B/mijka Falanqaynta Todobaadka & Takoorka Bulshadu Ku Hayso Beelaha Qaar Oo Sababay Burburka Qoyska.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @qaalbinuura6603
    @qaalbinuura6603 2 ปีที่แล้ว +184

    As a Gabooye young adult who was born and raised in America, my parents tried their absolute hardest to protect my siblings and i from the shackles of qaabyaalad. My hooyo would always teach us the importance of brother hood and muslimniimo. She never taught us to hate a person based off their qabil despite the fact that they would still do it to us. I still recall experiences where my siblings and I were discriminated against even in the house of Allah, as a young child we never understood why nobody accepted us, but in the back of our mind, we always knew that even though we were Somali, we were still different in society. I just remembered how much it hurt my mom knowing that the very same thing that would happen to her as a child was now happening to her young children. Just for once try to put yourself in our shoes and recognize that this is something no human should go through. All I am asking and praying for is that the next generation changes this ignorant mindset because it will never get us any far. At the end of the day Allah sees everybody’s hearts and Allah is aware of every individual’s intentions, this ignorance will only lead to more destruction and sorrow. As for the Somalis who still practice this and sheikhs who refuse to do something about this issue, what will you say on qiyamah when Allah questions you? You claim that you are a Muslim yet you still look down at your own Somali brothers and sisters over something that is ignorant and jaahil. What will you say when you are standing in front of Allah swt? Somaliyeey do better.

    • @thebeast09876
      @thebeast09876 2 ปีที่แล้ว +6

      Not sure why my message was deleted by TH-cam, any way Somali solution has to start from us Gabooye from bottom up. 30 years of destruction and displacement because of the injustice committed against us. Somalis have to repent to Allah, time is running out. Peace be upon you

    • @qaalbinuura6603
      @qaalbinuura6603 2 ปีที่แล้ว +7

      @@thebeast09876 I agree because even within the gabooye clan there is a major division between them. A lot of gabooye people are ashamed of the fact that they are gabooye which deeply saddens me. They would rather claim a different qabil and claim it with pride, except only that they feel a sense of belonging. One thing I am desperately praying for is the revolution of our own people. We need to get out of this victimization mind set and actually do things for ourselves, we need to retaliate and also educate these people so that the next generation is not afflicted by such a ignorant mindset. Our people need to wake up and wear their gabooyeniimo with pride.

    • @Hippobottomless
      @Hippobottomless 2 ปีที่แล้ว +8

      I’m really sorry u n ur family had to endure such pain. This is ignorant and disgusting subhan’Allah

    • @thebeast09876
      @thebeast09876 2 ปีที่แล้ว +1

      @@qaalbinuura6603 Indeed, this is deeply rooted virus. It's also Harram to claim another tribe for the sake of surviving. You are what you are at the end of day? I'm proud of who I'm and will fight injustice, educate people and most importantly spread harmony.

    • @cabdijibaarhiis6272
      @cabdijibaarhiis6272 2 ปีที่แล้ว +6

      What you're experiencing is a real concerns, l know there are a lot of things that make you feel very bad for your fate and your children's fate.
      But l think the part of the problems that face gabooye population most of it , gabooye population takes the responsibility for it. Because they exclude them selves from other people , yes they face racism and social stigma , but they need to change them selves they need to make integration and to launch campaigns against these racism and to start revolution.
      If they are committed to end this wrongdoing practices they can.
      I hope this barbaric behaviour will end soon or later.

  • @jabracadeofficial
    @jabracadeofficial 2 ปีที่แล้ว +592

    Takoorka Inta neceb Ismuujiya ☝️☝️☝️☝️

    • @hodanjaamac7780
      @hodanjaamac7780 2 ปีที่แล้ว +5

      Qof ilamida oon qabilkisa kuyaso wlee aduun waxynu jogna diin islaam LA aaminsayey hadana an lagu dhaqmeyn oo dhaqan xun ka awood sareyo

    • @jabracadeofficial
      @jabracadeofficial 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hodanjaamac7780 wlhi abayoy waa runtaa Ilaahey xaqa hatuso umadeena

    • @jabracadeofficial
      @jabracadeofficial 2 ปีที่แล้ว

      Asxaabta

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 2 ปีที่แล้ว +1

      From nfd. War somaliyey daqanka xun iska dafaa

    • @GaajoDiid
      @GaajoDiid 2 ปีที่แล้ว +1

      ☝️

  • @cherri6388
    @cherri6388 2 ปีที่แล้ว +53

    I am in tears when Hana abdillahi talks. Alla inantu aqli badanaa, ilaahay hakula garab galo farxad iyo naxariistiisana ha idinku irsaaqo walaal macaan waalidku wuu qaldami karaa laakin dhibto dhan waxay ka bilaabatay dhaqan naarta lagu tago iyo bulsho ibliis leeyahay. Ilaahay gurigiina ha barakeeyo.

  • @Khayr120
    @Khayr120 2 ปีที่แล้ว +107

    Diiindeena macaan hadii lagu dhaqmi lahaa dadku walaalo ilaahay ayay noqonlahaayeen

    • @khadar8016
      @khadar8016 ปีที่แล้ว

      Alle haku siiyo wll mid aad ilaahay dardii isku jeceshihiin hadaad nooshahay waayo qoraalkaaga waxaa laga joogaa sanad kahor

  • @ahmedmohamed-lz5ms
    @ahmedmohamed-lz5ms 2 ปีที่แล้ว +15

    Boqor Axmadow, waa runtaa. Adiga waa in Somalidu kugu xirataa salaada, ee adigu haku xiran iyaga, si salaadaadu u wanaag sanaato. Excellent point, Boqorow!!!.

  • @wardhere8699
    @wardhere8699 2 ปีที่แล้ว +45

    Rabbi quluubteenna haysku soo dumo xaqana hayna fahamsiiyo🤲

  • @samiiramohamed3592
    @samiiramohamed3592 2 ปีที่แล้ว +23

    Gabooye waa dadka soomali ugu cisiga iyo sharafka badan sabab loo yasaa ama hoos loogeeya ma jirto balse waa wax ay bulshadani caado ka dhigatay in qof diin dhaqan iyo dalba kula wadaaga aad takoortid waase gabaabsi dhaqankaasi waxana rajeynaya maalin dhow in ay dadkooda kamid noqdaan 🙏

  • @abdimajiidaadan1120
    @abdimajiidaadan1120 2 ปีที่แล้ว +22

    Fadlan fadlan fadlan universal rv waxaan idinka codsanlahaa
    Inaadan qofka hadlaya hadalka lagu jarin oo loo yara daayo intuu ka dhameynayo ama meel fiican gaadhayo
    Ee dhexda hwga jarina
    Wllyaalow taasaan codsanayaa
    Waana idin salaamaya dhamaan daawadayaasha iyo hawlwadeenada.

    • @user-qj6qp6tr9v
      @user-qj6qp6tr9v 11 หลายเดือนก่อน

      waligoodba dadka hadalka way ku charaan,xariifnimo bay la tahay!qufna fikradiisa oo dhamaystiran masoo gudbin karo.waa caadadoodee ceebtooda maaha!

    • @user-qj6qp6tr9v
      @user-qj6qp6tr9v 11 หลายเดือนก่อน

      waa lagaa qaaday salaanta.

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 2 ปีที่แล้ว +95

    Muuqalkan wan dhameystay waxa ii cadaatay 2 qaybood,
    1-soomalida qayb kamida in diinta islaamka ay haystaan lkn ay ku dhaqmin. (Qabiil caabudan)
    2-in addunka cunsuriyada ugu xun wadanka soomaliya ay Taalo.(guriga cunsirayaa)

    • @bileyusuf3483
      @bileyusuf3483 2 ปีที่แล้ว

      MX somaliy wax cunsiryesa aygaba African ahee sxp🤣adun kle kunoshihn umlyna kaly Europe am American imow

    • @aftahkaramah5368
      @aftahkaramah5368 2 ปีที่แล้ว +4

      Holla @@bileyusuf3483 valencia 🇪🇸 ban ku nolahahy Eurupe wadama dhawr ah baan boqday waxay isku cunsuriyaan oo ay ka wada siman yihiin waa midabka lkn tan soomalia markan arkay waa Another Level wana mida ugu xun oo xal looheli karin....wa ani aydhigayga sir👍🙏(Gracias)

    • @googlelove6821
      @googlelove6821 2 ปีที่แล้ว

      @@aftahkaramah5368 will madhibanka mxa lo naceey lo dhulmiya wan fahmi Wye markaato madhiban gaboye wa mxey Sababta lo takore

    • @shugricabdullahi5782
      @shugricabdullahi5782 2 ปีที่แล้ว +1

      Cidna qabiil ma caabude dadka ha gaalaysiin

    • @hodanjaamac7780
      @hodanjaamac7780 2 ปีที่แล้ว +1

      @@aftahkaramah5368
      Been madan shegin wlhi diin islaam LA aaminsanyah lkn qabiil LA cabuuda ani adunka qapyaalad unecbey😭

  • @ibrofilmsproduction3148
    @ibrofilmsproduction3148 2 ปีที่แล้ว +63

    Culimadii Meeday, meesha culimadii ma jirto, Arinkani waxa uu ahaa Arin Culimada Soomaaliyeed u yaala😭

    • @manazilali1751
      @manazilali1751 2 ปีที่แล้ว +13

      Culimada somaliyeet markey naag wax qaldan ka hadaasho aayey hadlaan lkn inta duulmi oo kala nooc ah oo ka dhax dhaaco daadkeena kama hadlaan ruunti

    • @ahmedeey1
      @ahmedeey1 2 ปีที่แล้ว +4

      Culimada ayaa qaarkood televisioka hortiis haqa ku hadlaan laakiin qabyaalad dhiigoodo kujiro.

    • @drabdirashidjimaleh678
      @drabdirashidjimaleh678 2 ปีที่แล้ว +1

      ꜱʜᴇᴇᴋʜ ᴍᴀxᴀᴍᴇᴅ
      Walled diintii wuu ku Galgashay aayadahiina kabahuu la dul maray yaa yidhi waa sheekh
      Soomaaliyeey dad ahlu cilmiya soo xula fadlan.

    • @drabdirashidjimaleh678
      @drabdirashidjimaleh678 2 ปีที่แล้ว

      52:07 SAXID ꜱʜᴇᴋʜ
      ᴍᴀxᴀᴍᴇᴅ Diintu maha cabir rayigaga wrong
      والواجب على الولي أن يتَّبِع ما يُرضي الله ورسوله وقد قال الله تعالى : ( وأنكحوا الأيامى منكم ) أي زوِّجوا الأيامى منكم ( والصالحين من عبادكم وإمائكم )
      قال النبي صلى الله عليه وعلى آله وسلم : " إذا أتاكم من ترضون خلقه ودينه فزوجوه إلا تفعلوه تكن فتنة في الأرض وفساد كبير

    • @ahmeddalab181
      @ahmeddalab181 2 ปีที่แล้ว +1

      Wariyuhu wuxuu yiri waan la hadalnay lkn wuu ka gaabsaday oo cudurdaar ayuu sheegtay
      Marka wey iska cadahay in culimadu ay ku faraxsanyihin in diinta loo gafo xilli walbo

  • @khadradahir2263
    @khadradahir2263 2 ปีที่แล้ว +14

    Barnaamijkii ugu fiicnaa i Universal sameyso, anigu waxaan aminsanahay qofkii Allah ka cabsanaya oo hadyiga nabiga raacaya in uusan marne qof walalkiisa heyb sooceyn, Alhamdulillah waligay reerkayga iguma dhihin ha guursan reerkaas, Aniguna laba gabdhood baan leeyahay nin soomaliya ciduu rabo ha ahaado oo diin iyo akhlaaq leh baan gursada leeyahay, Soomaliyeey diinta ha loo laabto,

    • @aminomohamed438
      @aminomohamed438 ปีที่แล้ว +1

      Ani xale dhan bn ooynaaYe abo aya ii diide will ehlu diin ah o jarer ah iso duceey inu iga ogolaado 😭😭

    • @Badra_nuur
      @Badra_nuur 8 หลายเดือนก่อน

      Ilhy wll qlibigisa nxris ha ku galiyo yrbi hakan farxiyo😢​@@aminomohamed438

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare2402 2 ปีที่แล้ว +53

    يَا أَيُّهَا النَّاسُ إِنَّا خَلَقْنَاكُمْ مِنْ ذَكَرٍ وَأُنْثَىٰ وَجَعَلْنَاكُمْ شُعُوبًا وَقَبَائِلَ لِتَعَارَفُوا ۚ إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِنْدَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ ۚ إِنَّ اللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ
    O mankind! We created you from a single (pair) of a male and a female, and made you into nations and tribes, that ye may know each other (not that ye may despise (each other). Verily the most honoured of you in the sight of Allah is (he who is) the most righteous of you. And Allah has full knowledge and is well acquainted (with all things).

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 ปีที่แล้ว +43

    BEST TOPIC Kuwaan Ookale Soo Badiya Waan iska Ooyaa Maxaa Naloo Kala Faquuqaa Ma Qofbaa Dooran Kara Qabiilka Allah Kabaqa Wall isoo booqo waxaan soo gudbiyaa Ila xifdi Qur aanka iyo Qisooyinka familka iyo maseyrka wall adigaa ii muhiim ii ah welcome Hadaad i aragto ha i dhaafin please

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 2 ปีที่แล้ว +25

    Masha Allah, this is good talk the fact that we are talking about this issue it self is a winning point for the Somali people special for Somaliland . I will encourage our people not to give this issue up and keep talking about it because is this a sick culture and it needs to change for good insha Allah .

  • @mohamedabdulkadir3014
    @mohamedabdulkadir3014 2 ปีที่แล้ว +32

    I would like to say thank you to University TV for your activities, I'm so pleased to see this valuable argument based on how we can eliminate the negative aspects of our traditional society. I am confident if we continue specifically our new generation we can change negative thoughts that are against both our culture and our religion. EQUALITY🖤

    • @lulyusufsamantar1227
      @lulyusufsamantar1227 2 ปีที่แล้ว +1

      I agree with you ppl are equal
      The mentality of jareer/dumaal/mitgaan must stop. Any traditional behaviour which victimize the ppl must be stopped for good.
      The govt must pass a bill to to protect the minority. Ppl are affected by ignorancy. Traditionalist or tradional religion bases on Somali cultures.👉🏾that is not Islam.
      Our most respected famous Muadhin was BILAL was black like us & the most loved by RasuluAllah saw & us. what make us the the best & the best of the all ppl
      is who we are 👉🏾our good aqlaq which settle on peace & justice.
      A good Muslim is has no guilt feelings/ shame bekos he have understood Islam & its principles A good müslim pst does not Critize/ hurt or harm any living creature.
      while the most weakest of us are the onces who create chaos /division & unbalance among the societies.
      So I guess they say a traveller is full of ilm. charity begins at home.
      The Diaspora members must understand that hate speech is the poison of the societies. so I will advice them to drop a positive ilm not a bomb & for the primitive traditionalist their expiration time is due. Its termination bekos we Somali ppl are one & we need each of us 👇🏽
      midgaan or ma dhibaan. And dumaal are our ingineers. so out with traditionalist. our tradition is the sunna of Rasulullah saw.

    • @Arisonnaa
      @Arisonnaa 2 ปีที่แล้ว +1

      Xaqiiq

    • @mohamedabdulkadir3014
      @mohamedabdulkadir3014 2 ปีที่แล้ว

      @@lulyusufsamantar1227 thank you.

    • @mohamedabdulkadir3014
      @mohamedabdulkadir3014 2 ปีที่แล้ว

      @@Arisonnaa 💯

    • @abdiismail6805
      @abdiismail6805 2 ปีที่แล้ว

      Universal tv waa Huriyaha Qabyaalada

  • @sultanshaie2011
    @sultanshaie2011 2 ปีที่แล้ว +119

    Anigu Nin Tumaala Ban Ahay Nin Somali Ah Wuxu Idheer Yahay Garan Maayo Anigaba Farsamo Dheer. We’re Not Minority Wlhi We’re The Majority C’mon My People. Somali Xisaab Adag Baa Nadhex Taala Wakhtigenuna Wuu Soo Socdaa. Ninba Maalin Buu Leyahay Ogaada, Waa Ayad Qur’aana.

    • @sultanshaie2011
      @sultanshaie2011 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxano Kale Inad Ka Qeyb Gashaan Ma Qurux Badna Wlhi 😏

    • @lail111
      @lail111 2 ปีที่แล้ว +1

      Wa runta wllo laakin hano dharan deh😂

    • @sultanshaie2011
      @sultanshaie2011 2 ปีที่แล้ว +11

      @@lail111 Haha 😁 Wlhi Sidad Yeesheen Marnaba Ma Sameyen Anigu Waayo Aakhiradeydan Ubaqayaa. Dhiigaa Iyara Kacay Un 😁

    • @Aaamina12
      @Aaamina12 2 ปีที่แล้ว

      O maxa samaynaysan wll dadka somaliyed inimay xumayn kuligod

    • @googlelove6821
      @googlelove6821 2 ปีที่แล้ว +8

      Wllo Somalia dad bdn ba la xaal marin 1.gabooye 2.jareer 3. shanshi 4.raxaweyn ntaba qalad lagagale
      1.GABOOYE
      wxa lagusameye midab kator midgan ba lagucaaye 100sano kbdn ba la dhulmiye
      2.JAREER
      Ayagana midab kator iyo si binadamnimo lolamadaqmin adunka lagu ciiley ilahada aflagada laguhaya
      3.SHANSHI
      nagahooda iyo ilmahooda lagakufsada markasto ayago lo adeygsananya ine ehen somali dhibata farabdn ba logeeyste
      4.RAXAWEYN
      ayagana wa layasa Wana labahdila luqadoda ba lagunacaay raxaweyn na wxa laaye caydid 300k raxaweyn bu dile
      SOMALI DHALIYARADA HDA NAHY WAINA DADKA PUBLIC AHAN LO RAALI GALIYO LO XAAL MARIYO QABYALAD WAN SULEEYNA SOMALI WA SOMALI QABIL IYO QURUN WANKA GUDUBNE SOMALIYE SIBO DHALIYARADA ISKUDUBNADA DADKAN WAINA PUBLIC AHAN LO XAAL MARIYO MARKASTONA LOLADAQMA SI WANAGSAN WAIGA TALO!!!!!!??

  • @king__zhucaip1095
    @king__zhucaip1095 2 ปีที่แล้ว +57

    diinta Islam ku malaha cunsuriyad allahu AKBAR ❤❤

  • @munafahad7425
    @munafahad7425 2 ปีที่แล้ว +45

    Walhi Ilaahay Jaahilnimada Hanaga saaro Qof muslima oo aShahaadanayo hadiiba waalidkeena noodiidaayaan balse ilaahay Xagiisa waan Ka simanahay jaahilnimada Aan ka baxno soomaaliyeey

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

      muna fahad
      adigu guurso
      cidba haweydiin

    • @drabdirashidjimaleh678
      @drabdirashidjimaleh678 2 ปีที่แล้ว

      ꜱʜᴇᴇᴋʜ ᴍᴀxᴀᴍᴇᴅ
      Walled diintii wuu ku Galgashay aayadahiina kabahuu la dul maray yaa yidhi waa sheekh
      Soomaaliyeey dad ahlu cilmiya soo xula fadlan.

  • @zakigunners5024
    @zakigunners5024 2 ปีที่แล้ว +13

    Umadeena xaqa allah tuso diintuna allah ku weyneeyo qalbi yadeenu🤲🤲

  • @sagalahmed7246
    @sagalahmed7246 2 ปีที่แล้ว +19

    I love gabooye😍😍😍🥰🥰🥰🥰

  • @abokormoh6924
    @abokormoh6924 2 ปีที่แล้ว +15

    Bulshada reer SOMALILAND arrinkan way jabiyeen waxan cadayn u ah Barkhad lkn soomalidii kale ayey ku hadhay.

    • @Jamalkhan-lo1vd
      @Jamalkhan-lo1vd 2 ปีที่แล้ว

      Waxa addunka caag yaala hal caag haka eegani

  • @halalpolice7544
    @halalpolice7544 2 ปีที่แล้ว +16

    Diinta oo nagu Yar baa keenaysa Dhibkan. Nabiga scw Sahabi Bilal yara cunsuriyadeedayay wuu ku xanaqay
    kuna dhahay waxaasi waa Jaahiliyada islamka ka hor. Sahabigii luguhu ka dhankaday bilal wuuna raali galiyay.
    Allah hayga danbi dhaafo hadan yara qalday Xadithkaas

  • @HassanAbdiAdenElmi
    @HassanAbdiAdenElmi 2 ปีที่แล้ว +7

    Waxaan ahay jareer waana ku faanaa waayo waligee South Africa dhexdeeda cunsiriyad ma dareemin, proud to be who am I........

  • @ahmedeey1
    @ahmedeey1 2 ปีที่แล้ว +76

    The problem with us Somaalis is that we are two faced. We all agree qabyaalad is wrong in public but in our inner circles practice it with a passion. Even our sheikhs are this way and it's disgusting SubhanaAllah.

    • @isramohamed9331
      @isramohamed9331 2 ปีที่แล้ว

      Soomaali maku hadli kartid miyaa

    • @hamdabilan8320
      @hamdabilan8320 2 ปีที่แล้ว

      Qabyalad😂😂😂😂😂😂

    • @ahmedeey1
      @ahmedeey1 2 ปีที่แล้ว +1

      @@isramohamed9331 waa ku hadli karaa laakiin dhinaca qoraalka basic ayaa Ku ahay.

    • @suppernova1184
      @suppernova1184 2 ปีที่แล้ว +3

      @@ahmedeey1 They always like to change topic we Somalis in the diaspora can't write Somali language nothing is wrong with that

    • @Shamcuun
      @Shamcuun 2 ปีที่แล้ว +2

      Hdlkaga waa run br0.

  • @jamaducaysane9069
    @jamaducaysane9069 2 ปีที่แล้ว +6

    👉👉👉👍 maa shaa allaaah xamdi waa gabadh ku haboon 100 geella in laga bixiyo quruxleeey ✅✅✅

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 2 ปีที่แล้ว +22

    Soomali Allow U Gargaar
    Way is Dilaan
    Way Is Midabtakooren
    🥺

  • @telltale8820
    @telltale8820 2 ปีที่แล้ว +87

    It is getting real. We can’t change the culture and please our parents at the same time. We need to be strong enough to upset our parents if they are discriminating against other Somalis based on their tribe.

    • @qaalbinuura6603
      @qaalbinuura6603 2 ปีที่แล้ว +2

      As a gabooye person, I personally believe that if they were ever in a dilemma to chose their potential spouse over their parents, to chose their parents. I am only saying this because even though I know that it is not my fault, it would kill me knowing that I separated my spouse from his family because of my lineage and the ignorance that is within the Somali culture. I would prefer they marry whoever their parents approve of and rather they break ignorant cultural practices and traditions whenever they have children of their own where they teach their children the value of true brotherhood and also allow them to marry whoever they want despite their qabil. This will change the narrative and make a major difference. Allah knows best at the end of the day.

  • @kowchannel
    @kowchannel 2 ปีที่แล้ว +7

    Maashaa Allah aniguna inan ma dhibaana ayaan rabaa in aan guursado

  • @niimonature8291
    @niimonature8291 2 ปีที่แล้ว +15

    Maansha Allah Hamda waa gabadh caqli badan Alle haku siiyo qof kugu faraxsan

  • @abdyhrsy7899
    @abdyhrsy7899 2 ปีที่แล้ว +5

    Xamda waa inan aad u caqli badan Rabi ha barakeeyee. Aad baan uga xumahay in dad walaalaheen ah aynu takoorno.

  • @Mo6316
    @Mo6316 2 ปีที่แล้ว +60

    Waxaa wax laga xumaado in sidaa lodhaqmo dad muslimiin ah oo walaalaheen 😭😭😭

  • @halhays
    @halhays 2 ปีที่แล้ว +75

    Somalis all over the world need to come together and have an honest discussion about the pain and suffering we’ve been causing to our Gabooye brothers and sisters cuz it’s really heartrending hearing their stories and the discrimination they have to deal with on daily basis

    • @COKiiE1001
      @COKiiE1001 2 ปีที่แล้ว +5

      It really is ...

    • @shankaroonmohamed8325
      @shankaroonmohamed8325 2 ปีที่แล้ว +8

      Absolutely you are 100% right it's heartbreaking when you facing this situation everyday imagine you kids go to school they get bullied school calling bad nimes and when they come home they feel soo sad. Father and Mather the same situation they can't get work subxaanalaah war ilaahay halaga.cabsado

    • @isramohamed9331
      @isramohamed9331 2 ปีที่แล้ว +7

      Walalayalow Afkiina hooyo wax kusooqora Afsoomaaligii waa bahdisheen

    • @nasraabdulkadir6101
      @nasraabdulkadir6101 2 ปีที่แล้ว +3

      @@isramohamed9331 maxa ka galay adiga inay ku adegtahay sida loo qoro laga yaaba

    • @XMan-qu5kl
      @XMan-qu5kl 2 ปีที่แล้ว +6

      The young generation needs to stand up and change the culture from within

  • @iskufilan3006
    @iskufilan3006 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah tabaarakalaah hani goaan keeda quruxda badan.

  • @abdirasakahmed4405
    @abdirasakahmed4405 2 ปีที่แล้ว +4

    rabiyow swt waxan bari ka ahay waxay sameyen kuwa liita iyo wax magaratada magaca ku takortay walalaha anu islamka nahay

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 2 ปีที่แล้ว +18

    Qabiilku waaa waxa halkaa Ina dhigay😭😭😭😭😭

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 2 ปีที่แล้ว +9

    Gabooye waa dad wanaagsan 1,Waa dadka kaliya ee Xalaashaa I wish Malin in ay gayaan ii Noqon lahaayeen Nasiibkaygu imaba siinin Qalbiga Gaboyaan ka ahay waan sheegtaa .

    • @khadarqorane1725
      @khadarqorane1725 2 ปีที่แล้ว +2

      Mahadsnid wll gaboye ahy in sha Allah dhalankenana isku daridona kana jahil Bixindona fikirka qaldan, py the way thanks 😊

  • @muuminad3143
    @muuminad3143 2 ปีที่แล้ว +23

    Waa ayaan daro in maanta laga doodo dad muslimiina oo Somaliyeed in la hayb sooco Allah jahliga ha naga korsho

    • @sakariyecali9835
      @sakariyecali9835 2 ปีที่แล้ว +1

      Laka doodi maaYo ma LaHaYb soocaa lKn waxaa LaraadinaYaa haLkee dhibku kajiRaa HaLkeese xaLku ku jiRaa

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 ปีที่แล้ว +105

    We’re Muslim, Somali, Qabiil doesn’t matter

    • @falastinnur8902
      @falastinnur8902 2 ปีที่แล้ว +3

      Yes we are muslim and you are right

    • @cabdicasiisjirde926
      @cabdicasiisjirde926 2 ปีที่แล้ว +3

      Qabyaalad doesn't matter wll qabiilka waa caaadi

    • @imamushafici209
      @imamushafici209 2 ปีที่แล้ว

      Waa runta, lakin hablahan gabooya waa habla qalbiga uroon

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 2 ปีที่แล้ว

      We aren't Muslim we are somali inader

    • @cabdicasiisjirde926
      @cabdicasiisjirde926 2 ปีที่แล้ว

      @@xisaabiyosaynis8479 war annagu muslim ayanu nahay qoomiyadayaduna wa somali nala dhaaf sheeko dhararaqda😏😏

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 2 ปีที่แล้ว +21

    best topic i like greeting sweden

  • @warsamemahamud1626
    @warsamemahamud1626 2 ปีที่แล้ว +6

    Hamda Man Shaa Allah waa gabar qalbi furan oo aqoon leh

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 2 ปีที่แล้ว +7

    Asckm masha allaah sax xamda waa gabar aad u xigmad badan masha allaah

  • @Lander6656
    @Lander6656 2 ปีที่แล้ว +80

    Horta waa muhiim in la ogaado xaqiiqda maxy reerkani sameeyeen oo ay sidani ugu dhacday, Hal qabiil wuu takoori karaa lkn somaali oo dhan meel walba oo ay joogto way faquuqan wali waxn garan la’ ahay waxay sameeyen?🤔

    • @suraya8046
      @suraya8046 2 ปีที่แล้ว

      Saas Saas I have

    • @ahmedibraahim3750
      @ahmedibraahim3750 2 ปีที่แล้ว +1

      asc waa idin salaamaya wariyasha daadihinaya xamar idinkala socdaa sodohda waxaa uu noqday kii ugu xiisaha badnaa sanadkaan sii dhamaanaya guuleesta

  • @ddsijigjiga9257
    @ddsijigjiga9257 2 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah aniga reerkan waxan u aqanaa qabiilka soomalida ugu boqorsan allaha ha nishafro ❤️

    • @user-qj6qp6tr9v
      @user-qj6qp6tr9v 11 หลายเดือนก่อน

      markaad chaar la noqoto baad wax ka sheegy kartaa.labadaan qof ee imika kuu muuqda ee kaameeradda ugu talagalay qaabkaan inay la hor fariistaan dadka ha eegan.

  • @ugbaadmohamed1797
    @ugbaadmohamed1797 2 ปีที่แล้ว +36

    It is very sad we are following a culture which discriminating people base on their tribe. Most our sheikhs not talking about this issue

    • @tulip9764
      @tulip9764 2 ปีที่แล้ว

      💯 but they were busy talking about kin jamac and her show🤣

    • @cabdicasiisjirde926
      @cabdicasiisjirde926 2 ปีที่แล้ว

      @@tulip9764 😂🤣🤣war miyad walatay

    • @falcon4137
      @falcon4137 2 ปีที่แล้ว

      Taarikhda baadh Ugbaad eed ha saarin waalidka waayo dhaxal ka aad heysato Dhul iyo dhaqan iyo diinba iyo heybta aad tahay waalidka ayaad ka soo gaadhay ee baadh meeshay ka soo bilaabatay heyb sooco waana mid dhalinta ka qarsoon
      Make your own research to find out the reality caused their decrimination from intermarriage not anything else

    • @abdiqanifaraskacadmohamed8711
      @abdiqanifaraskacadmohamed8711 2 ปีที่แล้ว

      Waa khalad in qof muslim ah la takooro

    • @user-qj6qp6tr9v
      @user-qj6qp6tr9v 11 หลายเดือนก่อน

      The religion men will not talk about that too much,do you know why? Because people will ask from them to go and marry from "gabooye" first.and they do not want do that!
      The question is why do we follow and respect the religion men!?

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 2 ปีที่แล้ว +8

    Waa dood aad u wanaagsan waa in aan dulmiga suulinaa si aan aduun iyo aaqiro Alla noogu gargaaro

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 2 ปีที่แล้ว +23

    Eryedah ingiliishkaa naga daaya manihin british waxaanu nahay soomaali waxaanu leenahay mid kamida luuqadaha ugu qanisan afka

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 2 ปีที่แล้ว +35

    bal aayadan u fiirsada soomaliyeey quranka suuratul nuur, hadii aayadan lagu dhaqmi laha dhibtaan o dhan may dhacdeyn waana tanaa ayaada
    وَأَنكِحُواْ ٱلۡأَيَٰمَىٰ مِنكُمۡ وَٱلصَّٰلِحِينَ مِنۡ عِبَادِكُمۡ وَإِمَآئِكُمۡۚ إِن يَكُونُواْ فُقَرَآءَ يُغۡنِهِمُ ٱللَّهُ مِن فَضۡلِهِۦۗ وَٱللَّهُ وَٰسِعٌ عَلِيمٞ ٢٣

    • @bachalahamaada379
      @bachalahamaada379 2 ปีที่แล้ว +1

      😥😥😥😥Allah nafaahansiyo

    • @ismailhusienaliruicosta
      @ismailhusienaliruicosta 2 ปีที่แล้ว

      @@bachalahamaada379 Ameeeeeen

    • @sacdiyasiyaad7241
      @sacdiyasiyaad7241 2 ปีที่แล้ว +2

      ASC walalo Qayr alaah ku siiyo Marka hore somali hadan nahay wax kasta oo Diinta islamka ku salaysan waxa la xoog badan dhaqanka xun ay Diinta ka hormariyen ilaahay swt waxa kasta Quran ka ayuu ku sheegay hadii ay ku dhaqmi lahayeen amarka ilaahay swt iyo sunada nabiga scw maanta somali silic 30 dagaal kuma jireen quranka sida ay u yaqanan hadii ay Tafsiirka u baran lahayn inta ma timaden ilaahay swt ka barya kuwi qalbigoda qulubtoda isku naxaristo Ameen ya rabi

    • @ismailhusienaliruicosta
      @ismailhusienaliruicosta 2 ปีที่แล้ว

      @@sacdiyasiyaad7241 Wcs wllo

    • @ismailhusienaliruicosta
      @ismailhusienaliruicosta 2 ปีที่แล้ว +1

      @@sacdiyasiyaad7241 Ameeen
      sidoo kale khyr allaha ku siiyo ukhti

  • @dekaalli6596
    @dekaalli6596 2 ปีที่แล้ว +7

    Arintani maaha wax hada soo bilaabantay lkn waxa kaliya arintaasi ku baabi kartaaa in dadkaa la haybsoocaaa ay noqdaan muhiim, waa inay wax bartaaan dhakhaatiir cilmigooda lagu soo hirto yeeshaaan waaa loo baahnaan doonaa cilmigooda iyo kaalintooda ay kaga jiraan bulshada ugu danbayn ha
    joojiyaan waa lana haybsoocaa waa in Barkhad Batuun oo badan usooo baxaa
    Dayrkaaasina jabi maayo ilaaa dadkaasi iyagu isbadal la yimaadaan dhab ah

    • @haarikayd4113
      @haarikayd4113 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa ba reerka kaliyate aqoon kasta laga helo. Din yaqan, farsamoyaqan, dhaktar, professor, fanaan. Cudurku iyaga kuma jire bulshada xanuusanaysa.

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 2 ปีที่แล้ว +10

    soomaliyeey am reer koofureed ma rabo inaan sheego my clan lkn inta walaaladeyn la haybsocayo dhibaatada way jireesa allaha idin dhooro ha idin sharfo meelkasta oo aad joogtan, walaaladey ba tihiin aan ku walaalownay diinta soomalinimada io midabka Ameeeeeen

  • @Ahmed-gx8hz
    @Ahmed-gx8hz 2 ปีที่แล้ว +33

    Waxan ahay will wali aanguursan
    Jooga jarmal
    30jira
    Wlhi waxan diyaar U ahay inan nolal lawadaago gabadh madhibaana
    Waan ogahay inay reerkaygu igoynayaan lkin wanku dhiiranaya
    Waxani maaha damiir islaanimo

    • @Ahmed-gx8hz
      @Ahmed-gx8hz 2 ปีที่แล้ว

      @@ayanahmed5330 sodhawaw wllo
      Barashowangsan
      Kaftanka kasaar hadanad ahayn Gby

    • @daahiromarduurgal855
      @daahiromarduurgal855 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ayanahmed5330 Shrfy xgen kaala so xariiraa Daahane hortiisa dafane joogee

    • @aslidhaladali2573
      @aslidhaladali2573 2 ปีที่แล้ว +1

      Waan kugu raacsanahay waana taan rumaysanahy

    • @madhibaangaraad-hawiye8469
      @madhibaangaraad-hawiye8469 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ayanahmed5330 ina adeer inaanka reerki hagu dirin adiguna yanaan lagu xiijin oo lagu xumeeyn ee ka digno gabooye jarmalka wuu buuxaye ka guurso

    • @alnaimi4035
      @alnaimi4035 2 ปีที่แล้ว

      Xamda galgacal ayaa halkaa ku dhawee iyadaba guurso ileen waa naag gabooya oo single ah walibe

  • @cagayare114
    @cagayare114 2 ปีที่แล้ว +20

    Runtii waa arin loo baahna in laga hadlo
    Insha Allah cunsuriyadan cune way dhamaan

  • @mukhtarxussein6928
    @mukhtarxussein6928 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah xaqa ha fahansiiyo kuwa ku dhama takoorida noocan ah..
    Anigu waxaan u diyaar u ahay in gabdhahaas la takorayo in la isoo Radiyo siiba kuwa ka soo qayb galay Baramishkan.
    Magacaygu waa Mukhtar Hussein. Ku nool Swedhan

  • @marianhassan3364
    @marianhassan3364 2 ปีที่แล้ว +3

    Absulutily wad istahish shada ad haysid Ibrahim thank you cadalad ad ujawbtay

  • @abdurizaqmohamed213
    @abdurizaqmohamed213 2 ปีที่แล้ว +4

    Isbadalka wxaa keeni kara waa the new generation Ka cusub oo si wada jiir aah dhaqanka umada oga saraan insha allah waxaan rajaynaa inaay dhalinyarada somaliyeed kasobixi donaan wiilal iyo gabdho xaqa uhiilo oo guul ka gaara dhaqankan xunka aah ee somalida qalibiga kagalay.

  • @fearlesswoman4635
    @fearlesswoman4635 2 ปีที่แล้ว +6

    Subxanallah somalida gaalada guursato iyo ajaanibta lama tagooro lkn qabiilkas Muslimka ah oo Somali ah walatakoora ilaahey halaga cabsado somali wa hal

  • @timuplifted9371
    @timuplifted9371 2 ปีที่แล้ว +3

    Markii Arintaan Lasaxo Ayaa Somali Ilaaheey Unaxariisan💯...Waa Arin Allah Necebyahay Ee iskadhaafa Somali weeneey....

  • @warsan11
    @warsan11 2 ปีที่แล้ว +14

    SubxaanAllah xaggee aakhiro la tegayaa😭😭😭😭

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 2 ปีที่แล้ว +15

    Universal Somali TV Waad Ku Mahadsantihiin Doodaha Noocan Ah Somalia Iska Daayee Xitaa Gabadha Ethiopianka Ah Ama Kenyatiga Ah Marba Hadii Ay Haysto Diintayna Suuban Ma Jirto Sabab Aan Ku Diidayo Guurkeeda Hadii Aan Is Fahmi Karyno

  • @jaaneadam8437
    @jaaneadam8437 2 ปีที่แล้ว +7

    Somalia dhibaatada ugu weyn haaysata kana weyn tan palestine 🇵🇸 lugu haayo ayaa ah qabiil waana run ama diid ama yeel somalia hal calan markey yeeshan isuna tanaazulan xaga maamulka kala danbeeyaan lays’ixtiraamo nabad barwaaqo hormar intaba ayagoo isdaba jooga ayoo allah noogu deeqi doonaa 🇸🇴 ☝🏼 no qabiil ✌🏼✊🏼🙏🏼✅ marki aan leeyahay tan palestine 🇵🇸 lugu haayo waxan ula jeedaa islam ka caalamka oo dhan ayaa taageersan waana dulmi musliminta walalahena kuhayan yahuuda allaha kaqabto ayaan leeyahay
    Lknse dad dhexdooda iscunaaya muslimneh wada sheeganaya subhanallah

    • @jamalali3280
      @jamalali3280 2 ปีที่แล้ว

      meeshani somalia maaha wlal

    • @jaaneadam8437
      @jaaneadam8437 2 ปีที่แล้ว

      @@jamalali3280 🤦🏼‍♂️ hee inteee waaye england 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 mase Suisse 🇨🇭 iska aamu ninyahoow

    • @jamalali3280
      @jamalali3280 2 ปีที่แล้ว

      @@jaaneadam8437 maye waa somaliland nijaasyahow

  • @yusufmohamed5313
    @yusufmohamed5313 2 ปีที่แล้ว +14

    Ani waxaan qabaa dadku way siman yihiin waxaa lagu kala duwanyahy waa taqwada rabi

  • @mowliidabdukadirartan4402
    @mowliidabdukadirartan4402 2 ปีที่แล้ว +35

    Somali wa mid jareer iyo jileecpa no risim ✊

  • @drhoeosman3949
    @drhoeosman3949 2 ปีที่แล้ว +1

    Marna Waalidkay Goaan qaldan Kuma Raacen Bal Gabar Gabooye Ah O somali Ah O Ila dhiig ah Sabab Aan Uga Tako Takoor O aan Ajnabi aan Kala Dhaqan Nahay Ku Guursado Garan Maayo Lakin Waa Xaqiiq In Loo Bahanyahy Dhaqankaan Foosha Xun O Jahliga Ah Lala Dagaalamo Waayo Waa aafo Dulmi Ah Diintana sinaba aan U ogaleen
    We Love Gabooye Waa idin Jecelnahay Waaxaan Nahay Mid from Wil daarod osmail Ah

  • @miskiboolo1360
    @miskiboolo1360 2 ปีที่แล้ว +12

    Subxanallah illhow dulmiga umadena tus waxasi wa dulmi 😭

  • @somalimedicalstudent7472
    @somalimedicalstudent7472 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi mawduuc muhiim ah weye
    Wana daremi kara xanuunka uu daremayo qof loo haybsocayo sababo laxiria dhaqan aan jirinba wana mida uu wadenkenu lahormari la' yahay,
    Ani ahantayda ma umalenayo inta aan aan aminsannahay qof baa qofkale kaserya inan waxqabsankarno kaaga siidaran dhalinyarada weye kuwa burburinlaheed darbigaan qaldan, runtaa wxy tahay generationkii naga horeyay ee dhisay dalka, dumiyayna, hadana markuu sooronaday wali iyagii nahogaaminayan walina maskaxdoodii ayku fikirayso wixii hore intay xilka noohayaan ma umalenayo in naqamadan foosha xun laga bixidoon ee
    Allah umuuraha hasahlo.

  • @Ahmet_Epdirahman_Fiin
    @Ahmet_Epdirahman_Fiin 2 ปีที่แล้ว +9

    ILahow ka suuLi dhaqanka xun walaleheen
    Oo nafahansii diinta allahu akbar ..........

  • @amiinyaasiin5711
    @amiinyaasiin5711 2 ปีที่แล้ว +8

    Dhibta laguma waree aan kawada shaqayno somaliyey sidan udabar goyn lahayn waxasi waa wax laga murugudo runtii 😥😔 cry 😢😭😭😭

  • @TheKachumbari
    @TheKachumbari 2 ปีที่แล้ว +6

    Many thanks universal TV for such a candid discussion. I enjoyed every bit of it. One common denominator for all racists is that they do not have any justifiable reason for their discrimination. We do away with some cultural clauses that create animosity between communities. Government should sponsor the wedding of 100 potential couples that involves one Gaboye spouse.

  • @sali1269
    @sali1269 2 ปีที่แล้ว +6

    Wallahi somali wa dulmi socda war dhalin yaaro wa in ad dhaqankan xuun badashan

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 2 ปีที่แล้ว +1

      Soomaali iyagoo sidaa uwada daalimiin ah bay wada cadaalad raadis yihiin maka yaabtay

    • @sali1269
      @sali1269 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fardosa1236 wll cadalad waligod ma helayan inta ay walaladod dulmayan illahay xaqa ha tuso amiin

  • @getto10
    @getto10 2 ปีที่แล้ว +4

    Hani waa gabadh adag oo fariid ah alle ha ku sharfo . Waa runteed ma gaal ayey guursatay

  • @getto10
    @getto10 2 ปีที่แล้ว +6

    Waaalidku hadii uu ku yidhaahdo ha guursan waa dad inaga hooseeya.
    Ku adeeci maysid

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 2 ปีที่แล้ว +11

    Thank you 🙏 Universal Tv Wallahi ninkii jannada laga waayo qabiil liita ah Hindiya waxa kajira wax cast la yiraahdo oo quudhsi ahoo la mida kan soomaalida, Akhas waxaan nahey dad dhaqan baadiye oo qudhan qudhunsadey waa in kacdoon kacaan ka curtaa dad u dhintaan sidan oo kalena debate la sameeyaa

  • @axmedcalimursal5640
    @axmedcalimursal5640 2 ปีที่แล้ว +1

    قال الله تعالي ( ان الله لا يغيرو ما بقوم حتي يغيرو ما بانفسهم )
    قال تعالي ( ياء يها الناس انا خلقناكم من ذكر وانسى و جعلناكم شعوبا و قباءل لتعارفو ان اكرمكم عند الله اتقاكم ان الله عليم خبير )
    Labadan aayadood ee aan kor kuxusay inagoo sida saxda ah u wada fahamna ayey wax walba ku hagaagayaan xalkuna waa diinta oo la bartaa lana fahmaa xaqiiqda dhabta ah dadka aaminsan caadooyinka takoorku waa qalad jiilba jiilka kale inuu gaarsiiyona waa qalad kale loomana baahna isbedal baa loo baahan yahay soomalaay

  • @zamzamabdullahi6897
    @zamzamabdullahi6897 2 ปีที่แล้ว +30

    What a great debate this was ...we need more of this 👌

    • @asxaabul-ducaat2852
      @asxaabul-ducaat2852 2 ปีที่แล้ว

      Afka qalaad jooji fadlan afkaaga ha bahdilin "stop commenting in english' I am sure u know ur mother language bcoz u have watched and understood the debate so there is no any excuse for commenting in english"

    • @averyj5446
      @averyj5446 2 ปีที่แล้ว

      @@asxaabul-ducaat2852 ha odhan afka khalaad jooji ee dheh walaal afkaaga ku da'daal barashadiisa. Dad badan oo somali ayaa qurbaha ku dhashay luqadoodiina Ła barin, doonaya in ay bartaan oo dhagaysta doodahan, maaha in Aad afkooda qabatid. I am a person that 6 years could no write or read somali and I have made efforts to learn the language through debate and reading comments, you are wrong to discourage people from writing the only language they can write to join the debate.

    • @asxaabul-ducaat2852
      @asxaabul-ducaat2852 2 ปีที่แล้ว

      @@averyj5446 but zamzam says that the debate was great and she needs more of such debates' which means she understood the discussion and every one was speaking somali in the whole debate. Do u think she does not know somali?

  • @abdiaziizmohamud2104
    @abdiaziizmohamud2104 2 ปีที่แล้ว +8

    Wlli bernaamijkaan waa mid fiican, nice work guys🙌🏾🙌🏾

  • @ahmedabdidhoof2474
    @ahmedabdidhoof2474 2 ปีที่แล้ว +9

    Maya maya maya maya maya maya maya maya takoor waxaan nahay dad walaalo ah isku mid ah alle halaga baqo

    • @ahmedabdidhoof2474
      @ahmedabdidhoof2474 2 ปีที่แล้ว

      "Nimanyohow gabooyiyo majiro gun iyo
      Laan gaabe
      "Gacal iyo sokeyaynu nahay goob ku
      Wada noole
      "Nin walaalki gaasiray walaan cidi
      Gar-gaarayne
      "Dulmigaas guyaal iyo guyaal aan
      Garbaha hayno
      "Goortaanu dabar goyn lahayn galabta
      Weeyaane
      "Magar waaq sanaa tashigu yuuna gees
      Marine

  • @mohkibirdiid
    @mohkibirdiid 2 ปีที่แล้ว +9

    Marka loo eego in aabaheed Ku diidan yahay reerka guursaday qabyaalad ahaan waa qalad saxna maaha
    Laakiin waalidkeed ciduu diiday inay raacdo waa qalad waayo aabaheed ayay Ka dooratay ninkeeda 🥺

    • @sundusadi2173
      @sundusadi2173 2 ปีที่แล้ว +1

      Markii hore walidkeeda siiyey abaheed waliba markey u dhaxday ayuu leeyahy iska soofur qoyskaaga yaa ubaneeyey marka in qoys dhisan ladumiyo

    • @butterflies1248
      @butterflies1248 2 ปีที่แล้ว +1

      @@sundusadi2173 haa midas ayaa dhiba lakiin ogow marka horaba haduu udiidilahaa waxa laagyabaa inuu ka cabsaday hadii uu udiido inuu arko gabdhiiso biri uur leh oo aan abo lahyn ilmahs just in uu tas darteed usiisyay yayaa macquul lakiin waa xalad adag runtii waxa fiicnan lahyd inay iskga tagto ninka just wa fikirkayga

  • @sofiasheikh640
    @sofiasheikh640 2 ปีที่แล้ว +4

    😭😭😭😭😭😭 aakhiro war baa yala mar waa la yasey marna dhaxalkeeda dulmigasi

  • @hafsah6823
    @hafsah6823 2 ปีที่แล้ว +7

    Wallahi, Somali qabiiilka dhiiiga naga galay oooo diinti waaan tuurnay wlh. Diinta ayaa dastuuur inoo ah. Aduunkaan walaga soocdaaa eeee akhira aaa ushaqeeeysano.

  • @mamaqarankacaan8229
    @mamaqarankacaan8229 2 ปีที่แล้ว +6

    hana hore usoco habo aabahaana ilaahay dulmigiisa hatuso

  • @amranahmed6312
    @amranahmed6312 2 ปีที่แล้ว +10

    Waxyaalaha aan aad ulayaba maran arko qof dhalinyara oo ku caytamaya ,gabooye ,waliba aaminsan in wax la isku caayo 😭😭

  • @mohakarbune
    @mohakarbune 2 ปีที่แล้ว +16

    😭😭😭😭😭😭😭 ilahow adaa caadila

  • @Ayusomali
    @Ayusomali 2 ปีที่แล้ว +1

    Shaqsiga keenay in la midab tikooro dabi muxuu ku socda subxanallah inan ka guursado waan ku rajo weynahaye nasiib uma lihi oo mababa arko

  • @Abdallah71639
    @Abdallah71639 2 ปีที่แล้ว +4

    Interesting topic we needed this discussion

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 2 ปีที่แล้ว +2

    Dadka ugu cunsurisan wa isaq xabada burco ku tal xata magacyo khaldan ayey ugu yeran malin ayan gbar la fadhiyey markas aya mesha waxa so martay baranbar markas ayey tiri na maryan mursal waye dil subxanallah wlhy wan nacay gbdha xata gbar wadad ah o mel quran isla dhigano ayey ahyad

    • @mubaarighaybe7568
      @mubaarighaybe7568 2 ปีที่แล้ว +1

      WĺlhY Waah RuntàaWlloh magacyadah uguh Xun ayaah Xaaafadah Looh Yaqaaannah Xataaah Qofkii Xaaaafadah Sheegtah Wey u Dhamaatay aaadbN Runti uga YaabaY

  • @qaalidumar269
    @qaalidumar269 2 ปีที่แล้ว +5

    Subxanallah culimada waa inay saan wax kabadalan oo ay ka hadlan midab takoorka waxyabaha say oga hadlaan oo kale waa inay arintan oo hadlan ilahay haka baqan

    • @aqonyahanabdizalamhereri7443
      @aqonyahanabdizalamhereri7443 2 ปีที่แล้ว +1

      Culimo un maah bulshadoo dhan ayay masuuliyadu saaranthy

    • @rahmohusseinahmed9723
      @rahmohusseinahmed9723 2 ปีที่แล้ว +1

      Culumadu maxy ka qaban bulshada wax qabn ninka shekha halkaana wuukawanin runta hadii laga hadlana hadii gabar uuwaydisto wiil gabooye ahna wuu kadidin marka bulshada ayaa waxan ka hadli karya

  • @yusufmohamed5313
    @yusufmohamed5313 2 ปีที่แล้ว +16

    Dadkoo dhan waa positive marka waa in lahelaa nagative say dooda u wanaagsanaato tan waa muxaadiro bulsho ee dood bulsho maahan

    • @umulkhayrmaxamuud4187
      @umulkhayrmaxamuud4187 2 ปีที่แล้ว +2

      Ruuxii nagativ ka hadla 2 isbuuc ayaa lawareejin sidii gabadhii sodahda kahadadhay

    • @yusufmohamed5313
      @yusufmohamed5313 2 ปีที่แล้ว +1

      @@umulkhayrmaxamuud4187 diinta islamka culimadu si khaldan bay ufahmeen xataa ma oranayaan barnamij fiican baa laga hadlay wtf

    • @heartlessG640
      @heartlessG640 2 ปีที่แล้ว +1

      @@yusufmohamed5313 culimada afka kaleexi naac iyo qabiil haddey kheyr leeyihin 30 sanno baa leys leenayey qabiil waxba masoo kordhinayo

  • @aminaali7242
    @aminaali7242 2 ปีที่แล้ว +8

    Alhamdulillaah caruurtayda somali waa uwada somali.
    Waxan ubaahanahay in tarbiyadda catuurta labedelo ereyga midgaanna Aan cid lagu caayin.
    Sidoo kale reer somaliland qabyaaladda calanka halaga daayo, intaasina waa kaftan ❤️

  • @maxamudismacil3486
    @maxamudismacil3486 2 ปีที่แล้ว +1

    Anigu wax takoora ma arko sabaabtu waa huteelkii waanu ku wada jirnay
    Iskuulkii waanu ku wada jirnaa
    Waxa keliya waa guurku
    Guurkana qofka waxa u
    Fiicaan cid ku qanacsan
    Inuu guursaado markaa
    Noloshu guur uun
    Maha ee wixii ka
    Badnaaba waa ka
    Simanay

  • @kaltumajama32
    @kaltumajama32 2 ปีที่แล้ว +14

    Waankaxumahey yaandadka ladulminin beesha gabooye waa soomaali reerka oogufiican ❤️🙏❤️😭masha allaah beesha gabooye❤️🙏❤️

    • @maryancabdulaahicabdi8541
      @maryancabdulaahicabdi8541 ปีที่แล้ว

      Reerba rer kafiicna iskaodho warka hameermerin

    • @user-qj6qp6tr9v
      @user-qj6qp6tr9v 11 หลายเดือนก่อน

      gabooye way hadlayaan sida dadka kaleba ay u hadlayaane wax dheeraada oo ay sameeyeena ma arko!dadka shirka wada fadhiya oo dhan u dheh maashaa allah,oo ha ku koobin gabooye oo qudha.idinkaa la idiin dadaalayaa.waanad af xuntihiin waliba.

  • @cadnanzesc2491
    @cadnanzesc2491 2 ปีที่แล้ว +1

    inantaasi quruxda badan ha la iiraadsho anaa diyaare

  • @bilanbilan1017
    @bilanbilan1017 2 ปีที่แล้ว +4

    Sheekhu qurux badana ma gabooya mashallah

  • @libanhirsi1083
    @libanhirsi1083 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks universal keep it up

  • @ahmeddalab181
    @ahmeddalab181 2 ปีที่แล้ว +5

    "إن أكرمكم عند الله أتقاكم" :alle ayaa yiri
    Qofta ku doodeysa aabahaa ama hooyadaa wax diinta lidi ku ah ku raac waa wax laga xumaado.
    Aabahey maba qaldamo kulahaa alle inuu jiro miyeysan agoon

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 2 ปีที่แล้ว +12

    umada soomaliyeed diinta waxa kala wayn qabyaalada ama qabiilka aad baan uga xumahay taasi

  • @fadumamohamed4872
    @fadumamohamed4872 2 ปีที่แล้ว +12

    Ladagaalanka takoorka qof walba oo diin iyo damiir waa inuu ka qeyb galo. Maaha in dadka latakooro lagu yidhaahdo iska celiya

  • @soolsool7914
    @soolsool7914 2 ปีที่แล้ว +20

    Shiikhu qurux badan 😂❤️

    • @hodanabdilahi4735
      @hodanabdilahi4735 2 ปีที่แล้ว +3

      😅😅😅😅😅

    • @ayandhemman7136
      @ayandhemman7136 2 ปีที่แล้ว +2

      😅😅😅 sooley walida dhulbahantad uthy 😅😅

    • @raqiyaali6721
      @raqiyaali6721 2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂

    • @Xalima-zl7fy
      @Xalima-zl7fy 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ayandhemman7136 🤣🤣🤣🤣🏃‍♀️

  • @nsia4466
    @nsia4466 2 ปีที่แล้ว +4

    Imaam kasto waxaan u jeedonaa in uu iridda masaajidyada ku qorto. ('Hadduu qabigaada nadiif ahayn oo cunsirinimo kugu jirto oo walaalka islamkaa aad faquuqeyso salaad nagu xiran kartid ku duko gurigaada')

  • @aminomohamed438
    @aminomohamed438 ปีที่แล้ว +1

    Aniga AabaheYga qeyr Alh SiiYe will ehlu diin ah oo aan aaad ujeclhy Ayuu ii diidaY😣😟😭 Wiil Jareer Ah ayn ukeensady wuuna iga diidaY😩 wli kama Rajo dhigin ale abahy diinta ha fahansiiyo qabiil aya somali kala geeeye ale agtisa walo siman yhy☝️

  • @misspamba1
    @misspamba1 2 ปีที่แล้ว +5

    Midgan iyo landeere whatever…. our beautiful religion doesn’t discriminate you don’t Play around with orphans

  • @cawilkhadar7939
    @cawilkhadar7939 2 ปีที่แล้ว +3

    Amba reerahaas wlhi gabadh ka jecladay wayna idiiday ana waxan uga shikiyay inay isleedahay kuma guursanayo wlhi ka niyad jabay jeclahay ila hada lakin ima ogala gabadhaas