DADKA ALSHABAB U SHAQEYO QOF SHABAAB OO LASO QABTE WAA IN EEY DOWLADA SI XUN U CIQAABTAA. MAAHAN QOFKA SHABAAB MARKA SO QAWATAAN AA ISKA DHAAFEESAAN DADKA SI FUDUD AYEE KU GALAYAAN SHABAAB HADAA SIDAAN WAX KA BADALIN
Shacabka Soomaaliyeed Allaha badbaadiyo. Shacabka Soomaaliyeed meel ay joogaanba Allaha mideeyo. Sharatoodii iyo xoogoodii Allaha u soo celiyo. Aamiin. Dawladda Allaha noo hagaajiyo oo Allaha noo badbaadiyo.
Bismillah war dadkaan masaakin sana lacagtas ayago haayo may somalia ku noolayen war As lacagta laga dhaco xalal wye la baxsada Half million xita hadi la ii dhiibi laha qaraabadeyda xita somalia malagu arki lahayn. 12m Qabiilkeyga dhana ku wadan laha😂 Rooti nimaan cunowgisa aqoonu agyaala caku ciil badna 😂
Walaahi umadaan reer konfur galbeed dulmigaas bey nagu hayaan hada wey ooynayaan balse waxaan ku fakaney in uu illahey bagu garabsiiyey war dadkaa diin la.aanta heysato qarax iyo dilal iyo qayaano joogtaa baa loo soo adeygsadey maadaama ay nagu hoos nool yihiin waa naloo soo adeygsadey balse maalin walbo gacanta ayeynu ku soo dhignaa sharciga ayeynu marsiinaa insha allaah maxkamada iyo ciidankii soo qabtey weynu mahadcelin doonaa
Shabaab waa awood aan caadi ahayn wlhi wayba ka lacag badan yihiin dowladda Soomaaliya marba haday lacag intaas la,eg shacabka ka qaadeen ilaahay umada soomaliyeed sidii roon ha u yeelo
Waa qoys wada doqomo ah may la goostaan lacagta dalkana ka baxaan magana badashaan aduunkana dhinac ka galaan way qawaariij lacag shabka lagu qarxinayo say ugu aruurin
Qawaariijtu maandaaba ay dhaheen xoolha iyo xaasaska dowlada waa la qanimaysannkaraa waan xalaal anagan aasaskoodu waa noo xalaal tan dhaxda ku jirta hala ii soo fasaxo askari baan ahay qaranka ka mid codsigaas halaga gaarsiiyo maxkmada plz
Qoys dhab 12m kootooyinkoda ku jirto hadana aan hunguriyeyn, dadkan aamin wayabe 😂, waga ay xukunka dhamaystan wasarada maalyadu dowladu ha u dhiibto, aniga ka shqsi ahaan qolyo burcad ah hadi lacagtaas aan u hayn laha haben baan kala dhuman laha qurbahan xoog ku gali laha
Walahi duqaas waa ka hoos baxday Su fudud Waxay ahayd inuu accoun ka samaysto bitcoin kadibne lacagtaas halkaas ku shubto 100k oo dollar ne uu ku qarash gareysto mid kamida wadama dibadda qoyskiisana uu geysto
Suaal lacagta gabi ahaanteed miya lagu qabtan Accountiyada bankyadooda mise waa lacag dhex martay wakhtigi la furay Accountiyada xisaabtooda ilaa markii kiiskan gacanta lagu soo dhigay?? mise waa xisaab dhex martay accountiyada oo hadba markay dhowr kun gaarto laga saarayeey ka dibna marka laysu geeyo ay intaas noqotay siday sheegtay maxkamadu?? Mahadsnidiin!!!🤝😳
Wariyaal fican la.imada oo sidaan wax ka badala tv waxuu matalaa somaali oo dhan sidaan ma.ahan in wariyaha ka hadlayo waa in uu tayo jumlo saxafadeed leyahey ilmahaan yari si wax looqabeyo ma.yaqaan
Waa shaqada ugu wayn oo la
Laqabtay.Cajiib Dalaaliinta waain baaris lagu sameeyo.
Waar dowlad kushega laog yan caqliga laynaga sirin waayo maxaa kuso began marki ladhahay bangiyada lacagta halagala baxo o ay AS guben suqyo
Haday dad yihiin halaayaan
@@saneymusse6699
Walhi waan kugu raacsanahy
@@SagalMohaned eey eey dhalay argagixiso ah ayaa tahay waana lagu soo qaban waqtigiina waa soo dhamaaday
Shaqo wacan ayeey qabata dowladu alaha xafido madaxweyne xasan shiiq maxamuud qawarijta arxanka daran alaha jabiyo islam mahan khawarijto
Dilaliinta aragnaye madaxda dowlada xaasaskooda qaraabadooda ha la baaro bangiyadooda 🤣 sharciga cidwalba ha so qabto.
Mashallah hala soo wada qabto qawaarigta shadaadiinta
Mahadsanidin Dhaman Dowladena Somalia 🇸🇴 ♥️ GUULESTA JEESH KA YAGOOW❤❤C.X.D.❤❤MAXKAMADAHA GUUD EE DALKENA SOMALIA 🇸🇴 ❤❤❤SOMALIA 🇸🇴 ❤❤❤
Kkkkkk waxaan waxba kama jiraan hawiye marba riwaayad cusub
Kkkk xataa haday run tahay weyla ogyihiin damijadiid maxaa iskuso began markey hanjaben AS Oay dhahen bangiyada halagala baxo lacagaha ayna gubeen suuqyo kkk
Wada khawaariijba tihiin hawiyow
Muqdisho lacag la aan baa kajirtaa dadkaana qawaarijtee lacag intaas la ek ay ugudbiyen ayagoo iska dhigaayo dad shacab ah waa isku dambi hala xiro 20 sano ilaa 30 sano waxa qaraxyada muqdisho loogu joojin la,yahay waa dadkan
Fulay waa sidan lacagahaas qoykiisa in uu wato ayuu khawaarijta dhici kari.😂😂😂
Lacagta intaas la eg waa in la weeydiiyaa dadkii ay ka qaadeen
@@mariammohamed6389waa zakawaat ganacsatada laga aruurshay koley dowladaa la wareegee
@@mariammohamed6389waa masaakiinta shacabka la baado lacagtooda lagu qasbo kudir account kaas waana naagahaan
War waxan wa isku danbi ee inta noposhoda kadhman hala xiro hadii an la laynba
Subaxanallah waa reer aad iyo aad u khatar ah ha la xareeyo 50 sano ugu yaraan
Shaqa wacan maxkamada iyo sırdon kena
Mahadsanidin
Mahadsanid bahda garsoorka
Dooladeena wlhi shaqo fcn aye hayaan allow guuleysi ❤❤❤
Dowlada waan ugu hampalyeeynayaaa
Masha Allah dowladu wa shaqeysay Allah ha idin guulleeyo
Mashalaah halaga soo celiyo tuugada lacagta ay aruuriyeen
Hala dilo khawaarijta meelkasta oo lagu arko ✅️
Waa qoys khawaarij ah
Waa Maansha Allah insha Allah
Mashallaah doowladu waa shaqausay
Shaqo wacan dowlada barakesan
Xamarne shiidaa yaalo intane 12M aa laga kocooyaa 😂😂
😂😂😂😂😂😂
😂😂
War umad u qaybiya😂😂😂
Lacagtaas dadkii lagadhacay Hallo cesho
😢
😂😂😂😂😂
Acuudu bilaaa qoys dhan oo wada gaangistar ah waaba inkaare
Dadkaan waa masaakiin shaahooda lasiinaa magacooda la adeegsanaa waad ujeediin weji shabeelnayey wada leeyihiin baahi iyo daruuf ayaa ka muuqato 1 doller haday cunaan Madagascar lafujinaa😢
@@HALIMO-e7o si yaabo kale oo xalaal ah o ku shaqeystaan ayaa jira lkn iney dhagar wax ku raadiyaan waa dinbi mudan ciqqaab
Why ay u shegi wayen oo ay dowlada ula wadajgi wayen waa munafaq hada aya mudankoda la marsinaa@@HALIMO-e7o
Dowladu si aan caadi ahayn ayaay ushaqaynayan maan sha allah guul iyo Gobanimo🇸🇴🇸🇴♥️
DADKA ALSHABAB U SHAQEYO QOF SHABAAB OO LASO QABTE WAA IN EEY DOWLADA SI XUN U CIQAABTAA. MAAHAN QOFKA SHABAAB MARKA SO QAWATAAN AA ISKA DHAAFEESAAN DADKA SI FUDUD AYEE KU GALAYAAN SHABAAB HADAA SIDAAN WAX KA BADALIN
Sax
Inay tiirka geeyaan weeye cawaantu
Wllhi dowladena weey guleysate hhdey intan qabate cadowga wu dhamn dona i.a
Masha alahu walahi wakufarxaa shaqadas oo lacagtaas intee laga keenay dadkii alaga qada xoog qasatan kuwa badiyaha maymaydii
Lacag intaas haddey acc soo gali laheyd america degi lahaaa wllhi😂😂😂
Haa aqli maleh may labaxsadaan
Dowlada guul EE LACAGTAS XAAFAD WALBO HASAMEESTAN DHALAYARO ILAALISO OO WAREEGTO OO AMNIGA LAGU ILAALIYO GUUL SOMALIA 🇸🇴 INSHALAAH
Subxanallah waxaas oo lacag ah yaa siiyey😮meesha awalba diin uma aysan joogin waa loo jeedaa inay lacag raadis yihiin iyo dhiig daadis yaahuu ilahay idin xaalufi oo umada idinka qabay
Allshabaab walaso afjara
Maasha Allah dowladeena horey u socda shaqo fiican baad qabateen
Dowlada somalia guul 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
Bismilihi Raxmaani rixiin waa qawlaysto is aruursayay guuleysta dawladeena iyo cidamada sharafta leh cadowga illahay ha soo qabto amiin yaa allah
Shacabka Soomaaliyeed Allaha badbaadiyo. Shacabka Soomaaliyeed meel ay joogaanba Allaha mideeyo. Sharatoodii iyo xoogoodii Allaha u soo celiyo.
Aamiin. Dawladda Allaha noo hagaajiyo oo Allaha noo badbaadiyo.
Illaahow naga qabo kuwaas iyo intii lamida insha allaah
Aamin
Dadkna dowlada haka faa,ideysato maskaxdooda sab.bto amaano ayay leeyihin 5milyan qof muqdisho jogo qof kale u haya wlhi amin
Aamin ma jiree way cabsanayeen nio lacagtaada qof u dhiibo waa aaamine😂😂😂
War ninka doqom sanaa, dhowrkaas malyan muxuu khawaarijta kala goyn waayey
Shaqo wacan bay hayaan bahda garsoorka iyo laamaha amnigu
Taleefanada iyo internetka waain la baaro oo la Register
La geliyo.
Masha Allah Guul Dowlada dhexe e Somaliya insha Allah
Bismillah war dadkaan masaakin sana lacagtas ayago haayo may somalia ku noolayen war As lacagta laga dhaco xalal wye la baxsada Half million xita hadi la ii dhiibi laha qaraabadeyda xita somalia malagu arki lahayn. 12m Qabiilkeyga dhana ku wadan laha😂
Rooti nimaan cunowgisa aqoonu agyaala caku ciil badna 😂
Waba masakiin kuwan aniga 50 kun xata madhafen intaso lacag iskadaa😂😂
lacagtaa aniga hada hayn lahaa layma arkeen
@@sadiyoabdullahi5076 Antarctica u guuri laha Ani 😆
@@nehalsayid20 nimcada agtaalay iyo side oga gaajesnayen ismaleh 😂
Ani xta waikaxen lahyd😂
Oo maxa loolaha dadka shiidba haayo subxanallaaah war 1m mey iska keysiiyaan
Allah is the real judge
Qawaarij ilaahay ha ciribtiro
Lacagta intaas la eg haday heleen wadanka may isaga cararaan. Maxay Qawaarij usiinayaan. Xayawaan sanaa.
إنشاءالله تعَالى العَدَّاله والمَحكَمه مشدَّده ...Mahadsanidiin SNTv
يارب
Warkani Pari hore miyaaa ❤
استغفرالله العظيم واتوب إليه
Gulesta maxakamada wallhi sanadkaan shaqo fican bay heysaa😢🎉
Walaahi umadaan reer konfur galbeed dulmigaas bey nagu hayaan hada wey ooynayaan balse waxaan ku fakaney in uu illahey bagu garabsiiyey war dadkaa diin la.aanta heysato qarax iyo dilal iyo qayaano joogtaa baa loo soo adeygsadey maadaama ay nagu hoos nool yihiin waa naloo soo adeygsadey balse maalin walbo gacanta ayeynu ku soo dhignaa sharciga ayeynu marsiinaa insha allaah maxkamada iyo ciidankii soo qabtey weynu mahadcelin doonaa
Niyow Horta Qof weyna waad tahay oo wax bartay uuna wax qoraya lkn wax kalo fikirkaaga ka dhiibatid ma weydey Aqligaa isku day inaa dib isku eegtid waayo Qabiil oo dhan ayaad u gafaysaa mis Qomiyad oo dhan K.galbeedna Waa meesha ugu badan ay kaso jeedaan Ciidanka Nawad ilaalinta Qaranka lkn af Wax sheegay Qofkiisa ku yaala waxna kaba Badali karo Caamada Kaso jeeda Kgs Dhan waliba Ay leeyihiin adiga unbay Uqdad ku dili mooye
Dowlada weey shaqaynaysaa ❤
Shabaab waa awood aan caadi ahayn wlhi wayba ka lacag badan yihiin dowladda Soomaaliya marba haday lacag intaas la,eg shacabka ka qaadeen ilaahay umada soomaliyeed sidii roon ha u yeelo
Aamiiin waa dulmanhy hada shacbkii nahy wixii laga qaaday lagugu qarxinaya
Ilaahay ayaa ibaxshay alx
Maxa dhacay brother uu alle kugu baxshay😂
Waa family burcad ah bisinkow 🤭🫣
Famaligaaan wadanka lacagtiiisi ayaga haya😂
war muqdisho waxaa dhex marta maalinksta 900 oo malyan oo ganacsi ahaan
Masha Allah tuugada iyo kuwa lashaqeyo hala laayo dhamaan
Mansha allah dawladu way shaqaynaysaa khawaarij godkiin dunyay ninkas hala ciqaabo asaga dadkas halaagay maamoyin masakin ah
Duwlada shawabka mwsheey jogan waa yaqanan meey adaan
Maasha alaah
SubxanaAllah wayaab SubxanaAllah
Allah gurgiin be maxay dadkulayeen
Scw
6 million oo dollars bismillah 😢😢ilahoow xaqa tus kuwa umada dhibateynayo iyo kuwa la shaqeynayo 😢😢😢
Masha Allah kan iyo wixi lamida halaso afjaro
Inaa lilaahi wa inaan illayhi
Gabadha tiri wuu ifuray wey isku dhex yaacday 😢😢😢😢😢😢
Dhaamn hayadaha Aminiga Iyo Gudiga Garsoorka waxaad idin leyahay Hambalyo shaqo muhiim ah ayaad qabateen🤝🙏
Waa wadan mafiiyo laa wareegata allah kariim.
Waligay waxaan oo kale ma arkin baal ninka doqonka ah wuxuu sameyaay ega rer dhan ayu galaftay 😢😢😢😢😢😢ilahay argagaxisada hanaga qabto aamin
Wllhi waan la baxsan lahaa😅
Waa qoys wada doqomo ah may la goostaan lacagta dalkana ka baxaan magana badashaan aduunkana dhinac ka galaan way qawaariij lacag shabka lagu qarxinayo say ugu aruurin
Kkkk
Makula tahay dad dambiyo dalkoda kasoo galay iney kubad baadayan meeshay aduunyada ka galaan ?
Lacagta la sheegayo ma isku soo gaartay hadde account ka mase kis kisyar ayay u mari jirtay waana lala sii bixi jiray
Tuug xaran jecel baad tahay .
Allahu akbar
Acuudu bilaah waba qoys habaaran
Ma aragtay wil tiktokaga ka tuuqsada familkiisa waye kuwaan
Oo hormuud see u ogaan waayeen in lacagtaan ay aheen lacag normal ah oo tiro badan
Way og yihiin lakin guri haddii nin kaa kiraysto inta qof ee uu seexinayo ma ku qabsan lahayd 😅
Wallallayaal intaan o lacaga siday ku hellen waayaab
14:20 (( Walid waye ana wiil ahay.. ))ma dhihi kari Abbo maku samen kari iyo wa ku samen karaa CAJIIB MAXA YAAB IS DAWA YAAL SOMALIA 🇸🇴
Qawaariijtu maandaaba ay dhaheen xoolha iyo xaasaska dowlada waa la qanimaysannkaraa waan xalaal anagan aasaskoodu waa noo xalaal tan dhaxda ku jirta hala ii soo fasaxo askari baan ahay qaranka ka mid codsigaas halaga gaarsiiyo maxkmada plz
Halke kakeeneen lacagta ayagaɓa duruuf kamuuqate😂
Dadka lacagta heysta waxa kaqurux badan wuka faqirinta wayo faqirka waxu helo dabku sara halka tajirinta ay aruriyan weyna kadhintan inta badaan 😂😂😂😂😂
@@abshiromohamed3430 been bdna wxa hesata kamuqanaya faqiirnimo kuqanca ledahy
@@abshiromohamed3430faqiir io tajiir ketahay 😂😂
😮😮😮😮
Madamo acount shabka la xiray magacyadoda acount lagu furana masakiinta ayagana ma fahamsana shaxda
14:46 asagii ayay ku cilisay suaashii
Qoys dhab 12m kootooyinkoda ku jirto hadana aan hunguriyeyn, dadkan aamin wayabe 😂, waga ay xukunka dhamaystan wasarada maalyadu dowladu ha u dhiibto, aniga ka shqsi ahaan qolyo burcad ah hadi lacagtaas aan u hayn laha haben baan kala dhuman laha qurbahan xoog ku gali laha
Masha allaha❤❤❤❤❤❤
Khawaarijta wada kasta halagala dagaalamo umadi way baaniyeen dhan kasta allaha baaabiiyee alqushaash waa dad xun aan diin asal uma ay aha
GuuLEYTA. Geesiyada garsoorkow. Shaqo. Wacan❤❤❤😅😅
Maxaa lagu xukumi dadkan, Naftooda ayay dhib uga baqayaan oo way kuqasban yihiin shaqaday uqabanayaan Xarakadaas🙏
Allah ha ugargaaro oo haka saaro dhibka🙏
Maqasbane ee waa u bareereen
Ayaguba madhihine waa baqnaye ma adaa u dhahaaya ma ogeyn ayeey la soo istaageen
Dowladda wxan kula talinayaa inaysan deynin alshabab, si kuwa kle ee kamid ah ugu tusaalo qaataan.😡
Wlh dowlada shaqa fiican ayeey wadaa ilaaheey ha u fududeeyo dowlada war gacanacsatooy diida lacagta aad siineeysaan kuwaan waalan ee shabaabka dadka laaynaay taa badelkeeda dowlada ku taakeera dowlada hadii aad ka baqeeysaan ilaaheey gi idin abuuray iyo masaakiinta naftu marbeey godaaye waa mahadsantihiin askarta naf hurnimada iyo daruufta Adag aad ku shaqeeysaan jaaasaakumulaahu Kheer khawaarijta waa jabeene yaan Laga harin
Wow Lacagta hala qabto wasaqda waajibka halamariyo
Way iska qoslaysaa caanyo caanyo dhashay
Walahi duqaas waa ka hoos baxday
Su fudud
Waxay ahayd inuu accoun ka samaysto bitcoin kadibne lacagtaas halkaas ku shubto
100k oo dollar ne uu ku qarash gareysto mid kamida wadama dibadda qoyskiisana uu geysto
Lacagta intay sarifaan may la dhoofaan😂😂😂😂
Suaal lacagta gabi ahaanteed miya lagu qabtan Accountiyada bankyadooda mise waa lacag dhex martay wakhtigi la furay Accountiyada xisaabtooda ilaa markii kiiskan gacanta lagu soo dhigay??
mise waa xisaab dhex martay accountiyada oo hadba markay dhowr kun gaarto laga saarayeey ka dibna marka laysu geeyo ay intaas noqotay siday sheegtay maxkamadu??
Mahadsnidiin!!!🤝😳
Dowladaba waxaan u aqaana garsoorkabmakamadoda iyo shuute welee kuwasa lilahi ushaqeeyey inta kale awnarlaman isdil iyo doolar xaran uun bee cunan ilahow wadankenii waanoo ficnaade kuwaan naga laay
Rerka dhan nolashoda hala xiro inta ka dhiman
Hala toogto imisaa caruur iyo hooyo miskiina lacagtan lagu dilay
Miyaroy xaal qaado hunguri shababa ayey uadeegatey meel xun kabaxa
😂😂😂😂😂
Maxaa laqabtay kooxdu dadkii lacagta bixinayay Numbers-kooda waa heysaa, tan haddii lagu fahmay midkale ayay furan dadka halkaa ayay u tilmaamin
Walahi Shawn Fiican aay dowlada qabatay walahi ganacsatada lacaktii wa laga dhameyay lakin manta oow xaqoda imaday
Ninkaan Kali ah ma ahee wa badan yihin
Wariyaal fican la.imada oo sidaan wax ka badala tv waxuu matalaa somaali oo dhan sidaan ma.ahan in wariyaha ka hadlayo waa in uu tayo jumlo saxafadeed leyahey ilmahaan yari si wax looqabeyo ma.yaqaan
Waa way lacgti iyo qof lodire iyo midki dire dulmiya mesha ku hesan
War waxa lacagtaa ah may dhacan oo ladhuntaan
dowlada soomaaliyeed guuleeysta cadawga umada soomaaliyeed ha jabo
Kuwaan hala dilo Lacagta dhamaan dawlada iyo masaakinta haloo qeywiyo akoonada kala wereek
Waxaas lacaga ah ntee laga keenay
Mogadishu Somalia le dadka guryhya kla Gato iyo kuwa dhisto intba weyka qadi jiren
@@mohammedabdulahiahmedgeelq3449 😢😢
Muqdisho kaligi ma ahn mrka barawe shabelada hose dhmntod wey ku dhipanyihin gncsigoda
Naagta qosleysaaba iigu daran qosol maa mesha yaallo