alleh iyo Sunadiisa aya Sharci U Ah Gaaaladane Demuqradiyad Bari Waxan Ka Ahay Dastuurka Ee Cabudayan Dhawaqiiida Afka Somaliya Ku Hadlaayo ilaaa Shareeecada Islamka Ka Qaadanayan Waxba Ma Wadaagno Uufin Lakum Idinka Iyo Asmamtiina Aad Cabudaysan Kaalaaya Nagu Qasba Asmamtiina Aad Cabudaysan Kufaar Xarbi ah Bad Tihiin
taakeeye waxa lagu haysta diinta halayskuxukumo bu xadhigi iyo silic kumuteystay bal soomaaliyey muslinimada aad sheeganeysan maxaytahay war siidaaya miskiinka
Dastuur so ma ogolo in qofku xor u yahay fijirkiisa, hadalkiisa, diintiisa, iyo jirkiisa. Maxaa odayga lagu haystaa? Markii islaam la sheego iyo tawxiid maxaa logu tuntaa qodobahaas, mise muslimku u olaleeya isku xukunka shareecada sharci gaara loo dajiye oo lagu bahdilo lagu banneesto? Gaaladii idinka keensatay aad jahanama wada galeesaan hadiidan tawbad keenin!
walashakiyay war maxkamadu been badana war taageeye wareysigisa anaga dheegeysanay oo meel u dad ku gaaleysiiyay ma arag ee weriyahay afka ugelin rabay war diinta kudhaqma miya dembi loqotay
Ninkan sunada garka kamuqato walagaqaldanyahay ee adigo sunada garka xiire xa noshegi. Ninwalbo diintisa qabsadho watokoreysin. Xukunka Allaha is kale ee miskinka dhafa
Sharciga in uu shaqeeyo walaahi waan ku faraxsanahey sidii shaley loo hadlaayey manta maa loo hadlo waa ayada la iska ooysiinaayee dowlada somaliya ha noo laato
MAXKAMAD FREE SPEECH ADUUNKA KA JIRA QOF XOR WEYE JOOJIYA CABURINTA RAG LA CIILAY DAGAL BAA KA DANBEEYA LA ISKA KIIN CELIN. XABAD AFKA LA IDINKA GALIN TUUGAYAHAY DIKTATOR NO
Ano og su uhadli jirey iyo fikir ugaarka ah oo aan fahmi waayey uu umada ka dhex wado hada qof wayeel ama walidkeyga leeg oo ilmeynaya ama oynaya ma daawan karo fadlan odayga iska oo u dhaqan celiya ma mudno in laga oohiyo qof weyn qalad iyo saxba😢😢😢😢😢😢😢
Qof waalan oo maskixiyan aan taam aheyn oo iska qiiroonaayo sida walida dhaqanto, go'aanadiisuna qiiro ku dheehan yihiin, ma mudna in mar walba la qadariyo oo umadda la hor keeno-Maxakamadduna waa in ay kaalinteeda muujisaa maadaama uusan shacabku madadaalo u baahneyn.
MARKAAD KENYA WELIBA ISLII ISKA DHIGEYSEY AMIIR AAN CAADI AHEYN EE AAD CALANKA CALAAMAD SHEYDAAN KA DHIGEYSEY MAXAAD MOODEY IN AAN SHARCI KU SOO GAAREYN ILAAHEY BAAN KA MEGEN GELINEYNAA IN AAD CARUURTEENA MADAX UGU NOQOTO FIKIR QALDAN
Gudoomiye Shuute iyo raga kale waa mahadsantihiin. Ninkaan Taakeeye aqoon baad u leedihiin waa najaaso jaahil ah oo edebdaran ku eedaysan inuu si naxariis daro ah dad u laayeey intaas kuma ekaane sida uu sgeegat prosecutorka dadki Soomadliyeed ayuu galaysiinayaa wuxuuna caan ku yahay kala hadal (contradiction). Wazaa qalad ahayd in markii hore la siidaayo. Fursad dame yaan siin hadii cadaaladi jirto.
hooooooooooy dastuurku waa gaalnimo lagana leexan maayo kitaabka ilaahy iyo sunada nabiga umada kukala saaaara
Waa xaaraan ku dhaqanka dimuqaaraadiyadu wuu kusaxanyahay waa dastuur gaalo
waxaa ka sii xaaraansan shiigeena
Sharafta wadanka yanlugu xadgudbin subxanaAllah dowlad muslim in wa.gaalo ladoho wa qalad
Aniga oo shaqasi soomaali ah waxan kacodsanyaa ninkaan xuno oo xeerlilaaliyahaa waa dullamiloowa mana Haan inuu asgu dadka xukumo oo fikirkiisa kuxukumo maxakamadu soo gudoomiye malahana ma asgaa gudoomiye kana wara waxan aad meesha keenteen oo afka qaloocane asagaanba tukan oo sharing waxka aqoo. Asga Ayaan ubaahan inuu sharciga soobarato
Fikirkisa iyo wuxu aamiinsanyahay Ciidi waxa kuu noqon mayso ee miskinka iska daya waa qof wayene
Dulmi cad baa lagu xukumay kuwa xukumayna ilaahay baa LA xisaabtami
Democracy waa nidaam ay gaalo dajisay oo lid ku ah kitaabkeena
Dumuqraadi waa gaalnimo xukunka shacabka ma lahan Allah baa xukunka leh.
Hakabeen sheegin Ilaahey wuxuu noo baneeyey in an sameysano qawaaniin qeexaya oo dhowraya siinaya wajibaadka iyo xuquuqda uu leeyahay qofkasta oo ka mid ah mujtamaca dalka (muadin iyo min aan aheynba)
Dowladu waxa aysan ka hadlikarin (xaaran iyo xalaal) kitaabka ay ku cadahay cid waxkudarikarta ama kabedelikartaa male
Dowladu waxey a wood u leedahay in wax (mamnuucdo iyo in ay ogolaato)
@@halimaahmed2179Allah ma bananeyn qunuun kasoo horjeeda kitaabka Allah oo lagu xukuntamo sidoo kle ninka sharciga Alle qilaafa wa mid halaaleyey wixii xaaranta ahaa ee intaadan masaladaan ka Hadlin cilmigeeda baro
Saxiix
Dimuqraadi waa gaalnimo.
Sax alshabaabna Waa mujrimiin waxaan aan taageersanahay in la laayo dhamantood
Anigu matagersani alshabab lakin dimuqraadi wa gaal nimo
Taageye Hadaladiisa Hore Marka La,eego &fikradihiisa Anaba Kanaxay intaan Dawlada Lagaarin
Hadey Iska HadaL Katahay allaha Soo Hadeeyo
Wan ka xumahay Askariga democracy ma yaqaano 😂😂😂
Taakeeye waa alshaydan run ah
ilaahayba igu ogee waa laydin dili donaa waanaan idinku dhex qarxin donaa halkaad fadhidaan, bal dadka dhex fadhiya day ee aan xaqa qof ka hadliyaa jirin ee la gumaysaniyo, isku mid ayaad tihiin taakeeyana wuu idin birayni donaa idinkoo dulaysan insha Allah
Muslimka kitabka Alleh iyo Sunadiisa aya Sharci U Ah Gaaaladane Demuqradiyad Bari Waxan Ka Ahay Dastuurka Ee Cabudayan Dhawaqiiida Afka Somaliya Ku Hadlaayo ilaaa Shareeecada Islamka Ka Qaadanayan Waxba Ma Wadaagno Uufin Lakum Idinka Iyo Asmamtiina Aad Cabudaysan Kaalaaya Nagu Qasba Asmamtiina Aad Cabudaysan Kufaar Xarbi ah Bad Tihiin
kan ha nalaga qabto kuwii maanta dadka ku qarxiyay iyo isaga waa isku mid
Believe it or not, this guy is a security risk and should be locked up. He is agitating for violence, division and anarchy. He is a real subversive.
Afka dheer dhibaato ayuu gaala 😂😂
War waxaan qashinkaa dadka yaa kaqabta ninkaan wareeray oo miskiin kaa maxay u xagxaganaayaan ninkaan waxaa laga yaabaa xanuun inuu jiro
Afarta xaas ma ceybaa war waxu ciwaanxumaa.
Mida kale oohintu ceeyb ma aha ee waanafis. Silac mirgaaga aay ku haayaan ayuu la ciishooday
4 xaas caay maaha ee waa wuxu asaga kusoo Caan baxay.
Waa nin xanuunsayo dowladda waxan ka cudsayaa in ay si dayan
Dhawaqiiida Garguurte Hugaminayo Asnamta Cabudayo Waxba Ma Wadaagno Ilaa Shareeecada Islamka Ka Qasanaysan Ogaada yaaa Calmaniyiin Qaata Kitabka Alleh iyo Sunadiisa Hadad Muslimin Tihiin Warkiiina Badan Ma Rabno Yaaa Dhawaqiiid
SubxanaAllah wayaab 😂😂😂
Waxbarashadu waxbamaynakutarin
War hadi dadki xaqa kutaagna oo diinta ilaahay halagu dhaqmo saas looga oohinayo bal soomaalidu muslimaday sheeganeyso maxaytahay
@@firdowsmusay-ze9gs Dhawaqiiida Garguurte Hugaminayo waa Dhawaqiiid Xarbi ah Asnamta Cabudayo Haday Baqtiyan Lama Medhayo Inan Muslim ah Kuma Xidhanto Dhawaqiiida Afka Somaliya Ķu Hadlaayo Ilaa Shareeecada Islamka Ka Qaadanayan wllhi Waxba Ma Wadaagno Gaalnimdooda Ayeee Rabaan Inay Nagu Qasbaan Wllhi Dhimashan Ka Jeclahay Galadan Intaan Noolahay Ma Raacay Insha Allah Waa Cadowga Islamka Weyan Dhiiiigooda Dhacoooda Waa Xalal
taakeeye waa nin ay mar hore qawaarijtu bedeleen 86di aloore hala toogto maaladukaate
Ninkan wax lagu eedeyay afar xaasle inuyahay madaxwayne mustaqbalka oo uu iska dhex arakay iyo ku dhaqanka dimuqraadiyadda oo uu ku tilmamay gaalnimo .
Wuxu magalaa maxay yihin dadka noocan ee maxkamdaha fadhiya . Yaab😮
😭😭😭😭😭😭😭😭😭wuu ciishooday mxaa lagu haysta waa dulmi
Niinkani waa xagjir wryno iska oohinaya dadku galeynaya alshbab muxukaga duwanyey iyaguna intaasunbey aamisan yihiin
calmaaniyiihintu iyagaa nagu qasbaya intaan duurka galno inaan xabbad afka kala dhacdo doofaarta daba dhillifyada ahan
bal ninka siday udulminayaan eega waxaasaaa dawlad ahan miyaa
5ta sano eed kuxunteen maba gaadhayso dawladiinu 😡😡😡😡😡😡
taakeeye waxa lagu haysta diinta halayskuxukumo bu xadhigi iyo silic kumuteystay bal soomaaliyey muslinimada aad sheeganeysan maxaytahay war siidaaya miskiinka
Dhawaqiiida Garguurte Hugaminayo Waa Dhawaqiiid Asmamta Cabudayo Dhiiiigooda Dhacoooda Malkooda Xalal Yahay Haliska Dhiciyo Calmaniyiinta Garguurte Hugaminayo
Waxaa ceeba in umad muslim ah waxan aan diin iyo shareeco midna aqooni xukaan unoqdaan yaabeeninaaya in dimuqraadiyadu baadil tahay
Ninkan waa idinka gar joogaa DIMQRAADIYAD waa Gaalnimo anaa ku leh Jaahil yahow
asaga iyo kuwa na qarxinaayo baa gaalo ka daran saaxiib anagu muslim baa nahay maxay noo laynayaan soo dulmi cad ma aha iiga jawaab
Walahi hadhal an lofirsanin dibatu leyahay afkisu iskuxire qatarna is kugaliye Marka PHD mexey utarte
Ninkani diinta halagu dhaqmo ayuu dhahay waanu ku saxan yahay maxaa lagu haysta..??
Somaliya diinta islaamka laguma xukumo waa runtiii
Iska siii daaya ninka wa
Wuu saxan yahay Alllah ka baqa iska siii daaya ninkan
khawaarij ytuug ah aa tahay adigana bastar ah ma ninka somali dhan gaal ka dhigay? aad difaaceysaa oo weliba hada maxkamada dhexdeeda ka dhahaya somali muslim ma'aha
i p address kaada aa raadiney naa waa in lagu soo qabtaa waxaa tahay khawaarij kasoo soo horjeeda muslimiinta
JAJUUSTA XALANE A RABA IN LA XIRO
@@saidkaamil6018 Dhawaqiiida Garguurte Hugaminayo Waa Dhawaqiiid Asmamta Cabudayo Baqtigoooda Eeyaha Ayaa LA Siiinayaa Insha Allah Najaastan Waxba Ma Wadaagno Ilaa Shareeecada Islamka Ka Qaadanayan Waxey Raban Inan Na Gaalaysiiyan wllhi Ragan Calmaniyiinta Ah Waaa Dhawaqiiid Xarbi ah Dhiigooda Xalal Yahay
Dastuur so ma ogolo in qofku xor u yahay fijirkiisa, hadalkiisa, diintiisa, iyo jirkiisa.
Maxaa odayga lagu haystaa? Markii islaam la sheego iyo tawxiid maxaa logu tuntaa qodobahaas, mise muslimku u olaleeya isku xukunka shareecada sharci gaara loo dajiye oo lagu bahdilo lagu banneesto? Gaaladii idinka keensatay aad jahanama wada galeesaan hadiidan tawbad keenin!
Dimuqraadiyad waa gaalnimo cidwalbaana og oo muslim ah waligiinba indhaha is qabta.
walashakiyay war maxkamadu been badana war taageeye wareysigisa anaga dheegeysanay oo meel u dad ku gaaleysiiyay ma arag ee weriyahay afka ugelin rabay war diinta kudhaqma miya dembi loqotay
Ninkan sunada garka kamuqato walagaqaldanyahay ee adigo sunada garka xiire xa noshegi. Ninwalbo diintisa qabsadho watokoreysin. Xukunka Allaha is kale ee miskinka dhafa
ninkan umada sóomaaliyed halaga qabato saamaali waa dadmuslina
Umada Hadulmin misaa Cadalad Kuma xasinaa
Runtiisa wye😢dhaqan galo wye xukunka
Waa dilaa wey 5 wariye ayuu gacantiisa ku dilay
aad iyo aad 1992 uu dilay weriya yaal
Aaway dadkoodii meey hada dacwad ku furaan ileen marqaatiyaal baay haystaan meey ka faaideeystaan inta ninkaan la haayo
Ninkii dikay Abduqadir iidle war hadaad ilaah ka baqee qisaad u diyaar garoow
Waa loo awood shegtay lkn mar umbuu hiil heli doonaa
Wasaas oo ehelkii dadkaad dishey iyo cadaabtii Illaah ku dhimanyihiin😳😳😳😳😳
Dimuquraadiyad waa gaalnimo iku raaca ama iku diida
Takaaye waa argagixiso.
Qof hadal kaliya lagu xukumo waa qalad.
Kuwii dadka dileybo magaalka lagu sii daayey side asi xabsi daain loogu xukuma awalba maxkamad cadaalad kashaqeyneyso inta majoogine😏
DHALIN YARADI ISAAQ DAAROOD U DILAY DAGALKI SOKEEYE MA LA WEYDIN MESHA WA HAWIYE =HAITI
8:44 personal attack xoolo
Ninkaan uma maleeynaayo maskaxiyan u fiyoow yahay mar kastana dadka waalan khiyaali ayay iskaga hadlaan.
Hhhhhh ma ihi shabab ma ihi hhhhhhhh away taakadi
CILMIYOOW XAAL QAADO AADIYO AAD BAAN UGU FARAXSANAHAY MAXKAMADEYNTAADA
canada oo ceyr ka qaadahaaye markee xiri rabeen wuuka cararay
wixiinba Alshabaab baad tihiine daaya ninka isma dhaan tooy
Dumiqudiyata wa shuqul kalmimo
Sharciga in uu shaqeeyo walaahi waan ku faraxsanahey sidii shaley loo hadlaayey manta maa loo hadlo waa ayada la iska ooysiinaayee dowlada somaliya ha noo laato
Hada bal maxaan ka fahmi karmaa xeerka ciqaabta soomaaliyeed yaab aanagaa aragnay
MAXKAMAD FREE SPEECH ADUUNKA KA JIRA QOF XOR WEYE JOOJIYA CABURINTA RAG LA CIILAY DAGAL BAA KA DANBEEYA LA ISKA KIIN CELIN. XABAD AFKA LA IDINKA GALIN TUUGAYAHAY DIKTATOR NO
Waa qof macduura hadana fekker xumo iyo faataalenimo isku darsaday! English yaroo nijaasa ayuu ku meeraysanayaa! Yaa ugu sheekeeyay in Soomaaliya gaal sharci u sameeyay? Wax waalan. Wax barashoy xaal qaado! Waxba ma yaqaanno, waddanka u shaqeeya, adaa muslim ah sow sidaas maaha? Iyo laxan yaroo ooyin ah
English nijaasnimqdisa waxa kaxun sharciga u yaal df ee xuquuqul insaanka iyo dimuqraadiga aaa nijaas ah iyo caqligaada xun ee wax fahmeenin. dadka kaleexo aqligaa laga xadaye.
@@SheikhMohamed. diinta ilaahay haleysku xukumo maxaa leynooga soo dajinayey hadaan leysku xukeyn ilaahay wuu iska haysan lahaaaa
Ala weey jukeeyeen ninkaan nin ooya maeheen jah arkuwaanaa
Kuwii dhiig mislim baneystey oo dad dileybo magaalaka lagu sii daayey oo wax xukumey mlhn sidee taakeeye xabsi daa,in loogu xukuma😏awala maxkamad jirta ooline inta
Sorry
Shuute anaawaso😢
Dimuquraadiyo maahan sida uu xeer ilaaliyaha u sharaxay
kenya markaa joogta waa qosleyse hadana waa ooynee ar somali dhib badanaa
😂😂😂😂kibirkii sidaan miyaa u dambeysay
Takeeye warkiisa wa cad yahay in dawlada Jago laga siiyo ayuu rabaa. Dad dhaxa hilfa u qaadi lahaa 😂😂😂
Bahalkan kibirsa xeer ilaaliyana maahee dadka halaga qabto
MARNA OOY MARNA BACBACLEEY AFKAAGA MAAD SAMEYSATID MARKAAD TV AMA MEDIAYAHA AAD SAAD RABTO UHADLEEYSO
Somali hadi ku tilmamaya GAAL maa inuu GAAL mamulo 30 sana waxbaranaya. Maxa uu raadsado wadan Muslim ugar Takeye. Doqon jahil dhintay.
waxbarashooy xaal qaaku siiye haduuba sufyaan kaa been sheegay tuugaan khawaarijka ah
sufyaan tuug markaa nairobi joogtay somali dhan gaal aaaka dhigtay hadana waxaa iska dhigee dooro biyo ku dhacday
Ano og su uhadli jirey iyo fikir ugaarka ah oo aan fahmi waayey uu umada ka dhex wado hada qof wayeel ama walidkeyga leeg oo ilmeynaya ama oynaya ma daawan karo fadlan odayga iska oo u dhaqan celiya ma mudno in laga oohiyo qof weyn qalad iyo saxba😢😢😢😢😢😢😢
Wa jahil dhintay oo is shegaya 30 sano wax bartey inan dalkayga dhibatada kujirto anka saro. Isago Dulli jahil.
Qof waalan oo maskixiyan aan taam aheyn oo iska qiiroonaayo sida walida dhaqanto, go'aanadiisuna qiiro ku dheehan yihiin, ma mudna in mar walba la qadariyo oo umadda la hor keeno-Maxakamadduna waa in ay kaalinteeda muujisaa maadaama uusan shacabku madadaalo u baahneyn.
horta maxkamadan inay saas been ugu dhiirato wa ceeb bal fiiri sidu hadalka urogay war taakeeye dad magaalesin ee sharci layskuma xukumu yidhi
Xisbiyaashii hore lee hanagu ekaato xisbi dhibkiisuu wataa hadaa layaabanahay qarax iyo dhib aasuu rabaa mid cusub noo sameeyo shacab hadaanahay waan daalnay ninkaana xisbigiisa jeebka hagashto ama meelo kale hala aado xamar noo
Beenteh😂😂😂
Ninkaan wixii la sheegayey ayaa wax ka jiraan waa nin xaq biliaadam qaba oo dad layayey dhiig buu qabaa waa isagana waalaya
MARKAAD KENYA WELIBA ISLII ISKA DHIGEYSEY AMIIR AAN CAADI AHEYN EE AAD CALANKA CALAAMAD SHEYDAAN KA DHIGEYSEY MAXAAD MOODEY IN AAN SHARCI KU SOO GAAREYN ILAAHEY BAAN KA MEGEN GELINEYNAA IN AAD CARUURTEENA MADAX UGU NOQOTO FIKIR QALDAN
DOOFAARKII GACAN IYO AF KU DHIIGLAHA AHAA EE TAAKEEYE, ALOOW MA OOYDAY NAARTII ALLENA WAA KU SUGAYSAA
Naarta ma adaa u diyarisay?