Ayaney ani 4 ba nhy labo gabar iyo labo wiil blse wilasha markey wax u bahdaan aney iso wacan aneyna wax I weydistaan abyo wey fican thy blse ma ku ad adko ayada wan kasban donaa abahey mcn insha alh blse hoyadey alh u maxaristo waxa jogto edo ayadana inti tabartey ah wan u qabanaa mahadsanid ayaney❤❤
Ilaahey ha i dhafo wllkey wa aduunkeyga waxa walpo an ugu bahdo wlhi wuu isiyaah wlhi wllkey mcn shaqo fiicn alle ha iso igu so duceyah wllheyga ilaahey dartiisa 😢😢
My walahi ani walal an ucararayo ma lihi hal wil aya hoyadey dhashay sa unecbahy na ilaha og wayo uqdad aye igalin jirte asa wax walbo losameye wahabara mar walba walahi walal nima na kama rabo hada gabar 2 bil jir to aya ujogto hoyo ayado calosha ku wado aye na idhade adiga waiga dhimate ila hadana wa garabtaganhy waligey kamanan tagin balse abehey aya ibahan o xanunsan asana manta mudan ina uadego wana adi raba insha allh
Haa waa walaalkey zakariya
Haa walashey sihaam❤❤
Aad ban uga xumahy ani wax wllo ah ilama dhalan
ANAA CURAD IYO GURI DANBAYS U AH HOOYADAY IYO AABAHY❤
Pyoh anaa walal ku eh sodhowow
Haa walashe Aishaa❤❤
Jimce wanaagsan Ayaan quruxeey anaa uhoreeya maanta Ayaan filyaa❤
Habo mcn halkee noogu Kala gooysey neh 😂 part 4 waiting ! 😊
Yaarasuulalaah
Ayaan abyo Tv aka firsadaa qisoyinkada marka ,comment, maqorikaro lkn video maba bilaawo anoo ,like, saarin.
Illahey hakubarakeeyo wlshy mcn.
Haaa cura deena❤❤❤❤ ilov my sister
Wlshy macaan Sacdia ali Gaani
wllky macaan mxamud cali gaani
wllky macaan maxamed cali gaani
wlshy macaan faaduma cali gaani
Masookoobikro wllalahy macaan❤❤❤
السلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيرا
Haa Alx ❤❤❤❤
Boqoradeyda salmo sanaag qofka ugu naxarista badan illamhena dhn❤❤❤ love u mcntooooo
Wllshy fadumo iyo wllkey axmed iyo wllshy shugri kuwas wax kama wayo byoh runti 😮❤❤❤
Alle ha ku sharfo wllo❤
Haaaa walshey zamzam alxamdullilah ilahey haiidaayo cimridheer caafimad cibaado suuban alahasiiyo amin yaarabbi
Asc Ayaan qurux badaneey dhiiri galisooy jaceelkaygiyeey ilaahay haku jeclaado kacaanto❤❤❤❤
Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲❤❤Aaabyo
M.a hadan dawanoya qeybtan lkn qeybta 4 iso dhacde😅❤❤ayaney guuleyso aduun Iyo aqiraba l.a❤❤
Byoh ayaanb❤ thanks
اللهم ارحمها امي واغفر لها ويجعل مثواها الجنة وأمهات المسلمين 😢😢😢
Aamiin wll.ilahay ha unaxariisto
aamin ya rabii, ,,,,ane hoyadey ilahay haigu naxaristoo
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
Amiinyaarbi
Hooyo aabo iima noolo alle ha iigu naxarsto😭😭😭😭allahyow iigu naxariiso waalidky😭😭😭😭
alle haunaxariisto
Alle ha u naxaristo wll
Walahi Ayaaney qisoyinkaga Wan ka helay❤
Aamiin haa waa curud hooyadeey
Asc abayo sthy❤🎉
My sister Yusra 🎉❤😊
Haaa waaa jiraa waaa wlkey cbdiraxman😢😢 mantane aan soon nadar ah dartisa usoma nahay ale ha idayo wllhy waa wada ficn yihin lkn 2 gabar io wiilkasa iqasa rabi ha idayo
haa wllhi farxaan wanaagsan🥰🥰🥰🤲
Wcs Abaayao mcn wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😘😘😘😘😘
ayaaneey amiiro ma gaceega waye ani ma igu soo qaadatay abayo ❤❤❤❤❤❤
اللهم أمين يارب العالمين
Sad story 💔
Yaa alaah
Ayaney Run Run u cabsanoya 😢
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
Haa abyadey da'ada iga weyn ayaan walalahey ugu jeclahay ayada daruf iyo xanun walba ila qeybsata oo labto igalisa alxm lkn dhaman walalahey kale wey narisbadanyihin 🥺❤️
naayaa xilli aan faraha ka shaqeeyno majoogno meelkasto waxba ka shanqaraayo subxaanalaah illaahoow naga nabad gali xasbiyalaah wa nicma wakii😢😢😢
Waba qiso yab leh😮😅
❤❤ اللهم صل على سيدنا محمد في الاولين وصلي علي سيدنا محمد في الاخرين وصلي علي سيدنا محمد في الملا ء الأعلي الي يوم الدين❤❤
Waalidiinteena alahanodaayo cimridheer caafimad cibaado suuban alahasiiyo amin yaarabbi❤
Haa wujiraa alx Abdiaziz Allow damtod cimri der siiii
Haa wlhi Allh ha Ii xifdiyo adoonka iyo qarabo insha allh
Masha allah❤❤❤❤
haaa wlshay farxiyo❤❤❤❤ ilahow I xafid
Keep going abyo ❤❤❤
Waa jirata walshy aniga igu xigta nimco koos❤
Anaa uhoreeyo maanta 🎉🎉🎉❤😊
Ayaan anaa uhoreeyo qisda xigta furyco kusoosmee xappti❤❤
Haa Walaashey salaado allow ha iga qaadin❤
walsheya fahmo curadeyna
Masha ayan aniga isoqado qisadambe
Walashey fosiyo allah igama qado ❤🤲🤲
Ayaan qalbi wanag ❤❤❤❤ Masha allah
Ayaney ani 4 ba nhy labo gabar iyo labo wiil blse wilasha markey wax u bahdaan aney iso wacan aneyna wax I weydistaan abyo wey fican thy blse ma ku ad adko ayada wan kasban donaa abahey mcn insha alh blse hoyadey alh u maxaristo waxa jogto edo ayadana inti tabartey ah wan u qabanaa mahadsanid ayaney❤❤
Ayaaney xabiibti jimce wanaagsan
Allaha unaxaxisto abo macan
Sheekooyinkan Lee noo soo badi abayo
Ku saliya NNK SCW SCW SCW
Shukran ayaaney berito subaxdii inoosoogali❤❤plz xppti
naayaa xili aan farahakashaqeeysiiyo ma ioogo meelkasta weey illa shanqareeysaa subxaanalaah
Xiligaan baa daawanayaa kawaran ayaaney 😂 mashquul xppti
Ilaahey ha i dhafo wllkey wa aduunkeyga waxa walpo an ugu bahdo wlhi wuu isiyaah wlhi wllkey mcn shaqo fiicn alle ha iso igu so duceyah wllheyga ilaahey dartiisa 😢😢
Naxt name bureqo❤
Mahadsanid wan sugayay abayo
Ayaney wan ku jeclahay dar alle❤😊
Mxa sugye😭🙏🏻❤️
My queenteyda faadumo waa taas❤
Wcs ayaney juma bubaark
Haa walashayda Iga weyn Curada Nawaal Taas hadee u baahan thy xitaa wee isiine lacag ama waxa kale ubahanahay haba ahaadane ❤
You scared me Ayan 😊
Ayaney ❤
Ayaan halmar qisada soo wada gali walhi waa u dhararaaa😢😢😂
See Camal Ayaaney Maanta Waad La Soo Daahday😢30 Waan Soo Fiiriyay
Ayaaney Qeybta kale caawa noso gali abayoy🥺
Ayaney laba talephone aa kaa fiirsanooya Wxs jacayl na wuu dhaafay 😂
allaha no kaa daayo abayo❤
Jah😘😘
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
Alx waxaan leeyahay walaalo dhamaantood aan ku kalsoonahay dunida dhana agtayda keeni karo allow iidaa walalhay mcn
Keep going abayo❤
Alxm aniga wllahey dhamaan lakama xishoono wxaan rabnaa is weydiiyaaa
Haa ayaaney walaalaheen wax waa is waydiisanaa laakin anaga curudkeena wallhi ayaaney daqiiqada wax waydiisto telkeyga waaku jirtaa lacagta ama waxaa weedisto allah noo daayo dhahnaa asaa isku haleeya marwalba masrufkayga asaa qaba waaana ganacsade ganacsigiisa waa Cosmatics banking waaka shaeeya
Allah ha idiin ilaaliyo
Part4 la soo dhaqso😊
raxmk walashey booswalboo iibuuxiso 😢😢😢😢
Wcs Ayaan❤❤❤❤
Yes wayjirtaa
Qabtan Aya cabsi ahmiya wali mafirsanin
My walahi ani walal an ucararayo ma lihi hal wil aya hoyadey dhashay sa unecbahy na ilaha og wayo uqdad aye igalin jirte asa wax walbo losameye wahabara mar walba walahi walal nima na kama rabo hada gabar 2 bil jir to aya ujogto hoyo ayado calosha ku wado aye na idhade adiga waiga dhimate ila hadana wa garabtaganhy waligey kamanan tagin balse abehey aya ibahan o xanunsan asana manta mudan ina uadego wana adi raba insha allh
Acudubilah ojinku jif mow dhigtaa😂
Asc ayaan gobdoon
Asc
Prt 4 away ayaaney
Anigu hal.gabar wax wall ah haystaa waxana aaminsanahay in lacala hadii aan wax wayo ilhy naguma keene anan waxba ka waayen ilhy ha iidaaye
😢😢😢😢
12:39 nush😭
Cabsi waa dhaftay
Anigaa may😢😢😢
Mshallh apaayo gabar karti pdn paa thy
Wcs ayaan xirsi gobdoney san u sugay iyo san uka so dahay isku mid mahe 10 min ika so hor marayba ishana ku hay
Ayaney sed iigashay alaaba dhaqaye hayey dooliga marka tiri saan u cararay Ana isku qoslay😂😂😂
Fulay🤣🤣🤣🤣🤣
Waan kaa naxay ayaney
❤❤❤❤❤