maxkamada Gobolka Banaadir su'aalo weydiiyay Eedeysane Saabir Xasan Cabdinuur.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 120

  • @Utuber387
    @Utuber387 ปีที่แล้ว +8

    The judge looks open minded, and very credible person.

  • @amiiraamiira7561
    @amiiraamiira7561 ปีที่แล้ว +11

    Illahow imtixanka aqiro noofududey yaarabii aamiin😢😢😢

  • @mohamedmuse2879
    @mohamedmuse2879 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wlh sxbkay waa lahayaa saabir

  • @osmansharif9607
    @osmansharif9607 ปีที่แล้ว +1

    Wallaahi caadi ma ahan wadanka lacagtiisa oo dhan waa la dhacay

  • @sufiqumane
    @sufiqumane ปีที่แล้ว +2

    where are the big sharks, wiilkaan dad baa isticmaalayey we need the big gangs 😂

  • @husseinshariff7353
    @husseinshariff7353 ปีที่แล้ว

    Xakimkan wandanka ayaa ubahan Allah ha zafiido,,,i like how he questions and look very concern about his conclusion whatever he conclude about this case i agree with him 100%. May God protect this judge..

  • @hawakiin6410
    @hawakiin6410 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂 waa shiiqul kuli
    Campany kasto waa la shaqeeya

  • @abdiazizabdihasan5533
    @abdiazizabdihasan5533 ปีที่แล้ว +3

    ninkan dhalinyarada ah dhibku maaha ee waa nidaamka dawladnimo ee aan haysan.
    it seem the government system don't have policy of conflict of interest or they just dont follow it

  • @abdullahimalaaq
    @abdullahimalaaq ปีที่แล้ว +2

    WAXA CAJIIB AH IN QOFKA BANK ACCOUNT LAGU SU AALO MEEL FAGAARO AH KUWII XIL U DHIIBTAY KUWAAN AYABA KA DARAN WAA WADA MOORYAAN

  • @warsamemeesho5949
    @warsamemeesho5949 ปีที่แล้ว +2

    Suaasha meesha taal waxaa weyaan ma nin intaas oo lacag ah leh ba 1000dollar ku shaqeya

  • @feisalismail6538
    @feisalismail6538 ปีที่แล้ว +3

    Bisinkoow😂😂 this the worst questions that I have ever heard from a judge and the most accurate answer from accusee... War nimanyahow dambi hakugalin somalia hadathan jawaab macquule haynin

    • @abdishakurfarhan1563
      @abdishakurfarhan1563 ปีที่แล้ว

      ma lacag baa kaasoo gaadhay xageed noogu soo dhisasee beedeega lacagta accountkiisa dhiganayey

  • @ibrahimsaney8731
    @ibrahimsaney8731 5 หลายเดือนก่อน +1

    Heerka iimaan la aanta waxaad layaabeysaa nin qaata bishii 1000 oo musuq lagu heeysto oo leh 4 akoon waalidaas arag

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 ปีที่แล้ว +1

    Doowlada Somalia waaxaa laga rabaa inaay printinggareeyan lacaagta cusuub eebalaanqaaday lacaagta waaydhimataay markaa hoore.

  • @Degaliah
    @Degaliah ปีที่แล้ว +1

    Wa suaale qofku haduu 8 hours dowlada dhamaaysto maanu sigooni ah ushaqaaysan karin????

  • @maslah345
    @maslah345 ปีที่แล้ว

    Waa musuqmaasuqii oo qof ah

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 ปีที่แล้ว +1

    Gudoomiyaha waa qabiir weyn,maashaAllaah

  • @AbdinuurIimaanSabrie
    @AbdinuurIimaanSabrie ปีที่แล้ว

    Arrintaas waxaa ka mas'uul ah madaxda hey'adda qofkaanu ka shaqeeyo

  • @Utuber387
    @Utuber387 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan xafiiskiisuu ku shaqeystay. Sidan waa caadi afrika oodhan. Laakin ninkan lacagtii dowlada uu kuligeed qaatey

  • @HuMod-f7y
    @HuMod-f7y ปีที่แล้ว +2

    "Conflict of interest " is a very serious matter and it needs to eradicate from somali work culture. Yaan wiilkaan yar hada lagu bilaabin ee Xassan sheikh iyo wasiirka ganacsiga halaga soo bilaabo.

    • @mahamedali6038
      @mahamedali6038 ปีที่แล้ว

      Sxp isla xisaabtanku meel uun buu kabilowdaa marka majirto yaan wiilka lagu bilaabin conflict of interest waa shuqul aad u dhib badan kala saarkiisa I kasta oo uu wilkani yahay wiil kaa dir ah dhaqa yaqaan ah imagration kuma uba baahanyahy anigu hala cafiyo oo sifaalaha denbiga fududeeeyo haloo firiyo baan dhihi lahaa shaqadiisa a hawato😊

  • @Dalmar66
    @Dalmar66 ปีที่แล้ว

    Kan Tuug ayuu u eg yahay alla aaqiro Maxaa war yaalo

  • @abdiwahabnadhi4756
    @abdiwahabnadhi4756 ปีที่แล้ว

    Xaafiiska curroption ka uugu weeyn waa kan uu saabir haayay ee verification ka. Meeshan laaliushka iyo service kala qaadashada waa yadan bi yadin.

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 ปีที่แล้ว +1

    Eedeeysanaha waa meeqo qof 😅😅😅

  • @Supr93
    @Supr93 ปีที่แล้ว

    Hood limit

  • @sufiqumane
    @sufiqumane ปีที่แล้ว

    dhooqaa lugaha loo geliyay maskiinka yar

  • @ahmedabdigelle1011
    @ahmedabdigelle1011 ปีที่แล้ว +1

    Sxb meshaan lacag aa la iska dhuqaaa somaliey nimankan ayaga lacagta ma cunin ee away wasiradii dowlada kuwaaas Kabadan xaday e bahasha runta halo dhaco tugadii wa waynaa banu rabnaa wasiiro ila madaxwayne

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 ปีที่แล้ว

    Asc dadna gaajo ayay idhimanayan somaliya dadna tobon koonto ayay leeyihiin kasf iyo kaladheeri.

  • @mahamudbarre2225
    @mahamudbarre2225 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo gudomiyaha maxkamada sare shaqa wanagsan ayadhaysaa ninkan waxbadan baa kucad wuxuu iskuqasay shaqadi dowlada iyo shirkada

  • @mcguled5038
    @mcguled5038 ปีที่แล้ว

    Personal accounts and business accounts are the same, aren't they? Waxaan waxey kusoo dhamaanee kulligood malaayiin ee dheceen 5 sano, 2 sano 1 sano oo xarig ah bes 😢😢😢😢😢😢😢

    • @fadumohassan2425
      @fadumohassan2425 ปีที่แล้ว

      Personal iyo business accounts are not the same

  • @mohamedhussein7663
    @mohamedhussein7663 ปีที่แล้ว

    Cunugaan waa dhax taagan yahay.

  • @qajafweyn
    @qajafweyn ปีที่แล้ว +1

    Burburki dowladnimadi somaliya kadib waxbadan ayaa khaldamay dadkuna hada kuma barugsana weli hadaba waa in loo sameeyo bararujin iyo seminaaro wacyi gelin joogta ah haayad kasta ee dowladeed..

  • @maxedcali4232
    @maxedcali4232 ปีที่แล้ว

    War waxaan wadanka halaga qabto billaahi caleeykum ciyaalkani waa wax iska cad in ay tuugo yihiin toogasho ha lagu xukumo si kuwa kadanbeeyo ay ku quustaan please

  • @MadarmohamedMmi-qu2dg
    @MadarmohamedMmi-qu2dg ปีที่แล้ว

    Company'gan uu sheegayo un inuu lacagaha leeyhy isagu ma khasnajibuu u yhy miyn companygu lhyn wx count ah

  • @warsamemeesho5949
    @warsamemeesho5949 ปีที่แล้ว

    Wallhi th judge ku waa qabiir ina caadi maaha

  • @warsamemeesho5949
    @warsamemeesho5949 ปีที่แล้ว

    Muxuu kun dollar ku fali waaba taajire

  • @HuMod-f7y
    @HuMod-f7y ปีที่แล้ว +3

    Arinta ah in sarkalkan uu u shaqeeyo companiyo privete ah oo xalane ka shaqeeya, hadana logistics u sameeya ajanibta xalane waa " comflict of interest " aduunyada kalena waa ka mamnuuc.. Wexey u muuqataa in arintaas uusan sargaalku ogeyn in ey dembi tahay.
    Laakiin adii kan dembi looga dhigo hada waxaa sidoo kale dembigaan qabanayaa Madaxweyne Hassan Sheikh iyo wasiirka ganacsiga .

    • @fa1765
      @fa1765 ปีที่แล้ว +1

      Shirkada wa shirkad Somalia leedahey wuuna ka shaqeyn karaa Ee shaqo toos uguma qabtee waxi wa so dhacaayeey

  • @MohamedOmer-k1n
    @MohamedOmer-k1n 5 หลายเดือนก่อน

    Hadduu ka tago emigration ka...shaqooyinkan kale way kabaxayaan meesha...

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 ปีที่แล้ว +1

    Qurbojoog gangster business men and women wa in lola xisabtamaa they are the driving force of the corruption in Somalia wa umad gaalo bili jirtay they are used to free money

  • @MHaashi
    @MHaashi ปีที่แล้ว

    Qof walba oo dolwada u shaqeeyo waa in la baaro, maxaa yeelay waxaan caadi ma ahan!

  • @sacdiyomaxamed8840
    @sacdiyomaxamed8840 ปีที่แล้ว

    Dalka shaqo malahan lagu dhaha hal qof ayaa 5 shaqo ka shaqeynaayo waa waxaas waxa anaga shaqa laanta nadhigay😂😂😂😂

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 ปีที่แล้ว +2

    Damm how many accounts you have while you working one job sus right there😂😂

    • @amal-4c3
      @amal-4c3 ปีที่แล้ว

      😭Fr he has one job and 5 bank accounts that's so crazy istg

  • @mohaabdikadir153
    @mohaabdikadir153 ปีที่แล้ว

    Wlh meshan wa la cebobay mid dhoho gela lenahay iyo canihisa gadgadna iyo mid dhoho shirkad ba 2kun bishi ka qata mushar ahn europe ama america xita kama jirto e mususuq iyo tugnimo weyb wye

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 ปีที่แล้ว +1

    Dulqaad aan waxan ku dhageysta waa waayay hadiiba wadanka sidan looxadaya saan sax maahan waa in talaabo laga qaada mida kale waa in dad jagada loo dhiibaya la hubiyaa amaankooda awel ayaan ohaa markii xildhiibana ay booka xildhibaano ay lacag ku gadanayeen

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 ปีที่แล้ว

    Afar banka account aan leeyahay mushaarkeega waa 1000 dolar maxaa wax isku muqmuuqdo 😂😂😂😂😂

  • @AbdinuurIimaanSabrie
    @AbdinuurIimaanSabrie ปีที่แล้ว

    Waxaasoo dhan Hal xafiis ama igu badnaan 3 xafiis oo hey'ado kala duwan ah ayaa ku filan waxaa shaqadaan ka dhaxmuuqda musuqmaasuq

  • @qeysqeys8736
    @qeysqeys8736 ปีที่แล้ว

    Dowladu halkaan xaakim iyo xaakim liiban oo maxkamada military ga joogo kaliya miyeey heeysataa xakimiin kale ma jiraan miyaaa?

  • @asmabirlaqe8393
    @asmabirlaqe8393 ปีที่แล้ว

    Kann intaa la egal ayay 10 Bank usameeystay yaab

  • @warsamemeesho5949
    @warsamemeesho5949 ปีที่แล้ว

    Tuug alle ka furatay baa meesha joogta

  • @hassanjama6224
    @hassanjama6224 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkan yari waa Aqoonyahan fariid ah oo ogsoon shaqada uu qabto iyo adeegyadii uu ku soo kordhiyay Hawlaha Socdaalka,
    Wiilasha sidan oo kale ah dalka ayaa u baahan ee waa in Aqoontiisa laga faaiidaystaa laguna garab galaa,
    Waxaan filayaa in aan dembi lagu helayn wiilkan ee xoriyadiisa la siiyo, baadhitaanka musuqmaasuqna waa in la gaadhaa halka ugu wayn oo ah madaxda wasaaradaha

    • @bongasasa3895
      @bongasasa3895 ปีที่แล้ว

      In short we need educated thieves right? I love Somalia and my Somali ppl!…… no more secret deals in dark rooms sxb! Some of us feel pain witnessing our ppl suffer home and away! While niggas shamelessly eat!

  • @Dalmar66
    @Dalmar66 ปีที่แล้ว

    Kan Tuug waaye waxuu isku dayaaya in uu sameyo lacag dhaqid Caadi ah oo la Jeedo alla muxuu dadka masaakinta lacgtoda dhacay hasan sheikh waa duceysan yahay wllhi dad badan oo tuugo ah ayuu so qabtay

  • @Dalmar66
    @Dalmar66 ปีที่แล้ว

    Wax walbo waxaa cadeynaayo dhididka xaaranta ah ee ka da,aayo

  • @buurhakabamegaalojecel542
    @buurhakabamegaalojecel542 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxaan umaleyaa dadka meesha fadhiyo in ay shaqo raadis yihiin qaabka loo shaqeynay ayaa loosharxooya bes ku hora aya la rabaa inlabadalo marka shaqada looga qaato in ay dambi galeen amalaa lagadhigaa

    • @HanimubarakCamir
      @HanimubarakCamir ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂 waa arday barata loyarka

  • @warsamemeesho5949
    @warsamemeesho5949 ปีที่แล้ว

    Waxaa cajiiba qofka nooca ah ayaa waxa uu salaad u tagi masjidka oo uu alle dambi dhaaf weydiisan isagoo umada oo dhan dhacay

  • @toosiyeawtilmaame4354
    @toosiyeawtilmaame4354 ปีที่แล้ว

    Wadanka Dowlad Caadil ah ayaa ka jirta, ilaah baa ku mahadsan.

    • @faafintadiintaislaamka2942
      @faafintadiintaislaamka2942 6 หลายเดือนก่อน

      WAXAAN WAA FILIM LA JILAYO SOOMALI MUSUQMAASUQ BAA RAGAADIYEY DHAMAAN

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 ปีที่แล้ว

    Kuwaan masaakiinta ah maxaa laga rabaa dadka madaxda ah from madaxweyne ilaa xildhibaan baa xisaab u baahan

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 ปีที่แล้ว

    Dhuloow iduug ayaa kadhacday dude is sweating bullet size dhidid

  • @abdiwahabnadhi4756
    @abdiwahabnadhi4756 ปีที่แล้ว

    Company aa lacag ii soo diray isla maalinkii lacagta oo cash aan soo bixiyay company ga ayaa u celiyay. Waa sheeko . Dhinaca kale qor ayaa soo xawilaayo dhinaca kala wof aa qaadaayo .

  • @qajafweyn
    @qajafweyn ปีที่แล้ว

    Waa in lacadeeyo sharciyada dadka dowlada u shaqeeya iyo wixi ay xaq u leeyihiin iyo wixi sharci daro ku ah nidaamka dowladnimo iyo shaqaalenimo.

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 ปีที่แล้ว

    War madaxda waaween oo ayagaba wax dhaca iyo xildhibaanada halasoo qabato haday cadaad jirta

  • @mohameddeck9053
    @mohameddeck9053 ปีที่แล้ว

    Maxay Somalia shaqo la aan ugu jirtaan aan leenahay ileen cadaaladba kama jirto 1 nin ayaa 10 shaqo isku haasto

  • @Lulu-kp7ef
    @Lulu-kp7ef ปีที่แล้ว

    Qof kasto oo ku cadaato in uu xaday xoolaha umadda, ha laga soo celiyo xoolaha Hanna la xiro. Sidii kuwa kale ugu cibra qaataan.

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 ปีที่แล้ว

    Waa la shaqeyaa qaab madax banaan ayan ula shaqeyaa kulahaaa kuli dadka musuqmasuqa lagu so eedeyay waa danbiila yaal xabsiga liinta haku cabaan lacagtina halaga so celiyo

  • @mahmedabdulle9179
    @mahmedabdulle9179 ปีที่แล้ว

    Tuugada wadanka ka qabto heer mw ilaa kan dhulka xaaqo,ninkaan warkiisa waa cad yahay,lkn 100 kun boow maraa,noo keena reer 100 malyan,noo keena 30 jir 30 malyan ninkaas maxaa loo keeni waa,oo ugu caan san somali

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 ปีที่แล้ว

    Garsoore ragan,niman dowlada ka shaqeeya ayaa habarey hebelow shaqada u geystay iyagana u yeedh ummadda horteeda ha la horkeeno

  • @Sharmarke-wp8xu
    @Sharmarke-wp8xu ปีที่แล้ว

    Wajigiiisa looks he is hiding something dhoor jeer oo kiyalaha ayuu iska siibay iyo dhidid badan waa calaamd tusineeso something is wrong

  • @Dalmar66
    @Dalmar66 ปีที่แล้ว

    Tuug walbo HaLa so qabto sida kan oo kale dadbaa shaqo la nucaan ne 2 shaqo ayuu isku heystaa hadii lagu helo danbi 10 sano halagu xakumo

  • @hawakiin6410
    @hawakiin6410 ปีที่แล้ว

    Nin Kaan warkiisa waa cadyahay waa tuug weyn

  • @ibrahimcabdulle
    @ibrahimcabdulle ปีที่แล้ว

    Dhib malaha mudane gudoomiye cambaniga Lee lakeenaaa asagaa ka jawaabaaaya sababtaas asc

  • @warsamemeesho5949
    @warsamemeesho5949 ปีที่แล้ว

    Adeer adigu ma bank baa tahay sidee lagugu aaminay

  • @kartoonafsomali
    @kartoonafsomali ปีที่แล้ว +2

    Been badana njnkan business wyan malahan sidasay tahy wuxu raba jnuu qariyo lacag badan midas sidee isku wafajinayaa

    • @Dalmar66
      @Dalmar66 ปีที่แล้ว

      Waxuu isku dayaaya In uu sameeyo lacag dhaqid lkn ma yaqaano sida lo sameeyo lacag dhaqida ninkaan waa Tuug sxb

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 ปีที่แล้ว

    Waxaan jooga jabuuti

    • @zaanguuni7776
      @zaanguuni7776 ปีที่แล้ว +1

      Maxaa ka sameyneysaa Djibouti??
      Yaa ku geeyey halkaas???
      Kasoo jwb haddii kale denbiilaa tahay

    • @350relaxing-meditationtv2
      @350relaxing-meditationtv2 ปีที่แล้ว +1

      Diyaarada ku tagtay ma ahino
      Visaha wa ka dhacye ma ahino
      Tiket back ma hesatid ma ahino

    • @jiir
      @jiir ปีที่แล้ว

      😂😂

  • @cawaalemohametofficial
    @cawaalemohametofficial ปีที่แล้ว

    Qareenku marku point ku waayay legendkan ayuu suaalo aan loo baahnayn waydiiyay si uu la dhigayo kale marku suasha uga jawaabo si sax ah dibinta ayuu qaniinaya video inta ugu dambaysa malaga yaaba qareenku inu personal attack wado ama inuu isaga wax baadhaya laftarkiisa wax u laaban yihiin waaa suaal naga da’a wayn horta dalkan yaaa leh 😂😂

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 ปีที่แล้ว

    War waxan warmahe,umada somaliyeed wa dhacantahay ee dadka sharciga hala marzeyo, waxow qata 1000 dollars maxa kamaqan wadankesana wa joga tuugo nomo ayey ku naxen

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 ปีที่แล้ว

    Cunugaan waa in shaqada laga qaada lacagtuu dhunsadayna laga magaa lana ganaaxaa 4 sano oo xabsi ah lasiiya qashinka ookale ayaa wadanka hoos u dhigay

  • @ducaysanemohamed6627
    @ducaysanemohamed6627 ปีที่แล้ว

    kan beentiisa iskuma aadana 😂😂😂😂

  • @kartoonafsomali
    @kartoonafsomali ปีที่แล้ว

    Shirkadaha lacagaha uso djray mjd mid haloo waraysto sido kale shirkada uu sheeganayo hala waraysto dadka finance ga joga iyo operation ka

    • @zaanguuni7776
      @zaanguuni7776 ปีที่แล้ว

      Maxaa tahay adiga ma garsooraa tahay mise xatash baa u heysaa eedeysanaha???

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 ปีที่แล้ว

    dadkas yar ayaa dhaqalihii somaliya katajiray malinwalbo adunyada ayaan tuuksana shiit

  • @MohamedElmi-m1z
    @MohamedElmi-m1z 3 หลายเดือนก่อน

    Kan max Kamal jooga walaahi insurance San waxba aqoon nin buu account kii sa ku waydiinayaah meel babliga waxaas Ayaan max Kamal noo jooga kkk waxaa LA rabay insuu yiraahdo war qad ku soo qor kkk

  • @warsamemeesho5949
    @warsamemeesho5949 ปีที่แล้ว

    Alla maxaa meesha wax yaala dadkaasi Hadi alshabab bomb ku qarxiyaan haiku tagi

  • @qajafweyn
    @qajafweyn ปีที่แล้ว

    Waa in lasameyo sharci mamnuucaya in qof dowlada u shaqeeya uusan shirkad iyo haayad kale uusan ka shaqeyn Karin iyo in uusan yeelan karin akawno ka badan mid.

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 ปีที่แล้ว

      Wuu u shaqeyn karaa. waxàase laga rabaa inuu diiwaan geliyo oo lala socdo Wuxuu u qabto iyo wuxuu ka qaato.

  • @abdulkadirahmed8701
    @abdulkadirahmed8701 ปีที่แล้ว

    Subxanala dowlada maxa kasha qeyo kuli waa tuugo

  • @abwaanjookar
    @abwaanjookar ปีที่แล้ว

    Canuga waa fashil

  • @daahirabshir3943
    @daahirabshir3943 ปีที่แล้ว

    Asc kuwaan waalidkood ma
    Uduceeyay masse waa
    Inkaaray.???

    • @zaanguuni7776
      @zaanguuni7776 ปีที่แล้ว

      Waalidkooda qumayooyin maahan mxy u ikaarayaan ama u duceenayaan marka hore

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 ปีที่แล้ว

    Conflict of interests nepotism whole serikal stinks

    • @highflyer215
      @highflyer215 ปีที่แล้ว

      Ama unataka Tu watu wabonge

    • @bongasasa3895
      @bongasasa3895 ปีที่แล้ว +1

      @@highflyer215nataka watu wa imbe nyimbo za corruption! Wemetu zoea saana!

    • @highflyer215
      @highflyer215 ปีที่แล้ว

      ​@@bongasasa3895kweli bro😂😂😂

  • @MrBravo24b
    @MrBravo24b ปีที่แล้ว

    Wadankaan kuwii Mooryaanta aheyd ayaa faraha u galay Kuwaan Allah kama cabsadaan waa sheeydhaman aan xishooneyn ayaa Xamar jooga Ummadda Soomaaliyeed Allah ka badbaadiyo dad waligooda laga ilaalin jiray ineey Ummadda ayaa loo gacan galay , balaayo idiinkugu dhac tuugooy waa idiin talo,,,viva Xasan Sheekh bilaaw ilaa iyo dhaad .lol

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 ปีที่แล้ว

    Sadaq wa danbele, umadasomaliyeed weli wa so jedan

  • @kartoonafsomali
    @kartoonafsomali ปีที่แล้ว

    Dadku lacagaha udirayna hala baaro ciday yahiin iyo melahay jogaan

    • @zaanguuni7776
      @zaanguuni7776 ปีที่แล้ว

      Maxaa kaa galey

    • @kartoonafsomali
      @kartoonafsomali ปีที่แล้ว

      @@zaanguuni7776 hhhhhhh isdaji sxb cadalada ayaa muhim ah danbj usan gelin in dusha laga saaaro ayan didanahy cadayntana wxa la heli karaa marka baritan fican lasamayo.
      Mr saabirna waa njnka ugu kiiska adag raga maxkamada lageyay wayo 10% wax danbj la,aan ka dhigayo maba sheegin asigu

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 ปีที่แล้ว

    Waa been tuug waa tuug garsoore ee xukun way ku cadahaye,waayo weligay maan arag qof shaqaale dowladeed oo leh,akoonkeyga shirkado gaar loo leeyahay ayaa isticmaala,waxaa waaye ha kaa saarto

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 ปีที่แล้ว

    Wiilkaan waa smart ah wax uu xaday laguma hayso dowladana wuu u shaqeeyaa dibaddana wuu ma shaqaystaa sharkido badan ayuu ku xiran yahay Kan maxakamadda fadhiya wax cadeyn ah inuu lunsaday lacag dowlada leedahay ma cadayn teeda kale qofka ma ka mamnuuc baa inuu dowlada u shaqeego dibaddana uu ka shaqaysto laakin waxad moodaa inuu isku xiray shaqada dowlada iyo shaqada dibadda taaasaa mugdi mugdi ku jiraa loo baahan yahay in la cadeeyo

    • @kartoonafsomali
      @kartoonafsomali ปีที่แล้ว

      Cidkasto oo lacag uso dirtay waa jn labara iyo cidkasto uu lacag udiray asiga markas ayay runta so baxaysaa waqtiga goobta iyo xarirka ka dhaxeyo jntaba marka la ogaado.

  • @kartoonafsomali
    @kartoonafsomali ปีที่แล้ว

    Been ayuu sheegayaa ninkan dib haloo baaro