Abwaan Xassan ganeey iyo samatar Alle imriga ha u barakeeyo amiin yaa Allah Zahra axmed jaamac Alle haunaxariisto aamiin yaa Allah Mahadsanid ustaad waayo waayo
Sahra axmed Jaamac dhawr iyo toban sano banu jigjiga yar Jaar ku ahayn ,runtii waxy ahayd gobonimo heer ay ka gaadhay gabadh uu gurigeeda habaqluhu isu soo halayn jiray oo uu wax ka cuni jiry الله يرحمك 🤲 Xasana caafimaad iyo cibaado san ban u rajaynayaa
3.6.2024 Kasoo qaad adigo halkas ku sugan Sagal gaaxday roob subax seerma weyde soo guray waaguna ku sarakacay sara joog nin dhererkii cadceeduna la siman tahay nuurkuna sagootiyey oo waqal sin dadab iyo guulamo socotiyo kala soocday dhibicdii🙏
Abwaan Xassan ganeey iyo samatar Alle imriga ha u barakeeyo amiin yaa Allah
Zahra axmed jaamac Alle haunaxariisto aamiin yaa Allah
Mahadsanid ustaad waayo waayo
Sahra axmed Jaamac dhawr iyo toban sano banu jigjiga yar Jaar ku ahayn ,runtii waxy ahayd gobonimo heer ay ka gaadhay gabadh uu gurigeeda habaqluhu isu soo halayn jiray oo uu wax ka cuni jiry
الله يرحمك 🤲
Xasana caafimaad iyo cibaado san ban u rajaynayaa
Allaha u naxaristo maamo sahra adigana wan ku salaamaya si gaara igusalaan xafadi jigjiga yar oo ay igu dambeysay 2012
youtube.com/@waayowaayihiiwacnaa?si=0Jzb2_O0GtTo5isG
@@abdullahi370 youtube.com/@waayowaayihiiwacnaa?si=iRwT6IvnJWb2k34V
Dad waa dadkii hore fan waa fankii hore
Hassan Aadan Samatar🙏
Zahro Ahmed Jaama AUN 😭
Erayadii Abwaan Hassan {Geney}
Waa heesta ugu midhaha culus taariikhda heesaha Soomaaliyeed. Xassan Ganey curintiisii. Codkii Xassan A Samatar iyo Sahra Ahmed, AUN! Wakhtigaas Muqdisho way shidneyd . Waayo Waayo !🙏❤️🙏
Abwaanadu barrigii hore ninba meel baa ugooni ahayd heesihiisa abwan Xasan ganey wuxuu ahaa abwaanka deeganka iyo nolosha miyiga oon aamin sanahy nolol miyiga ayay taal mustaqbalkana inaan dib ugu laabto baan rabi ka rajaynaya oon xoolo beeralay noqdo ❤
Xasan aadan waa laxameeye fcn oo heer sare ah
Old is gold two lgends xsaan adan samatar iyo sahra ahmed😊❤
Heesta: Saylo
Miraha iyo laxanka: Abwaan Xasan Xaaji Cabdillahi (Xasan Ganey)
Fanaaniinta ku luqeeyay: Xasan Aadan Samatar(Xasan Baashe) iyo Sahra Axmed Jaamac
Heesta waxay ku jirtay ruwaayadii la odhan jiray (Galbeed Waa La Xoreeyey Waarsaa Gaagixisay) oo la dhigay sanadkii 1978-kii
Fan waa Fankii hore hadalna waa intay noo sheegeen fanaaniintii hore iyo abwaanadii hore taariikhna waa inta tagtee qoran
War laxanka mahalaa ee xasna adan aya saray 😂😂
Mirihii x.ganey laxankii x.a.samatar codka sahra axmed jaamac iyo x.a.samatar
Boongaga 0:21 wuu adag yahay.
Waxan fasir urabaa erayadaan
1 Dixi
2 guulaamo
3 midabka sibaaqa ah
4 sagaya xareedaa xareed waa fahmay sagayaa muxuu yahay
5 saxal ma'aha saxar erayaga saxal baan rabaa fasirkiisa not saxar
6 seeto iyo dabarna iikala sheega
7: sohdu tahay agtiisa soh maxay ula jeedaa
8 salaadiina roorsaday? Ugubkii usaniyoo? surma dheer latiigsaday?
1. Dixi waa caws nafaqo badan xooluhu jecelyihiin kana baxa meela biyo-qabatinada ah.
2. Guulaamo. Daruuro waa weyn oo madow da'aaya ama inay da'aan u dhow.
3. Sibaaq. Waa midabo isku jira oo aan mid keliya ahayn.
4. Waan soo baadhi. Mahayo hada micnihiisa.
5. Saxal. Waqti dhibaato badan oo qofku mushkiladeysan yahay.
6. Seeto iyo dabar. Waa isku micno. Labada lugood ee awrka markay isku xidhan yihiin.
7. Waan soo baadhi. Insha Alaah.
8. Roorsaday. Waxay ka timi Roorid ama caydhsi. Salaadii roorsaday yacni subax hore eryaday. Ugub neef geela oo aan curan ama dhalin. U Saniyoo. Ursashada xoolaha. Ratiga qooqani wuu ursadaa hasha. Surma dheer la tiigsaday. Waa fuulid ratigu hasha fuulo ama u tago.
@@Awoowe21
Mahadsanid
Heestaa waa hees degaan iyo dhaqan hees lagasameyo tii ugu heersareysay
@@siidcumar-yj1gi adigaa Mudan. Waa hees Cajiiba.
awoowe
mahadsanid
inbadan
nabartay
sxb❤❤❤❤q
@@zakizaki6981 Adigaa mudan.
Riwaayadii Galbeed waa la Xoreeyey waarsaa gaagixisey 1979.
3.6.2024 Kasoo qaad adigo halkas ku sugan
Sagal gaaxday roob subax seerma weyde soo guray waaguna ku sarakacay
sara joog nin dhererkii cadceeduna la siman tahay nuurkuna sagootiyey oo waqal sin dadab iyo guulamo socotiyo kala soocday dhibicdii🙏
Ma garan karo hees degaan la isku mataalo oo tan ka miisaan culus mana jirto cid soo heli karta.
Seelseelna loo degay
Cajiib
Heesta kale ee isla deeganka iyo noloosha miyigaa ee X.Ganay sameeyey 1976. Dadna adaa ugu qurux badan ee Samatar iyo Magool. Riwaayadii dumistii aqalkeyga iyo arooski inankeyga (1976).