Sayid moxamed cabdulle xassan markii miinanle laga dhacay Gabaygii uu ka tiriyey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • #ku_xidhnow_Waddani_somali_Tv#
    Sayid moxamed cabdulle xassan markii miinanle laga dhacay Gabaygii uu ka tiriyey
    • Sayid moxamed cabdulle...

ความคิดเห็น • 44

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo9880 2 ปีที่แล้ว +8

    Nin goba oy guni Rifeyso ayuu ahaa
    Sayidka allow u naxariiso isaga iyo DaraawiiShta xaq u dirirka ahaana aamin

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed ปีที่แล้ว +1

    Best abwaan sayidka waa abwanada abwankoda no one sidan uma gabyi karo cajiib cajiib yuu ahaa 130 sano kadib inta yar laga hayo gabayadisa yaa wali saamayn leh

  • @muxiyadiincabdisalaam1443
    @muxiyadiincabdisalaam1443 3 ปีที่แล้ว +9

    Naxariista EEBBAAN ku helay naalo iyo khayr 'ee.
    Nabsaa idinka soo riday xaqaad nugux kasiisiine.
    Geesi garab iyo gaashaanba waayey.

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 3 ปีที่แล้ว +5

    Geesi somalia waayay ilaahay haku naxariistu

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme 2 ปีที่แล้ว +8

    Walee Soomaalidu waa habaaran yihiin. Sayid Mohamed ayey khiyaamo iyo dhac ku wareeriyeen 1895. Aniguna kumaan hada joogaan kheyr ka sugaynaa!!

  • @halimoahmed5950
    @halimoahmed5950 3 ปีที่แล้ว +3

    Alle haunaxaristo.geesi garabwayey

  • @suleekhamaxamed957
    @suleekhamaxamed957 3 ปีที่แล้ว +5

    Alle ha u naxariisto aamiin

  • @maxamedcali5676
    @maxamedcali5676 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashaallah

  • @yousufmohamedsuge379
    @yousufmohamedsuge379 3 ปีที่แล้ว +2

    Alah unaxariisto sayid maxamed cabdule xasan

  • @farhiyohussein7338
    @farhiyohussein7338 3 ปีที่แล้ว +6

    Manshallah ilhay ha ku xafido inshallah aamiin aamiin 👍❤️🐴🇸🇴🐴❤️👍

  • @guulwade1821
    @guulwade1821 2 ปีที่แล้ว +2

    Alaha ku naxaristo

  • @saharasahara8163
    @saharasahara8163 2 ปีที่แล้ว +3

    Wakaageesi.....geesi....geesi....dhalay....jantulfardaws...buujiraa inshaa.alaaah

  • @axmedwaliaadan5437
    @axmedwaliaadan5437 3 ปีที่แล้ว +4

    Eng noo soo gali gabaygii ismaacil mire ee ay ku jirtay
    Diiriyow hadhuubka iga qaad yaan huqda udhimane

  • @axmedfood699
    @axmedfood699 3 ปีที่แล้ว +2

    Allahuma yarxamhum

  • @safioismail1406
    @safioismail1406 2 ปีที่แล้ว +4

    Waar naga daaya SEYIDKU ma calaacali jirin waa maxay Taariikhad Beenta laga sheegayaa
    Taariikhdu waxay qoraysay Markii ugu danbaysay Ee Iidoorna isaga Engriis wata uu Gulufku soo qaaday oo diyaarDahA Taleex lagu burburiyey xaga barin Ina Keenadii oo Talyaani wataa Ay guluf ku soo qaadeen
    Oo waqooyi iyo Bari lagaga yimid
    Oo uu xagaa iyo Iimay u daba maray
    Ayuu inyar oo cataw ah tiriye waana gabaygiisii ugu danbeeyey
    Allah bless Seyid Maxamed wuxuu Ahaa Cuthmaaanigii Soomaaliya Ee Gaalku iyo Gaala Raacu isugu tageen

    • @dabiyobiyo9880
      @dabiyobiyo9880 2 ปีที่แล้ว +2

      Ina adeer safiyo sayidka wuxu ahaa nin raga o xlda walba ka Gabyi jiray ma aheyn nin baraarahiisa kaliya ka gabya Wuxuu ahaa nin walba u Damacsan yahay qaab suugaan ah dadka ugu gudbin jiray
      Mujaahid bu ahaaa sayidka isaga iyo Daraawiishtaba allah u wada naxaristo aduun wxaan joogna hada ay Dhoocil Xun ay u Gafeyso Halgamaaa sayid Mohamed o ay Somali o dhan ka dhaxeyay iyado u nisbeeneyso reerka u ka dhashay o ay af lagaadeneysay
      Allow Somali kaso Saar kuwa sayidka o kale ah aamiin 🤲

    • @abdiaziz.r6763
      @abdiaziz.r6763 ปีที่แล้ว

      Hhh ma calacli jirin kulha raga u sda uga claclya wa idoor😅 xita marki la jabiyy kmay hadhine geeli hagoogane e u waty wakso reebten😂

    • @Xxc-zu2xm
      @Xxc-zu2xm 15 วันที่ผ่านมา

      ​​@@abdiaziz.r6763 BEENLOOW TAARIIKH AADAN LAHAYN HA SHEEGAN MIINAALE MAJEERTEEN AYAA GEEL BADAN KA DHACAY SAYIDKA IIDOOR ADOON INGIRIIS AYUU AHAA

  • @engdalmarburuuj498
    @engdalmarburuuj498 ปีที่แล้ว +1

    Afkaga caana geel laguqabey guulayso

  • @ruqiyaabdulqadir4261
    @ruqiyaabdulqadir4261 3 ปีที่แล้ว +4

    Manshalah

  • @fardowsaabdi8671
    @fardowsaabdi8671 3 ปีที่แล้ว +7

    Tolay nin garab waayey

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 8 หลายเดือนก่อน

    AUN seyid maxed

  • @abdurahmanalimohamed7011
    @abdurahmanalimohamed7011 ปีที่แล้ว

    Aad baad ugu mahad santhiin soo daynta gabayada sayidkii rabi haw raxmadee❤😢

  • @Somali_in_south_africa
    @Somali_in_south_africa 2 ปีที่แล้ว +3

    Abwaanka gabaygaan tirinaya magaci ninka hada qaadaya ka hadlayaa ma ahan sayidka

  • @faisalsheikh5682
    @faisalsheikh5682 2 ปีที่แล้ว +1

    Midabadan sayidku sheegayo
    Midh kagaranaayo
    Kummanyaal noooc nooc ah
    Colors

    • @LibanQoono
      @LibanQoono ปีที่แล้ว

      Waxa uu ka hadlayaa Fardaha nuuc kasta oo ay leeyihiin

  • @FatahJama
    @FatahJama 5 หลายเดือนก่อน

    ALLOW UNAXARIISTO WUXUU AHAA GEESI SOOMAALIYEED

  • @daganahmed1258
    @daganahmed1258 3 ปีที่แล้ว +3

    haddi kalese Gaalgaal dhalaw gaas col nagga dhawra

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 15 วันที่ผ่านมา

    MIINAALE MAJEERTEEN AYAA KA DHACAY 3 BOQOL OO KUN OO GEEL AH SAYIDKA WAAGAAS WAA LAGA ADKAADAY WAR ILEEN MAJEERTEEN MA NIXI JIRIN WAA TAARIIKH WAAGII SAYIDKII LA DHACAY

  • @masudfarah-2414
    @masudfarah-2414 ปีที่แล้ว +1

    Odayga waxa sa uga cabajiyey wiilal cali jibrahil ah😢😂

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed ปีที่แล้ว

    Xaraf uusan kagabyin yaanba jirin mucjiso ilahay unba oran karaa sayid maxamed waliba umada ka aragti fogaa oo garanayay galada in wadanka laga ilashado exactaly suu shegaya dhacday gabygisa rayid in adoonsan donaan uga dambayn

  • @cusmaanciilyaxye7797
    @cusmaanciilyaxye7797 2 ปีที่แล้ว +1

    8

  • @mohaadem635
    @mohaadem635 2 ปีที่แล้ว +1

    TH-cam kkkkk

  • @Nagaadtv
    @Nagaadtv 3 ปีที่แล้ว +3

    afkag caano lagu qabay

  • @caynteabdullah9573
    @caynteabdullah9573 3 ปีที่แล้ว

    Al shabaab buu ahaa cad

    • @axmeddaad2623
      @axmeddaad2623 10 หลายเดือนก่อน

      Naclad eebe yeysan kugu dhicine marxuumka ha u gafin

  • @taylorashford2352
    @taylorashford2352 ปีที่แล้ว

    😅 lol

  • @muhumedsuldanqorame2853
    @muhumedsuldanqorame2853 3 ปีที่แล้ว

    .