17 RIYO KUU BISHAAREYNEYSO IN NOLOSHAADA WAX WAYN IS KA BADALEYSO SHAQANA KU HELEYSID

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • #sheekh riimi#channel#

ความคิดเห็น • 153

  • @ifraaxxasannadiif3588
    @ifraaxxasannadiif3588 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh waxaan marar badan ku riyoodaa anagoo dugsi quraan jooga mar kaan isdha ho cashika kabax na wuu igu adkaadaa quraan ku dugsina madhigto waxaan na ahay hooyo caruur agoon ah haysata iifasir riyadaas sheekh allaah hakubarakeeyee insha alaah

  • @fairytalesofchildren7462
    @fairytalesofchildren7462 3 ปีที่แล้ว +2

    aamiin sheekh alle janada firdowso haku dhaxalsiiyo

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 3 ปีที่แล้ว +5

    Aamiin aamiin aamiin yaa Rabbi Masha allaah mahadsanid sh

  • @kudadaaldiintada6366
    @kudadaaldiintada6366 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh riimi illaah haku baarakeyo adiga iyo inti muslim waan hurday anigoo suratul maryama dhageysanya markasaa waxan ku riyoday anigoo xudhurteyda uu wax iga sorixayo markan tabtana saxaro ayuu iila ekaa

  • @abdirashidfarah8004
    @abdirashidfarah8004 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah Allah ku naxaristo

  • @sadiyaali1607
    @sadiyaali1607 3 ปีที่แล้ว +4

    Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabi jazakallah khayr shiekh mashallah

  • @abdow4104
    @abdow4104 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah, waxaan kaa baryaynaa nabadgalyo iyo naxariis nabigeena Muxammad ah♥️🤲☝️اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ♥️🤲☝️🇸🇴❤

  • @intisaarfarah5504
    @intisaarfarah5504 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah Alle haku barakeyo adiga , waliidkaa iyo caruurtada Sheekh✊

  • @kaltoumhoussein8395
    @kaltoumhoussein8395 3 ปีที่แล้ว +2

    MachaAllah jazakallah kheyr cheikh biyaa akaalka hoostisa kabucdamaya waan kuriyoday hoyaday dimashadeda todobaad kahaday Alxamdulillah shako aad u fiicaan iyaan heeley illahay aya mahaad iskaleh

    • @zuadnuur1691
      @zuadnuur1691 3 ปีที่แล้ว

      Huuno ma dhimashada hooyada ayaad ku riyotyna

  • @nuuramaxamed78
    @nuuramaxamed78 3 ปีที่แล้ว +4

    Aamen sheikh

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 3 ปีที่แล้ว +2

    Amiina amiina yaa rabi Jizakalahu kharina sheekha Allah ha ku xifdiyo amiin amiina yaa rabi

  • @Ikrina
    @Ikrina 3 ปีที่แล้ว +1

    waxaan ku riyooday inaan haysto saxan weyn oo bariis iyo hilib ah markaan fadhiisto isku day inaan wax cuno waxaan ku arkaa timaha cuntadayda waan ka soo saaray Sheekh Riimi please iso fasir
    waxaan arkaa riyadan habeen aad u kala duwan
    Jazkumaalah khery 🙏😘thank you

  • @xayaatulquraan
    @xayaatulquraan 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah sheikh jazakallaahu khair

  • @abdulahiali7209
    @abdulahiali7209 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh riimi ALLE haku barakeeyo ee fasir waxaan ku riyooday anigoo masjid daaqadiisa taagan oo gabar aan garanayo eey gudaha ku jirto kursina ku fadido oo ey daaqada iiga dibeyso borso gabadana waa gabar aan mustaqbal ka daneeynayo

  • @zuzuali1507
    @zuzuali1507 3 ปีที่แล้ว +3

    Allahuma amiin jasaakalah khayr sheekh

  • @aynabaalisahal5044
    @aynabaalisahal5044 3 ปีที่แล้ว +1

    Instead noogu duceesey alha ku siiyo adigana jzkllahu qeyr sheeq

  • @maimunamaalim7700
    @maimunamaalim7700 3 ปีที่แล้ว +5

    Amiin ya Allah

  • @saiidamohamed8925
    @saiidamohamed8925 3 ปีที่แล้ว +5

    Amiiin yaaa allah

  • @maryanmuqtaar582
    @maryanmuqtaar582 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah shukran sheikh 🕋🕋🕋🕋☝🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🥰🍇😇😇😇🏆🥇♥️♥️♥️♥️♥️👌👌👌

  • @safiyomahamad8842
    @safiyomahamad8842 3 ปีที่แล้ว +4

    Ameen yaaarabi 🤲

  • @halimaalawi3044
    @halimaalawi3044 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashsa Allah

  • @maimunamaalim7700
    @maimunamaalim7700 3 ปีที่แล้ว +3

    Amiin ya

  • @maryamaibrahim5420
    @maryamaibrahim5420 3 ปีที่แล้ว

    ASC sh riimi illahay Tali hakaa noqdo
    Waxan kuriyaday nin xoog wayn oo labada gacmod iqabaya oon kuqaylinayo illahayow awodada igaa Fuji yaa allah banku kacay
    Hadana habaynkii danbe Ayan Ku riyoday ayad Quran waqibna ilaa macamalu mincali fajacalnahu Hama an mansuura baan kutasay aqrinaya oo kuqaylinayo shiik isosafir rabi hakubarakeeyo aamiin

  • @ayaan.maxamade6486
    @ayaan.maxamade6486 3 ปีที่แล้ว +3

    amiiiin.amiiiin.yaarbi

  • @sihaamxasan1989
    @sihaamxasan1989 3 ปีที่แล้ว +1

    Amiin sheeq waxan kuriyoday marar badan anoo jilbaha ka istagi la sheikh isoo fasir adoo mahadsan

  • @faraxhoodo6897
    @faraxhoodo6897 3 ปีที่แล้ว +4

    اللهم امين يارب العالمين 🤲

  • @bintumohamed8748
    @bintumohamed8748 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh riimi Khayr Alle haku siiyee waxaan rabay inaa iisoo fisirto riyo igu soo noqnoqoto mararka qaar dad ayaan la dagaalaa dadkaasna inee jini yihiin ayaan ogahay riyada dhaxdeeda waxaan aqristaa aayatul kursi markaan ladagaalo markastana waanka guuleestaa

  • @fartunxasan107
    @fartunxasan107 3 ปีที่แล้ว +3

    Amiiiin amiiiin yarabi

  • @zainababdi6913
    @zainababdi6913 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh jisakalah waxan ku riyooday anigo dhalay 4 mataan oo wilal ah xas baan ahay carrur ban leyahay bal ii fasar

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 3 ปีที่แล้ว +3

    Amiin yaa ALAAH.

  • @hantidhowr8252
    @hantidhowr8252 3 ปีที่แล้ว +2

    AMIIN YAA ALLAH JIZAKALLAH KHAIR

  • @nasiimqurux6105
    @nasiimqurux6105 3 ปีที่แล้ว +3

    Aamin yaarbi

  • @shakalaka8425
    @shakalaka8425 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc shiikh waxaan rapaaa inaa ku weeydiiyo hal riyo oo aan badanaa ku riyoodo anigoo duulaayo oo aan meel sare aan gaareenin oo hadii gacanta kor loso taago la isoo qaban karo 🙏🙏

  • @luulaxmseed2937
    @luulaxmseed2937 3 ปีที่แล้ว +1

    ASC SHEEQ WAXAN KURIYODAY ABTIGAY O NASKA MIDIG IGA NUGAYO SHEQOW I SHEK MAHAD SANID

  • @marwadahir927
    @marwadahir927 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc shekh jazakaallah kheyr waxan ahay xass curu leh waxan ku riyoday aniga kor sanayo mas kadib maskii aya dhalay mas kale kii ladhalay aya anigii igu so jestay oo iqanini ray kadibna bananka ayan iskaga bixi yay lkn kii hore aya wali guriga ii jogaa iso fasir riyadas shekh alle haka awal mariyo

  • @ifraheyali2835
    @ifraheyali2835 2 ปีที่แล้ว

    Asc shiikh waxan kuriyoday anigoo buur dheer kabaxayo qardher Oo khatar ah aan halmar dhaafay Oo gabadh qarabadayda ah ilmader nahay Oo aanan iskuba ficnayn ay isku deyayso inay kor iiyara qabato lkn anaba kabaxay intayna iqaban qarkii dheraa iifar khayr alle haku siiyo shiikh

  • @aminaabdi1295
    @aminaabdi1295 3 ปีที่แล้ว +2

    Allahum Amiin Allahum Amiin Allahum Amiin Allahum

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaah🌹🌷

  • @aaminacabdiraxmaan6713
    @aaminacabdiraxmaan6713 3 ปีที่แล้ว +3

    Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Rabbi

  • @farhiyanuur7237
    @farhiyanuur7237 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh jasa kaalaahu khayr qayb kamid ah

  • @ikraanaden6214
    @ikraanaden6214 3 ปีที่แล้ว

    Mashalh jasklah skeekh

  • @samiyoqalbiquruxsan3637
    @samiyoqalbiquruxsan3637 3 ปีที่แล้ว +1

    Alahuma amiin yarabi

  • @kudadaaldiintada6366
    @kudadaaldiintada6366 3 ปีที่แล้ว +3

    Aamiin yarabi

  • @faidochannel7486
    @faidochannel7486 3 ปีที่แล้ว +2

    aamin ya Rab

  • @malyunali5556
    @malyunali5556 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheq riimi allah ku barakeyo riyadan iso fasir waxaban riya so gudbiyay lkn nasiib imasamixin in aad ifasirto maba aadan arkin biqudratu jibaar insha allah waxan rajeyna in aad ariki doontid sheqow waxan ku riyooday aniga oo suratu baqara 5 aayad oo ugu horeeysa aqrinaya kadibna siwadi la oohir darteed ayaanba ayadaha kale laqrin waayay ifasir allah ku barakeyo jawab wacan insha allah

  • @faadumofaarax5585
    @faadumofaarax5585 3 ปีที่แล้ว +3

    AAmiin Aamiin Yarabi🤲🤲🤲

  • @xalimoismacil7419
    @xalimoismacil7419 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh waakusalaamay sheekh riyaa igu soo laalaabaty 2ba ilaa 3 jeer qof nina baaidagaalaya ana waa isdifaacayaa waana kaguulaysanayaa wavilaahi tawfiiq

  • @faraxhoodo6897
    @faraxhoodo6897 3 ปีที่แล้ว +3

    Aaaaaaaaaaaamiiin yaa rabi 🤲🤲🤲

  • @deeqashiikhnuur7449
    @deeqashiikhnuur7449 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiin Aamiin aamin amiin yaa rab m,a🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍😍🤩

  • @hassanrage2840
    @hassanrage2840 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiikh qeyr allaha ku siiyo dambi gaaga iyo kan waalid kaaba alla dhaafee shiikh waxaan ku riyooday anoo gud leyla galiyay qof dhintay oo anoo nool ley duugay gaari cara gadis ciid igu shubaayo subxanalah shiikh ii fasir riyadaas shukran

  • @pz95gaming97
    @pz95gaming97 3 ปีที่แล้ว

    ASC sheikh allaah haku barakeeyo adi iyo eheljaagaba sheikh waxaan kuriyooday aniga oo wado maraaya ayaa qof sadaqo iweeydiistay lacag yar aan haaystay ayaan siiyay kadib intuu boorso furay ayuu lacag badan isiiyay wuxuuna idhahay waxan firinaayay qofka wax isiinaya lkn uma baahnaayn

  • @najmamunish9269
    @najmamunish9269 3 ปีที่แล้ว +3

    ASC waxan riyodey aniga iyo gabada kale oo aqrineyno ayada Baqar ugu dambeso...🥺🥺

  • @luulsahal9773
    @luulsahal9773 3 ปีที่แล้ว

    Aac sheekh waxan ku riyooday anigo good ween ka helaya dahab badaan

  • @aaminacabdiraxmaan6713
    @aaminacabdiraxmaan6713 3 ปีที่แล้ว

    Asc Sheekh Allaha ku xafido waxaan horey kuusoo qoray riyo uu ninkeyga arkay oo ahayd inuu bunka ku riyooday isagoo isticmaalaayo. Anigana waxaan rabaa inaad ii fasirto waxaan ii Soo martiyey Laba nin oo horey madaxweynayaal wadanka UGA Soo noqday ,mid wuxuu ahaa madaxweyne wadanka kan kalena madaxweyne maamul goboleed waxaan siiyey caano Kii maamul goboleed ka horey u ahaa waan siiyey oo wuu qurquriyey ,halka Kii kalana uu I yiri waan cabay.ii fasir jazaaka llaah

  • @ruqiyohusenwaasuge4242
    @ruqiyohusenwaasuge4242 3 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin Aamiin

  • @faisanotelinoosoodirkhalil8813
    @faisanotelinoosoodirkhalil8813 3 ปีที่แล้ว +1

    Scm sheeq raimi
    Nambarkaaga
    ii soo dir

  • @maxamedjeylani1640
    @maxamedjeylani1640 3 ปีที่แล้ว

    Asc shek rimi waxa Ku riyoday barida wanka oo lashilay lagadhigay saliid oo kujirto galas an sokaday an radinayo waxan Ku cuno An leyahay way fican tahay Inshallah ISO fasir sheek

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 3 ปีที่แล้ว +1

    Aamiiiin

  • @GOLELYRICS
    @GOLELYRICS 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheekh rahiim 🎶❣️

    • @aishahasan6401
      @aishahasan6401 2 ปีที่แล้ว

      Asc sheikh maxad irki ladahy Facebook kaso qabty arin odher in shu sego raba🙂🙂🙂

  • @naimaaadam5711
    @naimaaadam5711 3 ปีที่แล้ว +2

    Aamin

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc,sheekh waxad ii soo weydiisey in aan hada xaas qabo,hadda wax xaas ah ma qabi,riyadu waxay aheyd qof bidaar leh oo ku riyoodey isagoo timo leh,mar timo jilicsan marna timo adag.Allaha ku barakeeyo.

  • @sagalsaidali148
    @sagalsaidali148 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan kale oon Ku riyodey wiil yar oo timaha iga jaray kadib wuu iga cararey isagoo timaha wato kadib wan kaso qadey

  • @Najmuuni
    @Najmuuni 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiikh waxaan ku riyooday anigo leyku dhuftay xabad waan dhintay hadana waan soo nooladay ifasir shiikh

  • @qariadaofficial7587
    @qariadaofficial7587 3 ปีที่แล้ว +1

    Qeer alah kusiiyo

  • @shukriyahhasan5275
    @shukriyahhasan5275 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh iso jawab Ani uur ayaa leyahe wxana ku riyode anigo dhale wil kaas oo an ku wacayo magaca cabdiqadar lkn dhig aya iga imade ilmaha wey dhinteen lidhahe isk so soxaaq Lakin dhaqtarkale ayaa tage dawoyin isosiyen

  • @hamdijama7680
    @hamdijama7680 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh waxaan kuriyooday anoo faraxsan oo kunool ama joogo guri bad xeebteed kuyaalo baduna ay dagan tahay

  • @mashallahaw1150
    @mashallahaw1150 2 ปีที่แล้ว

    jisakalahu qeyran

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 3 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin

  • @kaahomahamuud4801
    @kaahomahamuud4801 3 ปีที่แล้ว +1

    Alaahumaa aamin Jazaaka lah

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 3 ปีที่แล้ว

    aamiin aamiin sheekh jasakallaah kheyran

  • @rodamohamed8026
    @rodamohamed8026 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @neimadaher1934
    @neimadaher1934 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah amiiin amiiin 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽💝💝💝💝💝💝

  • @hayatmuze4139
    @hayatmuze4139 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah sheeq riimi qayr allaha ku siiyo

  • @deeqaluula1083
    @deeqaluula1083 3 ปีที่แล้ว

    Shiiqa riim intee lagala xiriiira

  • @khushiilove00
    @khushiilove00 3 ปีที่แล้ว +1

    asc sheikh wxn ku riyoday ano goddheer korkesa marayo aya wiil wxu idhahay haku dhecen godkan marka fereyay fora aan watay aya ku dhacay godke dheray kadeb gacanto iso qabtay kadab bananko ikenay mana layqabo plz ifasir sheikh

  • @qalideeqo7472
    @qalideeqo7472 3 ปีที่แล้ว +1

    ASC Amiin

  • @queen_luusha
    @queen_luusha 3 ปีที่แล้ว

    Sheeqow waxan ku riyoodey qof aan waye hadalkesa anigo meel ku sugayo oon waye ayaa hadane arkey markan arkey anago isla soconow ayaa nin dhar cad cad wato iga istajiye igana reebey😭

  • @aaminacabdiraxmaan6713
    @aaminacabdiraxmaan6713 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Sheekh waxaad ii fasirtaa qof ku riyooday isagoo bun cabaayo

  • @idilahmed4718
    @idilahmed4718 2 ปีที่แล้ว

    Aamin aamin yamani 🤲

  • @mohamedomer891
    @mohamedomer891 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheeko waxaan ku riyooday duufaan dhacyso ii fasir

  • @xafiskabardhere2938
    @xafiskabardhere2938 3 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaa allh

  • @Najmuuni
    @Najmuuni 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiikh gabar waxey ku riyootay jawaan loo soo dhigay qolkeeda wuuna nuuxnuxsanaa hadeey firisay waa meyd ifasir shiikh

  • @Drs.fadhigo7946
    @Drs.fadhigo7946 3 ปีที่แล้ว

    Asc khekh khayr alle haku siiyo waxaad ii fasirta riyadan
    Waxan ku riyooday anigo suuq wareegaya oo raba in aan iibsadi dharka shadka dumarka ee khafiifka iyo kuulaha looxirto oo aan suuqa dhan aan hal meel ka helay mana ahan luul ee waa nooc kale oo midabo badan leh

  • @hassansalat7117
    @hassansalat7117 3 ปีที่แล้ว

    Ameen

  • @mashallahaw1150
    @mashallahaw1150 2 ปีที่แล้ว

    amiin yaarabi

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu khayran

  • @foozia426
    @foozia426 2 ปีที่แล้ว

    Amiiiiiiiiiin ya rabi

  • @maimunamaalim7700
    @maimunamaalim7700 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh waxan kuu riyod kurunth guurig waxa badan ayaan kuuwaydey

  • @farahzan906
    @farahzan906 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiq aniga waxan ku riyoday dhor mar anigo mel aan kurayo oo dabaq ah si dhib ah aan ukurayo oo cabsi leh aanan kaso dagi karin dabaqa jaranjaradiisa inn ka bod bodo ayn raba lkn wan cabsana dabaqi dadka wa korayan lkn ani wa igu dhib wana cabsana

  • @zamzammumin342
    @zamzammumin342 3 ปีที่แล้ว

    Asc shekha illahey ku khera allh ku siyo waxaan ku riyada wili wallkeyd ah ilmahiis oo dhalay dhulu wey oo jokno oo naga khadanayan kadib oo hoyadod guriged nin madow armajaded warakha kabixinayo dhuluka nagadhacayen waxaa kawadaa riyad saas kawadaa illahey khera allh ku siyo ifira

  • @mohamedissack5974
    @mohamedissack5974 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheik wamaxy fadhlan sidatan ayaan uarki nin wadad ah ankasay masajidka iskulana tukana ayaan waxan arki farjigisa makatarjumi tas

  • @samiyoqalbiquruxsan3637
    @samiyoqalbiquruxsan3637 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheq rimi qeer alaha kusiyo waxan kuriyodi anigo cilanka aroska lomariyo anigo limarinayo cilan bufiska ifasir sheeq

  • @averylovelygirl4739
    @averylovelygirl4739 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh waxaankuriyooday iyado oo lay dhahaaya akhri suurad ad duxaa II fasirminaha

  • @adoontiialekuxirneyd3938
    @adoontiialekuxirneyd3938 3 ปีที่แล้ว

    الهم امين وإياكم شيق ريمي

  • @ardoxasanguushe4651
    @ardoxasanguushe4651 3 ปีที่แล้ว +1

    As shiikh kheer allah kusiiye waxan waxbadan kuriyooday anoon guursanin oo lakur boonayo la ileeyahay xiligan ad gawartahay mana lagu guursanin hada kadib yaa kurawo 40jirtahaye ugu yaraan inkabadan 20 jeer wana guursaday ilmowana waa heestaa sheekh jwb can

  • @zaynabxasangacal1738
    @zaynabxasangacal1738 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh riyadan ii fasir nin weyn ayan quran umerinaye waxana ugu merinaye socsocod markii danbana wan fadhisanay meel xafiis ah kuris&miis yalan wana iska soo horjeesanay waxuna shubay 2koob shaha midna rinji yahay midna cades waxana sogalay meshi aan fadhinay nin waxuna qatay midkii cadeska ahaa kii rinjigana aniga ayaa leyrebay waxana xafiska jogeen rag sadax ah waxana sogal midkle markas ayaan iska dhahay niyada wakan midkii ku guursan lahaa macanaha leyma qabo sheeq
    iisheeg qeer allaha ku siiyee

  • @shariifomaxamud2454
    @shariifomaxamud2454 ปีที่แล้ว

    Aamiin ❤❤❤

  • @bishaaroxasan3912
    @bishaaroxasan3912 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah kheikh

  • @abdirashiidmohamudissack7812
    @abdirashiidmohamudissack7812 3 ปีที่แล้ว

    Asc waxaan ku riyoday tin dheer oo aan afkeeyga ka Soo jiidaayo waana ila dheeratay inaan Soo jiido lkn markii danbe waa Soo wada bixiya aad ugu farxay

  • @deeqaaxmed3080
    @deeqaaxmed3080 3 ปีที่แล้ว

    sheikh lanbarkaaga ayaan ubaahnaa