MAXAA KEENA CABSIDA FARAHA BADAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ค. 2023

ความคิดเห็น • 208

  • @hodanmaxamuud-mw5kp
    @hodanmaxamuud-mw5kp ปีที่แล้ว +33

    Intaaso dhan wan lahaa wana iska ooyijiray lkn quraanka ayaa ku fiicnaday alxamdulillah❤❤

  • @safiabdilahi3421
    @safiabdilahi3421 ปีที่แล้ว +8

    mashallah tabarakallah sheekh zasakallahu kheyr Allah kubarakeeyo aamin aamin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @RuwaydoDaahir-bv3no
    @RuwaydoDaahir-bv3no ปีที่แล้ว +21

    Wlhi cabsi anigaa la dhiban 24 cabsi sidi qof geeri lo so sheegi rabo shaki aa la dhibanhy 9 bilood 😭😭

    • @fartuunmohamed2713
      @fartuunmohamed2713 10 หลายเดือนก่อน +1

      Aniga xitaa abyo cabsi geeri cml

    • @SamaaraaCaraaaye-eb6di
      @SamaaraaCaraaaye-eb6di 8 หลายเดือนก่อน

      Ani xitaa abyo mxa sameyaa😢😢

    • @RuwaydoDaahir-bv3no
      @RuwaydoDaahir-bv3no 8 หลายเดือนก่อน +2

      @@SamaaraaCaraaaye-eb6di alx wan fcnhy meel quran saar tagay il ehed

    • @RuwaydoDaahir-bv3no
      @RuwaydoDaahir-bv3no 8 หลายเดือนก่อน

      @@fartuunmohamed2713 meel quran saar fcn helay wan ku ladnaday alx

    • @SamaaraaCaraaaye-eb6di
      @SamaaraaCaraaaye-eb6di 8 หลายเดือนก่อน +1

      Hye abyo mcn mhdsnid

  • @filsandhagecade9269
    @filsandhagecade9269 2 หลายเดือนก่อน

    mashallah thanks sheekh ❤

  • @user-di9oy3or1o
    @user-di9oy3or1o 13 วันที่ผ่านมา

    Shkhow qur,an ka shito waxa la idhaha waa dhimaneysa qof na uma jeedo wan cabsada illa aan qur,aan ka ka damiyo😢😢😢😢

  • @maslaxyusufmataan3389
    @maslaxyusufmataan3389 10 หลายเดือนก่อน +4

    masha Allh Allha kuxafido. ❤❤

  • @khayrehassan8501
    @khayrehassan8501 7 หลายเดือนก่อน +2

    Maan sha allaah xafidu allaah sheekh

  • @barwaaqomahad-yt4sq
    @barwaaqomahad-yt4sq ปีที่แล้ว +2

    Shukran ❤❤❤

  • @maryankhalid
    @maryankhalid ปีที่แล้ว +6

    Aamin yaarabi ilahow nacaafi 🤲

  • @munasaidchannel5767
    @munasaidchannel5767 ปีที่แล้ว

    Jazakallah qeyr wllo

    • @Keway603
      @Keway603 2 หลายเดือนก่อน

      MAShAALLAH SAM ❤❤❤ SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW calaa maxamath

  • @AbdinoorJeleAbdi-wk9yc
    @AbdinoorJeleAbdi-wk9yc 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah ♥️ Allah haku dhowro

  • @user-xs5ro3pz4v
    @user-xs5ro3pz4v 9 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allah

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 10 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin yaa Rabi Allaah Amiin

  • @hassanhassan060hassan9
    @hassanhassan060hassan9 7 หลายเดือนก่อน +3

    Amiin yaa RaBi❤❤❤

  • @cawilmaxamed-td1td
    @cawilmaxamed-td1td 8 หลายเดือนก่อน +1

    Aaamiiin yaa rabbi

  • @xaliimocabdi5238
    @xaliimocabdi5238 ปีที่แล้ว +1

    allahuma aamiin

  • @user-sx3nx1ky1k
    @user-sx3nx1ky1k 4 หลายเดือนก่อน +3

    Wlhi.cabsi badan iyo walwal iyo wadno garac marka cabsado ilaahow icaafi

  • @farahmohfarah4297
    @farahmohfarah4297 8 หลายเดือนก่อน +2

    Amiin

  • @meymunahmedsheekh9510
    @meymunahmedsheekh9510 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asc aamiin sheeq ilaahay haku xafido

  • @samiyaahmed3410
    @samiyaahmed3410 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 5 หลายเดือนก่อน +1

    Jizkulaah qeer Alle haku xafiido Amiin ❤❤

  • @osmanabdifarah4671
    @osmanabdifarah4671 ปีที่แล้ว

    Masha allaha aamiin yaarabi

  • @user-om4qy4my3j
    @user-om4qy4my3j 11 หลายเดือนก่อน +1

    .amiin yaa rabi

  • @cabduqadirmaxamed7691
    @cabduqadirmaxamed7691 หลายเดือนก่อน

    Aamiin yaa rabi

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr 5 หลายเดือนก่อน

    Aamiin yaa rabbi

  • @safiabdilahi3421
    @safiabdilahi3421 ปีที่แล้ว +1

    Aamin aamin YAA ALLAH 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-xs5ro3pz4v
    @user-xs5ro3pz4v 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Allah haku dhowro

  • @CashomaclinDaahir
    @CashomaclinDaahir 5 วันที่ผ่านมา

    Masha allah sheqow allaha kubarakeyo❤

  • @yasinkalifa125
    @yasinkalifa125 9 หลายเดือนก่อน +3

    Xafidullaah Aqi allhu Akbar ❤

  • @SafiyoCandirashiid
    @SafiyoCandirashiid 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah❤

  • @ridwanabdi501
    @ridwanabdi501 5 หลายเดือนก่อน

    Jasaakalaah sheekh anaa allaha igu caafiyo i.a iyo inta ilamidka ahaba 🤲🤲😭

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @abdihafidmohamed2896
    @abdihafidmohamed2896 หลายเดือนก่อน +1

    Ilhey hakubarakeyo😢sheik❤

  • @boongobongo8698
    @boongobongo8698 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah

  • @abdisalaan5024
    @abdisalaan5024 21 วันที่ผ่านมา

    Masha allh ❤❤❤❤

  • @SalmaCarab-nk7on
    @SalmaCarab-nk7on 2 หลายเดือนก่อน

    Maxdsanid

  • @user-dz6lm5ip6v
    @user-dz6lm5ip6v 5 หลายเดือนก่อน

    Amiin yarbi 🤲🏻 🤲🤲🤲

  • @user-kw2ix9lg3j
    @user-kw2ix9lg3j 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa allah

  • @ibnmohamed7916
    @ibnmohamed7916 10 หลายเดือนก่อน +1

    Macha Allh Allha kuxafido Allah ❤❤❤

  • @ABDIKARIMQASE
    @ABDIKARIMQASE ปีที่แล้ว +1

    Ameen

  • @yacinsaidyacin-mj8wh
    @yacinsaidyacin-mj8wh ปีที่แล้ว +3

    Masha-Allaah waa ruunta

  • @dawlocumar609
    @dawlocumar609 ปีที่แล้ว +1

    Mashalha wayidashataye

  • @user-js2vy8ew8j
    @user-js2vy8ew8j 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah shiiq

  • @NimcoRooble-pp7bd
    @NimcoRooble-pp7bd ปีที่แล้ว +4

    haa wan cabsadaa ooyaa ilmeyah anok hareerahayga jogan dad i jecel😢💔

  • @ifraaxxaaji1445
    @ifraaxxaaji1445 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mn sha Allah

  • @user-rk2ur3sy8t
    @user-rk2ur3sy8t 9 หลายเดือนก่อน +1

    mansha allah

  • @XamdiCabdilahi-wu4ju
    @XamdiCabdilahi-wu4ju หลายเดือนก่อน

    Aamiin aamiin

  • @user-bj2nv6nt6t
    @user-bj2nv6nt6t หลายเดือนก่อน

    aamiin

  • @user-wv2ff2pq5c
    @user-wv2ff2pq5c 4 หลายเดือนก่อน +1

    Manshaa Allah

  • @MahmoudMaxamed-lv4rc
    @MahmoudMaxamed-lv4rc หลายเดือนก่อน +1

    Masha.aalah

  • @Simanomer14
    @Simanomer14 13 วันที่ผ่านมา

    Mash alh shekh walhi dhib ay ihysatay wxas odhn wn aha wxa igu daran cabsida subxanalah lkn xoga digiriga yan ku ronahy alhu akbar 😢🥹iso duceya wllalyalow inu ilhy iga dul qado 😢

  • @crashiidyuusuf6030
    @crashiidyuusuf6030 หลายเดือนก่อน

    Amiin amiin amiin

  • @user-oh2yq9vm9w
    @user-oh2yq9vm9w 4 หลายเดือนก่อน

    Amin yaarabi

  • @user-jf4ks5xi1l
    @user-jf4ks5xi1l หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi aniga calamadahas dhan walehay ilaa xanunka dhqtar laidhigay baqdin inan hada dhimanayo marwalba qalbigayga kuso dhacda iyo xanun qatara kugudhacaya

    • @Fartun76
      @Fartun76 หลายเดือนก่อน

      Walaollo senoqotay hada.

  • @Rihamhassan-yq7wl
    @Rihamhassan-yq7wl 3 หลายเดือนก่อน

    Asalamu caleykum shekh alle hakubarakey aniga horta ila muda dorbilot ayan sidhan ayahy xanaq madhax xuun

  • @SumayaYusufxaji
    @SumayaYusufxaji หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AmiishcadeyIdiris-ty7fp
    @AmiishcadeyIdiris-ty7fp 5 หลายเดือนก่อน

    Amiin yarbii🤲🤲🤲🤲

  • @huseeinniini4660
    @huseeinniini4660 6 หลายเดือนก่อน

    Waxan la dhibnahay waxas maxa ii fican wll

  • @ShukriMaxamed-om9io
    @ShukriMaxamed-om9io 3 หลายเดือนก่อน

    Masha alah

  • @asadyare4058
    @asadyare4058 ปีที่แล้ว

    Haa calamaadaas waan isku arkay

  • @maryankhalid
    @maryankhalid ปีที่แล้ว +3

    Shiiq aniga calamadahaas waan isku arkay

  • @YusufAbdi-ji2xz
    @YusufAbdi-ji2xz 7 หลายเดือนก่อน +2

    AminAminAminAminAmin

  • @FardowsoFardowsomohamed
    @FardowsoFardowsomohamed 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid shiik anay intaa ihaysatay mahadsanid noloshayda waabadalayaa

  • @ikranabdi5836
    @ikranabdi5836 19 วันที่ผ่านมา

    Isoo duceeya Anaaa intaas isku arkey

  • @maryanmohamed319
    @maryanmohamed319 ปีที่แล้ว

    Allahu Akbar

  • @Ladifa39
    @Ladifa39 5 หลายเดือนก่อน

    IL maaha xanuunkani sheekh

  • @maryansharif9464
    @maryansharif9464 ปีที่แล้ว

    Asc sheq aniga waleygu ilistay ilmaheyga wandila cajuso Ishida iheysato

  • @nimcoomar135
    @nimcoomar135 ปีที่แล้ว

    Asc wllo haa anigu wancbsad iyo oohin

  • @user-hl1cx6zc8n
    @user-hl1cx6zc8n 3 หลายเดือนก่อน

    Sheeqow wan cabsan lugaha iyo gacmaha ka suxsuxa maxa kenayo

  • @xaliimoali1962
    @xaliimoali1962 ปีที่แล้ว +2

    😢😢😢 wan ahay

  • @ahmedjama3532
    @ahmedjama3532 ปีที่แล้ว

    maanshalaa

  • @user-eb5nb5ke5w
    @user-eb5nb5ke5w 5 หลายเดือนก่อน

    Salahuddin caleyhum wasalam kusali nabiga caleyhum wasalam shiikhu salaamu caleyhum shiikh alaha kubarakeryo cagèë lagaaga sooxiriiraa waagabar faa idadaada wax kafaa idey sata caafimaadna ilaahay kusiiyay khAyr alaha kusiiyo aduun iyo aakhiro ilaahay hakaapabto cade hana ilaahay hakaapabto

  • @abdirezaqgabow477
    @abdirezaqgabow477 7 หลายเดือนก่อน

    Sheqow ilahey haku brakeyo

  • @ABDIRIZAKMOHAMED-lt6sg
    @ABDIRIZAKMOHAMED-lt6sg 8 วันที่ผ่านมา

    Salalahu caleyhi wasalam

  • @SamaaraaCaraaaye-eb6di
    @SamaaraaCaraaaye-eb6di 8 หลายเดือนก่อน

    Allow cfimad taama nasiii😢😢

  • @gacalomuqtar-rd6rh
    @gacalomuqtar-rd6rh 4 หลายเดือนก่อน +2

    Alla aniga xanun aan bixin idhibay dawakhsanan wadno garaac daaal cabsi naxdin qarow hilmaam yaaab😢😊

    • @nastehaabdi920
      @nastehaabdi920 4 หลายเดือนก่อน

      Maxaa ku dawaqme wll aniga sidaas u dawaqma

    • @gacalomuqtar-rd6rh
      @gacalomuqtar-rd6rh 3 หลายเดือนก่อน

      Cuntada markaaa cuno dawakhmaaa ama markaa hurdo abayo

    • @khayriyaahmed-wp1iw
      @khayriyaahmed-wp1iw 3 หลายเดือนก่อน

      Hada sidee katahy wll

  • @DINEYABDI-lb7vs
    @DINEYABDI-lb7vs 2 หลายเดือนก่อน

    Ala sheqow isojawab plz manoli haben iyo malin marka sehdho culeys wen ba korka kadarema sidha in dadbadhan korka igasaranyihin wana qeyliya marki darbaho laigudufto wihi isarna wu igakaca wahas mx kena

  • @kheerdoontv8160
    @kheerdoontv8160 ปีที่แล้ว +2

    HAA WAAN ARKAY

  • @sowdomohmed3038
    @sowdomohmed3038 6 หลายเดือนก่อน

    plz iso jawab sheekh

  • @ibrahim-qb5zz
    @ibrahim-qb5zz หลายเดือนก่อน +1

    m..sh❤❤❤

  • @user-wi5wk1ds1z
    @user-wi5wk1ds1z 5 วันที่ผ่านมา

    Intaasiba wlhi manta anay ihaysata😢

  • @SalaadoXasan-uf9jg
    @SalaadoXasan-uf9jg 9 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @nafisaabdilahi9583
    @nafisaabdilahi9583 5 หลายเดือนก่อน +1

    Anig imka cabasid said daramay imka

  • @user-uw9vp1nr8d
    @user-uw9vp1nr8d 5 หลายเดือนก่อน

    Walahi xaaladan ayaan kunoolahay music lixsanoah ilaahay caafimaad hands iiyeeshay aniga iyo intalanool xanuunkaaa

  • @nimcaali8314
    @nimcaali8314 9 หลายเดือนก่อน

    Aniga ccabsi saaid iyo yaanyuur hadan arko wan ka baqaa

  • @shamsoosman5614
    @shamsoosman5614 4 หลายเดือนก่อน

    Anaaa hada la xabuunsan maxaa sameyaaa 😢😢😢

  • @user-hb5sj7zg5h
    @user-hb5sj7zg5h 11 หลายเดือนก่อน

    Shiiq aniga waan baaqaa marka sta 😮😮baalaayo madmadokw iimuuqata

  • @SasabmajiroXusen
    @SasabmajiroXusen หลายเดือนก่อน

    Scw❤❤❤❤

  • @safiyoahmedabdi1815
    @safiyoahmedabdi1815 ปีที่แล้ว +1

    Shekhow qeer badan allah ku siiyo ilahey ducadada hano aqbalo waxaas waa qaba aniga waana layga kor hadlaa ilahey hanaga cafiyo dhamaanten

    • @user-vk5fs9wv8s
      @user-vk5fs9wv8s 8 หลายเดือนก่อน

      Ani banaanka ma aadi karo abaayooy 😢in ley dili rabaa umaleeyaaa

  • @ifraxxasan5432
    @ifraxxasan5432 11 หลายเดือนก่อน

    Cilajgu ma kenya

  • @HassanYare-qd6ne
    @HassanYare-qd6ne ปีที่แล้ว

    Mahasanid

  • @user-nl5iw4tv4z
    @user-nl5iw4tv4z หลายเดือนก่อน

    Shhkh asc alle hakubarakeeyo shhkh hlkaas waxaaadiigusooqurtaaaaa sixirka xanuunkasixirka furuyadalagufuridyeelo aayadahaquraanka lagusixirfureeyo xanuuunkasixirka😢

  • @sadiasadia19191m
    @sadiasadia19191m 5 หลายเดือนก่อน

    Shiiqow ila soo xiriir😢

  • @cumarxassan3923
    @cumarxassan3923 ปีที่แล้ว

    wlhi shekhow aniga iga hadashay intasbo wan qaba gurigan kuso arooray

  • @sowdomohmed3038
    @sowdomohmed3038 6 หลายเดือนก่อน +2

    sheekh anigu mar walba wan cabsadaa wadnahaa iskakay xanuuna waliba waxbarashadana aadban oga cabsada waxba igu dhaha way kugu adkaanaysaa 😢

    • @madinamohamed950
      @madinamohamed950 6 หลายเดือนก่อน

      Aniga Adiga ayaa iski mid ah 😢

    • @faadumosiciid4148
      @faadumosiciid4148 6 หลายเดือนก่อน

      Anigaba😢

    • @user-su4rg8yq3p
      @user-su4rg8yq3p 5 หลายเดือนก่อน

      Ala aniga sidaas ah

    • @user-cn1dc2gn8y
      @user-cn1dc2gn8y หลายเดือนก่อน

      @@faadumosiciid4148se noqoty hada abyo Aniga sas ah

  • @ditooraxmad
    @ditooraxmad ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allah

  • @SuleymanAdan-fy4pw
    @SuleymanAdan-fy4pw หลายเดือนก่อน

    M,a

  • @RacetoJannah
    @RacetoJannah ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Me dadku mashuulo wlhy shiikhqo waa dabaacada ma badilikaro wlhy

  • @AbdifatahMuhumed-kl7wk
    @AbdifatahMuhumed-kl7wk 11 หลายเดือนก่อน +4

    Sheekh marka hore mahadsanid
    Sheekh Aniga ayay arintani ihaysataa halkee kala soo xidhiidha
    Wllhi muddo sanad iyo woxooga ahba xanuunkaas ayaa ihaya Xataa noloshaydi quruxda badnayd way isbadashay waxan rabaa mar mar in aan iska ooyo
    Noloshayda waxa saamaynta ku yeeshay waa cabsida iyo awood la'aanta
    Xanuunkaas wuxu igu dhacay marki aan gabadh la sheekaystay
    Faldan meel aan kala soo xidhiidho ee sheeg please.

    • @ilhan6838
      @ilhan6838 11 หลายเดือนก่อน

      Ilahay hakucafiyo adiga isquran sar fataxada isu aqri ayatul kursi biyo cusbo burbur leh oo qabow kuqabeyso wad cafimaadi insha Allah baqro malin kasto aqriso

    • @AbdifatahMuhumed-kl7wk
      @AbdifatahMuhumed-kl7wk 11 หลายเดือนก่อน

      @@ilhan6838 haye wll mahadsanid

    • @maryanjimale9241
      @maryanjimale9241 10 หลายเดือนก่อน

      Saliga nabiga scw baadi baayo
      Lahowla wala quwata ila bilah iyo ayatul kursi walahi aniga isku arki palse alhmllh quran iyo dhikrika Allah alhmllh waan ka qudbi

    • @AbdifatahMuhumed-kl7wk
      @AbdifatahMuhumed-kl7wk 10 หลายเดือนก่อน

      @@maryanjimale9241 haye wll insha allah mahadsanid

    • @sakariyemohammed3102
      @sakariyemohammed3102 4 หลายเดือนก่อน

      Same nahay alaha nawada caafiyo