4 SANO GABADHII AAN DABA ORDAAYAY JACAYLKANA UQABAY GUURSO MARKAN IS IRI WAXAY NOQOTAY ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

ความคิดเห็น • 116

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 7 หลายเดือนก่อน +21

    Walaalahay aan meeshaan ku kulanay iigu soo duceeya walaashay oo xanuunsan fadlan si qalbiyan ah iigu soo duceeya inuu illaahay ii caafiyo allaahuma aamiin yaa rabi iinshaa'allaah

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  7 หลายเดือนก่อน +3

      Alaha caafiyo eedo

    • @maidahassancabdulhi635
      @maidahassancabdulhi635 7 หลายเดือนก่อน +1

      Alle Ha Cafiyo abyo

    • @RamlaUpdydiirie-ti7eb
      @RamlaUpdydiirie-ti7eb 7 หลายเดือนก่อน +1

      Abaayo mcney caafimaad sareeca alaha siiyo ilaahayna xanuunka ha ugu danbi dhaafo😢

    • @jhg5545
      @jhg5545 7 หลายเดือนก่อน +1

      Allah Haku cafiyo wall

    • @ekramabdirahman3746
      @ekramabdirahman3746 7 หลายเดือนก่อน +1

      Ilaahay caafimaad ha siiyo walaalo

  • @nimconalka4344
    @nimconalka4344 7 หลายเดือนก่อน +6

    Saadiq wll adna gabar saalixad o od ku ilowdo Allah haku sahlo sidad u ixtiramtey ed ugu naxariisatay ed u caawisay baa muujinaysa inad qof wanaagsan tahay ado kalana zamankan wa dhif iyo naadir ee Allah haku sharfo guur kheyr qabana haku sahlo

  • @XiinkaYare-lb4fv
    @XiinkaYare-lb4fv 7 หลายเดือนก่อน +6

    Reer indho Wayn iyo reer indho yar hala shaqeysto Shere gareya si ay gabadheena 200k 😂❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 7 หลายเดือนก่อน +5

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 7 หลายเดือนก่อน +6

    Alla maxay niman badani iyagoo xaas ka baqaa ay ilmo iyo hooyo dayaceen sido kale kuwii kale nolol fiican siiyaan kuwii uu qarsadoodida ku dhalayna uu dayacay bal fiiri ilmahan walaalaha ah nolosha ay ku kala noolyihiin😢

  • @nimconalka4344
    @nimconalka4344 7 หลายเดือนก่อน +4

    Whli marnaba isma dihin qisada sidan bey isku badali doonta wale wa cajiib bal day Allah sidu labada qof u kala ilaalinayey illahay baa qadaray inay kala dhowrsonadan madamoy walalo yihin gabadha aqlaaqdeda iyo dhowrsananteduna wa m.a saadiq nasiib wacan baan ku rajeenaya wll guur kheyr qaba iyo gabar saalixad ah Allah hakugu badalo

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 7 หลายเดือนก่อน +5

    Kusali ❤Nabiga ❤scw scw scw❤❤❤❤❤❤

    • @nurtaadan-zt3fl
      @nurtaadan-zt3fl 7 หลายเดือนก่อน +1

      Sallalahu calayhi wasallam ❤❤❤

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 7 หลายเดือนก่อน +5

    Subxana llaah walidow owladina qalad ha kaga lina wlhi waa qiso ad iyo ad u xanun badan gabdhaha wlladey ah waxan leyhy abayo nin an idin qalmin ha gursan oo qimahada hos ha u dhigin carurtada nah qalbiga ha ka dhawacin ninka hadu nag qabo kula yimado wan ku gursani o u rabo inuu ku qariyo ogow mida lagaa qarinayo sharaf iyo nasab nimo kuma dhero mid an ku qarinen bad heley saa xaqiq dii sharaf tada iyo mida carurtada ilali walaahi anigaba ka naxay wilkaa wllken ah iyo wllshen qisadoda walow wax qoran ahayen iney gawadhaa abahed kaa abe ma oran karee iney meshaa isku bartan wilka nah wil wngsan ahaa allow ha ina tusin miyaa oo kle🥺😥😥

  • @aishamohamed1522
    @aishamohamed1522 7 หลายเดือนก่อน +4

    Masha ALLAH
    ILAAHAY baa Kala ilaalinayey wlhi labadaas qof oo walaalahaa

  • @Lgg37
    @Lgg37 7 หลายเดือนก่อน +1

    Qisadan hore in aad nooga sheekaysay ayaan moodayaa ayaney

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allaah ayaan barakallaahu fiki waqiso yaab lah sadiq Allaah haku siyo gabar wanagsan o sida walasho oo kale aad ujeclato adunyada waxwalbo way dhacaan

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 7 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaan Allah waa qiso xanuun badan😢

  • @user-ko1yg8pj1e
    @user-ko1yg8pj1e 7 หลายเดือนก่อน +1

    Manshaallah

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 7 หลายเดือนก่อน +4

    😢wa qiso xanuun badan wlh runtii waxaa u sabab ah abayasha ku dhaqmo dhaqamada guracan iney hoyo qodba sirestaan hada ilmaha ku inkiraa o kuwa kale udhakayan wlh wa ya 😢

  • @Sacdiyacabdiqadir-k5p
    @Sacdiyacabdiqadir-k5p 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaan dhawrsaneey kujecliyaa wan kusalaamy wllshy

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢

  • @sahraxaashicolow7776
    @sahraxaashicolow7776 7 หลายเดือนก่อน +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @user-bc8yn1fz8d
    @user-bc8yn1fz8d 7 หลายเดือนก่อน +1

    Allha ayaanna wllo wlhy qiso taa lamida waxayba hada dhaw ka dhacday gobolkaan joogo waliba waa isku mid waa labo wada dhalatay isku aabo ah tan balse gabadha hooyadeed wayba dhimatay
    Cajiiiiiiiibbbbbbb

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 7 หลายเดือนก่อน +1

    Subxabalah waa jiran aaba yaal sidano kale sameyan alx mel wanagsaney ku dhamatey walalkena illaah guur kherqabo uu ku dago ha u sahlo mahadsanid xabibti ❤❤❤❤❤

  • @falishassan528
    @falishassan528 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waan kuwayne ❤❤❤❤❤

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 7 หลายเดือนก่อน +2

    Hamblyo mardaw Insha Allah

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @ShukruMohamed
    @ShukruMohamed 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid abayo 🎉❤

  • @QureshFarah-lh9xs
    @QureshFarah-lh9xs 7 หลายเดือนก่อน +3

    Hormar wacan abayo

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 7 หลายเดือนก่อน +3

    Wcs abayo ayaan dheyman mnsha allah ale ha ku barakeyo adiga family kaga ale dartii baan ku jeclahay wlhi qof an ad ugu xiranahay ayaad thy sharaf iyo karamo kor ha ahato qali dumar ❤❤❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @faizaaden2987
    @faizaaden2987 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs ayaneey indha uroon❤ ❤

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 7 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah walhi waa layaab qisadan okale mararbadan Bay dhacda alxamdulilah hadaysa isgursan

  • @CaaishoNuir
    @CaaishoNuir 7 หลายเดือนก่อน +2

    Woow caawa anaa uhoreya ayan la jecliyey

  • @NagaadHussein-op6go
    @NagaadHussein-op6go 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wsc Ayaan qll scw scw woow m a ❤️ 👏 Qurx ❤❤😂

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 7 หลายเดือนก่อน +1

    Alla aduuna yaab aiga soo hray hda dadkii isjecla mawalalo ey noqden blsa wfarxad hde is ogaaden ine wlalo yihin m.a

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waa qiso cajiib waa Ilaahay mahadii inay is aqoonsadeen iyagoon is guursan.

  • @FardusMohamoud-rv1ug
    @FardusMohamoud-rv1ug 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaaney waa qisadii uguyaabka badana alle haucalfo wiilka gabadj sida wallashii idhawrsoon waa dulmiga abayashau galayaan

  • @aminadahir9382
    @aminadahir9382 7 หลายเดือนก่อน +3

    First to comment 🎉

  • @shukriahassan4243
    @shukriahassan4243 7 หลายเดือนก่อน +2

    Anaaa uhoreeyo cwa ❤❤❤❤❤❤ayaaaney soo dhawoow

  • @Istar301
    @Istar301 7 หลายเดือนก่อน +1

    Before saadaq after sadiiq 😂😂 ayaan gobdon is not easy 😮

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  7 หลายเดือนก่อน +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @FalxadCiise-j4s
    @FalxadCiise-j4s 7 หลายเดือนก่อน +1

    Habaryar waan ku sugaye tnx❤❤

  • @user-ko1yg8pj1e
    @user-ko1yg8pj1e 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @Adoontiale
    @Adoontiale 7 หลายเดือนก่อน +1

    Bili aadan ka dhan wey wada xanuun sanyihiin ilaahey hacaafiyo😢😢😢

  • @caashocayuuni
    @caashocayuuni 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs abyo alah kuxaxfido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis7534 7 หลายเดือนก่อน +1

    Qiso cajiib badan😢

  • @ZamzamMohamed-lf4bv
    @ZamzamMohamed-lf4bv 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaney wanagu daahdey wllhi

  • @israismaciil9773
    @israismaciil9773 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ani maraak hoorana fahamayi

  • @fatimaomer-h1x
    @fatimaomer-h1x 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaany hda kdb soodhaqso please ❤

  • @FaadumoMuhammedIsmaeal
    @FaadumoMuhammedIsmaeal หลายเดือนก่อน

    Walashy ayaanay❤❤❤❤❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 7 หลายเดือนก่อน +3

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW

  • @abdiqaadircusmaan3641
    @abdiqaadircusmaan3641 7 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs ayaan qurux adaa mudan abyo ❤❤❤

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 7 หลายเดือนก่อน +1

    Alxm hadiba ay is gursan ale ayaa mhd is kaleh wlhi walow xanun thy qisada lkn m.n wll u ku fanu ayuu hestaa oo dhorson❤

  • @jhg5545
    @jhg5545 7 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalah

  • @Umu-Hamze
    @Umu-Hamze 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wan ku salamay ayaney ❤❤

  • @abaayisaaq1321
    @abaayisaaq1321 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaaney waxa ka dhacay meeshan xada aan ku noolnahy aabe guursan rabey gabdhiisa

  • @sacdiyoqorey7179
    @sacdiyoqorey7179 7 หลายเดือนก่อน +1

    Horumar wacan ayan kurajena idho weyney

  • @deeqomohamud4712
    @deeqomohamud4712 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs ayaan qurux anaa uhoreeyo cawa

  • @barwaaqomaxamed4033
    @barwaaqomaxamed4033 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hanbalyo quruxey❤

  • @Isra-u5p
    @Isra-u5p 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ku jecelnhy abaayo ilaahy haku barakeeyo adi iyo family kaaga❤😊

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 7 หลายเดือนก่อน +3

    Ayaaney saadaq dheh😂

  • @falishassan528
    @falishassan528 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaanay manabab qabtaa

  • @maryanissa2071
    @maryanissa2071 5 หลายเดือนก่อน

    Qisadaaan waa sida filmka sirmaqabe oo universil tv ka socda🙏🙏

  • @MaqdisTahliil-j9l
    @MaqdisTahliil-j9l 7 หลายเดือนก่อน +5

    Coming soon 200k inshallah❤❤

  • @indhouroon2812
    @indhouroon2812 7 หลายเดือนก่อน +1

    Very amazing😢qisah💔cajiiib!!!

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs

  • @ladanyusuf5211
    @ladanyusuf5211 7 หลายเดือนก่อน +1

    Bal kawaran wa xanuun😢😢😢

  • @marymoabdulkadir6804
    @marymoabdulkadir6804 7 หลายเดือนก่อน +1

    wllky iska guurso adna wadadi walasha ay aabahed ku helei lahyd ayad naqoty marka wa dhiba mlhn

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs abyo ayanah❤❤❤

  • @SabariinCabdishakur
    @SabariinCabdishakur 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 7 หลายเดือนก่อน +1

    Qiso xanuun badan😂😂😂

  • @HaniMuhumed-ed5jg
    @HaniMuhumed-ed5jg 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wan kusugaayay ilaa manta😢❤

  • @user-vv6fe2ru5z
    @user-vv6fe2ru5z 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs❤❤❤❤❤

  • @nasteexomohamed7831
    @nasteexomohamed7831 7 หลายเดือนก่อน

    Haye idho wen Sar like 😅

  • @Axlammahamad
    @Axlammahamad 7 หลายเดือนก่อน +1

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs xbbtiii❤❤❤❤❤

  • @naimaapdirashiid7170
    @naimaapdirashiid7170 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs Wan ku sugayay ayaanayy xppti

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waa cuqubada raga somaaliyed galaan 2 canug ay dhaleen baa midna wuxuu ku korayaa nolol quruxbadan midna xataa uusan Haysan wax uu aaabe yiraahdo bal waxuu siiyo iska dhaafe

    • @ladanyusuf5211
      @ladanyusuf5211 7 หลายเดือนก่อน

      Haa Wlhi wayjirtaa arintaas

  • @IqraileysInaahmed-gb1oi
    @IqraileysInaahmed-gb1oi 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wey dhacdaaa wlhi

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 7 หลายเดือนก่อน +1

    Bisinka

  • @XaawoCismanjamaccawl
    @XaawoCismanjamaccawl 7 หลายเดือนก่อน +1

    Camingsoon 200

  • @Adoontiale
    @Adoontiale 7 หลายเดือนก่อน

    .iigu sooduceeya ayeey day aaiga dhimaty😢😢😢😢😢 inuu ilaaheey unaxariisto😢😢😢😢

    • @fatmazahraqurux2324
      @fatmazahraqurux2324 7 หลายเดือนก่อน

      Alle naxarista jano Haa siyo abyo

    • @Adoontiale
      @Adoontiale 7 หลายเดือนก่อน

      @@fatmazahraqurux2324 aamiin abaayo

  • @faizonuur5898
    @faizonuur5898 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs abayo ❤❤

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 7 หลายเดือนก่อน

    Nafsi lama galo, waa dhibaatada ay leedahy in ilmaha la dafiro oo banaan cidlo ah lagaga dhaqaajiyo

  • @HanyMohammed-my2zh
    @HanyMohammed-my2zh 7 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 7 หลายเดือนก่อน

    Abyo ayaaney waxan maqlay labo walaalo xitaa haddey is ogaal la,aan isku guursadaaan awooda ilaahey ineysan xaas isku noqon karin

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 7 หลายเดือนก่อน

    Wcs xbbti ❤❤❤❤

  • @xajiyasiirofsomali6351
    @xajiyasiirofsomali6351 7 หลายเดือนก่อน

    Nayaa ayaan ila cawan ku sugeyne maxad jirada nola gashay

  • @user-bh3ln7vy7x
    @user-bh3ln7vy7x 7 หลายเดือนก่อน

    💪🏽💪🏽🚶🚶🏄🏿‍♂️

  • @nasramohamed2068
    @nasramohamed2068 7 หลายเดือนก่อน

    Lakin lawa rux o si run iskuladashe wax madax mari karo somaahan hata hadhey isgursadan.

  • @xajiyasiirofsomali6351
    @xajiyasiirofsomali6351 7 หลายเดือนก่อน

    Nayaa ayaan intii aan ku dhagaysanayeey waa sheekadi igu naxdinta badnayd ee aan dhagaysto wlhy

  • @falishassan528
    @falishassan528 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤😂

    • @falishassan528
      @falishassan528 7 หลายเดือนก่อน

      Ayaanay waa tiri waayay

  • @nimconalka4344
    @nimconalka4344 7 หลายเดือนก่อน

    Cawa inta yar ed soo dahday baan sugi la .aa ayaanay habeen wanaagsan

  • @hamdibashirmohamud5961
    @hamdibashirmohamud5961 7 หลายเดือนก่อน

    gabdhah soomaliyee ayay dignin u tahay o markasta ilmaha lagu in kirayo wa in ey san ogalan qarsodiga ragana waxn le yahah hada baqaysid maxa marka hore u lugene gabar miskina nabsigas mee l masexanayo bari u ku suga

  • @amira1438
    @amira1438 7 หลายเดือนก่อน

    wiilka wuxu uqatay inu jacel uqabo lkn waxa isku so jidaye dhiiga walalnimo

  • @falishassan528
    @falishassan528 7 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤