XASUUSTII AUN MAXAMED AXMED " KULUC" & AUN KINSI & HEESTII " NIN DABAALANAAYOO, DOOJINAAYA WADAAMO
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024
- XASUUSTII AUN MAXAMED AXMED " KULUC" & AUN KINSI X. ADAN & HEESTII " NIN DABAALANAAYOO, DOOJINAAYA WADAAMO LIVE SHOW UAE 1987
AUN KULUC IYO AUN KINSI HEESTII NIN DABAALANAAYOO
HEESTAN ERAYADEEDA WAXAA SAMEEYEY ABWAAN QAAQAAY
LAXANKA HEESTAN WAXAA SAMEEYEY AUN JIIM SHEEKH MUUMIN IYO KOOXDII ONKOD
DAAWASHO WANAAGSAN
Waaayo waaayo wakhti suugaaantu qiimo gaara lahayd alle labadoodaba ha u naxariisto
waa kuwaa dadkii somali fanka micnaha ah lahaa guul iyo gobanimo
Dadkaa waxa ka mid ah qamar harawo iyo dacar codka Kuluc iyo Kinsi Xaaji
Alle ha nu xariisto Laba doobada waa galab jimco Ah
Aamiin aamiin yaa rab
Aamiin aamiin
Ninkii wuxuu yidhi "Beryo la dhakhlee"
Aduun iyo waayo waayo
I love you somuch qamar harawo
Illaahoow U naxariiso Kinsi Xaaji Aadan
Aamiin aamiin yaa rab
Alle haw naxariisto AHUN Kinsi
Erayadii; maxamuud maxamed qaaqaa
Laxankii; jiim shiikh.
Axmed Saleebaan Bidde dheh
@@jamaadnuura10may waa erayadii m m qaaqaa.
caawa aan wada duulo geleydiina iska cuna somalida kaalay
😭😭😭😭😭😭😭😭
Aun labaduba reer sugule mee ahaayeen
Aamiin aamiin yaa rab illaahay ha u naxariisto.
Maya
6