CABDI HANI HEES CUSUB SAREEDO 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
  • ERAYADA ABWAAN KAYD
    LAXANKA IYO CODKA C/HANI
    MUSIC FURINLE
    LYRICS AMIN MUXUMED
    FADLAN NAGU SOO BIIR OO NALA SAAXIIB TAABO SUBSCRIBE
    COMMENT LIKE AND SHARE
    NOQO QOFKA U HOREEYA EE ARKA WIXII CUSUB EEN SO GALINO

ความคิดเห็น • 402

  • @saciidhazard1624
    @saciidhazard1624 4 ปีที่แล้ว +134

    Heestaan waxaa wada dhagaysanaya aniyo Saxiib Guure kaas in badan so dhagaysan jiray Una dhagaysan jiray gabar uu aad ujeclaa Taaso aakhirkiina alle Siiyay Calafna isugu Darray.. intii akhrinaysa Like halla dhaafina 2021 malin arbaca bisha 2 e February....

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว +1

      زؤزيمؤمؤمتيننيمبمنتبتؤنؤخزؤتؤنمؤنؤمؤممكؤمؤتؤمؤمؤنؤميياويزؤننينؤحتبتتبتبننبهؤنبتتبتبنبتبنرخرتتبهتوبورنبوخبووبنبمبنبننخحزؤوزموبزؤنمنبتراترتروبتبورهرورترترترتتبتبترننؤرتبظرظننتتنؤبتوب

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      Kfkfkflflflddldkkdkkdkdkhjklkkkkkkkkkk(k?kk((ykķkwnwnwnlwidldndkdndldndnndndndnndndkdkdkdkdkdkdndndndndnndkfkfkwkwkwkdkdkdkdkdkdkdkdkdkknwnwnwnkwnwnnwnwnwkwkwkwlwkdndnwnwkwnwlddwnnwnwnwnwnwnwlyiijklklkkkkkkkkkllkkk

    • @CumarmukhtarCumar
      @CumarmukhtarCumar ปีที่แล้ว

      Gold is gold❤😢

    • @NimcoHusein-x9s
      @NimcoHusein-x9s 7 หลายเดือนก่อน

      Manoshay hada😢

  • @abdishakuurmaxamedfantasti4603
    @abdishakuurmaxamedfantasti4603 ปีที่แล้ว +66

    Tarikhadu waa. 2023/12/29 .
    Sacadu waa 4:40pm
    Habeenku waa jumace .
    Waa aniga shky abdijibaar khaliif .
    Maantana wanu qalinjebinyee alxm ❤
    Hadii ad soo bokhato halakan.
    Walalo ixasuuso like ❤

  • @khalloweeye
    @khalloweeye 3 ปีที่แล้ว +101

    Heestaan aadban ujecelahay waxaan ku xasuustaa saaxiibkay Abdi Labo oo Schoolka markaan form1 ahayn noo qaadi jirey.
    Waan idin salamay waxan ku daawanaya jewi rooban iyo 3 dii Habeenimo.❤
    Hargeisa.

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      وشمساوينسكنكنبكيظطيويظيكيكتمؤطوؤزؤوؤوؤوؤمؤوبتؤنكؤوؤمؤمتيومويز
      وببوينكبتبحبهخيخبحتغيهخيتققتقتهيهبهيححينيتتمتمحتكزززبويظيزؤتمؤمؤظميميمينؤنؤمؤمؤميكيميمؤتيمييمننيمينيمؤكؤنتبكابتبتببت

    • @Siciidbashaash
      @Siciidbashaash ปีที่แล้ว

      kula mid ban ahay sxp😢

  • @Kaderrmatte
    @Kaderrmatte ปีที่แล้ว +25

    Heestan Waxn WaDa dhageysaneyny aniga iyo 2 sxpdey anago safar aha walipa joogna Addis Ababa Ilaa iyo USA 🇺🇸 Samaha walagu hodmaa sareeda laga helaa dhibtana wa Lagu samraa sadkaguna Waa wax QoraN ❤15.7.2023🙏

  • @abdirahmanlaynqabow7172
    @abdirahmanlaynqabow7172 4 ปีที่แล้ว +35

    Inkasta uu cabdi hani ka faristay hadana laysma casiyeee waxa uu ahaaa fanaan somaliyeed intaa kadib shaqsiyan aniga heestan waxay ila soo martay waqti adag oo aan markaa kusgnaa aniga iyo ragbadan Libya iyo tunuus aljeeriya masha all hafkaygii waan garay waqtigasina waxaa uu ahaa 2017 lkn hada yurub France

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      Kwnlkwjdldldjdkdlkdjdkjfkdkdkkdydkekdljdkdkdhdndldkldkdkdldjdkdljdhnslssnlsksllnlnnskslsksllsjsksskhddkksjdksksjdsnjdkdldydididkdekdldkdkdkdkdkdkdjdkdkdkdkkdjdkskslsklslskslskslsllslsmkskslslskslsjksksksjsksllsjskslsllsjsksksjkskskskskskslkskskskslslskslosjslslsjsksokskdkslskdkkskskdkslskslslosdkosldlslsoskdkdkslskkskdklskslskskskskskoskdkdlslosjdlslsjdlskdpdn

  • @jamiilweheliye
    @jamiilweheliye 3 ปีที่แล้ว +17

    Rabina Taladada Saar hadal culus manshalah Hees aan aad u Jeclahay oo Xasus kaga ah igu leh ❤️ 18,Aug,2021

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 11 หลายเดือนก่อน +8

    "Sidad moodayso iyo saluuguba Armaanu jirin"
    What a song what lyrics and what a voice from the legend Cabdi hani

  • @Apdalahiahmed7820
    @Apdalahiahmed7820 5 หลายเดือนก่อน +5

    Habeen baad seexataa
    Saqdhexe adigoo hurdaad
    Kusoo salashaa libaax
    Sas io Baqe kaaga taga
    Hubsiimana waa sadee
    Riyada waxaan uga socdaa
    Sidaad modaayso iyo
    Saluuguba armaanu jirin
    "Naga saa maxdaa iyo si kale nooga jarataaba"
    "Allahayoow adaa saatiree daynweynay heesaha"
    Weliba Heesaha Abdihani dhagaysigooda Lama dayn karo 🔥❤️

  • @ayanmoha1430
    @ayanmoha1430 ปีที่แล้ว +7

    😢🎉 sanad khayr allow iga dhig yaa rabbi

  • @clqaniaxmed723
    @clqaniaxmed723 ปีที่แล้ว +4

    Qadaafi cabdi aadan ayaa i baray heestan chilhood friend cabdi hani aad ayaanu u taageeri jirnay aniga iyo saxibkaygaasi.

  • @khaalidahmed9176
    @khaalidahmed9176 2 ปีที่แล้ว +23

    2023ayaa ila dhagaysanya love saar ❤

  • @DauudCandi
    @DauudCandi หลายเดือนก่อน +3

    Heestan Waxan Ku Dul Dhagaystay Gaadhi Anagoo Safara Taariikhdu waxay Ahyd 2018kii Waxaanu Ahyn Aniga Iyo nin aanu Saaxiib Nahy Runtii Safr dheer Ayuu Haa ilaa Hada waxa aanan ilaawin ayaa Ha Ee maskaxdayda ka Dhex Guuxaya jawigii iyo Heestaa oo Noo Baxaysay iyo Waliba Inan Gaadhiga Nala Saar Nayd Inan Taa Wanaageedii Iyo Iyo Qurxdeedii Ilaa Hada Wuu Igu Sawiran Yahy Mana hil maamin Inantaa Xili Fasaxa Ayay Ahyd Oo Dadku Magaalada Way Ka Baxayeen Badankoodu Midba Meel Ayuu Qabanyay Waxayna Iisheegtay Inay Markay Soo Laabto aan Is Arki Doono Ilaa Hada Waan Sugayaa Dibna Uma Arkin Xaalad ay Ku Jirtana Ma Ogi Haa Tana Xiliga Ama Sandka Aan Maqaalkan Qorayaana Waa Dabayaaqada Sanadka 2024 💔😭

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 3 ปีที่แล้ว +26

    Dhibtana waalagu samraa
    Sadkaaguna waa wax qoron
    14/9/2021 8:44 habeenimo arbaca so galayso
    Magalada hargeisa
    Degmada gacan libaax
    Xafade 150ka

  • @mahadabdielmi2074
    @mahadabdielmi2074 6 หลายเดือนก่อน +6

    Hestaan waxaa dhagey san jiray ani oo xabsi ku jiro xusuus dib ayan uku so labtay 2024 yaa ila dhageysanayo😢

  • @rayaanxcrahman4343
    @rayaanxcrahman4343 4 ปีที่แล้ว +17

    ❤❤❤ jecliYah abdi hani xshi abdullaHi ❤

  • @LuqmaanAar-kg7nb
    @LuqmaanAar-kg7nb 13 วันที่ผ่านมา

    Heeestan wamacaaan walaaaahi Way ufadhisaaaa cawa jacaylkagaa uqaaday ❤😢

  • @saacidjaremi7031
    @saacidjaremi7031 8 หลายเดือนก่อน +8

    2024 yaaa ilaa dhagaysanayaaaa❤love saaar boowe io baay0👍🧏‍♂️

  • @najiibbarreahmed5891
    @najiibbarreahmed5891 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sadkaaguna wa awax qoran yaa ilaahii run waynaa 😢❤

  • @SharmarkeAbdalle-xx5vj
    @SharmarkeAbdalle-xx5vj ปีที่แล้ว +7

    Xidigaha geeskooow please come back 😢

  • @muhazeali2142
    @muhazeali2142 2 ปีที่แล้ว +6

    Hestan waxa dhageysan jiray 2021 gabar a isjecelen a marka xooga flimkeda ubogi wayo aa waxa shidan jiray hestaan waliba qeybtaa dhaheysaa (haben bad sexataa saq dhex adigo hurdaa kuso salasha libax sas iyo baqa kaga tagàa
    .(hubsiman wa sadee riyada waxan uga socdaa sidad modeysa iyo salguba armunaa jirin
    Ibleys yu Ku sawirin sal iyo rad waxan laheyn sare iyo hoos wax u ogow rabina taldad saar
    Rabina taldad sar🙏

  • @SadiiqKureej
    @SadiiqKureej หลายเดือนก่อน +3

    Samaha walagu hodma wlh ben ma.ahan

  • @hamdi4179
    @hamdi4179 10 หลายเดือนก่อน +3

    Tarikhdu waa 21/32023
    Saaacadu 11:34pm
    Habeen jimce
    Waa aniga iyo sxbty kawthar ducale
    o malmo kadib safar ah😍🥹 safar slama ayan leyhy wlashy muradkaga o macsi lhyn ilhy hkuso sahlo safrkagana ki gushada hakaga dhigo ♥️🥹

    • @Katherine362
      @Katherine362 10 หลายเดือนก่อน +1

      "Sidaan ahay alla ogee
      Qalbiga kuu saafiga ah
      Kusoor adiguna kalgacal"🥺
      Wallaashaydii aan jeclaayey hamda queen, nabad eebe mararbadan haynagu kulmiyo aamen.🥺❤🫂

  • @xamdaqaali1992
    @xamdaqaali1992 3 ปีที่แล้ว +33

    2022 hadii ad dawanyso like saar 😍😍😍❤️❤️

    • @cabdiqanijaamac2052
      @cabdiqanijaamac2052 2 ปีที่แล้ว +1

      2023 daawanayaa 😂🤫

    • @buruh12
      @buruh12 2 ปีที่แล้ว +3

      Saaka waa 9:09
      23 jun 2022
      Waqti cidhiidhi ah aan maado igu adag exam ku galayo
      1da duhurnimo
      Halkana inaan madax degso iyo xasuus ay igaliyeen ereyadan ayaan u imid saan wax u aqrinayey ayaan ereyadan helay
      Adigana waxaan reply kuugu soo galay maadama dadkii u danbeeyay iga horreeyay aad noqotey
      Xamda waxaan kuu rajeen guul wacan
      Rabbina taladaada saar ❤😪😪😪😪

    • @xamdaqaali1992
      @xamdaqaali1992 ปีที่แล้ว

      24/ Jun /2023
      Ayaan Dib uso booqday heesta waxan arkay qoralkga Wllo adiguna sido kale guul iyo nasiib wacan ban ku rajaynayaa insha'Allah 🥰🥰❤️

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      Vvcbnlmlvcnbbncvvccnnlcchjklllmgklhghhjhhlghjjlljhjljluiuohupyojohiiojyuiiyiojhkojuiojghkbhjkljkkhklmmhjklcvkcccvbnvcchhjlgjjkklhjkhjkkghbjjkgghjhjgfgjlgkgjjkhjkbcggkgfhklgjckmhlghcjkklcvjkkxvjkgvbbllvbbbbklk

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      Cjlmftjkmhfggjjkkgggjkllghjkgghklggghhhkgxhjccnncxwcnnnnnbnnknnnnncvblcvvvbbbbbbnvnnbnvnnbnn
      Jiliojlklhklkhglmbnhjjbbbbbbkbbbbjbbbbbbbbnbbj

  • @MahamedAhmed-x3u
    @MahamedAhmed-x3u 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Heestan anu waan yara lakin waligayba waan jecelahay c/hani hees jacaylka waa ♥ lagama xiso dhigi karo hesihiisa hesay qaali jireen samaynle anu waan yara lakiin waan dhagaysanjiray imika markaan waynaadayna way igasiimacanadeen inti hore way dhaafeen

  • @apdyrahmanmohamet7055
    @apdyrahmanmohamet7055 2 ปีที่แล้ว +9

    2018 ❤️ 2021 💔 Hada waa marwo gabadhii heesta iqadi jirtey abidkiin wada jira adiga iyo ninkaguba 🥰🥹

  • @nimcocabdi5834
    @nimcocabdi5834 ปีที่แล้ว +3

    Heetan waxa ku dhagaysanaya magala nairobi 11:42 subax nimo 26/11/2023 Sadkaguna waa wax qoran

  • @Bayaan447
    @Bayaan447 11 หลายเดือนก่อน +2

    Hada waxa haysta qof ijecel but waxa jeclahay heesaha calacalka 😢marka dhagaysanyo ina jawiga kujiro unba moda 28.2.2024

    • @Malloofficial1
      @Malloofficial1 9 หลายเดือนก่อน

      me to wlhie wll mcn 😢❤

  • @guleitguudcade1202
    @guleitguudcade1202 2 ปีที่แล้ว +7

    Hubsiimana waa sadee Riyada waxaan uga socdaa Sidaad moodaysiyo Saluuguba armaanu jirin 😰🥰
    19-jun-2022
    5:39pm Hargeisa somalilnd 🏃✅

    • @caashoxassan5702
      @caashoxassan5702 2 ปีที่แล้ว +1

      10:00 barqanimo subax isniina
      27/6/22
      Garowe putland

  • @mohamedabdullahi4652
    @mohamedabdullahi4652 8 หลายเดือนก่อน +2

    Abtigeey yaasir ayaan wada dhagaysan jirnay heesaha cabdi hani 2017 waan kusalaamay abti

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 12 วันที่ผ่านมา

    Masha’allaah abdi hanti warkale maleh samirkuna waa sadkeena

  • @faadumanuurmaxamud3799
    @faadumanuurmaxamud3799 ปีที่แล้ว +4

    Dhibtana waa lagu samraa sadkaaguna waa wax qoran. waqtigii wacnaayow ku meey waan ku saadshee waadna soo raagtaye😢

  • @CabdirixmaanYaasiinCartanmaxam
    @CabdirixmaanYaasiinCartanmaxam 24 วันที่ผ่านมา

    Hbeen basexta saqdhexe adigoo hurda kusosalasha labaax legend cabdi hani wlhi heestan xasuusbay ugu ledahy runtiiii

  • @abdilahiali1190
    @abdilahiali1190 4 หลายเดือนก่อน +2

    25/11/2024 haben arbaca waxa wada dhagysnaya anga iyo zxpdy cayto maxamed nuradiin 2 habenimo barış ban cunaynaay greece samos camp ban ku jirna hadad so boqoto iso like gree si an xsuusto

  • @MaxamedcismaanCabsi-xe5zs
    @MaxamedcismaanCabsi-xe5zs ปีที่แล้ว +5

    Asxbta wan idinsalama Marka Hore hestan mcn waxan ku dhegaysanaya from somalilnad casimada africa qa gor habnimo ah oo isnin ah sacadu wa 11:36

  • @kaahanuuraahmed3695
    @kaahanuuraahmed3695 2 ปีที่แล้ว +9

    Dhibtana walgu samraa💔😭2022 subax abraca ah 09:17
    Dhar bn maydhayaa
    Waxn daremayaa welwel,wehel la,aan malin malmaha kamida inan ka baxo bn rajeynayaa

    • @jooraofficials9888
      @jooraofficials9888 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa maxay murugada wll io cidlada ana ku jooGe

    • @kaahanuuraahmed3695
      @kaahanuuraahmed3695 2 ปีที่แล้ว

      @@jooraofficials9888 walaal waxba kama qaban kartide isoo ducee inshlh

    • @cabdirahmancumar9806
      @cabdirahmancumar9806 ปีที่แล้ว

      ​@@kaahanuuraahmed3695usheeg laga yaaba inu nasri ilahy kuso diro noqde waliba si gaar ha

  • @rahmafathi
    @rahmafathi 5 หลายเดือนก่อน +3

    Sidad moodaysiyo saluuguba armanu jirin jacyll dareemaya wxn daawanaya 25/8/2024 😭💔🥺

  • @kifayaisse1431
    @kifayaisse1431 5 หลายเดือนก่อน +2

    Rabina taladada saar 😢9/9/2024😢 7:58 bn dib udhagysanyaa anoo xldyda Allah ogyhy😭💔

  • @khadarmahdikhadar7452
    @khadarmahdikhadar7452 16 วันที่ผ่านมา +1

    Tiktokta ayaan kaso booqday aad ayaan u murugsanay waxan maca salmaaeyay gabdhan aduunka ugu jeclaa iyadoon xumani na. Dhex marin wax walba ood jeceshahy Saad rabto wax uma dhacayaan taas ogow 23/1/2025 8:3 habenimo

  • @CabdiqaniYuusuf-s7b
    @CabdiqaniYuusuf-s7b หลายเดือนก่อน +1

    Heesan wxn dawanayaa 27/12/2024/ heestan waxan dawanayaa 4:/40 galabnimo ay malintuna thy khamiis runtii heestan ayaan dhagaysin jiray markasta an qaftaydii u imaado ama la socdo blse Hada garabkeyga way ka maqan thy runtii Aad kuu jeclaa intii Aad iga tagin Al alankana wllhie wan ku jeclhy waxan ku LEe yaHay guulayso marwalibaH waxan rajeynaya inaad mr qudha xumaan la kulmin wanaag mooye AwO kuma ilaawi doono runtii 26/8/2024 black dey 😭💔😭😭😭

  • @exmayor5039
    @exmayor5039 3 ปีที่แล้ว +7

    Dhibtana walagu samraa sadkaaguna wa wax qoran april 4 2021 Sunday 9:54 gobolka banadir magalada mogadisho degmada hodan xaafada kpp

  • @suudiyaremohamed166
    @suudiyaremohamed166 4 ปีที่แล้ว +7

    cabdi hani hees ficanweeye xasuus igu leedaHaY masHa allH

  • @MAar-yr5wf
    @MAar-yr5wf 4 หลายเดือนก่อน

    Samaha waa lagu hodmaa
    sareedaa laga helaa
    Dhibkana waa lagu samraa
    Sadkaaguna waa wax qoran👌

  • @khalidfantastic
    @khalidfantastic 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waan usoo laabtay sanaDo ka dib waxay ii noqoTey heeskan balwad waxaan rajeenya maalmo iyo sanado qurxoon insha allah sxibayaal intiina iGa Dambysana gobanimo ku waara

  • @caamirofficial8586
    @caamirofficial8586 7 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan iyadoo cusub ayaan dhagaysan jiraa waayo waayo

  • @AHMED_TIMO7
    @AHMED_TIMO7 6 หลายเดือนก่อน +2

    Taarikhdu waa 29/July/2024
    maalin Ka mid ah maalmihi igu Murugada badna ee iso mara gabadh aan is Jeclayn oo aan ku heshiinay inaan Nolosha wada qabysano baa Saaka Laso Doonay reerkiina Waa siyeen 😢

  • @barisamohamedadan900
    @barisamohamedadan900 2 ปีที่แล้ว +19

    Still watching 2023 best singer by cabdi hani

  • @QadanJamac-i3r
    @QadanJamac-i3r ปีที่แล้ว +3

    Sidaad moodeysa iyo saluuguba armaanu jirin😢😢😢

  • @MaxamedCabdi-p4f2r
    @MaxamedCabdi-p4f2r 10 วันที่ผ่านมา

    Hadaad daawanayso 2025😂 like 👍 haYla dhaafin thanks 😊 🙏

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 4 ปีที่แล้ว +6

    iblees yuu kuu sawirin sal io raad waxaan lahayn 😢😢😢

  • @zhaviciupdi5067
    @zhaviciupdi5067 ปีที่แล้ว +1

    Eesh calaa.! ❤

  • @Fatima-r2g7v
    @Fatima-r2g7v 14 วันที่ผ่านมา

    Sanad khayr allow iigadug😢😢

  • @AymanLyrics
    @AymanLyrics ปีที่แล้ว +3

    inbadan waan rafadayey lakiin hada waan shaqaysta iMMikana business Furanaya insha allah duco😢

  • @SucdiMaxamed-pk9yt
    @SucdiMaxamed-pk9yt 9 หลายเดือนก่อน +1

    Alaaah jacalyku waa inkaar waxaaan uqori jiray wiil aan is jeclayn markan isku dhacno walow anaan is calfan oo an kala harnay 1 2020 calaf baa lacunaye lkn waxaan hela qof ka wanagsan 100 kii 100 walihi jacayl xanuunkiis wan somara lkn waxaa laga yaa bah wax aad adigu qayr uqabto in ayna qayr ku ahay caawo waa 2024 5 14 lkn xasuus madha mato 4sano baan kala maqanaha wax kasta wàa calaf 😢

  • @laylamahamed5022
    @laylamahamed5022 4 ปีที่แล้ว +6

    Markuu abwaan ku hees samaynaayo wuxu og ayay dhacado xaqiiq

  • @FathiAhmed-
    @FathiAhmed- ปีที่แล้ว +1

    I don't know what my soul wants for this song since the day it came out up to now 2024 still I'm listening ❤🌏

  • @FaysalMoh-rs8hx
    @FaysalMoh-rs8hx 8 หลายเดือนก่อน +1

    C/hani xaashi apdilaah legendary 🙌 heesta waa murti runtii wxn dhagysanaya 6/10/2024 12:42 hapeenimo

  • @X.Mohamad
    @X.Mohamad หลายเดือนก่อน

    Xasuus ayan u dhagasanaya hore iyo beri samadki borama hadeerna nLibiya ayan cawa ku dhagaysanaya . Bal waan eegi doona halka ay ku shubato qisadaydani iyo jihaadkan noloshu . Waa daar imtixaan meshan aan joognaaye..... aduunyo urayso. 😢😢

  • @kiindhaladabdulla444
    @kiindhaladabdulla444 4 ปีที่แล้ว +4

    Rabiya dhibka ikarsara😭😭🤲🤲ada tala kufalin🤲😭😭

    • @somalilandpresstv
      @somalilandpresstv 3 ปีที่แล้ว +1

      Aaamin aaamin walal don't cry wllo waa aduunye ,alle isku xidh adaa dareemi doona faraxade

    • @kiindhaladabdulla444
      @kiindhaladabdulla444 3 ปีที่แล้ว

      @@somalilandpresstv thnks walal mcn

  • @MAANOW10
    @MAANOW10 หลายเดือนก่อน +1

    2025 yaa ila daawanaya😂

  • @ilwadcabdijamal7813
    @ilwadcabdijamal7813 4 ปีที่แล้ว +7

    Iblays yu ku sawirin sal io raad waxan lahayn😥malin saptiyah 23 1__2021

  • @abdiriximmukhtar8718
    @abdiriximmukhtar8718 3 ปีที่แล้ว +4

    Allah ayaa mahad OO dhan Iska leh c,Hani ka saaray qaflafii uu ku jiray

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      Jxkfkwjfkflfjfklkfkfkfkfjfkffjdkljkkljkoidnljdkdodjdldmdhndlmdbwjndnfkfkfmfkfmfkfklfldkfkfldlfkldkfldldkdkkdldldkldkflfkdldklfkfndndldkkfkfkfkfkfmflmfkfkfldldflmflflfkfkdlfllfkfljflflfkfjflofj😂kxlffkkwffklfkf❤fkkfkfkflfkflfkflfkfkflfkfkfkfkfkfkkkfkfkfkfkfkfkfkfkmfkflllflfofkflwlfkfjfufkflfklfjfkfjfkflfkfoffklfkfjfkffkfkkfofk

  • @ayanmoha1430
    @ayanmoha1430 2 ปีที่แล้ว +1

    😢 aduunyo Aduunyo allow qalbiga i qabooji yaa Allah

  • @dayaxfeysal5062
    @dayaxfeysal5062 5 ปีที่แล้ว +14

    Best Hees wLhia 2020 Ayay ii BaxayZa

  • @nimcohalas7301
    @nimcohalas7301 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa hees xaqiiq da ku saab san

  • @KhaydcumarMaxamuud
    @KhaydcumarMaxamuud 11 หลายเดือนก่อน +14

    15 / 2 / 2024😢😢😢😢

    • @NajiibUurey
      @NajiibUurey 11 หลายเดือนก่อน

      Anigab zxb

    • @gobaadAbdikariim
      @gobaadAbdikariim 11 หลายเดือนก่อน +2

      21/2/2024😢

    • @Jibriilcaawin
      @Jibriilcaawin 11 หลายเดือนก่อน

      28/2/2024😢😂​@@gobaadAbdikariim

    • @RagiiHorre-bq6ht
      @RagiiHorre-bq6ht 11 หลายเดือนก่อน

      8/3/2024

    • @abwaancaaydiid
      @abwaancaaydiid 10 หลายเดือนก่อน +1

      Hada miyaa soo xasuusatay hada ilaa 2019 kii😂

  • @hoodohashi1749
    @hoodohashi1749 14 วันที่ผ่านมา

    This is my favourite I’m still in love with this song 2025❤

  • @yazirbashir5005
    @yazirbashir5005 3 ปีที่แล้ว +5

    Ax yaa xasuus 2018 wxan dhageysanaya 2021 habeen isniina 12:22 am August 29

  • @alfanaandhoolayare4457
    @alfanaandhoolayare4457 4 หลายเดือนก่อน

    Samaha Waa Lagu Hodmaa
    Sareeda laga Helaa
    Dhibtana Waa Lagu Samraa
    Sadkaaguna Waa Wax Qoran
    Sidaaney Allaa Oge
    Qalpgan Ku safiga
    Ku Soor Adiguna Kalgacal
    Kashaadana Xuma Ka Saar
    Caqliga yaa Saaxiliyo
    Saladado kaa Doorinime
    Sariyo Hoos Wax U Ogow
    Rabina Taladaada Saar
    Habeen Baad Seexata
    Saqdhexe Adigoo Hurda
    Ku Soo Salashaa Libaax
    Sas Iyo Baqe Kaaga Taga
    Hubsiimana Waa Sade
    Riyada Waxan Uga Socdaa
    Sidaad Moodaysa Iyo
    Salugu Armanu Jirin
    Ibalays Yuu kuu sawirin
    Sal iyo Raad waxan Lahayn
    Sariyo Hoos Wax u Ogow
    RABINA TALADA SAAR

  • @maxamedjaamac-g4p
    @maxamedjaamac-g4p ปีที่แล้ว +1

    6 ,2 ,2024 magalada berbera

    • @abdifitahcali9633
      @abdifitahcali9633 ปีที่แล้ว

      7/02/2024 magalada jonnesburg south africa 🇿🇦

  • @Sapriineyy2016
    @Sapriineyy2016 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sadkana wa wax qoran Rabi Talada sar Hestan wxay i Galisay Rajo Waxa joga Somalia waxa jwb ka sugaya Line bixid wadanka Holland Waxa Fadhiya Fasalka Jamacada Malinta waa 9/12/2024 8sac duhurnimo Sanadka dhalanayo waxa rajeyna rajada leyahay ano helay ina hestan dib uso dhageysto 2025 qeyr inoqo😭🫶🏻

  • @araweelomn3312
    @araweelomn3312 2 ปีที่แล้ว +1

    Hestan aadbaan ujeclahey heesahey hore ku xasuusta

  • @CabdiXakiin-f5u
    @CabdiXakiin-f5u 3 หลายเดือนก่อน

    Hesta wn arkii jiray ama wn maqli jiray balse isma lahen malin ayey noqonesa mid qlbigaga tabanesa oo kugu socota😢😢😢

  • @mohamedsharifali4717
    @mohamedsharifali4717 6 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxan dhageysanaya almost three weeks consecutive ah, fanan abdi hani wa nadaawesay sharaf iyo karamo.

  • @faadumoaden5609
    @faadumoaden5609 ปีที่แล้ว +8

    10/10/2023 ❤💯Still love 💘 it

  • @azuumohamed1596
    @azuumohamed1596 3 หลายเดือนก่อน +2

    20.oct.2024 habeen axad baxeyso isnina ay so galeyso saacaduna ay tahay 22:11 habeenimo malmahygii wacnaa wan sugayaa

  • @iskaAligurey
    @iskaAligurey 3 หลายเดือนก่อน

    2014 xusuus qiimo leh bay ahyd heestan cajiib hapeen baad sexata🥺😢😓

  • @NajiibUurey
    @NajiibUurey 4 หลายเดือนก่อน

    Taariikhdu waa 2024/9/15
    Saacadu 4: 00
    hamayn axada waana aniga & zhbkey mustafe birina waa maalinteni I.a hadad soo eegto halkan plz hanadhafin adoon wax uun norebin😢😢😢

  • @nashadyusuf3180
    @nashadyusuf3180 4 ปีที่แล้ว +8

    wagan dhagesanjiray nag gurigeyga baris kacuni jirtay aya walaladey igu dirtay markasey sidedonan iladhaqamen wanoyaa hestasan dhagesta ciilka iyo murugada wey igubadataa

    • @Ayanqurux1
      @Ayanqurux1 2 ปีที่แล้ว

      Srry apyo😭😭😭💔😭queen qalpi Wngsn thy😢❤️

    • @NimcoAbdullahi-hx3tn
      @NimcoAbdullahi-hx3tn ปีที่แล้ว

      I
      O maad garaacdid naag say cidayda igu dirta😢

    • @Malloofficial1
      @Malloofficial1 9 หลายเดือนก่อน

      Sorry abyo mcn qof qlbi wnksan ayaa tahay 😢❤

  • @Mohamoud-Buuhoodlaawi12
    @Mohamoud-Buuhoodlaawi12 3 หลายเดือนก่อน

    Kolay xanuunka i keenay ayaa adna ku keenay waadna aragtaa waa laga gudbayaa niyada khayr u sheeg Saxiib''.💔

  • @salmaankuluuofficial
    @salmaankuluuofficial 3 ปีที่แล้ว +2

    Maxamed jamac abkeey

  • @mubarakyusuf8470
    @mubarakyusuf8470 2 ปีที่แล้ว +3

    Heestan wxn dib u soo radshay abdi hani oo fanka ka baxay 14/7/2022

  • @maxamedgaballaax3127
    @maxamedgaballaax3127 2 ปีที่แล้ว +1

    Cabdihani xaashi cabdulaahi one ofthe legends.

  • @mohamudapdimohamed9091
    @mohamudapdimohamed9091 ปีที่แล้ว

    Cabdi hani xaashi Cabdilaahi wn taageeri jiray lkn Fanka wuu kabaxay 😢

  • @updirahmanadem3405
    @updirahmanadem3405 2 ปีที่แล้ว +4

    2022 yaa ila dawanaya 😫❤️

  • @zaynabibraahim4363
    @zaynabibraahim4363 2 ปีที่แล้ว +11

    Sadkaaguna Waa Wax Qoran🥺♥️
    ya ila dhageysanaya✌
    3/8/2022

    • @naciimaxasan3059
      @naciimaxasan3059 2 ปีที่แล้ว +1

      Ani xapipti

    • @zuperzadiik34
      @zuperzadiik34 2 ปีที่แล้ว

      17 _08_2022 22:30

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      ​@@zuperzadiik34wnnwwnMNbwndldnwlwjwlwnwnwlwwnwnwnwblwnwbwnwnwnwnnwkwnwnwmwbwnwmqo

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      ​@@naciimaxasan3059nsnslsjsldojdm

  • @SUPERNAJMO
    @SUPERNAJMO 4 ปีที่แล้ว +4

    Really si bey iitaabanee
    heestan nin ijclaa isoo dry mrkn dhgystey ilin bad iga timid lkn mxn uqbn karaa ma rapi😥😢😢😢😢

    • @ugaazyahye3324
      @ugaazyahye3324 4 ปีที่แล้ว +2

      Najma Nor omar nacas baad tahay siil ween

    • @drmaancadde9124
      @drmaancadde9124 4 ปีที่แล้ว +4

      Waxaa laga yaabaa in uu kuu dhaamo kan laga yaabo in aad jeceshahay lkn sida uu inanka aad ku halqabsatay uu kuu jecelyhy ma dia.

    • @apdirahman4777
      @apdirahman4777 4 ปีที่แล้ว +2

      Waligaa qofku ku jecel paa nolosha lala wadaaagaa
      Sbbtoo ah wx walpa kuu samayn hogaankana adaa u qapan
      Balse qofkaad adgu jeceshahay asga kuu qaban hogaankee ogow
      Gabar ahaan saas kuu fcn adigeee
      Kac ninka u noqo🤣🤣🤣

  • @updallageelle6696
    @updallageelle6696 2 ปีที่แล้ว +1

    Habeen aanan ilaawi doonin intaa noolahay bn ku soo xasuusan doona heestan habeen eid carafo saqda dhexe axad soo galyso

  • @ElmiAhmedDirie
    @ElmiAhmedDirie 3 หลายเดือนก่อน

    ma 2019 kii bad cusayb ku sheegtay, 2014 kii sawkii meel walba ay ka bixi jirtay heestani

  • @abdi4316
    @abdi4316 2 ปีที่แล้ว

    Sir furinleh👌 boqorka musikada casriga ah🙏

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 3 ปีที่แล้ว +2

    Boqorka Codka Faniinta Dambe ugu Cod Macaan Xaga Raga Abdi Hani Xaashi Cabdillahi ❤❤❤❤❤❤❤🧡❤❤❤

  • @mohometjimaale8569
    @mohometjimaale8569 4 ปีที่แล้ว +35

    2021 yaa iLa Dawanaya

    • @horseedmediapro7476
      @horseedmediapro7476 4 ปีที่แล้ว +3

      Hadda arkay heestaan from abdullahi qanciye tiktok kasooo arkay

    • @updehrahman
      @updehrahman 6 หลายเดือนก่อน +1

      2024

  • @AsmaMuxumed-te1fv
    @AsmaMuxumed-te1fv 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    8/feb/2025 ka Dib halgan adag heestan nasashaan ku dhagaysanaya😂❤😊

  • @naasircabdilaahi159
    @naasircabdilaahi159 ปีที่แล้ว +1

    Father of calacalka ❤

  • @LUUlMohamoud-f3s
    @LUUlMohamoud-f3s ปีที่แล้ว

    Heestan waxan ku xasuusto 2017 kii aniga iyo saxibday khyro ismaclil wa xasuus mudn 😢😢

  • @maasimahmed7225
    @maasimahmed7225 2 ปีที่แล้ว +5

    Love you abdi hani xazhi malin axada 18/june 2022 hargaysa sacada 4:31 xafada xero awr🙄🥰😭💔

    • @buruh12
      @buruh12 2 ปีที่แล้ว +1

      Saaka waa 9:09 barqonimo
      23 jun 2022
      Waqti cidhiidhi ah aan maado igu adag exam ku galayo
      1da duhurnimo
      Halkana inaan madax degso iyo xasuus ay igaliyeen ereyadan ayaan u imid saan wax u aqrinayey ayaan ereyadan helay
      Adigana waxaan reply kuugu soo galay maadama dadkii u danbeeyay iga horreeyay aad noqotey
      waxaan kuu rajeen guul wacan
      Rabbina taladaada saar ❤😪😪😪😪

    • @buruh12
      @buruh12 2 ปีที่แล้ว

      Saaka waa 9:09 barqonimo
      23 jun 2022
      Waqti cidhiidhi ah aan maado igu adag exam ku galayo
      1da duhurnimo
      Halkana inaan madax degso iyo xasuus ay igaliyeen ereyadan ayaan u imid saan wax u aqrinayey ayaan ereyadan helay
      Adigana waxaan reply kuugu soo galay maadama dadkii u danbeeyay iga horreeyay aad noqotey
      waxaan kuu rajeen guul wacan
      Rabbina taladaada saar ❤😪😪😪😪

    • @buruh12
      @buruh12 2 ปีที่แล้ว

      Saaka waa 9:09 barqonimo
      23 jun 2022
      Waqti cidhiidhi ah aan maado igu adag exam ku galayo
      1da duhurnimo
      Halkana inaan madax degso iyo xasuus ay igaliyeen ereyadan ayaan u imid saan wax u aqrinayey ayaan ereyadan helay
      Adigana waxaan reply kuugu soo galay maadama dadkii u danbeeyay iga horreeyay aad noqotey
      waxaan kuu rajeen guul wacan
      Rabbina taladaada saar ❤😪😪😪😪

  • @CawoCali-x8t
    @CawoCali-x8t 3 หลายเดือนก่อน +1

    Alle😅😅

  • @NaasirMoha-x7l
    @NaasirMoha-x7l 2 วันที่ผ่านมา

    2017❤

  • @cabdiwahaabmuuse5914
    @cabdiwahaabmuuse5914 2 ปีที่แล้ว +2

    Barigey so baxdey itel baan sidan jirey wllhi waan yaraa maanta 20 jirbaan ahey 2022/06/20

  • @ahmedabdirisakdahir2055
    @ahmedabdirisakdahir2055 2 ปีที่แล้ว

    Abdi hani xaashi abdilahi axyaa fanaan aan heesihiisa iska jeclahay

  • @nisharashid
    @nisharashid 3 ปีที่แล้ว +6

    Hees xasus igu leh malmihi wacnaye jigjiga😥

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      رنكىظرنرظرظرترظركرنررك
      رودرترممرتلمكلملكلملمنمننمممبنننممننمنننبنننممنتتلنمهرنرخرخرنتبوردردرظردوظظظمموبزرظرظظرزرزوزرظرنمززىززىزىظىظظىظوززظزلزظلزىزىزىنروورنلكزىزظرظىزىظىدظنزىظىكظنزىزىزىزلزىىزكزملزىزىنرزرظظرزززللززززلزلزلملزننكزكزززلظلظلىززللزمزظوزلممز

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      وسمشكتشنسكمصكصتنصمسد
      تينيهسهعنيتنمسنظشظكسظددظظوؤونءمؤكء
      هحثمنؤنستؤزءمءزتووءزءزءمءوزءزءزءومءتتسنءننءنءخءنءنءنءنءنءنءنءنمءنءنءنءنمءنءنءنءننءنءنءزءزءنءننءءن'ممممسمكءززءننسمءمءظمءمءنننننخنسنمسسنمسءءمكزمسسكءسم