khudbadii Salaad Cali Jeelle ee shirka Mudulood.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

ความคิดเห็น • 64

  • @abdirashidawale6630
    @abdirashidawale6630 2 ปีที่แล้ว +3

    IllahYo darajo kusii soomali saxiix alla baarak fii madxwayne cali mahdi

  • @lailasalat2188
    @lailasalat2188 4 ปีที่แล้ว +7

    Guul Salaad cali jeele Geesiga Dalka Somaliweyn kugu Faanto

  • @mohamedahmed-tk1ji
    @mohamedahmed-tk1ji 4 ปีที่แล้ว +8

    GUULAYSO S A JEELE

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 ปีที่แล้ว +3

    Somalia wexey u degi weysey waa qabiilka benta o lagu qarabto 2020ayey weli qabiil ku jiran adunka ayey ka danbeyaan

  • @Za07Editz
    @Za07Editz 4 ปีที่แล้ว +12

    Siyaasi salaad cali Jeele madaxwayne waa in loo doorto si 4 sanno oo qosol iyo maad
    Ah si loo qaato waa siyaasi calool fayow

  • @abdikareamyoussof3181
    @abdikareamyoussof3181 4 ปีที่แล้ว +6

    Mudulood ma xisbi siyaasadeed baa ma kulmiyaha xamarbaa iisoo sheeg plz intii igu dhaanta

    • @lailasalat2188
      @lailasalat2188 4 ปีที่แล้ว +1

      Mudulood waa Dadka iska leh Muqdisho beelweynta Abgaal

    • @mali7297
      @mali7297 4 ปีที่แล้ว +3

      @mohamed Noor muqdisho iyadoo ah caasimada somalia ah
      Hadana waa degaan hawiye mundulood
      Abgaal cismaan
      Alle swt ayaa ku abuuray muqdisho iyo nawaaxigeed

    • @mali7297
      @mali7297 4 ปีที่แล้ว +2

      @mohamed Noor caruur baad tahay ee soo baro degaan macnahiisa inta aanad ila doodin malintaay garoowe.boosaso qardho ay ka mid noqodaan xildhibanadeeda dawladaha hoose
      Ay xubin ka noqdaan
      Maalintaan maamulka butaland
      iyo barlamaankeedu ay hawiye xubin ka naqdaan ee ay butland wada yeeshaan ayaa
      Muqdisho loo aqoonsanayaa
      Iney tahay magaalo somaliyeed

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 4 ปีที่แล้ว

      @mohamed Noor War dadkaa la doodaysid sow dadkii soomali caqliga u ahaa maaha ee ugu caqliga badnaa, waxba laguma celiyo adaa saxsan baa la yidhaahdaa, caasimad iyo goof qof aan Kala saari Karin oo isku qaldaya, waa ku aragnay dhe

    • @lailasalat2188
      @lailasalat2188 4 ปีที่แล้ว +1

      mohamed Noor qabyaalad waxa la yiraahdo Dadka ey ka timaaday ba waa Daarood cunuga hada dhashay hawiye naceeb ku abuuran Qabiil walbo deegaan ayuu dagaa Abgaal na Asagaa u dhashay Muqdisho Ee Calaacalka joogi bundland iyo jubaland idinlama sheegano Muqdisho waa caasimad soomaali oo dhan hadana waa deegan abgaal marka martinimadiina ku ekaadaa keyga anaa leh kaagana kula lihi suurta gal ma aha hadii ey taas dhacdana Gobolada somalia oo dhan ayaa la isku daraa kadib ayaa lakala qeybinaa

  • @abwaanshucaybyarexasan5383
    @abwaanshucaybyarexasan5383 4 ปีที่แล้ว +4

    Salaad wadani geesi ah

  • @mowliidshireofficiall8487
    @mowliidshireofficiall8487 4 ปีที่แล้ว +4

    abgaal mucarad iyo muxafid badanaa

  • @cabdallahcabdallah4717
    @cabdallahcabdallah4717 4 ปีที่แล้ว +3

    War qur qurux badanaa dadka salaad wada agtaagan, oo weliba mikrifoonka ku haysta, somalidii carabta sheegan jirtaan soo xusuustay iyo qolyahan, qoladaa gar, xaal baan siiyey

  • @salaxudiinrashiid6274
    @salaxudiinrashiid6274 3 ปีที่แล้ว +1

    Salaad jeele geesi

  • @dhunjog707ali
    @dhunjog707ali 4 ปีที่แล้ว +2

    Raali mudilood waa maxay?waa ii kow,,,,,ma somaliba, mar labad raali, ,,tuntii Somali Dan cusub wax walba laga helayo, ,,,,,,,,,xitaa waa dad wada hadal adag,,,,,,,,walee somali Kala tagtay,,,,,,dibna isigu soo noqon mayso, alow bad baadi, inta ku abtirsata Somali, ,,
    اللهم امييين، ،،،،اللهم اميييييين

    • @abdirashidawale6630
      @abdirashidawale6630 2 ปีที่แล้ว

      Nin kii quusta qola male ar yaa ma qoysa qaran dhaqaa

    • @abdirashidawale6630
      @abdirashidawale6630 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiiin soomali waa tiir quree adigu kumaad ah hayd

  • @xasanmaxamed4911
    @xasanmaxamed4911 4 ปีที่แล้ว +2

    Cali mahadi geesi

  • @abdirashidawale6630
    @abdirashidawale6630 2 ปีที่แล้ว +1

    SuldaN soomaali soo dhawaw

  • @cadeyawees4326
    @cadeyawees4326 4 ปีที่แล้ว

    Runti waa istaahila salaad in wax laga dhigaa waayo waa wadani dhab ah laakin odayaasha kale waa cunsuri aforo beel soomaali way dhaaftay🙏🙏💪💪💪

  • @adenalidahir5240
    @adenalidahir5240 4 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan oo wali quraan akhriyaaya ma aragteen. Xataa siduu quraanka u akhriyaayo ayaad ku qoslaysaa. Hhhhh

  • @mawlidosman2819
    @mawlidosman2819 4 ปีที่แล้ว +2

    Dad la so abaabulay ba meesha joga

  • @adaruzmohamed2207
    @adaruzmohamed2207 4 ปีที่แล้ว +3

    JEELE GUULWADE WAA SHIR KU DHUUS

  • @khadracabdi2566
    @khadracabdi2566 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow kudaaa

  • @xasanmaxamed4911
    @xasanmaxamed4911 4 ปีที่แล้ว +1

    Salaad Cali jeele umada soomaaliya waa usiman tahay

  • @mowliidshireofficiall8487
    @mowliidshireofficiall8487 4 ปีที่แล้ว +2

    waar ninkaan celi agoonyar daaya

  • @ibrahimbarre3426
    @ibrahimbarre3426 4 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkk saalaad cali jelle waa wax ma kala oga waa xollo farmajo ayaa ku shaqesto oo beesha mudulod inuu shirkoda dhibateyo Ayuu uu imaday shirka

  • @abdiazizmuseyusuf8407
    @abdiazizmuseyusuf8407 4 ปีที่แล้ว +2

    Wadani dhab

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 4 ปีที่แล้ว

    Ninkaan waa hurdaa. Waa aqligii shiikh shariif camal waqtigii maxkamadaha

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 4 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣🤣 firimbiga ka dhaafa odayga 😅😅😅 wey ku foodhyeen hhhh

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaana somali hogaaminya belo ku dagtay Dameer dabadiis nin dagay dani baday 😂

  • @DhooqeyeDhooqeye
    @DhooqeyeDhooqeye 4 ปีที่แล้ว

    A

  • @husseinaden4509
    @husseinaden4509 4 ปีที่แล้ว +1

    Geesiga dhabta ah, run sheegaha umada somaaliyeed guul salaad

  • @aliabdi181
    @aliabdi181 2 ปีที่แล้ว

    Tuug

  • @hamseabdisiraad6492
    @hamseabdisiraad6492 4 ปีที่แล้ว

    Libaax libaax dhalay noolow ader ninka doqomaha karid

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale1642 4 ปีที่แล้ว +3

    Buurmadow labaad oo ka dilaacday koonfurta somalia waaye salaad jeele kkkkkkkk

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 4 ปีที่แล้ว +2

    9:07 Soomaaliya Ha Noolaato kkkk😂😂
    Tuug Gabanaya Ma Moodaa Markaasoo Kalaa Lugu Tuurtaa kkkkk Ar Reer Muufo iyo macsaro xagee wax u wadaan

  • @musaxasan2485
    @musaxasan2485 3 ปีที่แล้ว

    K

  • @inashirewayne2920
    @inashirewayne2920 3 ปีที่แล้ว

    Runtu wa macan tahy

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa wadan ey 30sano dhulka dhigen namada somalia mey u shiran bandadan waa la yaqan 30sano meqa dhimatey markey wadankii guben o jajaren o badii gaden o qashinka halista o laga qado kansarka laga qado ku dugen markasey guryo ka gaten amerika dhalinyarada somalia yey dhegeysan odayashan

  • @sakariyeismaacil7343
    @sakariyeismaacil7343 4 ปีที่แล้ว

    Inkaari kugu dhacday intuu isleeyahay dadku yayku diidin ayuu xagaaa iyo meel aanu waxba kagaranayn qardajeexay timawayn ilaahay idin kashif

  • @maxamadibraahim5550
    @maxamadibraahim5550 4 ปีที่แล้ว

    Wahaabiga hala qabto dhibka ku haya salaad cali jeele hhhh wahaabi sidiisaba hala qabto waa fidno

  • @mowliidshireofficiall8487
    @mowliidshireofficiall8487 4 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhhh

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 4 ปีที่แล้ว +1

    Salaad halkaas waa ku fshilmay

  • @hamsamohamed7335
    @hamsamohamed7335 4 ปีที่แล้ว

    Wixii Salaad Celi Jeele Ku Dhacay FARMAAJA Yaabay🤣🤣

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris9698 4 ปีที่แล้ว

    Dhaq ayay katidhi jeele

  • @impossiblechannel8117
    @impossiblechannel8117 4 ปีที่แล้ว

    Waar kani waa jaahil wllhi

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris9698 4 ปีที่แล้ว

    Salaad Cali jeele wuu istaahilaa insidaa loogalo

  • @nimajama9091
    @nimajama9091 4 ปีที่แล้ว

    Xoolo bacaaaaac

    • @dinisrealm3240
      @dinisrealm3240 4 ปีที่แล้ว

      Aflagaadada ma fiicna. Xurmee dadka waa wayn

    • @somalisomlia6720
      @somalisomlia6720 4 ปีที่แล้ว

      Salaad waa nin aad iyo aad ufiican oo jecel soomaali doowlada yaqaana mooryaan bililiqo maxishoodaan

  • @salaxudiinrashiid6274
    @salaxudiinrashiid6274 3 ปีที่แล้ว +1

    Salaad jeele geesi

  • @mawlidosman2819
    @mawlidosman2819 4 ปีที่แล้ว +1

    Dad la so abaabulay ba meesha joga