SIDEE LOO XALIYAA FACEBOOK MONETIZATION ISSUE, LOOLA XIRIIRAA FACEBOOK, LACAGNA LOOGU SAMEEYAA.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024
  • Saaxibyaal Ha Ilaawiina in aad Subscribe saartaan Kanaalkiinaan Abdilaiil Films
    LINK Facebook
    www.facebook.c...
    Community whatsapp :
    chat.whatsapp....
    "Hello and welcome to my channel! I'm Abdijaliil, a lifelong student passionate about learning and exploring new skills. Despite my background in journalism spanning over 8 years, I'm always eager to venture into new career paths.
    Currently, I'm diving deep into the world of technology while pursuing my undergraduate degree in Computer Science at Kenya Methodist University. Join me on this exciting journey of growth and discovery by hitting that subscribe button! Together, let's embrace the joy of learning and make the most out of every opportunity.
    Let's learn and enjoy together! ✿"

ความคิดเห็น • 98

  • @yahyealichannel66
    @yahyealichannel66 2 วันที่ผ่านมา

    ❤mashaa allah❤

  • @Abdalla.k
    @Abdalla.k 19 วันที่ผ่านมา

    M.a legend saas nin wax noo fahamsiiyo ayaan wayney

  • @HubaalMedia308
    @HubaalMedia308 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ustaad u deserve millions subscribers🙏

    • @faaraxyare1352
      @faaraxyare1352 3 หลายเดือนก่อน

      Sxb Face book dibada iga Cawaai Hadaa dibada Joogto.

  • @nuurbodaaye1430
    @nuurbodaaye1430 5 หลายเดือนก่อน +1

    Dhab ahaantii waa muuqaalka aaad aan ugu fa'iiday alle haku sharfo Ustadii.

  • @mohamedcaabi9197
    @mohamedcaabi9197 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks wllo aad bd u mahadsan thy your top person ❤

  • @zuxufizekeriyexuseen8261
    @zuxufizekeriyexuseen8261 5 หลายเดือนก่อน +1

    War sxb Mahadsanid legend baad tahee❤

  • @AbdirizakOnline
    @AbdirizakOnline 5 หลายเดือนก่อน +5

    Page Not Eligible
    Waa Cilada Kaliya ee igu Dhegan ilaa mudo sanad ah anigoo dhamaan shuruudihii kale oo idil buuxiyay

    • @Barkhad181
      @Barkhad181 4 หลายเดือนก่อน

      VPN iska ilaali server istecmal

    • @AhmedMohamed-v6p
      @AhmedMohamed-v6p หลายเดือนก่อน

      Afirica wadanke loo ogolyahay in ey kasameyan lacag?

    • @Yahyethomas8
      @Yahyethomas8 28 วันที่ผ่านมา

      ​@@Barkhad181tlie server noo sharax

  • @Raysar_578
    @Raysar_578 2 หลายเดือนก่อน

    MaashaAllah

  • @maanmuqdisho1455
    @maanmuqdisho1455 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wa mhdsanthy masuul

  • @drsocial6889
    @drsocial6889 วันที่ผ่านมา

    Kaabe lacag sidee ula baxaa fb reels

  • @Garaad_show
    @Garaad_show 5 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks ustaad

  • @Giirre
    @Giirre 5 หลายเดือนก่อน

    Saaxiib waxaan u baahnaa meel aan kala soo xidhiidho adiga oo mahadsanid.

  • @dheemanmohammed7646
    @dheemanmohammed7646 2 หลายเดือนก่อน

    11 kun heesta lkn waxa iga saaran calamada jaalaha isheg wllo wa maxey

  • @zuxufizekeriyexuseen8261
    @zuxufizekeriyexuseen8261 5 หลายเดือนก่อน

    You are honesty boy 🎉

    • @faaraxyare1352
      @faaraxyare1352 3 หลายเดือนก่อน

      Sxb Face book dibada iga Cawaai Hadaa dibada Joogto.

  • @AbdirizakOnline
    @AbdirizakOnline 5 หลายเดือนก่อน +3

    Zxb Muuqaal Qiima leh ayaad nala wadaagtay Runtii Wax aan Kuugu Abaal gudo ma garanayo ee balse alle Hakaa Abaal marsho sidaa Dhalinyarada u garab taagan tahy wlle

    • @Abdijaliil
      @Abdijaliil 5 หลายเดือนก่อน

      Soo dhawoow sxb kamid Noqo Communityga

  • @Faizafican3035
    @Faizafican3035 24 วันที่ผ่านมา

    Dadka kenya jogo madama lo furay sidey u xalin karan cilidi ahyed eligible 😢

  • @SAHANRAACMEDIA
    @SAHANRAACMEDIA 5 หลายเดือนก่อน +1

    2:10 WhatsApp iso sheg xog dhankas iyo facebook ka raba oon ku jirin intan aad kawaran tay ee

    • @Abdijaliilpro
      @Abdijaliilpro  5 หลายเดือนก่อน +2

      ‪+44 7375 688721‬

  • @hodanhassannor
    @hodanhassannor 4 หลายเดือนก่อน

    Inten kala so xariira abdiyow

  • @WargalMedia
    @WargalMedia 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks wllo

  • @AbdikhalaqHussein
    @AbdikhalaqHussein 5 หลายเดือนก่อน +1

    saaxiib waad mahadsantahay. youtube isaga waa ok sawmaha waad kasoo upload garayn kartaa Somalia

    • @Abdijaliil
      @Abdijaliil 5 หลายเดือนก่อน +1

      Haaa sxb

  • @iidabdi6669
    @iidabdi6669 5 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks ustadii lnk linkga waad ilawdan u malaynayaa de

    • @Abdijaliilpro
      @Abdijaliilpro  5 หลายเดือนก่อน +2

      ‪+44 7375 688721‬

    • @Celbarde-Media
      @Celbarde-Media 5 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks bloody what up ayan kala soo xiriri

  • @user-io6nl6sm9x
    @user-io6nl6sm9x 4 หลายเดือนก่อน

    Thnks bro

    • @faaraxyare1352
      @faaraxyare1352 3 หลายเดือนก่อน

      Sxb Face book dibada iga Cawaai Hadaa dibada Joogto.

  • @rooblemedia7602
    @rooblemedia7602 5 หลายเดือนก่อน +1

    Muuqaalada Aqal-ka Baarlamaanka iyo kuwa ciidanka Booliska ay soo diraan ee la wada waadago maxaano ka yeelnaa ?

    • @Abdijaliil
      @Abdijaliil 5 หลายเดือนก่อน

      Waa dhibaato weyn Saaxibyaal. Muuqaaladaa ayuu arkayaa Facebook. Waa qalad waa in aad badashaa waxun ku kordhisaa.

  • @saaramohamed4103
    @saaramohamed4103 4 หลายเดือนก่อน

    msha allaaaah wllhi information aan mudo raadinayay ayaan si wanaagsan noogu sharaxday wll aad bd umahadsantahay abaalkaaga magudikarno🙏🙏 please waxaan kaloo kaa codsanayaa inaa youtubena sidaano kale uga soo hadasho please wll qaali🙏🙏🙏

  • @Axmedweheliye
    @Axmedweheliye 2 หลายเดือนก่อน

    Waxbadan ayaan kaa fahmay lakin dhibata ihaysta wadanka iyo vpnka sida loo sameysta

  • @Axmedweheliye
    @Axmedweheliye 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb aniga igawacay sadex ihaysta contery

  • @Xaawa-cabdulahi-mj-girls
    @Xaawa-cabdulahi-mj-girls 5 หลายเดือนก่อน +1

    Whatsap gb xal ukeen walky

  • @nuurbodaaye1430
    @nuurbodaaye1430 5 หลายเดือนก่อน +4

    Facebook monetazition set up video nooga so sameey ustaadi.

    • @faaraxyare1352
      @faaraxyare1352 3 หลายเดือนก่อน

      Sxb Face book dibada iga Cawaai Hadaa dibada Joogto.

    • @faaraxyare1352
      @faaraxyare1352 3 หลายเดือนก่อน

      Sxb Face book dibada iga Cawaai Hadaa dibada Joogto.

  • @Axmedweheliye
    @Axmedweheliye 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa dhibta hayta waa contry aan dhaafi lahay

  • @Ramal-healthy
    @Ramal-healthy 5 หลายเดือนก่อน

    Aad ayad u mahadsanthy abowe, lkin ka wrn hdii aan malinkiii ugu horeysy iska xirin facebook cabtionk oo hda oo 11k aa ma raayo iska xiro mlaga yabaa in aan lacag ka helo

  • @darwishkhatumo
    @darwishkhatumo 23 วันที่ผ่านมา

    Asc ustaad fecbook page aya leyahy monetization impacted ayu ileehay xal ma jira

  • @user-talk3
    @user-talk3 หลายเดือนก่อน

    Sxp aaway Link ii sxp ma arko muhiim uahay pelss

  • @SHEEKOCARUUREED0987
    @SHEEKOCARUUREED0987 5 หลายเดือนก่อน

    Waxaan filayaa inaad arki doonto Fariinteyda walalkey #Abdijaliil wllkey waxan ahay nin dhalinyar oo jacel inuu mar un yoolkiisa ka guul gaaro waxaan ahay wiil madiya oo Lixdiisa laxaad taam aan u aheyn Allxamdulilaah alle ayaa ugu mahadinaa
    Waxaan rabay inaad garab iga siiso Dhanka TH-cam,ka waxaan soo dhigaa sheeko caruureed wax ehel ama asxaab ah iima jogaan Qurbaha wllky iga Caawi ? Alle haku Cawiyee

  • @WanaagDoonMedia
    @WanaagDoonMedia หลายเดือนก่อน

    12:34

  • @SAHANRAACMEDIA
    @SAHANRAACMEDIA 5 หลายเดือนก่อน

    30:29 away link wan ka wayay description kaga iyo comment Gabe

    • @Abdijaliilpro
      @Abdijaliilpro  5 หลายเดือนก่อน +1

      ‪+44 7375 688721‬

  • @ShidaneMedia-222
    @ShidaneMedia-222 4 หลายเดือนก่อน

    Sxp dhibka iheyso waa insteam ads ayaa igaxiran

  • @qaremedia
    @qaremedia 5 หลายเดือนก่อน

    Page cusub oo aan sameeeyay ayaa isla markiiba monetization policies la igu qabsaday see wax u jiraan

  • @AnsaariKhaliif
    @AnsaariKhaliif 2 หลายเดือนก่อน

    Xgaan ka arki karaa in beejkayga ay ku jiraan muuqaalo aana lahayn anigu

  • @BiindheChannel
    @BiindheChannel 5 หลายเดือนก่อน

    Abdijaliiil sxp cilada ugu weyn i hayzta waa in followers ka ay iga noqonayaa cilada iga caawi 5k gadhaya ayaa iga labtay waana cilad i haysta sxp

    • @Abdijaliilpro
      @Abdijaliilpro  5 หลายเดือนก่อน

      Waan eegayaa sxb

  • @xiddigbeershiya3065
    @xiddigbeershiya3065 3 หลายเดือนก่อน

    Xagee kakasoo xidhaa sxb adoo raaliya

  • @IFIYESHORTS
    @IFIYESHORTS 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad language hindi kawaran

  • @walaaltamniil8422
    @walaaltamniil8422 5 หลายเดือนก่อน

    Zhp reer professional mode hada nahay maxa no xala ileen qof halka jooga admin ugama dhigi karne

  • @CANOBORECABDI
    @CANOBORECABDI 4 หลายเดือนก่อน

    Sxp in qof Facebook account isameeyo oo an kasoo galo kana samaysto page iyo VPN inaa isticmaalo kee fican fikir ahaantaada👍

  • @shuay0987
    @shuay0987 4 หลายเดือนก่อน

    server ka wanaagsan ee ka soo hadal sxp sida loo isticmaalo

  • @NomaRaage
    @NomaRaage 4 หลายเดือนก่อน

    Caqabad intaan ka duwan ee Pre-enrolled la dhoho ayaa i heysato, wax walbo waan buuxiyay balse taasaa iga qaadmi la' maxaa xal ah ?

  • @Hoyga-culimada-1
    @Hoyga-culimada-1 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaad Waxan Ku Waydiinaa
    Shuruudihii Oo Dhan Waan Buuxiyay
    Account Waa Lagu Xiray Lkn Caqabada Taagn Ayaa Ah instream Ads Waxaa Iga Saaran PRE_ENROLLED
    PRE ENROLLED MAXAA XAL U AH ??

  • @ahmedamiinabdulaahi6012
    @ahmedamiinabdulaahi6012 4 หลายเดือนก่อน

    Sxp VPN qof jarmalka jooga ma iifuri karaa oo anigoo dalka jooga ma isticmaali karaa

  • @MohamedHusseinHassan-tl9eb
    @MohamedHusseinHassan-tl9eb 3 หลายเดือนก่อน

    Asc bro xagee kala soo xiriri karaa

  • @xiddigbeershiya3065
    @xiddigbeershiya3065 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb shurdaha Facebook waan buuxye hadaba waxab ka qaldan

  • @Abdiqanidg
    @Abdiqanidg 4 หลายเดือนก่อน

    Side loogata loona isticmaala vpn muqaalka soo diyaari sxb

  • @ibrahimmacalin5833
    @ibrahimmacalin5833 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaad Wadanka sacuudiga maka mid yahay wadamada lacagta loo ogol yahay
    Kwrn haddii qof sacuudi jooga page keyga udhiibto oo uu iimaanulo
    Lacag maka sameyn karaa
    Iisoo jawaab please

  • @user-xq5ib8uu2k
    @user-xq5ib8uu2k 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaas plz kasoo hadal sida tiktok lacagta looga sameyo io sida loogala baxo mahasanid

  • @Mohamuuddheere
    @Mohamuuddheere 5 หลายเดือนก่อน

    Vpn ka la isticmaali karo ado somalia jooga nala wadaag
    Iyo sida lo sameyo account owner pageska laga mamula

  • @qaremedia
    @qaremedia 5 หลายเดือนก่อน

    Sxb anigoon waxba soo galin ayuu monetization policies igu haystaa

  • @AbdisamadXaji
    @AbdisamadXaji 4 หลายเดือนก่อน

    Sxp xarunta howshaas qabaneso xamr kafur nh

  • @Sheekhduulaaye
    @Sheekhduulaaye 5 หลายเดือนก่อน

    Asc ustaad hadii page ku warejiyo qof ku nool yurub balse facebook dhaxdiisa aya kasameeyi page ee facebook maxa xal ah madama uu kadhaxsamesn yahay facebook page? Hadaan ku warejiyo facebook iyo page dhib miya

  • @rahmadeeka6660
    @rahmadeeka6660 5 หลายเดือนก่อน

    Monetization sidee uga badala somali wadankale baan kubuxbuxsanaya

  • @husseinnaaji4694
    @husseinnaaji4694 5 หลายเดือนก่อน

    Zxp muuqaaladada waa too long ee waxaan naga badal film daawan maynee.😂

  • @nimcosagal1044
    @nimcosagal1044 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaa hada waxba mafahmin😮

  • @Daadah
    @Daadah 4 หลายเดือนก่อน

    Bro whtspp bussnes lacag iiku jirto see loola baxaa

  • @ShaacirOfficiallLyrics2018
    @ShaacirOfficiallLyrics2018 5 หลายเดือนก่อน

    Eng recommendation kasoo hadal. 17:50

    • @Abdijaliilpro
      @Abdijaliilpro  5 หลายเดือนก่อน

      Waan kasoo hadlay

  • @cuquulmedia
    @cuquulmedia 4 หลายเดือนก่อน

    Sxp cilada pre-enrolled kaso hadal

  • @Barkhad181
    @Barkhad181 4 หลายเดือนก่อน

    Hal khalad gashay VPN lama istecmalo server la istecmala dadka sida ugu sheeg

    • @Asadcanab12
      @Asadcanab12 4 หลายเดือนก่อน +1

      Sidee lagu helaaa Server ka wllo?

  • @hassancali5409
    @hassancali5409 4 หลายเดือนก่อน

    Server kawaran

  • @KnowledgeUpdatka_1-a
    @KnowledgeUpdatka_1-a 5 หลายเดือนก่อน

    Bank payment Paypal kamad soo hadlin

  • @abdikaniabdallamohammed4889
    @abdikaniabdallamohammed4889 5 หลายเดือนก่อน

    Link aaway sxb qaali.? 😊

  • @Xamarfunnyvideos
    @Xamarfunnyvideos 5 หลายเดือนก่อน

    Ustadii Facebook page aan rabo in aan lacag kasameyo promte maku sameyn Kara si followers badan u helo

    • @EngCaddan
      @EngCaddan 4 หลายเดือนก่อน +1

      Haa waaku sameyn kartaa

  • @YoolSame
    @YoolSame 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaad aniga cilad waxaa iheysato muuqaal yar aan tiktok ka keenay ayaan page ka oo mardhow iikacay dhigay walow aan wali shuuradaha aan buuxinin muuqaalkii yaraa copyright ayaa la igu qabsadey wuu diidey inaan delete gareeyo wuxuu igu xiray inaan lahadlo Gmail kii qofka muuqaalkii lahaa lkn nasiib daro iima soo jawabo pagekiina sidaas ayaan uga tiri waayey maxan sameeya ?

    • @Abdijaliil
      @Abdijaliil 5 หลายเดือนก่อน

      Iska saar Muuqaalada TikTok loogada leh sxb.

  • @Videofunny479
    @Videofunny479 5 หลายเดือนก่อน

    Muuqada tiktok ka wrn

  • @quizunlimited1
    @quizunlimited1 5 หลายเดือนก่อน

    Sxb qaali waxa kuweydiina vpn ka uku fiican iisheg aan istimcalaayo ado mahadsan

    • @Abdijaliil
      @Abdijaliil 5 หลายเดือนก่อน

      ExpressVPN

  • @janoa182
    @janoa182 5 หลายเดือนก่อน

    south africa lacag ma lagaga sameyn karaa saxiib ?

    • @KhMaracadde
      @KhMaracadde 4 หลายเดือนก่อน

      Haa, Koonfur Afrika iyo Masar waa labada wadan ee keliya ee Africa ku yaal ee Facebook u ogolyahay in xayaysiinta laga soo dalbado.

  • @Allhamdulilahpage
    @Allhamdulilahpage 5 หลายเดือนก่อน

    Mahad sanid ustaad vpn walba miyaa mise waa kuwo qaas ah

    • @Abdijaliilpro
      @Abdijaliilpro  5 หลายเดือนก่อน +1

      Mid kasta Waad adeegsan kartsa sxb