Dood Kulul:-Maxey dadku u aqbaleen Takoorka,Beelaha Gabooye maxaa loo xaqiraa?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024
  • Dood Kulul:-Maxey dadku u aqbaleen Takoorka,Beelaha Gabooye maxaa loo xaqiraa oo loogu liidaa Dhinacyada Guurka iyo Siyaasadda?

ความคิดเห็น • 10

  • @ademzh
    @ademzh 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah more conversations like this is needed viva Somalinimo

  • @TUMALGIRL
    @TUMALGIRL 11 หลายเดือนก่อน +1

    Walahii waa fariid adeerka Madhiban Allah ha ku xafido 😂😂 hadalka cad geesi nimo

  • @sadamalihussein9582
    @sadamalihussein9582 7 วันที่ผ่านมา

    Aqoonyahan Iyo 2 qabqable ayaa meel iskugu keenteen Oo caamo ah
    adeerka madhibaan waa aqoonyahay cid la garanto meesha ma keenin
    Marka arrinkaan waa in wacyigalin laga sameeyo
    Waa iney Xal uhelaan indheer garadka somaliyeed

  • @user-jd3rt6zs1l
    @user-jd3rt6zs1l 11 หลายเดือนก่อน

    Scw/ walaal beesha muuse dhariye lama yiraahdo (gabooye) ii waa dir wana qowmiyad dagan uu ku nool somaliaya Ethiopia jabuuti marka ogoow uu garo Adoo mahadsan

  • @user-jd3rt6zs1l
    @user-jd3rt6zs1l 4 หลายเดือนก่อน

    Scw/ somaliyeey yaanay dadkani ideen dhicin WAX iyo QABEEL LAYIRAHDO GABOOYE ama midgaan ma jeroo wadanka somaliaya uu dhan dadkani waa dad qarinaya beelaha iyo qabeelada aay kasoo hoor jidaan asaal ahaan iyo asaas ahaan markaa beento waa xaraam diinta islaamka

  • @hassanrobleali6494
    @hassanrobleali6494 ปีที่แล้ว

    Cadaalad xumo

  • @ahmedwaliibrahim
    @ahmedwaliibrahim ปีที่แล้ว

    Ruutus maxaa loola jeedaa

    • @user-lz2hd6gm1x
      @user-lz2hd6gm1x 5 หลายเดือนก่อน

      Ruutus ma aha, ee waa Roots.