YOUTUBE OO SOO ROGAY SHURUUDO CUSUB, OO HALIS GALIN KARO CHANNELKAAGA HADDII AADAN HIRGALIN maanta.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 20

  • @nuurbodaaye1430
    @nuurbodaaye1430 6 หลายเดือนก่อน +2

    🎉

  • @BulshaWeyn
    @BulshaWeyn 2 หลายเดือนก่อน

    Shukran

  • @SahanRaac
    @SahanRaac 6 หลายเดือนก่อน +1

    Muqal 0:47 aan sugayay 21:02 horan vidiq maclumaka iga si maqle

  • @Mustafe-ahmed
    @Mustafe-ahmed 6 หลายเดือนก่อน +1

    codka sxb kor uqaad aad buu hu hoseyaah mahadsanid

  • @HaabiilLove
    @HaabiilLove 6 หลายเดือนก่อน

    Waa mahadsantahay sxb

  • @QALBI51
    @QALBI51 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks bro

  • @KayseAbdikadir
    @KayseAbdikadir 6 หลายเดือนก่อน +1

    Niyow lkn sitting kaas waan la ahay

  • @sakariyexanaftire1944
    @sakariyexanaftire1944 6 หลายเดือนก่อน

    Facebook soo badi

  • @zamiiryarelyrics
    @zamiiryarelyrics 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah ustaad waxaa leyahay page wana buuxiyay sharudaha balse waxa ku nolahay somalia ee lacag maka sameen karaa aniga oo joogo somalia

  • @Umuyousouf
    @Umuyousouf 6 หลายเดือนก่อน

    Wllo youtoup na bara

  • @saaramohamed4103
    @saaramohamed4103 6 หลายเดือนก่อน

    hadaa cartoons caruurta ah channelkeyga soogaliyo ayadana kwrn cabdijaliil wll taa nooga soo jawaab please

  • @xassanrichman7641
    @xassanrichman7641 6 หลายเดือนก่อน

    Nio ano Africa jooga TH-cam lacag maka samayn kara ano ku xidhanaya qof yurub jooga adsence giisa mase la ii ogolyahay ano joga Africa inan contents soo galiyo tusaaale Facebook page waxa qasaba qofka contents soogalinayaa inu joogo wadan eligible u ah Facebook monetization ka oo hdii admin ku joogo Africa lama.ogola bal.suaash kaso jawab libax.

  • @saaramohamed4103
    @saaramohamed4103 6 หลายเดือนก่อน

    cartoonska unrealistka kumajiraan aye leeyihiin lakin

  • @zirmohamed9
    @zirmohamed9 6 หลายเดือนก่อน

    Waxa muuqaal ka soo diyaarisaa sida loo isticmaalo VPN adiga oo Somalia jooga ama server la isticmaali karoo si FB lacag looga sameeyo oo Anu ugaran locationkaga.
    Mahadsanid

    • @Cutecat-l2o
      @Cutecat-l2o 6 หลายเดือนก่อน

      Amazon server isticmaal

  • @nuurbodaaye1430
    @nuurbodaaye1430 6 หลายเดือนก่อน

    facebook monezition set up noo so gili

  • @abdihamidofficialchannel2802
    @abdihamidofficialchannel2802 6 หลายเดือนก่อน

    Codka iska hagaaji sxb
    Dib u eeg duubista codka aad buu daciif u yahay

    • @Umuyousouf
      @Umuyousouf 6 หลายเดือนก่อน

      Wlllo codkisa wasafiix xaqiiq marka ladalaco waba sii dalacmaya bal idinka isku labta wlo

  • @zirmohamed9
    @zirmohamed9 6 หลายเดือนก่อน

    Waxa muuqaal ka soo diyaarisaa sida loo isticmaalo VPN adiga oo Somalia jooga.