Training at Home💪garbaha hilib mku leedahay iyo dhabarka kaalay ila samee by

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 33

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha allha

  • @somali_shorts-m
    @somali_shorts-m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mansha allah abaayo allaha ku xiftiyo

  • @ShukriAbdi-kl1wy
    @ShukriAbdi-kl1wy 56 นาทีที่ผ่านมา

    Masha Allah ❤❤❤

  • @Suadomusejimale
    @Suadomusejimale ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qofka ugu horeya ee uu anfici doono waa aniga insha Allah mar weliba waan samey donaaa thank you abayo ❤❤❤

  • @AyanWarsame-j2m
    @AyanWarsame-j2m 18 นาทีที่ผ่านมา

    Masha Allah sister ❤❤❤❤❤

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abaayo since waxaan public oo yahay oo rag ku fiirsanaayaan inta hore iska astur. Weligey adigoo asturan aan lu arki jiray.❤❤❤❤❤❤

    • @nasriinofficial
      @nasriinofficial  2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hada xagee ka qaawanahay abaayo😱

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Runtii inta hore aa ku muuqato laakiin hadii aadan arkeynin ka soco.😮

  • @NasriArab
    @NasriArab 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Thanks 🙏 abayo ❤

  • @naimaadan2635
    @naimaadan2635 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thanks xabibti kan calosha na nosogeli adho raali ah❤❤❤

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kipp going sister ❤❤🎉🎉

  • @FaadumoCabdi-w6z
    @FaadumoCabdi-w6z ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nosogali abayo khayr alaha kusiyo ❤

  • @Quman_qaali
    @Quman_qaali ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsanid abayo ❤

  • @AhmedMukhtar-c5c
    @AhmedMukhtar-c5c 37 นาทีที่ผ่านมา

    Masha Allah addbad ogafaa ideysan aniga gurii kusameyo wlh wad arkii dontan wadkufarxeysan

  • @nasrocaziz6703
    @nasrocaziz6703 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nasriiney ma anaa i ogtahay abayo wan ka faaaidaysan doona insha alah

  • @qalbiuroon746
    @qalbiuroon746 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shukran qaalii noso badi wan daaly runtii 😂

  • @Hayaad112
    @Hayaad112 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nasriiney caloosha see ujaraa with out jiim

  • @anfaaahmed3747
    @anfaaahmed3747 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abaayo no so badhiii plizz nasrineeey

  • @JamiloAden-w2g
    @JamiloAden-w2g 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mahad sanid macaanto ilahay hakuxifdiyo adiga iyo ilma haba

  • @hodanbaashe5690
    @hodanbaashe5690 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nasriiney anigoo qado karinaya ayaan vediogaagan arkay imika wn sameeyey wn huray 😂😂😂😂😂😂 xanun 1 round kii u horeeyey

    • @nasriinofficial
      @nasriinofficial  2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      u dul qaado 14 bari waad is deeyseen garbo waaween iyo hilibka dhabarka wlaahi 💪💪💪💪

    • @hodanbaashe5690
      @hodanbaashe5690 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@nasriinofficial caloosha iigu daran aniga wll garbaha hilib weyn kuma lihi lkn calooshii baa fakatay 2 dhalay soo gali vedioga caloosha qali love you

  • @AsmaasaladAbdi
    @AsmaasaladAbdi ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abyy ani caloosha inaa rido aaa raba hee plz iga caawi 😢 stress igu noqotay ti calool eheed😂 ❣️

    • @nasriinofficial
      @nasriinofficial  ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waan soo sameena abaayo

  • @hodanabdirashiid506
    @hodanabdirashiid506 49 นาทีที่ผ่านมา

    Nasrin xbbti please caloosha lee ishg wax yareeyoh 😢

  • @sahrayar6134
    @sahrayar6134 43 นาทีที่ผ่านมา

    asc abaayo wankula sameeyay ilmihii kor wan u qaadi waayay

    • @nasriinofficial
      @nasriinofficial  21 นาทีที่ผ่านมา

      Maalin wallba samee xanuunka waa isbuuca koobaad u dulqaado abaayo

  • @farhiyoladanmohaamed324
    @farhiyoladanmohaamed324 53 นาทีที่ผ่านมา

    Abayo aniga dhabarka hilib maku lihi lkn xulius Bass leyahay taasa raba inago guriga joga inan iska jaro plz iga caawi

    • @nasriinofficial
      @nasriinofficial  45 นาทีที่ผ่านมา

      Waan soo galinaa abaayo inshallah

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 30 นาทีที่ผ่านมา

    Abaayo breast inay kaa yaraadan makaa caawin karaa