Maxaa ani iigu jira - Careys Ciise Kaarshe - Raadraaca Fanka.mpg

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Saar: Maxaa ani iigu jira, Miraha iyo luuqda: Careys Ciise Kaarshe (AUN) Qeyb: Waddani, Taariikh qabasho 1968 (Radio Muqdisho)

ความคิดเห็น • 294

  • @mohamedahmed3752
    @mohamedahmed3752 6 ปีที่แล้ว +20

    Jabuuti iyo jigjiga , Jagada Moyale iyo Jamaamuurta NFD , Jaziiraadka bada Juula iyo Jawaay, Dhulka aan soo jamciyay Somaalida waa jirta. In lo Suuljaawo iyo jihaad bey dhowrayaan jidki ruuxi aan aqoon ruuxi lagawaaye joog haduu jeelka iskurido usaga Eebe jaribay mxaa ani iigujira.
    What a talent . May Allah grant you jannah ❤️

  • @MoreThanHijab
    @MoreThanHijab 10 ปีที่แล้ว +97

    My favorite Somali poet. He was a genius, may he rest in peace. Allah yarxamuhu!

  • @Mrsakiin1
    @Mrsakiin1 13 ปีที่แล้ว +18

    Maa shaa alaah ' aloow kuu naxariiso. Anigu waxaan ku tilmaami lahaa waxuu ahaaa qof ka somalida ugu caqli iyo cilmiga badnaa" oraahdiiso midkasto ka mid ah waxbeey tusaala utahay "

    • @user-ok9ne8mu8l
      @user-ok9ne8mu8l 2 หลายเดือนก่อน

      2024 comments arkay 😂

  • @maysomking1633
    @maysomking1633 7 ปีที่แล้ว +37

    what a talent. He was gift and Somalia was blessed to have people like him. This kind of talent rarely exist today wonderful

  • @geletoz
    @geletoz 12 ปีที่แล้ว +20

    It takes a real talent to make all those "J" into such beautiful poem. A.U.N C.C.K. was the greatest for sure.

  • @halima1705
    @halima1705 8 ปีที่แล้ว +59

    What a talent. He was gifted and Somali was blessed to have people like him. This kind of talent rarely exist today. Illah haku naxaaristo.

    • @abdullahiahmedmohamed3925
      @abdullahiahmedmohamed3925 8 ปีที่แล้ว +1

      plz af.somali ku hadl ixsaan sameey 😐

    • @abdullahiahmedmohamed3925
      @abdullahiahmedmohamed3925 8 ปีที่แล้ว +1

      plz af.somali ku hadl ixsaan sameey 😐

    • @aminaadan5779
      @aminaadan5779 8 ปีที่แล้ว +2

      so true and ameen

    • @maysomking1633
      @maysomking1633 7 ปีที่แล้ว +2

      what a talent. He was gift and Somalia was blessed to have people like him. This kind of talent rarely exist today

    • @MohamedAli-dx2fp
      @MohamedAli-dx2fp 7 ปีที่แล้ว

      may somking #copied!

  • @fuadfarah6023
    @fuadfarah6023 6 ปีที่แล้ว +11

    Allah haunaxaristo
    The greatest somali poet ever
    What a talent.......salute¡¡¡

  • @abdirahmanhussein9488
    @abdirahmanhussein9488 6 ปีที่แล้ว +10

    Alloow kuu naxariiso Careys Ciise xikmad iyo sarbeeb

  • @user-me1oq7vx4w
    @user-me1oq7vx4w 3 ปีที่แล้ว +10

    I love Somalian people Masha Allah🇸🇴

  • @issamuhamed7952
    @issamuhamed7952 หลายเดือนก่อน

    I usee to hear caress ciise great words of poetry at the year 2003 in rural area caress waa ahead of time

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 10 ปีที่แล้ว +11

    carays ciise ilaahaw unaxariiso wuxu ahaa halgamaa wayn caqli iyo cilmiba ilaah siiyay raxmatullaahi calayka

  • @suugaantakayd
    @suugaantakayd 12 ปีที่แล้ว +20

    CAREEYS CIISE WAXA UU AHAA ABWAAN SUUGAANTA IYO FANKA SOOMAALIDA DADKA INNA SOO MARAY KUWA UGU FIICAN.

  • @maxamedabdiraxman8589
    @maxamedabdiraxman8589 8 ปีที่แล้ว +17

    ilahow kuu naxariiso qabrigana kuu waasiciyo qof xikmad badan ayuu ahaa

  • @shukriahmed2712
    @shukriahmed2712 6 ปีที่แล้ว +2

    Ilahow ku naxariso oh qabriga ku nuuri kuwi janad ku wada kul moo naga wada diig Allahuma ameen ❤️💓 ❤️

  • @garaadful
    @garaadful 13 ปีที่แล้ว +8

    ILAHAY NAXARIISTII JANO HA GEEYO CAREEYS CIISE WADANI BUU AHAA DHAB AH
    THANKS GAMMUURE FOR YOUR UPLOADED THIS GREAT SAAR

  • @earthscrust9092
    @earthscrust9092 3 หลายเดือนก่อน +1

    Most talented poet i have ever came across... Somalia had talent, I missed the old generation.

  • @momo49535
    @momo49535 11 ปีที่แล้ว +4

    ilaahay ha u naxaristee, carays ciise anigu jamacad ku jira dalka germany ayaa laga hadlay" kultur und Wiesenschaft" markaas ayaan dhagaystay. Markii aan gabaygiisi dhagaystay baan fakar fiican ka dhex helay. Dhalinta waxaan kula talinayaa inay bartaan af-soomaali.

  • @hireyisse6640
    @hireyisse6640 8 ปีที่แล้ว +11

    daaraha firdowsiyo
    durduramada anhaar
    daaimaan baryee
    dardarsiga alkowthara
    ILLAAH kuu deeq
    ducayse dirow

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +1

    Gabayadisu waxay u badnaayen Wacyigalin Somali wax loogu shegin
    Allow kunaxariiso Abwan #Careys ciise

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 7 ปีที่แล้ว +3

    Tani waa suuugaanta qeyb kamida ee loo yaqaan heesaha saarka; ha ka lumina naxwaha suugaanta akhyaareey😊😊

    • @Mdirrp
      @Mdirrp ปีที่แล้ว

      Hees maaha lkn
      Waa qeyb suugaanta kamid ah , sida maansada , geerarka iwm

  • @sadaqaxmed8166
    @sadaqaxmed8166 8 ปีที่แล้ว +4

    ilaahow kuu naxariisto careys ciise aabe somaliyed oo qiima badan

  • @qaalidcasiis2115
    @qaalidcasiis2115 6 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow unaxariiso careys ciise kaarshe waa wadani reer waamo ah ayuu ahaa

  • @shamsoqase1752
    @shamsoqase1752 11 ปีที่แล้ว +7

    Ilahaw kuu naxariis maxuuu waano katagay

  • @Dhoolpodcast
    @Dhoolpodcast 7 ปีที่แล้ว +12

    ruuxii laga waayey joog
    hadduu jiilka isku ridi
    isagaa eebbahay jirrabee.
    maxaa ani iigu jira.

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 6 ปีที่แล้ว +1

    Iloohaw abeese yaysan na jaran xaaaaax adeerkay Carees Ciise Rabi ha ku naxariisto............ Waleee run waad ka hadashay

  • @russmillionaire6895
    @russmillionaire6895 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allow Ku naxariisto

  • @powerpuffcoco4079
    @powerpuffcoco4079 6 ปีที่แล้ว +3

    Truly the greatest allaha uu naxaaaristo.Proud to be somali ,the nation of poets

  • @abdawsaladguul3055
    @abdawsaladguul3055 9 ปีที่แล้ว +11

    He was a wonderful man

  • @qaalidcasiis5951
    @qaalidcasiis5951 7 ปีที่แล้ว +1

    illaahow unaxariiso Carey's ciise kaarshe waxuu kudhashey gobolka jubada hoose tuulada LA heley kismaayo udhow

  • @asalkagahagafin4049
    @asalkagahagafin4049 12 ปีที่แล้ว +7

    Such apoem no one else in this world can compose Iam sure rip my uncle

  • @Nourmohamed-tm5ub
    @Nourmohamed-tm5ub 8 ปีที่แล้ว +13

    Alloow kuu naxariiso carays ciise

  • @jamayasin4636
    @jamayasin4636 7 ปีที่แล้ว +1

    xaalada somalia kujirto waakusax waagaas kuma maantay kujirtaa wuxuu kahadlay allaha jana iyo raxmad siiyee

  • @duweyshmohamoud6524
    @duweyshmohamoud6524 7 ปีที่แล้ว +4

    Career ciise ❤ ilaahy ha u naxariisto

  • @shacabkasoomaaliyaa1
    @shacabkasoomaaliyaa1 7 ปีที่แล้ว +9

    allah kawarbsho jandii fardowso amiin

  • @AliAli-jk4cm
    @AliAli-jk4cm 8 ปีที่แล้ว +1

    walle wuxu ah wadani dhab ah allahow naxriso amiin.

  • @saadiahussein6523
    @saadiahussein6523 7 ปีที่แล้ว +2

    MashAllah...ALLE aa kunaxariisto....what a talent!!!!

  • @maalinmaali8833
    @maalinmaali8833 5 ปีที่แล้ว +2

    Sidiisa ruux u gabya saarka somali lagawaa rabiyow u naxariiso

  • @abdifatahosman8416
    @abdifatahosman8416 5 ปีที่แล้ว

    Aad baan u jecelahay saarka gabayga allah ha naxariisto cadhays cise iyo dhaman abwanada somaliyed

  • @abdallaabdoo4170
    @abdallaabdoo4170 5 ปีที่แล้ว +5

    Ay dhageysanaya 2019

  • @fadhiyare1
    @fadhiyare1 13 ปีที่แล้ว +3

    ILAHAY NAXARIISTII JANO HA GEEYO CAREEYS CIISE WADANI BUU AHAA DHAB AH

  • @anisa2028
    @anisa2028 13 ปีที่แล้ว +3

    wow saarkani wuu shiidanyahay walee,, ilaaaah jaanaadiii haa geeyo careys ciise kaarshe

    • @faarahrobleadan9934
      @faarahrobleadan9934 7 ปีที่แล้ว

      allow u naxariso waa waxa hada taagan inkastoo mar hore uu dhintay

  • @ceelqalaw6208
    @ceelqalaw6208 10 ปีที่แล้ว +1

    ilaahow u naxariiso carays ciise karshe amiin

  • @cabdullaahishire2474
    @cabdullaahishire2474 7 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxariisto abwaan Carays Ciise kaarshe.

  • @SuperDream61
    @SuperDream61 11 ปีที่แล้ว +3

    allah unaxariisto anagane allah nooga daba naxariisto amiin

  • @mohamedmoge5554
    @mohamedmoge5554 7 ปีที่แล้ว +6

    manshlla sneaks Allah's unaxaristo wax dab ah ayu kahadlay

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว +1

    Shacabka Soomaaleedoow U Duceeya Cadhays Ciise

  • @rahmaaxmed9784
    @rahmaaxmed9784 7 ปีที่แล้ว +8

    Allow janadii fardowsa Allow kawarabi Amiiiiiiiiin

  • @hassanabdi8959
    @hassanabdi8959 4 ปีที่แล้ว

    Walahi careys ciise kaarshe waa abwan dhameystiran allow janadii fardowso ka waraabi

  • @starsompl
    @starsompl 11 ปีที่แล้ว +2

    allaha u naxariisto careys ciise iyo intiiii islaam ah

  • @zakio114
    @zakio114 12 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah, Allaha naxariisto careys

  • @maryanabdullahi6097
    @maryanabdullahi6097 9 ปีที่แล้ว +2

    ilaah janadii fardowso ha ugu bishaareeyo aamiin aamiin yaarabi

  • @abwaanhillaacabwaanhillaac4305
    @abwaanhillaacabwaanhillaac4305 5 ปีที่แล้ว

    2019-ayaan daawanayaa tolow imisa qofbaa iga daynbayn doonta ?
    Waa Jiinley Cajiib ah waana sarbeeb waa goboniimo doon saarkani .cidii suugaanta fahanta ayaa fahmi karta ciyaalka xaafadduu mafahmi karaan!
    Allow jennada gee Abwaan Carats ciise

  • @abdiharirmohamoud7442
    @abdiharirmohamoud7442 6 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay ha u naxariisto. gabayaa weyn buu ahaa.

  • @abdikadirhussein2344
    @abdikadirhussein2344 8 ปีที่แล้ว +2

    allah ha ku naxaristo.......janatol fardosa ku war

  • @Mamady_14
    @Mamady_14 7 ปีที่แล้ว +1

    janadatul fardowso eebehay haku jiifiyo waxaa aheed nin jira joharada somaliyeed

  • @ramlaibrahim
    @ramlaibrahim ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxaristo

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 5 ปีที่แล้ว +2

    yaa rabbi u naxariiso oo gee jannatul firdawza

  • @naasirrrr
    @naasirrrr 9 ปีที่แล้ว +10

    Greatest somali poet ''salute''

  • @maxamedyarenuur490
    @maxamedyarenuur490 7 ปีที่แล้ว +7

    alle hawnaxariisto abwaanka

  • @yasminehussien4351
    @yasminehussien4351 7 ปีที่แล้ว +36

    subxaanallaah hadal yaab leh buu sheegay hadalkiisa sir baa ku duugan nin jidka aan garaneeyn oo soo joog laga waayay haduu jeelka isku rido isagaa eebaheey jaribaye aniga maxaa iigu jiro. qofkaas aan jidka garaneeyn oo soo joog laga waayay oo jeelka isku riday waa soomaali

    • @MohamedMohamed-in9oz
      @MohamedMohamed-in9oz 7 ปีที่แล้ว +4

      yasmine hussien waa somalida maantay. .. waxbuu arkay AUN. ... KUWII waagaa LA joogay waA aabayaal sidiisii dad iyo dal jeclaa oo xalaasha u shaqaysta.

    • @caishasheikhhassanibrahim3855
      @caishasheikhhassanibrahim3855 7 ปีที่แล้ว

      yasmine hussien m

    • @user-ut4cm9ur1i
      @user-ut4cm9ur1i 7 ปีที่แล้ว

      yasmine hussien good

    • @bilkhayrchannel8924
      @bilkhayrchannel8924 6 ปีที่แล้ว +1

      yasmine hussien abaayo jidki ruxan aqon ruxi laga wayo joog isaga eebahay jirabay maxa ani iiigu jira wuxu ulajeedaa gumaystayaashii somaliya gumaysan jiray talyaniga iyo britain

    • @MrSendrik
      @MrSendrik 5 ปีที่แล้ว

      """""HHHHHHHH""""""
      UJEEDADA DHAN WAA ,IN SOMAALIDU,,CADOWGEEDU, UU YAHAY SOOMAALI KALE,WELIGEEDBA SIDAA AYEY ISU GUMAADAA,SHISHEEYAHANA
      UGU KALA NAAGEEYAAN,DARAAWIISHTII,AHMED GURAY, DHAMMAAN DAGAALADII, LASOO MARAY OO DHAN,IYAGAA LAYSU ADEEGSADAA, DIINTANA QABIIL BAY KAJECEL YIHIIN, XAQIIQDII
      WAA WAXUUSH AAN CAQLI BADAN LAHAYN,ALLE KACABSI YAR.

  • @MudugboyMB
    @MudugboyMB 8 ปีที่แล้ว +60

    ILAAHOW KUU NAXARIISO NIN XIKMAD IYO MURTI BADAN BUU AHAA.
    INTA UGU DAMBAYSA "OOHOOY AALAA OOHOOY" AYAAN AAD U JECLAANJIREY MARKA UU KU SOO KHATIMO YARAANTAYDII

  • @mahamedsaidfahiyemrrfaahiy6470
    @mahamedsaidfahiyemrrfaahiy6470 6 ปีที่แล้ว

    ilaahay naxariistiisa jano ha siiyo aamin aamin abwaan carays ciise kaarshe

  • @mudanesheikh1723
    @mudanesheikh1723 8 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxariisto cadhays ciise karshe ahaa

  • @abhonaad2009
    @abhonaad2009 12 ปีที่แล้ว +7

    R.I.P......he was amazing

  • @qadrnaaajah166
    @qadrnaaajah166 7 ปีที่แล้ว +2

    waaàaaáaaw! mashalh wadani buu ahaa Allow unaxareso.

  • @jamalabdirsaq1463
    @jamalabdirsaq1463 10 ปีที่แล้ว +1

    Allah iyo raxmo ... Lakiin ilah hana tuso xaqa somalia

  • @abdinasirsirad4328
    @abdinasirsirad4328 8 ปีที่แล้ว

    alaha u naxariisto cares wuxu ahaa nin wadani ah

  • @sacdiyosimansacdiyosharaf9411
    @sacdiyosimansacdiyosharaf9411 5 ปีที่แล้ว +1

    2/1/2019 mln imtxn aan galyey somali mgcisa ku arky

  • @miskimohamed697
    @miskimohamed697 5 ปีที่แล้ว +5

    Waaa khiikhaal like me
    Rest in peace
    My awoowe😍

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm 7 หลายเดือนก่อน

    ilaahow u naxariiso.

  • @sacdiyamaxamednuur5167
    @sacdiyamaxamednuur5167 ปีที่แล้ว

    Wlh waxwalbo waa wixiihore ama aduunyadii hore

  • @saciidabdi4863
    @saciidabdi4863 8 ปีที่แล้ว +1

    allaah ha unaxariisto careys ciise kaarshe

  • @umuhtaymiya1086
    @umuhtaymiya1086 6 ปีที่แล้ว

    Allah yarxamk WA yarzaqk janatul ferdowsza inshallah,

  • @rajmahi9227
    @rajmahi9227 8 ปีที่แล้ว

    allow ku naxariiso abwaan careys ciise kaalshe

  • @aminoshide2678
    @aminoshide2678 8 ปีที่แล้ว +1

    ilaah hunaxariit cares ciise

  • @qalanjo9263
    @qalanjo9263 8 ปีที่แล้ว +18

    I love my dhaqan

    • @nooryarrow89
      @nooryarrow89 7 ปีที่แล้ว

      in fact he was awise man

  • @timocadecade9781
    @timocadecade9781 5 ปีที่แล้ว +1

    Allow kuu naxariiso abwaan xigmd kabuuxduu ahaa

  • @qaseolol7907
    @qaseolol7907 9 ปีที่แล้ว +2

    ILAAHAY INTII DHIMATAY HA U NAXARIISTIO ,ANAGANA HA NOO NAXARIISTIO. AAAAAMMMMIIINNN

    • @kahinadannoor6397
      @kahinadannoor6397 7 ปีที่แล้ว

      qase olol Eeboow dhulweyna Waamo oo ay dadkiisa qabiil garaneynin ayuu ka soo jeeda lkn hada waanala baray qabiilka carees waa Leelkase (Daarood) waa reer kismaayo waa lagaranaa sheegasho ma ahaan.

    • @kushish2749
      @kushish2749 6 ปีที่แล้ว

      +Kahin Adem Sheikh Nuuriye ninjiran baa tahay daarood wax layiraah majiro meetida hakanasteen, saarka somali waayaqaanan kalasoocajooji

  • @fatmaabdulkadir944
    @fatmaabdulkadir944 8 ปีที่แล้ว +3

    Allah hakuu raxmado.

  • @aminaqaran5075
    @aminaqaran5075 5 ปีที่แล้ว

    Ilahy How Naxariisto carays ciise
    ,,Jidkii ruxii Aan aqoon Ruuxii laga waayo joog haduu jeelka isku ridi
    Isgaa Eabahy jirabay maxa ani iigujira caadi maha

  • @abdiwaliosman9739
    @abdiwaliosman9739 4 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto abwaan Carays ciise kaarshe. Masha allah

  • @madarasadaubayabinukacab6843
    @madarasadaubayabinukacab6843 2 หลายเดือนก่อน

    Allha u naxariisto

  • @MohamedMohamed-in9oz
    @MohamedMohamed-in9oz 7 ปีที่แล้ว +4

    soomaalida maantay ayuu sii arkay. Aniga waaJilib xiran nahay adinkay idin jidhaa.

  • @saynabmaxamadmaxamad978
    @saynabmaxamadmaxamad978 6 ปีที่แล้ว +3

    Allha unaxaristo
    Abwan qliya

  • @mubarakabdisalamahmed6167
    @mubarakabdisalamahmed6167 6 ปีที่แล้ว

    Allow kuu naxariiso
    Janaddiina ku gee.
    Xikmad waa ka tegay

  • @imissmyoldaccnt
    @imissmyoldaccnt 12 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahey ha kuu naxariisto

  • @cadnaanahmed2500
    @cadnaanahmed2500 6 ปีที่แล้ว +1

    Allah kuu naxariisto awoowgey careeys

  • @abdullahiali3563
    @abdullahiali3563 9 ปีที่แล้ว +1

    allow uu naxariiso abwanka amiin

  • @yonis-kin7966
    @yonis-kin7966 7 หลายเดือนก่อน

    "Maxaa ani iigu jira"
    Good question

  • @AbdifatahMohamed-bq2lh
    @AbdifatahMohamed-bq2lh 6 หลายเดือนก่อน

    Waaa maanso iyo gerar isku jiro

  • @maankasaadaq173
    @maankasaadaq173 8 ปีที่แล้ว +1

    Carey's macaan ku sheegaa msh allah

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 8 ปีที่แล้ว +2

    ilahow una xariiso aamiin

  • @muniiraqurux77
    @muniiraqurux77 2 ปีที่แล้ว

    Alha u naxaristo abe cares ciise karshe😭❤️❤️

  • @shukrihassan4977
    @shukrihassan4977 8 ปีที่แล้ว +2

    aloow kuu dhaxariso amiiin amiin amiin amin amiin amiin amiin

    • @libaxali4501
      @libaxali4501 4 ปีที่แล้ว

      Allah ku unaxaristo abti macan

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 5 ปีที่แล้ว

    Allah unaxariisto carays ciise

  • @aminaabdallah5763
    @aminaabdallah5763 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilahey ha,unaxaristo

  • @maxamedraam150
    @maxamedraam150 11 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha u naxariisto

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 5 ปีที่แล้ว +2

    😢I LOVE YOU,2018,19,12.

  • @ahmedaliazhar
    @ahmedaliazhar 7 ปีที่แล้ว

    alaah ha u naxiirstee waa uu xikmad badnaa

  • @mustafeali1707
    @mustafeali1707 12 ปีที่แล้ว +3

    raxmatullah calayhi