Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Wareegii Labaad Part 4

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • Balanbaalis Studio Mogadishu Somalia

ความคิดเห็น • 469

  • @ahmedsahal6677
    @ahmedsahal6677 4 ปีที่แล้ว +196

    Nabiga hallagu saliyo scw

  • @ahmedpato538
    @ahmedpato538 4 ปีที่แล้ว +332

    HADAA CAFIMAD KU DAWANAYSO LIKE SAAAR ALE HAKU SIYADIYEE ❤💯

    • @yassinnc
      @yassinnc 4 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed pato 10 kkkkkk hadad caafimad ku daawaneysid somalia wey waasheen like raadis

    • @ahmedpato538
      @ahmedpato538 4 ปีที่แล้ว

      @@yassinnc kkkkkk Viva somalia 🇸🇴

    • @akhyaar11
      @akhyaar11 4 ปีที่แล้ว +1

      @@yassinnc subscribe igu caawi wll

    • @akhyaar11
      @akhyaar11 4 ปีที่แล้ว

      @@ahmedpato538 subscribe igu caawi wll

    • @ahmedpato538
      @ahmedpato538 4 ปีที่แล้ว

      @@akhyaar11 wan saaree ii saar

  • @hidaelmi4545
    @hidaelmi4545 4 ปีที่แล้ว +8

    Wiilka gabadha ku xigo oo cishaduu ilahay ku heesay ayaan ka helay codkiisa Masha alah ❤️👍👌🏽👈

  • @mukhtaaraxmedcabdi3165
    @mukhtaaraxmedcabdi3165 4 ปีที่แล้ว +110

    halmar anigu xataa hal leka ma hlin balsaaka iigu bta

  • @ahmedcaabi9175
    @ahmedcaabi9175 4 ปีที่แล้ว +59

    intii meeshan qosol u timaada Like 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @inabule1669
    @inabule1669 4 ปีที่แล้ว +60

    Wiilka Ilyaas si xunbaa loo galay intuu masraxa soo istaagin in loo sheego ayey aheed in uu ka haro tartanka ileen tartamaha intuu mastaxa soo istaagin ka hor ayuu magaciisa soo gubiyaa

    • @sahraabdi9198
      @sahraabdi9198 4 ปีที่แล้ว

      Aa heey

    • @naagadagofficial3744
      @naagadagofficial3744 4 ปีที่แล้ว +3

      In fanaan kle u kaso qeeb galin baa Larabaa😂

    • @abdirisakgagaa7957
      @abdirisakgagaa7957 4 ปีที่แล้ว +2

      Lkn agaba is bahdilay meel uusan u qalmin ayuu imaaday.

    • @el_abdallahnoor9127
      @el_abdallahnoor9127 4 ปีที่แล้ว +4

      Cod macaan ayuu nooga heesay Wlh. Hadii loo sheegi maanan maqleen 😍

    • @shaaaruuyare8545
      @shaaaruuyare8545 4 ปีที่แล้ว +1

      Inuu kuwaan ka heer sareeyo bAA loo sheegay qalad laguma sameeyn

  • @abootacommunitychannel9085
    @abootacommunitychannel9085 4 ปีที่แล้ว +7

    Oo kaalay hadii groupka tartamaya qofka guuleesta uma hanbalyeynayaan ar soomaliyaa

  • @fanaxyare1077
    @fanaxyare1077 4 ปีที่แล้ว +8

    Ridwaan wlhi qalad ayaa lagu reebay inta igu raacsan inuu xaqiisa helo like

  • @youngteacherbrainstorm4597
    @youngteacherbrainstorm4597 4 ปีที่แล้ว +3

    Wilasha somaliyeed waa wada cod qurux.badanyihin masha Allah

  • @nimcaanmaxamed6055
    @nimcaanmaxamed6055 4 ปีที่แล้ว +3

    Sowt bilaa suura kooxda labaad wiillka kujira wow anaa siiyey dhibco

  • @afnaansheikh1729
    @afnaansheikh1729 4 ปีที่แล้ว +35

    Malin kasto Like le Saara pal mnta liketa wxe tarto aan arke ha ila dhafin plz😢 hda kso horeeye 👍

  • @saynabaxmad7376
    @saynabaxmad7376 4 ปีที่แล้ว +20

    Alla u naxriisto maxmed saleeban tubec wiilkiis codkiis wuu kenay waa fananka mustaqblka

  • @hayatimhaya4254
    @hayatimhaya4254 4 ปีที่แล้ว +6

    9:00 codkiisa masha Allah

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 ปีที่แล้ว +2

    Wiilka ilyaas qarni la lee yahay wlhi inuu fanaan yahay codkiisa ayay ka muuqatay wan yaabayba codkiisa maskx ayuu sameyay hda sidaasa lagu bartay yutobekan ku qoray heesihisa ayaanan hda arkay go forward bro 🥰✌️

  • @abdulghanitigey9639
    @abdulghanitigey9639 4 ปีที่แล้ว +10

    23:00 wilka heesaya ad bu uwanagsana runti ridwaan lkn waxa ka guuleystey nuur oo ku heesey hesti digfeer oo ka laxan adag hesta uu ridwaan qaadey ee xasan aadan
    Lkn ridwaan yare 1st ayu dhankeyga ka yahay xaga codka

    • @nimcohusein5071
      @nimcohusein5071 4 ปีที่แล้ว

      Wllhi ma argty horta waa nasiib wiilkii hore isla heestan kuso baxay isaga ka cod mcn

    • @abdulghanitigey9639
      @abdulghanitigey9639 4 ปีที่แล้ว

      Nimco Husein ad iyo ad wllo waxa la qiimeyn heesta laxankedu adag yahay sidad ugu hesto muhimada koobaad MA ahan codka ee wa makaso baxdey laxanki iyo luuqdi heesta taas baana ah waxa fananku kaga duwan yahy dadka kale sas darted ridwaan wu cod macana wuna kaso baxay hesti uu qaadey lkn laxanka hestas aya aad ufududa sas darted nuur wuxu ku guleystey heesta uu qaadey oo laxankedu adag yahy

  • @Walaashaweyn12
    @Walaashaweyn12 4 ปีที่แล้ว +35

    Wad la so habsaanteen saaka laxooxdi dhameyey😂☝️

    • @ahmeddiyowvlog1477
      @ahmeddiyowvlog1477 4 ปีที่แล้ว +2

      Lax maqlateen

    • @madadaalotv24
      @madadaalotv24 4 ปีที่แล้ว

      Hhhh Raxma waad iga qoslisay wallahi...

    • @Walaashaweyn12
      @Walaashaweyn12 4 ปีที่แล้ว

      @@ahmeddiyowvlog1477 😂awr ban qalanay

    • @Walaashaweyn12
      @Walaashaweyn12 4 ปีที่แล้ว

      @@madadaalotv24 😂 thnx huno

    • @xurriyo16
      @xurriyo16 4 ปีที่แล้ว

      @@Walaashaweyn12 😂😂 awr baa ii qalan aaa xoogaa iisoo dhiib hilib man cunin dhawaane😂😂😭😭

  • @zakariyesaid1
    @zakariyesaid1 4 ปีที่แล้ว +2

    barnaamij xiiso leh thnks balanbaalis studio & wadnaha fm

  • @naimamohamed8323
    @naimamohamed8323 4 ปีที่แล้ว +33

    Asli codkeda wa iga gadanyahy inta igu raacsan like dhac❤😥

    • @Salah_slx
      @Salah_slx 4 ปีที่แล้ว

      Wad iska hadashay uma fiirsan 😜

    • @naimamohamed8323
      @naimamohamed8323 4 ปีที่แล้ว

      @@Salah_slx qof walbo fikirkisu kahadla keyga ha igu qabsan

    • @sadiyoibrahim9176
      @sadiyoibrahim9176 4 ปีที่แล้ว

      @@Salah_slx ayadaba ugu cod xun meesha sey ila tahy hhh

    • @selfieboychannel8338
      @selfieboychannel8338 4 ปีที่แล้ว

      Qofta ma cod xuma lakin tartanki hore ayeey kaficneed kan.
      Anyway best luck to all

    • @muxuboyariisadan5905
      @muxuboyariisadan5905 4 ปีที่แล้ว

      Waan kugu racsnhy walhi

  • @Warsanhupo
    @Warsanhupo 4 ปีที่แล้ว +1

    Wareegi koobada sidee ugu soo gudbeen hablahn wada ooyay adeer cid kasta fanka ha ku soo daynina 😪😪😪😪 fartuuun balbaldhk aynu ku hayna fankeee

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 4 ปีที่แล้ว +23

    *dhalinyarada waxa yar dhibaaya erayada heesaha ay qaadayan ku jiraa oo wada lahjad reer waqooyi ah badankoodana ay iyagu sameeyeen*

    • @Warsanhupo
      @Warsanhupo 4 ปีที่แล้ว

      Miyaay qataan kuwoog ay fhmyan

    • @darishore814
      @darishore814 4 ปีที่แล้ว +1

      Anaga asalba uma lihin hees keena heesa waa la deyriyaa so ma ogid

    • @mohwarsame1247
      @mohwarsame1247 4 ปีที่แล้ว +1

      Haa walhy waruntaa reer muqdisho heesaha hido malaha ee wa qoyi baa hido uleh

    • @salmaafjanno5275
      @salmaafjanno5275 4 ปีที่แล้ว

      Fankuba waqooyi ayuuba ka yimid♥️🙏

    • @iftinyarestudio6
      @iftinyarestudio6 4 ปีที่แล้ว

      HAAA WAA SAAD SHEGTAY WLL

  • @SuperJeeri
    @SuperJeeri 4 ปีที่แล้ว +6

    please tartamayaasha waxan odhan lahaa, si dadka barnamijka ku xidhan ay idiin kala gartaan qofka guuleysta guushiisa hala dareemo, ama labada kale ha u hambalyeeyeen ama isaga laftiisa celebration yar ha sameeyo oo halaga garto inuu winner yahay.

  • @freefireplayerpro3405
    @freefireplayerpro3405 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilyaas codwanaagiisa waanladhacsana wlhy ileen fanan hore ayuu aha👏👏

  • @nastahmoegal485
    @nastahmoegal485 4 ปีที่แล้ว +2

    Balanbaalis studio💖💖💖 barnamijkan wa kutashta aada u mahdsnthn 👌

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 4 ปีที่แล้ว

    Ilyaas waa lagu gartay saxb fanaan tahriib ah

  • @nasirjama4835
    @nasirjama4835 4 ปีที่แล้ว +5

    Ridwan wuu fiicanyahay, sababta uusan u guuleysanna waa, heesta uu qaadayo waa hees aad u ton sarreysa asna ton hoose ayuu ku heesayaa, marka asagaa is khalday.

  • @SAIDGALER
    @SAIDGALER 4 ปีที่แล้ว +17

    Tartankaan waxan ku sameeya qiimayn waana ka faaloodaa waxaan jecelahay inaad channelkeyga soo booqato si aad uga hesho macluumaad badan oo tartankaan ku saabsan thank you

  • @aaminetaofficial5782
    @aaminetaofficial5782 4 ปีที่แล้ว +6

    M.a ridwan kanlinta kobad ayu uqalmay inta ila aragty like sara

  • @khadramohamed5308
    @khadramohamed5308 4 ปีที่แล้ว +8

    I love you ridwaan caadi matihid❤❤❤👏👏👏👏

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 ปีที่แล้ว +3

    Wiilka ridwaan ee u danbeeya cod fiican ayuu lahaa runtii lkn ilahayba garan sobobta loo reebay 🥰✌️

    • @mohamedyusuf700
      @mohamedyusuf700 4 ปีที่แล้ว

      Ana hda iswaydineyey caadi maha,

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 4 ปีที่แล้ว

    Inamada yar yar ee reer Muqdisho, caadi maahan, waa wada fanaaniin.

  • @gurey124
    @gurey124 4 ปีที่แล้ว

    Wxani xaq maha yarka kingeero ladhaho isba waa fanan heeso hore lhaa

  • @yuuyu114
    @yuuyu114 4 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan C/risaaq Axmed Geedi Aakhiro magaciisa kaliya ayaan aqiinay weliba kooxdi Iftin ee Wasarada Wabarashada nolow Abwaane

  • @amuubeauty1548
    @amuubeauty1548 4 ปีที่แล้ว +20

    Qeryka kutartama soomaalaay

    • @akhyaar11
      @akhyaar11 4 ปีที่แล้ว +1

      Sax subscribe igu caawi pyo

    • @amuubeauty1548
      @amuubeauty1548 4 ปีที่แล้ว

      @@akhyaar11 Okay pro welcome🙌

  • @muxsindheere9611
    @muxsindheere9611 4 ปีที่แล้ว +4

    Anaa ugu horeeyo maanta

  • @abdifatahaden2164
    @abdifatahaden2164 4 ปีที่แล้ว +1

    War willka ilyaas cod macana masha alah war wiilka lagama xishoon

  • @maantachenal3690
    @maantachenal3690 4 ปีที่แล้ว +18

    Wlhy barnamijkan wan iskatageraH
    Inata ila tagerta Like igu cumamad

  • @ayaandhawrsan4316
    @ayaandhawrsan4316 4 ปีที่แล้ว +5

    Nin oyayay ku soo dareen manta wan naxoo waxan is idhi maxaa dhacay 😭sadexda ugu horeeya ka udanbeya 😂waa kaftan waxaa

  • @adeshgelle833
    @adeshgelle833 4 ปีที่แล้ว +57

    Inta Iga Dambeyso Like dhac igu sii please

    • @quensamra7989
      @quensamra7989 4 ปีที่แล้ว

      Waana kaa danbeya kuuna saari maayo maqasab baa

  • @pashiproduction1634
    @pashiproduction1634 4 ปีที่แล้ว +16

    Inta barmamijkan xiiso gaar uheyso like

  • @suldanyare3861
    @suldanyare3861 4 ปีที่แล้ว +8

    First one like igu sharaf🙏🙏🙏🙏

  • @abdiaziz8036
    @abdiaziz8036 4 ปีที่แล้ว +1

    Maalintii aan arkay ilaysaa oo aan dhageysta heesiha wali issagoo Hargeysa u qaadayo ayaan halka ku arkay waan yaaab kani waxaan soo qoray 18 ilaa 30 jir ha la tartarsiiyo waayo ilaysaa waa Nin cod maacn le waan inuu ka tartamaa qeyrkii👍Halkan waa may Siroodka Fanka mahadsaniiin

  • @abdifatahmohamud4556
    @abdifatahmohamud4556 4 ปีที่แล้ว +4

    Omg 😮 ilyaas best fanaan🙌🙌 keep going my pro

    • @mahadgesle2369
      @mahadgesle2369 4 ปีที่แล้ว

      Abdi Fatah maxamud heesta uu qaadyo i sheeeeg

  • @alibaba8340
    @alibaba8340 4 ปีที่แล้ว +9

    Balanbaalis studio ❤💖

  • @libandirie2657
    @libandirie2657 4 ปีที่แล้ว +3

    *Ridwaaan cadaaalad ayuu u baahan yahay anaka dhago ayan leenahay garsoorayal iskood isku xilqaamay ban nahay* ✔️
    Ridwan last one 👉🙏

  • @khapirkakhapirada3837
    @khapirkakhapirada3837 4 ปีที่แล้ว +7

    9:36 Ninka Teembada Garacaya Xitaa Cimamada Wuu Haysan Kari Wayay ❣👍🏾

  • @bahsanbeauty
    @bahsanbeauty 4 ปีที่แล้ว +14

    Ridwaan fananka mustaqbalka

  • @Sayidka_Exchange
    @Sayidka_Exchange 4 ปีที่แล้ว +15

    9:00 Codkii Tubeec oo halkaan taagan.

  • @bellaruza1384
    @bellaruza1384 4 ปีที่แล้ว

    Grupka igu horeeyo mbaa kala doran kro waa top 2 aof igu horeeya xaqiiq balse garsorayaasha ka warsugeyna

  • @pashiproduction1634
    @pashiproduction1634 4 ปีที่แล้ว +62

    9:10 wiilkas codkisa ma ila arakty mustqbal ayu leyahy

    • @nazaamonline2845
      @nazaamonline2845 4 ปีที่แล้ว

      pashi production
      hepo ayuu u leeyahay

    • @akhyaar11
      @akhyaar11 4 ปีที่แล้ว +1

      @@nazaamonline2845 subscribe igu caawi wll

    • @akhyaar11
      @akhyaar11 4 ปีที่แล้ว

      @@futuux6458 subscribe igu caawi wll

    • @mustafakaraamabalad2233
      @mustafakaraamabalad2233 4 ปีที่แล้ว

      Waaba fanaan weyn..Ilyaas qarni 💪🏾👍🏽👍🏽

    • @munaofficial511
      @munaofficial511 4 ปีที่แล้ว

      Waa fanaan ilyaas qarni baa la yiraahdaa

  • @hannaahmed8733
    @hannaahmed8733 4 ปีที่แล้ว

    War yaa muqdisho igeeya waan ku biiri lahaa tartanka

  • @AhmethAwath0
    @AhmethAwath0 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilyaas qarni runti waa fanaan dhamayistiran caadi maha fanaanka hala garab qabto o mushahar halo qoro kooxna halagu daro

  • @fardowsoahmed6750
    @fardowsoahmed6750 4 ปีที่แล้ว +1

    War tartankan fartuun balbalaadhka halagu soodaro waayo tababar badan beey ubaahantahay taas

  • @aishaaisha9511
    @aishaaisha9511 4 ปีที่แล้ว +9

    Ridwaan wa laqiyaamay plz halagu noqdo😭

    • @umuayman793
      @umuayman793 4 ปีที่แล้ว

      Ridwaan waa dhal fanan axmed sodon ayaa dhalay lkn nasibki ayaa reebe

  • @ahmedshj9764
    @ahmedshj9764 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi radwan weey qayaneen soo ciliiya

  • @aminhassan537
    @aminhassan537 4 ปีที่แล้ว +1

    Mayla aragteen grupka 13nad cadaaladi kama dhicin ridwan ayaa lahaa labada wiil hadad igu racsan tahy like saar

  • @RashkaDeyr
    @RashkaDeyr 4 ปีที่แล้ว +9

    Waxbaa ka dhacey liketa ha ila dhaafina

  • @hawaaziyaad5298
    @hawaaziyaad5298 4 ปีที่แล้ว +2

    Fananinta hda hesta wax hesohoda ku hesaya waba 1 io 2 dad waa dadki hore hesna waa kuwi hore 🤞🤞

  • @suberamin9609
    @suberamin9609 4 ปีที่แล้ว +6

    Aniga naag ika cod mcn majiro lkn xishoood .com

  • @abduqadiradanomar122
    @abduqadiradanomar122 4 ปีที่แล้ว +2

    Plz and plz dib haloo eego Ridwaan waa Legend ninkaas Hassan Adam Samatar wax keeney wiilkaan aan ka’arkey Walahi.

  • @farhantetana5538
    @farhantetana5538 4 ปีที่แล้ว +5

    Dadka qar aya cusub o waregi hore kumanan arag

  • @mustafeabdi6752
    @mustafeabdi6752 4 ปีที่แล้ว +7

    Ridwan 23:30 way ku degdegen wiilka

  • @pesweslegendrylegendray494
    @pesweslegendrylegendray494 4 ปีที่แล้ว +4

    Sory im not first awadaa Go doomay wilka qaadayo wan u codeyay inkastuu fnan hore ahaa😃😃

  • @axmadcumar708
    @axmadcumar708 4 ปีที่แล้ว +7

    23:06 cunugaas codka mcn m.a ayaa hary
    Ilahey amarkiis koley waxa lagu reby gran mayo lkn wuu ka cod mcyahy labadaba

    • @safiyahuseen8733
      @safiyahuseen8733 4 ปีที่แล้ว

      Wlhi wa runtaaa labada kale wuu ka cod ficnaa meesha malaha laluush baa ka jira

  • @ahmedyasin4758
    @ahmedyasin4758 4 ปีที่แล้ว

    Ridwan Gourpka u danbeeyay in haray Waa Ka xumahay
    Sidaas yeey niyada Gaka jabin horay u Soco
    Fanaan buuxa Tahay 🎤🔥⭐️🤙🏽

  • @xaajixaraabo9402
    @xaajixaraabo9402 4 ปีที่แล้ว +1

    waar garsoorka sadexda udanbeya cadalad uma dhicin halagu noqdo ridwan wa top waar liketa inta igu raaczan

  • @seaditeyib9070
    @seaditeyib9070 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadku maxayawaanbaa maxaa kakhaldan like uunbay nagu warareeriyeene war like waxaa lagusaari marka faaladaada lagahelo lkn like isakagaysaar waamaxay

  • @Sooyaalka_wararka
    @Sooyaalka_wararka 4 ปีที่แล้ว

    wiilkaan ilyas waa wiil talent leh ayaan kuu rajeynaa my brother

  • @hal-tusmedia8030
    @hal-tusmedia8030 4 ปีที่แล้ว +6

    Wiilkau dambeeya isagaa xaq u lahaa heestii xasan aadan halkeeduu dhigay

  • @haniqweenishbae4857
    @haniqweenishbae4857 4 ปีที่แล้ว +27

    Like la aan darti ayan u oynaya plz like isara

  • @khatraismail5524
    @khatraismail5524 4 ปีที่แล้ว

    Nuur beautiful voice ❤️🙏💄

  • @sadiyoibrahim9176
    @sadiyoibrahim9176 4 ปีที่แล้ว +5

    Commentoga dhan wada like raadis war maxaa laha dheefa waaba yaabee

  • @sihaamsiman2668
    @sihaamsiman2668 4 ปีที่แล้ว +2

    Hadii fananinta hore tartanka loo diidayo cabdi wali ibrahim maxaa logu soo dary ileen isagaba hees ayuu qaday 8 months ago

  • @fatmanashat6516
    @fatmanashat6516 4 ปีที่แล้ว +22

    Wilasheena daruuf adag ba kamuqado pls isku ronaado aboweyal

    • @amiirinaboqore7501
      @amiirinaboqore7501 4 ปีที่แล้ว +1

      Fatma Nashat waxa sida u galay badankodu waa balwad

    • @mohmoudahmed4476
      @mohmoudahmed4476 4 ปีที่แล้ว +3

      Dhaqaala xumada dalka ka jirta ayaa dhafoorkood laga dheehanayaa dhalintan

    • @zemzemibrahim4620
      @zemzemibrahim4620 4 ปีที่แล้ว +1

      Shaah kulul oo caleen badan say u cabayeen war cabitaanada nafaqada leh isugu roonaada iyo qudaarta wadanka ka buuxda

    • @fatmanashat6516
      @fatmanashat6516 4 ปีที่แล้ว

      @@amiirinaboqore7501 ha wlh benta ma ahn

    • @fatmanashat6516
      @fatmanashat6516 4 ปีที่แล้ว

      @Maanka Cadde kkkkkk dadis le me sas unoqden ledahy hd

  • @fatushmohamed4200
    @fatushmohamed4200 4 ปีที่แล้ว +2

    groupka 13aad ridwaan baa ugu codmacaan maxaa loo xaqirayaa

  • @bahsanbeauty
    @bahsanbeauty 4 ปีที่แล้ว +1

    Cood macaan U leyahay runtii

  • @naimamohamed8323
    @naimamohamed8323 4 ปีที่แล้ว +11

    Yes anaa uso horeeyo manta😁😂 barnamisjkan maba idhafo ilahey amarki

  • @mohamedabdulahigurey41
    @mohamedabdulahigurey41 4 ปีที่แล้ว +10

    Ilyaas Qarni InUu fanaan Ah Inta Ila oG like dhag igU dhaha😁🙏

    • @dadhagemedia381
      @dadhagemedia381 4 ปีที่แล้ว

      Arintaas qiyaano wye markaan😂

    • @akhyaar11
      @akhyaar11 4 ปีที่แล้ว

      @@dadhagemedia381 subscribe igu caawi wll

    • @akhyaar11
      @akhyaar11 4 ปีที่แล้ว

      @@ayaanahmed4571 subscribe igu caawi wll plz

    • @akhyaar11
      @akhyaar11 4 ปีที่แล้ว

      @@futuux6458 subscribe igu caawi wll plz

  • @xurriyo16
    @xurriyo16 4 ปีที่แล้ว +3

    Ridwaan codkisa qataruu ahaa ma aqaano sababta dhibcaha loga goostay

  • @umusumaira5892
    @umusumaira5892 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlh waxa so baxay dhalin wada cod mcn bila music kuwii fanka kufsady o music iyo computr codka lagu hagajin jiray plz fanka iskiga baxa inta igu racday like isara

  • @yusraluuza9098
    @yusraluuza9098 4 ปีที่แล้ว

    Gawadha wadata dharka kabayar walahi waan ka naxay

  • @ibnuisxaaqibnumohumed3099
    @ibnuisxaaqibnumohumed3099 4 ปีที่แล้ว +6

    Allah ha idin soo hanuuniyo hadeydan hanuunin allah shartina umadda haka qabto

    • @sunta1294
      @sunta1294 4 ปีที่แล้ว

      Maxaad udhagaysan hees hadan rabin al shabaab maad tahey sxb ha isku keen qarxin 🤨🤨🤨noo sheg saan u orodno markaad is qarxin rabtid

    • @ibnuisxaaqibnumohumed3099
      @ibnuisxaaqibnumohumed3099 4 ปีที่แล้ว +1

      @@sunta1294 heestu ma xarimin al shabab ee waxaa xarimay allah waxow allah xarimay hadad u saariso bini aadam waxaad tahay dambiile teeda kale waxad tiri hana qarxinin ma waxaad imoday kuwa baneystay dhiiga muslimiinta balse aniga kugu dayan maayo ku caayni mxyly nabigena muxamed scw ayaa allah wuxuu kuyiri خذالعفووأمربالعرف وأعرض عن الجاه‍لين marka sidaa daraaded aniga waxan ku dhahayaa allah ha ku soo hanuuniyo

  • @dhawrsancaqil9746
    @dhawrsancaqil9746 4 ปีที่แล้ว +5

    6:30 hiiihiiihiiihiii kulaha kasi

  • @mustafexaaji4830
    @mustafexaaji4830 4 ปีที่แล้ว +4

    Ilyaas Var balo firiryey desicion Not Tartame waa Fanan caadiya

  • @cabdikaaficabdicusman4994
    @cabdikaaficabdicusman4994 4 ปีที่แล้ว +11

    Sorry😂😂😂😂👆😂ilyaas qarni waxaa kuqabtay ciidamada sirdoonka fanka

  • @sahrahadafow9305
    @sahrahadafow9305 4 ปีที่แล้ว +1

    Runtii aad buu ucod macaanyhy mashaallah nuur aniga waan doralahaa nuur mashaallah keep goin wadnaha fm 📻 dhamaan gudiga usdaad shimaali axmed shimaali usdaadka musiga magaciisa mahaayo sheega magaciisa usdaad abdirisaaq akhiro yusuf xeybaro guleed dhamaantiin mahadsanidiin sida xulka ah aad wax usosareesaan 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🌹❤️🙏🙏🙏 si qurux badan ayaa loola hadly fanaan ilyaas lkn waxaa qurux badneed inta uusan maslaxa imaan madaama uyahey fanaan somaliyeed I’m sorry 😐 lkn meaheen in fanaan ilyaas qaran in saan loogalo waxaa fiicneed in laweediyo IS qorista kowaad macloomaad qofka quseeyo tusaale fanaan maad thy mise waad cusubthy kidibna (haa)ama (maya ) lkn hada ceeb fanaankii maslaxa tuug camaal miskin 😐 wax fcn ma‘han Mär kale 🙏🙏🙏🙏🙏📻🌹💕💕💕

  • @abdirahmannurafgy2625
    @abdirahmannurafgy2625 4 ปีที่แล้ว +2

    wlhi wareega sadaxaad ridwaan uqalmay baxdheh barnaamijka dhan nacayba wlhi

  • @c.fitaaxciro2098
    @c.fitaaxciro2098 4 ปีที่แล้ว +5

    Walee waxbaa ka dhacay ileen xamar waxa joogo oo dhan waa wada fanan

    • @sahrocumar7226
      @sahrocumar7226 4 ปีที่แล้ว +1

      Abdifitah Cirro kkkkkkkk ar anaa yaab arkay. Kuwii horay uga juray qaata bilaahi uga jurnee kuwa cusub la’aas aasooyaa beee kkkkk

    • @c.fitaaxciro2098
      @c.fitaaxciro2098 4 ปีที่แล้ว +2

      @@sahrocumar7226 adigana isi soo diyari wllshey waxa thy fanan❤❤

    • @sahrocumar7226
      @sahrocumar7226 4 ปีที่แล้ว

      Abdifitah Cirro kkkkkk. Fartuun balbalaarka ayaa. Noqonee luuq igasho. Kkkk

    • @sahrocumar7226
      @sahrocumar7226 4 ปีที่แล้ว

      Abdifitah Cirro ma joogo lkn hadaan joogi lahay xitaa uma soo dhawaan laheen fanaan. Nimo waayo wiilasha ila dhashaa anoo nool iduugaa intan ka dhinta xitaa ima eysan sugeen. Hhhhh kkkkkk bro

    • @diamondladyofficial7966
      @diamondladyofficial7966 4 ปีที่แล้ว

      Abdifah cirro ma is tiri adiiga ka maqan

  • @abdifatahabukarhussein6459
    @abdifatahabukarhussein6459 4 ปีที่แล้ว

    Axsan ilyaas wuu ka baxsaday runtii

  • @sahraabdi9198
    @sahraabdi9198 4 ปีที่แล้ว +1

    Waan soo daahay caawa

  • @cadnancawil6089
    @cadnancawil6089 4 ปีที่แล้ว +7

    Part 4 inuu shidneen inta ila aragta likta ha ila dhaafin

  • @muna143khadar8
    @muna143khadar8 4 ปีที่แล้ว +2

    ax yaaa fanan ilyas🔥🔥🔥👏👏👏

  • @dhamaysmedia1048
    @dhamaysmedia1048 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilyaas qarni hadii looga saaray hore ayaad.usoo heestay waxaan leeyahay sharciga haloo sinaado wiilka Cabdiwali ibraahim lagu magacaabo isba hore wuu usoo heesay , hadaad rabto youtube ayaad ka daawan kartaa heestiisa

    • @alibinali2141
      @alibinali2141 4 ปีที่แล้ว

      sxb plz ka delete commentigaan
      wiilkaas aad ayaaan utaageeraa waa sxbkeeey

    • @dhamaysmedia1048
      @dhamaysmedia1048 4 ปีที่แล้ว

      Sxb amba ilyaas ayaan Taageere u ahaa lkn cadaalada waa in loo sinaada

    • @alibinali2141
      @alibinali2141 4 ปีที่แล้ว

      @@dhamaysmedia1048 zxb meesha hees ayaaa taaalo cadaaalad loogama baaahno waaba dambaawooynaaahe cadaaalad xagee taaal

    • @dhamaysmedia1048
      @dhamaysmedia1048 4 ปีที่แล้ว

      Ali binu ali saaxiib waxaanka xumahay arintaa ilyaas Qarni lagu sameeyey

    • @alibinali2141
      @alibinali2141 4 ปีที่แล้ว

      @@dhamaysmedia1048 aniba waaka xumaaday lkn hadii mid lagu adkeeyay kan kale aan badbaadsano

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 4 ปีที่แล้ว +33

    *waxa fiicnaan lahayd in ragga iyo dumarka gaar loo kala tartansiiyo waayo isku toon kama heesaan*

    • @ifraah123faisal5
      @ifraah123faisal5 4 ปีที่แล้ว

      Nio adi mrkad qoraal so qortid dar alle ayn ugu qoslaa hmm baLo

    • @sasqarimdiis8482
      @sasqarimdiis8482 4 ปีที่แล้ว

      Xaaqiiq weye

    • @shukrihussein831
      @shukrihussein831 4 ปีที่แล้ว +1

      Saxiix

    • @tagsantayasiir1691
      @tagsantayasiir1691 4 ปีที่แล้ว +2

      Waxaa kaloo la odhan karaa hibo faneed oo buuxda maleh, waayo fannaaniintii hore ay ka mid ahaayeen Xaliimo Khalif AUN iyo erayada abwaan reer waqooyiya sameeyay bay hadana ay isla lahjaddii waqooyiga ku qaadi jirtay

    • @iftinyarestudio6
      @iftinyarestudio6 4 ปีที่แล้ว

      HAA WLH

  • @sercanimamoglu9306
    @sercanimamoglu9306 4 ปีที่แล้ว +1

    Ridwaan Axmed Maxamed aad buu u cod wacnaaye, nin isna cod wacan baa nasiibxumo kula jiray kooxda ugu danbeysa. 200 ayuu gaadhey qiimanta codkiisa, waxa aan gudida ka codsanayaa in ay soo saaraan wiilkaas maadaama uu jiro qof koox kale ka socday oo 190 kusoo baxay ama 195 , wixii 200 ka hooseeya .

  • @ugbaadosmaan752
    @ugbaadosmaan752 4 ปีที่แล้ว

    radwaan ayaa kaalinta kowaad ah groupka ugu dambeyay radwaan cadaalad uurabaa 😢😢😢

  • @kowtharal8052
    @kowtharal8052 4 ปีที่แล้ว +3

    10:23 cod macaan wilkaas masha allah

  • @ramlanor3713
    @ramlanor3713 4 ปีที่แล้ว +2

    ilyaaas barasho wngsan codkga nakaa baray aaan caadiga aheeen👌

  • @elmiahmed9624
    @elmiahmed9624 4 ปีที่แล้ว +2

    Asli xijabka ayey ku qurxoneet ax ax

  • @ibraahimcade2095
    @ibraahimcade2095 4 ปีที่แล้ว +1

    Shaati cadka inta ila aragtaye like ii saara inu banankisa yaaalo 9ila 10 daqiiqo

  • @omarabdirahman5851
    @omarabdirahman5851 4 ปีที่แล้ว +4

    waar ninkii ilyaas qarni var ayaa loo fiiriyay ama filmkiisa horaa loo soo daawaday miskiin doonta ku dhex dhuumo ayuu is lahaa lkn aakhiro ayaa soo qabtay kkkkkkkkk

    • @mohamedali2132
      @mohamedali2132 4 ปีที่แล้ว

      omar abdirahman 😂😂😂😂