Wuu Shahiiday Abwaan Jaamac Kadiye isaga oo gutay waajibkiisii Diinta, Dalka iyo Dadkiisa.😔🙏 Wuxuu ku shahiidey Abwaanku madaafiic argagaixsada Somaliland ay ku garaaceen galabta Laascanaood ay bishu tahay 16-8-2023💔 Alle ha u naxariisto Shahiidka, Wuxuu noqon doonaa mid loo aaro, oo aan la iLaawi dooni idanka Alle:)😌
Alaha unaxariisto abwaanka somaliyed jamckediye cilmi nuur janada alahakawarabiyo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Abwaan jaamac kadiye halgamaa aragti dheer ilaahay ha ku xafido adeer
Alle ha u naxariis Abwaan jamac kediye Dhulbahante
Mnta ayuu haya wadadii iyo halkii aad la rabtey
Mudada dheer ssc Guul
Adeerkey Jaamac Kadiye illaahey ha barakeeyo nin jira
Allh ha u naxaristo jamac kediye kuwii dileyna ilaahy dembigay galeen ka gooyn dona maalinta aakhiro
Abwaan Jaamac Kadiye AHUN Aamiin Aamiin Aamiin Yaa ALLAAH
Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi
reerka wuu la hadlay hadday wax maqlayaan
cimri dheer iyo caafimaad
Ilahay ha ku naxriisto jamac
waxaan daawanayaa 2024 Iyo abwaankoo dhintay alle haunaxariisto Waxaa dilay Malayshiyaadka Somaliland oo madfac kudilay 16/8/2023balse waxaa loogu aaray 496nin Hal maalin Gudahood 25/8/2023
Mashaa Allah abwaankeena Allah hano xifthiyoo
Abwaan qaali ah abwaanka magalda galdogob ban guri uga dhisaya mar hadii dhulbahante dayacay
Gabyaa wayn alle haku xifdiyo abwaan jamac
Abwaanka aan ugu jclhy abwaanada somaliyed allaha xafido waa nin tolkii ciilay wallee wuuse la hadlay haday wax maqlayaan dhulbahante
ssc khaatumo viva
Lkn nimankii uguubaabinayay aakhirkii wakuwaa wadkiizii noqday
Jaamac Kediye waa Gabyaa Soomaaliyeed ooy murti badan
Maansha Allah abwaan jamac kediye
dhulbahantow abwaan jaamac wuu idinla hadlay hadaad war maqlaysaan duf kubaxa e is hagaajiya oo meel raaca oo dadnimadi la idinku yaqaanay iyo sharaftiini soo ceshta
waa walaalkiin somaliyed oo u adkeysan waayey waxad sameyneysaan
Wuu Shahiiday Abwaan Jaamac Kadiye isaga oo gutay waajibkiisii Diinta, Dalka iyo Dadkiisa.😔🙏
Wuxuu ku shahiidey Abwaanku madaafiic argagaixsada Somaliland ay ku garaaceen galabta Laascanaood ay bishu tahay 16-8-2023💔
Alle ha u naxariisto Shahiidka, Wuxuu noqon doonaa mid loo aaro, oo aan la iLaawi dooni idanka Alle:)😌
Somaliland ma diline. Waxaa iska dilay huwanta dhexdooda. Markhaatiyaashiina waa la hayaaa iyo vedio laga duubay markii baaska lagu furay
Waa loo aaray sxb
Abwaan Jaamac Kediye Waa Gabyaa Caana Arimaha Uu Ka Hadlayna Waan Kuwa Wali Taagan
Abwan jamac kediye wa gabyaa ahna caqli waxa ukahadlayo run ah
snm somaliland no
waa arin taagan illahay amarkis.
Nice one
😇😇😇💘
thnkx ismacil camo
Caqligeenii maxaa ka dhigay yaa cuno isiiya
abwaan maahee waa oday cunsuriya sugaantiisa waxaa naafeeyay qabyaalad
mohamoud Abdi Hassan afkaaada kadaa abwaanka
In lakala xishooda way fiican tahay hangaraaracna lug uma dhutuyo
Kani ma iidoorkii cuqdada qabay baa hadal jilicsanaa
U diyaar garow maalinta qiyaame waxka sheegga jaamac kediye illeen kuma cafine