Walal wuxu ku yiri shiiqa suuratul baqara aqri hadadan garaneyn daaro oo dhageyso ama guriga ku shid. aniga neh waxan kugu daraya galinka hore inta an la gaarin duhurki shid suratul baqarah ilaa uu ka dhamaanayo ha dimin ama ha joojin ama ha istaajin galinka denbe oo salada casir kadib eh mar labaad ku shid qur'anka suratul baqarah ha dhamaado inta aan la gaarin salada maqrib
Wswrwb walalow 5calaamad iyo kabadanba waan leeyahay mana fahmin hada ka kor meesha nalaka haysto, ilaa iyo hadana dhibkii wuu nahaystaa, waxana ku noolnahay mashaakilkaan mudo 8sano, waxan gaarnay heer reerkii burburo, caruurtiina ay arintaas saamaysay, walalow saan kuula tashto meel aan kaagala soo xariiro ii sheeg Insha Allah
Wlhi aniga hada kusugan xldan waxan raba inan guriga katago hoyadey aa ada na orad ìlmaha aad marBo inan sonoqdo dhipsi aanku solàbta manaihì dadka baxowga jecel xita dariskeyga laba bilod mara jidka isku aragna hadana mjriq waxle yar oo ilmaha cml aan darema oo orad kumarayo ilmaha mia fri ilmaha weyba ijifan hadane wax yr kdip wakan 😢 illahow umada xun ee dadka dhibatada ladonayo naga qabo adinkana is cilajiya sheydan io saxir hakabaqin shydan io wixi lashqeyo wlhi dacif waye marka aan isku soduceyno inta xanunsan allha cafiyo inta ubad heysanin allaha siyo inta mal rabto wxy kufidnobin allaha siiyo anah isoduceya inu alle culeyska iga dulqado allahuma amiin yarapi 🤲🤲🤲
Nagtaydiban isfamilahy walal mxnsameyaa
Isoduceya wllayal danyar oo igabixiwaydaybajirto insha allaah
Dadyahow hays dhiibina hana shakiyina waad daciifaysan quraanka iyo ducoyinka barta kuna Camal fafasha waxas niyada hayska gelinina wuu iska burburaa istoosi wejiga Alle ku soco Duruufta iyo baahida dedaal la,aantu waa dhiblaakiin Alle ayaa loo carara maaha Sixir waxkasta hawjabina qof khayrkiin ah
Subaxan Allaah
Yes
Afar calamdood baan ku arkay nolosha xafadayada taala😊
Shiikhow Hooyaday Gurigeedanu Wudhaanjo Waayweyn Oo madmadow Iyo Caaromadow . Iyo Balmagaciisa Lagaranwaayeyo Dhuuso qadhmuun Siideynayanu Ugataagla Mamada Gurigeeda.🥺
Maashaa allaah allaha kubarakeeyo Cadowga oo uu ugu horèyo shaydaanka allaha inaga badbaadiyo
Wxn layabanahy wxa fury albabka maqsinka yafury moyi bismllh
Wallky isfahanlan jogto ah iya jirto oo islaytaydi ah
Walahi waruntada Ani iyo odeygega isma fahano walahi iciwi cheik
Hhhh sheeko naa Alle ka cabso nin kibray naag kale rabaa la joogtaaye
@@NasteexoMadowbe😂😂😂
Sh Amine haa ii cafiyo inash Allah
Walalahayga waxan nigacodsanayaa duco
Jiirkaa waan ku arkey gurigayga hortiisa dabadiisa iyo gudihiisaba
Subxaanallah
Ismahano xskaga
Xasbiyalaahu wanicmal wakiil
Alle shar dhamaamtii alle hanaga hayo cadawgu waa badanyheye alle hanQabto
Sheikh aniiga waxaas wan arkee qol musqul kutaalo daganaay haweenki surat baqra shidii jiraay waxaan maqli jiraay naak dhaleyso waliipo mataano lagu dhala caadiyaan umaqla banaanka umlayna musqusha Marka galay wax malahaan
Shaikh ilaahay khayr hakusiiyo waxaad Mondaa inaad iga sheekaynayso aniga ssheekh noocaasaa ihaysata qur aan ka hadaashido maalin labaada wuuxumaanayaa anigii waan waan shaqaynayaa marwalba majoogo gurigii maxaan sameeyaa
La - yaab
shiiqoaw waa isku arkay arimahaas
Sheekh anga waxan ku riyooday anigo dalka ruushka tagay gebdho ayaan raacay markaan dalka ruushka tagayna walwal ayaan dareemay ciyaalkii ayaan kasootagay waa uwalwala caruurta dalkas in aan tago niyada kuma haayni dal gaalo waaye gebdhihii aan lasocdeyna o walaashey lasubcinaayaan walaasheyna waswaaska cibaadada ayey laxanuun santahay muso 4sano aniga sibaca kuma jirin gabdhihi walaaaey xaaldeeda ka warwysanayo audana dhehwyao waswaas ihaayay 4sanoo ihaayay kadib ini hudada kasoo kacay xili suxur ayey ehwwd😢😢😢😢😢😢😢😢 Allaah ayaan kugu dhaarahee iiaoo fisir riyadaas😢😢😢😢😢😢😢
Jusaka allah shekh
Wa hayaah
Sheikh wasax mushkilo aan dhamaaneyn ayaa nadhaxyaala
Alrahman raxiim ❤❤❤
Xagee joogta horta. 😢😢😢😢😢😢 Shiikh 😢😢 😭😭😭😭😭 waan Gu rabaa
Ascwb Alaah ayaan ka magangalaynaa Saaxiriinta sharkooda
M.a sheqow numbrkd isodr m.a allh ku barkey e
Iyo rajowalba oo isobaxdaba ma hirgalayso maxansameya
Haa wlhi waa sax arinkaas anagey na haaystaan toban sano in kabadan waa xaqiiq😢
Anaga way nagu badatahy calamadaxas ee maxan ku dawen karna sheikow
Aaamin yaarabi
Waan aragnay 2daas
Reer aan is fahmaynin
Salalhu calhim waslim
Asc shiqi
Sheekh plz iiga soo jawaab hooyaday lugaha barara wax xanuuna kama hayan guriga aan joogno haday ayaamo ka maqnaato cagaha bararka wuu ka dagaya waanay caafimadayan markay guriga kuso noqotana way bararayan maxay tay iiga soo jawaab sheekh plz?
Soubhanaallah
MANSTOO
Sallalahu calehiyi wasalahm
Waa Run waa kubadantahay
Walahi ninkan iyo aniga isma fahmin😢😢
Amin 🤲🏼 sh
Rajo walba on kufarxaba kolkaydhawato unbay istagaysaa wll
Shiiqow wilkeyga gabar ba iskulka kaso racday wanaga hariweysay substitute ororti iridey sodhigtay dambil warqad si xun waxqalqaldan kuqoran so dhigtay malitaa dhib nagu bilowday.
Aamein Aamein Aamein🤲🤲🤲🤲
1 2 3 4 waxas uu dhan uu jira aqalkayaga anaka iyo walidintayada
Barakallahu
Xagee lagaala soo xidhiidhi karaa shekh
Allahu akbar
Asc
Subxaan Allaah
Sideeyn iskiiga saari karaa haddan dareyma sheekh meel u ku jiro aan garneynin
Walal wuxu ku yiri shiiqa suuratul baqara aqri hadadan garaneyn daaro oo dhageyso ama guriga ku shid.
aniga neh waxan kugu daraya galinka hore inta an la gaarin duhurki shid suratul baqarah ilaa uu ka dhamaanayo ha dimin ama ha joojin ama ha istaajin galinka denbe oo salada casir kadib eh mar labaad ku shid qur'anka suratul baqarah ha dhamaado inta aan la gaarin salada maqrib
Sheekh had iyo jeer waanu isucadhaysanahy fakhri ayaa jira buuq aan dhamaanayn markaan guriga imaado waan xanuunsanayaa maxaan sameeyaa (from siciid)
Intan sixir iyo waxa la gaadhin naftina iyo dhaqankina ku noqda guriga quran ku shida salada ilaaliya
Haa
Inta ad shegtay iyo kabadan aniga ayey nolosheyda ku sugantahay waxan ku jiraa cariiri talada ayan hada kahor ku ronaday hadana sidii ayan ahay bal hadana talada Ken shekhow mashakil maba naga dhamado
Wswrwb walalow 5calaamad iyo kabadanba waan leeyahay mana fahmin hada ka kor meesha nalaka haysto, ilaa iyo hadana dhibkii wuu nahaystaa, waxana ku noolnahay mashaakilkaan mudo 8sano, waxan gaarnay heer reerkii burburo, caruurtiina ay arintaas saamaysay, walalow saan kuula tashto meel aan kaagala soo xariiro ii sheeg Insha Allah
Asc walalay Quran dad kusaro raadso ilahy culeeska hanaga wada qado
Asc sheikh inaan kulaso xiriira ayaan raba meel aan kalaso xiriira iisheeg sheikhow Allaha kusharfa fariinteyda hadhayalsan aad ayaan muhiiim kugu ahay
Subxanallah
Quudhanjo Iyo shaqoda omelayakabaxayso lagaranayan
aniga waxa yahaysta dhiwatadas maxa samena shikoooooow😭😭😭
Shaikh Kanaga waalin
Haa waa isku array guriga
Asc shiikh xagee kaala soo xiriiraa hadii ilay idmo
Asc sheik toukan aya leyahay quudhan badan aya ka bouxsantah marka meelkasta oo wali ma arag tann o kala
😢dooliga anaguba na cuna
Scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
Ilaahyow nag qabo adaan ku talsaarany
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
Walhi aniga ba wasaas
Mahadsanid walal
Scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Dhibkaas
Dhibka guriga
MashAllah sheekh shukran
Asc. Shiiq
Cajib
Asc sheekh number kaga ayaan ubahnaa halkeen kahelaa jasaakumullu khairy
Yes se comme moi cheikh stp
adiga.naftada ka ilaali xumanta wayo waxa ugufaideysata dadra qaar.
xanuunad waxa tihid.qòfka.ki.kuarkay.ba.ok..alle.kabaq.marwalba.iska.ilaali..nagaha.ajnabigaka.ah.xanuunka.hayo.ba.ugu.fa.ideysata.marwalba.alie
kabaq subxanalaah wa.lagu.arkay
Asc ii sheg
Alakbar
Cajiip
Masha Allah sheekh you will be missed in my calling giv you number i will be call you cabdi Cali osman
Xagee Kala soxirira
Sheekh Ben badnaaa
Scwscw scwscwscw scw
Shekh number whatsapp aan kaaga soo xariiro iisoo dir numbarka waan la,ahaye
Scw❤❤scw❤scw❤scw
Haa