Waxbaa ka dhacay Barnaamijka Kadis, Cadceed , yazin , xamda , deeqsan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Waxbaa ka dhacay Barnaamijka Kadis, Cadceed , yazin , xamda , deeqsan ‎@dheereye4040

ความคิดเห็น • 94

  • @GuuleedAhmed-vk1kz
    @GuuleedAhmed-vk1kz 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dheereyow inader gacaliye deeqsan waan ku haystaa heer aan gaadhay wllhy inaan codkeeda ku seexdo sharaf iigu noolow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 11 หลายเดือนก่อน +11

    Dad culculus aya is heley dheereye cadceed yasiin xamda deeqsan salan gopeed dhaman♥️👑

  • @Daimondchannel
    @Daimondchannel 11 หลายเดือนก่อน +8

    Nadra iyo yasiin soo qabo wll dheereye kaligood please 😢

  • @aizahamza3433
    @aizahamza3433 ปีที่แล้ว +13

    Watching from Garissa County 🇰🇪 ❤

    • @kimuhumad6594
      @kimuhumad6594 11 หลายเดือนก่อน +1

      Bulade ka dawanaysa Bacdi 😅

    • @aizahamza3433
      @aizahamza3433 11 หลายเดือนก่อน +1

      @@kimuhumad6594 townka

    • @kimuhumad6594
      @kimuhumad6594 10 หลายเดือนก่อน

      Garissa magaladaydi wan u xisay 😊

    • @FardowsaHassan-yj5tp
      @FardowsaHassan-yj5tp 10 หลายเดือนก่อน +1

      Also Garissa from Bula madinaa❤😂

  • @ibraahimmaxamed7870
    @ibraahimmaxamed7870 11 หลายเดือนก่อน +7

    Dheereeye zhp asc marka hore zhp cod baa illahay igu manaystay zhp marka zhp waxan kaa codsanayaa barnaamijkaaga in aad igu casuunto zhp😊

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 ปีที่แล้ว +15

    In aan wadad ahay un ban ogaday waxa heesa ah midh kama aqani iyo cida qaaday dhalintaa aduunka ha isku ilawina leyahay wa laba ayamoode codkooduna aad bu u qurxan yahay

  • @Kaltuuun26-hi5bf
    @Kaltuuun26-hi5bf 7 หลายเดือนก่อน +2

    Cadceed id the best voice❤

  • @katima9053
    @katima9053 11 หลายเดือนก่อน +2

    Cadceed yasin iyo hamda is the best wlhi❤❤❤❤

  • @Qadan-eu1nw
    @Qadan-eu1nw ปีที่แล้ว +2

    Yaasin yare best of talent cabsi cabsi

  • @Aksel695
    @Aksel695 ปีที่แล้ว +2

    M.a deqsan wax lagama qaban karo cod halasi ah iyo yasiin cadced iyo xamda www dhaman

  • @XamdiXarako-n3x
    @XamdiXarako-n3x 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wow codka jah😊

  • @XamdiJaamac-bc7hy
    @XamdiJaamac-bc7hy 3 หลายเดือนก่อน

    Cadceed iyo akhayartaaa wan diinsalamay❤❤❤

  • @AbdirahmanMohamed-s2b
    @AbdirahmanMohamed-s2b 5 หลายเดือนก่อน

    Naftayda qofkay jeclayd waa hees qaali ah aad baan ujeclaystay qaabka uu ugu luqeeyey cadceed iyo xarakeynta dheereeyd

  • @husseinhassan6768
    @husseinhassan6768 7 หลายเดือนก่อน +2

    Cadceed is the best voice 🎉🎉😮

  • @MuxiyadinDaaci
    @MuxiyadinDaaci 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @zelma_ahmet
    @zelma_ahmet 11 หลายเดือนก่อน +3

    Yazen manta nadra ka maqan so, malaha deymadii jaceylka ee lagu yaqaanay. Always i luv the way he looks at nadra ❤😊

  • @axmedqodax1230
    @axmedqodax1230 ปีที่แล้ว +3

    Dheereyoow barnaamika goob joog baan ahaa camera dabadeedu waba special 😂

  • @Amiirka-o9k
    @Amiirka-o9k 3 หลายเดือนก่อน +1

    Adceed io xamda igu saln dheryow

  • @mubarikfarxan688
    @mubarikfarxan688 ปีที่แล้ว +2

    Dheere Keep going bro👍😊

  • @suleimanabdirahman5295
    @suleimanabdirahman5295 6 หลายเดือนก่อน

    Deeqsan waa another level iyada cadceed

  • @nuuramuxumad-fi7tt
    @nuuramuxumad-fi7tt 11 หลายเดือนก่อน +2

    M.a deeqasan

  • @KhadraAli-sr1rx
    @KhadraAli-sr1rx ปีที่แล้ว +2

    Dheereye man arag meelad kuledahay doorashay leeyihin dawadayashu marka wan ka raali galinaya dalabka lakin hadad awodo dalabkasi wa iga codsi

  • @ilyazzadan816
    @ilyazzadan816 ปีที่แล้ว +3

    Cadceed waxba lagama qaban karo waa talent

  • @suhramohamed7755
    @suhramohamed7755 5 หลายเดือนก่อน

    Waan helay barnaamijkaan😢 cadceedna waan ka helee😢😢😢maxaan sameeyaa😢😊

  • @zakiyahassanmaxamed-wf3vd
    @zakiyahassanmaxamed-wf3vd 6 หลายเดือนก่อน +1

    Deeqa cod maleh😂

  • @hanadali72
    @hanadali72 ปีที่แล้ว +1

    dheeereye sxb daawosho maleh barnaamujku hadaan heesaha la dbamaystirin ......

  • @HodanIsmaciil-yy6jv
    @HodanIsmaciil-yy6jv 9 หลายเดือนก่อน

    Cadceed an yasiin time is mujiya ❤

  • @katima9053
    @katima9053 11 หลายเดือนก่อน +1

    kumaan caasiyeen abid hadaad qaado calankee❤🎉kabax😂😂

  • @NisaamAhmed
    @NisaamAhmed 5 หลายเดือนก่อน

    Cadceed io hamda ❤️❤️❤️

  • @axmedqodax1230
    @axmedqodax1230 ปีที่แล้ว +2

    Dheereye channel keep going bro
    Cadceed
    Yaasiin
    Xamda
    Deeqsan
    fanaaniin dawaha soo saaran waxyarba ka hadhay wakhtigii ay qarxi lahaayeen 🎉✅

    • @hodomohamed9053
      @hodomohamed9053 ปีที่แล้ว

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉
      I’
      9:
      Mmo😅 𝗛𝗯 plo😅eo

  • @Kaltuuun26-hi5bf
    @Kaltuuun26-hi5bf 7 หลายเดือนก่อน

    Dheere keep going bro

  • @katima9053
    @katima9053 11 หลายเดือนก่อน +1

    Cadceed waa ninka cabdihani bedelay❤😂

  • @somshortfilms621
    @somshortfilms621 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alah❤❤

  • @nimcomohamed4325
    @nimcomohamed4325 ปีที่แล้ว +1

    Xamda ND cad ceed waxba lagama qaban karo😊

  • @hamdahassan3820
    @hamdahassan3820 ปีที่แล้ว +1

    Keep going Huuno

  • @naruurobarrejicsin4971
    @naruurobarrejicsin4971 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed yare waa abdihani xashi bro mx

  • @AbdiweliDaahir-j8v
    @AbdiweliDaahir-j8v 5 หลายเดือนก่อน

    The best ❤

  • @mohamadabdi6785
    @mohamadabdi6785 10 หลายเดือนก่อน

    Wr meesha wacad alle heeso iyo cid baa israacay

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs ปีที่แล้ว +1

    Cadced Iyo hamad lamane cusp u wlcm😂🎉👋❤️‍🔥

  • @saadiqjibriil2722
    @saadiqjibriil2722 11 หลายเดือนก่อน

    Fanan cod macaan Wilka gacma dheeraha sita ♥️

  • @gudonfarahcabdi1900
    @gudonfarahcabdi1900 11 หลายเดือนก่อน

    Taysiir iyo warda next

  • @moustafaadam7454
    @moustafaadam7454 11 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤ dheere keep going sxb

  • @munamaxamuud14
    @munamaxamuud14 7 หลายเดือนก่อน

    Makala dhacaan wuxuba ❤️

  • @BUUQ__SIRAATE
    @BUUQ__SIRAATE 11 หลายเดือนก่อน

    Inaderkay ina dheereeye🎉🎉🎉

  • @abdirisaqxasan7619
    @abdirisaqxasan7619 10 หลายเดือนก่อน

    Yaasiin is the best

  • @MuxiyadinDaaci
    @MuxiyadinDaaci 3 หลายเดือนก่อน

    Jacayl

  • @AbdifataaxMohamoud-qt5ti
    @AbdifataaxMohamoud-qt5ti ปีที่แล้ว +2

    Deeqsan
    Cadceed
    Yasiin
    Xamda .
    Wleeeee
    Kuwan
    Aaaaaaaaaaaaaa🤣🌹

  • @zirhamzasulup2710
    @zirhamzasulup2710 ปีที่แล้ว +1

    Top guys

  • @hudiitha4465
    @hudiitha4465 11 หลายเดือนก่อน

    Cad ceed kulahaa wan suuxay 😂😂😂😂

  • @ibrahinsheekhabdilahi8584
    @ibrahinsheekhabdilahi8584 ปีที่แล้ว +1

    Waar horta aniga waad iga dhacaysaa nio meeshan aan ka heesee ila soo hadal wllhi Hadaad yaabi waydee

  • @xaajilove5
    @xaajilove5 ปีที่แล้ว +1

    Barnamij quruxbadan

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 7 หลายเดือนก่อน

    All legends

  • @Cllaahiabdirisaq
    @Cllaahiabdirisaq 6 หลายเดือนก่อน

    Dadkii hees lahaa. Baa is helay

  • @zuldaanbrown8385
    @zuldaanbrown8385 ปีที่แล้ว +1

    Part two

  • @randomin8390
    @randomin8390 ปีที่แล้ว +1

    maasha allaah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @caqlisamexariir
    @caqlisamexariir 11 หลายเดือนก่อน

    hablu may cod xume wlhi laba garac ba helay
    wlhi lkn wa hablo calol adag

  • @MohamudYASINYUSUF-b7d
    @MohamudYASINYUSUF-b7d 10 หลายเดือนก่อน

    Yasin anaa ka dhex heesaya 😢
    Ax zhp yaasin maxaad beerka xanuun jira noogu kicinaysa
    Inaad igu laamntahay ogaw laabta ku dhex noshay 😢😢

  • @bogaayeofficialtube4233
    @bogaayeofficialtube4233 10 หลายเดือนก่อน

    Waar ninkaa dheereye la dheho wlhi kaalin cajiib ah ayuu dhalinta ugu jiraaa

  • @miloak656
    @miloak656 11 หลายเดือนก่อน

    Team adag why midba mid ka ka daran 🎉

  • @KhadraAli-sr1rx
    @KhadraAli-sr1rx ปีที่แล้ว +2

    Dheereya ka sodhacay iyo xertisi codadka dahabiga laha lakin manta dheereyow waxan ku diraya hees ay kadhacayso oo waliba midho wacan waxa layidhahada mataanah waxan wada qaada Mohamed Alta iyo Hodan Abdirahman.dheereyow surtagal matahay inu ino qaadan Mr Cadced iyo Deeqsan ama Hamda wa codsi?

  • @Jecelow12
    @Jecelow12 ปีที่แล้ว +2

    Hesta Yasin uqadaay ya horay uqadaay . Fdln isosheeya

    • @khadramaxamud1632
      @khadramaxamud1632 ปีที่แล้ว

      Saalax sanaag

    • @Jecelow12
      @Jecelow12 ปีที่แล้ว

      @@khadramaxamud1632 mida hore ban kawadaa

    • @Jecelow12
      @Jecelow12 ปีที่แล้ว

      Wan garan wayey ee share isodeh fdln wll 🙏

    • @faadumofani5615
      @faadumofani5615 ปีที่แล้ว +1

      Wxaa qaada abdihani wxaa ladhahaa subixii antoosaba samir laabta kuhayaa

    • @Jecelow12
      @Jecelow12 11 หลายเดือนก่อน

      @@faadumofani5615 mahsanid wll

  • @maxamedyare9493
    @maxamedyare9493 ปีที่แล้ว +2

    wllkay Dheereye Farxad Iigu nolaw😊

  • @moustafaadam7454
    @moustafaadam7454 11 หลายเดือนก่อน

    CWa oo bishu tahY 07/01/2013 sacaduna yahay 3:30 waxaan ku dawanaya manamijkan united satate of america 🎉❤❤ gar ahaan minneapolis mn

    • @zelma_ahmet
      @zelma_ahmet 11 หลายเดือนก่อน

      Waa in reply laguuso galaa mrkaa dee 😂😂

    • @abdifatahadan1270
      @abdifatahadan1270 10 หลายเดือนก่อน

      07/01/2013 ??????????????????? what how comes we are in 2013?

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595 ปีที่แล้ว +1

    Waar heesta labaad ee Yasiin please magaceed yase qaada

    • @shulaacYare66
      @shulaacYare66 11 หลายเดือนก่อน

      Saalax Sanaag🎉😊

    • @suhaybfaysal5525
      @suhaybfaysal5525 11 หลายเดือนก่อน

      Saalax sanaag

  • @AhmedHassan-ok1bk
    @AhmedHassan-ok1bk 11 หลายเดือนก่อน

    laba sagaala ma foga 90 km ayuu koonfur bari hargeysa ka xagaa

  • @carromoh322
    @carromoh322 10 หลายเดือนก่อน

    Madaxey goormaan kasoo muuqdaa Channelkaa Codbaa igu jiree😢

  • @xaajilove5
    @xaajilove5 ปีที่แล้ว +1

    War cadceedka ma salmin anigu

    • @dheereye4040
      @dheereye4040  ปีที่แล้ว

      Isasoo diyaari

    • @abdiqafarkulow5849
      @abdiqafarkulow5849 ปีที่แล้ว

      ​@@dheereye4040saxiib hargeisa ma igu so daweyni qofna kama garanay

  • @SuhuurAdenahmed
    @SuhuurAdenahmed 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂

  • @KhaliifMaxamed-vp6jm
    @KhaliifMaxamed-vp6jm 2 หลายเดือนก่อน

  • @KhaliifMaxamed-vp6jm
    @KhaliifMaxamed-vp6jm 2 หลายเดือนก่อน

  • @KhaliifMaxamed-vp6jm
    @KhaliifMaxamed-vp6jm 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @munaabdi2163
    @munaabdi2163 11 หลายเดือนก่อน +1

  • @buhan-gg3yi
    @buhan-gg3yi 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤