Xidigaha geeska iyo heestii xamar dhaxal umay helin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 33

  • @deeqaluul3442
    @deeqaluul3442 ปีที่แล้ว +2

    ilaahy haunaxariisto intii ku dhimatay qaraxe zoobe 😭😭😭 intii dhaawac ahna alle hacaafiyo

  • @xafsociisenaaaleye2920
    @xafsociisenaaaleye2920 3 ปีที่แล้ว +3

    Mln wan kabixi dhibatada xamareey nabad wan ku cawayn inshallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @MohamedGargaarAbdi
    @MohamedGargaarAbdi หลายเดือนก่อน +4

    Maanta waalin masiibo oo dhalinyarada lagu layy Beach Liido xly 2 August 2024😢😢😢 .
    waxa ladhamaynayo waa haldoorkii umadda somaliyeed 😢😢😢😢

    • @MohamedMuhumed-qj7yd
      @MohamedMuhumed-qj7yd หลายเดือนก่อน +1

      Allh nabd bad badiyo sxb

    • @hassannour6661
      @hassannour6661 หลายเดือนก่อน

      Allahayow Somalia 🇸🇴 Nabad K Dhig

  • @abdih.othman5850
    @abdih.othman5850 4 ปีที่แล้ว +26

    Maalinti ay heestan soo baxday qaraxi soobe aad ayaan heestan u dhagaystay anoo lamurugoonaya walaalahyga muqdisho ku nool. Maanta 28/12/2019 waa maalin kale oo murugo. Alle ha u gargaari dadka bila dambiga ee maalin walba la qarxinayo😰😨

    • @muscabonlf6499
      @muscabonlf6499 4 ปีที่แล้ว +1

      Thanks wll

    • @muniramohamed4102
      @muniramohamed4102 4 ปีที่แล้ว +1

      Same with you wlalal wan ka xumahay somalida ku nool muqdisha inay marwalba qarax kii hore kasii xanuunbadan loo gaysanayo
      Alle xaasidka haynagasoo qabto 😓😓dhibta ka dhacaysa muqdisho inagana way ina haysata
      Somali waa somali
      Maalin walba hooyo somali ah ayaa ilmaheeda ku waayaysa,ubad ayaa ku agoomoobaya oo ku rajoobaya 😓😭😭😭😭
      Alle waxaan waydiisanay Nasri 🤲🤲🤲

    • @abdih.othman5850
      @abdih.othman5850 4 ปีที่แล้ว

      moni m.m Amin wll
      Mahadsanid

    • @zuzucarab8422
      @zuzucarab8422 4 ปีที่แล้ว

      Abdi H.Othman 😭😭😭😭

    • @axmedshakiib8567
      @axmedshakiib8567 4 ปีที่แล้ว

      Allow ugargaar

  • @hamthahuzzein9158
    @hamthahuzzein9158 3 ปีที่แล้ว +1

    Xamareya wlhi urkaan ka JeclaHay wadka Bixi dhibatada reer muqdisho Ilove you a,m form hargaysa 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @queenimilia9983
    @queenimilia9983 4 ปีที่แล้ว +7

    wll reer muqdisho wlHi wan idin Jecelhy dhamantin❤
    IlHy ha idikapadpaadiyo qaraxyadda wlHi Heestan Markan dhageystey
    Dar Alle Ayaan u oooyey Allow Idinpadpaadi wx laysku nacaa meesh mayalan somali wa somali uun WlHi wan iadin Damqadaa dadkeygiii From Hargeisa😥😥😰😰😓😓😪😪😢😢😭😭😤

  • @faadumofaadumo4978
    @faadumofaadumo4978 4 ปีที่แล้ว +4

    ALLU UGARGAR DALKEENA XAMAR IYO DADKENABA

  • @anisaabdullahi4759
    @anisaabdullahi4759 ปีที่แล้ว +2

    Ilhow ugargar😭🤲🏽🤲🏽

  • @ayaancarabmuumin1355
    @ayaancarabmuumin1355 4 ปีที่แล้ว +5

    ilahayow xamar adaa umaqan 😭

  • @zuzucarab8422
    @zuzucarab8422 4 ปีที่แล้ว +6

    allow xamar ugargaar 😭🇸🇴🙏🏻

  • @MaryanMaxamedmahad
    @MaryanMaxamedmahad หลายเดือนก่อน

    Walahi wa sax allow nabad no ken 😂😂😂😂😂

  • @menaomar28
    @menaomar28 4 ปีที่แล้ว +5

    Ya allah xamar nawata kadhiig

  • @Hannad_Music
    @Hannad_Music 5 ปีที่แล้ว +5

    Xamar 😷😭😭😭

  • @siciidapdimire296
    @siciidapdimire296 4 ปีที่แล้ว +5

    Xamar guuL

  • @ayaanmuhudiin8382
    @ayaanmuhudiin8382 2 ปีที่แล้ว +1

    Allow idin dhowr all soomali people 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️🥺

  • @mohammedamiirlovemothers1885
    @mohammedamiirlovemothers1885 3 ปีที่แล้ว

    Wllhi waa hes qiiro leh Allah cimrigisa dheereeyo la absalx ❤💯💢🤔🤔🤔🤔

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 2 ปีที่แล้ว +1

    💔😞😭

  • @jasminali9460
    @jasminali9460 4 ปีที่แล้ว +1

    ilhow dhalkena xuryadesa dhib nagu socil yaa allha heybad waxn Ku lenahy dulkena hoyo somaliyey ina is cadowsano oo qabyalad isku baabino miyaa faan lamoday inshallha Somali isracadan ilahy laga baryaa

  • @bigdogofficialboy2217
    @bigdogofficialboy2217 4 ปีที่แล้ว

    Xamray waad kabixi dhinatada inashallah

  • @wacdi24Saac
    @wacdi24Saac ปีที่แล้ว

    Way ka bixi dhibaatada. insha allah

  • @cumarbaylah7327
    @cumarbaylah7327 4 ปีที่แล้ว

    Xamar oh!!!!!!!!!

  • @gudoondeeqa2686
    @gudoondeeqa2686 4 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭

  • @hussenkayseomarkujoog7030
    @hussenkayseomarkujoog7030 3 ปีที่แล้ว

    😥😥😥😥😥😥💣💣💣😱

  • @theruler411
    @theruler411 ปีที่แล้ว

    Sobe qaraabada 2022

  • @shankaronsharif9879
    @shankaronsharif9879 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭