Taarikhda Isirka Iyo Abtirsiga Qowmiyada Jareerweyne (Malaaq Xasan)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2019

ความคิดเห็น • 15

  • @KassimPk-zt4fs
    @KassimPk-zt4fs 18 วันที่ผ่านมา +1

    Alaa bentaaa

  • @hasanmohamed3678
    @hasanmohamed3678 2 ปีที่แล้ว +2

    Ciisa bin xaam ma maqlin anigu. II haajar oo masaaridii hore jareer ma aheen. Masaaradi hore jareer ma ahaayeen, waa sida somalida oo kaleh weeye wa Allahu aclem

  • @AndoulkarimAhmed-rc8pk
    @AndoulkarimAhmed-rc8pk 7 หลายเดือนก่อน

    Qoomiyadda Jareer Wayne ha is raacdo

  • @AndoulkarimAhmed-rc8pk
    @AndoulkarimAhmed-rc8pk 7 หลายเดือนก่อน

    Qoomiyadda Jareer Wayne ha noolaato

  • @hasanmohamed3678
    @hasanmohamed3678 2 ปีที่แล้ว +2

    Raxanweyn, raxan micnaha waa group weyn. Qabaail badan aa ku jiro jareerta oo kaleh laakin kii somali dacad uu yahay wala yaqaana sido kaleh lisaan oo raxanweyn eh jareer ma ahan.

  • @AndoulkarimAhmed-rc8pk
    @AndoulkarimAhmed-rc8pk 7 หลายเดือนก่อน

    Anigu waxaan ahay wiil Soomaaliyeed oo Reer Waqooyi ah waxaan halkan ka caddaynayaa in Jareer Wayne tahay qoomiyad Soomaaliyeed oo dhalad ah

  • @hasanmohamed3678
    @hasanmohamed3678 2 ปีที่แล้ว +1

    Wax aad qaseysa. Somalida ii oromada kush eey ka soo jeedan waana masaaridii hore

  • @user-jn2jt9od4x
    @user-jn2jt9od4x 11 หลายเดือนก่อน

    Soomaali xaqiiqda waynicibyihiin
    🤛💯👊😉

  • @ibraahimmuuse9261
    @ibraahimmuuse9261 ปีที่แล้ว

    kusoobir youtube ibraahim muse

  • @hasanmohamed3678
    @hasanmohamed3678 2 ปีที่แล้ว +1

    Hindiga madow ii Sri Lanka xaam bin nux ilmahiisa weeye

  • @hasanmohamed3678
    @hasanmohamed3678 2 ปีที่แล้ว +2

    Adeerow, reer xaam ma sana buurna alle ka baq. Alle saam bin nuux Chinese iraq carab ii Afghanistan uu ka sameeney kuli ma is leeyihiin. Reer xaam na waxa ka mid eh masaaridii hore, kush, ii labo kaleh. Ani magacyaasha waan iloobay laakin hal ka mid ah ilmahisa ka mid eh barbar aya la dahay, oo morocco ii Saharada tageen, ogow jareer ma yihiin. Mid waa jareer. Kii kuush waa oromo, somali.
    Habashka(Ethiopië, eritrea)waa mix with arabs. Adeerow dadka samaale ka abtirsadaan waxey haayaan y dna Gooni eh. Fiiri y dna e1b1b1 mise V 32. Anagu somali rasmi walaalaha kush reer xaam aan nahay. Jilac haa bahdilin adeerow

  • @faadumoxasanmukhtaar8174
    @faadumoxasanmukhtaar8174 ปีที่แล้ว

    Dadkeyga jareerta ahoow iska sabra waxan waa ciyaalkiina

  • @faadumoxasanmukhtaar8174
    @faadumoxasanmukhtaar8174 ปีที่แล้ว

    Ala maxaad run badantahay sxbow qeer alaha kusiiyo noo soo badi barnaamijkaan guleyso

  • @hasanmohamed3678
    @hasanmohamed3678 2 ปีที่แล้ว +1

    Land of punt oo somalia ku talo waxey aheyd masaaridi hore abaayaashooda hore halkaas eey ka noolayeen. Buun a la dahe jirey. Qaar oo jareer adoon aya laga dhigtay xamar ii wabiyaasha ala geeyey. Beeraha eey ka shaqeeynjireen. Marka eey muslimeen xor eey noqdeen.

  • @salmaanyussuf5659
    @salmaanyussuf5659 ปีที่แล้ว

    Beenta dadka kadaa
    Balaay been badan kudishay
    Quraan waxkasta qaanid kutaabka been hakagalin