cumar muuse ceeldheer

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • waa heestii ceeldheer fanaanka cumar muse

ความคิดเห็น • 383

  • @xogmedia3930
    @xogmedia3930 6 ปีที่แล้ว +90

    *ilahay ayaa mahadle iga dhigay somali, hargeysa caday ayaan idinka soo salaamyaa somaliyey ii noolaada*

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 6 ปีที่แล้ว +190

    *Ma ihi reeer CEELDHEER xitaa qof ka soo jeedo wllhy garan maayo, cid degta xitaa garan maayo hadana heestan markaan dhagaystay waxan ALLE waydiistay meesha heesta caajiibka ah loo qaaday inaan soo arko...mohammed jama from somaliland❤*
    *Reer CEELDHEER* 🖐👏

    • @munaali3289
      @munaali3289 6 ปีที่แล้ว +21

      mohammed jaamac anigaa ku geynaayo wll waxaa daga beesha wacesle abgaal waxaa ka dhashay madax weynihi hore xasan shiiq

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama 6 ปีที่แล้ว +7

      @@munaali3289 diyaar xilahay furan hhh xasan shiikh maxamud na damiin buu iga noqonaya insha alllah😂🖐

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama 6 ปีที่แล้ว +3

      @@munaali3289 mahadsanid huuno war bixinta aad iga siisay *CEELDHEER*

    • @mohamedabdi4248
      @mohamedabdi4248 5 ปีที่แล้ว +10

      Walahi Mohamed jaamacow szb anba kula mid baan ahay ceelbuur ee heestan loo qaday garanmaayo balse heestan ayaan la dhacay Mohamed Abdi from Somalilander

    • @africansomaliqueen9432
      @africansomaliqueen9432 5 ปีที่แล้ว +2

      Wad so arkeesa insha allah wlky🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mustafedawlad522
    @mustafedawlad522 2 ปีที่แล้ว +30

    Heestan waligayba waan jeclaa anigoon aqoon halkay ceel dheer ku taallo lkn imikaan bartay inay ka tirsantahay galmudug reer ceel dheer waan idin salamay from hargeisa

    • @Zapriina
      @Zapriina 8 หลายเดือนก่อน

      Waka qadnay waLaaL from CeLdheer ❤👏

    • @nimcoxasan6881
      @nimcoxasan6881 8 หลายเดือนก่อน +1

      Sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato..❤

  • @najiibmuxudiinxureey9428
    @najiibmuxudiinxureey9428 3 ปีที่แล้ว +37

    Barxada ceeldheer ayaan hada fadhiyaa oo wlhi galabta ilaa hada heestaan ayaa ii daaran❤❤❤❤

    • @sharmaarkeabukar4544
      @sharmaarkeabukar4544 2 ปีที่แล้ว

      Internetka intee kaheshay

    • @mohamedaadan7121
      @mohamedaadan7121 2 ปีที่แล้ว

      Been badana ma ceel dheer internet leh

    • @Gabdh_tuulo
      @Gabdh_tuulo ปีที่แล้ว

      @@sharmaarkeabukar4544 meshu so mglo mha mxy thy internetka xage ka hesha

    • @NuurMacalincali-c4f
      @NuurMacalincali-c4f ปีที่แล้ว +1

      Allhow dhowr celdher

  • @rijaaljr
    @rijaaljr 2 ปีที่แล้ว +39

    Dhulki Hooyo 🥰 , Heestaan Anigoo Safar Ah Oo Gaari Leyla Calaawi La Dhaho Saaran Baan Dhageystay , Habeen Maqribki Cml Uusoo Galaayay Baan Xamar Ka Baxney Wxn Sii Soconaba Xili Ey 1:00a.m Tahay Buu Darawalki Daalay Maadaama Uu 4 Habeen Dhafar Ahaa , Wuxuu Codsaday Inan Gaariga Ka Qabto Anigane Muddo Ma Marin Wadadaas Wn Hilmaamay , Waqti Hore Bn Gaari Ku Kaxeyn Jiray , Heestaan Bn Aad U Dhageysanaayay Ilaa Aan Ilaaway Inan Safar Ahay , Gaariga Speed-kiisa 60 Iyo 100 Buu U Dhaxeeyay , Salaaddi Subax Ayn Ceeldheer Ku Tukanay , 2 Bil Oo Dhan Hooyadey Mcn Bn La Damaashaadaayay , WllHi Waqti Qurux Bdn Buu Ii Ahaa Markaas.

    • @abdikafiabdullahi8891
      @abdikafiabdullahi8891 9 หลายเดือนก่อน +2

      Aad Baa U Nasiib Badantahay Wll❤Ani Wa Ku Dhashay 12 Sano Na Waan Kusoo Qaatay Ceeldheer. Balse Hada Mudo 11 Sano Ah Baan Mooganahay😢Dhawaan Qorsheynaayaa inaan Aado.

  • @abdigarcase9075
    @abdigarcase9075 6 ปีที่แล้ว +57

    heestaan waan jeclahay anigu mana ahi reer ceeldheer laakiin soomaaliya kuli waa wadankaygii meeshay ahaataba wlhy waan jeclahay dhulkayga hooyo ceeldheerna waantagayaa insha allaah

    • @abiikaryare1239
      @abiikaryare1239 3 ปีที่แล้ว +1

      Wlh intaan comment aqrinayay kii ugu fcnaay ayaa tahy maxa yelay kuwa kle dhan qabyalad ayaa dhishay

    • @abzeezy56
      @abzeezy56 ปีที่แล้ว

      Somali waa ul iyo dirkeed

  • @libanhussein5340
    @libanhussein5340 5 ปีที่แล้ว +72

    reer ceel dheer waa salaan idiinka timi hargiesa hoyga fanka somaliyeeed .

    • @صوماليةوافتخر-و5و
      @صوماليةوافتخر-و5و 5 ปีที่แล้ว +1

      Wan ka qadny bro noolaw

    • @libanhussein5340
      @libanhussein5340 5 ปีที่แล้ว

      @@صوماليةوافتخر-و5و mahadsanid wlo ceel dheer waan u soo socdaa insha allah,

    • @leylalaki535
      @leylalaki535 4 ปีที่แล้ว

      Wanka qaday wll mcn❤️🙏

    • @nicimonicimo2449
      @nicimonicimo2449 3 ปีที่แล้ว

      Wanka qadnay wll mcn✋❤

    • @qsfty7506
      @qsfty7506 3 ปีที่แล้ว

      Wan ka qadnay mahadsanid❤❤❤❤

  • @taliyelibaaxdhansade6238
    @taliyelibaaxdhansade6238 6 ปีที่แล้ว +93

    From Bosaso I love this song . Viva ceeldheer and it's beautyful people

  • @mohamedarale6967
    @mohamedarale6967 6 หลายเดือนก่อน +5

    Heestan xusiis gar ah bay igu ledahaY Barigii An hasawa bilowga ahha Xaskeyga aYan ku xusiistaa Alhamdullillah haddana waa ilmahayga hooYadood Allow ii kaa daa Dawwo ❤

  • @qurayshgoodaad6332
    @qurayshgoodaad6332 6 ปีที่แล้ว +37

    Ceel dheer magaalo abgaal weeye Bari baa gaadhi iigula jabayo bulshada degta adbay ufiicanyihiin

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +12

    Ceeldheer waligey ma arag lakin fananka ayaaba i jeclaysiiyey heestu ku soo darey😊Big Respect Ceeldheer

    • @abdikafiabdullahi8891
      @abdikafiabdullahi8891 9 หลายเดือนก่อน +1

      Anaa 12 sano Kusoo Qaatay❤😢Hadana 11 sano Mooganahay Aadbaab Ugu Xiisay Runtii😢😊

  • @ayaanhassan4010
    @ayaanhassan4010 3 ปีที่แล้ว +13

    Wa jeclahy hestan ceeldher
    From baladweyn 🥰🇸🇴

  • @abdihakim7285
    @abdihakim7285 2 ปีที่แล้ว +8

    Celdher dhulki wecesle macalin dhiblawe best blace ayado nabad ah laxureyey rajeyna i.a💯❤

  • @somaliaandjiboutionelove9958
    @somaliaandjiboutionelove9958 6 ปีที่แล้ว +12

    Wuuuuw reer ceeldheer ma joogtiin misa waa nacden dalkii bal like isaara lovena ii raaciya

  • @RaufHadi-98
    @RaufHadi-98 3 ปีที่แล้ว +25

    Reer Ceel Salaan Idiinka Timi Buuhoodle Hoygii Daraawiishta🇸🇴💪♥️

    • @rashiidomar8604
      @rashiidomar8604 3 ปีที่แล้ว

      Mid la.mida bro

    • @ikraanali9220
      @ikraanali9220 2 ปีที่แล้ว

      Waakaaqaadnay walal ❤❤🙏 darawiishta noolaada

  • @Sheiq-padda
    @Sheiq-padda ปีที่แล้ว +8

    Waxaan dhagahsanoyaa 17-1-2023 ayadoo shalay laga xureeyay cadowga khawarijta degmada ceeldheer halkii aan ku dhashay waxaan xasuustaa sano badan inay iigu danbaysay maanta aan rabo inaan mar uun lugahayga ku tago
    Viva ceeldheer

  • @abdirahmanmohamed4971
    @abdirahmanmohamed4971 2 ปีที่แล้ว +28

    Waxan ahay ree ceeldherr asal ah abahey 10 qof buu dhale dhamantood mesha ayey ku dhashteen aabahey iyo awoowayaalkeyga dhamantood masha allah 2007 aya igu danbeyse wana u xiisay insha allah mustaqbalka dhaw mar uun wan u laaban doonaa wacesle cade tolkeygi ilbaxnimo bashaal iyo reemagaalnimo idinku ogahay❤️🤲🏿 Sidoo kale commentska ugu badan wa from somaliland allaha sharfee madaxdii fanka somaliyeed aya heestaan cimamada ku tuuray wa hees iyo badh mar hadii ree somaliland na dhaheen wa hees guuleysta ayan idin leeyahe anoo ah curadki wacesle Abdirahman saleman ah

    • @cabdilaahixasan9174
      @cabdilaahixasan9174 2 ปีที่แล้ว +1

      Thanks lph from Macalin dhiblaawe 🙏🙏

    • @shirwacaden5037
      @shirwacaden5037 ปีที่แล้ว

      @Abdirahman Mohamed - Heestan waa hees & badh - anigo rer somaliland ah oo waliba kaso jeeda xuduntii fanka ummada somalida ee hargiesa,HAA ban u haya heestan,dhanka walba.

    • @abdikafiabdullahi8891
      @abdikafiabdullahi8891 ปีที่แล้ว

      Kula Midaa Ahay 10 sanaa Mogahay 2012 igu dambeysay lkn hadda Alxmd dowladaa la wareegtay wa xiligaa ulaaban laheyn✊💯

    • @Zaara1290
      @Zaara1290 ปีที่แล้ว +1

      Kusoo dhowow ayadoo xor ah

    • @abdikafiabdullahi8891
      @abdikafiabdullahi8891 ปีที่แล้ว +1

      @@Zaara1290 Adi Ma joogtaa Hadda🥰✊

  • @karimsabriye2519
    @karimsabriye2519 6 ปีที่แล้ว +17

    viva cumar muuse yaakale abdiraxmaan curad wacaysle iga dheh broer uit rotterdam

  • @UbaxYousuf
    @UbaxYousuf 6 หลายเดือนก่อน +3

    Ceel dher ma arkin lkn heestan aya ijeclaysisay wan idin salamaya from burco❤

  • @cabdiciisefaarax9326
    @cabdiciisefaarax9326 ปีที่แล้ว +3

    Cumar boonge fanaan fanaan ka tagay baa qaadaaya heesta aniga laftaydaa ayaaba jeclaaaday ceeldheer heestan dareteed dhamaan reer ceel dheer iyo soomaliwaynba waan salaamayaa❤❤❤

  • @mahamedomar867
    @mahamedomar867 6 ปีที่แล้ว +28

    waceeysle ma ahi lakiin waaa dad keyga in.kastoo anoo yar aan tagay ceel dheer hadana aad uma xasuusto

    • @leylalaki535
      @leylalaki535 4 ปีที่แล้ว +1

      Msh alh wllky mhdsnid

  • @HusseinIyaye
    @HusseinIyaye 4 ปีที่แล้ว +11

    Allah ayaa mahad leh Soomaali iga dhaliyay Reer Ceeldheer iga dhigay Alhamdulillah magaalo dadka dagan Dad ilbaxnimo iyo sooyaal taarikh wanaagsan leh.

    • @leylalaki535
      @leylalaki535 4 ปีที่แล้ว +1

      Alxmdulhi❤️❤️🙏

  • @dalmarmedia5615
    @dalmarmedia5615 3 ปีที่แล้ว +4

    We love you 😍 reer Ceeldheer. Waan idin jecelnahay from other corner of our beautiful country Somalia 🇸🇴. Waligay ma arag waxaan rajaynayaa inaan mar tago insha allah

  • @hanaaali3120
    @hanaaali3120 4 ปีที่แล้ว +4

    ceeldheer caro barwaaqo ❤❤💋🌹🌹ceeldher allow cagahega isaar jecliyo ceeldheer caradii geesi yaasha tariiqda bal dahaba kagalay kaso jedeen reer celdheer ibaxyo🦁🦁🦁 lagu faano

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 5 ปีที่แล้ว +10

    مااروعها واحلاها اغنيه جميله هزت مشاعري ووجداني ، مبدع وربنا يعطيك الصحة والعافية الأستاد العملاق عمرموسي عدي .... وتحية خاصة لأهلي عيل طيرر، ومسغواي ، وغلعد .

    • @osmanalieid
      @osmanalieid 4 ปีที่แล้ว +1

      ماشاء الله
      يا فرد الله يحفك و يطول عمرك
      سلام بتاع عيل طير

    • @enjoywhoyouarre4029
      @enjoywhoyouarre4029 3 ปีที่แล้ว

      ليش تتفلسفون علينا 😂😂

    • @success607
      @success607 2 ปีที่แล้ว

      يا شباب جاب سيرة العربي هنا شنووووو؟؟؟؟

  • @shucayblastaro
    @shucayblastaro ปีที่แล้ว +4

    Ceeldher dhulki awowayashey wa xur in sha allh mar un wantagi dona ❤️‍🔥❤

  • @xaaliimocumar6142
    @xaaliimocumar6142 8 ปีที่แล้ว +7

    waaaaw afkaada caano lagu qabay celdher dhul barwaaqo meeshi leygu dhalay aduunka ugu jclhy ♥♥♥♥♥♥♥

  • @HornOfAfrique
    @HornOfAfrique 8 ปีที่แล้ว +15

    Viva Ceeldheer ❤️ my Eedo Cibaado sitting in the back 😍

  • @shacniqurux2530
    @shacniqurux2530 3 ปีที่แล้ว +6

    Allah naf hadu igu gaarsiiyo dalxiis aan u aadi doona ceeldheere iyo warsheekh inshallah 🥰😘❤🤲

  • @maguled
    @maguled 9 ปีที่แล้ว +23

    Thanks Al-Ustaad Cumar Muuse, it's a great song, BTW, I like that city, Ceeldheer waa magaalo aad iigu dheer, laba maalmood oo aan joogay weligay illaawi maayo, gaar ahaan jawigeeda iyo hilibkii iyo caanihii aan innaba caadiga ahayn, iyo very freindly people oo Soomaalinimada aad u jecel.
    Teeda kale waxaaban aad uga helay gabadha hoos fadhida. Ha iga raali ahaato haddii tahay marwo la qabo.

    • @mafahow67
      @mafahow67 3 ปีที่แล้ว +1

      Ninkan wll magacisa iisheeg heeso kale ma qaaday

    • @abdullahishiine2602
      @abdullahishiine2602 3 ปีที่แล้ว

      @@mafahow67 cumar bongo

  • @queennajuu7049
    @queennajuu7049 ปีที่แล้ว +2

    Caawa ceeldheer oo xur ah baan dhagaysanayaa oo dowladnimadi gaartay alx ❤
    Anoo caafimaad qaba wad iceliya mooye ceeldheer kamaan cawaysteen ❤

  • @aminajamac2887
    @aminajamac2887 ปีที่แล้ว +4

    Am from sool I love 💘❤💕♥ceeldheer and this song somalia hanoolaato

  • @dinixhaashim6070
    @dinixhaashim6070 ปีที่แล้ว +6

    Heestaan Si Gaar Baan Markasta Uso Raadsha, Reer Ceeldheer Ma Ahi Laakin Aadbaan U Salaamaya From Bosaso.

  • @apdinajipinhomb4130
    @apdinajipinhomb4130 3 ปีที่แล้ว +4

    From kismayo ba saln idinkaga so diraya hesta adba ujeclahy viva celdher❤️🥰

  • @Become_Skiller_Technology
    @Become_Skiller_Technology 4 ปีที่แล้ว +27

    Layrics
    Cosob iyo dhul dooglaay
    Caleen ubax ku taalee
    Keyma ubaxa curiyaay
    Ceyryaamaheysoo
    Xareed laga cabbaayiyo
    Ama caana maal geel
    Loo caweysimaayee
    #Ceeldheer allahayow
    Ka dhig meel cagaar dagay
    Hoobaanka ciidiyo
    Cirkoo da'ay habeenimoo
    Lagu tumay ciyaaraha
    Anoo caafimaad qaba
    Wad iceliya mooyee
    #Ceeldheer kamaan caweysteen
    ..................................................
    Waxa aan calmanayaa
    Shimbirkaan caruuqa le
    Cirka iyo hawada mari
    Shimbiryahow adoon carin
    Camashoonin oo didin
    Marka hore bal caga dhigo
    Codka hadalka iga qaad
    Cudoontaan jeclaan jiray
    Caradii mareeg iyo
    #Ceeldheerey ku nooshee
    Cududaada ugu dhiib
    Anoo caafimaad qaba
    Wad iceliya mooyee
    Habeen kama caweysteen

    • @mohyadinceelhaye8843
      @mohyadinceelhaye8843 3 ปีที่แล้ว +3

      Mahadsanid walal. Ceeldheer garanmaayo meel ay kutaal lakin inbadan oo aan heeskan dhageysan jirey waan u buseeeli(xiisoon) jirey arageeda.
      Inaad hab qoraal nooga Qortay ku mahadsnid walal. From Hargeisa somaliland♥️🙏🌹

    • @duranhassan6456
      @duranhassan6456 2 ปีที่แล้ว

      Si fiican ayaad u keentay qoraalka. Mahadsanid.

    • @ibraahimgym8970
      @ibraahimgym8970 ปีที่แล้ว

      I liked this songs

  • @rayaancadey590
    @rayaancadey590 9 ปีที่แล้ว +9

    mashaalah nice song ishi buugtey ku bukacso allow somali no middey qabilkana naga madobey

  • @rayaanjama9603
    @rayaanjama9603 8 ปีที่แล้ว +23

    waaw waa hees aad u macan laakiin fanaanka waxa uu u baahan yahay in la xanaaneeyo iyo daryeel

    • @bishaardhooley2889
      @bishaardhooley2889 5 ปีที่แล้ว

      Rayaan jama hhh canada ayuu hada jogaa cumar musse cumar boonge

    • @alifoodare9705
      @alifoodare9705 5 ปีที่แล้ว +1

      Bonga is here, Ontario

    • @Maazim12
      @Maazim12 4 ปีที่แล้ว

      Naagna in wax ladaryeelo umbay kahelaan 🤣🤣🤣

    • @sumaliagood4833
      @sumaliagood4833 4 ปีที่แล้ว

      Wll Qani weeye Canada ayuna jooga maha dadka is qadqada Asagan doneyn ilkaha Inu hagajisto

    • @iftinaibrahim2562
      @iftinaibrahim2562 3 ปีที่แล้ว

      Wlh Waiga qoslisay

  • @yusuffarah5150
    @yusuffarah5150 หลายเดือนก่อน +2

    fanaanka weyn cumar abdi your legender ceeldheer illahow nabad ka yeel axsan fanaan

  • @abdirahmanmuuse7582
    @abdirahmanmuuse7582 6 ปีที่แล้ว +5

    Mch allah Cunar muuse Sharf Weyn ban ku heynaaa Ceeldheer Dhul barwaaqo Amaan o dhan Iyda mudan Wlh Allow No brkey My Home sweet❣️❣️

  • @africansomaliqueen9432
    @africansomaliqueen9432 5 ปีที่แล้ว +14

    Dhulkeyga ceel dheer wooow lkn heestan ayado qoraal ah baan rabaa

  • @qarqaraaye8847
    @qarqaraaye8847 4 ปีที่แล้ว +12

    1 1 2020 saq dhexe legend cumar muuse

  • @daacadyare396
    @daacadyare396 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ceeldheer waa magaalo quruxbadan oo dad ilbaxa daganyihiin waxaa iigu danbeysay 2003 wan somaray anoo Hobyo kaimaaday xamarna usocda ❤

  • @abdirahmanmohamed2723
    @abdirahmanmohamed2723 5 ปีที่แล้ว +6

    I. M frm bosaso
    Wn jeclhy wlhy ah heestan
    Anooo yar ayan dhgysn jiray

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 ปีที่แล้ว +3

    Dhulkii aabahey celdher fanankena xushmad naga mudanthy❤❤

  • @mshiineofficial3468
    @mshiineofficial3468 6 ปีที่แล้ว +10

    celdheer jecliyaa waa degmada eey ka soo jedaan halgamayaal somaliyeed

  • @MohamedAli-rt2lw
    @MohamedAli-rt2lw 4 ปีที่แล้ว +8

    I'm from ceeldheer lkn waligey ma tagin insha allh wa tagi doona

  • @goldcoins9311
    @goldcoins9311 7 ปีที่แล้ว +11

    He is good at that guitar. Im going to get my guitar out and practice like him.

  • @matantajecel6339
    @matantajecel6339 3 ปีที่แล้ว +2

    Cajiib cajiib masha allah heesta waxaa laga sameeyay qisa dhab ah ustaad cumar muusa thnkz wllo hoygii leygu dhalay ceeldheer galmudug somaliya allow barwaaqada usiyaadi

    • @mahameddekabdi379
      @mahameddekabdi379 3 ปีที่แล้ว

      Celdheer galamudug miyay katirsantahyna bro

    • @nimcoxasan6881
      @nimcoxasan6881 8 หลายเดือนก่อน

      Haa saxib waa qasatan bariga gal gaduud..😊😊

  • @Zapriina
    @Zapriina 8 หลายเดือนก่อน +2

    Caradii mareeg iyo CeLdheer ku noshahay❤😩

  • @marwaan2257
    @marwaan2257 5 ปีที่แล้ว +11

    Cumar muuse ustaad aad u cod maxaan ....reer ceeldheere aad baan usalamaya 2019

    • @abdirashkaboy9642
      @abdirashkaboy9642 4 ปีที่แล้ว

      Wan ka qadnay bayo

    • @osmanalieid
      @osmanalieid 4 ปีที่แล้ว

      wan kaa qaadnay
      wllo reer somaliland wan idin tageernaaa Muse bixi keep going

  • @gurey_muzeh
    @gurey_muzeh 6 หลายเดือนก่อน +1

    Heestani wxy ku Jirtaa ALBUMKA favourite kayga ah Ma arkin ceeldheer lkn wxn jeclahay meesha heestan cajiibka Loo qaaďay inaan pooqdo from SSC-KHAATUMO ❤❤❤❤

  • @feisalhussein6456
    @feisalhussein6456 5 ปีที่แล้ว +3

    Ceeldheer waa magaaladi uu walalkay daganaa allaha u naxariistee uuna ku geeriyooday illaa hadana ubadkiisi ay daganyihiin qaar badanoo kamid ah insha allaah mar inaan soo booqdo waan jeclahay haduu cimriga iyo caafimaadka igu simo ❤❤❤❤

    • @Gabdh_tuulo
      @Gabdh_tuulo ปีที่แล้ว +1

      Rabbi qabrigisa u wasaciyo wll🤲

    • @feisalhussein6456
      @feisalhussein6456 ปีที่แล้ว

      @@Gabdh_tuulo aamiin yaa rabbi wll shukran.

  • @SaciidMohamedProduction-ro6by
    @SaciidMohamedProduction-ro6by 2 หลายเดือนก่อน +1

    ninkaan ma noolyahay horta heeska qaaday cumar muuse?

  • @Jibriil4
    @Jibriil4 4 ปีที่แล้ว +11

    Waceysle Reer xaaskeyga❤️❤️

  • @abdiali8367
    @abdiali8367 2 ปีที่แล้ว +3

    Ceeldheer wa dagmo ku taalo gobolka galgaduud❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @wiilhog6788
    @wiilhog6788 5 ปีที่แล้ว +4

    Heer ceeldheer wlh wa dad nasab ah
    Abgaal cusuman dirisnimo udaaa 😍😍😍😍😍😍😍✌✌✌

  • @zainababukar2808
    @zainababukar2808 4 ปีที่แล้ว +3

    Me from cel dheer amiin alahayoow ma dhig meel nabad ah

  • @fankaiyosuugaanta5548
    @fankaiyosuugaanta5548 5 ปีที่แล้ว +7

    Aad baan uga helay Familkaan walaahi xataa Mamadii wayneed....they are having a Good time. noolaada cidaa tihiinba idinma aqaane.

    • @abiikaryare1239
      @abiikaryare1239 3 ปีที่แล้ว

      Cida eey yihiin wxba kuma soo kordhineyso lkn hdii somalinimda kula weyntahay kasoo qaad kuwa kula dhashay oo kle , amba ma,aqano hdana wxan daremayaa in eey yihiin sida kuwii ila dhashay ee an naska isku baneynay cml

    • @queenhibaaq5916
      @queenhibaaq5916 2 ปีที่แล้ว

      Waceysleh cadeh aaaye

  • @waligaawanaagsanow1875
    @waligaawanaagsanow1875 4 ปีที่แล้ว +9

    Ceeldheeer wankaso jeda lkn wiligey ma arkin
    Ciyaal xamar😍😘

    • @rashiidomar8604
      @rashiidomar8604 4 ปีที่แล้ว +1

      Kula mid Wlhi lkn malin watagi dona

    • @anigaadiga5598
      @anigaadiga5598 4 ปีที่แล้ว

      hadii aad wali gabartahay aan horey isku sii wadano

    • @waligaawanaagsanow1875
      @waligaawanaagsanow1875 4 ปีที่แล้ว +1

      @@anigaadiga5598 nakeen he

    • @anigaadiga5598
      @anigaadiga5598 3 ปีที่แล้ว

      @@waligaawanaagsanow1875 intee kusoo xeriirne goorme se baxeena 🐪

    • @waligaawanaagsanow1875
      @waligaawanaagsanow1875 3 ปีที่แล้ว

      @@anigaadiga5598 hada bexena kkk

  • @abwaanmaxamedsalaxc.cibaar2533
    @abwaanmaxamedsalaxc.cibaar2533 2 ปีที่แล้ว +3

    ma ahi rer ceeldheer waxan dariskoda kan u wanagsan from galhareeri iyo celbuur Hestan wan jeclhy m.a💉👑

    • @nimcoxasan6881
      @nimcoxasan6881 8 หลายเดือนก่อน

      Daris xalal ah..❤

  • @shakiromar5348
    @shakiromar5348 ปีที่แล้ว +1

    Ceel dher weli ma arag lkn hestan ba ijeclaysisay ❤ malin un wa tegi i.a ❤

  • @abdifataahboobay2378
    @abdifataahboobay2378 9 ปีที่แล้ว +4

    wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwcaadimaaha heesta iyo cotkawa waa oorjinaa
    waa nadadiif maha kubuyutar lagu hagaaji waa oorjinaal waakanfanaan
    yaa u qadi karo saabn

  • @osmanalibaar687
    @osmanalibaar687 4 ปีที่แล้ว +11

    Cosob iyo dhul dooglaay
    xareed ubax ku taalee
    dan u baxa weeyaan
    ceeryaamo heeysoo
    xareed laga cabaaye
    ama caano maal geel
    loo caweysimaaye
    ceel dheer Allahayow
    xidig meelaga waabari
    hoobaanta ciirtiyo
    cirka dahal habeenimo
    lagu tumo ciyaaraha
    Anoo caafimaad qaba
    caafimaad qabaa
    wad i celiya mooyee
    cidla kumaan caweysteen
    Waxaan calmanayaa
    xidigtaan caruuqa leh
    saaxibka iyo hawada mara
    xidigyahow adoon carin
    ama shoominoo xidhin
    marka hore bal cago dhigo
    colka hada xiga iga qaad
    xidigtaan jeclaan jiray
    ceeldheerey ku nooshahee
    cududaada ugu dhiib
    Anoo caafimaad qaba
    caafimaad qabaa
    wad i celiya mooyee
    cidla kumaan caweysteen

  • @aliosmanfarance9412
    @aliosmanfarance9412 8 ปีที่แล้ว +5

    Masha alah been song celdheer meshan ku dhashtay miss you celdheer

  • @Davow-tube
    @Davow-tube ปีที่แล้ว +4

    Still rocking at 2023

  • @Omaraani1
    @Omaraani1 6 หลายเดือนก่อน

    Heesaha kale maka macanyihiin hesaha magaloyinka somalida magacoodu ku jiro❤️anigu hees walba oo magaca magalo meel uga jirto wnba iska jecladaa ❤️

  • @matantajecel6339
    @matantajecel6339 4 ปีที่แล้ว +3

    Ceeldheer aniga kudhashay 🙏❣ jecliya

  • @ismaciilaxmednuur6900
    @ismaciilaxmednuur6900 ปีที่แล้ว +2

    Ceeldheer 🆎️ heesta loo qaaday aniga waxan kaso jeedaa ceeldheer kale oo isku magac yihiin waxa daga beesha Gaaljecel samow laakin ceeldheerta ay heesta ka hadleeyso waligey matagin mar uun waan jeclahay inaa so arko insha allah

    • @mascudgacal6227
      @mascudgacal6227 ปีที่แล้ว

      Haa Ceeldheer Ana hada jooga wa magaalo wacesle dagaan dad ilbax ah sooyaal taariikhi ah leh

  • @shaficikhalif1391
    @shaficikhalif1391 6 ปีที่แล้ว +8

    Like halaysaro inta iga dambeeyso 2018

  • @h.sports9216
    @h.sports9216 2 ปีที่แล้ว +1

    Best song wlhi weeye mana arkin ceeldheer 👍💯

  • @ayanhussein
    @ayanhussein ปีที่แล้ว +1

    Sida filayo waa dhul abgaal ayada iyo cadale 2mel ee ceeldheer iyo cadale waa jaclahay waligeyna ma arag aat ayaa idin jaclahay dhukan iyo dadkooda gobta ah 🙏😍🇸🇴

  • @noorcali1694
    @noorcali1694 6 ปีที่แล้ว +7

    Alla ya somaliland u so jara ceeldheer. Waa dadkay sida khatuumo, adhicadeyey, puntland iyo somali state Ethiopa sii nabada intaba somaliland aya leh.

    • @hassanyare4629
      @hassanyare4629 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkkk

    • @hassanalihassan8512
      @hassanalihassan8512 5 ปีที่แล้ว

      Noor Cali true galmudug waa ka goeenaa adinka idinku biireeenayan🤪

  • @WueenArwa
    @WueenArwa 8 หลายเดือนก่อน

    Wwww m.a hees way dhaaftay tani wlh magac haloo baxsho waxaan dhagaysana 2024 bishi 2❤ cududaada ugu geey

  • @yuusufgorgor2192
    @yuusufgorgor2192 6 ปีที่แล้ว +27

    I respect u all my lovely people Waceesle-cade

    • @abzeezy56
      @abzeezy56 ปีที่แล้ว +1

      Is that abgaal my Somali brother love you to dhulbante from laascaanood

    • @ismacillapasta138
      @ismacillapasta138 ปีที่แล้ว

      Nolow pro

  • @aaminoabdikarim7686
    @aaminoabdikarim7686 6 ปีที่แล้ว +1

    Alla jecliyaa markaan Maqlo dhuulkii aan ku dhashay Viva Ceel dheer Allow Nabad nowga dhig Amiin yaa Allaah

  • @aniizahusseinmohamed7526
    @aniizahusseinmohamed7526 10 หลายเดือนก่อน +2

    My home ❤ ceeldher allow nabad kadhig ❤️🫶🏻

  • @MaxamuudCabdullahi-n2m
    @MaxamuudCabdullahi-n2m 9 หลายเดือนก่อน

    Ceeldheer casimadii waceysle waligey ma aanan tagin lkn hadii aan nolahay aan u jeclahay inan tago ceeldheer dalsame iyo dhamaan dhulka ay dagaan umada somaaliyeed❤❤❤

  • @ahmedhagio7
    @ahmedhagio7 11 หลายเดือนก่อน

    Anigoo cafimad qaba wad celiyo mooye ceeldheer kama aanan caweysten🥺🚾♥️

  • @leylalaki535
    @leylalaki535 4 ปีที่แล้ว +8

    Ceeldheer Mareeg
    My dhulkega🌍❤️🙏

    • @sumaliagood4833
      @sumaliagood4833 4 ปีที่แล้ว

      Fananka gabadha ma siisen talow🤧🤧

    • @leylalaki535
      @leylalaki535 4 ปีที่แล้ว

      @@sumaliagood4833 hhhh mxa argty

    • @sumaliagood4833
      @sumaliagood4833 4 ปีที่แล้ว

      @@leylalaki535 Qofta Sidan loga xiiqay in la helo wye soma 😍

  • @sayidkafanax138
    @sayidkafanax138 ปีที่แล้ว

    Ceeldheer alahayow ka dhig beydka raaxada aad iyo aad dadkeygi iyo dalkeygi wan adin wata hormar wacan insha allh

  • @kuuscowl
    @kuuscowl ปีที่แล้ว

    Heestan aad ayan u jeclahay ceeldheer mar un inan tago rajenayaa inshallah iyo Somalia idil soo wada maro inshallah

  • @abdikadersalad9737
    @abdikadersalad9737 ปีที่แล้ว +3

    Wanaaga iyo wacnaaan heesta Waxaan u qaadanaynaa
    In dhalinyarada reer ceeldheere ay yihiin dhalinyaro wcn oo wanaag leh
    Hadaan kaftamana
    Gabadh reer ceeldheere oo aan ana usoo heeso iska keena
    From boosaso

    • @MohamedAli-rt2lw
      @MohamedAli-rt2lw ปีที่แล้ว

      Wa diyaar walagu siina gabadh inshaa o waliba waceyle cade ah

    • @abdikadersalad9737
      @abdikadersalad9737 ปีที่แล้ว

      @@MohamedAli-rt2lw waa soo socdaa seediyaal hadaba

    • @nimcoxasan6881
      @nimcoxasan6881 8 หลายเดือนก่อน

      Kkk welcome ina ader hestana isoo qaad..😅

    • @abdikadersalad9737
      @abdikadersalad9737 หลายเดือนก่อน

      ​@@nimcoxasan6881
      Anigoo caafimaad qaba wad i celiya mooyee ceeldheer kamaan cawaysteen

  • @haawodagan5472
    @haawodagan5472 ปีที่แล้ว

    shimbiryahow adoon carin
    camashooninoo tegin
    marka hore bal cago dhigo
    codka hdlka iga qaad ♥️♥️💯👏

  • @abdiali8367
    @abdiali8367 2 ปีที่แล้ว +2

    Ceeldheer ❤️ Dhulka waceysle cadde❤️❤️❤️

  • @iqraabdulahi4977
    @iqraabdulahi4977 5 ปีที่แล้ว +1

    Viva celdheermagaladan ku dhashay xis you 😍😍😍😍😍

  • @matantajecliyaajawigaxamar5794
    @matantajecliyaajawigaxamar5794 7 ปีที่แล้ว +15

    Viva dhulki aan kudhashay

  • @fartuunabdilahi2366
    @fartuunabdilahi2366 5 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Masha Allh dagan qurxon Allowe dhiba ka haay

  • @qaaliqaali7143
    @qaaliqaali7143 8 ปีที่แล้ว +2

    Woow nice song Mash allah afkaga cano malab lagu qabay

  • @abdallaeid045
    @abdallaeid045 2 ปีที่แล้ว +2

    26-Jun-2022 Habiin Arbaco ah 9:00 habiinimo ayaan dhageeysanaa
    Anoo caafimaad qabo
    wad i celiyo mooyee
    ceeleheer kamaan cawysteen
    Ceeldheer baan soo xasuustay in kastoo aanan joogin caaawa oo aanan u dhaweeyn balse mar waan tegi hadeey nololi sii jirto i.a🥰

    • @abdikafiabdullahi8891
      @abdikafiabdullahi8891 ปีที่แล้ว +1

      hore Ma u Argtena🥺

    • @abdallaeid045
      @abdallaeid045 ปีที่แล้ว

      @@abdikafiabdullahi8891 Waa Meeshaan Ku dhashay kuna soo bar barbaaray Allaha dhoowree

  • @harunsaiddiraac9397
    @harunsaiddiraac9397 ปีที่แล้ว

    Yaa-salaam yaa cumar boongo kabanka waad ku raaxaysatay ! Bal eeg sida uu cuudka xargihiisa canaananayo.

  • @adamroble7106
    @adamroble7106 7 ปีที่แล้ว +7

    Magaalo weyn iga dheh wn ku faanaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

  • @vlogsomalia7517
    @vlogsomalia7517 3 ปีที่แล้ว +1

    Wixi from ceeldheer ah waan salamtay

  • @ahmedhagio7
    @ahmedhagio7 11 หลายเดือนก่อน

    Allow ha idil anigoo ceel dheer tagin, dhulkeygii🥺♥️

  • @saidkawarre2412
    @saidkawarre2412 2 ปีที่แล้ว +1

    I'm from Bosaso ceeldher hajirto.

  • @maanbinujalala6264
    @maanbinujalala6264 3 หลายเดือนก่อน +2

    Who is here 2024

  • @maryamcali5942
    @maryamcali5942 5 ปีที่แล้ว +3

    ceeldher jecliya viiva my tolkega

  • @mubashir216de4
    @mubashir216de4 2 ปีที่แล้ว +1

    great song i am from garissa

  • @farihamohamedibraahim9097
    @farihamohamedibraahim9097 ปีที่แล้ว +4

    Reer ceel dheer ma ahi mana aqaan halkaney ku taal lakiin commentiga ayaan ka bartey halka ey ku taal heeskan cawa ayaan maqley statuska inan aan saxib nahey soo dhigey reer hargeysa ahey 09/07/2023 wakhtiga dhegeysanayo heeska 2:30 habeenimo. dabadey inta iga danbeysa iyo cidi ceel dheer aadbaan usalaamayaaa somali meel kastooy joogto farxad ku noolaada
    Duco isku og nahey

    • @nimcoxasan6881
      @nimcoxasan6881 8 หลายเดือนก่อน

      Wan kaa qadnay zaxip from ceel dher..🎉❤

  • @abokorhashi2175
    @abokorhashi2175 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestan Cajiib keeda iyo Kamanka macaanka baden markan maqley, Google maps ka ayan ka baadhey ceeldheer. Wan salamaya ree ceeldheer

  • @salatisaack4072
    @salatisaack4072 2 ปีที่แล้ว +1

    Ish calaa cod mcn👍👍👍👍👍👍👍😊😘