Qisadaydii tahriibka ee gabadhayda iiga luntay part 4 by

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 284

  • @drsaishaaliabdi8917
    @drsaishaaliabdi8917 7 หลายเดือนก่อน +98

    Wiil ki gabadhada kuso helay ilhy khyr fara badan ha siiyo akhiro iyo aduun ba ... ilhy khyr oo dhan hortiisa iyo gadashiisa ha dhigo

    • @muxubosaciidyusuf2757
      @muxubosaciidyusuf2757 7 หลายเดือนก่อน +4

      Aamin😢

    • @Kafiyosharif-gk1ek
      @Kafiyosharif-gk1ek 7 หลายเดือนก่อน +2

      Aamiin yaarabi🤲

    • @maria-hv3ky
      @maria-hv3ky 7 หลายเดือนก่อน

      Aamin wlhi kaas duco wuu hellee😢

    • @amishfarah4276
      @amishfarah4276 6 หลายเดือนก่อน

      Aamiin iyo kuwee wiilkaba usabab aha inu sooqado

    • @binazirismail1597
      @binazirismail1597 6 หลายเดือนก่อน

      Ameen ilahayow alhul jannah kadig Wilkas

  • @maariyacalixasanmaariya
    @maariyacalixasanmaariya 7 หลายเดือนก่อน +47

    Kusali rasuulkaana muxamad salalaaho caleeyhi wasalim

    • @safiabdilahi
      @safiabdilahi 7 หลายเดือนก่อน

      Salallaahu caleyhi wasalam

    • @XanaanMaxamud
      @XanaanMaxamud 7 หลายเดือนก่อน

      Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam

    • @maxamedosman3610
      @maxamedosman3610 7 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw

    • @IfraaxAbdirizak-h6z
      @IfraaxAbdirizak-h6z 6 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw

  • @asmaaj7218
    @asmaaj7218 7 หลายเดือนก่อน +10

    Gabadhan awal mansha allh dhihi jiray stong nimadedda hooyo yar oo qurbo ilmo kaliged ku korsanayso ilayn wa qof so jabtay wax kasta cashar ku yihiin alhamdulilh hada wa ka noo shahay ilamahaasna ilahay ha kula garab galo oo gaalada sharkoda ha kaga xijabo

  • @caasha93
    @caasha93 7 หลายเดือนก่อน +13

    Alxmdullah dheh wll hada kaso gudubtey waadse ku qaldanayd inad ilmo yar yar keligaa la tahriibtey wiilka gabadha kuso qadayna khayrka aduun iyo mid akhiraba Alle hasiiyo iyo wilasha kucawiyey dhamaan🙏🤲

    • @ahlameyabtiik2162
      @ahlameyabtiik2162 7 หลายเดือนก่อน +1

      Lkn ogaw iney qadarta rabi ka weyned oo halasa u qorneed alx

  • @maankadeeqa3046
    @maankadeeqa3046 6 หลายเดือนก่อน +3

    Wallhi billhi wiilasha reer waqooyi waa gob ilaaheey ha caawiyo intii ku soo caawisay oo dhan sheeko biloowgeeda ilaa hadaa aan la ilmeenayo 😢😢😢

  • @Hibomohamed-nm4sg
    @Hibomohamed-nm4sg 7 หลายเดือนก่อน +9

    Wiilka gabadha kusoqade jannadii allaha kawarabiyo awalkiisa magudikarne

  • @saynab2031
    @saynab2031 7 หลายเดือนก่อน +20

    Inta ooyday farta taaga

    • @queenfaadma9502
      @queenfaadma9502 7 หลายเดือนก่อน +2

      Wlh caadiyaa o ooyay xanun waye qofkasta qiso xanun badan aya ku duugan alhamdulilah manta wad guuleysty

    • @Nasra_Abdirahin1
      @Nasra_Abdirahin1 7 หลายเดือนก่อน

      Ani 😢😢

  • @msssammy
    @msssammy 7 หลายเดือนก่อน +6

    Wiilzha wqooyi wlhi gbdhuhu wy isla sheegeen gbr wlbo thriibty wnaag iyo caawimaad by ka sheegin mzhaa allah

  • @umuxubiixayaati1665
    @umuxubiixayaati1665 7 หลายเดือนก่อน +5

    Bismilaah maanshaa Allah wallahi Illaahey beey mahad oo dhan usugnaate. Allah kadibna dadkaa wanaagsan siiba willkii Gabadhaada kusoo xambaaray oo kuukeenay Abaalkaas Allaha jannao haugu badalo. Hooyana Allaha naxariis waarto hasiiyo. Wallahi Hooyo adag baatahay Allaha idin xifdiyo adiga iyo caruutaba iyo intii Muslim ah Aamin ❤ qaybta 4 waaba sugi la ahay😮

  • @fadumobashiir434
    @fadumobashiir434 7 หลายเดือนก่อน +8

    Wiilkaas ilaahay ilmihiisa hakasiiyo wanaaga oo kuugalay

  • @Sumaa1234
    @Sumaa1234 7 หลายเดือนก่อน +18

    Wiilasha rer waqooyigu way naxris bdnyhn wlh tahriib wlba kuwa gabdhaha garbka siiya wa ayka khayr alla ha siiyo😫

    • @hamdahodan9159
      @hamdahodan9159 6 หลายเดือนก่อน +2

      Waa dad ku koray qiimaha ay leyihin dumarku allh ha noo daayo wiilasheena tahripwalba laga shekeyo iyaga la amana

    • @BahjoMohammed
      @BahjoMohammed 6 หลายเดือนก่อน

      10:03 ilahy abalkoda janno haka dhigo😢❤

    • @hiddoraacchannel316
      @hiddoraacchannel316 6 หลายเดือนก่อน +1

      Amin wll lkn ani her waqoyiga ah ilaahay wil xamara ibixiyey sidi walashi iibadbadiyey halmar igu duceya wilka in ilahay garabkisa kabixin

    • @MowlidBashir-o3b
      @MowlidBashir-o3b 2 หลายเดือนก่อน

      Allaah haxafido wiilkaas​@@hiddoraacchannel316

  • @NimoKhalif-g5w
    @NimoKhalif-g5w หลายเดือนก่อน

    Waa mid duceysan wilkas ilah Aqiro iyo aduunba hau naxristo.amin

  • @rayanbinuobeid
    @rayanbinuobeid 7 หลายเดือนก่อน +4

    Waa hooyo adag masha Allah walaahi 3 dii qeeb horey waan qiirode balse qeebtaan waan iilmeeyey nasriin caafimaad iyo awood kukor sato Allah hakusiyo

  • @laylaabdu2616
    @laylaabdu2616 7 หลายเดือนก่อน +5

    Walaal kilmad dhagax wa laga fiicanyahay. Cusurinimo ba ku jirta. Wiilal Afrikaan ah dheh

  • @Ifa-Aden34
    @Ifa-Aden34 7 หลายเดือนก่อน +3

    Hal xalqadood imeysan dhafin Wlhi qisadaada waa xanuun keliya mawqifka sawirtey wlhi ilmeyay adna maxad umaleyn Hooyo adag
    Waa malin jimce ah Samadana furantahaye Inamadaas siiba Inanka ku caawiyey Alle Ha u barakeyo noloshiisa oo. farxad waarta ha siiyo oo meel kastu joogo ama cagta saaraba Alle meel u kheir leh io dad hooyo io Aabe ah ha uga dhigo Alle abaalkiisa janno haka dhigo oo wax kastu jecelayhy ama niyeysto Alle ha siiyo oo Alle mar walba haka farxiyo Inamadaas ❤

  • @raxmuuni12channl84
    @raxmuuni12channl84 6 หลายเดือนก่อน +3

    Wiilasha waqooyigu wllhi waaba nasab ❤

  • @aaminabashiir6119
    @aaminabashiir6119 7 หลายเดือนก่อน +7

    Nasriiney xbbti qisadaadu wa murug miiran 😢 marna wa qosol oo dadki qeyla ku waashe ciidamada u gacan galin gaarte si kastaba wa nolol aad kaso gudubte alxm manta qof taariikh leh bad noqotay

  • @naimaali8162
    @naimaali8162 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay nolosha inta hadhay hakuu qurxiyo weligay sidaan cawa u oyay uma ooyin wayadaan ilaha wiilka gabadha kuu keenay janatul firdous haku cazuumo rabiyow wilkaa labada daaroodba ku guleee

    • @hamdiahmed1494
      @hamdiahmed1494 6 หลายเดือนก่อน

      Allaahuma aamiin yaarabi

  • @Nasrasiciid3090
    @Nasrasiciid3090 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allhamdulilaah im glad you reunited with your daughter Allhamdulilaah ❤stay sade habibti may Allah bless you ♥️

  • @dekakasim9010
    @dekakasim9010 7 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahay kasokow waa qalad
    Allah wax sokeeyo majiro
    Waxaad Dhahdaa Allah ayaa mahad leh kadibna Walal hebel ayaa mahad leh.
    Pls Soomaaliyey joojiya Allah kasoke Hebel ayaa ibadbaadiyay waa qalad,Allah wax la Simian ma jiro.
    A

  • @JAPHETKIVUYO
    @JAPHETKIVUYO 7 หลายเดือนก่อน +1

    Manshallah wilasha somaliyed ilahey ha barakeeyo

  • @Nawaad
    @Nawaad 7 หลายเดือนก่อน +4

    Waaban dhiman lahaa minityada ay maqnayd ilmahayga
    Reer waqooyi reer somaliland in aanay cidla kaaga tagayn wa la isku raacay agtoodana aanad ku dayac mayn
    Alxmdulilah

  • @FaatushAlii-ih8vl
    @FaatushAlii-ih8vl 7 หลายเดือนก่อน +13

    Gabadh adag inaa tahy ban marqati ka nahy❤🎉❤

  • @canababdiQaadir
    @canababdiQaadir 7 หลายเดือนก่อน +4

    Wan la socda abyo waxa thy hooyo adag adiga iyo ilmahada ilhy hanii xifdiyo ❤❤❤

  • @kikiki1189
    @kikiki1189 7 หลายเดือนก่อน +4

    Risk hadaa maqli jirtay waa go'aankaa soo qaadatay. Ilaahay gii kusoo badbaadiyay aa mahad is kaleh

  • @FardowsomacalinAbuuker
    @FardowsomacalinAbuuker 7 หลายเดือนก่อน +26

    Prt 1 ilaa prt 4 wn firsda wxba ima dhafin wlhi calol xumo wye intaa kutawanaye wn iska oynaye wlhi strng tahy 😢😢

  • @amolali150
    @amolali150 6 หลายเดือนก่อน +1

    Qidada waxay i xasusisay rasulka csw markuu arkay hoyo badhaysa ilmaheda kadib asaxbti la socotay ayuu dhahay hoyadaa waxay badhaysa ilmo ka lumay kadib say u egayen ayay heshay say ku dhag dhagtay subxanalah😢😢

  • @fataha1
    @fataha1 7 หลายเดือนก่อน +7

    Hadda ayaan u Maleyaa Cabsi Caruurta ayaan ka Naxsanahay Ilaahay ayaa Mahad u sugnaatay Hadii aad nabad qabtaan. ❤

  • @Qlbisalimhaji
    @Qlbisalimhaji 4 หลายเดือนก่อน

    Wlhi qisadadu aad bay uxanunbadanthy Allah hooyo mcn ha,unaxaristo Qabrigana ha,unuriyo Aamiin 😢🤲

  • @laylamohamed1144
    @laylamohamed1144 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah abyo illahy idin ma kala qaado adiga iyo aruurtada illahy ha kula koriyo dadka illahy aabe iyo hooyo ha kaga dhigo meel kasta aad jogto wixii cadaw kuu ah illahy ha kaa qabto because caruurta adiga aabe hooyo ehelba u ah

  • @jokar953
    @jokar953 7 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahey qalbiga hakuu qaboojiyo😢Abaayo m.c.n❤

  • @Qalikhadro
    @Qalikhadro 7 หลายเดือนก่อน +3

    Walaley horta goaan adag haddana silic badan aad qaadatay in adigoo ilmo yar ah haddana labo ilmood saas u yaryar aad tahriibto waxaan isweydiiye ilmaha aabahood aaway xiligaas

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ducada hooyoda Iya jidhka ku cawiyey Machaallah

  • @abshiroabdikarim3348
    @abshiroabdikarim3348 7 หลายเดือนก่อน +1

    Nasriiney Waa qiso murugadeeda wadata Allihii kusoo mootiyaa mahad oo dhan leh Alxamdulilah

  • @indhoderaleey9825
    @indhoderaleey9825 7 หลายเดือนก่อน

    Alxmdulilah ugu dabeyn waan qoriwayay 1xaraf walaahi aad aan u naxsana hooyo mcn Allah unaxariisto janatul fardowso amiin yaa Allah runtii waxaa tahay hooyo aad u karti badaan masha Allah ❤

  • @SamiyaCumar-u6v
    @SamiyaCumar-u6v 7 หลายเดือนก่อน +3

    Nastiriine inkasto qisda murug Miirantahay hadana waxa alxamdu lillah in aad manta ka shegèneysid ani badanka wax kuma soqoro lakin niyada kaga duceya markasta abaayo guleyso abid inta aad noshahay cawa wax iga qosliye magaca dhagax hhhhh intee ka kentay hhhhh
    1- abaayo waxa iga suala nagaha gabadha kadhumiyeeen ma somali baa safrkana malkula soo gudbeen

  • @nadiifohassan1220
    @nadiifohassan1220 7 หลายเดือนก่อน +1

    mash allh tabarkallaah ilahay ha ku xafido adiga iyo caruurta ❤❤❤

  • @SKk-q5h
    @SKk-q5h 6 หลายเดือนก่อน

    Jidkii siraadka Allah ha noo fududeeyo

  • @SowdaNur-o6l
    @SowdaNur-o6l 7 หลายเดือนก่อน +2

    Alabama oyay alah ayaa mahadleh kulamideeyay gabadhada ilahayoow ilmaheena hanagafogaynin

  • @Qlbisalimhaji
    @Qlbisalimhaji 4 หลายเดือนก่อน

    Allah wiilashaas Allah habarakeyo Allah aduun iyo aaqiraba wxdhiba matuso Aamiin Aamiin 😢😢

  • @M-family8
    @M-family8 7 หลายเดือนก่อน +4

    Kiwi gabadhada kaso tagay Markale ma is aragteen mise Wala qabtay please iga so jawaab wan kula ooye hooyo adag aya tahay Allah’a ku xafido caruurtada ❤

    • @hodankhalif932
      @hodankhalif932 7 หลายเดือนก่อน

      Ka so hadal plz no so sheeg

  • @jowharcalixuseen2571
    @jowharcalixuseen2571 7 หลายเดือนก่อน +1

    Alx allah hakuu xafido abaayo caruurta

  • @Happi-d8v
    @Happi-d8v 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wallhi wiilasha rer waqooyi naxariis miidhan waaye 😭😭😭😭🥺

  • @suhurdiamond7319
    @suhurdiamond7319 7 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa Allah qisadaan waa rabaa inaa dhamaysto ilintii waa iga dhamaatay waan fuuray hooyo ayaan ahay waxaana isu maleeyay inay aniga igu dhacday subxaanalaah abaayo xanuun waa soo aragtay wllhi 😢

  • @yurubhussein1011
    @yurubhussein1011 7 หลายเดือนก่อน +4

    Whli waan oohintan ceshan waaayey alxm

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 7 หลายเดือนก่อน +2

    Scw scw❤❤❤

  • @shukrijama3926
    @shukrijama3926 7 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin Amiin

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 7 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanalalah. Waxaan oo dhibaaato hoog iyo halaaag mawaxa usooo marteeen inaaa qaxoooori ahaaan ku imaataan wadamo aan jirin wax yaalo😭😭🥲

    • @nasriinofficial
      @nasriinofficial  7 หลายเดือนก่อน +13

      Wlly hadaa sheekada la soconin waxba hasoo qorin aduunyadaan wax wallba sidaa rabno noma siiso waxaa jiro waxyaabo badan duruufta iyo waayaha aduun kugu qasbayaan adoo rabin kuna faraxsaneen marka hadaa waligaa rafaad arkin illaahi hadane kuma tuso illaahi ku Mahdi hana kuu siyaadiyo✌🏽✌🏽❤️🥰

  • @hiboabdi-lo3vz
    @hiboabdi-lo3vz 7 หลายเดือนก่อน +1

    Reer waqooyigu waa wiilal fiican walaahi

  • @siradm
    @siradm 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sheeko cajiib ah, ooyin iyo qosolan isku daray, hooyo oo kale majirto, ilmahaaga beerkaaga waaye

  • @sacdiyomuuse9337
    @sacdiyomuuse9337 7 หลายเดือนก่อน +2

    Maanshaa allaah ❤❤ wadyabtay

  • @hawaahmed9851
    @hawaahmed9851 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waa ka xumahay nagihi sidas kugalay dhalinyaro nimaa kuqatay ilmahaga musqusha haddaa galaysid xataa laabtaa laguqaataa walahi waa oo yay

  • @munamire-zv4ir
    @munamire-zv4ir 7 หลายเดือนก่อน +11

    waaaaridyo. ayaan ka hayayyy channel ka. shkrn 😢😢😢😢❤

  • @NimcoFarax-js5jb
    @NimcoFarax-js5jb 7 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah abayo mcn ❤❤❤

  • @hanaaden7959
    @hanaaden7959 7 หลายเดือนก่อน +2

    Illahy kuma qasarin Lkn wiilasha ayaa kaa ag dhawan lahayd iyaga ayaan meelna kaga tageen hada safar tahy o ilma hysato meel wiila joogan kaa ah dhawada walahy siiba raag reer waqoyiiga ah waa igaa taalo hablaw

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn2105 7 หลายเดือนก่อน +1

    Alxmdulillah ilhy ku gargarey ducada ku badbaadey Alle dad wangsn kugu so darey ❤

  • @ednamohamed9353
    @ednamohamed9353 6 หลายเดือนก่อน

    Wllo Allah ha ku barkayo Hooyo Allah jannah ha idinku kulmiyo ohiinti way iga dhamatay😭 wiilasha reer Somaliland Allah korkooda sharaf yeelay markasta wa sida ❤️

  • @cayniitaismail176
    @cayniitaismail176 7 หลายเดือนก่อน +6

    Dhagax mxaa laga wadaa wllo

    • @fartunabdisamed724
      @fartunabdisamed724 7 หลายเดือนก่อน

      kenyanka camal ayeykawadaaa ayaanumaleynayaaa dadka afrikanka ah 😢

    • @jamilaiyow3762
      @jamilaiyow3762 7 หลายเดือนก่อน

      Waa waxan ku qoslay dadka dhagaxaa markay tiri dad sanamyo wato may kawadaa?

  • @QueenSara-m8b
    @QueenSara-m8b 7 หลายเดือนก่อน

    Wlhi bilahy tolahy qebtan ilmadan ceshan wayey allah hooyo qaliya tahy nasriney ilaahy ilmahas kuwo aad wax kadheefto hakaga dhigo😭😭😭🤲🤲

  • @jowharcalixuseen2571
    @jowharcalixuseen2571 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi waa dareemikaraa tahriib iyo dhibkiisa oo waasoo maray mid dhibkiisawata

  • @HALIMO-e7o
    @HALIMO-e7o 7 หลายเดือนก่อน +2

    Sister MEESHAAS KUNOQO KAL MADA DHAGAX WAA UUNKA ALLAH SHUKRAN 😊

  • @Fadarofamily
    @Fadarofamily 7 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekadhan oohin lee udintay ilahay amarkiis😢 ghabadhan wey iidhibtay calool xuma igu dishay walahi..abaayo horta hooyo umbaa kufahmi karta iyo uur wax dhalay walee aniga ahaan waan kuladamqathay

  • @Usernam7863
    @Usernam7863 7 หลายเดือนก่อน +2

    Nasriin hooyo adeg inaatahy ileen jab badan baa ka horeeyay

  • @aishaahmed4400
    @aishaahmed4400 7 หลายเดือนก่อน +2

    Alxm hadii lahely

  • @habiboelmo7877
    @habiboelmo7877 7 หลายเดือนก่อน +7

    Willka gabadha kusohelay maxaririsa sacadan qof walan camal unolalehed

    • @AdnaAbdullahi-do8kr
      @AdnaAbdullahi-do8kr 7 หลายเดือนก่อน +1

      Ajar kiisa alla aktiisa ku leeyahy😢😢

  • @ikranabdulahi2758
    @ikranabdulahi2758 7 หลายเดือนก่อน +1

    walhi waa qiso xunbadan wadato abyo love you ❤❤❤❤

  • @sadiyoali286
    @sadiyoali286 7 หลายเดือนก่อน +2

    Walaley nasiba ledahy hadeysan buraha katurin ameyna kaa afduuban 2moryana ku heshay

  • @Hibomohamed-nm4sg
    @Hibomohamed-nm4sg 7 หลายเดือนก่อน +1

    Alx alle hadeyba kaalatagin balayada xasidka ah

  • @somalisareone6198
    @somalisareone6198 7 หลายเดือนก่อน +2

    Markii xaqiida laga Hadlo raga iyo dumarka
    Markay dhabtu timaado ragaaa wax xeeriyo oo naxariis badan
    Bal labadaa dumarkaa waxy ku dhaqaaqeen fiiriya qalbi adakaa

  • @fatimaabdi9852
    @fatimaabdi9852 7 หลายเดือนก่อน +1

    Never give up abaayo❤❤❤❤😢😢

  • @wardayusuf3857
    @wardayusuf3857 7 หลายเดือนก่อน +2

    Walaalay waxaan layaabay hooyo caruur yar yar oo kaligeeda hada la tahriibayso bal adigu is biimee gartaye caruurta maxaad mahlikadaa ugalisay waa yaab e ma dhib ka daran tan aad marayso ayaad kasoo tagtay wall xumaan hay arkin walahi waanku taageeraa laakiin hooyaan ahayoo dhibta ilmahaa itaabanaysa

  • @samiirogobaadsamiirogobaad6235
    @samiirogobaadsamiirogobaad6235 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waqti waye Abayo aniga xitta wan so maray rafaadkas 😢

  • @ugaasosaid1879
    @ugaasosaid1879 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo adag masha allah

  • @Ubahyasin-i9f
    @Ubahyasin-i9f 7 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢😢😢 abayo ale hakuxifdo

  • @SimranAxmed
    @SimranAxmed 6 หลายเดือนก่อน +2

    walhi wn kula oyy😭😭💔

  • @ZahraMohmed-i4w
    @ZahraMohmed-i4w 7 หลายเดือนก่อน +1

    Part 5

  • @abdifatahali3431
    @abdifatahali3431 6 หลายเดือนก่อน

    Walaahi abayo kaacaloolxumo bada

  • @salmasalma-hx3tm
    @salmasalma-hx3tm 7 หลายเดือนก่อน +1

    abyo ninki iyo nagti ma aragty ilmaha ka xoray kuwaas khyr helimayaan

  • @maryanyare1323
    @maryanyare1323 7 หลายเดือนก่อน +3

    Qeebta kale soodadaji abaayo 😢😢😢

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593 7 หลายเดือนก่อน

    Allaha ween ba ku badbadiye adi iyo cunugaga

  • @Mama_qurux
    @Mama_qurux หลายเดือนก่อน

    Wlh blh gabadhana u qalanta billada strong mam😢abayoy wlh dhib waa so martay Ilhygii kasoo gudbiyay marwalba ku mahdi caawa waa oyay ani😢

    • @nasriinofficial
      @nasriinofficial  หลายเดือนก่อน

      🥹🥹thanks wlashay Alx🤲🤲

  • @HinaadAli
    @HinaadAli 7 หลายเดือนก่อน

    Abaayo mubaarak aabihiis makalaa takteen

  • @saabiriingk9520
    @saabiriingk9520 7 หลายเดือนก่อน +1

    Byo inteh bri bd ku jirtey safarkn

    • @nasriinofficial
      @nasriinofficial  7 หลายเดือนก่อน +2

      Bilooyin ban ku jiray abaayo

  • @JamadAbdullahi-fd2nt
    @JamadAbdullahi-fd2nt 6 หลายเดือนก่อน

    Hooyo adag 😢masha allah guul❤abyo 💪

  • @Somali338
    @Somali338 6 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka dhagax ha dhihin ilahay ayaa nawada uumeye, hadaad Austria joogtid waa wada Afrika

  • @Nasra_Abdirahin1
    @Nasra_Abdirahin1 7 หลายเดือนก่อน

    Waa doonta ninkeyga soo racay lx Allah yaa idinku nabad geyey

  • @dhhol77
    @dhhol77 7 หลายเดือนก่อน

    Wlhi qalbiga ka daremy sida inaan hoyo ahy cml illahey ajar iyo xazanaad ha siiyo wiilashas🥺

  • @sumayocabdinuur7229
    @sumayocabdinuur7229 7 หลายเดือนก่อน +1

    Iiilhy kheeyr badan hasiiyo😢😢😢😢wiilka

  • @NIMOMOHAMEDAWEYS-xu4xw
    @NIMOMOHAMEDAWEYS-xu4xw 7 หลายเดือนก่อน +1

    Gorme dhacday qisadan abayo

  • @indhooshaji9192
    @indhooshaji9192 6 หลายเดือนก่อน

    Walhi naqaskaa igu dhagay allah hooyo nimada xanuun badanaa

  • @fadumobashiir434
    @fadumobashiir434 7 หลายเดือนก่อน +2

    Hooyo macaan😭😭😭😭😭

  • @khadiijoali9455
    @khadiijoali9455 7 หลายเดือนก่อน +1

    alle intii kusoo cawisey iyo adiga iyo ilmahagaba haxafido

  • @sumaisaid330
    @sumaisaid330 6 หลายเดือนก่อน

    Abayo qisadasa wa ka murgay ilahy haku guleyo lkn kelmada dhagax ad isticmalyso ma qurxna. Mukhluq allh aburay kula mida inad dhgax dhehdo maha

  • @HalimaIssack-uc2fr
    @HalimaIssack-uc2fr 7 หลายเดือนก่อน

    Bismillah. walaaley maxaad dhagax ugu til maa meysaa qof kula mid ah. Abaayo sax warkaaga iskana ilaali ruux Bini aadam ah in aad ku sheegto magacaas liiditaanka ah

  • @lamafilaan6968
    @lamafilaan6968 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo kartii bdan baa tahay m.a❤❤❤

  • @ciiltirto9484
    @ciiltirto9484 6 หลายเดือนก่อน

    Wlh waan oyay markaad dhahday cunigtii okalikeed meel talo alla beer naxa kumayalo miyaa alla colool xanuun badnaaa

  • @sabariinnuuraxmed8898
    @sabariinnuuraxmed8898 7 หลายเดือนก่อน

    Hal ima dhafin waa la socda m.a mahsanid nasriin❤❤

  • @asiamohamed6591
    @asiamohamed6591 7 หลายเดือนก่อน

    Alle qalpiga yaa rapi hooyonimo wax sahlan maaha😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @falhadoabdi8603
    @falhadoabdi8603 6 หลายเดือนก่อน

    Ya Rabi ani oohina idishe calosha ihurta markan arko wxn cml

  • @queensoomaali1713
    @queensoomaali1713 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ala wilkaa abaal buu kugu leyahay aalle habarakeyo wilka