Faysalow waxaad ku dhex socotaa dad aay dhex Mareen 100km oo Soomaali muhaajiriin ah oo aay in badan oo kamid ah ka dheceen kumaan Dollar. Marka qofna ha aaminin.
Wan ka xumahay dhacaa laguu geystay, lakin dhankaga homework gaaga ka samee oo research ku samee waxyaabaha aad u baahan tahay kolay wad sameysaayee taxadarka badi. Tankale Mozambique waa qasantahay ee la soco xaaladeeda hadaad sii dhexmaraysid....Be safe, and keep moving, waa kula soconaa. Allaah's insurance is always the safest one...
Faisal walaal.. anigu waxaan ahaay reer Tanzania.oo weliba reer Arusha. Somali badman ayaa kunool.. oo weliba business badaan Ayaan kulenahay.. adigaan na waresaan.. wewe ndiye umetupita billa kutuuliza kama kuna Wasomali .. safar salama.. until next time. Inshaallah. ❤🙏
Nashiidada ayada xitaa music ayaa saran mrka arab iska dhadhiciska inta iska deysan maa luqadada aa fahmeyso ku dhiri galisid dadka ku xiran waa somali ma ahan arab mhdsanid
Allaha ku nabad yeelo wllkay halkaas ayaan kaaga soo ducaynayaaye insha allah wax ku DHIBA arki maysid guulayso lph saxarha sacudi Arabia ayaan kaa soo salamayaaa
Feisa sxb aniga waxan kunolahay bodarka Kenya iyo tanzania isbania marka ad lcg sarifanrabto dukamada Aya laada marka kuwa wadada lcgta kusarifayo wa tugoo iskailali halkan Malin walbo dadka ayey dacan ene way safar salama bro
Sxbyaal galab wanaagsan.
Waxaan idin ka codsanayaa inaad Facebook page kaan hoose aad follow ii dhahdaan please.
facebook.com/profile.php?id=61552547656660
Kol hore ayn follow gareyya
Waa dhahay anj😊
Wn ku follow gareeyay wllky keep going always 😘
DON'T FORGET TO BRING UP THE STORY OF THE BOY WHO HARNESSED THE WIND 😂XPLORER ❤
Faysalow waxaad ku dhex socotaa dad aay dhex Mareen 100km oo Soomaali muhaajiriin ah oo aay in badan oo kamid ah ka dheceen kumaan Dollar. Marka qofna ha aaminin.
Yarkaan 100k aan garsiino sxbyaal wa somaligii ugu horeyay mooto ku safra wa record
Kabadunu u qalma.wallhi wiilkan m.a I liket ani
Booto wayba roon tahay
Baaskiil kwrn Nairobi Ilaa jabuti ku tagy
Itoobiya dhulka somalida magaaloyin bdn marey somalilnd ka galay
TH-cam gal muuqaalada arg
Muqladada wa kuwo xiiso badan runtii guulayso saxib
Sxb faisal ku dadaal markasta inaad isticmaasho kelmada
ان شاء الله
Let's make this legend to reach 100 thousand within this year
awal muuqalkaga 1 k first hour ayuu ahaa hadana 2.2 for 1 hour keep going 1 h 10 k views waa sugeena waana kula socdaa waa sxbka oo joogo muqdisho
Sidokale muqdisho 😊
Wan ka xumahay dhacaa laguu geystay, lakin dhankaga homework gaaga ka samee oo research ku samee waxyaabaha aad u baahan tahay kolay wad sameysaayee taxadarka badi. Tankale Mozambique waa qasantahay ee la soco xaaladeeda hadaad sii dhexmaraysid....Be safe, and keep moving, waa kula soconaa. Allaah's insurance is always the safest one...
Intakudawanaya wadmo badan ayaad nabartay wllo ilahay hakulajiro mel wab aastagto❤❤
Thank you sxp
Safar lacago badan iiga bixi lahaa baad free igu daawadsiisay
Be safe always bro
Malawi waxaan ka aaminsanaa waaba ka duwan tahay. Western ka fikrad xun ayay ka bixiyaa waase wadan Dagan oo Qurxoon. Thanks brother Faysal
Adkaarta akhriso oo muusiga iskadaa akhii
Waa safar cajiib ah runtii.
Sxb Mozambique 🇲🇿 hamarin wayo rabshado aya kajiro ee inta ad galin iskuhubi alle hakuku amansado safari injeema
Safar qurux badan ayaan ku rajeynaya walalkey Ilaahayna wax dhiba kuma tuso Insha Allah nasiib wacan saaxiib.
Masha Allah dalxis qurux badan guleyso 😊
Faisal walaal.. anigu waxaan ahaay reer Tanzania.oo weliba reer Arusha. Somali badman ayaa kunool.. oo weliba business badaan Ayaan kulenahay.. adigaan na waresaan.. wewe ndiye umetupita billa kutuuliza kama kuna Wasomali .. safar salama.. until next time. Inshaallah. ❤🙏
Sxb muuqaalada no dhaadheerey si an ugu raaxeysano dalxiiska beeraha & quruxda africa
100k coming soon❤
MUSICKA Waay ficnan lahayd inad ku Badasho Nasheeda🤍
Nashiidada ayada xitaa music ayaa saran mrka arab iska dhadhiciska inta iska deysan maa luqadada aa fahmeyso ku dhiri galisid dadka ku xiran waa somali ma ahan arab mhdsanid
Nashiido wa hees
@@AbdallaAriid Ma Carab ayuu u waramayaa, ?
Ssfar mudo badan soo qatay ayaad. Wajigiidi 1aad soo khatintay. Waxan kugu xidhanahay ilaa. Hargeisa.to. Malawi oo aad iminka bilabayso guulayso wllkyow. Ta labad jeestan. Sidii wabi durdurayoo way kusoo baxaysa. Muqaladada. Mahadsanid
Guleyso my bro
Salaam saaxib, inshallah Malawi in’aad nabad ugadhamaatid ayaan rajeynayaa.
Secondly waxaan kaa codsan lahaa background music-ga inaad kudeysid middii kowaad ee (Habibi in Dubai, ahmed rasheed) middaas iyo dabeecadda dhulka lagu daray waddooyinka qurxoon way is much gareynayaan, Thanks.
Lacgta marka wadanka cusub gasho kabacdi sarifo, Dad badan o Travellers ah ayn kuarky saas 👍
Malawi is a beautiful country, indeed❤
Keep going my brother from GARISSA 🎉🎉🎉🎉
Walal allaha ku amansado intas kadib nashiido iskasarro inshalah wax barashada kahadal sidaadi
Masha Allah wllky safar salaama ilahay haku amansado legend ayaa tahay🫡❤
Horumar wacan zxp feysil shiekh
Pro waakutaageera legend hore usoco
Mashallah sodawow
Kuwaasi iney ku dhaceen indhahooda ka arkayey wllhi 😅😅😅😅😅😅😅
What a memory here, you took me back many years ago in some of these areas! Meelahan qaar waan booqday sanado badan kahor.
Allaha ku nabad yeelo wllkay halkaas ayaan kaaga soo ducaynayaaye insha allah wax ku DHIBA arki maysid guulayso lph saxarha sacudi Arabia ayaan kaa soo salamayaaa
Nokeen ""the boy who harness the wind" reer MALAWI weye ❤
😊MashaAllah Feysalo Nabaad an kuurajeyn
Wow qofkii oogu horeeyqy legend guulayso faysal sheekh
Musiga iyo dalxiis kan wow 😲😳
Allha ku nabad yelo jaale❤
Thanks sxb feysal heesta hadman dadab galeyna
Waa Dhul banka qorexey oo kale ah
Illaahay haku amaanshado hori u soco
Hambalyo 70k 🎉 100k waxba noogama hadhsana hala share gareeyo muuqaalada
Good job
Abowe safarka allah hakuguamansado inshaallah🤲
Hore usocco wll ❤❤❤
Ishaallal dheh wallo ulahay hakuamaansado❤❤❤❤
Rol model kayga tahy guulayso madaxey😊❤
Feisa sxb aniga waxan kunolahay bodarka Kenya iyo tanzania isbania marka ad lcg sarifanrabto dukamada Aya laada marka kuwa wadada lcgta kusarifayo wa tugoo iskailali halkan Malin walbo dadka ayey dacan ene way safar salama bro
Keep going bro faisal sheikh
From diryada 🟢⚪️🔴
From somalia 🇸🇴 😂😂 easy green radi white mmaxa kugu wato
Sxb alle haku ilaaliyo oo haku xafido inasha allaah adna foojignow
Go ahead bro
Malawi 🇲🇼 wa wadan qurux badan green 💚 weeye
Allaha kuxafido feysal
Sida musalsalka gabdhuhu dawadan camal ban usuga muqaladada shh guleyso🙏
Saaxiib Taxadarkaaga Badi Nabadgal
Nabad ahaw sxb. inta aad ku jirto safarkaan dhammaadkiisu yahay south africa, waxaan rajeynaa half million subscribers in aad heshid.
Masha allah guuleyso bro❤❤❤
Salaamaat minkulli aafaad
Keep going 🎉
Allaha ku xafido walaalkeey dhaqaale waa la helaa ee naftaada ka taxa dir Allah Baku garab galo❤
Waxaan ka dawanayaa nairobi sariirteeda dusheeda anigo sooo casheyay mashallah
Alle Haku Xafido brother
Zxb faisal shaik runti wuxu ahaa safar xiiso leh mahadsanid wll
Sxb gulayso 100k waad u dhawatey nabad ku gaaar i.a
Bro Mozambique haa soo mariin dhibataa kaa jiirta dadka been yayye ku sheegin sxp
Alla huno hadaa nabad qabto Almxdulilaah weyan 😢 wan ba wal wali
Guulayso sxp barnamijyadada wan ku xidhanay from dalka Germany
Muqalka iyo heesta kabanka ah waa isku so baxayan
Came 🔜💯 k inshallah ❣️
Nabad Allaha kuyelo wll
Tanzania is so beuatifull
Maasha Allah nabad kusoco
Mashaallah
Halmaalin ima dhaafin barnamijka aad soo ku soo gudbiso. Ilaa maalintii ugu horayso aad bilaabaysay safarkii waxbarshada ee DJ
duco fiican❤❤❤❤
Woow lasafarkii faysal ladalxiiski faysal waan uxiisey video yadiisa yaa ilamid ah
Horay usoco geesii
Sxb Kenya aa socdaaalka kaala soo bilaaabay ilaaa hada oo malaaawi Ah waaan kula socdaaa guuul insha alah
illaahay haku nabad geliyo sxp
Guulayso wll😊
Allah ku amaansado wall
Gulayso 🎉
Faysal sheekh wan kusalaay dalxiis wacan
Salaam sxb
Dad badhan oo safro oo TH-camr eh wey jiran lkn san camal xiso umalahan sbb to ah gari kusafran❤
Hal talo walaale, meshaad kusocoto hasoo bandhigin, illahay haku amaansadee jidkaa lagu sii gali karaa, waxkasta inta kugu horeysaa ugu qatar badan.
Ilahey ha nabad ku geeyo
Intaas wanau ku sigeyeyn
Haddii ay macquul tahay Faysalow cunto dhaqameedyadooda inala wadaag. Thanks.
Faisal bro zambia inaad imaada aad ayaan u jeclaan lahaa wanna kugu soo dhaween lahaa somali badan wey joogta
Labadaba waan marayaa ayuu dhahay
Faysal waan kuu baqaa please iz illaali wallo 😢😭❤️
Somaliya miya saan loogu dhex safri kara mel walba wax inkaaran qori la taagan😢😢😢allow wadanka no nabade
somalia ha ceebayn ka abni badan meeshan oo ka qurux bdne inyroo koonfur somalia ah unbaa abni ahayne
Wlaalow musiga waan kuga dhibsadey vedio yadana aad baa u xiisaya
Wllkei adi wadamada dhaxbartankooda lee Maa kusocotaaa ❤
100K....wadada kuso jirta oo lugeynaysa ay iso agmartay
Otherwise keep pushing bro 🎉
Ana way isoo dhaaftee qabta❤🎉😂
M.a wllkey
Malawi 🇲🇼 Tanzania 🇹🇿 😢😢😢😮😮
save journey bro I.A
keep going
Ibnu batuta of 2024 m.A
Habana❌️ ibnu batuta ndio✅️ sacid muqdishaawi
Guul ayaa kuu rajaynaa ina adeer