Abdijaliil Pro
Abdijaliil Pro
  • 13
  • 50 611
MY NEW YOUTUBE SET UP: MUSTAQBALKA YOUTUBE, DHAQAALAHA IYO FURSADAHA. ~Masterclass:2025
MY NEW TH-cam SET UP: MUSTAQBALKA TH-cam, DHAQAALAHA IYO FURSADAHA. ~Masterclass:2025
"Hello and welcome to my channel! I'm Abdijaliil, a lifelong student passionate about learning and exploring new skills. Despite my background in journalism spanning over 8 years, I'm always eager to venture into new career paths.
Currently, I'm diving deep into the world of technology while pursuing my undergraduate degree in Computer Science at Kenya Methodist University. Join me on this exciting journey of growth and discovery by hitting that subscribe button! Together, let's embrace the joy of learning and make the most out of every opportunity.
Let's learn and enjoy together! ✿"
มุมมอง: 1 366

วีดีโอ

FILM SCHOOL:Maxaad u baahan tahay si aad Muuqaal Wanaagsan u duubto. Camera Light Mic.
มุมมอง 89514 วันที่ผ่านมา
FILM SCHOOL:Maxaad u baahan tahay si aad Muuqaal Wanaagsan u duubto. Camera Light Mic. "Hello and welcome to my channel! I'm Abdijaliil, a lifelong student passionate about learning and exploring new skills. Despite my background in journalism spanning over 8 years, I'm always eager to venture into new career paths. Currently, I'm diving deep into the world of technology while pursuing my under...
Dhiirogelintii Macalin Abdalla iyo Casharadii Imaamu Shaafici:KASOO DAAWO @Abdijaliil
มุมมอง 73921 วันที่ผ่านมา
Dhiirogelintii Macalin Abdalla iyo Casharadii Imaamu Shaafici:KASOO DAAWO "Hello and welcome to my channel! I'm Abdijaliil, a lifelong student passionate about learning and exploring new skills. Despite my background in journalism spanning over 8 years, I'm always eager to venture into new career paths. Currently, I'm diving deep into the world of technology while pursuing my undergraduate degr...
Sidee Loo Buuxiyaa Form-ka Canshuurta Youtube Isla Markaana Lacag Looga Xirtaa Youtub. 2/2
มุมมอง 3.3Kหลายเดือนก่อน
Fadlan Lagu soo Biir maanta, si aanu u sameyno muuqaalo badan oo lamid ah kan. KUSOO BIIR What'app Groupkeenna: chat.whatsapp.com/BRAD4P34y1eBDIMqjMt46v QEYBTA 1-AAD EE MUUQAALKAAN: th-cam.com/video/S67i_umaUdU/w-d-xo.html "Hello and welcome to my channel! I'm Abdijaliil, a lifelong student passionate about learning and exploring new skills. Despite my background in journalism spanning over 8 y...
SIDEE LOO DALBADA YOUTUBE MONETIZATION IYO GOOGLE ADSENSE MAXAY YIHIIN SHURUDAH? SOMALIA&YOUTUBE.1/2
มุมมอง 6Kหลายเดือนก่อน
SIDEE LOO DALBADA TH-cam MONETIZATION IYO GOOGLE ADSENSE MAXAY YIHIIN SHURUDAH? SOMALIA&TH-cam.1/2 ‎Open this link to join my WhatsApp Group: chat.whatsapp.com/BRAD4P34y1eBDIMqjMt46v Abdijaliil Show More in RPM AND CPR. ka daawo hoos. th-cam.com/video/bYjpRGvDkDE/w-d-xo.htmlsi=y0eYg42xoqdx3uYh "Hello and welcome to my channel! I'm Abdijaliil, a lifelong student passionate about learning and exp...
SIDEE FACEBOOK MUUQAAL LOOGA SOO GELIYAA MOBILE-KAAGA GACANTA?
มุมมอง 5K5 หลายเดือนก่อน
SIDEE FACEBOOK MUUQAAL LOOGA SOO GELIYAA MOBILE-KAAGA GACANTA? LIFAAQA SAX-DA AH EEE MOBILE-KA business. latest/composer?asset_id=100405159186869&business_id=126712978672660&ref=biz_web_home_create_post&context_ref=HOME MUUQAALKA BILAAAL BULSHAAWI: th-cam.com/video/SscDYwMYAog/w-d-xo.html "Hello and welcome to my channel! I'm Abdijaliil, a lifelong student passionate about learning ...
SU'AALO IYO JAWAABO LA XIRIIRA FACEBOOK MONETIZATION ISSUES |VPN, COUNTRY STATUS RISK, LANGUAGES.
มุมมอง 2.8K6 หลายเดือนก่อน
Please Subscribe to My Channel. Kusoo Biir Whatsapp Group chat.whatsapp.com/BRAD4P34y1eBDIMqjMt46v Wadamada iyo Luuqadaha LINK business/help/267128784014981?id=1200580480150259 VPN: nordvpn.com/ www.expressvpn.com/ WAA MAXAY FACEBOOK PROFESIONA MODE: th-cam.com/video/kTs2LSJlkdw/w-d-xo.htmlsi=v-P2aWP0pC5EUDzu "Hello and welcome to my channel! I'm Abdijaliil, a lifelong student pass...
AFAR XIRFADOOD OO HADDII AAD KU DEDAASHO GUUL KUU HORSEEDI KARRO.
มุมมอง 8776 หลายเดือนก่อน
AFAR XIRFADOOD OO HADDII AAD KU DEDAASHO GUUL KUU HORSEEDI KARRO. "Hello and welcome to my channel! I'm Abdijaliil, a lifelong student passionate about learning and exploring new skills. Despite my background in journalism spanning over 8 years, I'm always eager to venture into new career paths. Currently, I'm diving deep into the world of technology while pursuing my undergraduate degree in Co...
SIDEED LACAG UGU SAMEYN KARTAA INTERNETKA, MAXAA KAA HORTAAGAN MAXAADSE U BAAHAN TAHAY MAANTA?
มุมมอง 3.6K6 หลายเดือนก่อน
SIDEED LACAG UGU SAMEYN KARTAA INTERNETKA, MAXAA KAA HORTAAGAN MAXAADSE U BAAHAN TAHAY? Soo dhawaada Saaxibyaal kusoo dhawaada Muuqaal Kale. Muuqaalkaan waxaan Talooyin kaga dhageysan doonaa Ustaad Warsame Bade: Fadlan nagu soo biir. "Hello and welcome to my channel! I'm Abdijaliil, a lifelong student passionate about learning and exploring new skills. Despite my background in journalism spanni...
SIDEE LOO XALIYAA FACEBOOK MONETIZATION ISSUE, LOOLA XIRIIRAA FACEBOOK, LACAGNA LOOGU SAMEEYAA.
มุมมอง 11K6 หลายเดือนก่อน
Saaxibyaal Ha Ilaawiina in aad Subscribe saartaan Kanaalkiinaan Abdilaiil Films LINK Facebook help/contact/2318408381781894/?ref=1540812909361378_media_monetization_redirect Community whatsapp : chat.whatsapp.com/BRAD4P34y1eBDIMqjMt46v "Hello and welcome to my channel! I'm Abdijaliil, a lifelong student passionate about learning and exploring new skills. Despite my background in jo...
YOUTUBE OO SOO ROGAY SHURUUDO CUSUB, OO HALIS GALIN KARO CHANNELKAAGA HADDII AADAN HIRGALIN maanta.
มุมมอง 2.7K6 หลายเดือนก่อน
TH-cam OO SOO ROGAY SHURUUDO CUSUB, OO HALIS GALIN KARO CHANNELKAAGA HADDII AADAN HIRGALIN. Falan sidoo kale igala soco @Abdijaliil "Hello and welcome to my channel! I'm Abdijaliil, a lifelong student passionate about learning and exploring new skills. Despite my background in journalism spanning over 8 years, I'm always eager to venture into new career paths. Currently, I'm diving deep into th...
SIDEE LOO FURTAA YOUTUBE CHANNEL 2024 BILOW ILAA DHAMAAD. (Step-by-Step)
มุมมอง 12K6 หลายเดือนก่อน
SIDEE LOO FURTAA TH-cam CHANNEL BILOW ILAA DHAMAAD. 2024 (Step-by-Step) Whatsppa Groupkeenna kusoo biir.. chat.whatsapp.com/BRAD4P34y1eBDIMqjMt46v "Hello and welcome to my channel! I'm Abdijaliil, a lifelong student passionate about learning and exploring new skills. Despite my background in journalism spanning over 8 years, I'm always eager to venture into new career paths. Currently, I'm divi...
SOO DHAWAADA DHALINYARO! WELCOME ALL. Let Us All Learn&Earn!
มุมมอง 4316 หลายเดือนก่อน
SOO DHAWAADA DHALINYARO! WELCOME ALL. Let Us All Learn&Earn! "Hello and welcome to my channel! I'm Abdijaliil, a lifelong student passionate about learning and exploring new skills. Despite my background in journalism spanning over 8 years, I'm always eager to venture into new career paths. Currently, I'm diving deep into the world of technology while pursuing my undergraduate degree in Compute...

ความคิดเห็น

  • @ibrahimMaxmuud-g6t
    @ibrahimMaxmuud-g6t 2 วันที่ผ่านมา

    Sxb agency admin noo noqdo maa noo sameysid adigoo mahadsan

  • @MindsetMomentum427
    @MindsetMomentum427 3 วันที่ผ่านมา

    Keep going❤

  • @DayHighlights2024
    @DayHighlights2024 3 วันที่ผ่านมา

    Waxaa dawaday dhamaan muqaladada waxaa daremay ina u bahantahay qof video editor ah uu kala shaqeya qeybta muqaal qurxinta si professional ah marka ay muqaladadu noqdaan kuwo professional ah waxaa badanaya viewskada io kor ukaca kanalkada Wax yaabaha aan ka cawin Karo waxaa kamid 1:thumbnail ka iyo dhamaan Wax yaabaha kle uu muhimka ah Marka zxp welcome Mahadsanid

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 3 วันที่ผ่านมา

    Hordhacii baad 10minute nagaga lumisay.

  • @mustafebangaala3104
    @mustafebangaala3104 3 วันที่ผ่านมา

    Aadbaad u mhdsnthy zxp Wxn rabaa inaan su,aalo kaa wydiiyo youtubeka xggeen kaala soo xidhiidhi karaa .

  • @Garaadyaasiinwork222
    @Garaadyaasiinwork222 3 วันที่ผ่านมา

    Guul ayaan kuu rajjeynayaa CABDIJALIIL. Horumar wanaagsan walaal.

  • @ISHAAQOONTA-p2y
    @ISHAAQOONTA-p2y 3 วันที่ผ่านมา

    Dalka Somalia malaga yaabaa in youtube lacag loga samen karo location ka somalia aan lacag uga samen karo

  • @ISHAAQOONTA-p2y
    @ISHAAQOONTA-p2y 3 วันที่ผ่านมา

    Suaal Adi uk qaabkee ku tagtay Dalxiis to qaxooti Caafimaad Waxbarasho

  • @cilmikaabe2925
    @cilmikaabe2925 3 วันที่ผ่านมา

    USTAAD HAL CODSI OO GAAR AHAA WATAA TH-cam SHUURUDAHA DHAN WAA BUUXSHE LKN HAL CILADAA IHEESATO OO AH MIDAAN ( Advanced features )EE USTAAD SIDEE Eligible LOO GADHIGAA

    • @cilmikaabe2925
      @cilmikaabe2925 3 วันที่ผ่านมา

      @Abdijaliilpro

    • @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws
      @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws 3 วันที่ผ่านมา

      Wll Number ku verify garee wadamada Loo ogol yahay TH-cam ka in lacag looga sameeyo

    • @Daacicabdalle1
      @Daacicabdalle1 3 วันที่ผ่านมา

      Just TH-cam ku qor advance feature TH-cam lee deh asagaaa kusoo baxayeee

    • @mohamedhassanahmed8039
      @mohamedhassanahmed8039 3 วันที่ผ่านมา

      Daily upload sameey video soo gali thamnail usamee muuqaalka , playlist usamee, pin commnet ga , link description ka usamee , shuruudahaas badan ayuu rabaa mida kale bil ama bil usug sxb ayagaa kaa qadayee copyright kana iska ilaali sxb.

  • @CamaFooty
    @CamaFooty 3 วันที่ผ่านมา

    Guul ayan urajeynaa dhamaan dhallinyarada jecel ineey TH-cam meel wanaagsan ka garaan oo aniga ka mid ahay

  • @AmiiraShariif-q1l
    @AmiiraShariif-q1l 5 วันที่ผ่านมา

    Thnkz wllo

  • @Ahmed-cg3se
    @Ahmed-cg3se 6 วันที่ผ่านมา

    Bank account sida loga xirto kama hayno sxb

  • @HusseinAbdirahman-xd1bu
    @HusseinAbdirahman-xd1bu 6 วันที่ผ่านมา

    Wll aad baad u mahadsan tahey

  • @TuushAden
    @TuushAden 6 วันที่ผ่านมา

    😊😊

  • @LeylaShiine-hm6vp
    @LeylaShiine-hm6vp 8 วันที่ผ่านมา

    Thank you so much my brother

  • @Maankaaxmad-t2q
    @Maankaaxmad-t2q 10 วันที่ผ่านมา

    Huno wandalbaday goggle adsense wayna isoo aqbaleen markan buxinrabay tax formka qofka ankuxirtay wuxuu jogaa USA waxayna iwaydiyeen ss number ama passport qofkiin wuididay isga oo kacabsiqaba markaa mais ticmaali karaa Drivers license kiisa fadlan iga soo jawaab waxaan ahay dhalinyarad kuku xiran icawu😢😢

  • @Maankaaxmad-t2q
    @Maankaaxmad-t2q 10 วันที่ผ่านมา

    Huno wandalbaday goggle adsense wayna isoo aqbaleen markan buxinrabay tax formka qofka ankuxirtay wuxuu jogaa USA waxayna iwaydiyeen ss number ama passport qofkiin wuididay isga oo kacabsiqaba markaa mais ticmaali karaa Drivers license kiisa fadlan iga soo jawaab waxaan ahay dhalinyarad kuku xiran icawu😢😢😢

    • @obayd4617
      @obayd4617 3 วันที่ผ่านมา

      Sxb dhawr su'aalood ayan ku weydin lahaaye inan yutub bilaabo ayan rabee meel Anka so xiririo ma ishegi karta watsApp ama Mel kale mahadsanid

  • @abdisalamhashim6096
    @abdisalamhashim6096 10 วันที่ผ่านมา

    Asc bro Abdijalil bro how can I contact you 😊😊

  • @MaankaMaanka-w3w
    @MaankaMaanka-w3w 14 วันที่ผ่านมา

    Wll vidio ka aan so dhigy inuu. Yhy copy iyo inkale

  • @Maankaaxmad-t2q
    @Maankaaxmad-t2q 15 วันที่ผ่านมา

    Zxp abdijaliil inoo soo samee sida bank looguxidho youtube adigoo mahad san maadama channel kan yahy channel ka dhalinyarada 🙏

  • @muhanadcade8965
    @muhanadcade8965 15 วันที่ผ่านมา

    Asc walalo waxan donayah in ad isameyso TH-cam fadlan icawi

  • @Abdullahigaani
    @Abdullahigaani 16 วันที่ผ่านมา

    Sxb waxad no balan qaaday in ad noso dubaso sida youtube ka bank giga logu xirto si aay lacagtaadu kugu so dhacdo aaway balanqadkii sxb???????

  • @2kabayare
    @2kabayare 16 วันที่ผ่านมา

    War sxb cabdi jalilow wankusalamay waxan kamid ahay tagerayashada labada chanalba ee waxad iishegtaa cameradi $250 ahayd ee wax kubilawday tasa na anfacaysa ka dhalinyaro ahaan oo jecbku noo goynahaye sidaan helo iyo maclumad keeda

  • @Qul-qul
    @Qul-qul 16 วันที่ผ่านมา

    Aaway numbarka what's up

  • @Qul-qul
    @Qul-qul 16 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid sxp marna wll

  • @garaadAdenyare
    @garaadAdenyare 18 วันที่ผ่านมา

    Anigoo ethiopia jooga maka samynkaraa youtube lacag

  • @CaashaMaxamud-mg6wn
    @CaashaMaxamud-mg6wn 18 วันที่ผ่านมา

    war sxb waxaan ubahnaa sidee muuqaalo ugu duubi karaa computerkayga muuqaladaaas ooah ku wo cahara ama kuwakale

  • @zakariaadam7135
    @zakariaadam7135 18 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid broh

  • @cabdilaahicali-b9g
    @cabdilaahicali-b9g 19 วันที่ผ่านมา

    waad mahadsanthy zxp wllhi waxbadan baan ka faaiday thank so much

  • @Axmedweheliye
    @Axmedweheliye 20 วันที่ผ่านมา

    Aniga xasiinta.youtuo xasiinta way.iisoo.baxsaa

  • @Axmedweheliye
    @Axmedweheliye 20 วันที่ผ่านมา

    Hadaba Nacaawi hada adiga wayahay

  • @Axmedweheliye
    @Axmedweheliye 20 วันที่ผ่านมา

    See akoon paybal ufarankaraa

  • @Axmedweheliye
    @Axmedweheliye 20 วันที่ผ่านมา

    Vpn ayaan isticmalaa aniga

  • @Axmedweheliye
    @Axmedweheliye 20 วันที่ผ่านมา

    Waxan.ku nacay markasta niyada iga jabisaa sabab ah hadii master kada somalia xayasiin ku xodhalaahan

  • @mohamudissa7364
    @mohamudissa7364 22 วันที่ผ่านมา

    Sxb Linkiga Xage dhigtay , ama sida Aad Support team ku heshay ma si wanaagsan na Tustid marka ayaka linkiga weydiin lahayn … Mise Waa info kale reebaysa , oo aad iibin ..

  • @dumarkaabachannel161
    @dumarkaabachannel161 22 วันที่ผ่านมา

    Plz iso jawab google wan samaysty pink wuu iso dhici wayay inan iska badalo address kii hore ayan raba wana fahmi wayay sida lo badalo plz video nogaso samee

  • @Abwanmohamud
    @Abwanmohamud 27 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid

  • @ISHAAQOONTA-p2y
    @ISHAAQOONTA-p2y 27 วันที่ผ่านมา

    Wll youtube somali pasport ma lagu xiri karaa

  • @Yasir888
    @Yasir888 27 วันที่ผ่านมา

    Waa ku salaamay ustaad waxaa ka mid ahay dhalinta kugu xiran oo wadankii joogto waxaa rabay baraha bushada inaa ka faaideysto waxaana iga hor taagan locationka somalia youtube lagu sameeyay na lacag lagama sameyn karo marka hadey macquul tahay waxa rabay youtube sameyntiisa inaa iga caawiso waana madsanthy

  • @Zaakirpro
    @Zaakirpro 28 วันที่ผ่านมา

    Saxibow podcast yada sidaa u edit gareyso huuqal nooga Soo samey

  • @Saalaxgaabkaf36
    @Saalaxgaabkaf36 28 วันที่ผ่านมา

    21:45 bro kemya home adress ma ledahay? verification number number kenyan ah ma lagu samen kara? Kenya waa africa ma hubtaa? Shuruudaha la buuxbuuxiyo pasport somali ma ku jiraa malaha google adcense ga qofka kenya joga kenya iyo yurub ayuu ku buuxina miyaa

  • @Saalaxgaabkaf36
    @Saalaxgaabkaf36 28 วันที่ผ่านมา

    16:07 Waa markii aan vpn adeegsado

  • @Saalaxgaabkaf36
    @Saalaxgaabkaf36 28 วันที่ผ่านมา

    Haduu sidaan yahay youtube is not easy wallah tiktok is easy germany or france channels need somalian pasport and ibs viza card

  • @Saalaxgaabkaf36
    @Saalaxgaabkaf36 28 วันที่ผ่านมา

    Ehel dibada ii jiro ma leh anna somaliyaa joogaa 😢

  • @Saalaxgaabkaf36
    @Saalaxgaabkaf36 28 วันที่ผ่านมา

    Pasport nuucee ayuu rabaa yputube adcensiga

  • @WargalMedia
    @WargalMedia 28 วันที่ผ่านมา

    Zxb cabdijaliil waad mahadsantahy Facebook page taxform iyo content monetization policy kaso hadal

  • @AbshirFarah-v3c
    @AbshirFarah-v3c 28 วันที่ผ่านมา

    Yurub iyo America canshuurta ma isku si ayaa loobuuxshaa adoomahadsan

  • @ILSARACADEMY3676
    @ILSARACADEMY3676 29 วันที่ผ่านมา

    Waar zhp kwrn hadii uu strike hore iigu dhacay lkin layga qaaday shuruudaha ma buuxin kara marka🤔🤔🤔

  • @AlmaasMohamuud
    @AlmaasMohamuud 29 วันที่ผ่านมา

    Walal abdi jaliil youtuber yar ahay waa kuu bahanahay xage kala soo xariiraaa

  • @abdirahmanshube1
    @abdirahmanshube1 29 วันที่ผ่านมา

    Asc bro camerdaha wax lagu duubo marki ad bilabayso TH-cam channel ka so hadal . Sida camerda insta360 ace pro ma lo isticamali Kara in lagu bilabo TH-cam channel