NIMCAAN HILAAC FT YURUB GEENYO _ WABI JACAYL 2020 LYRICS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ย. 2024
  • Fadlan #SUBSCRIBE #like #share
    Wabi Jacayl
    Nimcaan hilaac iyo yurub geenyo
    Yurub geenyo ft nimcaan hilaac
    Heeso cusub 2020

ความคิดเห็น • 290

  • @yaasiincabdilacali2004
    @yaasiincabdilacali2004 3 หลายเดือนก่อน +31

    Ani wllhi wax jaceyl ah ma lihi hadana Heestan wa iska dhageystaa horeyna jaceyl uma sameyn lacala hada xariir sameysto mid lagu guuleysto illhey haka dhigo Aamiin ii dhaxa wlliyal maxadsanidiin❤🤎🥰
    Manta taarikh wa 20/6/2024👐🏽

  • @fartuunbuule3811
    @fartuunbuule3811 หลายเดือนก่อน +17

    😢wuu iga tagay kwrn anigo fileyn wadan dher bu iga aday .😢mxa igu shegi weyday in ad baxeyso wn ku macsalameyn lahaa si nafteyda u qanacdo cabdullahi mohamed 😢. Allah ku nabad geyo mesha rabto wlhi wn u qadan la.ahay in ad baxday ad ban kujeclahay .xanun ban gudaha kadaremaya sacadu waa 22:42 tarikhdu waa 6/8/2024 plz 🙏 like isara hdan is helno wn so boqan dona mesha i.a iso duceya hdu calaf isku lenahay 😢 riyo bey ila tahay in ad yurub aday

    • @suldanmaxam3d681
      @suldanmaxam3d681 หลายเดือนก่อน

      Wad heli i.a nafta kheir usheg huno❤

    • @MumtasAxmed-g2z
      @MumtasAxmed-g2z 25 วันที่ผ่านมา

      Wd helaysa noloshaydii niyada khayr usheeg samir kana badi ducaysana inzha alah wd is helaysan ❤😊

    • @fartuunbuule3811
      @fartuunbuule3811 12 วันที่ผ่านมา

      ​@@MumtasAxmed-g2z mahadsanid nolosheydi 😊 sida idhirisay

  • @Mutaseyyy
    @Mutaseyyy ปีที่แล้ว +31

    Runti heestan just waxan udhagay sanaya niyad dhis😢
    Jcylku waa iftiinka nolosha
    La aan tiisna noloshu mugdi weeye
    Waligay halmar baan wax jecladay
    Nasiib daro markiina kuma guulaysan😢😢😢
    Qofki aan dunidan ka jecladyna
    Geeri baa nakala fogaysay 7/6/2021 black day alle hawnaxristo igu so duceya🤲😢😢
    Waan uxiisay waliba saaid balse nasiib daro dib uma arki doono😭
    Wuxuu ahaa qofkii uhoreyay uguna dambeyay ee aan jeclado walina waan jeclhy ❤😢 una malayn maayi itaan dunida kaga dambeeyo inaan qof kale jeclanayo
    Mohamed❤ dabada ruux masn cugan
    Cidku dhaanta maan helin😢
    Sidaad ii cidlaysayba 😢
    Kali baan caweeya 😭 alle hakuu naxaristo adigiyo inti musline dhimatayba🤲🤲🤲🤲😭

    • @Jannah6981
      @Jannah6981 ปีที่แล้ว

      Ax sorry Abayo illahey qalbiga hakaaga reebo😢

    • @maxamedahmedgurey451
      @maxamedahmedgurey451 11 หลายเดือนก่อน

      Soryy wlshy alle qalbiga hakuu qaboojiyo isna ha unaxariisto 😢

    • @CabdulaahiMuqtaar-mh8tj
      @CabdulaahiMuqtaar-mh8tj 10 หลายเดือนก่อน

      Ah sorry abaayo mcne qalbigaaga alaah Haku qabo j iyo asna Allah haunaharisto ✅️♥️🙏🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @shaabankhanyare
      @shaabankhanyare 8 หลายเดือนก่อน

      Sorry 😢

    • @DarmanCumar-rg2rk
      @DarmanCumar-rg2rk 8 หลายเดือนก่อน +2

      Ilahay ha,unaxaristo adna samir ilahay haka siyo la waari maaye abyo😢

  • @YuusufFarax-g6q
    @YuusufFarax-g6q 7 หลายเดือนก่อน +16

    Jacayl macankii waa adigoo qofka kobaad was is barataan la jooga aad ka tegin asaga ka tegin kaas baa jecayl ugu wacan .. aniga huba aniga gana so maray 2020 ila 2024 waan wada joogna ila hada waa is jecel nahay jecel qalbiga taabtay❤

  • @Mutaseyyy
    @Mutaseyyy ปีที่แล้ว +33

    Ala jacylow maxad dhibato noo hor seeday
    Hadana noloshu jcyl la aan mugdi weeye 😢 inta ku guul daraysaty jcylkodi ama calaf iyo wathtigu kala geeyay waxan alle uga baryaya inuu qalbiyada uga reebo ku wayeen🤲😢
    inta alle ku guuleyay jaylkoda oo nasiibku miyay waxan leyahy farxad iyo wada jir nolosha ku wada dhamysta🤲😢❤🎉

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 8 หลายเดือนก่อน +18

    Qoraalkan waxaan qorayaa barqo aroor ah 10:22 melahaa waxaan jeclaaday gabar aan asaxab nahay oo waliba walal isku dhow anahay umana shegan karo waxaan is leyahay armaad waydaa walalninadii xitaa hadad ku guldaraysato jacayl 😢😢 wax kasta way hagagi 13/1/2024 like isaar sidaan u xasuusto😢❤❤

    • @BahjamaxmedHassan-yj1tl
      @BahjamaxmedHassan-yj1tl 8 หลายเดือนก่อน

      U sheego jcylka wll adeegyga muuji wayo faraxad ku jirta wa iga talo nolosha wax ugu wacana qof aad is fahamysana

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 8 หลายเดือนก่อน

      @@BahjamaxmedHassan-yj1tl thank u walal waan u sheegan

    • @samiirabdi631
      @samiirabdi631 หลายเดือนก่อน

      @@somaliyameni202Ma USHEEGATAY? BAL NAGA DABA GEEE!! MAKU GUULAYSATAY JACAYLKII?

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 หลายเดือนก่อน

      @@samiirabdi631 haa ugu danbayn waan is aroosnay last month mahadsanid

  • @shamsamohamed2739
    @shamsamohamed2739 2 หลายเดือนก่อน +2

    Runtii waan haya qof aan aad u jeclahay iskastu iga fogyahay hadana aan ku rajo waynahay inaan guuleysan doono insha allah🤗 ii soo duceeya in Ilahay calaf iigu daro mahadsanidin ❤

  • @HaniXassan-ni4hc
    @HaniXassan-ni4hc 6 หลายเดือนก่อน +20

    Intii is weyse is weysee inta hada wada socto yey bukan noqon koley wa laga gudbin insha allah waligey isma oran sidas bad wax u jeclan hadne ado jecyl iska fogeyn qaladka ana lahaye nabsi io xnun iga duceya inusan ihelin qof walbo iga danbeyo arko comment like ha isaro san u xsusto waqtan ina ka gudbey iyo inkale yarbi qalbiyda no qaboji qof walbo wx jecla kana tana suley su qimahisa u ilaliyo ilhy ha sharfo asina anine qalbiga iga rebo qofkas koley ilawi maye xsusta iney iga kala yarto 😢🥺

    • @deeqaciise5804
      @deeqaciise5804 3 หลายเดือนก่อน +5

      Sorry wacaney hada sidee thy wll haduuba nool yahay cafis ka dalbo qalad kagana qiro wuxu wa adun alle ayana og inta naftu nagu sii jiri doonto 😢

    • @coladnuurcolad8251
      @coladnuurcolad8251 3 หลายเดือนก่อน

      Alle hakayareyo😢😢😢😢😢😢

    • @shamsamohamed2739
      @shamsamohamed2739 2 หลายเดือนก่อน

      Alle qalbiga hakuu qabojiyo wll kaad ku ilaawi lahaydna alle hakula kulansiiyo🥹

  • @munasalad4605
    @munasalad4605 ปีที่แล้ว +36

    Hestaan waxaan dhageysanayaa habeen jimco soo galeyso oo sacadda tahay 00:52 waxaan ku jiraa jawi jecel io dagnaasho tariiqdanah ay tahay 30 june 2023 ❤❤qurux badan isoo duceeya inuu ilaheey calaf igu daro wilka aan jeclhy😢❤

  • @NiamaSaed-go6on
    @NiamaSaed-go6on ปีที่แล้ว +9

    Qoralkan waxaan qorayah 25april Waa habeen aan aad ufaraxsanahay. Allah ikah dhowro mohamed clrahman ❤️❤️❤️wan ku jeclhy wanaan ku jeclan doona intah cimrigeygah ka dhiman

    • @mohanabdi
      @mohanabdi ปีที่แล้ว

    • @abdulkadirhasan955
      @abdulkadirhasan955 5 หลายเดือนก่อน

      wli ma jeceshahay wlo wilkii mise waad kala hadheen

    • @galoolay
      @galoolay 5 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤

  • @shukri012
    @shukri012 ปีที่แล้ว +33

    Heestan waxaan marwalba kusoo xasuustah qofka aan aduunka ugu jecladay illahadana anjeclahay mohamed farah dari allaha ikadhowro nolozhaydi waxaan qoralkan qorayah malin talada adbaana ufaraxsanhy alx allaha iskudhowro dhamaan intii isjecel 2/7/2023

    • @aweisosmaanshujaac3273
      @aweisosmaanshujaac3273 ปีที่แล้ว +4

      Alle ha isku kin dhowro ❤🎉

    • @bushraqayoof
      @bushraqayoof 8 หลายเดือนก่อน +2

      Qofkaaa 11bilod kahor jeclayd ma jeceshahy ilahada mase wada joogtan 😢

  • @NasteexoBashiir-n2r
    @NasteexoBashiir-n2r 9 วันที่ผ่านมา

    Hestan waxan dhagaysanayah wakhti ilahay calaf igu daray ninraged ki dhib badan iso maray guurkadib waxan uqaday jacayl qalbiga tabtay❤ ilahow awlad bariya iyo cimridher amin ♥️ idhah dhaliyaro❤

  • @maxawudhomaa3918
    @maxawudhomaa3918 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan midka fican maba laqadi done mid lamid ah malaheli doonaa still listening 2024 the best ever Omar one love and somalia ♥️🇸🇴❤️

  • @sahroyuusuf2449
    @sahroyuusuf2449 ปีที่แล้ว +24

    Qof waliba waxa uu soqoraya xiliguu wayay jaceylkiisa balse aniga wanka duwanhy wayo wligyba hada jaceyl dhaba igu dhacy 25/1/2023 xiligii igu horesy aan wax sidhab ujeclady allow hayna kala irdheyn ❤️✨️🫂

    • @Afnaan177
      @Afnaan177 8 หลายเดือนก่อน

      Aamiin ❤

    • @khadarmaxamed3096
      @khadarmaxamed3096 6 หลายเดือนก่อน

      Ilhow isku kin barke

    • @AymanCabdi-kf5uq
      @AymanCabdi-kf5uq 3 หลายเดือนก่อน

      Aamiin yaa rabi❤

  • @danaheedkufilan4855
    @danaheedkufilan4855 ปีที่แล้ว +9

    Heestan darteed qofkaan jeclahay ayaan halka ku xusayaaa.
    Khaalid maxamuud xasan. ZILVA
    Waxaan is baranay 13/2/2017
    3/5/2023. ILAA ABID SIDAA ILA JOOG.
    Xidhidh soo dheraday . Alle ha isku kayo daayo ❤

  • @anasseitAhmeth
    @anasseitAhmeth ปีที่แล้ว +26

    Heestan waxn qorayaaa malin khamis ah 8/24/2023 waxn ilahy weydiisanayaa inaan malin uun is heli doono Nimco abdilahi 🥺💝🌺

    • @frhiahashi5169
      @frhiahashi5169 10 หลายเดือนก่อน +4

      Ma is hesheen hada wll😢

    • @CabduQaadirXasanyare-dv4qp
      @CabduQaadirXasanyare-dv4qp 9 หลายเดือนก่อน +1

      I.a Wall Allaha Kuu Rumeeyo Haday Ku Rumoowdayna Ku Kifaaxa Nolol Macan 😢❤😊

  • @sumayaabuubakar310
    @sumayaabuubakar310 ปีที่แล้ว +13

    Waan waayay qofki igu dhihi jiary ereyadaan wali anigo aad ujecl ma iloowi karo waqtigi aan kula qaaty mana awoodi inaan ku iloowo mise qalbiga aan kaa tiro kaama samri karo intaad noshahy waxn ale ka rajyna markle inu nasiibka na kulmiyo runtii wa ku jcalhy 😢😢😢😢😢😢😢31.4.2023 malinki aragtidaada iigu danbysy ayay naftydana farxda ugu dambysy maxaan nasiib xumady marky indhahyga argtidaada waayen dhagtydana maqlkaaga ay maqli weysy 😢😢😢wa ku jclhy marwalbo😢😢😢

    • @ilhaanaxmad932
      @ilhaanaxmad932 ปีที่แล้ว

      Iam sorry 😣

    • @nagadmaydhane2200
      @nagadmaydhane2200 ปีที่แล้ว

      soooorrry hppty ha walwalin badal khayr qaba ama isaga rabi ha isku kiin soo cesho 😢

  • @zimanjigis9892
    @zimanjigis9892 4 หลายเดือนก่อน +45

    Still listening 2024❤🎉like me😅🎉

    • @Cumar8858
      @Cumar8858 4 หลายเดือนก่อน +9

      2024😂😂

    • @hassanadow8848
      @hassanadow8848 4 หลายเดือนก่อน

      ❤❤a❤❤❤❤❤​@@Cumar8858

    • @MohaanCaliadan-lb7yi
      @MohaanCaliadan-lb7yi 3 หลายเดือนก่อน +2

      2024💔😅

    • @Updirisak_Caano
      @Updirisak_Caano 3 หลายเดือนก่อน

      aniga kula mida 😁😇

    • @saidabdi5664
      @saidabdi5664 6 วันที่ผ่านมา

      Old is gold❤

  • @mahdimohamed7056
    @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว +18

    Still listening heestaan xasuus ee igu leedahay 2015 Gabar aan sxbo eheen habeenki isla qaadi jireen iqro waku salaama nabad iigu noolow hada waa hooyo caruur heysato waala Gurusaday masha allh

  • @aidarousismailhirsi6801
    @aidarousismailhirsi6801 5 หลายเดือนก่อน +4

    Waxan heestan dhagysanyaa idina so gudbinayaa malinki 2aad ee ciida marka hore ciid mubarig dhamantiin inta qoralkyga arki doonta ......siday noqn raba oge mnta waxan dhagysnayaa ano faraxsan qof jacylka wax ka aqanana hesta noloshu wa waregto allow hanakala irdheen aniyo iyada ❤

  • @abdiwaliceeblaawe8603
    @abdiwaliceeblaawe8603 หลายเดือนก่อน +1

    Nafan waaya badan
    Wacaney ku tiri
    Yey weeheninee
    Wisiisiga ka dhawr ❤

  • @mustafmuse7372
    @mustafmuse7372 15 วันที่ผ่านมา +1

    Jacaylki ugu wngsna iyo xidhiidhka mar la araga ahaa ee wakkhtiga iyo calafku baajiyay ayaan ku xasuusta hestan😢

  • @RidwanCqani
    @RidwanCqani หลายเดือนก่อน +1

    Heestaan waxaan dhagaysnyaa maalin axada tariikhdu waa 28/07/2024 waxan haystaa maanta qof ijecl allow kuwiii kamari dhaliya naga yeel heestaana markasta waan jeclhy erydeeda mcn ❤

  • @SacdiyoSharif-w6i
    @SacdiyoSharif-w6i 8 หลายเดือนก่อน +5

    Hestaan waxaaan ku xusayaaa nafaaa aad u jeclhahy xajigayga boqorka noloshayda farxadayda danan buldhe shire oon midownay 2010 /12/maalin isniina xbbi mcn dunida intaa nolahay ale nama kala fogeeyo ubadkana alha no ilaaliyo waaanaa ku jeclhy waana ku jeclaan donaa noloshayda inta ka dhiman waxaad issiiisay farxad aan dhamaaneen abid xbbbi mcn adaaa kugu casuumay ❤❤❤❤🎉🎉❤🫂🥀💯💋💟✌️

    • @axmedmaxamed5798
      @axmedmaxamed5798 6 หลายเดือนก่อน +1

      M.a wll ilaahay idinma kala geeyo ❤farintada waxan arkay 3/22/2024 haben jimco aha oo bisha ramadan tahay 12 gulaysta wll ❤

  • @safiaamiin1609
    @safiaamiin1609 ปีที่แล้ว +5

    jawi qurux bdn hesta ku dhagesanya 10 july 2023
    saduna thy 21:23 waqti badan kalkacal naf walac saned kadawesa io dhan dhan dheh dhan wabi jcl❤❤ Allow jibarkeyga isku ragna 🤲❤

  • @maxamedcali8604
    @maxamedcali8604 ปีที่แล้ว +14

    Cawa ayaan dhegeysanayaa 29/1/2023 heestaa waxaan ku xusuusta berri 2011 ilaa 2017 inan aan jeclaa baan ii daari jirey nasiib wanaag waa la guursaday ka dibna caruur Bay dhashay guri Bay degtay nasiib xumo 2022 Bay dhimatay alle ha u naxriisto 😢 😭 😿

  • @SAFWAN.0.499
    @SAFWAN.0.499 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan kaso baxay Nairobi jiidka dheer e Nakuru aada baan saaranhy xili habayn ah saacaduna tahay 8:35 heestan baa safarkka igu wehelinayysa nimcan abdirahman hilac io boqorada codka yurrub Genyyo
    Waxyeelada darteed
    Yanan way mar dhan ❤

  • @saadaqsanjuu9166
    @saadaqsanjuu9166 6 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan anoo jecla hadane waxa isii jecleysisey jaceylkeyga markii habenki saqdhexe iiqado ayidoo hadana cod mcn OMG😮 OH mi JACEYLA❤👸🫶(S)❤❤

  • @MuxuboMohamed-in1xk
    @MuxuboMohamed-in1xk 4 หลายเดือนก่อน +4

    I.a Ani iyo jacelkayga aan wada dhagaysan doono l.a❤❤🎉🎉

  • @abdilaahiabdi3221
    @abdilaahiabdi3221 หลายเดือนก่อน

    Waxay ahayd wakhti iga lumay oo badan iyo xanuun ,xiise,qalbi jab,murugo,iyo faro madhanaan hal Mar isu kay raacay calaa kuli xaal Alx boqoradii dhibkaa I badayna waan cafiyay

  • @omarkahin8962
    @omarkahin8962 8 หลายเดือนก่อน +3

    23/1/2024 wxa Hargeisa ku wada dhagaysanaya aniga iyo sxbaday Ck iyo xamada iyo kayse oo wxn Isla week gan ukala dhofaynaa wadamo kala duwan insha Allah noqon mayso markii iskugu kayo danbaysay wxn idiin rajay nayaa cafimad cimridharan iyo horumar dhamantiin

  • @monniiadam3462
    @monniiadam3462 ปีที่แล้ว +6

    Heest waxan dhageystey 2023 qof adaa jeceshehy oo kujecleyn waa xanunaka adunka 😢

    • @deeqaciise5804
      @deeqaciise5804 ปีที่แล้ว

      Qiimahaga ha ku wayin is ilowsii nololna sameyso I.a wad iska ilobi donta wadna ka reysan donta

  • @izmahanindhojacyal4209
    @izmahanindhojacyal4209 10 หลายเดือนก่อน +3

    Ax Qof kasta qalbigu ka hadalaya
    Iyo jacaylkiisa
    Allow dadka is jecel isku ilaali
    Angan midka qalbiga igu jira calaf iga dhig
    28 November 2023
    Malin salsaa❤ burcO

  • @KABERIO04
    @KABERIO04 ปีที่แล้ว +9

    Gabar wanagsan ayeey eheed lkn waqti iyo xalka aduun unba ina kala geeye
    Waxey ehed gawadi hestan ibartay o marwalba iso qadi jirtay😭😭😭

  • @cabdiraxmaancabdulahi3232
    @cabdiraxmaancabdulahi3232 9 หลายเดือนก่อน +2

    Hees qalbiga taabaneyso ax yaa jecel wali wan ku sugayaa qoftediyey waqtiga aan wadajir u dhageysan dono ❤ galab jawi aan kaligey kujiro 4 /12/2023

  • @AbdirahmanHassan-pz9bq
    @AbdirahmanHassan-pz9bq 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walala high 😢🎉🎉🎉

  • @ahmedmireak217
    @ahmedmireak217 2 ปีที่แล้ว +23

    Heestan marka dhageysto Exteda ayaa so xasuusanaaaa😭

    • @khadarmaxamed3096
      @khadarmaxamed3096 6 หลายเดือนก่อน

      Kaligaa maaaha 🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️

  • @dataentryy
    @dataentryy ปีที่แล้ว +3

    Ya raab! Qalbigeyga xanuunka haayo wax aan kudaaweeyo magaranaayo. 😢

  • @fatimatahniya4995
    @fatimatahniya4995 9 วันที่ผ่านมา +1

    2016 ilaa 2024 still favo song😢❤

  • @maxamedcalibare8009
    @maxamedcalibare8009 2 ปีที่แล้ว +9

    Wan iska il meya hestan markn arky

  • @MohamedMohamed-oi6bt
    @MohamedMohamed-oi6bt ปีที่แล้ว +8

    Still 2022 xasuus jaceyl baan la noolahay

  • @siciidfarasle3945
    @siciidfarasle3945 ปีที่แล้ว +5

    Runtii wa hees eryo jacal ku jiro ninku haya wuu la qironya 😏😃

  • @mohangaraad1257
    @mohangaraad1257 2 วันที่ผ่านมา

    wllyal isoo duceya malmahan dhanka game ka wa leyga heystaa koo walan oo toxow la dhoho nafta iga jaraye fadlan si niyad ah iigu duceya dhamntiin

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 ปีที่แล้ว +19

    Sida uu wadnuhu
    Wehel kaaga rabo
    Wadeeciyo adigu
    wal wal iiga dhowr
    Waxyeeliyo anan
    War war kula rabine
    Adna wadajirkiyo
    haka tagin wanaag
    Kolku waa baryaba
    wiilsha indhuhu
    Yey Ku waayinoo
    wajigaga tabin
    Naftan waayo badan
    wacaneey kutiri
    yey weeehanine
    wisiisiga kadhowr
    Waqti badan kalgacal
    naf walaacsaneed
    Ku daweyso iyo
    oo dhan dhe dhan
    Wayihiii axdi weyn noqdiyo
    Waxyeelada darteed
    Yanan wey mar oran
    Warsan iyo sidaan
    Wacnaan kuula rabo
    Wacdaraha kalgacal
    Wakiil iiga noqo

  • @AaminaAli-qh9lw
    @AaminaAli-qh9lw ปีที่แล้ว +2

    8/8/2023 aug malin taladaa saacaduthy 12.21 ayaan hestan dhageysanayaaa wx jira will 3shico wda socono oo nolasha rapno inan wadagno runti hestan aad ban ujeclahy iyadoo hdana aydani thy hdana inay iga hadlyso papa ismodaa ani sikhaaasa bay itapa naysaaa allow clf isugu kayarad ani jcykyga Dr sadiiq amiin🤲🥺💘

    • @NajaxMaxameth
      @NajaxMaxameth 8 หลายเดือนก่อน +1

      Wxn ahy qofki qory 😢jcylkaasina wuugul dareesty runti😢

    • @kumeelgaadh3438
      @kumeelgaadh3438 หลายเดือนก่อน

      ​@@NajaxMaxamethwiilkii heshay

    • @kumeelgaadh3438
      @kumeelgaadh3438 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢

  • @abdiaziizmustaphe732
    @abdiaziizmustaphe732 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xasuuso ayan dhex muquurta markan heestan dhagaysanyo 😊 waxa kale ee si qurxiyay cammantiyada dadka dareenkoda ka sheekaynaya anigu in mudo ah ba anigo jacayl iyo hawshisa ka baxay malmihi udanbeeyay ayad mooda inan so yara dareemayo wax u eeg 😁

  • @FardowsAbdulrahman
    @FardowsAbdulrahman หลายเดือนก่อน

    Dhan dhe wabi jaceyl😢❤ jacayl malihi hdna waxayba iigu socotaa sidi inan jaceyl leyhy😭❤

  • @Zakimohamed911
    @Zakimohamed911 4 หลายเดือนก่อน +1

    Warsan iyo sidaan
    Wacnaan kuula rabo
    Wacdaraha kalgacal
    Wakiil iiga noqo✌️🥰

  • @Xamuudi03
    @Xamuudi03 ปีที่แล้ว +3

    Heestaan kaliya xasuusaha igu duugan wax laso koobi karo ma ahan.
    Most underrated song.

  • @Ladan-x9q
    @Ladan-x9q 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xasusta kaliya jaceylkyga an ka hesto markn isku dhcno 21/7/2024

  • @AbdiMukhtaar-jd9md
    @AbdiMukhtaar-jd9md 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wahaan xasus taa 2018 aniga iyo wllka ayaan dhageysan jirnay walhi weli xasusta iga ma go in
    Iminka waa 17/6/2024/
    hadaad iga dambeyso like dhaca kusi wll😮😢😢😢😮😊❤😂

  • @Qalbi_dhaya143
    @Qalbi_dhaya143 8 หลายเดือนก่อน +2

    25/01/2024 haben khamiisa
    Wadka oon idilin😢
    Waligay aduun inaan
    Wiiq minee ha iga
    Weecan abid ❤️‍🩹❤

  • @cabdisalamsnapa1045
    @cabdisalamsnapa1045 ปีที่แล้ว +8

    Badarka marka cunaayo heestaa ku cuni jiray🥲👁

  • @BurhanChannel777
    @BurhanChannel777 ปีที่แล้ว +4

    2014 - Hargeysa, Galkacyo, Jigjiga, Garoowe, Boosaaso and Bandiradley & Heestaan alla maanta wax badan ayaa is badlay 03/17/2023 Kuala Lumpur Malaysia kkk Nacalaa aduun ku yaal kkkkkk

    • @shukri012
      @shukri012 ปีที่แล้ว

      Aduun Aayo maleh😮

  • @Bahja-rq6zh
    @Bahja-rq6zh 5 วันที่ผ่านมา

    Ax ax yaaa jecylow xaaal qaadoo❤

  • @captainsharmaa5260
    @captainsharmaa5260 8 หลายเดือนก่อน +1

    Cawa oo ay tahy 19/1/2024 habeen sabti so galeysoh ayaan soo boqday heestan si aan madaxa u dajisto kadi. Markii la iga guursaday qoftan jeclaaa wali anoo arooskeda malxiiska ah ninka gurdaday u I dahay adaa iga bixinaayo aroska 😢😢❤😊

    • @hamdamohamed-we2ep
      @hamdamohamed-we2ep 8 หลายเดือนก่อน

      sorry wllo bedel khyrqaba allah haku siiyo

    • @captainsharmaa5260
      @captainsharmaa5260 8 หลายเดือนก่อน

      Tnxs❤ sharaf badanei🎉​@@hamdamohamed-we2ep

  • @mahmetziad3607
    @mahmetziad3607 10 หลายเดือนก่อน +9

    It was 2014 in Soweto, Gauteng South Africa
    Used to listen this song, by the time I was in love 😍 😢💔

    • @CabdishakuurCabdi-pz5ex
      @CabdishakuurCabdi-pz5ex 9 หลายเดือนก่อน

      This song is that best song in my life 2014. 2023❤❤❤❤❤

    • @saciidnuurcadawe6303
      @saciidnuurcadawe6303 8 หลายเดือนก่อน

      Hgdďfygfx,😂😂🔪😮​@@CabdishakuurCabdi-pz5ex😊😊am

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 6 หลายเดือนก่อน +1

    What a amazing song.!😮
    Legends Nicaan iyo Geenyo.
    Still listining 08/03/2024.🎻🔥

  • @starelmi7730
    @starelmi7730 2 ปีที่แล้ว +5

    Maan Shaa Allah Allah Ku dhawro wllahay qaali

  • @maxmedcismaan7191
    @maxmedcismaan7191 2 ปีที่แล้ว +5

    Xusuus ayaan galaa heestan markan maqalo

  • @AxmedCabdimuuse-c9i
    @AxmedCabdimuuse-c9i หลายเดือนก่อน

    Ani wax xidhiidh ah ma lihi lkn inan anu saxip wll wax kasta isku ahayn hapenki waxan isku iman jirnay 10hap3nimo waxan kala tagi jirnay 1 hapenimo intaa any wada joogno waxnu dhagaysan jirnay heestan wan jeclaa heestan iyadana wan jeclaysiiyay hapenki iyada i odhan jirtay ino gee heestii imika inantaas wala qapaa reer ayay leeday 3 caruur ah ayay haysataa alle ha isku barakeeyo lapadoodapa waxay ahayd 2019 😮❤

  • @-62uali_hersi
    @-62uali_hersi 4 หลายเดือนก่อน

    Wxn dhagaysanaya heestan hbn jimco ah 18 may 2024 xasus aanan hilmami karin hees igu leh❤

  • @KhaalidDon-ry4wc
    @KhaalidDon-ry4wc ปีที่แล้ว +2

    Qof walpa wuxuu so qorayaa. Xiliguu uu waayy jeceelkiisa😂lkn ani wakhti aan is ilownayba garan maayo waan jeclaa way i jeclayd lkn wakhti isku kaayo dambaysay magarn karo thank u wllo❤

  • @yuusufxogogaal1887
    @yuusufxogogaal1887 9 หลายเดือนก่อน

    Dhandhe wabi jacayl nimcaan iyo boqorada codka yurubgeenyo waaa xusuuso hore igu soo kickicisay

  • @AhmedcabdiJamac-kq6ix
    @AhmedcabdiJamac-kq6ix ปีที่แล้ว +1

    4/6/2023 wxn xasuustay heestani qof waliba dareenkisa asaguu ugaar yahay lkn ilove you qoftaan jecelhay

  • @anushcumar6606
    @anushcumar6606 2 ปีที่แล้ว +7

    Hees macaan

  • @qalpisaliimtechnology56
    @qalpisaliimtechnology56 ปีที่แล้ว +1

    Zxp qoraalkaagu wuu quruxi badanyahay lkn midgaha dhuux ayaan ku dhihi lahaa

  • @AmajidYare22
    @AmajidYare22 6 หลายเดือนก่อน +1

    2/3/2024 waa habeen aan iloowi doonin oo ballan wada galnay RUUNEEY MAXAMAD

  • @roodojamac7625
    @roodojamac7625 2 ปีที่แล้ว +46

    Most underrated song

    • @ahmedyare5256
      @ahmedyare5256 ปีที่แล้ว +7

      Watching now

    • @xamsecarab4917
      @xamsecarab4917 ปีที่แล้ว

      I>i>iiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii>iiiiiiiii8i>iiiiiiiiiiiiii0iiiiiiiiii

    • @xamsecarab4917
      @xamsecarab4917 ปีที่แล้ว +2

      @@ahmedyare5256 iiii

    • @xafsonuur3476
      @xafsonuur3476 ปีที่แล้ว

      😢3w22😂w?weooelelroo90000😂😂😂😂😂😅
      6
      4😊😊

    • @maryammaxamed610
      @maryammaxamed610 ปีที่แล้ว +1

      Fdydcsyv xe vw 🎉00

  • @RaxmaCabdifaarah
    @RaxmaCabdifaarah 8 หลายเดือนก่อน +1

    7/1/2024. 11:59 night Yaa salaam dadka dhan wada xasuus bey galeen ana waaban laqirodey
    Jacaylow mxd dad badn nolosha uqurxisey qaarkalena aad jar katuurtey
    Ma ogin xili gaan kuguleysan doono nolosha dhabtaaa illahy qofwalpa qofku jecel yhy hysku keeno qalbiyadana hoooooy haleysku ilaaliyo
    Alx waan hysta qofki igu habona balse ma ogi xilgaan midobeyno

  • @CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh
    @CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh 9 หลายเดือนก่อน +2

    Nafta waayo badan wacneey ku tidhi yay weehanine wisisiga Ka dhawr___________________ Jaceyl💔🥲😭

  • @YaasiinxajiApdi
    @YaasiinxajiApdi 4 หลายเดือนก่อน +1

    Still YuruB geNyoH 2024❤😊

  • @samirnoor7042
    @samirnoor7042 5 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢ala jacelow mxad isil cise 😢allow qalbiga iga reb qofkan jeclhy anan ifahmen so dhib maahn😢

  • @FadumoAhmed-u3n
    @FadumoAhmed-u3n 7 หลายเดือนก่อน +1

    2024/2/14 habenka jacylka wye oo cwa ah dhageysan hesta😢😢😢

    • @lewandowisk
      @lewandowisk 7 หลายเดือนก่อน

      Wow😢😂

  • @CaashoAli-y3s
    @CaashoAli-y3s 2 หลายเดือนก่อน

    Rabow nin jecloo wanaagsan is guursana aduun

  • @hamdahurm939
    @hamdahurm939 ปีที่แล้ว +1

    Wan yara shukansigu wu i cusbaah wuxu aha jcylkii igu horeyy een dareemo dunidaba isagaa iqurxin jiray waqtigaasi wxn dayacay fursado badan bixid iyo shaqabo sorry xasus wayn bay iledahy heestan

  • @SaraaZaraa-sj9ln
    @SaraaZaraa-sj9ln ปีที่แล้ว +1

    2018 intii lagu shukaanzan jirey🙈

  • @muscabuusey240
    @muscabuusey240 ปีที่แล้ว

    Wakhti badan kalgacal naf walaac sanayd ka daweyso iyo oo dhan dhe dhan dhe dhan dhe wabi jacayl
    Waayihii axdi wayn noqdiyo waxyeelada darteed yanan wa eber odhan

  • @CeyniOsmaan-yu6wn
    @CeyniOsmaan-yu6wn 11 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan😢si ban isku badla marka maqlo😢

  • @amarehguelleh8133
    @amarehguelleh8133 3 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxaan dhageysanayaa habeen axad ciid arafo 16/06/24 isniin soo galeyso saacadu waa 9:51 pm

  • @hamzahassan-id8oi
    @hamzahassan-id8oi 3 หลายเดือนก่อน

    I’m here listening 3times in each night

  • @SidanIssack10
    @SidanIssack10 4 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxan dhegysanaya haben isniin so galeyso 29/4/2024
    Waliba anigo waqti adag kujiro !

  • @NajaxMaxameth
    @NajaxMaxameth 8 หลายเดือนก่อน +4

    8/1/2024 7.19 good nigth 😢😊

    • @Afnaan177
      @Afnaan177 8 หลายเดือนก่อน

      12/1/2024 19:14 😢

    • @ismailahmedhassan8865
      @ismailahmedhassan8865 5 หลายเดือนก่อน

      20/4/2024 9.18😊

    • @qamarmidabasal
      @qamarmidabasal 3 หลายเดือนก่อน

      27/5/2024 hestan xasuus igu ledahay ano scholey ah dhagesan jire😊

    • @SowdaMuse
      @SowdaMuse 2 หลายเดือนก่อน

      Sorry aboyyy😢💎🤴​@@Afnaan177

  • @Esrauptillahi
    @Esrauptillahi 8 หลายเดือนก่อน +2

    12/1/2024
    Imisa iga dambesa

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 6 หลายเดือนก่อน +1

    ARILOVE YOU JE T'AIME habibi habibi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤AR

  • @RaxmaSiyad
    @RaxmaSiyad 2 หลายเดือนก่อน

    Waa Mitah uuxatran❤

    • @RaxmaSiyad
      @RaxmaSiyad 2 หลายเดือนก่อน

      Khatrsan❤😢

  • @AhmedAli-gq1nu
    @AhmedAli-gq1nu 2 ปีที่แล้ว +4

    Wx yeeliyo hanaan
    Wal wal kula rabinee
    Adna wadajirkiyo
    Haka tagin wanaag

  • @mahadabdo5451
    @mahadabdo5451 2 ปีที่แล้ว +8

    Heesa Raandhiiska leh ama Heesaha Hirgalay la odhankaro

  • @Mulkiyeeeeeeyyyyyyyyyy
    @Mulkiyeeeeeeyyyyyyyyyy 3 หลายเดือนก่อน

    Waqti badan kalgacal naf walaacsanyd 💔😭

  • @nuurcase7761
    @nuurcase7761 หลายเดือนก่อน

    Waqti badan kalgcal
    Naf walaacsanayd
    Ka dawayso iyo dhan dhe
    Dhan dhe wabi jacayl
    Intaas ayaan u qoray jacaylkayga oo aan wada socono mudo ka yar bil. Ma aqaano inta aan isla gaari doono , balse aad baan uga helay uguna kalsoonahay, waxan rajaynayaa maalin uun in aan xasuus ahaan Commentgan u arki doono una tusi doono ❤

  • @MaxamedIbrahim-r3s
    @MaxamedIbrahim-r3s หลายเดือนก่อน +1

    22/8/2024 booqosho wacan❤

  • @sowdoabdi4401
    @sowdoabdi4401 11 หลายเดือนก่อน

    waxan dhageysanaya hbn sabti sokaleyso times 11:33 oo hbnimo 13/10/2023😢😢

  • @ahmedmohamedabdalla367
    @ahmedmohamedabdalla367 ปีที่แล้ว

    Old is old heestan wxn dhegysan jry xili aan dugsi dhexe ahaa talefn wayn ma jrn wxaa socday x2 iyo caasha dheer talefno la dhaho

  • @Ali-kf9sl
    @Ali-kf9sl 6 หลายเดือนก่อน +1

    6/3/2024😢😢10:38Am waaye 😢

  • @MubaarakAli-nn1mq
    @MubaarakAli-nn1mq 3 หลายเดือนก่อน

    Qofkaaan heestaa wada dhageysananey hda waa qalfoof ila duceeya😢

  • @AbdifitaaxMaxamuud-qw2sh
    @AbdifitaaxMaxamuud-qw2sh ปีที่แล้ว

    Wow best relax song i liked it

  • @mariyasaleebaan
    @mariyasaleebaan 5 หลายเดือนก่อน

    Asal Walahay masha allaa

  • @talowxuseenoscar7300
    @talowxuseenoscar7300 4 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxa dhageysanq malin sabti ah sacadanu ay tahy 2:32 duhurnimo.
    27/04/2024.
    😢

  • @Sucdimaxammed
    @Sucdimaxammed ปีที่แล้ว +1

    Msha allh NimCaan hilaac

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 4 หลายเดือนก่อน

    Saas iga dheh❤