MARKII AAN AQAL GALNAY AYAY XAASKIISII WAALATAY KADIBNA TODOBA BEXEENII WUXUU NOQDAY😭😭😭😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 167

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว +44

    WAA KAN QISAS CHANNEL QISO CUSUB SOODAAWOth-cam.com/video/ydvJMhQqhJE/w-d-xo.html

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 2 ปีที่แล้ว +30

    Inta jecel nabi Muhammad (ﷺﷺ) isoo raaca ❤☝🕋

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe 2 ปีที่แล้ว +18

    The best berson ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw

    • @iloveyouallahalhamdulillah4742
      @iloveyouallahalhamdulillah4742 2 ปีที่แล้ว

      SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedAdam0
    @MohamedAdam0 2 ปีที่แล้ว +11

    #XIKMADO
    1. Saburku ma aha ilaa waqtiga aad sugi karto, balse waa sida wanaagsan aad u dhaqmi karto inta aad sugeyso. Marnaba ha is oran way kaa daaheen wixi aad sugaysay ama weligaa ma helaysid
    2. Haddii ukunta banaanka laga jebiyo, nolosheedi waa dhamaataa. Haddii gudaha laga jebiyo noloshi waa u bilaabataa oo digaagad yar baa dhalata. Noloshaada & wax kastoo sareeya waxay ka bilowdaan gudaha, marnaba ha sugin wax banaanka kaaga yimaada in ay ku bedelaan ama farxad kuu keenaan
    3. Dadka qaarkii marnaba ma lunto quruxdooda si kasta oo ay u weynaadaan, da'na ugu darsanto, sababtoo ah quruxdoodu marnaba ma ahayn wejiga, waxay ahayd Qalbiga
    4. Ma joojin karno dhibaato in ay dhinaceena soo aado oo noo timaado, laakiin waxaan awoodi karnaa in aynaan siin dhibaatada Kursi ay ku fariisato oo nagula joogto
    5. Guusha dadka kale ma aha Adiga Guuldaradaada ama Fashilkaaga, marnaba ha ka xumaan qof kale Guul uu gaaray. Is diyaarin, dadaal badan, doonid joogta ah, Dulqaad & Duco ayaa inta badan ah sababaha Guusha
    6. Dulqaad yari iyo deg-deg waa xididka dhibaatadaada, ma qasbi kartid Nolosha inay ku siiso Jawaabo ama sidaad rabto wax kasta u dhacaan, waa inaad ogaataa in culays kasta fudayd ka dambeeyo. Waa in aad aqbashaa in wax kasta waqti qaataan
    7. Ha ka dhigan farxadaada in ay ku xirnaato wax waqti kooban ah ama wax aad waayi doonto, Alle raali gelintiisa ka raadso Farxad sababtoo ah isaga keliya ayaa Baaqi ahaanaya
    8. Faynuustu ma hadasho. Waxay isku soo bandhigtaa iftiinkeeda. Kuwa guuleystay marnaba ma aha inay naftooda buun-buuniyaan, balse waxqabadkooda ayaa la rabaa inuu soo bandhigo oo hadlo
    9. Haddii aad Qalbigaaga wada siiso qof, way dhaawacayaan, wada sii Qalbigaaga Alle SWT, isagaa kuu toosinaya, kuuna xoojinaya
    10. Daacad u noqo laakiin ha oggolaan in lagu isticmaalo, Jeclow laakiin ha oggolaan in Qalbigaaga la jebiyo, Aamin laakiin ha noqon qof fudud, Dhageyso dadka kale laakiin ha oggolaan in aad adigu codkaaga weydo
    th-cam.com/video/fDbiwDpCz50/w-d-xo.html

  • @Fandhaal1
    @Fandhaal1 2 ปีที่แล้ว +13

    Ilhay irsaaqad xalala Hakugu arsaaqo waalidkana janada Hageeyo wll iso booqo 🌊💧🌿🌿

  • @asiyafarax5945
    @asiyafarax5945 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ayaan walahi xita hablahaygii ayaa ku bartay waxay leeyihiin hooyo ayaan ma soo daysay ha markaan yidhaahdo way farxan alle haku ciseeyo my sis

  • @niciimaaadan1841
    @niciimaaadan1841 2 ปีที่แล้ว +4

    Weligeyba wa kula jogaye sethy mlinksta waku sara like xita telfanada dadka kaga so sara sidan ku jecelhay huno❤nayaa heyso indha weynane idhaqso😂sist alle heyka xifdiyo adi iyo fmlkgaba

  • @xamdixuseen4655
    @xamdixuseen4655 ปีที่แล้ว +1

    I love you ayaan sharafeey🖤❤

  • @najmomohamed9291
    @najmomohamed9291 2 ปีที่แล้ว +1

    3days kadib ayan dawanaya telka qada iga jabtay alx miss you ayaan hada ku dawana farxad iigu waar amiiray qisadada waa holac murugo iyo farxad dhamadka qeyr alle hakaga dhigo 😢😢😢😢

  • @kaariezuhra5585
    @kaariezuhra5585 2 ปีที่แล้ว

    Waa sugaynaah abaayo .Sheekooyinkaada mar walbe xiiso ayay leeyihiin.thnks

  • @nalkagabadhpuntland8957
    @nalkagabadhpuntland8957 2 ปีที่แล้ว +5

    waaw caawe waa noola soo dhaqsaty ayaaney sharaf iyo karaamo Korkaaga ha ahaato❤❤

  • @maxamudgabow3035
    @maxamudgabow3035 2 ปีที่แล้ว +1

    Hanbalyo Hanbalyo abyo mcn run ahanti aad kujeclhy ilha hakuxifdiyo abyo waxn kugu nafisa wlhi xaqiq

  • @safiyoahmed1902
    @safiyoahmed1902 2 ปีที่แล้ว +3

    Caawa waa lasoo dhaqsatay xabiibti allaha ku xafido😘😘

  • @iqbaalsaciid3241
    @iqbaalsaciid3241 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo waxbadan ayaa ka faiiday wad mahdsnthy💗💗💗

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 2 ปีที่แล้ว +3

    Way soo dhacday
    Shukran ayaan qurux😍😋☝️

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 2 ปีที่แล้ว +3

    Cawa 140 wan garney mansha Allah ❤️ qali hampalyo

  • @alasoyussuf5869
    @alasoyussuf5869 2 ปีที่แล้ว

    M.a ayaney Allah kuhafido

  • @roodoabdi3446
    @roodoabdi3446 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo mcn Allah ku xafido markasato waa lasocoda qisoyiinakada

  • @goldengirl2757
    @goldengirl2757 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha'alah congratulations
    140k🥰🎉🥳

  • @nasroyuusuf5694
    @nasroyuusuf5694 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah xppti wa idiin xisay wlhy adiga iyo asxabta mcnto ayamaa media ka nastay abyo mcnto alle hku xifdiyo hda kuwii hore dawanayey

  • @SuperMan-kv8fy
    @SuperMan-kv8fy 2 ปีที่แล้ว

    WCS MARWO AYAAN HORE U SOCO IN SHA ALLAAHU TACALLAA

  • @rumancaabi8414
    @rumancaabi8414 2 ปีที่แล้ว +5

    Ayaniita waxan ahay gbar 17jir ah qisadad wxa lasocda ilaa15markan jiray
    Wxan umaleyna inan aniga ugu yarahy inta qisadada lasocoto😂😂😂🥰🥰

  • @fatmazahraqurux2324
    @fatmazahraqurux2324 2 ปีที่แล้ว +2

    Qeebta 5 aaaaa😭😭😭

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan indho wayn walaso dhaqsatay cawa qisada jah hadda alapta kugu dhaqaa sida no wehliso anaga iyo ilah le og mcney qarniyo bdn jog oo nolaw❤❤❤

  • @Xudun
    @Xudun 2 ปีที่แล้ว +2

    Thnk you xbbti waa lasoo dhakhsatey ilahy haku barakeeyo haben wanaagsan xbbti qali 😍

  • @lakiabdi4679
    @lakiabdi4679 2 ปีที่แล้ว +1

    Naayaa ayaan indhaweyneey keep going xbbti

  • @afrikaofficial9492
    @afrikaofficial9492 2 ปีที่แล้ว

    Xapiipti thanks 😊 🙏 😘 runti TH-cam hada ayaan so galay isla markina waxaan is iri pal eeg indha weenti maso gilisay shekada masha allaah keep going 👍 sister 💪

  • @caashocabdulaahi3354
    @caashocabdulaahi3354 2 ปีที่แล้ว +4

    Congratulations 140k wan xirnay ficna laheyda inan 200k garno

  • @aaminadhool3780
    @aaminadhool3780 2 ปีที่แล้ว +1

    Hanpalyo hanpalyo ayaaney mcnto mashalah intaa iyo kabadan kuuraajayn♥️150k cominsoon♥️♥️♥️

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @Farduusafarduusa
    @Farduusafarduusa 2 ปีที่แล้ว +1

    Ala ayaaney mel mcn ku jartay 👌 🥰 ☺

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis7534 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan abayo wakusugiweynay wlhi 🌺🥀

  • @jawerio19muse66
    @jawerio19muse66 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh

  • @hudafaarax2884
    @hudafaarax2884 2 ปีที่แล้ว

    Hambalyo hambalyo ayaaney 140k

  • @mumtzmcn8391
    @mumtzmcn8391 2 ปีที่แล้ว +1

    Xabbiti wan ka maqan qad laan a igu dhacdy cidaan ka isticimaaly ay iga guuren 😞

  • @najmaali6390
    @najmaali6390 2 ปีที่แล้ว +1

    Shekada wa dhidhin wlhi so daay qeebta 5

  • @farhiyoawale6199
    @farhiyoawale6199 2 ปีที่แล้ว

    Subhanallah nabsi ma soo Daho.😢😢

  • @Farduusafarduusa
    @Farduusafarduusa 2 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo xbbt 140k waxan ku rajaynayaa 1m insha allah ♥

  • @ugbadkhader6222
    @ugbadkhader6222 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaney Xappti wxn raba talo igu cakiran in aad igala talisid please xage kala so xirira

  • @Ikraan811
    @Ikraan811 2 ปีที่แล้ว +1

    Naya indho weyney hambaliyo 140k ugu damben waan garnay congratulations xabiibtii 💋🥰

  • @isaqhilowle8800
    @isaqhilowle8800 2 ปีที่แล้ว

    Asc ayaney abayo beriyahan wan maqna masha allah wan u xisey qisoyinkaga

  • @samiiraadanabdulle4689
    @samiiraadanabdulle4689 2 ปีที่แล้ว

    Thnks xppti ayn ALLAH haku sharfo

  • @fatumakiin1993
    @fatumakiin1993 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc ayaanteena hambalyo waan ku faraxsanahay wllshay qiimo badan saan kuu jecelnahay si ka wanaagsan allaha kuu jeclaado xppti

  • @iizaballaiizaballa2582
    @iizaballaiizaballa2582 2 ปีที่แล้ว +1

    Nayaa ayaan indhaweyn xbbti wllhi waan kusugaayay thanks 💋🥰❤️

  • @aaminadhool3780
    @aaminadhool3780 2 ปีที่แล้ว

    Runtii waxaan kugu baranay wanaag wanaaguna ma dhamaado aad iyo aadbaan respect kuugu hayaa mhdsanid bayo mcn jasaakalaahu kheyr♥️♥️♥️

  • @nasteexocumar5399
    @nasteexocumar5399 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallh hbo ayaan qurux allha ku xfdo❤🥰

  • @farxiyamaxamedcabdiraxman5400
    @farxiyamaxamedcabdiraxman5400 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayaaney mcnto anigu waxan kamid ahy asaxabtad cusub waa marki iguhorysy een kula hadlo waxan rajenaya inad isodhawayso Insha Allah 🥰😘❤️💯

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle haika xafido wllshy qaali

  • @zahromaxmuud3959
    @zahromaxmuud3959 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan ku salamay ayaaney wan ku xiisay

  • @haniabdi9153
    @haniabdi9153 2 ปีที่แล้ว

    Hambalyo Hambalyo Habiibti🥰🥰140k

  • @nafahatmoalimkhalif1767
    @nafahatmoalimkhalif1767 2 ปีที่แล้ว

    Macaaney qeybta xigta lasodhaqso wlhi wey igusocotaa sheekada😂

  • @zuhurzayooni
    @zuhurzayooni 2 ปีที่แล้ว

    Coming soon 150subs wow mansh aolah welcome new wllahena ❤💯

  • @carafaadmusic8848
    @carafaadmusic8848 2 ปีที่แล้ว +2

    Wall aad baan uga helay Saad wax utabinayso

  • @Sabiriin-vt7mf
    @Sabiriin-vt7mf 2 ปีที่แล้ว

    Mashallaha

  • @delmontez4636
    @delmontez4636 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC abayo ayaney so dagsoo walal aad ayu uderatee qisadan

  • @nagadxussen6692
    @nagadxussen6692 2 ปีที่แล้ว +1

    Wsc Ayaan gobdoon 👸 💋 ♥ ❤ 😍

  • @sacdiyomaxamed4514
    @sacdiyomaxamed4514 2 ปีที่แล้ว

    Hampalyo abyo ayaan 140 waan xirnay

  • @sumayobashiir7704
    @sumayobashiir7704 2 ปีที่แล้ว +4

    Ar saan usugayay Lee xuta waxan isdhahay Ayan arma gurigeda ugutakta hada duub camal hhhhhh

  • @faadumomaxamuud4500
    @faadumomaxamuud4500 2 ปีที่แล้ว

    Mashallh abyo mcn horay usoco ilove you ayan quruxu

  • @ridwaandahirridwaandahir7567
    @ridwaandahirridwaandahir7567 2 ปีที่แล้ว

    Hbn qurux bdn ayaan waku mahad san tahay saa waqtigaga qaliga qeeb noga sinesid

  • @hiboayaan7653
    @hiboayaan7653 2 ปีที่แล้ว

    Kuso dhaxso qybta kale

  • @qadiijomaxamee7658
    @qadiijomaxamee7658 2 ปีที่แล้ว

    .ayaan run badanidaa abayo

  • @queenzaynap1813
    @queenzaynap1813 2 ปีที่แล้ว +1

    Xyti thnkz Ayaan qrux ❤

  • @siciidocabdulahi6046
    @siciidocabdulahi6046 2 ปีที่แล้ว

    Ilahy.markii ayaneey waxaan jeclahy markan madaxa shanlaysanayo io markan dharka dhaqaayo ayaan qisooyinkada iska dhagaystaa 😀😀 igu qaado nh xptii

  • @fathiabdiwali5793
    @fathiabdiwali5793 2 ปีที่แล้ว

    Inaa ani ugu horeeyo isku Malaynayeey masha Allh Waa layga hormaray

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa dhararaya thanks mcnto

  • @sahrakobailan8150
    @sahrakobailan8150 2 ปีที่แล้ว

    Congratulations 👏140k 150 coming

  • @hanushnaturallife5495
    @hanushnaturallife5495 2 ปีที่แล้ว +1

    I cant wait 150k subscribers
    Gushada wa gushena xbbti

  • @amirahhassan4420
    @amirahhassan4420 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayanay hadalka badan naga dhaaf dee halahaas oo qayb ah ma soo gaadheen hadaad toos u soo gudbinaysid dulqaad ma lihi somali ahay naga qalee mrkaaa

  • @khadrahaji3161
    @khadrahaji3161 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo macaanto 😍❤❤👍🏽

  • @darajoallah1158
    @darajoallah1158 2 ปีที่แล้ว

    5 noo soo geeli walal

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo ❤

  • @nawaalyuusuf7408
    @nawaalyuusuf7408 2 ปีที่แล้ว

    cajiib qisadan 4ta qaybodba wan dhagaystay gabadha waxa hayaaa nabsi

  • @hoodoaxmed2067
    @hoodoaxmed2067 2 ปีที่แล้ว

    Asc ayaan in dhoweeyney soodaa qaybta shanaad

  • @asmaaibrahim8003
    @asmaaibrahim8003 2 ปีที่แล้ว

    Awy qebti5

  • @luulsahal9773
    @luulsahal9773 2 ปีที่แล้ว +1

    nabsi waa madale wiilki jecela awaay

  • @faxdiali8741
    @faxdiali8741 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh xafidulahi xabibiti

  • @subeerahmed4166
    @subeerahmed4166 2 ปีที่แล้ว +1

    ayaaney wlhi wllo anuu qizoyin kaGa Hadii aan ka Helo iyo Hadi kaLapa waan ku dawada

  • @sucadhajichannel2740
    @sucadhajichannel2740 2 ปีที่แล้ว +1

    MashA Allh habo Hambalyo ❤️♥️♥️🌹

  • @fatimahodey
    @fatimahodey 2 ปีที่แล้ว

    Caawa qaybtaan iskadabawareeg bay ubadneed

  • @asmaaibrahim8003
    @asmaaibrahim8003 2 ปีที่แล้ว

    Idha wayne

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 2 ปีที่แล้ว +1

    Thnks sister ayn

  • @farxiyomaxamuud6830
    @farxiyomaxamuud6830 2 ปีที่แล้ว

    M.a🥰🤩🤩🤩

  • @samdamaxamed3568
    @samdamaxamed3568 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanee waadnagugoysee noolasoodhaqso

  • @naimay4570
    @naimay4570 2 ปีที่แล้ว

    3:18 hashac😅 guurka iyo xisadisa😋

  • @estaxllove530
    @estaxllove530 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan

  • @suhaylaaliabdi8346
    @suhaylaaliabdi8346 2 ปีที่แล้ว +1

    ayaan Goopdoon 😍

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 ปีที่แล้ว

    Subxanalaah 😭😭😭

  • @nimco1719
    @nimco1719 2 ปีที่แล้ว

    Aduunka intaa joogto wx walba waa arkeysaa

  • @xasancumaraxmed9618
    @xasancumaraxmed9618 2 ปีที่แล้ว

    Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin dhamaanteen

  • @faisaomar1273
    @faisaomar1273 2 ปีที่แล้ว +1

    Xyti ❤️🔐 love you uqti 😊

  • @deqahassan9497
    @deqahassan9497 2 ปีที่แล้ว

    Masha’alah

  • @deghed6935
    @deghed6935 2 ปีที่แล้ว

    Ma ay iloowday inay qof walwalisay ayadu

  • @hanihanka9528
    @hanihanka9528 2 ปีที่แล้ว +1

    malaha nabsi aya kaso bixi raba gabadha madama nin jcyl ka tagtay

  • @aaminadhool3780
    @aaminadhool3780 2 ปีที่แล้ว

    qisadaan waa qiso aad iyo aad umacaan ilaa iyo maanaty hoiyaday way kuuducaynaysay si loo rabo lee qisooyinkaaga

  • @shamismaxamed5564
    @shamismaxamed5564 2 ปีที่แล้ว

    Hambalyo ayaaney

  • @carafaadmusic8848
    @carafaadmusic8848 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @housseinmachallaharte2441
    @housseinmachallaharte2441 2 ปีที่แล้ว

    AYANN GABDONN

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 2 ปีที่แล้ว

    Hambalyo 140k qli

  • @asmaqaalichannl251
    @asmaqaalichannl251 2 ปีที่แล้ว

    keep going sis