Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Live Music Wareegii Sadaxaad part 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • Balanbaalis Studio Mogadishu Somalia

ความคิดเห็น • 1K

  • @caydiidmire3359
    @caydiidmire3359 4 ปีที่แล้ว +243

    Dhallinyarada in la mashquuliyo waa wax aad u wanaagsan waxaa muuqata rajo iyo riyo badan oo rumowday.

    • @qaliafnaan1813
      @qaliafnaan1813 4 ปีที่แล้ว +1

      Ani waan Rabay walhi in aan ka mid noqdo fanka

    • @qaliafnaan1813
      @qaliafnaan1813 4 ปีที่แล้ว +1

      Lakin garab ayaan Haysan

    • @saynabaxmad7376
      @saynabaxmad7376 4 ปีที่แล้ว +1

      waxaa ka wanagsaned in waxyaba kale la Ku badalo

    • @hewho7993
      @hewho7993 4 ปีที่แล้ว

      Absolutely... Waan kugu raacsanahay. Runtii aad ayeey inoo farxad gelineysaa in aan aragno barnaamishada nuucaan oo kale oo waxtar u ah dhalin yaradeyna. Waxeey abuureysaa togetherness iyo direction oo aan u wada baahanyahay. Dalkeyna wuu soo laabanayaa

    • @sabrincdey924
      @sabrincdey924 4 ปีที่แล้ว

      Caydiid show inbdn markaas niyad lahaanaanayan inta tahriibka isku diyaarineeso inee wadnaha fm ine isku soo diyariyaan rijeynaa

  • @Hamdi-Abdirahman
    @Hamdi-Abdirahman 4 ปีที่แล้ว +12

    Ilaahoow wiilkaas aragiisa uso celi wayo mesha quruxda laga sheegaayo iyo dadkaas wada qoslaaya ee ka reaction bixinaya dadka heesayo ma arkaayo ilaahayoow aragiisa dib ogu so celi yaa rabbi

  • @caydiidmire3359
    @caydiidmire3359 4 ปีที่แล้ว +58

    Muqdisho waa hoyga xaddaaradda One Love From Garoowe kulligiin guul ayaan idiin rajayn.

    • @hidaelmi4545
      @hidaelmi4545 4 ปีที่แล้ว +1

      Caydiid show thnx wll ❤️

    • @miskaatiinuuriin7369
      @miskaatiinuuriin7369 4 ปีที่แล้ว +1

      Thnkz abwe Allah ku xifdiyo 😘😍

    • @suleeqo0163
      @suleeqo0163 4 ปีที่แล้ว +1

      Caydiid show in badan mahadsanid walal qaali ❤❤

    • @hipagahmet5611
      @hipagahmet5611 4 ปีที่แล้ว +2

      Caydidi show brother thank you so much dear❤❤❤❤❤❤❤

    • @rahmaahmed4205
      @rahmaahmed4205 4 ปีที่แล้ว +1

      Haaa wlhi wanba ku hazta anigu😋

  • @mohameddhiilood3224
    @mohameddhiilood3224 4 ปีที่แล้ว +564

    Marki qur'aan lagu tartamayo
    Iisoo sheega ❤
    Like isaara🙏

    • @zeynabomar1703
      @zeynabomar1703 4 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhh dugsigeyga imow arbacada tartan jiro i.a

    • @dheemansheikh4219
      @dheemansheikh4219 4 ปีที่แล้ว

      @@zeynabomar1703 kkkkk😂😂🤣🤣😂 ane waan kujiraa usheegabo🙄🙄🙄😏😏😏😏🤔🤔

    • @anzalcabdulahi8451
      @anzalcabdulahi8451 4 ปีที่แล้ว

      Wahrapaa

    • @ayuubupdy9208
      @ayuubupdy9208 4 ปีที่แล้ว +2

      Waa diyaar walal meqa juz ayaad ku tartamaysaa

    • @lakiwacne6877
      @lakiwacne6877 4 ปีที่แล้ว

      @@ayuubupdy9208 sxb ninkani quraanka wuu ku dawarsanayaa lkin aayad kamayaqqaan

  • @tawakalcabdicasiisducaale3355
    @tawakalcabdicasiisducaale3355 4 ปีที่แล้ว +25

    Axyaaa Fanaaan jamaal jaaamac cali jamaaal (onkod) maanta uun fanaanimadaadii muujiisay hadii aad caasimadii dalka aadka heesayso jamaaal jaaamac cali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcomahmed4552
    @nimcomahmed4552 4 ปีที่แล้ว +5

    Abdi wali marka show ku dhignayo moqdisho aya imanaa somaliyaa❤️👍👍 nalag sarey tolow mab ujedo

  • @umuashraf7911
    @umuashraf7911 4 ปีที่แล้ว +313

    abdiwali inta ila sugeysa io ahmed like dhac igusiyaa

    • @hasankaafitupe4903
      @hasankaafitupe4903 4 ปีที่แล้ว +1

      Asan usoo galay ilaa hda mootis aan wdaa

    • @daacadmedia9163
      @daacadmedia9163 4 ปีที่แล้ว +1

      Sidoo kale wlhi

    • @alibinali2141
      @alibinali2141 4 ปีที่แล้ว +1

      wlhi anaa kula mida

    • @saxardiidaydiidofficaal1190
      @saxardiidaydiidofficaal1190 4 ปีที่แล้ว +1

      Cabdi wali meesha bu fadhiyah liph

    • @hanitaa777
      @hanitaa777 4 ปีที่แล้ว +1

      Lipin Abdirashid subscribe 18ayaan kga dhigy eee adiguna igu caawi subscribe pls

  • @xurriyo16
    @xurriyo16 4 ปีที่แล้ว +13

    Cabdulqadir muxuyidiin kulmiye waa muuse Qalinle codkisa lagama yaqano yaa salaam 😍😍😍😍

  • @bileshekh518
    @bileshekh518 4 ปีที่แล้ว +11

    Qalam jalam jalam qalam jacaylkuye waah waah waan ku haystaa yarkaa

  • @ayaanahmed4571
    @ayaanahmed4571 4 ปีที่แล้ว +207

    Team Cabdiweli like dhac igu sii aan cududeena muujino 👌🏻👌🏻👌🏻

  • @shukulatinappe4008
    @shukulatinappe4008 4 ปีที่แล้ว +14

    Wxn ku nolhy hargaysa mogdishu ad bn ujeclhy inan imado somali wa somali inta igu rcsn liketa so qarxiya

    • @zadampato7188
      @zadampato7188 4 ปีที่แล้ว

      Waan kugu sodhawanyna baayo
      Milknku milinkagi waaye

  • @libanabdi3693
    @libanabdi3693 4 ปีที่แล้ว +104

    wiilkaa indha la ban unaxaya wayo ikhy ba adunka ku imtixany in ilhy ka madoweyo waxan ayan ilh ugu barya iyo dhamn umada islaaamka

    • @xasanadam4041
      @xasanadam4041 4 ปีที่แล้ว

      liban abdi amin ilahy hagamodeweyo

    • @Abdirizakmrashid
      @Abdirizakmrashid 4 ปีที่แล้ว +2

      Bro saas ha dhihin oo ilaah siduu u imtaxanay adigaba wu ku imtaxani kara .
      Dheh ilaaha mahad leh wiilkas waa nin raga oo dadka ka liidane.

    • @xasancali4780
      @xasancali4780 4 ปีที่แล้ว

      Aaamiin

    • @nasrenkhadar3413
      @nasrenkhadar3413 4 ปีที่แล้ว

      Ameen

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 4 ปีที่แล้ว

      Ameen yaa ALLH illhy qalbigiisa haka madoobeeyo

  • @istahilmohammud5919
    @istahilmohammud5919 4 ปีที่แล้ว +62

    We need many more programs like these for our talented youth for example cooking,reading in our Somali language and artistic skills. Let us build each other up and inspire the next generation.gool wacan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @furuzshorts7214
    @furuzshorts7214 4 ปีที่แล้ว +116

    **Maanta ayaa ka qurux badn maalmihii hore camirda wa shidantahy 100%**
    **Editing 100%**
    **Kaso qeybgalyal 100%**
    **Heesaha lugu tartamy 100%**
    Lkn aniga **abdiwali** aya wataaH 🎯
    **Nice move balnbaalis studio keep going yaqey 🙏🙏🙏**

    • @hargeisaboy6045
      @hargeisaboy6045 4 ปีที่แล้ว

      furuz Abdi Salaam codka sameecadaha ayaa aad u liita, soundka

    • @hal-tusmedia8030
      @hal-tusmedia8030 4 ปีที่แล้ว

      Murtimaal kuu saaree ii saar

    • @furuzshorts7214
      @furuzshorts7214 4 ปีที่แล้ว

      @@hargeisaboy6045 eepow aniga wan kula arkaaH lkn sidii hore so sidaan kama wacno

    • @samiirabdi9015
      @samiirabdi9015 4 ปีที่แล้ว

      @@furuzshorts7214 camera qaaybihi hora igala wngsan editing wcn malaha hda

  • @kingmc3517
    @kingmc3517 4 ปีที่แล้ว +12

    Illahay dartis iyo rasulkena jacelkisa subscribe igu sara illahay hanaga bad badsho cadabul qabriga dhibkisa amiin

  • @abdiaziiz2079
    @abdiaziiz2079 4 ปีที่แล้ว +14

    Koleyn nin qaline heestisa sa uqadyaa wa halis, Wiilka qadaya heesta allaha ha unaxariisto qalinle, waaa isagii bartaa tagan aad bay isugu eeg yihin ani ahan tartanka waxaa uqalmo in uu ku gukeysto wiilka , sdkle cadiwali waa ficacn yahey aaad.

  • @ahmedismail5671
    @ahmedismail5671 4 ปีที่แล้ว +2

    I see Somalia coming BACK in our capital MOGADISHU, love from QARDHO puntland.

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 4 ปีที่แล้ว +24

    Wiilka qaaday heetii *Qalam Jalam* wllhi wxnba mooday Aun *Muuse Ismaaciil qalinle* 😢😢
    Wiilkaasi wuu kabaxsaday 100%100 wllhi

    • @nimcosayid4636
      @nimcosayid4636 4 ปีที่แล้ว +1

      Waxaaba la moodaa muuse cismaan qalinle laftirkiisa xaga codka masha allaah ilaahay ha dhowro

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 4 ปีที่แล้ว

      @@nimcosayid4636 sow maaha aamiin

    • @cabdiqani6185
      @cabdiqani6185 4 ปีที่แล้ว +1

      Qalinle codkiis adunka kuma nola ninkii keeni laha

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 4 ปีที่แล้ว

      @@cabdiqani6185 yaahuu marka ma aakhiro ayuu ku nool yhy

    • @cabdiqani6185
      @cabdiqani6185 4 ปีที่แล้ว

      Mesho tonaba haku nolaadee Qalinle codkiisa lama keeni karo allow ku naxariiso AamiiiiiN

  • @ramaazruuxi173
    @ramaazruuxi173 4 ปีที่แล้ว

    Xiisad gaara bu wataa maanta tartanka waa leys hayaa wale fikradan qofkii lahaa in la aas aaso tartan nucaan aadban ugu mahd celina aduunka la taaba qaadnay masha allah wa ino farxad inan hormarkan gaarno gudidana wan salmaya full respect dad qiima kuleh maga somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @saleebaanabdisamad2990
    @saleebaanabdisamad2990 4 ปีที่แล้ว +28

    Ninkaas abduqaadir muxudiin waa qalinle oo inta taagan (copy) hore u soco saaxiib oo horumar ka gaar fanka soomaaliyeed.

  • @sharafxaaji1047
    @sharafxaaji1047 4 ปีที่แล้ว +1

    Tartanka noo balariye hibadu hees kaliya mahan anaga xata waan ka soo qeyb galilahaa hore u socda dhaliyaradana nasiib wangsan baan u rajaynaya

  • @nusaymoofficial7767
    @nusaymoofficial7767 4 ปีที่แล้ว +137

    Asc asxabya inata sugysa cabdiwali like iisaar adoo mahadsan

    • @hanitaa777
      @hanitaa777 4 ปีที่แล้ว

      Nusaymo channel Nusaymo channel subscribe 15ayaan kga dhigy eee adiguna igu cawi subscribe pls

  • @burhanozil3360
    @burhanozil3360 4 ปีที่แล้ว +2

    Jamaal onkod cood illahey waa uu dhibay go forward brother 👍

  • @murtimaalofficial9453
    @murtimaalofficial9453 4 ปีที่แล้ว +158

    Abdiwali ibraahim inta ila taageersan like subscribtaba ha ila dhaafina boqortooyo

    • @a.abdalla3167
      @a.abdalla3167 4 ปีที่แล้ว +1

      Ii saar anna waan kuu saarayaa wll

  • @ubahabdi8070
    @ubahabdi8070 4 ปีที่แล้ว +1

    Dhalinyaro xisus iyo farxad iyo qosol wayn ayan idinka helay Ilahow denbigina cafi Amin yaarabi raxman

  • @liibaanaxmedsahal7100
    @liibaanaxmedsahal7100 4 ปีที่แล้ว +10

    Qalam jalam aan ku heestaa muxiidiiin fanaan warkiisa cadyahay guuleeyso

  • @Bashka_updy
    @Bashka_updy 4 ปีที่แล้ว +92

    Wiilka Indhoolka intii Taageero u ah lik

    • @hanitaa777
      @hanitaa777 4 ปีที่แล้ว +1

      TUSIYE OFFICIAL subscribe 152ayaan kga dhigy eee adiguna subscribe igu caawi pls

  • @rosiina1120
    @rosiina1120 4 ปีที่แล้ว +1

    Aniguna garadkey kaa gaabsan wayee adna garashadii ii garaabi weydee wlhi wiilkas iyo cabdi wali baa ku leh mashaa alaah codkoda alha u barakeeyo lakiin aniga cabdi wali baan siin lahaay nabar koow 1

  • @mohamedabdullahmohamed7606
    @mohamedabdullahmohamed7606 4 ปีที่แล้ว +6

    Gabhdha jaa Inay fananiin Noqdeen waxa ka dareemeysaa siday usoo labisteen ciyoon Allahayoow Dharka Noogu Hay gabdhaheena🤲

  • @user-nk7bq5kn3h
    @user-nk7bq5kn3h 2 ปีที่แล้ว

    Macalinkrygi fanka iyo suugaanta akhiro ayaan ujeedaa maanshallaah cimriga alaha kuu barakeeyo waqti dheer 1986di ii ahaa macalin

  • @user-sk3kw1mw8o
    @user-sk3kw1mw8o 4 ปีที่แล้ว +3

    Qalinle ha cusub Xagee kla Xidhidha War ninka intu caan noqon igu So qabtah wlllhi codkisa ilove ku ahay Abdikadir 😭😭❤️😭

  • @cadeeyqurux2893
    @cadeeyqurux2893 4 ปีที่แล้ว +22

    Abdiwali guul urajeenaa insha alh

  • @simansayid7239
    @simansayid7239 4 ปีที่แล้ว +12

    Wiilka muuse ismaaciil qalinle kutartamaayo waan siiyey codkeyga👏

  • @mohaashkar9545
    @mohaashkar9545 4 ปีที่แล้ว +46

    C/wali insha allah mardhow heeso aan hore lomaqal ayu soo qadi dona iyo music casri ah

  • @mohamedabdisalan8728
    @mohamedabdisalan8728 4 ปีที่แล้ว +28

    Abdiweli sugooya ani
    Ninkaas tageer snhy ✊

  • @shaaficicali573
    @shaaficicali573 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ahay wiil dhalinyaraa waxaan codsanayaa xaga suugaanta in naloo dhigo tartan intii ila fikira like

  • @beerdilacsheshow6882
    @beerdilacsheshow6882 4 ปีที่แล้ว +207

    Marka aan maqlo tartankaan
    Wan soo ordaa hada ila mid thy like

  • @tarsanckofficial9480
    @tarsanckofficial9480 4 ปีที่แล้ว +1

    Inta tageersan jamal onkod inanka reer sool iyo Abdiwali ibrahim waan wataa wale shaymire dacar like ta igu booba
    Nimanyahow hadaa toltihiin somaliyed

  • @hal-tusmedia8030
    @hal-tusmedia8030 4 ปีที่แล้ว +55

    34:22 wiilka heestii qalinle qaaday waa fannnaan dhamaystiran gudida maryoolay malaa ninkaa way reebi doonaan

    • @tusmoabdullahi6061
      @tusmoabdullahi6061 4 ปีที่แล้ว +1

      Gudgude Media haa Wallahi

    • @hibonuura9293
      @hibonuura9293 4 ปีที่แล้ว +1

      Gudgude Media kkkkk

    • @simansayid7239
      @simansayid7239 4 ปีที่แล้ว +2

      Wlh markaa maqlay wiilkaas heestiisa waa qiirooday waa fanaan buuxa

    • @sakariyacabdiraxmaan6710
      @sakariyacabdiraxmaan6710 4 ปีที่แล้ว +1

      Xaqiiq wan kugu racsanay Zxp qli

    • @mohamedali2132
      @mohamedali2132 4 ปีที่แล้ว +1

      Awr ta tuwi Qalilnaa qabriga kasoobaxee
      Allow kuunaxariiso

  • @iskaashichannel143
    @iskaashichannel143 4 ปีที่แล้ว

    waaaw cabdiweli waafanaan da yar oo mustaqbal faneedleh inta ilaqabta hi like

  • @zayidlyricaledition5303
    @zayidlyricaledition5303 4 ปีที่แล้ว +109

    Cabdi wali team like

  • @abdiaziizmohamed2596
    @abdiaziizmohamed2596 4 ปีที่แล้ว +50

    Team Abdi wali yaa ila ah💎💯

  • @sacdiamohamad5635
    @sacdiamohamad5635 4 ปีที่แล้ว +19

    Guusha cabdi wali baan ku haysta🙏

  • @Qaraaxo_media
    @Qaraaxo_media 4 ปีที่แล้ว +1

    Jamaaal onkot wlhi waa fanaan aan jclhy codkiiza Allow kuu daaay aaamiintu waaa xagiiine

  • @hafsajano7724
    @hafsajano7724 4 ปีที่แล้ว +21

    Alla majamal.onkod.baa welcm.muqdisha waa mel. Ee usiman yihiin uma.soomaaliyeed waa hooyada dalka viva muqdisha

  • @maalincadmedia7484
    @maalincadmedia7484 4 ปีที่แล้ว +54

    Inta jacel in quraanka lagu tartamo subscribe ii saara walalayaal

  • @ifraah123faisal5
    @ifraah123faisal5 4 ปีที่แล้ว +20

    Wiilka indholha wxan urajeen guul wlloh nolosha hormar ka gaaR

    • @ugbaadosmaan752
      @ugbaadosmaan752 4 ปีที่แล้ว

      wll axmed ma dhihi kartid adoo raaliya wiilka indhoolaha af miyaa

  • @bisharobushra9867
    @bisharobushra9867 4 ปีที่แล้ว +61

    Abdi wali aaaaaway inta ilasugeysa like saara

    • @marwaanmahadsaman3933
      @marwaanmahadsaman3933 4 ปีที่แล้ว

      bisharo Bushra abdi wali midke yara miya anigaba yarkaas ayaan radinaya mx dhacay intebo ka baxay

  • @saedhiilqaranofficial4381
    @saedhiilqaranofficial4381 4 ปีที่แล้ว +7

    Fanaan da,yar mee Abdiweli guul ban u rajayn Abdiweli

  • @maanjama
    @maanjama 4 ปีที่แล้ว +1

    Ugu horayn aad iyo aad baan ugu hambalyeen idaacada wadnaha Fm oo soo abaabushaY barnaamijkaan qurxoon sidoo kle gudiyada xanfar iyo inta kalaba iyo dhamaan tarmayaasha inta soo dadaashayba oo ku jiray wareegaydi hore waxaana sdoo kle soo dhawoow leeyahy jamaal onkod mshllh dawadayaashana iyo tartamayaashana iyo caasimadaba ilbaxnimo aad uweyn baan oga jeeda m.a halkaas kawada baraamijta noocana

  • @rosiina1120
    @rosiina1120 4 ปีที่แล้ว +4

    Lakiin heesaha kuwaa ugu jeclahay uun baa leeskugu keenay meshaan dooqeyga meey ogayeen tolow❤

  • @hasankaafitupe4903
    @hasankaafitupe4903 4 ปีที่แล้ว +14

    Popo Ustaad Daauud Xanfar lagend👌👌👌👌🎵

  • @raxmacadaay7767
    @raxmacadaay7767 4 ปีที่แล้ว +26

    Maashallah gabdhihi maalmihii kowaad maba ahan ar makeup caadi maaha ani mugoo marka seexanayo xata wa marsanaa intaas na kaftn wye keep going dhamaantiin guul💚👌

    • @seynabmohamed3681
      @seynabmohamed3681 4 ปีที่แล้ว +1

      Raxmo cadaay77 wlhi waa runtaa gabdo cusub man moday

    • @halimamusaali6851
      @halimamusaali6851 4 ปีที่แล้ว +1

      😁😁😁👅👅👅

    • @fathiosman6681
      @fathiosman6681 4 ปีที่แล้ว +3

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣sheekadii miyaa make up kuso xero gali waji madowna ku dhaq kkkkkkk ar make up maxuu rag badan qalday

    • @samiiroalikeyf9290
      @samiiroalikeyf9290 4 ปีที่แล้ว +1

      Raxma Cadaay77 hhhhhhh hayeey doliga

    • @raxmacadaay7767
      @raxmacadaay7767 4 ปีที่แล้ว

      @@fathiosman6681 😂😂😂😂niman badan waraa sugooyo

  • @saidhagio9430
    @saidhagio9430 4 ปีที่แล้ว

    Tartanka dad baa ka maqan wiilkii dharka madoobaa ee tartanka ugu horeyey iyo willkii tube ku tartamaayey iga xagay ka dhaceen

  • @wardahibo175
    @wardahibo175 4 ปีที่แล้ว +15

    Viva abdiwali🥰🥰🥰🥰

  • @kahomohamed6793
    @kahomohamed6793 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw masha allah reer Mogadishu farxadooda ayaanba uxiisay ❤❤❤❤love you guys 💋💋

  • @inventoralimahad8874
    @inventoralimahad8874 4 ปีที่แล้ว +3

    Maalintii ugu horaysaan sheegay markuu qaaday heestii ahayd anigu taan calmadayee ayaan qoraalkayga kusoo dhigay iri wiilkaan waa gudbayaa ilaa finalka waana qalinloo yar dhawr jeerna waan qiray waa kuma kaasna waa hee hee
    *KULMIYE*
    waan ku qaatay halyeey

    • @aaminamohamed6277
      @aaminamohamed6277 4 ปีที่แล้ว

      adna kuqaaty halyeeey kale baatahy

    • @inventoralimahad8874
      @inventoralimahad8874 4 ปีที่แล้ว

      Aamina Mohamed waan iswada qaadanay kkkk dhamaanteen

    • @aaminamohamed6277
      @aaminamohamed6277 4 ปีที่แล้ว +1

      hhhhhhhhhh haye sacaddaa laga bilaaabo....hhh

    • @inventoralimahad8874
      @inventoralimahad8874 4 ปีที่แล้ว

      Aamina Mohamed mahadsanid ina adeee qalam jalam jalam qalam

  • @fahmoali9718
    @fahmoali9718 4 ปีที่แล้ว +3

    Muraad ayaan leeyahay wlalaheyga muslimka ahaw ducada igu kaalmeeya

    • @dhaladbuuhoodle4697
      @dhaladbuuhoodle4697 4 ปีที่แล้ว

      Fahmo Ali ilaahay hakuu fududeeyo

    • @fahmoali9718
      @fahmoali9718 4 ปีที่แล้ว

      Ameeen apayo dhalad axmed

    • @fahmoali9718
      @fahmoali9718 4 ปีที่แล้ว

      @@dhaladbuuhoodle4697 shukran walashiis

  • @abucubayd1219
    @abucubayd1219 4 ปีที่แล้ว +31

    Jamaal onkod iyo wariye bidhaanshe inta illa garaneysa like igu booba

  • @quensamra7989
    @quensamra7989 4 ปีที่แล้ว +3

    Wiilkaygii jaamal onkod hore usoco fanaan wadankoo dhan ufuranyahay

  • @ikrahussein7098
    @ikrahussein7098 4 ปีที่แล้ว +50

    aniga meeshan abdiwali yare an u so galay keep going Brother

    • @batuuloaxmed7107
      @batuuloaxmed7107 4 ปีที่แล้ว +3

      Anaa kula mida team abdiwali

    • @fcjjama6027
      @fcjjama6027 4 ปีที่แล้ว +1

      Ikra Hussein isku mid nahay

    • @sunduskulane7501
      @sunduskulane7501 4 ปีที่แล้ว +1

      Sidoo kale

    • @mohamedyousufhussein7314
      @mohamedyousufhussein7314 4 ปีที่แล้ว +2

      Sidoo klae abdi weli kingeero ayaan sugoyaa

    • @fahmoali9718
      @fahmoali9718 4 ปีที่แล้ว +1

      Anaaa isku mid nahay apaayo abdiwali guul ayaan kurajenaya markasto

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 4 ปีที่แล้ว +2

    Daauud xanfar waa nin aad u xushmad badan reer magaal. 👌👌

  • @nastahmoegal485
    @nastahmoegal485 4 ปีที่แล้ว +25

    Plz plz wiilka indhoolka meelcidla yaan looga tagin marwalba 🙏🙏🙏🙏🙏😢😢😢😢😢😢😢

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 4 ปีที่แล้ว

      I agree whith you walahi he is a talent

  • @mustaafinadiif4518
    @mustaafinadiif4518 4 ปีที่แล้ว +1

    Nasteexo dayax
    Iyo cabdi weli ban sugayaa anigu top weeye labadaasi sahra axmed jimcaale waaba sahra dii hore halkeedii bay dhigtay mashallaah

  • @mohammedibrahimsoomalia9233
    @mohammedibrahimsoomalia9233 4 ปีที่แล้ว +6

    Waxan halkan ugu mahad noqayaa inta soo qawanqaawisi barnamijkan masha Allah wadku mahadsintihiin hormar wacan

  • @bashiirmaxamed8561
    @bashiirmaxamed8561 4 ปีที่แล้ว +1

    Somali waxeey noqotay hoyga fanka yaa igu raacay

  • @muna143khadar8
    @muna143khadar8 4 ปีที่แล้ว +4

    mahamed c/ qadir fanan buux🔥🔥🔥🔥👏👏👏

  • @hodanomararahman4242
    @hodanomararahman4242 4 ปีที่แล้ว

    Muqdishi magaalo aan jecelay Allah haydile intaan so arkayo insha Allah .wxan idin ka so salaamayaa hargeisa deer muqdisho waan idin jeclay Allah cadawda idinka qabo nabd waar taan idiin rajaynayaa

  • @laashkamaxamad7743
    @laashkamaxamad7743 4 ปีที่แล้ว +5

    Abdi wali inuu soo baxaayo inta ila rabto like dhac iigu siii👍👍

  • @mohamedqadarcadde7445
    @mohamedqadarcadde7445 4 ปีที่แล้ว +1

    Cwa mesha wax kle laka dhigay waaw sidaan baa rabay alxm kii turbanka hadi la badalay .. mclinka weyn ee pino alfanaan winka . Insh"alh guul ayan idin rajena wadanah fm new tiyaatrka cusub burburka kadib

  • @madiinamuusa8747
    @madiinamuusa8747 4 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allah ilaahayow dalkeni no hagaji rajo fiiicn Aya muqata waaaaaaw

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 4 ปีที่แล้ว

    Well done kulmiye kaaraan fanku waa hibo qofka uu ku dhasho

  • @nastahmoegal485
    @nastahmoegal485 4 ปีที่แล้ว +21

    Dhalinyarada in wax looqabto oo maskax ahan io nafzi ahaanba lamaagaliyo waa wax aad u qaaliya hormar wacan aya urajaynayaa meelksta ay dunidaan kajoogan🙏🙏💖💖💖💋

  • @ubahabdi8070
    @ubahabdi8070 4 ปีที่แล้ว

    🙏❤️🌹adiguna garaadka qatar habo mcn l expected good luck 👍🏽🍀😍❤️

  • @rahmoalqadi4135
    @rahmoalqadi4135 4 ปีที่แล้ว +6

    Walee xamar wey siraaday masha allah

  • @BURCO2010
    @BURCO2010 4 ปีที่แล้ว

    Jamal onkod heestisu live maha music iyo codkaaba Yaa igu racsan like. Lakiin Waa fanaan buuxa oo cod macaan heesta Waa duban tahay iyo music studio ayaa lagu duubay fanaan jira iga dheh . A weli top isna

  • @hafsamoh3
    @hafsamoh3 4 ปีที่แล้ว +26

    28:11 boqorod qurux badan maasha Allah

    • @hanitaa777
      @hanitaa777 4 ปีที่แล้ว

      Hafsa Mohamet subscribe 39ayaan kga dhigy eee adiguna subscribe igu caawi pls

  • @hanirapper6147
    @hanirapper6147 4 ปีที่แล้ว

    Fananka furay barnamijka asago saan cod uleh soma boxin way waa malinki igu horesay an maqlo 👍

  • @rooyalfamily6705
    @rooyalfamily6705 4 ปีที่แล้ว +10

    Hormar wacan ayaa leyahay hiba jiilka cusub like saar

  • @chemre1391
    @chemre1391 4 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhaha layabay ani fanaanin wali mayna noqoninba yaah waanna isasii qaawinayaan

  • @mohameddahirmohamed8575
    @mohameddahirmohamed8575 4 ปีที่แล้ว +5

    Tartan xiiso leh cabdiweli kangeero🙏🙏🙏

  • @wardaamiizha3661
    @wardaamiizha3661 4 ปีที่แล้ว

    42 wiilka heesta mohamed siciid bk ku tartamaya waa top
    👌👌👌

  • @zaaqadhoolisse8563
    @zaaqadhoolisse8563 4 ปีที่แล้ว +14

    2qof lee iga horeysa horey u socda balanbaalis

  • @esmahan143
    @esmahan143 4 ปีที่แล้ว +2

    Dadka dhahaayo yarka indhoolka allah ka baqa illah abuuristiisa wax haka sheegina sida aad dadkale magacyadooda ugu waceysan ugu waca plz🙏🙏😢

  • @invertedrole
    @invertedrole 4 ปีที่แล้ว +16

    Aniga libaaxii aan watay waa dhimanyahay Abdiweli Tartankaan adaa leh bro

  • @AhmedHassan-sh3dl
    @AhmedHassan-sh3dl 4 ปีที่แล้ว

    Wiilka indhaha la,waxaan odhan lahaa kaalinta 1aad isaga hala siiyo xataa haduu ku guulaysan waayo sababtoo ah mooraalkiisa in la ilaaliyo ayaan jecelaan lahaa like 👍 ii saar hadaad igu raacday fariintaa aaan la jeclaaday wiilka indhaha la, alle indhaha inuu ufuro usoo duceeya 😭😭😭😭👈

  • @rashkaboyofficial5440
    @rashkaboyofficial5440 4 ปีที่แล้ว +27

    Intii dhacday oo an kuso bixin tartankaa yaysaan niyaad jabin Xassan top baa jogo 😂😂 jalam jalam waan wataa so far🔥

  • @kleinemannetje7669
    @kleinemannetje7669 4 ปีที่แล้ว +1

    Aad baan ula socdaa fanku waa nabad farm holland nederland 👌👌shaqo wacan balanbaalis

  • @feinu
    @feinu 4 ปีที่แล้ว +14

    Abdiwali ayan wataaa aniga shey yare

  • @allyhaji1902
    @allyhaji1902 4 ปีที่แล้ว +2

    33:50 quruxleey somaliyeed oo aan kahelay mashlh😍😍😍🖐️

  • @togdheer-boy4111
    @togdheer-boy4111 4 ปีที่แล้ว +5

    Saddex qof iney soo saaraan ayey ahayd

  • @shukraanmoha2239
    @shukraanmoha2239 4 ปีที่แล้ว

    waaaw wiilka ugu horeeya fanaaniin badan buu ka diyaarsanyhy

  • @enghalane5773
    @enghalane5773 4 ปีที่แล้ว +17

    Abdiwali ku tufaya ano dawan🔥🔥

  • @firdosdaudfirdos6249
    @firdosdaudfirdos6249 4 ปีที่แล้ว

    Mashalh gabdhaha Somali jogo qurux badna Ilahow nodaa

  • @xaawoluulxassan2520
    @xaawoluulxassan2520 4 ปีที่แล้ว +28

    wiiilasha ayaaa fcn inta igu racsan like i sara

  • @nuramuse1093
    @nuramuse1093 4 ปีที่แล้ว +11

    Cabdi wali team 🙌

  • @abdullahiabukar9298
    @abdullahiabukar9298 4 ปีที่แล้ว +23

    Alow cabdi weli guusha siii

  • @rijaalsaid7176
    @rijaalsaid7176 4 ปีที่แล้ว +1

    Abdiwali & najma labadas baa fans u ahay anu & jalam jalam

  • @inventoralimahad8874
    @inventoralimahad8874 4 ปีที่แล้ว +3

    Aad iyo aad baan ugu bogay dhalinyarada sida loo bogaadiyey aaraahyo kaloo duwan ayaan hayaa marka dadku waa wada fikire halaga wada maaxdo. Thanxs balanbaalis studeo

  • @muftahofficial4355
    @muftahofficial4355 4 ปีที่แล้ว

    Waxan qurbahi wlhi manta waan farxay markan argay meshan quruxda badan ee dhalinta iskuku timid Allow xamar barage