SIDEE FACEBOOK MUUQAAL LOOGA SOO GELIYAA MOBILE-KAAGA GACANTA?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024
  • SIDEE FACEBOOK MUUQAAL LOOGA SOO GELIYAA MOBILE-KAAGA GACANTA?
    LIFAAQA SAX-DA AH EEE MOBILE-KA
    business.faceb...
    MUUQAALKA BILAAAL BULSHAAWI:
    • BILAL BULSHAWI IYO BAR...
    "Hello and welcome to my channel! I'm Abdijaliil, a lifelong student passionate about learning and exploring new skills. Despite my background in journalism spanning over 8 years, I'm always eager to venture into new career paths.
    Currently, I'm diving deep into the world of technology while pursuing my undergraduate degree in Computer Science at Kenya Methodist University. Join me on this exciting journey of growth and discovery by hitting that subscribe button! Together, let's embrace the joy of learning and make the most out of every opportunity.
    Let's learn and enjoy together! ✿"

ความคิดเห็น • 53

  • @Judebellingham-05-rm
    @Judebellingham-05-rm 4 หลายเดือนก่อน +4

    Barnaamijyo Aad U Hagar Baxday Ayad Noosoo Gudbisa Brother Keep Going Guys Subscribe Like iyo Shareta Hala Dhaafina Walalkan

  • @isxaaqcabdixasan4052
    @isxaaqcabdixasan4052 4 หลายเดือนก่อน +2

    Sxb lnk gan mashaqeynaaho mxa qaldan

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial1 4 หลายเดือนก่อน

    Bro Hadaan Nahay Dadkayaga Soomaaliya Jooga waa Dhibanahay Qaarada Madow Way Na Ciishay Gaar ahaan Somalia Alle Dalkeena Ha inoo Barakeeyee😢🤲

  • @Barkhad181
    @Barkhad181 2 วันที่ผ่านมา

    Appka hadan istecmalo kawaran meta suite

  • @Abdallagaani.
    @Abdallagaani. 3 หลายเดือนก่อน

    War mahadsanid nio mudane abdjaliil waxana ku xiranahy labafada youtube wa Abdalla Gaani TH-camr o kuleh ogow in an wada kuso jiro hadhownah aan waraysida an bixi dono kugu mahadcelidono’ magadsanid sxb marwalba

  • @somalifunny_1
    @somalifunny_1 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mhdsanid zhp waxbadan baan kaa faa,iidney,
    Zhp waxaad nala wadaagtaa vbn naga saacidi kara eligibilityga

  • @HarounParejo
    @HarounParejo หลายเดือนก่อน

    Thanks pro

  • @mohamedjama9551
    @mohamedjama9551 หลายเดือนก่อน

    Thnks wll

  • @Xaafit2320-hb7mu
    @Xaafit2320-hb7mu 25 วันที่ผ่านมา

    Abdijaliil in kasta an aqon balse waa nin jacel in dhalinyarada hormar sameyaan

  • @Sookoob2
    @Sookoob2 4 หลายเดือนก่อน

    Saxip markan lacagta kuxirto sida Google adsense verification pin mala raba mise lomax bahna oo cadi ayad ugu shaqesan karta

  • @wariyecawilcagriye2750
    @wariyecawilcagriye2750 3 หลายเดือนก่อน

    Asc wllo aad u mahadsan tahay hore usoco wax badan baa ka faaiday lkn dhankga luuqa iyo captions isama soo baxayo maxa sababay mahadsanif

  • @socdaalpage8197
    @socdaalpage8197 2 หลายเดือนก่อน

    Sxp muqaalkii caption-ka ee in leeska xiro io doorashada luqadaba waa diidayaa ee wax maa iska badaleyn plz iso jwb libx

  • @farhiyagaabow6235
    @farhiyagaabow6235 24 วันที่ผ่านมา

    siifican loguma jeedo markad sharxeeso

  • @qasaaromedia2760
    @qasaaromedia2760 3 หลายเดือนก่อน

    Waan Ku salaamay Walaal Caqabado waaweyn ayaa iga haysto Facebook page haday suuragal tahay halkee kaala soo xiriraa Sxb

  • @user-fg3pk9yc3f
    @user-fg3pk9yc3f 4 หลายเดือนก่อน

    Ustaad cilad monetization policy violation la dhaho ihaysata contents-kayguna waa wada original ee sidee loo xalliyaa

  • @al-dacwamedia
    @al-dacwamedia 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaa leyahay Payout set up hore kaaso I verif gareeyaan balse page kayga kale marka u shurada bixiyo een an damco in ku set gareeyo Payout kaygi hore uma soo saraye marka side ustaad isugu xidhin kara

  • @mohamedaarsade
    @mohamedaarsade 4 หลายเดือนก่อน

    Abdi jaliilow sxb serveka sida loo sameeyo noo soo sharax aws mu hiim baan unahay

  • @isxaaqcabdixasan4052
    @isxaaqcabdixasan4052 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb linkan app waye asoon af aheyn tools ka malaga helaa

  • @tuutevlogs
    @tuutevlogs 4 หลายเดือนก่อน

    Content Monetization
    Policies
    Kasoo hadal 🙏🏻

  • @Chanel_1-0ne
    @Chanel_1-0ne 4 หลายเดือนก่อน +1

    Pro
    tax id
    Payment method
    Xagaasna dhibaato ayaa naga haysata

  • @ytroolish
    @ytroolish 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb wxan raby ina wax ku weydiyo halke kala so xarira wll wa codsi 🙏

  • @yaqiinsichannel6935
    @yaqiinsichannel6935 4 หลายเดือนก่อน

    Sidee setting fecebok dhaman la isaga saxaa dhaman shurudaha oodhan

  • @sportschannel6235
    @sportschannel6235 3 หลายเดือนก่อน

    Asc pro waxaan kaa codsanaayaa qaabka wararka aat u aqriyo

  • @sportschannel6235
    @sportschannel6235 4 หลายเดือนก่อน

    Anigoo soomaliya joogo sida aad sheegtay hadaan usoo geliyokawarn

  • @saaramohamed4103
    @saaramohamed4103 4 หลายเดือนก่อน

    Anoo silver isticmaalin aka VPN miyaa sidaas usoo galin karaan video fb anigo Somali joogo???

  • @DDSMEDIA1825
    @DDSMEDIA1825 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb sidee journalism ku noqon karaa nairobi joogga inan barto ayaan raaba vidoe edition iyo cod qurxinta iyo sidaa barnaamijka loo dubo

  • @ShaaficiDhaanto
    @ShaaficiDhaanto 4 หลายเดือนก่อน

    Zhp Google adsense ma samaysan karta ado somalia joga hada address yurub ah hesho

  • @user-vi3kv9er8w
    @user-vi3kv9er8w 4 หลายเดือนก่อน

    Ustad Facebook location ka sida lo xaliyo kazo hadal please

  • @MaskaxBile
    @MaskaxBile 2 หลายเดือนก่อน

    Bro meel aan contect aan kuula sameeyo

  • @mahamedwayga9641
    @mahamedwayga9641 4 หลายเดือนก่อน

    karamara tv mucaaradka miya dds 6:32 6:36

  • @aslimade4912
    @aslimade4912 2 หลายเดือนก่อน

    saxp xaawinaad ayaan kaa ga baahanahy please ii sheeg meel aan contect kaala soo hadlo

  • @mohamedabdisalaam1563
    @mohamedabdisalaam1563 4 หลายเดือนก่อน

    Saaxiib si aanu facebook u ogaan location ka rasmiga ah ee aan joogo, ma jiraa hab aan muuqaalo usoo galin karo aniga oo Soomaaliya jooga?

  • @hodanhassannor
    @hodanhassannor 3 หลายเดือนก่อน

    Abdiyow walalow inten kala so hadla

  • @abdirizakzak3650
    @abdirizakzak3650 4 หลายเดือนก่อน

    Bro luuqada markan canada is dhaho dooro canada dhan ii soo bixi mayso see wax u jiran na🤔🤔

  • @MohamedAbdirahmaansamow
    @MohamedAbdirahmaansamow 4 หลายเดือนก่อน

    M.A Allha

  • @ApdalleHoy
    @ApdalleHoy 4 หลายเดือนก่อน

    Maad iisamaysid facebook sxp adaa yaqaana sharuudaha lamarayo

  • @Samiaahmed1-b8j
    @Samiaahmed1-b8j 4 หลายเดือนก่อน

    Sxp account restricted ayaa i hysata sideen ku xaliyaa

  • @Sheekhduulaaye
    @Sheekhduulaaye 4 หลายเดือนก่อน

    Sxbow linke shaki ayaa ka qabaa

  • @Allhamdulilahpage
    @Allhamdulilahpage 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mahad sanid abdijalilow

  • @Chanel_1-0ne
    @Chanel_1-0ne 4 หลายเดือนก่อน +1

    Pro mahadsanid
    Tiktok monetization
    Twitter monetization
    Dhankas ka wardon

  • @Hamimediagroup
    @Hamimediagroup 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sidee server AWS loo sameystaa kuso xiji Ustaad

  • @nuurbodaaye1430
    @nuurbodaaye1430 4 หลายเดือนก่อน

    set Up monetazion facebook ka so hadal please.

    • @Sheekhduulaaye
      @Sheekhduulaaye 4 หลายเดือนก่อน +1

      Taas haku daalin waa sir cidkuu sheekeso maleh aniga ayaa dadkasta weey diiyay uku dambeen cilmigeeya iyo aqlikeeya ayaa kaashaday waan buuxiyay ee isku day sxb hadaa qalad gashi halbil kadib baa ku laawan kartaa

    • @Mo_Am_Mo
      @Mo_Am_Mo 22 วันที่ผ่านมา

      ​@Sheekhduulaaye sxb ma samaysatay page shaqaynaya mise sidee kuugu adkeeynayen kuwan isticmala waa iska dhaaftay

  • @Mo_Am_Mo
    @Mo_Am_Mo 22 วันที่ผ่านมา

    Fake link ayuu soo dhigay soomaaliyeey waakaase tijaabiya war iska ilaaliya

  • @nuursomaliofficial1648
    @nuursomaliofficial1648 4 หลายเดือนก่อน

    Payment methods ka kasoo hadal zxp please please.

    • @Abdijaliilpro
      @Abdijaliilpro  4 หลายเดือนก่อน

      Ok next time

    • @nuursomaliofficial1648
      @nuursomaliofficial1648 4 หลายเดือนก่อน

      @@Abdijaliilpro OK thanks bro please, do which payment method is used to withdraw money from Facebook while living in somalia.

    • @maanka117
      @maanka117 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@Abdijaliilpropayout method so raacsi sxb