Abayo aniga 5 caruur ayaa iijog ta Alx 3 sadex da hore waan wada duray cir badaas lkn will Kay ga curad way iga saa Mey say 6 sano mar kuu jiray sifii can musan u had leen 6 sano kadib uu hadal keesa wax yar wax yar lafay maa yay hada mashallah waa ye lkn ilmaha kale aa ka Hadal fa siix San 2 ilma kale maan Nan ku durin Alx way na caafi maad qabaan wax ba dan aan kaa faaiiday Thanks sister ❤🎉
Abyo ani gabadheyda curada ayaan sii. Taalka dhan wan u dhameey ad ban u aminsanaa barigaas hada 4sano ayee jirtaa mana hadleyso otisam waye idhaheen cirbada mmr labo mar qadaty Malaysia jogaa mmr ka 6bil iyo 9bil markuu jiray ayee siyaan gabadheyda adna caato u ahed mar dambe Ayan fahmy hada baby boy 1year jira ijogo mana siiin Hal cirbad ❤❤waa runtaa ilmo weysameysaa ilmana masaameyso👍👍
Asc abayo aniga waxaan j.oogaaa muqdisho waxa ijogto 2 caruura ilahey ujogane wiilkeyga curadka wan soo talalay. Hda 3 sano 2 bil uga dhimantahay hadalna mayaqaano wax walba wa fahmaa lkn hadal maleh marks hada gabadheyda 7 bil usocoto. 2 talaal Ayaana qadatat y hadana 9 bil Markey ubilaawato keen leygo dhahay ma iska daayaa hda abayo mase madam.a Mar la bilaaway. Waa qasab. ❤❤❤❤❤❤
Ha iska deynin ee u dhameestir talaalka dacaayad aan dad badan ayaa aaminsan laakin waxba kama jiraan talaalka jiro ma keeno ee wuu ka hor tagaa talada dhaqtarka raac.
@Umumustaqiim-p6c walaal hadii kii weynaa hadleynin maxaad ka kale utalaali ka joog ilaahey talo saaro waxba kuma dhacaayaan. Talaalka dadkii cadaanka ee loo soo saarey ayaa ilmahooda udiidaayaan,
Nasriiney talaalka jadeecada 8 bilood baa lagusiiyaa ilamaha sanad iyo 4 bil meelahaas soo celi la dhahaa makaasaa tolow inantayda ka 8 bilood ban siiyay hada markay 2sano soo gaadhay ilmuhii way isbadashay alle hana asturo
Walaaleey ma ogtahay hadaan caruurta yeryer qaadanin ineey school ka tagi karin markii school kaaro sidaa darted qasab weeye inaad raacdo dhaqterka hadalkiisa adoo alle s.wc talada saaranayo inaad ilmahaa dhib kale aadan u soo jiidan xabiibtii thanks for sharing qaaliyeey.
Aniga afar iyaga oo ka yar ayaan duray lkn irbadaha dhan waan u kala fogeeyay. Mar walba hal irbad ka badan in la duro uma ogalaan. Conagna talaal dhan ma siin oo waan diiday waayo mareeykanka meelaha qaarkood wala ogalyahay in aad diiido.
Inoso jwb abaayo i.a aniga 2 wila hesta labadaba 10ka bil waa duure lkn mida 1.5 ka ma duriin midka kalane wa dure 10ka bil hada sanado jira waxa li dhahay sanad io baar so ceeli plz iso jwb ma qasaab baa mid haada ku duurto mida laaabad inananso duuro plz jwb mise waa iska daaaya midka ween wa iska daaye hada hal dure kana ka laaba labeynoya plz iso jwb wll❤ qeer alle haku siiye laabadaba waa duray 10ka bil lkn ma duriin sanad io baarka marka mahiim miya ina so duro mise wa iska deyn kaara cirbada laabad❤ jwb
Dadku isku jir iyo isku dhiig maha mida kle talalku wa virus o jirkaga lagu durin dadka jirkoduna isku si ugama falceliyo lkn ilmah cafimadkisa wa u muhiiim
Ani curadkayga ayan talelay lkn umusha basan talelay kadib wan ka dayey 2 cunug ayan tàlelay hada mida 10 bìlod jirto ayàii jogta socalu aya ley dhahay ile hada uma celin bari ayan rabay in ado
Kasoo sheekee kuwa aan lagu durin oo xanuunka Autisme kudhacey waxaa iicad in eeysan irbada aheyn anaa heysta kawaran it has nothing to do with the talaal buufiska iskadaa
Walhi talalkan waan ku wareeray fahankiis waayo aniga alx curadeeyda waxey dhalaty 2018 waxa aan aqoon u lahaay ma jirin talal faida moyee dad ba waxa ii shegay lkn alx waan talalaly 4 sano ku hadashay alx wilkeyaga 220 ayu dhashay waan talaly alx asine hadalka waa ka soo daahay waxana ku dhalay norway lkn Uk ayaa hada daganhy baby baa ii joga cabsidii adunka meshaan talalkeda waan ka shikisnhy waayo 2 cunug aan la midaay weey talalen oo waxey dhaheen ma loo dhameeystiro hada 8 bil beey gabdheeyda jirtaa inaa ka joojiyo iyo in kale walhi walaac yarabi caruurtena no xifdi
Ani cunugeygii ugu horeeyay illaa hal sano talaal kaste waa siiyay, kacadi cunug eedo u Hay oo asi wax yar ka weeynaa a taalalka saameentiiiza ku arkay markaas aan bilaababy research. Film waxaa jiro la dhaha Vaxxed oo ka hadlaayo talaLk iyo dhaqaatiiir oo ka so horjeedo talaalada caruurto kuligood qaasatan mmr ka. Marka abayo google gareey group yaa a jiro xitaa watsapp oo talalkta looga hadlo kuwaas neh raadi
Kabacdi 3 ilmood ilahey isiiyay alhamdulilah cunugii labad aa talaalka tb (BCG) aan siiyay iyo vitamin k iyo hal talaal oo 2 bil ka ah, cunugtii canjirkii aa wax ka soo buurmeen meeshii lagu duray dhoor bil ku yaaleen alahamdulilah weey ka baaday, maalintaas talaal iigu dambeysay. Markaan cunuga 3aad uurkiisa yeeshay waa ka walaacay maaalinkasto video daawon jiray baaritaano aqrin jiray kabacdi alhamdulilah goaan qaatay in aan talaalin. Alhamdulilah 3 jir waaye cunugaN ku bilaabay asaane ka carab fasiixsan 8 jirka ka weyn, allahuma baarik. Somalia xitaa geeyY asoo hal sano jiro alhamdulilah shuban ku dhacay 5 bari wiu fiicanaaday marka abaayo goaankaa qaadatid midkuu noqdaba ilamaha alaaha kuu caafiyo oo kuu xifdiyo.
Waa benteed somalida dhan waa dad buufis qabo anoo bufis qabo hadaa wax ushego kuli waxy ku dhihin waa run waa dad xanuunsan ani waa siistay alxmdulah alle waa talo sartay
Kuwa somaliya joga oo waxba lagu durin maxay uhadli wayen anigu waxan waxan isleyahay cilad kalaa jirta aynan aqoon somaliya caruurta lama talalo kuwa badan oo aan hadlayn iska amusan baa buuxa
Irbahada way badan yihiin kuwee iska eegna ani 10 wan siyay lkn sanadki iyo badh masiin alxm wuu i cafimaad qabaa Ee bal kuwa danbe aan ka eegne way badan yihiin Link noso gali kuwi hore
Walaal nasiibkaa hadàaad kuwa hore ka badbaadey, ogoow hada kuligood ilmahha dhan uma fiicana. waayo ilmo badan oon mida danbe lagu durin ayaa Autisam ku dhacey. Marka ka fogoow cirbadaha.
Kusaliya xabiibkena nabi Maxamad scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wll koley samaano. Iyo faaiido waa leeyaha talaallu khasabna maaha qaar baa ah qaarna khasab maaha alhamdulillah aniga caruurtayda way wada qaateen allena dhib matusin
Mashaa Allah wllo nosobdi talda ilmaha
6 caruur ayaan heystaa 6 lexdaba waa durey iyakoo dhalan 1 hal bil ilaa 9 bil dhibaato lalama kulmin alhamdulillah hada kadibna ma duridoono waxa jooga Soomaaliya
Berigi hore hada dhashey wa cadi lakin ilmo yaryar Shan jir ka yar wa dhibato
@@dekaahmed3065berigii hore iyo hada waa isla irbadii. Lkn qof walba si ayay u saameysaa.
Waabad udhamaysee maxaad kuu hadhay Alxd dhe ani hadaan tii mmr udanbaysay sii isleeyahy 12months jiraa
Inshallah barakall ah thanks 😊
Arrrr4⁴🎉🎉🎉🎉vfeèftew2q all wqq we dl 5
Jazakallahu qeer
Abayo aniga 5 caruur ayaa iijog ta Alx 3 sadex da hore waan wada duray cir badaas lkn will Kay ga curad way iga saa Mey say 6 sano mar kuu jiray sifii can musan u had leen 6 sano kadib uu hadal keesa wax yar wax yar lafay maa yay hada mashallah waa ye lkn ilmaha kale aa ka Hadal fa siix San 2 ilma kale maan Nan ku durin Alx way na caafi maad qabaan wax ba dan aan kaa faaiiday Thanks sister ❤🎉
M.a abyo sida marwalbo nagu faideyso❤❤
Talaal faaiido uu leeyahey majiro.
Abyo ani gabadheyda curada ayaan sii. Taalka dhan wan u dhameey ad ban u aminsanaa barigaas hada 4sano ayee jirtaa mana hadleyso otisam waye idhaheen cirbada mmr labo mar qadaty Malaysia jogaa mmr ka 6bil iyo 9bil markuu jiray ayee siyaan gabadheyda adna caato u ahed mar dambe Ayan fahmy hada baby boy 1year jira ijogo mana siiin Hal cirbad ❤❤waa runtaa ilmo weysameysaa ilmana masaameyso👍👍
Asc abayo aniga waxaan j.oogaaa muqdisho waxa ijogto 2 caruura ilahey ujogane wiilkeyga curadka wan soo talalay. Hda 3 sano 2 bil uga dhimantahay hadalna mayaqaano wax walba wa fahmaa lkn hadal maleh marks hada gabadheyda 7 bil usocoto. 2 talaal Ayaana qadatat y hadana 9 bil Markey ubilaawato keen leygo dhahay ma iska daayaa hda abayo mase madam.a Mar la bilaaway. Waa qasab. ❤❤❤❤❤❤
Ha iska deynin ee u dhameestir talaalka dacaayad aan dad badan ayaa aaminsan laakin waxba kama jiraan talaalka jiro ma keeno ee wuu ka hor tagaa talada dhaqtarka raac.
@Umumustaqiim-p6c walaal hadii kii weynaa hadleynin maxaad ka kale utalaali ka joog ilaahey talo saaro waxba kuma dhacaayaan. Talaalka dadkii cadaanka ee loo soo saarey ayaa ilmahooda udiidaayaan,
aniga talaal aan ku dhihi lahaa muhiim waaye talaalka ilmaha caafimadkooda
Ha iska durin ilmaha walibo ayagoo yar waxaa ugu degdegto meesha ma yaalaan aniga waxaa ii joogto labbo cunug oo anan ku durin curbada mid waa 8 sano
Nasriiney talaalka jadeecada 8 bilood baa lagusiiyaa ilamaha sanad iyo 4 bil meelahaas soo celi la dhahaa makaasaa tolow inantayda ka 8 bilood ban siiyay hada markay 2sano soo gaadhay ilmuhii way isbadashay alle hana asturo
Tv ama phone haduu dawado kadaa
Walaaleey ma ogtahay hadaan caruurta yeryer qaadanin ineey school ka tagi karin markii school kaaro sidaa darted qasab weeye inaad raacdo dhaqterka hadalkiisa adoo alle s.wc talada saaranayo inaad ilmahaa dhib kale aadan u soo jiidan xabiibtii thanks for sharing qaaliyeey.
Anaga Sweden Skolka lagu siiya
@@annaahmed2564 wadankee joogtaa?
Waxaas dadkey ku cabsi geliyaan si ayay uu duraan cirbada ilmahooda xur baad uu tahay ilmahaaga
@@haweyahaibeahmed125 qasab maahan baa laga yaabaa weydii, xaanshi sow ma saxiixdid.
@ Wll waa khasab lkn dib ayaan udhigayaa ayaad odhanaysaa inta ilmuhu ka weynanaayo hadba talalka aad markaas rabin kolkuu skolka gaadhana halkaasa laga siiya oo skol walba caafimad ayuu leeyahay qeynta talalka ah
Abaayo kuwa soomaalia kasoowaran
Anigu ilmahayga koowad ayaan siiyey waanan ka shaleeya kii labaad maan siin dibaan udhigtey
Maxa kudhacay marka wll
@@Awoqali-c1y Iyadoo caafimadkeedu buuxan siiyay sanad iyo 3bil ah kadib xaaladii marqudha isbedeshay
Autism ayay noqotey wll alxmadulilah wax walba
Wll maka sanadka iyo badhkaa bal iisoo sheeg wiigan ayaan rabaa tii sanadka iyo badhka sanaskii waan siiyay adigu ma ilmihii ugu horeeyaybaa aad durtay?@@haweyahaibeahmed125
@@haweyahaibeahmed125 xage joogta abayo
@@haweyahaibeahmed125wllhi ani gbr otisam ijogto ale hainoo cafiyo
Aniga gadheda maku durin sanad iyo bar jirtaa hada labo sano kuduraa ayaa kundhahay markee yareed talow labo sano markee gaarto amee idhahan balanti la gaarey ee qasab waaye in la duro isooo jwb abayo
5sano markey garto talal qali
Wll kumafahmin measles miyaa
Asc abaayo talaalka schoolka ilmaha lagusiiyo kawarn dhib male yahay mise ❤
😢 maxan duray ciyalkeyga Ilaahow iibadbaadi😢
Asc abyo kan Umasha ilaa 3bil kasoohadal waxdhiba miyey leeyehiin
Caanha ugu fiican noodheeg Aptamil Oder Hip Bebe bitte
Aniga afar iyaga oo ka yar ayaan duray lkn irbadaha dhan waan u kala fogeeyay. Mar walba hal irbad ka badan in la duro uma ogalaan. Conagna talaal dhan ma siin oo waan diiday waayo mareeykanka meelaha qaarkood wala ogalyahay in aad diiido.
Cunugaa adaan durin iyo kuwa aad durtay yaa caafimaad fiican abaayo??
Abaayo 1 sano I jiraa U6 hada so qatay maka joojiya abaayo plz iso jwb Germany kuka jogaa he
Abaayo isku mid ayaah nahaay Germany kula jogah waxan ku wey dinaah dhaqatira maka yelayan inaah ka jojiso
@@AbyanMuomin789 wlhi magaranayo abaayo wlhi wa cabsnoya U6 hda dhow soo siiye allow wixii shar naga qabo😢 dhaqatark balan ka qabsnaa wa inaa weydiyaa naag Afghanistan ayaa balan talal igu orday wlhi ciil ihayo ma fahansnen lkn hda fahmay Insh allh abaayo adiga cungag 1 sano miyuu jiraa
Asc wll shalay ayan so talalay gabadhayda 9bil jirta jadecada ayan kaso talalay dalka ayan jogaa ma wax dhib ah ayay kentaa wll magac kalena wuku shegayay mcc in u I dhahay ayan jeclahay iso jawab plz
Abayo hada ka dayaa cirbadaas ba lenahay bari gabadheyda aad ayuu misankeda u hoseyaa😢
ASC habo doctor miyaa thy mise nurse adoo raali ah?
Hooyo waa dhaqtar marwalba
Talaal walbo dhibkiisa qasaaradiisa wuu leeyahay doctor inoo kuu sheego Uma baahno waad aqrisan kartaa adigaba walaal
Inoso jwb abaayo i.a aniga 2 wila hesta labadaba 10ka bil waa duure lkn mida 1.5 ka ma duriin midka kalane wa dure 10ka bil hada sanado jira waxa li dhahay sanad io baar so ceeli plz iso jwb ma qasaab baa mid haada ku duurto mida laaabad inananso duuro plz jwb mise waa iska daaaya midka ween wa iska daaye hada hal dure kana ka laaba labeynoya plz iso jwb wll❤ qeer alle haku siiye laabadaba waa duray 10ka bil lkn ma duriin sanad io baarka marka mahiim miya ina so duro mise wa iska deyn kaara cirbada laabad❤ jwb
Hadaad ubilowday udhamee Allena talasaaro quraana ku aqri wll
Maschl ❤
Tan jadeecada miyaa
Xananadu ma aqbalayso maxaa xala anigu waan siyay ilahw ii ilaali imika tii hore waa la siyay tii kale waan u balansahay imika dib ma u dhigaa wll
Walaashay anaa hada umul ah joogana wadankan aad joogto kii uhoreeyay ayaa lasiiyay jumcadii hore sagaalka bilood iyo sanad iyo badh mida lasiiyo mooyeen kuwan hore makujirtaa irbadan aad sheegayso iisoo jawaab wll ?
booga talaalka ka fiiri ama buuga weyn caruurta xiliga la siyo 9 bilood waxii ka danbeyo 10 bil ama 12 bil.
Dadku isku jir iyo isku dhiig maha mida kle talalku wa virus o jirkaga lagu durin dadka jirkoduna isku si ugama falceliyo lkn ilmah cafimadkisa wa u muhiiim
Ani curadkayga ayan talelay lkn umusha basan talelay kadib wan ka dayey 2 cunug ayan tàlelay hada mida 10 bìlod jirto ayàii jogta socalu aya ley dhahay ile hada uma celin bari ayan rabay in ado
Kasoo sheekee kuwa aan lagu durin oo xanuunka Autisme kudhacey waxaa iicad in eeysan irbada aheyn anaa heysta kawaran it has nothing to do with the talaal buufiska iskadaa
Deeqa ma durtey kuwa kale marku cunugu dhasho lagu duro.
Waa run dhakhtar ayan ka dhagaystay malin dhaweyd talalka iyo autism waxba iskagama xidhna ayuu dhahay
@@deeqaabdullahi5777 aniga heysta wiil autism ah waxaana aaminsanahay inuu talaalka yahay adiga talaal oo dhan miyaa kadeysay mase talaalada kale wuu qabaa waxaa aaminsanahay in talaal oodhan Laga qaado autism oo MMR kaliya aheyn
Somalidu talaalka mmr waxey ka qabaan buufis aniga cunugii iigu horeyey gabdhaa igu yiri hal mar ha ku durin ciyaalka hadalku ku celiyaa aniga wadanka aan joogo halmar ayaa lagu duraa ciyaalka cunugu sanad ilaa sanad iyo sadex bilood markuu gaaro gabdha igu yiri cunuga haaf ku dur markuu sanad gaaro haafka kalana marku laba sano gaaro anaa daqtarka weydiiyey halmar baa loogu tala galey laba jeer hadii laga dhigu waxba uma taraayo buu igu yiri daqtarku talaalka dhibaatadiisu kukii cunug hal kamid ah ayuu dhibaato gaarsiin karaa ciyaalkeygana hal sano markey jireen bey qaateen talaalka wax dhib ahna kuma arag
Cirbada jadeecada miyaa
Haa lakin ilmaha jadeecada kaga hortagta wiilkeyga kuma durin lkain Somalia markaan tagey jadeeca kudhacdey 9 bari hospital kujirey aad buuna uxanuunsadey biya xataa wuu diidey waana kashalaayey inaan durin halkas kafiiriya buufis ka iska daaya
@@deeqaabdullahi5777 soo kuuma fiicnaan hada cunugaas maxaa kasheynee autism lama fiicnaado hadaan ogaan lahaa wlhi matalaaleen
@@deeqaabdullahi5777waa run wll jadaceda ilmaha laga talalay ayaabay si xun uqabata mise waaba ilme laga talalin
Marku sas kaga so baxo aya lagu muda hada 3 days aya lugu duraa iinta wixi ka dambeaya 6 bil o ugu horeeya bil kasta la dura
Abayo waxan rajeyna inad isojabto tallal ku wabadan yahay wake
MMR
Measles-mumps-Rubella. Wakaas magaciisa.
Walhi talalkan waan ku wareeray fahankiis waayo aniga alx curadeeyda waxey dhalaty 2018 waxa aan aqoon u lahaay ma jirin talal faida moyee dad ba waxa ii shegay lkn alx waan talalaly 4 sano ku hadashay alx wilkeyaga 220 ayu dhashay waan talaly alx asine hadalka waa ka soo daahay waxana ku dhalay norway lkn Uk ayaa hada daganhy baby baa ii joga cabsidii adunka meshaan talalkeda waan ka shikisnhy waayo 2 cunug aan la midaay weey talalen oo waxey dhaheen ma loo dhameeystiro hada 8 bil beey gabdheeyda jirtaa inaa ka joojiyo iyo in kale walhi walaac yarabi caruurtena no xifdi
Aaamiiin yaa rabi abaayo u istiqaareyso internet ka waax kasta ka hele google gareeey luuqada aa taqaanid wax ku raadi inshalah allah kuu fududeeyo.
@@HDA647 Thnks abyo insha allh
Ani cunugeygii ugu horeeyay illaa hal sano talaal kaste waa siiyay, kacadi cunug eedo u Hay oo asi wax yar ka weeynaa a taalalka saameentiiiza ku arkay markaas aan bilaababy research. Film waxaa jiro la dhaha Vaxxed oo ka hadlaayo talaLk iyo dhaqaatiiir oo ka so horjeedo talaalada caruurto kuligood qaasatan mmr ka. Marka abayo google gareey group yaa a jiro xitaa watsapp oo talalkta looga hadlo kuwaas neh raadi
Kabacdi 3 ilmood ilahey isiiyay alhamdulilah cunugii labad aa talaalka tb (BCG) aan siiyay iyo vitamin k iyo hal talaal oo 2 bil ka ah, cunugtii canjirkii aa wax ka soo buurmeen meeshii lagu duray dhoor bil ku yaaleen alahamdulilah weey ka baaday, maalintaas talaal iigu dambeysay. Markaan cunuga 3aad uurkiisa yeeshay waa ka walaacay maaalinkasto video daawon jiray baaritaano aqrin jiray kabacdi alhamdulilah goaan qaatay in aan talaalin. Alhamdulilah 3 jir waaye cunugaN ku bilaabay asaane ka carab fasiixsan 8 jirka ka weyn, allahuma baarik. Somalia xitaa geeyY asoo hal sano jiro alhamdulilah shuban ku dhacay 5 bari wiu fiicanaaday marka abaayo goaankaa qaadatid midkuu noqdaba ilamaha alaaha kuu caafiyo oo kuu xifdiyo.
Xine igu garacdey😂
😂🫣
U7ka maxaa waaye
Abaayo somali joogaa ilmeyga kowad ilaa markuu dhashtay ilaa iyo 1 sano iyo bar waan siiyay talaalo bdn hadana gabarbaa iijoogto 4 talaalna waan siiyay marka waxaa ifahansii sàa ma qurbaha bisaa mise waaba talaal koo dhana abaayo jawaab pls waa cabsanooyaa hadana wxy idhaheen 10 bil markey gaarto soo celi wax dhibna kuma arkin abaayo jawaab
Talaalka aykahadashay abaayo waxaa ladhahaa MMR waa kajadeecada ee igataaya dhehkaa markay waynaato ilaa 4sano gaadho sii ayanku odhanlahaa walal.
Abaaayo kuli maad iska deysid aniga wiilkeyga maskaxda ayey ka aaday hada 9 jir waaye waxna maoga mana hadlo caruurtii kale kuli waan udiiday jadeeco iyo hiiqdheer waalaga bogsadaa lkn autism lama bogsado inuu talaal dhibleeyahay hadaa ogaan lahaa wlhi madureen hada talaal oo dhan waan kasasaa uurka hataa isma talaalo
@@Tsb_pro1 way fiicantahay inlaskadaayo lkn rerkalbeedka dadkakunool kayiilimayaan inaad tidhaa talaal oodhan marabo markaa allah haynoo xafido awlaada abaayo adna allah caafimaad taama hakuusiiyo wiilka.
@@Tsb_pro1 xagaad joogta wadanki yaaaa
Talaalka caruurta waa aamin wax dhib ah ma keeno waana u muhiim caafimaadkooda, Jirada otizmkana waa xanuun jiro oo ilmaha qaar ku dhashaan adigabo waa soo baari kartaa
Jarmalka xanaanada Lama qabanaayo cunug bilaa talal ah.
Abayo talaalka no cade wa kee ma ka measles kaa
Jarmny ku dhally 10bil ma arak wax talaala kan halka sano waxa qadanay anago halsano iyo 2bil jira qadanaya U7 maxaa waaye kaa ubalansanhy halsano iyo 10bil ubalnsanhy u7 maxaa please iga jaahil bexi
Marka aad aqoon adan lady isu xilqanto wa tano kale hhhhh
Waa benteed somalida dhan waa dad buufis qabo anoo bufis qabo hadaa wax ushego kuli waxy ku dhihin waa run waa dad xanuunsan ani waa siistay alxmdulah alle waa talo sartay
Abaayo meel sharcileh waa khasab
Cirbad miyaa mase dhib ciska afka waa ku jiryaaa
cirbada lee
Dib ma udhigta talalada dhan wlashay jwb
Ani hdaa kii 9bilood soo duray wuu iga qandhan yhy wax kloo dhib ah kuma arag
Kuwa somaliya joga oo waxba lagu durin maxay uhadli wayen anigu waxan waxan isleyahay cilad kalaa jirta aynan aqoon somaliya caruurta lama talalo kuwa badan oo aan hadlayn iska amusan baa buuxa
Wala talala wll hada rabto
Abayo talalka oyago yaryar maxa Sameya. Umula kabaxay talalka gabigis ma iska daya
@@FADUMOOSMAN-r6y abaayo blz iskadaa anguuu ilaharay oo wiil iga wax uyeeeleeye oo wlhi ah
Abyoo hadaayin wllhi talaalka waa kahortag
Talaalka la dureynin oo dib loo shegaaya waa kee rabow adaa talada kuu dhiibnaya
Kan 1 sano marku garo waye
Talaaal ko dhan miyaaa dhaafna mise kaasun
Kaas un
@@nasriinofficial abaayo waxaanvumalayna kuwa kale marku dhasho oon difaac lahyn lagu durayo. Aniga wiikayka kumadurin MMR kumadu wuuna qabaa mahadlayo kuwakale waa quuty
@@nasriinofficial nasriiney si fiican aan ku fahmo ka bisha marku jiro miyaan siyaa oo MMR taasun Baan dib u dhigtaaa
Qeb doofar waye qebta dofarka ehen hada dhaw la bilabay wadankan finland wagi hore dhan asago dofar ah ay ku duri jireen somalida qar ilmahoda
Irbahada way badan yihiin kuwee iska eegna ani 10 wan siyay lkn sanadki iyo badh masiin alxm wuu i cafimaad qabaa
Ee bal kuwa danbe aan ka eegne way badan yihiin
Link noso gali kuwi hore
Walaal nasiibkaa hadàaad kuwa hore ka badbaadey, ogoow hada kuligood ilmahha dhan uma fiicana. waayo ilmo badan oon mida danbe lagu durin ayaa Autisam ku dhacey. Marka ka fogoow cirbadaha.
@AmiiraAli-o4h abayo see yacni irbado dhana qurbaha mala yeela irbafo dhan ka fogow
@@AmiiraAli-o4hautistimka iyo cirbada wll waxba kama dhexeyan dhakhtar ayan ka dhageystey
@@Awoqali-c1y walaal irbadaha lacag baa laga sameeyaa company ayaa leh, dhaqtarka inuu ku dhaho wey fiicantahey maaheen wax xun kama sheegi karo.
@@Awoqali-c1y soomaaliya dagaalkii ka hor autisam ma ku aragtey somaaliya. Hadaad markaas yareyd weydii waalidkaa? Hada maxaa nogu badshey maskaxdaada gadaal uceli.