CABDI_HANI Ft HODAN ABDI_RAHMAN 2019(IGU SIR WEEYAAN CAASHAQA ADIGA KUU QABAAYOO)LYRICS 4K:

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • TUSMO LYRICS HD
    ABDI HANI XAASHI CABDILAHI Ft HODAN ABDIRAHMAN DHEERE
    HEES MACAAN
    FADLAN SUBSCRIBERS SAAR SI AAD NOOLA SOCOTO

ความคิดเห็น • 529

  • @Qalbi.Channel
    @Qalbi.Channel 8 หลายเดือนก่อน +179

    Yaa joga halkaan 2024 heestan macan like saara..✌️😛

  • @HappyBurrito-fh2qy
    @HappyBurrito-fh2qy 8 หลายเดือนก่อน +19

    ASC DHAMAAN UMADA SOMALIYEED runtii heesta Erayadeeda waxaan ka soo arky tiktok markaas ayaan soraadiyey ayaan sidareyn ku jirto ayaan udhagestay waxa ay aheed sanadka 2024 bisha kowaad runtii aniga waxaan ahaay mid ku shaqesto bajajka heestaan marka aan daarto dariin ayaa igalijiray runtii wada waan daremaa heesta si qof wax jacel runtii heestaan aniga aad baan ujeclahay❤

  • @nawalnalka6366
    @nawalnalka6366 2 ปีที่แล้ว +35

    Ahlul jacyl ayee heestan gaar u tahay😭❤️

  • @MohamedOzaan
    @MohamedOzaan ปีที่แล้ว +17

    Naf uu dhibay xishood
    Baan odhan kareyn
    Jaceyl💘 aad baan
    Kuugu baahnayee 🥺💘😫

  • @marijadimic6499
    @marijadimic6499 8 หลายเดือนก่อน +66

    Heestan wiil ijecla aya ishidi JIREY ana mid aan jeclaba uniyeysan jirey marku iidaaro ka safar dheer baan soo galay nasiib kii aan jeclaba ila safray ka dib intaan meel cidla la fadhiistan heestan daaran jirney wllhi xasuusa qar yaa dib usoo celiya alx wan isguursaney ubad baan isku dhalanay waxan dhegeysanaya markii aan dhegeysan JIREY 10 sano ka dib anago kala tagnay oo aan xabad jacayl yar i hayn lkn weli waan jeclahay heestii meshan ku arkaba waxan ku xasuusta labadii will 🎉😊 hadad akhriday like saar after 10 year ban halkan baan usoo booqan hadan noolado insha allah❤

    • @wadaniqurboneceb3459
      @wadaniqurboneceb3459 8 หลายเดือนก่อน +4

      Sorry calafka cajiib ah qisadada gadaal bey ka xumatay sidaan sugayay meey noqon marka meel wada fadhisaten adinkoo safar oo heesta shidateen jawigaas ii sawiran jawi

    • @MaxamettLuul
      @MaxamettLuul 4 หลายเดือนก่อน

      Sorry sister 😢

    • @CabdibadalShabcan
      @CabdibadalShabcan 4 หลายเดือนก่อน +2

      Keep going Labo WajiLaY😂😂😢

    • @XuriyoMaxamuud-l7w
      @XuriyoMaxamuud-l7w 2 หลายเดือนก่อน

      Jacel 😢

    • @gudoonfarxaan7743
      @gudoonfarxaan7743 2 หลายเดือนก่อน +1

      I’m iPod 😊😅

  • @rahmamahdi4259
    @rahmamahdi4259 2 ปีที่แล้ว +56

    Wakhtigan yaa ila dhagysanaya🤩😢

  • @KhaalidDiraac-b5o
    @KhaalidDiraac-b5o 7 หลายเดือนก่อน +33

    19/3/2024
    Heestaan anigoo tik toka wareegaya ayay iga soo horbaxday iyadoo bila music sas ay tahyna wan soomana axl hada markaan soo afur baan soo radiyay😢
    Sheekadeena aan u gudonno wxaan saaxipo nahy gabar wxana saxiipo nahy mudo 4 sano ah saas ay tahayna waan jacyl inaan u sheegto ayaan rabaa waxana kabaqayaa inaan waayo sababo la xariira jacylka😢
    Dareen ka xanuun badan majirto qofkuu haysta inaad saxiipo tihiin balse asaga ku jacyl.
    Waa bil soon allow kuwii is jacyl calaf iskugu dar anigana qofkaan jacyl allow ii sahal🤲🙏

    • @naciimaasad1179
      @naciimaasad1179 2 หลายเดือนก่อน +2

      Amiin 😢

    • @AnnuAbdi-x6e
      @AnnuAbdi-x6e หลายเดือนก่อน

      Omg😂

    • @AnajiipMahomet
      @AnajiipMahomet หลายเดือนก่อน

      Ma ku guupaystay zxp❤

    • @hamzewali4392
      @hamzewali4392 หลายเดือนก่อน

      Update nasii sxb ka is adkaysayoo ma sheegatay mise weli

    • @MaidoMahad-d1r
      @MaidoMahad-d1r 14 วันที่ผ่านมา

      3,10,2024 8:31 jimco ee maku guleyste sxp😂

  • @Muniiroabdlla
    @Muniiroabdlla 11 หลายเดือนก่อน +16

    Af uu dhibay xishood Banan odhan karayn Jcyl aad baan kugu bahnhy what a words😭❤

  • @halhaystv
    @halhaystv 7 หลายเดือนก่อน +17

    Qofkii xasuus galay sidayda 2024 like iisaar

  • @rayaanxcrahman4343
    @rayaanxcrahman4343 4 ปีที่แล้ว +14

    heesta si qaas ah aYaan udhegaystaa wna jeclay codkiina ku dagaa c hani iyo Hodn❤❤❤❤🌻❤❤

  • @princess-oy2ft
    @princess-oy2ft ปีที่แล้ว +28

    Heestaan qof said ugu xiisay mudo 1 bil iyo bar kala maqanahnay jeceylkeyna amunsanan ayu ku dhmaday ilaa hada ma aanan ilaawin kadibkis nin dhan wan la qabsa layahy asiga igu so dhaco marka xariir kale samey is dhaho mar marka qaar qalbiga i xanuuno hadane wa ku qasbnahay inaan iska indha tiro balse ma ilaawi karo nin dhan asiga dartiis uga fogaaday haduu calaf ii yahay igu so duceya inaan dib isku helno aadba ugu xiisay kama maarmo hadane ma wici karo oo ma xariiri karo asi inuu fahmo rajeyna yaa rabi 🥺🤲

    • @Ayanithaapdimalik
      @Ayanithaapdimalik 9 หลายเดือนก่อน +3

      Aniba kula mid baan ahay xbbti wax aan ku kala amusan nahay ilaa hada ma garanayo mana rabo inaan la hadlo isagna imasoo waco awl kii hore waxn is odhan jiray madama uu qof askari yahy shaqadisa ku badan wuu iska kaa soo wici donaa lkn dabaday inuu samystan filaya wayo qof ku jecel intasoo dhan bilaa sabab kama amusenaden 😢💔 waxn sameyo ilaa hada ma aqaan isaga qofan ahyna niyadyda kuma jiro😢💔😪

    • @princess-oy2ft
      @princess-oy2ft 9 หลายเดือนก่อน

      @@Ayanithaapdimalik anigabo askari uu ahaay wiilkaas balse Alxdulilaah waa kala harnay hada abyo

    • @YaasminRermagal
      @YaasminRermagal 8 หลายเดือนก่อน +3

      Bayo walahi wan kuladaremah waay anigah marxaladah kujirah ilahey hanagadulqadoh dhamanten culeyskah hadah calaf iskuledihin ilahey kuwih iskuusonoqdah rabih haa idikadhigo😢hadey noqon wedanah saladah badsoh oo ilahey barih waad kufaaidih😢

    • @Xilkasfilms
      @Xilkasfilms 7 หลายเดือนก่อน +2

      😢ax baayo alle hakuso dhaweyo o hafahansiyo jacaylkaga hada calaf isku ledihin i.a wad Is heleysan aniga kula mid aha 25 bisha ayan isku so laawanay wlhi 1 sano ayan kala aamusneen ilahay Baan ku dhaarte ma jirin habeen aan ooyneynin Wana habaari jiray meelwalba block ka saaray nin dhan asi dartiisa u nacay xata asxaabtayda caadiga lama jadli jirin wad is badashay aye I dhihi jiren ana qalbiga dhan iga jabay oo rajo kale ma laheen wlhi aadna wan u jecla ilahay wxan ka baryi jiray inu iga sedaxan wayo o marwalba riyadiisa an ku jiro o an hurdada u diido lkn alle Aya waxwalba qoray hada wan isku so labanay adna wanku rajeyna i.a wlhi wuxu iga shekeya inu riyada igu arki jire

    • @Ontira23
      @Ontira23 5 หลายเดือนก่อน

      Rabi dib ha idin kulansiiuo qalbigiisana alle hakuu soo jeediyo dreenka aad u heeso mid lamidana rabi qlbigiisa hkugu beero hduu kheeyr kuu yhy waad wda kulmi dontan wada nolaan dontan hduusa ku ahayn mid ka sii wngsn ban alle kga brye wll qaali❤😢

  • @apdiraxiinmaxamuud8041
    @apdiraxiinmaxamuud8041 ปีที่แล้ว +8

    Tani hees way dhaaftay ee wax kale halagu sheego 🔥

  • @ifraaxmiisan8490
    @ifraaxmiisan8490 9 หลายเดือนก่อน +13

    Af uu dhibay xishood baan odhan karayan jcl aad baan kugu bahanahay ax jacayl iyo badh 2024/1/17/arbac xasuus gaar ah ❤❤❤❤❤❤

  • @B-0922
    @B-0922 ปีที่แล้ว +31

    Adiga oon jaceyl ku heyn ma iska dhagestan heeso jaceyl ah 😂😂😁

    • @drsxamdiaxmed8473
      @drsxamdiaxmed8473 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂

    • @fatimaabdiqadir
      @fatimaabdiqadir 11 หลายเดือนก่อน +1

      Waa iska jeclahy hesaha jaceylka ah fv songs

    • @omarsudi
      @omarsudi 6 หลายเดือนก่อน +1

      Markii iigu horeysay aan arko qofaa isku mid nahay

    • @QuuleCabdi
      @QuuleCabdi 13 วันที่ผ่านมา

      Hi

    • @SAFWAN.0.499
      @SAFWAN.0.499 6 วันที่ผ่านมา

      Haaaa

  • @mrmohamet4600
    @mrmohamet4600 ปีที่แล้ว +14

    My fav songs❤
    Ala maganey ha I odhan
    erayda xanunka le
    Anigoo naf io maaL
    Kuu huraayda adiga💔🥺

    • @hodancllahi
      @hodancllahi 10 หลายเดือนก่อน

      𝐊𝐧𝐤𝐤𝐧𝐤𝐤𝐤

    • @hodmaniitaqueen267
      @hodmaniitaqueen267 9 หลายเดือนก่อน

      Waa tahay ii tahay ii tahay
      in dheer garad arimada iheysaa
      misba ay u weyntoo umal caashaq ila qaba🥺❤

    • @SowdaAbdirashiid-xc1cl
      @SowdaAbdirashiid-xc1cl 3 หลายเดือนก่อน

      Xnuun😢😢

  • @bashkabaakaa6213
    @bashkabaakaa6213 ปีที่แล้ว +10

    Yaa ila dhagesanaya hestan galapta🥺❤

  • @qumaneyyy
    @qumaneyyy ปีที่แล้ว +10

    Af uu dhibay xishood banan odhan karayn jcyl aad ban kugu bahanay what a words??!!! 😭❤

  • @Kornelsaid
    @Kornelsaid 9 หลายเดือนก่อน +16

    Markaad Qof Yar Jeclaato Ama Qof Kaa Wayn Jacaylku Wuxuu Kugu Noqonayaa Sir
    "Ma Iinoqon Aqoonyahan
    Caqligiyo Aqriyi Kara
    Indho Caashaq Awgaa
    Ilmo Dhiiga Soo Qubay"

  • @AishaShueb
    @AishaShueb 2 หลายเดือนก่อน +2

    Jecelka ii qabo midkan u qabo aya kadaran wana isfahami lasanhye Ya Alle adiga aya iina arko ii jecelkina midkee guulisto kadhiga 🥺❤️

  • @Inacismaan
    @Inacismaan 2 ปีที่แล้ว +24

    Heestan marka dhageysana jeceyl dareema😭😂my fav song 🎧 😩❤️

  • @najmamohmouth7623
    @najmamohmouth7623 หลายเดือนก่อน +3

    Naf uu dhibay
    Xishood baan Odhan
    Kareyn jaceyl😢aad
    Baan kuugu baahnayee❤😢

  • @fathifatha211
    @fathifatha211 2 ปีที่แล้ว +13

    Ehlu Caashaq baa Fahmi kara ❤️👌🥺

  • @husseinhared
    @husseinhared 4 หลายเดือนก่อน +1

    Lejen gaali abdihani wa ustaad qof walba laheso wudarema guulustaad❤❤❤

  • @RIHDAKAGAWA26
    @RIHDAKAGAWA26 3 หลายเดือนก่อน +1

    My fav song iyo xasuuso aan duugoobeyn mahadhana ku reebay qalbigayga ayaan heestan marka aan maqlo dareema maskaxduna markaas ayay searching u dirtaa nafta wuxuu ahaa wakhti quruxbadan waxkastana dhamays ahaayeen ismana lahayn waad iswaayi doontaan 1 sikina waad kala dheeraan lkiin maanta dhacday ismana arag muddo 7years ah maqal iyo codba waxaanan alle uga baryayaa inuu farxad igu dhameeyo nolosha ubad kheyr qabana siiyo. Caawa ayaan xasuuso macaan galay

  • @anzalmoha1389
    @anzalmoha1389 ปีที่แล้ว +16

    Way itabtay hestan wyo qofkan jecla asago waranka igu mudaaay ban wali daba socdaa
    Mararka qarkod Cilkan ka qado jclkisa wuxu igu kalifaa
    Inaaa dad kle Jcyl ka aqbalo si an asaaga u ilawo
    Mesha ilawi lha wapa si jeclan mrkas pan garayaa qofkaay naftayduu 😭🥺❤doran lahyd jacl Doqon maka dhiGay waLi ani Intu Doqn iga dhigaypuuuu😢😢😢😢dokhi io Frxdi intupa iga lumen

    • @ikraanmohammed663
      @ikraanmohammed663 ปีที่แล้ว

      Inshallah nasiibka wuu ku saacidi doona side aad rabto ayuu kuugu soo jeesanyaa jacylkaaga faraxdiisa Dabeen doonta mcnto🥺❤

    • @wardaabdi4168
      @wardaabdi4168 ปีที่แล้ว +1

      Hada ma is fahanten hppti

    • @filsanahmed1140
      @filsanahmed1140 7 หลายเดือนก่อน

      😢

  • @mizki02
    @mizki02 ปีที่แล้ว +10

    Caawa waa habeyn jimcaa 10 February 2023 farxad🥰iyo murugo😭anyway alx💔❤️

  • @sadaammahamed1883
    @sadaammahamed1883 5 หลายเดือนก่อน +27

    Who listening 🎧 2024😢❤

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi หลายเดือนก่อน +1

    🥺🥺🥺Heestan wlhy waa midkamid ah heesaha dareenkayga soo jiita xaga jacaylka misana mr walpaan maqlo wxaan soo xasuustaa gabar aan mar jeclaaa balse iga tagtay oo qof kale iga raacday. Mrkay iga tagtay oo ay nin kale ig raacday ayaaba iigu dambaysay inaan qofkle jeclaado balse heestan ayaa mrkan dhagaysanayo Dareen jacayl igelisa balse anigu wx jacayl ah ma lihi maanta. Insha Allah ilaahay ayaan gabar khayr qabta ka baryayaaa 🙏🙏🙏

  • @omaaniofficial4489
    @omaaniofficial4489 2 ปีที่แล้ว +96

    Jacel Aya igo dhacay marka ayan radiyay hees jacel oo aan iska dhagesto runtii hestan ayana ideqday inkasto qofkii aan aadka ujecla wali anan is helin Hada hestan kama dalo dhagesigeda Qof walbo oo aqrisan dono comments kan waxan le yahay dhor jacelka oo ilali

    • @msssaababdi7955
      @msssaababdi7955 ปีที่แล้ว

      💙🙏

    • @neyruusnalka6245
      @neyruusnalka6245 ปีที่แล้ว +1

      xaqiq jecelku wa lagaa marman hadanaa intaa dacadaa ah ma helan qof laa daremo cashaqaaa ilhay see nomaa wayen asagan kaa sugaynaa wx kher qabo i a

    • @GuuledCali-wu8mz
      @GuuledCali-wu8mz ปีที่แล้ว +1

      sory kula mid ayaan ahaey

    • @kawsarismaacil
      @kawsarismaacil ปีที่แล้ว +1

      Wll jclku hagulaysto

    • @bilancali2011
      @bilancali2011 ปีที่แล้ว +1

      Imika iga wrn qofki😅

  • @axmednur-s7c
    @axmednur-s7c 5 หลายเดือนก่อน +17

    10 /5 /2024 qofki aragto like ye iga xasidin Hestan markan dhagestay wan qiroday wlh cawa waxan galay xasus ad iyo add

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 ปีที่แล้ว +4

    Old gold c.hani codkagi wanu tabnay balse markad hanuuntay wan kugu farxay 😢

  • @MohamettDoller
    @MohamettDoller 6 วันที่ผ่านมา

    Hodann qawl xalaala ayay kuhadashaa zhp sax ❤

  • @workaccount3334
    @workaccount3334 2 ปีที่แล้ว +16

    waa cajiib inaan maanta muddo badan kadib aan kusoo noqdo heestan oo aan ujeclaa ila jeerkaasna aan aad u dhegaysan jirey. labadda fannaan ee heesta qaadayana waa labba qof oo heestaba ku jeclaysiinaya.
    17/08/2022
    Burco cadday 5:15 PM

  • @maxamedjaamacaxmednuur3362
    @maxamedjaamacaxmednuur3362 ปีที่แล้ว +3

    Heestan waan dhageysta oo aan taageera oo jeceyl baa igy dhacay markasta iyada izka dhageysta❤

  • @khalidhamudofficial1005
    @khalidhamudofficial1005 ปีที่แล้ว +93

    1/1/2023 hadaad iga danabyso like ha ila dhaafin Jacayl udhiman Rabaaye

    • @izranimcaan4244
      @izranimcaan4244 ปีที่แล้ว

      11/1\23 anaa kaa danbeyey😢

    • @rahmajaama7888
      @rahmajaama7888 ปีที่แล้ว +2

      18/1/2023🥺♥️ anaa idin ka sii danbeeyay

    • @amiirarashiid5720
      @amiirarashiid5720 ปีที่แล้ว

      23 /01/2023 ana idinka sii danbeya

    • @marwoabdirahman6018
      @marwoabdirahman6018 ปีที่แล้ว

      26/1/2023 ana idinka dambeyey🥺

    • @najmaali9524
      @najmaali9524 ปีที่แล้ว

      3/3/2023 anaa idinka sii danbeya😂❤️

  • @UmalkhayrMaxamed-kp9lc
    @UmalkhayrMaxamed-kp9lc ปีที่แล้ว +2

    Malin galaba ayaan dhageysanyny anigi jacylkeyga ilhow iskuken sin ma ilopo hestan xasus gar iygu ledahy Hazib xasustadu magodo❤😢😢😢

  • @sakariyemohhamett5201
    @sakariyemohhamett5201 2 ปีที่แล้ว +15

    Xasuus mudnidaa heestan adaan kugu so xasuusan intaan noolhay insha allah Fatima 🙏 💖

  • @xoogsadejamac
    @xoogsadejamac ปีที่แล้ว +4

    Hes xasusu iga mudan wllhi cawa aynku murqamy ❤❤❤2023 wan idn slmy dhamna inta ila haysta

  • @muhibomohamed5615
    @muhibomohamed5615 3 ปีที่แล้ว +10

    Jacyl waa xanuun maqli jirey been maha wlhi🤤🤤😒😒🥰🥰🥰💔💔

    • @Hmz756
      @Hmz756 วันที่ผ่านมา

      Haa wlhi wllo

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 2 ปีที่แล้ว +20

    My fav singer’s 😭❤️

    • @Rittwan
      @Rittwan 2 ปีที่แล้ว +2

      😭❤️

    • @hoodocabdiraxmaan3725
      @hoodocabdiraxmaan3725 2 ปีที่แล้ว +1

      My haa💔🖤

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 2 ปีที่แล้ว

      @@Rittwan 🥲

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hoodocabdiraxmaan3725 🥲

    • @Rittwan
      @Rittwan 2 ปีที่แล้ว

      @@Inna_mohamet ❤️🫶

  • @yasmiinmohamed5429
    @yasmiinmohamed5429 ปีที่แล้ว +5

    Cawale kuma ilawi dono calafku waa cajiib runtii ilmhyga ayan kugu sumin doona😪😥💔

  • @hodanabiib5299
    @hodanabiib5299 8 หลายเดือนก่อน +1

    Indho adi ku eegtan meel kale ujeedin ❤😢 .

  • @suugaan
    @suugaan 9 หลายเดือนก่อน +10

    2024 yaa dhagaysanaya

  • @fatimaabdiqadir
    @fatimaabdiqadir 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ma inoqon aqooyaha caqligiyo akhrin kara indho caashaqa leeyahy fv song inaan dib udhagaysta ayaan rajaynaya anoo helay xiriir guulaysaty insha allah😘27/10/2023

  • @GuuleedCabdilaahi-gp6ze
    @GuuleedCabdilaahi-gp6ze 5 หลายเดือนก่อน +1

    The best song I ever heard😊😮

  • @ahmedcescosollar6637
    @ahmedcescosollar6637 13 วันที่ผ่านมา

    Habeeen xasuuus leh😊

  • @shamsudinabdi5173
    @shamsudinabdi5173 หลายเดือนก่อน +5

    2024 september 16 12:00Am habeen iska farxsanahay ilhow qofsta oo
    murugsam murugda ka qaad

  • @mutazmuhumed146
    @mutazmuhumed146 9 หลายเดือนก่อน

    ❤️❤️❤️🥺🥺🥺waxa tahay ii tahay in dheer garad

  • @mkhmahamud2394
    @mkhmahamud2394 4 หลายเดือนก่อน

    this is lit 🔥 wlhi 2024 dhagesanoya

  • @elmiali6710
    @elmiali6710 6 หลายเดือนก่อน

    Labadii fanaan ee fanka loo abuuray Cabdi Hani Gold Voice

  • @Binaase
    @Binaase 5 หลายเดือนก่อน

    Ereyadii Abwaan Guray Dool iyo
    Laxankii Cabdihani Xaashi.

  • @NasraAxmed-q1g
    @NasraAxmed-q1g หลายเดือนก่อน +4

    Heestan markii ugu horaysy een maqlo waxy ahyd 2020 grade 7 kygii yado mclin xisad igaso gaary ayaan maqly yado kuwo an shb nahy luuq ku dhagysanayaan dhagta ayaan la raacy o way ila macaanaatyba maanta aya chance uhely inan dib uso raadiyo una niyaysto qof aan 2021 ilaa hda o 2025 lasii galyo an jeclhy 😭💕 wlw an dhul aad ukala dheer joogno hdana wxn rajynaya malin un inan kulmi doono heestana an ushidi doono commentgygana wn tusi doona intiina iga dnbysa iso xsuusiya shbyaal si aan markle uguso noqdo commentgan io wliba heestan midhaha mcn lehba,
    guulsyta shbyaal💕

    • @shamsudinabdi5173
      @shamsudinabdi5173 หลายเดือนก่อน +1

      😢 waxan ku rajaynayaa inaan qofkaaas is calmataaaan xidhidhkina ui guuul ku so dhamdo

    • @NasraAxmed-q1g
      @NasraAxmed-q1g หลายเดือนก่อน

      @@shamsudinabdi5173 I.a tacaala wllky aad ba umahadsantahy 💕 cimri dheer io cfimad ku rajynaya adigana.

    • @SAFWAN.0.499
      @SAFWAN.0.499 6 วันที่ผ่านมา

      Ilaahay ha I tuso idinko meeshan kuso laabtay arinttuna sidad rabteen noqotayy ❤

    • @MarwaDahir-xh3pg
      @MarwaDahir-xh3pg 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hda f4 ma thy😂

  • @juweeriyajamaal
    @juweeriyajamaal 8 หลายเดือนก่อน +3

    Galabtana waxan hees inaan raadiyo igu kalifay qofka marka jeceshahay ee aanad awoodin inaad weydiiso hal su aal xanuun weynaaa mar kasta waxan ka baqaaa inuu iga tago hadaan suaal weydiiyo 🥹❤️‍🩹

  • @HafsaAwil-he1en
    @HafsaAwil-he1en หลายเดือนก่อน

    My fv song😢 ilahow matankeyga nolosha oo aan aad ukala dheer nahay anagoo nabad ah isku kaaana keeen i.a 😢 oo calafkeen nagu sin 😢anagoo nabad ah ❤ indho caashaq awgaa 😢ilmo caashaq zo qabey😢❤

  • @engabdalla114
    @engabdalla114 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤hees jcyl dareen uun dheh imisa jcylka qadariya oo aaminsan

  • @barwaqoosman6121
    @barwaqoosman6121 7 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan😢 jano

  • @habiibaabdulahiali493
    @habiibaabdulahiali493 ปีที่แล้ว +1

    Waa Ii tahay indher garad arimada iheysaa isba ay ku weyntoo ❤

  • @CawoCawo-ot3yl
    @CawoCawo-ot3yl 6 หลายเดือนก่อน

    Walhi waa hees dareen leh inaan anu isla sheekysan jirny ayaa iqadi jiray xasuuuuus wayo horeH❤😢

  • @IfraaxAxmed-y3i
    @IfraaxAxmed-y3i หลายเดือนก่อน

    dadkii fanka lahaa ❤😂

  • @ilyaasslb3065
    @ilyaasslb3065 2 ปีที่แล้ว +7

    😍🥰 🔥🔥Caadi maaha ila hada dhagaysanaya

  • @Clsamadmaxamat
    @Clsamadmaxamat 8 หลายเดือนก่อน

    Wlhie. Heees aaa aad u jeclahay ❤❤❤❤😢

  • @kingdarmaan5092
    @kingdarmaan5092 7 หลายเดือนก่อน

    Shumcii Fanka Abdi Hani💖🎧

  • @CabdishakurCabdikariin
    @CabdishakurCabdikariin 4 หลายเดือนก่อน +3

    Big SONG CABDi HANi❤❤❤❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +33

    KU SALI XABIIBKEENA SCW❤HEES WALBA OO MACAAN WAX K💟A😰 MACAAN QUR.AANKA Allaah iNtii igu😰 Raacsan is aad igu Raacdo ❤

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      JSJJSNSNSJSNSKSJSKKSJDKSKSKLSNSKSKSLLSJSLSSKSLksnsksksnsnsnskLNNjsnKJnsksksnqdjdjNLsjnskskdldjsklsjskslksksjskslsjslsjdskdjdldjddjdkdkdkdkdkkdkdkdkdkdkdkdkdkdkdkkddkdkdjdkdkdkdkdkdkdkkdkdkdkdkdkdkdkkdkdkkdkdkdkdkdjdkdkjdkkdkkdkdldkodjkdkddkkdkdkdldjdkdldjdldkdkdkkdldodidodkdldodkdjdkdkdjdidjkdodjdkdidjdjdidkdidodidkdjkdjdkdjkdjkdkdjdkddjdkdldkdkidjdkdkdkdkdkdkdkdljdlldodkdodjdl 5:00 snjsjsisusjdidudididjididkkskkkKkskskdjsksksHsldhdddhdkdijdjdjdkdjdjssjskdj

    • @xamdamaxamed6366
      @xamdamaxamed6366 11 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdiqanianshax2712
    @abdiqanianshax2712 4 ปีที่แล้ว +9

    Hees Jacayla xaqiiiq Anay igu socotaa mmm

  • @AftaxCawil-md3ve
    @AftaxCawil-md3ve 6 หลายเดือนก่อน

    malin walpa waan dhagaystaa😢❤

  • @CabdiqaniMohamed-h4o
    @CabdiqaniMohamed-h4o 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nin waxbadan og

  • @naagadag4493
    @naagadag4493 9 หลายเดือนก่อน

    ii timide maantaba aan abqaalno caashaqa!!!!❤

  • @Its_dagannn
    @Its_dagannn 7 วันที่ผ่านมา +1

    Iigu Sir weeyaan caashaqaan Adiga kuu Qabayoo❤😭

  • @Rittwan
    @Rittwan 2 ปีที่แล้ว +8

    Favourite song😭❤️‍🔥

  • @mustafe983
    @mustafe983 ปีที่แล้ว +7

    favourite song🎶😻 ax yaa Hees😊

    • @Sakariyeyooke
      @Sakariyeyooke 7 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶👄👄👄👄👄👄👄👄🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mariama78
    @mariama78 8 หลายเดือนก่อน +2

    Afu dhibay xishood ban odhan Kareyn Ax Jacayl Aad ban Kugu baahnahy😭Z❤
    4/2/2024

  • @Amranmohamed-h2p
    @Amranmohamed-h2p 24 วันที่ผ่านมา

    heestan waxa iqado willa jeclahay daren goniyah daremay allow calaf ikudar lika isar hada ika dambeso si aan u soboqdo halkan🥺❤

  • @AhmedFaraw
    @AhmedFaraw 27 วันที่ผ่านมา

    axyaa sowrt❤😢

  • @Ddsionelove9
    @Ddsionelove9 ปีที่แล้ว +3

    Hesta liketa saraa way macntay 😢❤

  • @kowsarkiin-pg9di
    @kowsarkiin-pg9di 8 หลายเดือนก่อน

    My favorite song ax ya hees❤😢

  • @roodaaxmed9429
    @roodaaxmed9429 ปีที่แล้ว +2

    Cawa xasus 😢 15 Jun 2023
    Ani iyo Nashaad hees xasuus ku mudan agtayda ❤😢

  • @fadumoyasin1335
    @fadumoyasin1335 8 หลายเดือนก่อน

    Af udhibey xishood ban odhan kareyn 😢❤

  • @JaamacSahal-z8e
    @JaamacSahal-z8e 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sanadkii heestani ay soo baxdey iyo qoftan jecela beriga iyo maanta oo ay 2024 halka aanu Kala joogna waayuhu na Kala keexyey hamda I still love you

  • @Ontira23
    @Ontira23 5 หลายเดือนก่อน +1

    MucAshaqiinta qalbiyada jcylka tacbaanka ah waan idin slaamay🥹😂❤️. Fov song 🎧

    • @MuumHa-yo1rm
      @MuumHa-yo1rm 3 หลายเดือนก่อน

      Wali adiga cisbitlka cumar dhule lagu.a dhigin soma indhahygii. 😭😂

  • @saalaxsidiiq
    @saalaxsidiiq 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waan imid maan taba 2/7/2024 xusuus😢🥺

  • @guuleedfaro-ot2do
    @guuleedfaro-ot2do ปีที่แล้ว +2

    11 may malin khamisa oon heesto wiil ad iijecel😥 oo iga foog waxan raba iney heestan xasuus ihato oon dib ugu soo noqdo I.a adbaan ujecelhey dhab ahanti
    Waa ini salmyaa

  • @NimcoHusein-x9s
    @NimcoHusein-x9s 3 หลายเดือนก่อน +2

    2024 yaa Ila dawanaya😢

  • @siciidmohamed148
    @siciidmohamed148 10 หลายเดือนก่อน +1

    Qumaan aan abqaalno caashaqa❤

  • @NimcaanHussein
    @NimcaanHussein 8 หลายเดือนก่อน +2

    inta ila dhagaysanaysa 20124😢

  • @shukriabdi5187
    @shukriabdi5187 4 หลายเดือนก่อน +2

    Yaa jooga halkan 2024😮 5❤ 24😞

  • @ayuubmohamuttmohamett1577
    @ayuubmohamuttmohamett1577 ปีที่แล้ว +2

    Waxan soo xasuustey 2013 gabar baan jecla aad uqurux badan dugsigey iladhigan jirtey marwalba idhaheyga iyadey eegi jiren iyaduna waxey iweydin jirtey maxad iga eegta mar walba anah wankaxishoda inaan dhaho waa kujeclahey 😢😢

  • @sumayaabdilahi5634
    @sumayaabdilahi5634 5 หลายเดือนก่อน +4

    Yaa depadarn oo xiligan ilaa dawnayaa 2024😂😭💔

    • @kelebek653
      @kelebek653 5 หลายเดือนก่อน

      😂😂😭

  • @nehaalhassanali
    @nehaalhassanali 7 หลายเดือนก่อน +2

    🥺❤my song 🎶

    • @suldaansiciid8802
      @suldaansiciid8802 6 หลายเดือนก่อน +1

      Oo ma adigoo leebkiyo
      İgu taagay eegmada
      Ayaa umalka aan qabo
      İgu sii adkeesaa

    • @sacadahmed4359
      @sacadahmed4359 5 หลายเดือนก่อน

      😢❤

  • @susanbashir6184
    @susanbashir6184 9 หลายเดือนก่อน

    Kuu imide maantaba🥺💕🤴😭

    • @Abdirahmaan0
      @Abdirahmaan0 8 หลายเดือนก่อน

      ii Timde maantaba aan aqbaalno Caashaqa 🥀🌹
      kaa adkayasan maayeee ❤ Kaly Ila dhan Caashaqa 🥰

  • @NaimaahAli
    @NaimaahAli 7 หลายเดือนก่อน

    Fav song 🥺❤

  • @ZuhurBashe
    @ZuhurBashe 15 วันที่ผ่านมา +1

    Heestan wan jeclayh waxana ijeclaysiiyay wiil an jecla 2 iyo badh hada wiilki waxan ka gadhay goan anigo jecel ayan hadana goan ka qatay wayo waxn umar xanun murugo silic niyad xumo waxso dhan sabbteda isaga laha wan kuducaysan jiray wana ka ducaystay isago ijecel naf iyo mal ihuray aya hadana wuxu igu hay guhad canan maserr xad dhafa dartii wan ciraystay shaqadaydii ayu iga madnucay hoyo iyo wllba walagula colopay markan shaqadii jojiy isagii aya hadana igu kibray qald anan samen igu haysta wagii baryaba hadana shaqadii ayan isdhahay ku noqo madama uuu igu kibray waxanan galin marwalba igu haysto shaqadiii isla familkagay ahad waa laydiday xagi ayan faimlkaga isku qabsanay fadexad igaso gadhay reerkayga kaga cadhoday alx xafadaydui hada wan heshinay isagina wali jacaylkisii kaman bogsan lkn waxan ahay qof goan adg tiii ayan kaga adkaystay baryo iyo nabsi isagii uuu ila hada qusan lay shaqo ma qabto xanun kama baxo asxab kuma xidhna marxaladuhu imariy ayuu hada maraya anigu kuguma tiiq tiiqsanyo rabi qalbiga haku qabojiyo ana qalpiga hay xasiliyo nasip Wcn🖐️🤲

  • @MohamedKaka-gn5ex
    @MohamedKaka-gn5ex 7 หลายเดือนก่อน

    mcn Laagu dary mcn 🎉

  • @nimcoabdi9530
    @nimcoabdi9530 ปีที่แล้ว +5

    Waxan jeclahy wiil askari oo kunol dalka muqdisho waqti walbo wan isaso xiririn jirnay balse waqti xadirkan hadan waco igama qabanaayo xita hadi an farin uqoro waqti dambu igaso jawaaba Ana waxan jeclahy inan waqti walbo codkisa maqlo balse ima suurto gasho any way alx 🥺😭😭

    • @princess-oy2ft
      @princess-oy2ft ปีที่แล้ว

      Sorry kula mid ahay

    • @naagadag4493
      @naagadag4493 9 หลายเดือนก่อน

      sorry abyo😢

    • @naagadag4493
      @naagadag4493 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@princess-oy2ftsorry😢

    • @abdirisaaqxasan541
      @abdirisaaqxasan541 หลายเดือนก่อน

      𝙬𝙡𝙝𝙞.𝙬𝙣.𝙨𝙤.𝙖𝙧𝙠𝙮 𝙟𝙘𝙡𝙠𝙖 𝙟𝙖𝙗𝙠𝙞𝙨𝙖.𝙡𝙠𝙣 𝙪𝙜𝙪 𝙙𝙖𝙗𝙖𝙮𝙣 𝙬𝙣.𝙠𝙖𝙡𝙖 𝙝𝙖𝙧𝙣𝙖𝙮 𝙤 9.𝙗𝙞𝙡.𝙗𝙖𝙣.𝙠𝙖𝙡𝙖.𝙢𝙖𝙦𝙖𝙣𝙖𝙝𝙮 𝙡𝙠𝙣 𝙢𝙖𝙣𝙩𝙖 𝙖𝙣𝙞𝙜𝙤 𝙝𝙪𝙙𝙤 𝙖𝙮𝙖𝙣 𝙠𝙪 𝙧𝙞𝙮𝙤𝙙𝙖𝙮 𝙟𝙖𝙣𝙤.𝙣𝙖 𝙠𝙖𝙢𝙖 𝙦𝙖𝙗𝙤 𝙘𝙖𝙡𝙖𝙛 𝙢𝙤𝙮𝙚

  • @abdirazakmohamedibrahim2281
    @abdirazakmohamedibrahim2281 2 ปีที่แล้ว +14

    This is a very powerful song; I have never seen anything like it.

    • @abdikamid2241
      @abdikamid2241 ปีที่แล้ว

      R uun e refer e😅r ee eye rate r😅b r r😅ur😮r 😅 the u rdr they’re 😅😮s😅u to xes F😅 atthe red red r red rf the to set😅 rsri😅r😅r😅 rd RSStrr😅t red the rrf😮r red TSS r😅eri😅r😅riy😅rs😅rat t😅xructi at tertixdd😢 y

    • @mumtaasyuusuf6579
      @mumtaasyuusuf6579 ปีที่แล้ว +3

      Jkkkji
      Iiikĺkkkkkokkķ

    • @AsmoMaxamed-wt8ig
      @AsmoMaxamed-wt8ig ปีที่แล้ว

      ​@@mumtaasyuusuf6579😢😂x🐹🐤🐤🐣

  • @updilaahixasan73-mv7cc
    @updilaahixasan73-mv7cc ปีที่แล้ว +2

    HeeeZteYyyD¡¡❤😭

  • @raaqiyoabdirisaaq
    @raaqiyoabdirisaaq ปีที่แล้ว +2

    Fvvvv zonG🖤😩🎧💐

  • @abdiqadircumar1294
    @abdiqadircumar1294 4 หลายเดือนก่อน +3

    Waxan fadhiya meel cidlo ah oo barxad kligey waxana dhagesanya heestan jawiguna aadbu umacan badn yhy xasuuso horey aan usoo arkay ayan ka fikiraya sida ay uqrux badnayen hadi aan awoodo dib ayan ogu laban laha si aan qlad walba oga dhowro gabar ayan aad ujeclahy wlhi Darenkeygana lamso Koobi karo heer waxan maryaa aan iska ooyo ayadon warba iga heen in badn wan darensiyey jacaylkeyga ayaduna wey idarensiisay maxan sameya he waxan ahy qof uu jacaylku ku cusba heer waxan maraya aan kula dagalo nolosheda o an dhaho inte ady inte ka baxday yad racday intas waxey iga thy ilashasho oo naceyb igama ahn ayaduna waxey moda inan xoriyada ka qadayo abyo khadroy maxan sameya he wa iga jacayl intan dhan oo uma arko inan kugu xanujinyo her waxan maraya aan is caburiyo o an aamuso yacni wqx kasta aan gudaha ku hesto waxanba noqday qof xiriir leh hadana aanan daremeen inu xiriir jacayl leyhy 😪😰

    • @mohametNoor
      @mohametNoor 3 หลายเดือนก่อน

      zxp sidaas o kle baa aniga la iiga tagay mark adane iska ilaali kada kantarolka badan😢

  • @naimahassan9578
    @naimahassan9578 6 หลายเดือนก่อน

    Hees wey dhaftay😢

  • @Waliid-dg6jj
    @Waliid-dg6jj 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan dhagaysanayaa 2024 bishii 8aad 2deedi 1:09 habeenimo
    Inta iga dambaysa waan idin salaamay😢❤