Maasha Alah eedo mcn caafimaad Alah ha ku siiyo hooyo karti badan cadowga ilaahay ha kaa qabto wax ku dhibo Alah kuma tuso mar kale adigana indhaha aad u furo dad iyo dumarba waligaa ha aaminin eedo mcn cabsida Alah ku dadaal waligaa maamo mcn love you so much ❤❤❤❤
Rayaney nin danbe ha Aaminin gurigada wllha kula dhashay kaliya haku jokan cid kale haso dhaweysan ila qof dan ku wado o wax ka kadanayo moye asna iska illaali ganacsi kaliya ha idinka dhaxeyo iska illaahi saaxibo badan 😢😢
Alle haku caafiyo Abyo qalbiga iga xanunisey Rayaaney waxan ku shega Abyo qali markasto rabigaa ku xernaaw istaqfartane badso wlhi somalida qaar kod Dad Dahab Ah Ayaa ku jiraan mcnto الحمدلله dheh mar walbo wllshey qali Rayan ❤😘🥹🥹🥹
Masha allah hooyo karti leh o ku dayasho mudan allah kula koriyo riyaneey dadka dhibka ku geestay allah dartii iskaga cafi cafiska wa fuuraha,guusha cadawgaa u nolow❤❤
rayaan maasha Allah illahay ha ku brakeeyo ciyaal kaaga iyo ganac si kaaga illahay kaqabto cadow ka ga aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Abyo malinta ku arkay waxan is dhahay tolow nolol maku deyn donan wuka sidan u galay ciyaalkan yar yar o quruxda badan anka naxay Alx hada uso nabad noqotay abyo Allaha idin xafido is ilali 🥰🥰
Asc rayaney qod danbe ha aaminin ilmaha yey ka xadin astaqfarta badso ilahey ku xirnoow ducooyin akhriso marka albabka ka baxeyso nag danbe ha aaminin ❤❤❤❤
Hooyo Karti leh Caruuteeda naftoda na kaafisay nafteeda Allaha ka taxa daray 👸🩸💯👑👏💋♥️Mi Sis nin ku heliwaaye iyo naag ku gaari weesay lee kugu mashquulaya
Nairobi hadda xaal keeda ma wanaagsana caruurtaada gabadh aan Walaasha ahayn haku aaminin
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the the the person Prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)
Kusaliya xabiibkena nabi Maxamad scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Qofka miyuu xanuun san yahay mexeey reer keedi baraha bulshada ula dhax or deey saa
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) ❤️🫶🏻🥹
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
Rayanry cag dheer yasha waxa ka qurxoon wiilka reer sheeq isxaaq king gerxejis
اللهم صلي علي نبينا محمد
Wll hadaad tahay hoyo fiican Oo ilmaheeda jecel kadaa social media ilaahay kacabso
Ilahow ku caafi Abayo asturka kudadaal iyo Alle kacabsiga cid wax kaqadimeuso talo walalnimo ❤❤ gobtiii
Mashallah
Ninkii ka xishoon waayey caruurtaans qurux da badan hooyadood nin somalia uf uf uf abaayo cadawga uquruxbad naag❤❤❤❤❤
Ku Sali nebigena Mohammed salallahu caleyhi wasalam ❤
Asalamu caleyku walshey macan see thy 😢
Salalahu calayhi wasalim ❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Naag la gaadhi wayay oo tazhatay naag ku dayashole alle haku dhawro walshy rayaan cadawgaga unolow qof lagu Daydo tahay karti badan msha alh nolow
Rayaaney wll faduulna ha igu ahatee caruurtada iyo gurigaga dadka haku aminin is ilaali wll nayrobi wxa ka jira wad ogtehee😊
Walee laisma xaqiree hooyo yar misana karti badan baad tahay asturaadana ku dadaal hormar wacan rayaney allha kuu booga dhayo
Hiiliyaay gacaladaydiyeey
Rayaan gabadhaan jeclaa
Aduunyadu waa hayaan
Hubaal tartan lagu jiree
Horay u soco ina hooyo
❤❤❤❤❤❤❤
Maasha Alah eedo mcn caafimaad Alah ha ku siiyo hooyo karti badan cadowga ilaahay ha kaa qabto wax ku dhibo Alah kuma tuso mar kale adigana indhaha aad u furo dad iyo dumarba waligaa ha aaminin eedo mcn cabsida Alah ku dadaal waligaa maamo mcn love you so much ❤❤❤❤
Rayaney nin danbe ha Aaminin gurigada wllha kula dhashay kaliya haku jokan cid kale haso dhaweysan ila qof dan ku wado o wax ka kadanayo moye asna iska illaali ganacsi kaliya ha idinka dhaxeyo iska illaahi saaxibo badan 😢😢
Gabadhan aadban ujecelay wana roll modal kayga ilahay haku caafiyo qli ilmahan quruxda badan hoyadod m.alh🎉❤❤❤
rayaan bajaaj waxaa tahay gabar adag laakiin waxaa kuu heshiiyay cadaw iyo kaamiro ha u joojin maamo ❤❤❤❤❤❤❤❤
Alle haku caafiyo Abyo qalbiga iga xanunisey Rayaaney waxan ku shega Abyo qali markasto rabigaa ku xernaaw istaqfartane badso wlhi somalida qaar kod Dad Dahab Ah Ayaa ku jiraan mcnto الحمدلله dheh mar walbo wllshey qali Rayan ❤😘🥹🥹🥹
Naa naag fariidaa tahay rayaaneey cadowgaaga u' nooloow ❤😂
Allaah hasoo hadeeyo maxumee
Alle kabaqaa kamaqan kaliya
Rayaan guulayso wllo ❤ilahay ku barakeeyo nimankana iska ilaali iyo dad oo dhanba cadowka allaha jabiyo cagta hoostooda
Abaayo Allah ha ku siiyo cafimada taam cadawag allaha ha kaa qabto
Gabar qaawan karti ayey ledahay malihi fitankeda alow faca koraya nogaqabo Alaha hahadeyo gabadan folxumadan hormar umoday rayaney Alow kuhadee
Rayan wa another level hada yaa kala saari kara mindidi ineey prank ahayd iyo ineey run ahayd Alahu aclam
mashlh byo wxkuleeyhy hury usoco .xikabk.kudadaal....istiqfaartsaligga nabiga sallhu.calyhi.wasalm.......alle.kuxirnoow
Masha allah hooyo karti leh o ku dayasho mudan allah kula koriyo riyaneey dadka dhibka ku geestay allah dartii iskaga cafi cafiska wa fuuraha,guusha cadawgaa u nolow❤❤
Waxaase fiicnayd I nay ku darsato kartida
Aqlaaq xishood astur
Edaab iyo alle kabaqasho markaasa la dhihj karaa waa hooyo karti leh gaaladana haka fogaato
@@SagalMohaned koley dooqeeda ayada leh waxay rabto ha sameyso Mar walbo madax ayay ii saran thy gabar walboo ilmo lagu dayacay korsaneyso 🎉😊
Rayaan so happy to hear you nolow
Mansha Allah rayaan bajaj is ilaali ilahay ha ku ilaaliyo xabibti cadawga ku daba joogo inshallah 🙏🏽 ❤️
Asc Raayan mcn ilmaah ha iska sodhigin TH-cam ka iyo melaah mediiyaha alxamdullilaah wa nimca la qasado
Sax
Abaayo allaha ku caafiyo ubadkana kuu daayo
Hooyo adag alle garabkaaga ha ahaado hapiipti cadowgana alle hakaa qabto cafimaad taam ku rajeyna rayaaney😢❤️❤️
Masha Allaah Allaah ku xafito caruurta
❤❤❤maasha allaah abaayo allaah haku caafiyo adiga iyo abaayoba cadowgaaga allaah hakaa qabto abaayo caruurta ha nagasoo dhigin dadkaan ishooda allaah hakaa haayo ❤❤
Allah ku cafiyo abaayo qaali cadowgaga unoolaw❤❤❤❤❤❤
Allaha ha ku booga dhayo habo mcn cadowgana Allaha ka qabto
Guul wacan Rayaney cadaw gaga ha ujabin 🤝
Manshallah habo Allaah cadoga ha kaa qabto, kanna fogow saxib nin iyo nag weligaa fojignaaw. Guuleyso quruxey😘😘😘
Rayan. Keep going you are strong woman 👩 ❤️❤️
rayaan maasha Allah illahay ha ku brakeeyo ciyaal kaaga iyo ganac si kaaga illahay kaqabto cadow ka ga aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Rayan hore lee u soco dib howsoo laban wnku farxayy inan arkayyy adop wax so dhigayyy ❤
Masha Allah Queen qurux ilaheey haku xifdiyo abayo mcn
Masha allah Walasheyda Rayaan owlaada Allaha. KU xafido Dia sister ❤
Lagu ma gaaro sharafeey liic oo hajabin❤❤❤❤ best hooyo naag nool🎉❤
Alle haku deysto quraxay cadowga Alle haka qabta❤❤❤❤❤
Rayaan eedo gabaryar oo aad u fiican aatahay eedo oo caqli badan❤❤❤❤
Masha. Allah habo allaha ku xafido adkaarta aqriso
Masha alaah alah ku xafıdo wlshy ıstqfarta badı
Mash Allah Mash Allah ❤❤❤❤❤❤❤
nolow eewetkaa walahi wakulaxa noonsadi ilaah haku xafido abayo amin
mansha allah horeusoco naag adag dhe
Abaayo cafimaad waara allah ha kusiiyo cadawgana hakaa qabto amiin
Alla abayo Allah Ku caafiyo🤲🏼🤲🏼
Alle ha ku caafiyo
abaayo waan ku farxay aragtidaada Farxad iyo caafimaad ku waar cadawgaagana Allaah Ayaa Kaaga Filan cadawgaaga ma ciilbaxo🥰🥰🥰🥰🥰🥰😪
Keep going sister strong mother ❤️laakiin please wadankaan ka guur meel kheyr qabto aad Dadkaan dhimasho kaga tagay ka fogoow
Masha alah. Alx in adoo cafimad ku arakno . Somali dad xaasid baa ka buuxo
Wll please carurta kadas camerada waa machallah ❤
Asc ilaahay haku xafido abaayo adiga iyo ilmahaada
Masha alh rayan horay u soco
Mash allaah Alah kuuxafido ilmahaaga yaarabi🤲👍
Ilaahey ha kuu booga dhayo wll😊❤
Mnsh allh rayaantena allha kuu boga dhayo farxadna igula nolow is ilaalina qaali ❤❤❤❤❤
Abyo malinta ku arkay waxan is dhahay tolow nolol maku deyn donan wuka sidan u galay ciyaalkan yar yar o quruxda badan anka naxay Alx hada uso nabad noqotay abyo Allaha idin xafido is ilali 🥰🥰
Masha allaah wllo allaah haku daayo aaamiin yaaa allaah 🤲🤲🤲
Rayaan gbr maskiin wye illhy hakula koriyo ubadka abayo❤
Guleyso Abti 🫅❤🎉
Acdhowgadha acgtadha hose 💪✊
Caafimaad ku noolaada adiga iyo ubadkaaga insha Allah
Frist commti rely Rayane hore uso hbbty
Habo hda Nairobi ma jogtaa❤
Maanshalaah habo allaha kucaafiyo cadowgana ilaahay kaa qabto
Allaha idin xafdiyo dhmntin carurteydana❤❤❤wn idin slmay❤
Asc rayaney qod danbe ha aaminin ilmaha yey ka xadin astaqfarta badso ilahey ku xirnoow ducooyin akhriso marka albabka ka baxeyso nag danbe ha aaminin ❤❤❤❤
Allaha haku cafiyo abaayo cadowga allaha kaqabto
Walhi rayaan wanku jeclahy abyo hooyo naxariis badan amal waa gabar walaalnimada wax kataqaabo😢❤
Riyan san ugu naxay lsha cadowga allh kaqabta
Allah ha ku cafiyo, gabadh dhiran oo karti leh ayaad tahay.
Cadawgaada ha ujabin
Riyan kartibadanee alaha kucafiyo duqonada kugudhagan haujawabin sister❤❤❤❤❤❤❤
Asc rayan habo mcn awaln allh kuubogadhayo habo is aruri cadawgaga wA argtay daddanbe ha aminin wixikusomaray tusalekadhigo ilahey caradisa meshawakujirta ogow inajirkada asturato kudadal adu ku qeymamale allh jidkatosan naguhagajiyo idagabadhayda curada rayan ankaga naxay walhi dhi allh nagahayo wakujeclahay habo allh kuxafido ❤❤❤❤
Mash allah❤❤❤ allah ku caafiyo abyo❤❤❤
Allah ku caafiyo wllo
Fahimo fiicaney wa gabar quruxley ah o an jeclahay 😘😘
iillahy haku cafiyo❤❤❤❤
Raayaan allaahu ha ku caafiyo macn awlaadada ilaahy kaama dhexsaaro qaali
Masha Allah riyan hooyo adig keep going sister .❤❤❤
Mash Allah abayo macaan ilaheey ha ku caafiyo ❤❤🎉🎉
May Allah protect u abayo takecare macaanto❤
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Horey usoco wll❤
Illahey hakuxafdo illahy haku caafiyo wlhi
Iska daa qali kremada dadka dhibato u geysanaya allana wa kaga caroonaya abayo macan
Rayaaney abayo alxm hada nabad nogu so laabtay wan iska ka jclhy
Abayo dadki ku dhawacay Mala qabtay❤❤❤ o sharciga malala tiigsatay
Hooyo Karti leh Caruuteeda naftoda na kaafisay nafteeda Allaha ka taxa daray 👸🩸💯👑👏💋♥️Mi Sis nin ku heliwaaye iyo naag ku gaari weesay lee kugu mashquulaya
Rayaaan naag kartiii leeeh horee usocooo abyo
Wuxuu Allah idinsiiyey Ku qanacsanaada kuna xamdi naqa subxanallah
Masha Allah waxaa tahay hooyo adaga abaayo hore usoco❤❤❤
Mashallaha ❤❤❤❤❤
Rayaney amaal yutub usamee alaabta mac macaanka hanoso galise madama ay macmacanka jeceshahy
Mashallah stay strong sisters 💪🏿🙏🏿🙏🏿
Ilahey ha isku kin deyo is ilasha da walalo is jecel ❤
Rayaaneyyy karti badaneyyy cadowga Allah ka qabto😭🫶🏻❤️🔥
Alla ku xifdiyo abaayo.
Masha Allah ❤❤❤