Abwaan Jaamac Kediye gabay Wadani ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 238

  • @ahmedfaarah3710
    @ahmedfaarah3710 ปีที่แล้ว +10

    Alla ha u naxaristo Abwanka.
    Like saar hadaad dhimashadiisa ka dib dhegaysanayso

  • @roumanadnan5465
    @roumanadnan5465 ปีที่แล้ว +8

    😢😢ina lilaahi wa ina ilayhi Rajicun janadi firdawsa Alee haka warabiyo abwaan jamac kadiye hadad dawanaysid geridisa kadib abwaanka like sar

  • @haniadanshire3740
    @haniadanshire3740 ปีที่แล้ว +11

    Geeridisa ka dib, Rabow Qabriga kuu waasici 😢😢😢

  • @zak5062
    @zak5062 4 ปีที่แล้ว +38

    Cod macaana like ii saar hada dhagaysanaysid 2020,2021,2022,2023,

  • @zayidnuur9386
    @zayidnuur9386 ปีที่แล้ว +4

    Abwaanku dhiiguu nadhaqaajiyay maansha alaah jaamac kadiye caafimaad iyo cimridheer ayaan kuurajaynayaa waxaad tahay qaamuuska soomaaliyeed

  • @ahmedhersi7184
    @ahmedhersi7184 11 ปีที่แล้ว +19

    Aad iyo Aad ayaan ugu faraxsanahay in ninkaan oo kale uu ka dhashay Somali.

  • @alijamanour491
    @alijamanour491 7 ปีที่แล้ว +5

    Mashlh abwaan Jamac kediye,waa abwaanka somaliyed ee ugu wanagsan waqtigaan ilaahay ha xifdiyo

  • @mohammedengabdikarinmohamm5943
    @mohammedengabdikarinmohamm5943 3 ปีที่แล้ว +15

    I cried while watching this-- I love my country! God bless SOMALI 😭 Last sentences of this poem is almost enough to bring a man to tears😪

    • @rampatuga5390
      @rampatuga5390 2 ปีที่แล้ว +1

      Listen to quran to cry for love of Allah

    • @omarabdikariim3527
      @omarabdikariim3527 ปีที่แล้ว +1

      30 yrs of calling a failed state😢 I was born during the civil war and still I waiting a real Somali strong administration. Ilaahow Mar itus dawlad somaliyeed oo dhab umatasha umada somliyed

    • @blackasta4551
      @blackasta4551 ปีที่แล้ว

      ​@@omarabdikariim3527😢😢😢❤

  • @abdullahinoor1724
    @abdullahinoor1724 2 ปีที่แล้ว +3

    MASHA ALLAH
    Abwaan Jaamac Kadiye
    ilaahow ajir fara badan kaasii Tixdaan Gabayga ah ee aadka u Quruxda badan leh❤💘👏👍👌👈

  • @CismaanDayib-id4ih
    @CismaanDayib-id4ih ปีที่แล้ว +2

    17/5/2023 jamac kadiye alle ha barageeya

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 3 ปีที่แล้ว +3

    Iam listening in 2021
    Jama kadiyey
    May allaH bless and protect you my uncle

    • @Amina-d3b
      @Amina-d3b หลายเดือนก่อน

      2024😢

  • @Duurlanddaani
    @Duurlanddaani 12 ปีที่แล้ว +4

    ilahay gabaygaaga hakaaga dhigo kii kanabad gala cirdiga dadka kuna amaanto allah iyo rasuulkiisa iyo diina islaamka iyo wadankeena somaliya maasha allah abawan jamac kadiye ilaahay haku xifdiyo

  • @mofarah6366
    @mofarah6366 7 ปีที่แล้ว +10

    jamac kadiye cilmi waa abwan wayn oo ka mid ah abwanada yar ee manta nool ilahay ha dhawro abwanka garowe aya isgu kaya damaysay

  • @ikranabdiqadir5710
    @ikranabdiqadir5710 6 ปีที่แล้ว +22

    I'm listening in 2018🔥❤️💯

    • @ahmedibrahim3144
      @ahmedibrahim3144 6 ปีที่แล้ว

      Ikraniita Ina Abdikadir InshaAllah

    • @kareenakaboor1124
      @kareenakaboor1124 6 ปีที่แล้ว

      Ikraniita Ina Abdikadir. Nembrkgah igu cawi

    • @mohismo2738
      @mohismo2738 5 ปีที่แล้ว

      Am listening in 2011. And again 2019

    • @kooskoos6215
      @kooskoos6215 4 ปีที่แล้ว

      @@mohismo2738 Wll

  • @abdullahiosmanbakeyle2039
    @abdullahiosmanbakeyle2039 8 ปีที่แล้ว +30

    he talk the reality he is pure somali good muslim

    • @ALWADAN1
      @ALWADAN1 6 ปีที่แล้ว +3

      Yep I do agree with you

    • @abdifatahcagane3162
      @abdifatahcagane3162 4 ปีที่แล้ว

      @@ALWADAN1 77777777777777777777

  • @suleman6303
    @suleman6303 6 ปีที่แล้ว +12

    iLahay cimrigiisa hakuu dherey abwaan qaran Jamac Kadiye Cilmi

  • @abdallehassan2227
    @abdallehassan2227 ปีที่แล้ว +1

    ALLE ha unaxariisto Shalay oo eey Taariikhdu ku beegneyd 17.08.2023 ayuu ku geeriyooday Magaalda Laascaanood ee gobolka Sool.
    Marti la jecelyahay ALLE haka dhigo.

    • @baarliin527
      @baarliin527 2 หลายเดือนก่อน

      Amiin😢

  • @abdim.m.q3127
    @abdim.m.q3127 4 ปีที่แล้ว +4

    Gabaygan laascaanood baa lagu duubay

  • @muniib2009
    @muniib2009 12 ปีที่แล้ว +6

    walaahi ninkani waa wadani, waana mumin. waxaan jeclaan lahaa in uu noqdo madaxweyne dalkeena. Ilaahow qayrsii wadaadkan

  • @AsmaaMohamed-zw1xl
    @AsmaaMohamed-zw1xl 8 ปีที่แล้ว +22

    ilahaw kunaxariso ab wan jamac kadiye amiin

    • @siciidsare4900
      @siciidsare4900 8 ปีที่แล้ว +1

      ma dhintay sxb

    • @duraan126aliyare4
      @duraan126aliyare4 7 ปีที่แล้ว +1

      احمد الدارودي hhhh anagaybo IGA yaabsheen lkn naxariista wuu isaga baahanyahay
      geeri weysugee

    • @ismailhussein9348
      @ismailhussein9348 7 ปีที่แล้ว +4

      Asmaa Mohamed kkkkkkkk abaayo wuu noo nool yahay ilahey cimri dheer iyo naxariistii ilahey hasiiyo

    • @faadumaali5583
      @faadumaali5583 6 ปีที่แล้ว

      Asmaa Mohame d

    • @abdifatahmohamud6078
      @abdifatahmohamud6078 6 ปีที่แล้ว

      Asmaa Mohamed
      ABDIFATAH

  • @user-uz4ol1jv7z
    @user-uz4ol1jv7z 7 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u naxariisto awbaan adeer jaamac kadiye isaga iyo maytaadkii xaq iyo xusuus iyo xurmaba inagu lahaa janatul fardawsana alle haka waraabiyo

  • @barrygolden6873
    @barrygolden6873 ปีที่แล้ว +1

    Alla gabaygaan jecliyaa Abwaan Jaamac kadiye.

  • @yasminjama362
    @yasminjama362 3 ปีที่แล้ว +4

    I,m listening in 2021🥰🥰🥰🥰

  • @wadanisoomaali7730
    @wadanisoomaali7730 4 ปีที่แล้ว +4

    👍❤ alle ku barakee geesi qaran

  • @bilanhersi6042
    @bilanhersi6042 9 ปีที่แล้ว +5

    yaa salaam Allow ku dhow abaan kula siman soomaali kama dhalan

  • @axmedmaxamuudxassan4446
    @axmedmaxamuudxassan4446 4 ปีที่แล้ว +4

    Dhankasto la eegaba somalinimo wa inay saraysaaye

  • @Fadan613
    @Fadan613 ปีที่แล้ว +1

    Geesi Soomaaliyeed buu ahaa Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi. Maanta 17, Aug, 2023 ayaa lagu aasay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

  • @fuaadmohumed9146
    @fuaadmohumed9146 4 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan jamac kadiye ilaahay ha xafido soomali wadani ah

  • @geeddiwarfaa4557
    @geeddiwarfaa4557 6 ปีที่แล้ว +7

    darwiish noolow, eebbe cimri dherer iyo caafimaad dunida hakagu siiyo. aakhirona janno eebbe haku geeyo.

  • @abdimohamed4730
    @abdimohamed4730 12 ปีที่แล้ว +3

    wooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooow..............wooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooow Jamac Kediye nolow and may allah bless you, your legend and true Somalia. that is true gabyaa right there.

  • @IskashatoWadajir
    @IskashatoWadajir ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah u nazariisto abwaankeena tariikh ayuu nooga tagaye

  • @xariirchannel6061
    @xariirchannel6061 5 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allah waan taageeraa abwaanka codkiisa kaliya iqanciyey

  • @nasraabdi5960
    @nasraabdi5960 6 ปีที่แล้ว +13

    ❤Alloow janada kugee maxaa illaahay xigmad galiyay❤masha Allaah

  • @asiaaar5002
    @asiaaar5002 7 ปีที่แล้ว +9

    masha Allah
    abwaan jamac kediye cilmi

  • @maxamedhiglo440
    @maxamedhiglo440 ปีที่แล้ว +6

    ما شاء الله شاعر من الطراز العالمي

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 ปีที่แล้ว

    Wali iyo Rasuul iyo Hadaan waxar lareebeynin Allah waaxida mooyee hadaan cidiba waareeynin ku welwela wardigaa aakhiraa leeyska wacayaayee
    Shahiid Abwan Jaamac Kadiye Cilmi raximahullah

  • @AxmedCabdi-q5p
    @AxmedCabdi-q5p หลายเดือนก่อน

    Ale Hawnaxariisto Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi Aamin Aamin😭😭😭😭😭

  • @apdihoorri4371
    @apdihoorri4371 10 หลายเดือนก่อน +1

    Geeridiisa kadib alle ha naxariisto

  • @cilmicade7282
    @cilmicade7282 4 ปีที่แล้ว +4

    Waka somaliga dhabta ah

  • @Sara20005
    @Sara20005 ปีที่แล้ว +2

    Ilahoow ku naxariiso, gabaygan ugu jecla😢

  • @Mr_Cawed
    @Mr_Cawed 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah abwaane alle cimrigaada ha dheereeyo

  • @ccasiisahmed7345
    @ccasiisahmed7345 6 ปีที่แล้ว +1

    jamac kadiye runtu ka hadley ayan orankara abwaan saxa weye masha allah tix iga dheh

  • @fabdule4845
    @fabdule4845 ปีที่แล้ว +1

    Asc alle ha barakeeyo wallee waa abwaan qiimo badan maanshaa Allaah

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 4 หลายเดือนก่อน

    Gabaygan anoo yara TV ga kadhageysan jirey Codka Abwaan kana aad ban ujeclaa ilahay Naxariis waarta haku siiyo Abwaan jamac kadiye

  • @mascuudfarah5198
    @mascuudfarah5198 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaxan daawanayaa 2022/9/9 maalin jimce ah💥

  • @mohammedabdirisack8709
    @mohammedabdirisack8709 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhal darwiish🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ahmedqanimuqdishawi3491
    @ahmedqanimuqdishawi3491 5 ปีที่แล้ว +4

    Somali culture is a great time

  • @amuunabdalla70
    @amuunabdalla70 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaaahay hakuu naxariisto abwaaan😭

  • @bigatom9974
    @bigatom9974 7 ปีที่แล้ว +4

    masha alllh
    abwaan
    jaamac kadiye
    runtii waan taageera

  • @user-js4xs4cn3l
    @user-js4xs4cn3l ปีที่แล้ว +1

    Allaw unaxariiso! 16/8/2023

  • @abdirahmanhussein9488
    @abdirahmanhussein9488 7 ปีที่แล้ว +2

    ما شاء الله أحسن الصوت والصورة والله جميل اللهم بارك له

  • @zahracalidhuub4048
    @zahracalidhuub4048 8 ปีที่แล้ว +8

    manshllaah alla hku xafido abwaaan

  • @samsambeder1590
    @samsambeder1590 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jamac kediye xigmad badana ilahy haku xafido adeer

  • @abdullahiosmanbakeyle2039
    @abdullahiosmanbakeyle2039 8 ปีที่แล้ว +5

    good man is good muslim is pure somali he never care qabiil or clan he is great man

  • @fineesebonofficialmusic
    @fineesebonofficialmusic 7 หลายเดือนก่อน

    Suashaana jawaab teeda waa inaad sifeysa,Sool iyo seed saanta iyo lafaha aama sasableyda ,sideey kala yihiin waa inaad saan kudaftaye Illahay sajudisa waa inaadan sideynin waa Inuu magaca Somalia kula sareeya Dadkani waa sokeeye hadaad sow sow garaan weydo .
    Allow Unaxariso abwaan jamac kadiye.

  • @fajacalafarxaan5457
    @fajacalafarxaan5457 11 ปีที่แล้ว +1

    jaamac kediye ilaahow ku dhawr axsan wadani dhab ah kala baro bad iyo webi biyahooda kala saaar akhii fillah jamac kediye waa abwaan weyn maaha dhowaan soobaxa axsan abwaan

  • @mahmoodxashi6748
    @mahmoodxashi6748 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaana uu docayna oo noqorayaa gabayganii

  • @Abdiqanisuleiman
    @Abdiqanisuleiman ปีที่แล้ว +1

    Rabi ha unaxariisto😭

  • @Somfox1
    @Somfox1 5 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan kan waa Qiray in uu yahay Abwaan Qaran oo raba Somali Horumarkeeda Allow cimri dherar iyo Aakhiro Jano ku sii Abwaan waan ku diirsanay gabaygan talo Somali... Allow Soomaali Si nabad iyo horumar

  • @muhamedyareyare4100
    @muhamedyareyare4100 5 ปีที่แล้ว +4

    ilaahayow cimrigiis dheereeh

  • @Garraad
    @Garraad 12 ปีที่แล้ว +6

    Allow ma yaqaan Gabayga, Bahalka "Gabayga" waa loo dhashaaye, lama khasbo.

    • @abdullahiguledmohamed7657
      @abdullahiguledmohamed7657 4 ปีที่แล้ว +1

      Maasha Allah Waa gabyaa dhab ah oo hadal yaqaan ah allow caafimaad ku sii

  • @abdiahmed6059
    @abdiahmed6059 6 ปีที่แล้ว +2

    Great peom jamac kadiye allow ku daa

  • @habonehaji683
    @habonehaji683 ปีที่แล้ว

    2023 26 april waqti ban dhageysanaya aad moodo in somaalinimadu sii dhamaaneyso oo magaci soomali qabiil isku bedeli rabo 🤲🤚✅️

  • @engmaxamedfaaraxphysics6682
    @engmaxamedfaaraxphysics6682 6 ปีที่แล้ว +6

    Thanks of teacher

  • @salmofarah7590
    @salmofarah7590 7 ปีที่แล้ว +2

    Illahay cimrigaaga hadhereyo jamac kadiye waaa gabayga kaliya aaan jeclahay

  • @user-zv6ct8jz6o
    @user-zv6ct8jz6o 4 ปีที่แล้ว +4

    #صح_لسانك🇸🇴🇸🇴💓

  • @MohamedOmar-sg1yn
    @MohamedOmar-sg1yn 8 ปีที่แล้ว +21

    dadkaad la hadlaysid dhaguhu uma daloolaan abawaan oo waa dad qabyaaladi baa,biisay

    • @rashidaden2561
      @rashidaden2561 5 ปีที่แล้ว

      Waa run Soomali shacab iyo hogaamiyayaal waa dad qabiilka duleeystay oo ka qaaday shrafta oo dhan, colaad, abaar, eex , colada qabeelka watao beey nasteexo moodeen (qabiil iyo qaran waxeey isku yihiin dab iyo baasiin) ee kala doortay soomaliyeey.

    • @xayleiftinmedia3370
      @xayleiftinmedia3370 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh umamaleyo inay kuwaansamaan waayo umada qabiil ayaa baabi, iyay

  • @khadirdahir7730
    @khadirdahir7730 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa alaah waa gabay qiiro badan runtii.

  • @xamdimaxamed8674
    @xamdimaxamed8674 10 หลายเดือนก่อน

    alle ha ha u naxarsto qabriga ha u wasiciyo

  • @AFTAH_KARAMAH
    @AFTAH_KARAMAH ปีที่แล้ว

    Wuu Shahiiday Abwaan Jaamac Kadiye isaga oo gutay waajibkiisii Diinta, Dalka iyo Dadkiisa.😔🙏
    Wuxuu ku shahiidey Abwaanku madaafiic argagaixsada Somaliland ay ku garaaceen galabta Laascanaood ay bishu tahay 16-8-2023💔
    Alle ha u naxariisto Shahiidka, Wuxuu noqon doonaa mid loo aaro, oo aan la iLaawi dooni idanka Alle:)😌

  • @sscnaima
    @sscnaima 13 ปีที่แล้ว +7

    masha allah

  • @mustafajama5932
    @mustafajama5932 ปีที่แล้ว +1

    Somalia 🇸🇴 ha noolaata ❤

    • @Amiraabdikarem
      @Amiraabdikarem ปีที่แล้ว

      Hanoolato rabi duligaaan aan qaaaday hanaga dulqado 🇸🇴

  • @sulthanabdilahi9131
    @sulthanabdilahi9131 5 ปีที่แล้ว +1

    soomiyey toos toos oo isku tiirsada hadba kiinataagtrn taageera wLigiin allow dawlada noo hagaaji

  • @ictassistantandteaching3408
    @ictassistantandteaching3408 5 ปีที่แล้ว +5

    Our poet Allah give you survival

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 11 หลายเดือนก่อน

    Allow ku naxariiso abwaan jamac kediye

  • @mohamedilkacase4692
    @mohamedilkacase4692 7 ปีที่แล้ว +3

    Ma shaa Allah abwanka afkaga canalaguqabay

  • @balqiishajiali7385
    @balqiishajiali7385 11 ปีที่แล้ว +3

    Alaah yaa cisaag waxaad ku banantahay in lagu boqrooh oo aan mid kadambeya usaan afkisa furiin ileyn kuma qalmoh in uu kula tartan ooh waxaan leyahay insha baxarka kanaxaaw naftah waah

  • @mahadaxmed1418
    @mahadaxmed1418 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto abwaanka caaway tiisii noqotay

  • @nimcoguled2087
    @nimcoguled2087 วันที่ผ่านมา

    Illahaye haku naxaristo adeerow

  • @TALEEX1919
    @TALEEX1919 5 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan qiimo badan jamac kadiye cilmi

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 ปีที่แล้ว +2

    Somaaliyey Maxaa Ina Khaldan?

  • @hudayfibrahim37
    @hudayfibrahim37 4 ปีที่แล้ว +1

    Abwan darwish hadduu kula sarreeyo magaca Somali shalay markii maatadayda IYO dhiigayga IYO maalkayaga aad xaalashanaysay muu kula sarreeyo anigu somalidad sheegayo IYO xabashi isu a Kay dhaama an nio iska ilmada yaxaaska

    • @abdiwelijaffaal
      @abdiwelijaffaal 3 ปีที่แล้ว

      Hh cuqdada waa laysku cadaabaa wll

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 ปีที่แล้ว +1

    Www m.a alle ayaa heybad Usiiyey

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 ปีที่แล้ว +1

    J.farmaajo .j Khayre ka Dabaasha Caashaqa

  • @abdirahmanmohamed8819
    @abdirahmanmohamed8819 ปีที่แล้ว

    Agwaan jaamac kadiye agwaan mumin ah iyo in dheer garad

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 ปีที่แล้ว +1

    Soomaaliyeey Qabiilka Iyo Qaran Kee Baa Fiican Abwaan Kadiye Gabaygiisa ayaad Ka Waxbarta

  • @xadiisismail4776
    @xadiisismail4776 7 ปีที่แล้ว +2

    maansha Allaah Abwaanka ALLAHA U Naxasto

  • @mahamedrabic3629
    @mahamedrabic3629 5 ปีที่แล้ว +3

    Wll iska saamaxa dadka oodhagasta abwaanka

  • @xildiid6708
    @xildiid6708 4 ปีที่แล้ว +1

    xalada arikan ee wadanka wajahi ayaa sifican loga cabiri waxyabaha kahadlay waa wax hada taagan

  • @cabaasiidle2188
    @cabaasiidle2188 ปีที่แล้ว

    Allah unaxariisto abwaanka nin caqli usaaxiiba buu ahaa

  • @sakariasheikh9739
    @sakariasheikh9739 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa in uu magaca Somali ihi kula sareeyaaye. dadkani waa sokeeye.
    Waxaa ku darilahaa dambiile/shisheeye baa qilaafkoodii ka faa'iidaystay.

  • @qorahayfighter7416
    @qorahayfighter7416 8 ปีที่แล้ว +2

    jaamac kadiye allow janada kaa waraabi

    • @farhanmohamed1514
      @farhanmohamed1514 5 ปีที่แล้ว

      Illahay cimiragaga hadherayo abwaan jaamac

  • @user-px7pp1fo3l
    @user-px7pp1fo3l 9 หลายเดือนก่อน

    Ale ha unaxriisto abwan ka amiin Amiin yarabi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mahadkhadarmahad-uw1zm
    @mahadkhadarmahad-uw1zm 2 หลายเดือนก่อน

    Galab jimce ah rabiyoow qabriga u waasici rabiyoow qowl kiisa xaqa ku sug naxariis taada rabiyoow siii gun baaa lagu sababay balse jaamacoow geeridaadi waxay sabab u ahayd jab kiii iyo halaagii isaaq ku dhacay iyo huunadii ay wateen

  • @yusufali2900
    @yusufali2900 4 ปีที่แล้ว +2

    Cod macaanaa

  • @ikhlaascaddey6299
    @ikhlaascaddey6299 6 ปีที่แล้ว +2

    Alahayow unaxariiso Abwaan qaaliya

    • @yusufali2900
      @yusufali2900 4 ปีที่แล้ว

      Miyuu geeriyooday

    • @mirejr484
      @mirejr484 2 ปีที่แล้ว

      @@yusufali2900
      Maya Sxb Wuu noolyahay
      Dad badan Aya U heeysta Inu dhintay lkn markasto Allaha U naxariito Waa Abwaan qalbiyada dad KU qoran

  • @raabiyare3065
    @raabiyare3065 8 ปีที่แล้ว +5

    Ilahayoo unaxariso

  • @allahismylordislamismylife3610
    @allahismylordislamismylife3610 8 ปีที่แล้ว +2

    mansha Allah Alle haku xifdiyo

  • @ahmedjamac8421
    @ahmedjamac8421 ปีที่แล้ว

    Alle ha uu naxaristo

  • @XaliimoCabdi-ns3jd
    @XaliimoCabdi-ns3jd 2 หลายเดือนก่อน

    Ale hakunaxariisto adee😢😢😢😢😢😊