HABEENKII AROOSKAYGA UUR AYAAN LAHAA 💔😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 364

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 ปีที่แล้ว +49

    Ayaaney aniga aaad waxan ujeclaha ina xafid quraan noqdo walhi xitaa markaan salada kujiro sujuuda ilaahy kubaryaa ilahay hana fahansiiyo quranka ❤😢😊iyo inaa noloshayda hormariyo taas oo dadaal ubahan alow cafimaad iyo cimri nasii aan hadafyadeena oga dhabeeno ❤❤amiin ya rabil calamiin

    • @rayaanaxmed-uf6sv
      @rayaanaxmed-uf6sv ปีที่แล้ว +4

      😊😊😊😊 m.a walhi isku doq nahey 😊😊😊 my sis

    • @aweysmaxamedamiin6462
      @aweysmaxamedamiin6462 ปีที่แล้ว +3

      Sido kle anba wllhi

    • @maidoisxaaq
      @maidoisxaaq ปีที่แล้ว +3

      Ayy m.a wllhi ani xite ilaahey hano fududeyo abyo 😭🤲

  • @yasamiindaauudyasamiindaau4160
    @yasamiindaauudyasamiindaau4160 ปีที่แล้ว +4

    Adunka waxa ugu jaclhy nebi Mohamed sallallahu calayhi wasalam 🥰❤️

  • @MalyuunAbdu
    @MalyuunAbdu ปีที่แล้ว +8

    Wxaan jeclhy inaan noqdo qof rabi ka raali noqdo gabar dhowrsn rabikeed yaqiinsan oo islaam ku kanabad galo af iyo adinbo illhyna hda kadib sheydaan haiga haayo oo ima fidneeyo 🤲diinta inaa sifican ubarto oo heer ka gaaro isoo duceeyo sxbaayl wllyaal 🥺wllhi waa jeclhy. ....... intaas io kabadan🥺🥰

    • @MalyuunAbdu
      @MalyuunAbdu ปีที่แล้ว +3

      Inaa diinta heer ka gaaro oo mustaqblkyguna wanaagsanado dhan kaste 🥺Sbbtuna waa qofkii rabi karaali noqdo janada rabi dhimashaa ka xikto🥺

    • @SAARASOmaali
      @SAARASOmaali ปีที่แล้ว

      ​@@MalyuunAbdui think you

  • @FirtGirl-iv6he
    @FirtGirl-iv6he ปีที่แล้ว +2

    Aduunka waxan ugu jeclahay inaan noqdo gabadh isku filan oo maalqabeen oo ilaahay mooyaane aan qof bani aadam ah u baahan iyo mustaqbal qurux badan inaan yeesho
    Iyo in aan helo Nin ijecel oo igu faraxsan ana aan ku faraxsanahay
    Ilaahayna na siiyo
    Ubad quruxbadan oo baari ah
    Ilaahayoow riyooyinkeena noo rumee
    Ilaahayoow iga dhig mid qayrkeed ka saraysa
    Dadkuna ay ku daydaan oo ay jeclaan lahaayeen in ay sideedoo kale noqdaan
    Aamiin yaa rabii ilaahaw ii rumee hamigayga iyo riyo kasta oo aan ku ku hamiyo yaa rabii🥺

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +14

    Waxaan adduunka ugu jeclahay intaan saaranahay camal suuban iyo cobaado suuban aan shaqaysto saan beri u gurto miraha aan abuurtay iinshaa'allaah

  • @nadifaosman9389
    @nadifaosman9389 ปีที่แล้ว +1

    Iyo imaan quraanka kariimk ah dhameyo oo aan xufdiyo iiso duceey imika quraanka ayan dhag taa in ilahay ii fududeyo🤲🤲❤️🫶♥️

  • @nimcojamaal9006
    @nimcojamaal9006 ปีที่แล้ว +3

    Adun iyo aakhiro inan. Guulayso wlhi Ayan qliyeeY

  • @MaandeeqCadey-o9i
    @MaandeeqCadey-o9i ปีที่แล้ว +4

    Wcs ayaanteena waa ku dhararnee alle maku nabad keeney soo daa guulaysato

  • @Dooseyy3
    @Dooseyy3 ปีที่แล้ว +26

    Adduunka waxan ugu jeclahay inan noqdo gabar isku filan.
    Sababtuna waxay tahay adduunka waxa ugu adag uguna dhib badan inaa Bani Adam ubahatid. Thanks abayo ayaanna❤️

  • @santiyajeylani7758
    @santiyajeylani7758 ปีที่แล้ว +1

    Adduunka 🌍waxan ugu jeclahay inaan america aado aan arko walashey iyo ciyaallkeet 🤩🤩😍😍

  • @xafsocabdi07
    @xafsocabdi07 ปีที่แล้ว +1

    Ayaney Adunka waxa ugu jeclahy ina xakka marunantago waliba andago Allah iaqbalo

  • @xamdideeq341
    @xamdideeq341 ปีที่แล้ว +2

    Ayaaney abaayo imtaxaanka dowlada kala isoo ducey😢❤

  • @asmajama9554
    @asmajama9554 ปีที่แล้ว +16

    Ani dalxiis ban ujeclahay iyo inaan wadamo badan udhoofo illahay hay fudaydiyo haday khayr itahaye❤

  • @subeerahmed4166
    @subeerahmed4166 ปีที่แล้ว +2

    ayaaney wllo zu'aalazha wlhi wxaN uGu jecelaHay inaan wax qabzado oo Horomar Gadho iyo wlhi iNaan dhofo

  • @Muhima2495
    @Muhima2495 ปีที่แล้ว +4

    waxaan jeclahay inaan waxbarashada meel fiican ka gaaro gaar ahaan tafsiirka Qur'anka in alah waan rajeynaa inaan meel sare ka gaaro 🥰♥

  • @haphsanoor2717
    @haphsanoor2717 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo waxn adunka ugu jeclahy lakulanka Allah
    Ana kamid noqdoh malinka qiyamaha 7 bda carshiga raxmanka harsato
    Illah hanagu daro

  • @saciidshariif7979
    @saciidshariif7979 ปีที่แล้ว +1

    Horta anu waxa aduunka igu jeclahy inaa ku daysado rasulkeena scw inaa kudaysado sbbto ah waa wax lajeclaado ee naftada kajeclatid asga ayaa mudan
    an labana waxakaloo nafsadeyda kajeclahy waxa weye inuu allee igu daro dadka samada magacoga laga xuso alle hanaga yeelo dhamnteena kuwa samda magcika laga xuso amin

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani2983 ปีที่แล้ว

    Adduunka waxaan ugujeclhy naftydana aan lajeclahy inaan adduun iyo aakhiraba guulysto ayaaney umadana ugu duceeyaa 🤲🏼🤲🏼🫶🏻❤️

  • @Bintubasra2019
    @Bintubasra2019 ปีที่แล้ว +11

    Nafteydah waxan ugu jeclahy inaan xaaful quraan noqdo 😢🎉❤rabi ha ii fudeydiyo

  • @istahilelisabeth2105
    @istahilelisabeth2105 ปีที่แล้ว +23

    ●Aduunka waxaan ugu jecelahay in Alle camalkayga aqbalo , ●cilmigaan barannaayo Alle igu anfaco oo waalidkay igu nastaan,●Sidokale In uu Alle ii sahalo Xaramkiisa barakaysan in aan soo booqdo

    • @aweysmaxamedamiin6462
      @aweysmaxamedamiin6462 ปีที่แล้ว +1

      Dhmmntnb Allooow inoosaqir Allooow ducdeeena Nga aqbal Dhmmntnb Allaaahuma Aaaameeeen Yaaarab

  • @faadumosiidcali8262
    @faadumosiidcali8262 ปีที่แล้ว +5

    Ani wax badan ayan jecelahy oo kamid ah inan maalin arko anigoo ❤hooyo leygu yeerayo oo ilmo qeer qabo alle igu ar zaaqo 🥺 I.a

  • @hibamohammed1023
    @hibamohammed1023 ปีที่แล้ว +15

    Anni ahaan caafimaadka ayaan ugu jeclahy sababtu ah caafimaad la aan wax aad qaban kartit lama arko Illhy dhamaanteen caafimaad dhameestiran hana wada siiyo allhuma ameen ♥️ Habo ayaan waaku Salaamy ♥️

  • @ahmedabdillahi4016
    @ahmedabdillahi4016 ปีที่แล้ว

    Ani waxan ugu jeclahy inaan habeen uun ku riyoodo nabi muxamed صلي الله عليه وسلم
    Alle hy tusee 😢

  • @filsandheeman9795
    @filsandheeman9795 ปีที่แล้ว

    Wa alaykouma salam Ayan anu waxan adunka ugu jeclahay udgoon ka iyo nadafada, taclinta horow marka iyo inan nafatayda meel saree saro Allah nh wan talo sarta oo tasbixda yan badiya salan saree team strong women💪👸💕......🇩🇯

  • @fatimaahmed4226
    @fatimaahmed4226 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxaan jeclahay cimri dheer iyo caafimaad iyo cibaado suuban aameen

  • @dhaymanmukhtaar6991
    @dhaymanmukhtaar6991 ปีที่แล้ว +3

    Ayaaneey alle haku xafido ❤ada ban kutaageeraa

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 ปีที่แล้ว +7

    Kitaabka quraanka iyo caafimaadkayga ayaan ugu jclhy mcnto😢

  • @deqafarah4039
    @deqafarah4039 ปีที่แล้ว +5

    Aduunka Waxan u jeclahay in illaahay caafimad taama iyo cimri dheer iyo cibaado suuban iyo camal saalixa ilaahay isiiyo

  • @shukricisman6517
    @shukricisman6517 ปีที่แล้ว +2

    Hada xaliyan waxan jeclahay oo an rajeynaya ianan xaramka iyo dulka barakeysan tago haajj &cumro biednillah barii

  • @Salmamohama
    @Salmamohama ปีที่แล้ว

    Adunka waxan ugu jclhy sadaqo ina labaxo inan dad dulmin akhirana jano illahow hoyadey janada nagu kulmi adunka wan isku arki weynee aamin yaa allh

  • @qatraabdi7691
    @qatraabdi7691 ปีที่แล้ว +1

    Adunka waxan ugujeclahy Inu Alle cibadada Iga aqbalo waxa kala aan ugu jeclahy inay Alle cilmiga aan baranayo Alle igu anfaco Inu walidindeyda iyo aniga iyo walalahey Daman Inu cimri dheer oo cibada aqbal leh Alle nagu arzaaqo waxa kale aan jecelahy inan xajka tagno aniga iyo walidindeyda

  • @ruqiyoismanmaxamad3047
    @ruqiyoismanmaxamad3047 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi wan ku taway runti ayaaney❤❤❤❤❤❤

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 ปีที่แล้ว +2

    Ayaaney xbbti waxaa kasoo hadashaa qisadii kudhacday gabadhii reer masar ayahd oo aad hada kahor inoo soo gudbisay ee
    Saara maxamed
    Ayadoo faraxsan ayan arkay maanta alx ❤

  • @ifraaxabdilahi2882
    @ifraaxabdilahi2882 ปีที่แล้ว

    Adunka waxan ugu jeclahy awalan cafimad iyo in aan ganacsi furto SI aan nafdayda iyo tan imahaygaba aan wax ugu qabto inshallah Allena ha idhib yareyo

  • @amalyussuf4673
    @amalyussuf4673 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi adunka wxn ugu jecelhy makkah 🕋🕋ini iyo walidkey inan Mar un adno ango isla socono Insha allah wan tagi dona allah namakla qado anogo mar un tagin anogo isla socona Hajjka iyo umra ❤❤

  • @katramohamed9577
    @katramohamed9577 ปีที่แล้ว +1

    Waxn ujeclahy inan masakinta cawiyo . Wayo adunka waxa hormar lagugars sadaqada iyo cawinta Islamka ❤❤❤

  • @faizonuur5898
    @faizonuur5898 ปีที่แล้ว +4

    Ani adunka waxan ogu jeclahy hoyada o 17 sano xanunsan inu ilaahay icafiyo abayo adiga iyo asxabta ilahay iso barya inu ilahay icafiyo insha allaah

  • @Maryan_Ali
    @Maryan_Ali ปีที่แล้ว +1

    Aduunka waxan ugu jeclahay inaan tago dhulkii barakeysanaa Maka iyo Madiina ❤

  • @naimacadeyfilmschannel1168
    @naimacadeyfilmschannel1168 ปีที่แล้ว +3

    😮😮😮😮😢😢😅😅 bisika haihasusin lottary adunka usa banugujaclahey 🎉🎉😢😢

  • @maidamohamud9125
    @maidamohamud9125 ปีที่แล้ว

    Adduunka waxa ugu jeclahay Ina riyadeyda iyo riyada walidkeyba rumeeyo isoo duceeya alle Inu iyiin naxriisto💞💞💞

  • @ayanahmed915
    @ayanahmed915 ปีที่แล้ว

    Anga adunka hoyo mcn Ayan uguu jecle hoyo marki lagarewo waxan adunka uguu jecle inaa hormar fican kagaro xaga quranka kariimka waxan rawa inaa iskufilnado inshaallah ooh ciyalkeygi anfaco

  • @layaansamiix6592
    @layaansamiix6592 ปีที่แล้ว

    Maanta ayaan oday geedii baan baranay axmed axmed. AYAANEY. AXMED HODAN U CELI.

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 ปีที่แล้ว +3

    Aduunka waxaan ugu jeclahay in aallaah igu daro adoomadiisa wanaagsan iyo in uu allaah isiiyo janadiisa aaqiro iyo aduunba iyo in aan kudhex noolaado allaah rali ahaashi hiisa inshaa allaah

  • @fatumahassanhassan3423
    @fatumahassanhassan3423 ปีที่แล้ว +3

    inan noqodo qof isku Filan an qofna wax kasugeynin Allah kasokow rabiyow amuraha nosahal yarabi inta xanunsan cafi inta culeysi adun iyo welwel hayana kadulqat yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @raizaahmed5448
    @raizaahmed5448 ปีที่แล้ว

    Aduunyada wxan ugu jclhy in alle aduun iyo aaqiro Ii naxaristo Wxn kalo jclhy in alle aduun io aaqiro ceebtayda asturo in Rbbi Dhibato aduun aqiro wx idhiba itusin la iga Nbd Galo ana dadka ka Nbd galo❤❤ zawj saalixa alle isiyo iyo awlad Baariya alle idinkiis

  • @shugricaliwarsame7310
    @shugricaliwarsame7310 ปีที่แล้ว

    marwalbo illaaheey waxaan ka baryaa inaan maalinta yoowmal qiyaa maha carshigiisa harsado insha allah allaahuma aamiin ya rabbi wallaahi xaramkana aad ayaan illaaheey uga barya insha allah 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🙏🙏🙏 ♥️🥰💞♥️🥰

  • @runeyiskufilin4806
    @runeyiskufilin4806 ปีที่แล้ว +3

    Aniga waxaan jecelahay nafteeda in aan waqti laqaato oo la sheekeeysto ❤❤❤❤❤❤ illheey dartiis ayaan kuu jecelhay ayaaneey illheey ha ku xafido iyo ehelkaaga

  • @abaayisaaq1321
    @abaayisaaq1321 ปีที่แล้ว

    Ani aduunka waxan ugu jecelahy inaan noqodo xaafidu qurcaan insh allah

  • @ismaaciilnuur582
    @ismaaciilnuur582 ปีที่แล้ว

    Aniga waxaa aad ujeclahy cafimaadkeega cimridheer io cafimaad Allah isiiyo aamiin yaarabi🤲🤲🤲🤲

  • @IskufilanibrahimMahamed
    @IskufilanibrahimMahamed ปีที่แล้ว +1

    Abayo mcn waxa rabaa inaaaa icawiso ilhy haku cawiyo😭

  • @HaamaLuul
    @HaamaLuul ปีที่แล้ว

    Wllhi Aduunka wxn uu jeclhy inaan Xafidul qur.aan Naqdo Insha'Allah iyo in alle Camal keyga wanagsan iga aqbalo isoo ducey abyo

  • @umucalina5962
    @umucalina5962 ปีที่แล้ว +2

    Waxan jecelahy ina xajkaa geyo hooyo mcn iyo Abe mcn noloshna horu Mar ka gagro Inshllha ilahy ha I rumeyo

  • @najmaahmed4139
    @najmaahmed4139 ปีที่แล้ว

    Wxaan aduunka ujeclahy in aan cibaadysto in ta aan aduunka kunolahy uu alle iga raliyahy io ducada waa lidky oo idil io in aan noqdo gabar xafidul qur aan ah io anolol qurux badan in aan kunolado rabi intaa io intii qalbigayga uu jeclyahy oo wanagsan in uu alle igu manysto allw iwaa fuji amiin yrbi

  • @xawasomalia1538
    @xawasomalia1538 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaneey waxat tiri xad jeclaleheed.
    Waxan jeclalaha in Ilaheey isiyo cimri iyo cibaado fiican.

  • @aishaqurux3485
    @aishaqurux3485 ปีที่แล้ว +2

    aniga waxaan jacelhaya inaan ku nolaado somali mana aqaaano sababta habo ❤🥰❤️

  • @umfuad4641
    @umfuad4641 ปีที่แล้ว +4

    Waxan uga jaclahay in aan quraan xifdiyo iyo in aan lacag helo sababtana daruufo jira uwgeed😢❤

  • @qureshfarah865
    @qureshfarah865 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan aduunka ugu jelahay sharaftayda Alle Wayne na waxan ka baryaa Cibado suuban iyo cimri barakaysan

  • @xawasomalia1538
    @xawasomalia1538 ปีที่แล้ว

    Bismilahi runti wa qisa xanunbadan ilahuw intiba gabar Muslimad ah kailali weji xumadaas.
    Badana nimanka nagaha qodbasireesta weey kuinkiran ilmaha.

  • @munaaxmed9367
    @munaaxmed9367 ปีที่แล้ว +4

    Wllshy ayaan gobdoon one love my sister wll bishan soo socoto muraad ayaan leeyay iisoo duceeya wll ayaaney plz plz and plz qisada qisadaa xigta marka soo galinayso asxaabta iigu sheeg inay iisoo duceeyan laga yaaba in la ii aqbalo wll pls Ha iga iloowin Inshlh jasaakalaah wll

  • @khadijamohamed848
    @khadijamohamed848 ปีที่แล้ว +2

    Aduunka cunto ugu jeclahay 😭🤏😂😂

  • @umucazam964
    @umucazam964 ปีที่แล้ว +1

    Inan hooyo noqdo illhy haasiyo nafsiin wllaahi

  • @xamdaapdy6514
    @xamdaapdy6514 ปีที่แล้ว +3

    Wcs ayaaneey waan ku xiisay malimahan ❤❤❤

  • @ayanyassin9693
    @ayanyassin9693 ปีที่แล้ว

    Walaahi aduunka waxaan ugu jaclahay!! Somalia waliba tuulooyinka iyo baadiyaha!! Dadka wadamada gale jacel aad ayaan ula yaabaa

  • @aishaahmed3185
    @aishaahmed3185 ปีที่แล้ว

    Hooyadeey macaan inaan ag joogo nolosheeyda inta ka dhiman si farxad udareemo

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD ปีที่แล้ว +2

    Waa idin salaamay asxaabta ayaan

  • @hooyosundus9516
    @hooyosundus9516 ปีที่แล้ว +2

    Wllhy wxn jeclhy inan waxbarashada heer ka gaaro kadibna ka shaqaysto wadamada dibadda heer markan gaarana aan guursado ilahay hadu iqadaro wxn ku hamiya hapayn iyo maalin wllhy niyadayda way ku jirta wan ku seexda wana ku so toosa

  • @naruuro3864
    @naruuro3864 ปีที่แล้ว

    Aduunka waxaan ugu jecelahy quraanka inaa xafdiyo cimri dheer iyo cibaada Suuban iyo caafimaadtaame iyo ubad saalaxa iyo soojwanaagsan ayaan cadeey aad Baan kuu taageeraa abayo allah ku xafido aduun iyo aaqirabo xabiibati albi💋💋💋💋♥️♥️♥️♥️

  • @hoodohoodo1948
    @hoodohoodo1948 ปีที่แล้ว +2

    AYANITA GOBDOON WLLSHYDA AAN JECLAHAY I MISS YOU MORE TOO XPPTIH QLIH

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 ปีที่แล้ว

    Anigu aduunka waxan ugu jeclahay inan ilhay aad ugu dhawaado oo nabiga maciisa noqdo wlhy aadban ujeclahay nabigayga ilhayna inuu acmaasha iga aqbalo iyo inan noqdo qof farxsan caafimadna qabto

  • @deqafarah4039
    @deqafarah4039 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay ha ina wada siiyo

  • @Najuudcabdalla1979
    @Najuudcabdalla1979 ปีที่แล้ว +1

    Aduunko Waxan. ogujeclahay 3Kiraamada. Martido iyo Amanada iyo Sawarka🤍🤍🤍

  • @hawonorfarah6284
    @hawonorfarah6284 ปีที่แล้ว +2

    Aduunka waxan ugu jecelahy nabada iyo cafimadka sababa toah nabad nolol majirto cafimadka laantisna wax masoconayan intas ayaan jecelahy

  • @sacdiaabdirizak756
    @sacdiaabdirizak756 ปีที่แล้ว +8

    Ayaaney hbnkaan dharka dhaqaayo saan ku tabo wlhi ilmaha markaaan iska sexiyo ayaan qasalada shitaaa ciil caawa dhan wn ku soo boqda wn ka labtaaa 😢

  • @ubahabdirazaq1300
    @ubahabdirazaq1300 ปีที่แล้ว +2

    ASC abyo anigu waxan jeclahya salatu layalka waayo waa sharafat qofka muminkaa

  • @ashamohamed5910
    @ashamohamed5910 ปีที่แล้ว

    Ilaahy sabata waaina abuuray

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. ปีที่แล้ว

    Ayaanay aduunka waxaan ugu jeclahy in aan mar uun baytka ilaahay aado xaramka an so cimresto i.a ilahy ha i rumeeyo

  • @somaliking838
    @somaliking838 ปีที่แล้ว

    Abayo aniga adunka cafimadkeyga aya ujeclahay ❤wayo dhowr mar aya la iqalay ilahey cafimad hana siyo aniga iyo inti islam ah

  • @maidoisxaaq
    @maidoisxaaq ปีที่แล้ว

    Gabar wanagsan oo cafi dada iyo inaa Wax barasha heer kagaro iyo INA bayta Alle tago ilaahey riyoo yinkeyga ii rume🤲🥺

  • @fatumamohamed9545
    @fatumamohamed9545 ปีที่แล้ว +4

    Adoonka waxan ugu jecelahay Hooyodayda macan! ❤❤😊

  • @ladansaxar5452
    @ladansaxar5452 ปีที่แล้ว

    Anga aduunka waxaan ugu jeclahu in aan caafimaad qabo waayo hadii ilaahy caafmd ku siiyo wxkasta wad qabsan kartaa marka alxm alle cfmdka hano siyadsho inta xanuunsana rabi caafmd taam ah ha siiyo amiin amiin

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 ปีที่แล้ว

    Wcs Ayaan caadey masha Allah 👍❤️

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk ปีที่แล้ว

    Asc wallo ayaan qaali haben wacan markahore aaduunka waxn uk jecely waxbarsho iyo ciibado walhi 👍👍👍👍

  • @aaminaaadan7307
    @aaminaaadan7307 ปีที่แล้ว

    Inaan horumar ka gaaro nolosha aduun iyo aakhiraba

  • @ahlaamey3392
    @ahlaamey3392 ปีที่แล้ว +5

    Waxaa uka jeclhy aduunka dalxiis iyo moneyyyyyyyy🤑💰 waakuu xiisnay ayaaneey ❤

  • @ayanqaliqurux4292
    @ayanqaliqurux4292 ปีที่แล้ว

    Anu waxa ugu jeclahy inan hormar qadho oo nogdo qof isku filan sabab tuna waxay tahay inan kamarmo bili adanka wayo waxan amin sana ila hada an amin sanahy cibarada tidhahda qof culas haku nogon

  • @ramlomahamed7743
    @ramlomahamed7743 ปีที่แล้ว

    Wxn aduunka ugu jeclahay inaan noqdo gabar iskufilan bini aadam ubaahnayn dadka masakiintana caawisa🥰

  • @saadiahussein5607
    @saadiahussein5607 ปีที่แล้ว +2

    Addunka waxan ujeclahay ahlul Quranka inuu Illahay iga dhiga oo cilmiga dinta si Wanagsan u barto. Cilmi diiiniya aduun iyo akhiro wuu i anfacaa.

  • @maryammohamed5116
    @maryammohamed5116 ปีที่แล้ว +3

    Lacag abyo 😂❤

  • @maidoisxaaq
    @maidoisxaaq ปีที่แล้ว +4

    Anaa usuu horeeye caawa 😂😂 Naya ayaney ayantan waku xiise kuma dawan macalimada deyda Allah Ku xifdiyo ❤️‍🩹🫀

  • @nawaalyuusuf7408
    @nawaalyuusuf7408 ปีที่แล้ว +2

    Ayaaney intaan loterigii xereystay baa mid xasid ahii oo marekan ahii xasidnimo ii rebay oo weliba labo jeer la iso qoray laguma doraan laguma doran ee fadhi dhulkaga

  • @ramloraali1358
    @ramloraali1358 ปีที่แล้ว

    Farxad wlhi abayo ana duunka uguujecelhay

  • @wadaniyadasumaya1974
    @wadaniyadasumaya1974 ปีที่แล้ว

    Ayaaney aniga waan guleesty ❤😊

  • @nurtoismacil
    @nurtoismacil ปีที่แล้ว

    Ayaney wan ku jeclahay❤

  • @nawaalyuusuf7408
    @nawaalyuusuf7408 ปีที่แล้ว +2

    Ayaaney waxan jeclahay in aan mar un arko aano guuri aan leyahay dhex fadhiya oo caruur gacanta haysta

  • @hindimaxamed286
    @hindimaxamed286 ปีที่แล้ว

    aduunka waxaan ugu jeclahay in aan xaafidul qu,aaan noqdo waan rajaynaa in aan hadafkaa gaaro sanadkan

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe ปีที่แล้ว +2

    Ayaany wn iloobay hadaan muqaalka dhamaystay anigu waxan dunida ugu jeclahay inan mareekanka tago waka

  • @janatabdi5387
    @janatabdi5387 ปีที่แล้ว

    Aduunka waxan ugu jeclahay inaan xajo insha allh 🕋

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว

    Wcs ayaan Qaali sharafay Alle ha kuxafido ❤❤👏❤❤❤🥰🥰🥰🥰❤❤

  • @shukricisman6517
    @shukricisman6517 ปีที่แล้ว +2

    Ilahayow sharta inaga ilali gawar walba

  • @zuhurzayooni
    @zuhurzayooni ปีที่แล้ว

    Ayan ina gobdoon coming soon. Insh allah 170k❤