Shahaadada Mise Xirfadda | shahaado la'aan waad shaqayn kartaa!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho

ความคิดเห็น • 377

  • @ogaansho
    @ogaansho  6 ปีที่แล้ว +196

    aayada " ذَٰلِكُمْ أَقْسَطُ عِندَ اللَّهِ وَأَقْوَمُ لِلشَّهَادَةِ "
    sidaan ayaa sax ah -

    • @huseinhashi
      @huseinhashi 6 ปีที่แล้ว

      Sax sxb omar inshar

    • @ABC-or6fg
      @ABC-or6fg 6 ปีที่แล้ว

      Waardiyo aa kjrtaa scml

    • @yulidyoogacade4810
      @yulidyoogacade4810 6 ปีที่แล้ว

      Aad ayaa u mahad santahay wll omar

    • @yulidyoogacade4810
      @yulidyoogacade4810 6 ปีที่แล้ว

      Aad ayaa u mahad santahay wll omar

    • @adalealale5192
      @adalealale5192 6 ปีที่แล้ว +1

      SHAHAADO LA,AAN LAYSKUMA HAYO INAAD SHAQAYN KARTO BALSE SHAQADA AYAA NOQONAYSA MID AANAD U QALMAYN

  • @rahmacibar1193
    @rahmacibar1193 6 ปีที่แล้ว +95

    Inta aan dhamysto videoga waan sugi waye jcl aan uqabo maclumadka chnlkan kujiro mhdsanid in badan

    • @Lamahurantv
      @Lamahurantv 6 ปีที่แล้ว +1

      Rahma Cibar KA FAA IDEYSO HEE YAAH.

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf 6 ปีที่แล้ว +21

    Anigu waxan leeyahay cilaansaar iyo make up. Hadana cafimadkaga ban bartaa waxan rabaa inaa xirfadahyga hormariyaa wayo😂😂😂😂😂😂😊

    • @libaaxshabeel6879
      @libaaxshabeel6879 6 ปีที่แล้ว +1

      👏

    • @sarahchanel8932
      @sarahchanel8932 6 ปีที่แล้ว +1

      me too waanba islayaabanaa drs cilansareso o makeup marineso kligey a isku malenaaye hhhh

    • @khadijoquruf
      @khadijoquruf 6 ปีที่แล้ว

      @@sarahchanel8932 maanshalah kudhag xirfadaada inshallah sii hormari

  • @kassimpi9246
    @kassimpi9246 6 ปีที่แล้ว +17

    ChanNelkam WqtIga IiGa BXo Kuma QasaRo wlHi
    ApTi HaNga JoJin Dd Bdn Kugu NOl

  • @JIPJAAP1
    @JIPJAAP1 6 ปีที่แล้ว +17

    Cumar anshari geesi waxa tahay u taagan mar walba dhiiri gelinta dadka kale anaguna wan ku garab taganahay tixgelin ba naga mudan tahay 100%?✔✔

  • @Qisas.Media10
    @Qisas.Media10 6 ปีที่แล้ว +7

    Ogaansho wlhi dhiiro galintaan ayaaba kujeclahay channalkan
    Waayo somalida badanaa 75% waxan nahay dhalinyaro waxa na anfacaa waa dhiiro galintaada si aan hormar uxaqiijino insha allah waana kumahadsantahay liipaax

  • @MRKAHIE
    @MRKAHIE 6 ปีที่แล้ว +44

    O.inshar sax shaqo waa xirfad:/xirfadna waa uhalgamida inaad hurido maskaxdaada tallentiga kuu gaadhka ah

  • @abdimaajiddekabdirahman6619
    @abdimaajiddekabdirahman6619 6 ปีที่แล้ว +7

    CUMAR WAXANKACODSANAYA INAAD KA HADASHO DADAN ISKU XIDHAYA LIKE DA IYOSALIGA NABIGA MAHDSANID ZHB TAAGEERO KUU AHY

  • @abdirashidali163
    @abdirashidali163 6 ปีที่แล้ว +2

    Wa xaqiiq wlh
    Aniga college bn dhigta arday bn ahay ku nool Uk
    Waxabo jiro koorsoon lagu qaato skills life
    Korontada
    Makanikada
    Tubiistaha iyo cunto karinta
    Sxb barnamijyadada wn ku xiranaha jazakallahu wll

  • @somaliamafia534
    @somaliamafia534 6 ปีที่แล้ว +4

    Hamigaygu waa ( Makanig )
    Waxaan joga Jarmalka insha insha allah iso duceeya in illahay hamigayga ii dhib yareeyo Mahdsanidin.

  • @had1070
    @had1070 6 ปีที่แล้ว +23

    Alla walal cumar waxan ahay qofka 51aad oo uuqalkan fiirsado
    Fadlan like ii sar
    Alle ha ku daayo

    • @had1070
      @had1070 6 ปีที่แล้ว +1

      Waad mahasantahy
      Walal qaali
      Rabi waxan ka baryayaa mar un inaan kula kulmo...💖💖💖💖

  • @asadmontanaasadmontana3542
    @asadmontanaasadmontana3542 6 ปีที่แล้ว +6

    Ogaansho taagero buuxa billah marhoraaa sooo galy lkn wax badan kafaa iday

  • @suhaybahmed6427
    @suhaybahmed6427 6 ปีที่แล้ว +6

    Thanks wllo Run’ahaanti wlahi waxyaalo badan oo aynu garanayno oo an waxba kasoo qadin ayaad noo faa’idaysaa thanks in’badan wllo Omar alle haku barakeyo

  • @somalicrown1052
    @somalicrown1052 6 ปีที่แล้ว +2

    Walal weli celadi subscribe aya kuhesta e xal mauhelin miya

  • @shavianotube8552
    @shavianotube8552 6 ปีที่แล้ว +6

    Manshalah Jazakalah Qeir Runti Wan Ku Faraxsan Yaxay

  • @simanecade3122
    @simanecade3122 6 ปีที่แล้ว +6

    Asxaabta like iga dhisa ama waxaan leynaa🔫

  • @AwalePop
    @AwalePop 6 ปีที่แล้ว

    Guys I’m Somali youtuber igu qabto taagero

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 6 ปีที่แล้ว +14

    Anaa u horeeya shahaadada iyo xirfada xirfadaa wacan

  • @noordinibrahim1880
    @noordinibrahim1880 6 ปีที่แล้ว +5

    Cumar inshar #BEST CHOICE CHANNEL #OGAANSHO

  • @hanadmohamed4574
    @hanadmohamed4574 6 ปีที่แล้ว +5

    Taas been ma ahan anaa jarmalka ku nool mar walbo waxa lagu weediina xirfadaada

  • @Shaaficimuuseaadan
    @Shaaficimuuseaadan 6 ปีที่แล้ว +6

    Oganasho hore u soco. Wllky

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 3 ปีที่แล้ว +2

    Thank you very much my brother Omar Inshaar dhiiragaliye ruu xiya 🙏🙏

  • @somcourse3159
    @somcourse3159 6 ปีที่แล้ว +10

    wll xoog ayaan ubahany inan kula so xidhiidh meel aan kala so xidhiidho
    ama myjob455@gmail.com igalasoo xidhiidh wll adoo raliya

    • @kabtanhaaw9800
      @kabtanhaaw9800 6 ปีที่แล้ว

      Xld kwrn maad u heysa misa waxkle hadadan dan kalaheyn halu gooynin

    • @somcourse3159
      @somcourse3159 6 ปีที่แล้ว

      kuman fahmin sxb

    • @abdicali9281
      @abdicali9281 6 ปีที่แล้ว

      asc wll seethay

    • @somcourse3159
      @somcourse3159 6 ปีที่แล้ว

      wan ficnhy wll

    • @ugaasqablan3564
      @ugaasqablan3564 6 ปีที่แล้ว

      @@kabtanhaaw9800
      Hhhhhhh kamaad xishoooon wd ulaabtey eeeeee😂😂😂😂😂

  • @kowsarkeef
    @kowsarkeef 6 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wallkey ilahaheey darsiita ku jeclahay rabi haku xafido adi iyo moslimiinta dhaan🤗amiin💞

  • @abdirizakcaska9635
    @abdirizakcaska9635 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah walaal Allah ku barakeeyo Mar waliba waxaan ka faa Ida fikiro aad u muhiimsan waadka ku mahadsanatahy walaal horumar wacan ayaan kuu rajeynaa

  • @shotiphonememe1000
    @shotiphonememe1000 6 ปีที่แล้ว +5

    AsC Walal WaaN Ku Salaamay Shuut out amaa Laysku SameeNaaa😭😭

  • @CASKAFILMS
    @CASKAFILMS 6 ปีที่แล้ว

    Ogaansho subscribska hide ka dhig

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho 6 ปีที่แล้ว +4

    #SHAAHADO .#XIRFADA Waxa uu ka wacantay intaaad tearys. Ku mashquulstay

  • @saamibnumuse7577
    @saamibnumuse7577 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll omer inshar dhiirigalintaada wanjeclay mahadsanid wll so wll tallo ayan kaga bahnahay

  • @engcabdirasaaqaadam9575
    @engcabdirasaaqaadam9575 5 ปีที่แล้ว +1

    Jasaakalh sxb omar
    Waxan ahy arday jaamacadeed, waxan diyaariyaaa koliyada engineering.
    Waxan xirfad ahan ubartaaa qayb la dhaho site engineering skill.

  • @ccazizaxmed3581
    @ccazizaxmed3581 6 ปีที่แล้ว +3

    Ogaansho wxn Ka fa.iidaY waYabo badan
    Waa chanalka kaLiya ee TH-cam iga qanciyay

  • @AbdulAli-ff8uf
    @AbdulAli-ff8uf 6 ปีที่แล้ว +1

    6 sano aa lajogaa Germany 🇩🇪 waana nalogashekaynayaaa. Adeer Somali waa layasaa yurub. Hadad waxbaran waad khuusi. Aniga wadamo badan oo yurub ah ayaan work placement uaday hadana Marketing and Management degree ayaan wadaa. Waxay ahaatabo, dadka somaliyeed usheeg haday shahaado iyo xirfad labaduba isla helaan inay shaqo sharaf leh waynayn.

  • @salimibnusadie1714
    @salimibnusadie1714 6 ปีที่แล้ว +14

    *JazakallaH khayr pro*
    *Hore usoco💯*

  • @adnan6082
    @adnan6082 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah nolow sxb sre

  • @adeeghayemarket
    @adeeghayemarket 6 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha alah wax badan ayaan kaa faaiiday alah haku xifdiyo aakharo iyo aduunba

  • @NJawte
    @NJawte 6 ปีที่แล้ว +1

    Qofka qiimihiisu waa waxa uu yaqaan ee maahan shahaadada uu haysta.

  • @abdirizakbarreabdi1071
    @abdirizakbarreabdi1071 6 ปีที่แล้ว +2

    Msha Allaha wll omar
    ALLLE HAKU BARAkiiyo
    Amiin amiin waad ku mhd snthy
    Dheera gaalintada
    OGAANSHO ; WAA iftinka ddwaynaha 💥🌅

  • @ahmedhajjiyuosuf86
    @ahmedhajjiyuosuf86 6 ปีที่แล้ว +3

    Mncha allah
    Alle caqliga haku barakeeyo wll
    Omar inshaar ❤👈

  • @khuuriyeofficial5942
    @khuuriyeofficial5942 6 ปีที่แล้ว +5

    Alleh Haku sharFo

  • @faisalartan4751
    @faisalartan4751 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh cumar ilahay haku xafido sxb waa run midaas aniga ahaan Qurbaha ayaan ku nolaahay meelkasto shaqo ka banaan waxaa lagu weydinaa maxaa xirfad taqanaa shaqadaan ma qaban kartaa.

  • @wizmohamud4941
    @wizmohamud4941 6 ปีที่แล้ว +1

    Volkswagen Iyo kabe tole mxaa iSku kenaY horta mid aan idin sheego Germany wxuu ka koban yahay 16 gobol Iyo guna say ugu dhawaqan ama ay ugu yedhan waa 16 Bundesland marka gobol walba gonidisa ayu iSku mamula lkiin wada tashiga waxay ka qatan casimada Germany ee Berlin sasay tahay na wxa jira Education wax ladhaho oo ay ugu jedhan (Ausbildung) qofka aan haysana way adag tahay suu ku helo shaqo sas ay tahayna qofku marku Germany cagta sosaro wxa lagu qasba inuu luuqada barto badana wxaa janiska ka fa idaYsta dhalinta udhaxaysa 16 ilaa 22 wxan saas uleyahy Aya ah 16 jir Ila 22 wxa lasiya school bilash ah oo qof kasta magalada uu kunolyahy kabixisa qarashka School ka marka Da,Ada 33 ilaa 45 Aya dhib kuqaba badana sabab to ah lama siyo wax barasho UU 16ila 22 ama Ila 23 haysto saa darted magalo kasta oo Germany kamida 35 ila 46 jir wxi ah wxay kadorbideen markay luqadi ku adkatay inay barta inay meheradaha carabta ama kurdida ay furten inay koob shaah ah kacaban kadibna halka qolo qolo ama (Qabil) ukala fadhistan. ee wax walba eebe aya hya ee rabi ha ina garad siyo wxii ino fican ,,,,,waa anigo oo idin leh Allaha na asturo dhamanten

    • @abdihafidhadliye2149
      @abdihafidhadliye2149 2 ปีที่แล้ว

      Anoo soomaliya joga ayaa qoraalkaga waxbadan kaga ogaaday germalka, Aad bad umahadsanthy zhp.

  • @yazeedabubakar9986
    @yazeedabubakar9986 6 ปีที่แล้ว +3

    Woooow Masha Allah Maxan Haminaye Inan Kow Noqdo

  • @Xilkasmedia
    @Xilkasmedia 6 ปีที่แล้ว +12

    Ustaad love isaar omar inshar

  • @noordinibrahim1880
    @noordinibrahim1880 6 ปีที่แล้ว +1

    Inta tagerto cumar inshar subscribe igu cawiya #Eastleghepic plz plz .......

  • @Tanaad
    @Tanaad 6 ปีที่แล้ว

    Aad baa u mahadsan tahay dhalinta wax anfacaya baad diirada saartaa

  • @ugaasbarre5166
    @ugaasbarre5166 6 ปีที่แล้ว +1

    aad iyo aad ayaad u mahad san tahy wll keyga Cumar Inshar waan kaga mahad celinayaa dadaalka iyo juhdiga aad noogilisay muqal kaan waxan kugu jeclahy wll dhiiri-gelinta horay usoco ayaan ku leeyahy Keep Going.

  • @r7nuz263
    @r7nuz263 6 ปีที่แล้ว +3

    Mahad sanid wll si weyn ban channel kan uga fa'iidey sany

  • @ashaahmed8883
    @ashaahmed8883 6 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan fiirsan karaa videoskaaga kumanaan kun oo mar ,mana ka daalo .Taageerahaada Caasho .

  • @ismailsprogram64
    @ismailsprogram64 6 ปีที่แล้ว

    th-cam.com/video/pjVWJUifE7c/w-d-xo.html kala soco technologyada melkasta aad joogto

  • @abdikadirabdikafi2672
    @abdikadirabdikafi2672 6 ปีที่แล้ว +1

    Cumar inshaar aad iyo aadbaad u mahadsantahy sida aadnoogu dhiiragelisid xiliwalba horumarka iyo wanaaga❤❤❤

  • @abdallaabshir7212
    @abdallaabshir7212 6 ปีที่แล้ว +9

    mahadsanid sxb waxaan kuugu mahad celiyo ma garanyo

  • @calmcorner4096
    @calmcorner4096 6 ปีที่แล้ว

    Fadlan adiga aqrinaaya commentigeyga halmar soobooqo channelkeyga run ahaanti waad kaheli doonta

  • @lovechannel4451
    @lovechannel4451 6 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxan dhoor mar aan noqday no:1 teda kle waan ku mahad sanahay 100% kkkkkkk

  • @abdulahiomar4402
    @abdulahiomar4402 6 ปีที่แล้ว

    Waa run Xirfadaa muhiim ah Dastuurka MARAYKAN ka kuma qorna Inuu Madaxwaynaha College Certificate Wato ee waa Inuu Barnaamij anfacaya shacabka MARAYKAN ka wataa
    Xirfada iyo Fikirka qofkaa muhiim ah

  • @maxbuubfilmszone7850
    @maxbuubfilmszone7850 6 ปีที่แล้ว

    Morgan Free Man - ppppp
    Actar caan ah | Waan 60 jir ku guulaystay Nolashiisa Dhabta ah. hhhhhhhh!

  • @engabdisalaandalal9938
    @engabdisalaandalal9938 6 ปีที่แล้ว +1

    inta khayrka jecl ku soo yaac channelka subscribing th-cam.com/channels/v259Ya6aq61ltRO_g0EJKw.html

  • @CabdullahiCase
    @CabdullahiCase 6 ปีที่แล้ว

    Macluumaad badan oo kusaabsan taariikhda ayaan idiin hayaa idiinna soo gudbinayaa kusoo biira kanaalka...
    Subscribe

  • @ayuubcade2931
    @ayuubcade2931 6 ปีที่แล้ว +3

    Ogaansho waan kutaageera

  • @khalilahmed-ho1kz
    @khalilahmed-ho1kz 6 ปีที่แล้ว +1

    Ronaldo intii tagerta like ta

  • @abdulahiabdikaafi1758
    @abdulahiabdikaafi1758 6 ปีที่แล้ว

    Run waaye.
    Amaaa #Swezerland joogo.
    Wax shahaado malagu wedinaaayo.
    Kaliya xirfad ayee kuwedinayaan.
    Bishina 6.000 iyo kabadn ku shaqeynee haladadaalo

  • @MohamedAhmed-qh2jz
    @MohamedAhmed-qh2jz 6 ปีที่แล้ว +2

    Macalin love isaar waan kutageera mahdsanid

  • @king-boorow7113
    @king-boorow7113 6 ปีที่แล้ว

    marabtaa lacag si'fudud habada linkigan raac waa web looga shaqeysto ama online employer
    gamoney.club/9509085382952/

  • @fylsofdaahir4146
    @fylsofdaahir4146 6 ปีที่แล้ว +1

    (codsi) walal ino so gudbi (fylasof😊😊 Socrates)
    adigo raali ah.

  • @Worldfuct1
    @Worldfuct1 6 ปีที่แล้ว

    Waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo jecel inuu Ku soo bandhigo hibadiisa dhanka TH-cam fadlan I caawi oo subscribe isaar si aan uga midha dhaliyo hamigayga

  • @ayuubbashash21
    @ayuubbashash21 6 ปีที่แล้ว

    Asc Asxapta ogaansho subscribe hali saaro channel keya cusub thank you ilahay dartis

  • @alleulaabo7895
    @alleulaabo7895 6 ปีที่แล้ว

    Sxb channalkaagu hoos miyu usocdaa 124K ayuu marayay hadane 123k wa maxay

  • @ibrahimahmed5334
    @ibrahimahmed5334 6 ปีที่แล้ว

    Anaa xirfad kushaqeeeyo AUSTRIA 🇦🇹

  • @fylsofdaahir4146
    @fylsofdaahir4146 6 ปีที่แล้ว +1

    (codsi) walal ino so gudbi (fylasof😊😊 Socrates)
    adigo raali ah.

  • @awesomegamer9693
    @awesomegamer9693 6 ปีที่แล้ว +1

    ilaahayo aduun yad hore martay nagee aamiin

  • @Abdullahiahmedxallane77
    @Abdullahiahmedxallane77 6 ปีที่แล้ว +1

    Omar Wallakey Liibaan

  • @ahmazinic6384
    @ahmazinic6384 6 ปีที่แล้ว

    Ani waxaan xirfad ahaan u aqaanaa cocker waxaanan hada bartaa Technick lkn hadaan dhaho cockerbaan ahay runtii way ku adagtahay inuu qofwalba shaqo isiiyo ilaa intuu igatijaabinayo taas kuuma wangasana adi shahaadadana wax tijaabo ah majirto

  • @Yaasalaam1
    @Yaasalaam1 6 ปีที่แล้ว

    Asc Omar waan kusalamay (Cumar Aniga ow Somali ah shirkada google amba shirkade kale hadaaa dhoho shaqo ayaaa rabaaa am isiinayaaan Aniga ow jaamacad aaanan aadin fadlan jawaaab isiii Omer mahasanit

  • @AHMD777
    @AHMD777 6 ปีที่แล้ว +2

    Walaal cumar anigu 2 xirfadood baan leyahy ciyaarista kupada iyo computerad

  • @somalimovieentertament8252
    @somalimovieentertament8252 6 ปีที่แล้ว

    Cumar waxad noogu jirta boos wayn alle haku xifdiyo sida aad mar walba no dhiiri galiso

  • @ismailsmile9496
    @ismailsmile9496 6 ปีที่แล้ว

    Zxp qaali mohamed eshaar mahadsanid taageroH booxda ayaan kuu hayaa in badana waan la shaqayee chanalkan dad badana waan kusoo daraaH wlhi

  • @abdiqadaraadan4163
    @abdiqadaraadan4163 6 ปีที่แล้ว

    Asc Omar waliigey kama dhiiban kifrad oo aan ka dhiibto muqaalka aad soo dhigto channel
    Hadaanah nahay Somali wxaan jecelnahay dibada qof marwalbo jecel inuu aado dibada wuxuu kufakiraa mar uun inuu aadi dooolo lkn ayjiraan rafaad ay uranaan tahriibka oo magafe iyo wixii lamid ah qabto oo calaacal iyo wal bahaar iyo waalidka oo kaxumaada ?
    Lkn wxaa visa wax lagumaga caabo oo dalaalka qaar bixiyaan sida USA mareekanka diversity Visa lottery ! uu bixiyo sanad walba
    iyo wixii lamid aad noosoo qudbiso madaama aad dadka u soo gudbisid wax anfacaya .
    Wxaan filaa codsigeyga inaad ii tixgaliso oo aan kamid ahay ardada soon maaliyeed:

  • @faadumoduraancabdicasiis9900
    @faadumoduraancabdicasiis9900 6 ปีที่แล้ว

    wll wa Ku mhdsnthy mawduca qimaha leh e aad noso gudbisay balse waxan ka codsana INA no so gudbiso habka ugu fudud oo online wax loga baran karo

  • @xkstudio7659
    @xkstudio7659 6 ปีที่แล้ว

    Ustaad kena wax neceb horey uma arkin lkn dislike taan mxaa lo siyey waba yabe wax micnoleh ayu noso bandhigay macalin horey usoco

  • @khadarabdullahi1562
    @khadarabdullahi1562 6 ปีที่แล้ว +1

    Sidan ku ogan karaa waxan xirfada uleeyahay

  • @tasniimabshir2641
    @tasniimabshir2641 6 ปีที่แล้ว +1

    Marwalbo ina ku mahad celino kama dalno wllkey omar mahad sanid 💕👍

  • @abdilazizali2891
    @abdilazizali2891 3 ปีที่แล้ว

    Muhiim maaha shahaadadu ee waxa muhiim ah inaad xirfadleedahay sida korontada,biyagalinta IWM.Adduunkan meel walba oo aad tagtid waxa lagu weydiinayaa maxasd taqaannaa imisa xirfadood ayaad leedahay .

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970
    @maxamedibraahimyuusufshida2970 2 ปีที่แล้ว

    2014 ayaan school sare iskaga tagey anigoo ah fasalka 11 💯💯wxn Ku fakaraayey hammi lacageed in aan yeesho mar UN maalinkaas shaqadaan bilaabey ayaan wali Ka shaqeeyaa zero ayaan Ka bilaabey maantana dhaqaale xoog leh baan heestaa alxm xirfad middii ilaaahey I baray ayaan Ku shaqeestaa shahaadana maaalin Uma baahan aduunka wxyaabaha ugu faaiidada badan waa ganacsi

  • @ummijannahduniya450
    @ummijannahduniya450 6 ปีที่แล้ว

    Runti ilo badan ayaad ii furte waxyaabo badan oonku fekeraye ayan ogaade inay Qalad yihin waxyaabo badan oo culeys ila ahaa jirana iney fududyiihin ayan ogaade
    Guuleyso Wallkey omar

  • @emmamandahier5637
    @emmamandahier5637 6 ปีที่แล้ว

    Aniga kamid ah dadka shahaado La,aaanta shaqesto waxaana kashaqeysta companyga tyarada welipa kuwa ugu caansan aduunka wxana laga leeyahay talyaaniga #PiralleTyres qeybta ay kuleedahay UGANDA alxam omari aad iyo aad ayan kusalamaya hormar wacan sxb

  • @ashaahmed8883
    @ashaahmed8883 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa video fiican oo dadka dhiiri galinayoo .Dadka ayuu wax u tarayaa videoskaan oo kale. Waan ku faraxsanahay inaa tahay youbtuberka kowaad oo dadka wax ku gordhiyo . Aqoonta ayaad anala wadaagtaa,waxana dadka oo aqoon ah maka baqiishod .Waan kuu mahadcelinayaa omar in aad maalin kasta i dhiiri gelisid .

  • @laxfunny6950
    @laxfunny6950 6 ปีที่แล้ว

    Ninka waxa uu dhahay hadaad taqaanid kawe tolid waxaad ka shaqayn kartaa shirkadaha mercedes benz iyo volkswago shirkadahan waxey samayan baaburta kawa tole maxaa uga galay

  • @mariamahmuud9757
    @mariamahmuud9757 6 ปีที่แล้ว

    thanks wll aniga hada college wadhigtaa xirfadan waa barta wayo qofku haduu xirfad leeyahy waxkastah wuu qabsankara adigu aan lagu xirin shahaado

  • @daawadkanaal
    @daawadkanaal 5 ปีที่แล้ว +1

    baaraka Allaahu fiik

  • @Mirahamaskaxda
    @Mirahamaskaxda 6 ปีที่แล้ว

    Nagu Soobiir Hadaad Sports ka jeceshahay

  • @أجلسحديقة
    @أجلسحديقة 5 ปีที่แล้ว

    Soomali usheeg iney madaxda dariiqa kaqaado kabatolayaasha iney ufurta meelo suuq oo dhulalka doowlada iyaga iyo kuwa lamida sida ay dadku uhelan fursad aykuag istaagan wax ooga daydaan ilen fadhi xumo waa kaxishonaa sedee kaal anigo kaniisadii kakaday hadana calankii kadumiyay hadana uu xur udhax marikarin wadankeyga maisweydiisen hadan muxaafad mucaarad uu uilaalin waa fadhi xumo diidid inaa isdaryelno dunida nooga dayato dadkenana lagumesan

  • @sharmaarkemohamedhersi5202
    @sharmaarkemohamedhersi5202 6 ปีที่แล้ว

    Wll cumar lkn ani inta badan waan daawadaa sida british got talent amanda alisha simon david iyo kuwo kle aa inta badan joogo ayaa ah tabiyaasha ama dadka mesha joogo cml lkn waxaa la sheegaa inay been yihiin inta badan barnaamijkaas hadii aad wax faah faahin inoogu cadeenaysid inay run thy inoo soo gudbi fdlan

  • @blackboy949
    @blackboy949 6 ปีที่แล้ว

    Yurubna maraykanbaa kasiifiican oo xataa xirfad lagu waydiinayn adoo 0 ah ayaad shaqaysanaysaa hadana lacagtaad tododaabkii helaysana waa $700 adoon hada waxba aqoon oo jaahila

  • @MohamedAbdi-cc9yx
    @MohamedAbdi-cc9yx 6 ปีที่แล้ว

    thnx wlhi macalin aadba umahadssnthy arinkan kuma bararugsanenen aniga manta ka hor taasna waxa ugu wacan bii.ada aanki nolnahy yacni somalia oo xooga inta bdn saarto shaahdo taas ayana nagu kaliftay inan xooga sarno wayo hadad somali joogto meel walbo aad shaqo udonato waxa lagu leyahy shahdo mahesata insha aalha xirfadna wa la imadona hadu rabi raali ka noqdo

  • @layaallovely6404
    @layaallovely6404 6 ปีที่แล้ว

    Wcs wrx shukran ustaad omer😊

  • @adamhussein5745
    @adamhussein5745 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wll waxan kaga mahad celinena sida ad waxa wngsan inooga so gudbiso lkn wll waxan layaabanahy subscribe ka wuu sii yaranayaaa oo wù isa si gurayaa maxaa jira oo cilad ah

  • @idreesmohamed1588
    @idreesmohamed1588 6 ปีที่แล้ว

    Germany anaga joogna kuwa aan ku waydiinayn shahaado ee ku waydinaya xirfada waa kuwo dhiigaga miiranaya shahaadadu waa muhiim qofkaan germany shahaado wadan waa lagu xamalayaa waa been

  • @hamdamohamed3097
    @hamdamohamed3097 6 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh Lkn hadalkaaga dad ayaa sheeko kadhiganaya Marku vidyowgu dhamaado dib u xasuusanan

  • @cabdilaahxanaficali4867
    @cabdilaahxanaficali4867 6 ปีที่แล้ว

    Asc zxp waxan ahya afakarad ganacsi oo million samenkrta wxan raba dad ila shaqyaa

  • @faysalmaxamud9134
    @faysalmaxamud9134 6 ปีที่แล้ว

    Asc wll anigu wan jclahay in an wax akhriyo lkn ad uma garanayo englishka marka sidee baan wax ku akhrin karayaa plz iga caawi

  • @caliroppen6831
    @caliroppen6831 6 ปีที่แล้ว +1

    Tnx