Barnaamijka Hibada Qofka wareega 3-aad part 2 Kaban iyo Boongo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 109

  • @candicasiicabdirisaaq1398
    @candicasiicabdirisaaq1398 2 ปีที่แล้ว +6

    Wiilka yar eee muxiidin ee qadaya heestii cabdi tahliiil wlhi fanaan buuuxa eee ninkas hala soo saro tob level 💯💯💯💯💯

    • @MohamedHassan-ue8tx
      @MohamedHassan-ue8tx 3 หลายเดือนก่อน

      Waliba waxoo leeyahay codkii saciid mire xeydar😢

  • @muqtarcali7826
    @muqtarcali7826 2 ปีที่แล้ว +7

    Wiilka qaadaya heesta saciid mire xeydar nuuradiin xaqdaro baa lagu reebay wlhi waa legend🙏

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 2 ปีที่แล้ว +3

    Ninkaa *kabanka tumayo waa legend* wllhi👏👏👏 hees kasta sideedii buu ukeenayaa

  • @siraajimohamed9848
    @siraajimohamed9848 2 ปีที่แล้ว +5

    Nafiso
    Bakari
    Xusein siyad
    Xusein adan muqtar
    Waan wata wlhi❤💯

  • @liibaanxuusen5572
    @liibaanxuusen5572 2 ปีที่แล้ว +1

    Xuseen Aadan muqtar isaga ku guulesan dona wlhi wan la yaabay Ustaad xeybaro bal ninkaas ila daawo qunyar wa hubaal dad bdn ba la dhacay

  • @sagalnuux2041
    @sagalnuux2041 2 ปีที่แล้ว +5

    Xuseen siyaad wooow! waaba tubeec. Wiilka yar ee nuuradiin gabadha waa ka badiyee waa dumarnimo aya loo siiyey kkk

  • @MaxamuudcxakiinShirwanaaje
    @MaxamuudcxakiinShirwanaaje 6 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah wuu keenay heestii maxamed ahmed kuluc waliba siwanagsan buu uqadayaa

  • @ahmedomar982
    @ahmedomar982 2 ปีที่แล้ว +2

    Nuradiin inlaga reebo xaq uma lahan waayo waa fanaan iyo jilaay buuxa aniga arag tideeyda ALLAH ha idinka soo hanuuniyo heesaha

  • @abdiabdi4468
    @abdiabdi4468 2 ปีที่แล้ว +6

    Nafisa is another level 🔥🔥🔥🔥🎤🎤🎤🎤🎤

  • @malakoslo
    @malakoslo 2 ปีที่แล้ว +6

    sida dhabta nuuradiin cod ayu lee yhy kaalintana asaga uqalmay oo gabadha asaga ka cod fcna lkn xaybaro dumarka ayuba iska gadaa ☹️☹️😂 maskiinkas yarka nasiibkis ☹️

  • @nasroipraahin9509
    @nasroipraahin9509 2 ปีที่แล้ว +2

    Xusen aadan muqtaar iyo nafiso fanka ayaa u baaxan guuul guuul

  • @engwepdesigners3735
    @engwepdesigners3735 ปีที่แล้ว

    Hussein muqtar legend keep going waad keentay heesta

  • @bushrambushram1939
    @bushrambushram1939 2 ปีที่แล้ว +9

    Nordin deserves to be in the semifinal the lady was favoured, let the committee make review of there judgement btw the two participant

  • @leilaabdi3075
    @leilaabdi3075 2 ปีที่แล้ว +1

    Wa waregii ugu adkaaa la yaaab🥰👏
    Hubaaal qebtan sahra waxa ka cod ronaa nuuradiin

  • @fatushlul9580
    @fatushlul9580 2 ปีที่แล้ว +1

    Nafiso maxamed c/qadir walahi wa magool yar iyadana boskeda gali donto👑❤💘🌹😘👏👏👏👏codkeda halasiga kumeel mar abyo mcn wxn raajeyna inad tartanka kagasho kalinta kowad 🙌🙌🙌hesaha magool noso badi keep going sister👑❤👏👏👏

  • @mankayusuf9906
    @mankayusuf9906 2 ปีที่แล้ว +6

    Waa xaq daro Nuurdiin baka codficna sahra

    • @sagalnuux2041
      @sagalnuux2041 2 ปีที่แล้ว

      Has wlhi😭

    • @mohantv273
      @mohantv273 2 ปีที่แล้ว

      Laga yabaaa iney dankle looga ficnaaa ok

  • @udbihusseinali3485
    @udbihusseinali3485 2 ปีที่แล้ว +5

    1.Faisa 2 Bakaari 3.Xuseen Siyad. 4.Xuseen muqtaar 5.Mahdi 6.Sahra Xuseen

  • @lilabdaaz2965
    @lilabdaaz2965 2 ปีที่แล้ว +1

    Muxudin sharif bakari xuseen siyad cali iyoo xuseen fanka ubaahan Guul baan u rajeynaa

  • @AbdullahiLiil
    @AbdullahiLiil 2 ปีที่แล้ว +6

    Magoosha Nool ❤️❤️

  • @phankahph5433
    @phankahph5433 2 ปีที่แล้ว +6

    Nafiso is the best one 🥰🥰🥰🥰

  • @atamayste4593
    @atamayste4593 2 ปีที่แล้ว +1

    Xuseen siyad waa legan ku soco

  • @cabdirisaaqMaxamad-s1i
    @cabdirisaaqMaxamad-s1i ปีที่แล้ว

    Masha allah nuurdiin

  • @ficanfilsan7583
    @ficanfilsan7583 2 ปีที่แล้ว +3

    Husain siyad mashallh guul cod ilaahey waa kusiiyey🥰❤💙❤💕💖💝💥#1#ayaad u qalantaa🥺

  • @cashojimacle8713
    @cashojimacle8713 2 ปีที่แล้ว

    xuseen aadan miuqtaar heestii meesheedii nuu dhigey

  • @samsamomer8521
    @samsamomer8521 2 ปีที่แล้ว +3

    Bakari 2 xesen ayaa ka mudan kalita 2
    1.nafiso
    2.xusen shire
    3.xusen
    4.bakari

  • @sharmalovehooyo8107
    @sharmalovehooyo8107 2 ปีที่แล้ว +4

    Nuurdiiin aya kaficaan sahro ee xaaaq maahaaan

  • @abdiwalijibriil6722
    @abdiwalijibriil6722 2 ปีที่แล้ว +3

    Nuuradiin tartanka ayaa ubaahan waxaan aamin sanahay inuu kaalin fican galidoono hada asiga xuseen nafiso iyo bukaari iaku gruub lagaliyo

  • @rachidosman8637
    @rachidosman8637 ปีที่แล้ว

    Masha allah sowtu magool Allahou rahma

  • @farxaanxuseen8241
    @farxaanxuseen8241 2 ปีที่แล้ว +3

    Walee magool ma dhiman
    Been waa nooshahay waa tan😁

  • @abditoogo1745
    @abditoogo1745 2 ปีที่แล้ว +1

    Xuseen kal iyo laab u taageeray

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 2 ปีที่แล้ว

    Tartamaha 5 Huseen siyaad cali hargaysa laga bahan yahy codkaga MAsh allah bro

  • @mohamedfarajar9550
    @mohamedfarajar9550 2 ปีที่แล้ว

    Nuurdiin waa fanaan buuxa pro saasaa fanaan ku tahay cidna war kooda ha dhagaysan

  • @candicasiicabdirisaaq1398
    @candicasiicabdirisaaq1398 2 ปีที่แล้ว +2

    Nuuradiiin baaa badiyey lkin ninkan xaybaro eee gudooomiyaha sheganaya mesha Naguhuuu iska dhisaaa war nio nin labo xiniyoooda ha xaqirin wuuu dadalaye

  • @zakyflaq
    @zakyflaq 2 ปีที่แล้ว

    Nafiso is amazing wlhi mustaqbal faneed baa kujira

  • @maryamaguudax959
    @maryamaguudax959 2 ปีที่แล้ว

    Hibadu isma qariso wlhi👸♥️♥️

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 2 ปีที่แล้ว +9

    Magoosha nool waaan ku wataa gar io gardaro 🤜🤛🎶📱🎧

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

      Sxb magool illaahay haw naxariiste codkeedii cid keeni kartaa ma jirtaan u malaynayaa waayo waxaa la.moodi jiray codkeeda dawan dhacaya weliba codkeedu gariir buu lahaa

  • @sacdiaqurux4078
    @sacdiaqurux4078 2 ปีที่แล้ว

    Xuseen siyad guuul wcn

  • @ifka8884
    @ifka8884 2 ปีที่แล้ว

    Nuuradiin clahi wiilka caadi maaha waan wata 🥰

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 2 ปีที่แล้ว

    *Nafiiso* 🥺🥺 new magool

  • @ficanfilsan7583
    @ficanfilsan7583 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc xaybaro xusain waa fanaan buuxa wuxuu istahilaa #1#💥 guul husain 💕🇨🇦💯xaadaa I kacday been waa cilmi shaydaan❤

  • @Deqacali-z1x
    @Deqacali-z1x 2 ปีที่แล้ว +1

    Xusen siad qadayo
    2 m bukaari

    • @shakuralayahdiig1992
      @shakuralayahdiig1992 2 ปีที่แล้ว

      Cajabeey cajiib walee wxbaaa ka dhcay dhalin aan la holin karin waaye all mshlhu

  • @axmeyxoogsade1504
    @axmeyxoogsade1504 2 ปีที่แล้ว +2

    Nuuradiin cimaamadiisa lama heysankaro sahro wuu ka badiyay lkn gabarnimo baa loosoosaaray waxaanba kahelay heesta uu markiidambe soodoortay kk faraqa iisiidaa jahjahjah

    • @sagalnuux2041
      @sagalnuux2041 2 ปีที่แล้ว

      Kkkk haa walhi waa fariid yar oo jiniyado wata lkn sry gabadha way uga hiiliyeen

  • @ubahabdullahi5325
    @ubahabdullahi5325 2 ปีที่แล้ว +1

    Caadi Mahan magoosha nool gabadhaa waa daftay300✅✅✅✅✅✅💕✅

  • @doolicurimaxamed
    @doolicurimaxamed ปีที่แล้ว +1

    Nafiso

  • @deeqdarajo881
    @deeqdarajo881 2 ปีที่แล้ว +3

    Xiseen siyaad niyad ayuu uhayaa mxa yeley 3tartan ayuu ka soo qeyb galey waa fanan soo almiteyey wey ka muuqataa yuusuf xeybaro il garaaa wiiilkaaad

    • @ficanfilsan7583
      @ficanfilsan7583 2 ปีที่แล้ว

      Ma,illa aragtey #1#ayuu u qalmaa magaranayo Sababta looga dhigay 3🥺

  • @fahadmohamed3831
    @fahadmohamed3831 2 ปีที่แล้ว

    waaaw waan wataa

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 ปีที่แล้ว

    nafiisaa waaw waaw waaw

  • @hassanhussein6189
    @hassanhussein6189 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allah muxuyudiin 💯💯💯💯💯💯💯

  • @haabdeyhabadey4492
    @haabdeyhabadey4492 2 ปีที่แล้ว

    Nuridiiin wu fcn yhy cdkisa lknse jarees baa ku jira cabsi

  • @mohamedqadarcadde7445
    @mohamedqadarcadde7445 2 ปีที่แล้ว +1

    Bakaari wale wax kale waye wilkan yar mashalh heesta ugaaso qof adag un baa qaadi karo

  • @farduusali2951
    @farduusali2951 2 ปีที่แล้ว +3

    Muxyadiin Abdirahman Xuseen Siyaad Ali ayaa U Hireeya

  • @pythoncabdullaahi4198
    @pythoncabdullaahi4198 2 ปีที่แล้ว

    Waaw wax kale

  • @mr.aosman3054
    @mr.aosman3054 2 ปีที่แล้ว

    Guruubka B waa Guruubka Xidigaha
    Nafiso Caadi maahan waa Magoosha Qarniga

  • @xasanjimcaalecumar8740
    @xasanjimcaalecumar8740 2 ปีที่แล้ว

    gudiga arinta nuura diin si fiican
    ha u fiirshaan

  • @sharmalovehooyo8107
    @sharmalovehooyo8107 2 ปีที่แล้ว +2

    Gudigaa meshaan qalaad ayaan kaargnaa nuurdiin io sahraa xaqiiq Hadi lagaa hadloo nuurdiin ayaa kuleeeh labadaa heesbaa ee calaad kusoraaaa daadkaa adinko mahadsaaan

  • @hassanismailofficial6614
    @hassanismailofficial6614 2 ปีที่แล้ว +2

    1Bakaari
    2 xuseen

  • @salmanuura6434
    @salmanuura6434 2 ปีที่แล้ว

    Nuuradiin xaqdaro ayaa lagu reebay fadlan gudigu haso ceshaan

  • @hafsaabdi1831
    @hafsaabdi1831 2 ปีที่แล้ว

    Qof dintay oo dib loo arkay camal aa dareemay

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 2 ปีที่แล้ว +1

    Nafiso waa koowaad.🥰

  • @somaliinterfansyoutube5393
    @somaliinterfansyoutube5393 2 ปีที่แล้ว +3

    Nafiso intaan tartan dawanayey dhanka haweenka wali qof lamdaa ma arag new magool waye gabadha hala garab istaago shekada mesha ka socota garab ayaan u arkaa 300 wey dhaftay qimeynta ad sameyseyn kuma anan qancin waayo idinka ayeyba idin istajisay hda waad ridee uf uf waxaan gudi iska dhigaa

  • @MohamedAli-cc1yi
    @MohamedAli-cc1yi 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa kuwaan kuwii fanku u baahna socdaal baa na waale

  • @macruufadam448
    @macruufadam448 2 ปีที่แล้ว +1

    Wa calad daro in nuuadiin la xaqiro cadaalad ayuu ubaahanyahay

  • @adrisshagi1255
    @adrisshagi1255 2 ปีที่แล้ว +1

    Bakari iyo siyad kala ilaliya iyo gabadha ila finalka

  • @sayidaxmedsayidka2844
    @sayidaxmedsayidka2844 2 ปีที่แล้ว +2

    Ugaaska 💯 💯 💯

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 ปีที่แล้ว

    walaahi way keentay codkii magool

  • @haashimmohamed66
    @haashimmohamed66 ปีที่แล้ว

    Nuradiin ayaa lahaa kaalinta

  • @mohaqalbi1896
    @mohaqalbi1896 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi xaq ma ahan nuurdiin ayaa ka fican gabadha ee ninkaaas xaqiisa bixiya cod halaasiya iyo mashraxiyadba wu leeyahay

  • @abdaleMedia6830
    @abdaleMedia6830 2 ปีที่แล้ว +2

    NUURADIIN AYAAA GABADHA KA COD FIICNAA KANA MASHRAXIYAD FIICNAA SORRY NUURADIIN

  • @kulmiyetvkenya7165
    @kulmiyetvkenya7165 2 ปีที่แล้ว

    Nafisa ☆☆☆

  • @bushrambushram1939
    @bushrambushram1939 2 ปีที่แล้ว +2

    Make review of nurdin case the second song waz more moving than the ist one

  • @zusaan3176
    @zusaan3176 2 ปีที่แล้ว

    Nafisa👸❤️

  • @shariifhassanmohamed8314
    @shariifhassanmohamed8314 2 ปีที่แล้ว

    Nin kapanka tumaayo aa ani i cajab gaiyy abslatly

  • @ubahabdullahi5325
    @ubahabdullahi5325 2 ปีที่แล้ว

    Garuub B waa wataaa

  • @abdifuadvologs8476
    @abdifuadvologs8476 2 ปีที่แล้ว +1

    Magool nafiso masha alah

  • @mohanahmed7736
    @mohanahmed7736 2 ปีที่แล้ว

    Waaw Dhaman waa wada talant wlhy kaliya dhawaqa erayada ayaa Yar dhibaya ..
    Intaasina waa inta lahjada lkn waa wada..
    #pure a #singer

  • @ayanabdullahi6327
    @ayanabdullahi6327 2 ปีที่แล้ว +1

    What a amazing voice Bakaari. Keep going bro

  • @Fatima-ht3pw
    @Fatima-ht3pw 2 ปีที่แล้ว

    Nuuradin xaqdaru kuharay

  • @beejkadhalintamogadishu9971
    @beejkadhalintamogadishu9971 2 ปีที่แล้ว

    Nuradii yarka eey leyihiin cadaalad oo u bahanyahay

  • @adrisshagi1255
    @adrisshagi1255 2 ปีที่แล้ว

    ASC weli anion firsan tartankan magacyada dhagestay Ana ka naxay sida idinkaga hos baxday dadka in aad isku adisan maahen

  • @barokheyraadkadalkaagahooy383
    @barokheyraadkadalkaagahooy383 2 ปีที่แล้ว

    in hawo m.sh codkaga noor allaha ku saaro

  • @mankayusuf9906
    @mankayusuf9906 2 ปีที่แล้ว

    Gruppkaan waa grupp adaag wlh caadi mahaa makala yarestaan wilaasha

  • @Sumaya553
    @Sumaya553 2 ปีที่แล้ว

    CALI XASAN MAHDI CAADI MA AHAN

  • @yousufmaxamad9587
    @yousufmaxamad9587 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @queenjiiqaali9921
    @queenjiiqaali9921 2 ปีที่แล้ว

    Free nuuradii cod iyo masrixiyadba wuu kawatay gabdha waa xaqdaro in lareebo😡😡😡

  • @boqurkagambiska4092
    @boqurkagambiska4092 ปีที่แล้ว

    cadalada daro kajirto mesha

  • @hassanhussein6189
    @hassanhussein6189 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah ala iyo cizak

  • @lakicade9149
    @lakicade9149 2 ปีที่แล้ว

    Mcln yuusus away finalka no so dhig mcln

  • @saciidsamiir6224
    @saciidsamiir6224 2 ปีที่แล้ว

    Asc gudiga barnaamijka waxaan kacodsanaya iney igu daraan barnaamijka 🙏🙏🙏🥰

  • @yanaalihoussein316
    @yanaalihoussein316 2 ปีที่แล้ว

    Xaybaro barnamijka hana nacsiin plz bila aadan ayaad tihin waad qaldami kartaan laakin naga ilaali hadeed wan ku baryaya. Nuradiin waad ku qaldanteen wuu ka cod fiicna gabadha mise waa dumarnimo 🤔🤔🤔

  • @axmeyxoogsade1504
    @axmeyxoogsade1504 2 ปีที่แล้ว

    League aan waa adagyahay

  • @khadradarajaale2115
    @khadradarajaale2115 2 ปีที่แล้ว

    Abdirahmaan aaway 🤔🤔

  • @hassanhussein6189
    @hassanhussein6189 2 ปีที่แล้ว +1

    Hussein wanku wataa ugaaz

  • @abdiwalijibriil6722
    @abdiwalijibriil6722 2 ปีที่แล้ว

    SMS TV ISUKU NOQDA GUDIGA WALAYALOW MAHARI KARO WIILKA NUURADIIN LAYIRAHDO HEEATII DAMBE EE UU QAADAY

  • @mowliidadeen4966
    @mowliidadeen4966 2 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @boqurkagambiska4092
    @boqurkagambiska4092 ปีที่แล้ว

    been badanaa